No video

BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?

#BOORISH
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 254

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar2732 жыл бұрын

    porridge is my favourite wlhi markan korka ka saarto strawberry 🍓 flackseeds iyo cinnamon masha allah

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19772 жыл бұрын

    Fadlan hadii aad tahay health coach, kala saar: 1-Da'da 2-Xaalada Caafimaad 3-Genderka

  • @Jawhara112
    @Jawhara1122 жыл бұрын

    Mashallah qabka ugu wngsn ooloo cuno nalawadaag thanks

  • @ruweydoyusuf6560
    @ruweydoyusuf65602 жыл бұрын

    Boorashka nuucyo badan waaye markaa kaan rabo macuni karaa isoo jawaab Adoo mahadsan💙

  • @asmaacabdalla3908

    @asmaacabdalla3908

    2 жыл бұрын

    Marko kusojawabo isosheg abyo

  • @fartunamin5413

    @fartunamin5413

    2 жыл бұрын

    @@asmaacabdalla3908 hhh cadi ma tihid

  • @moods.memories7077

    @moods.memories7077

    2 жыл бұрын

    Kan qamadiga fcn abayo isticmaal

  • @ahmedibrahimmohamed2758
    @ahmedibrahimmohamed2758 Жыл бұрын

    Waa mahadsanid lkn boorish ka asagoo ceyriin ah mala shiidi kara iga soo jawaab mahadsanid 👍

  • @Jooli549
    @Jooli5492 жыл бұрын

    Maasha Allh illhy ha ku xiftiyo inxuni kuma arkato guuleso jasakallaahu khayr

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 Жыл бұрын

    Mahad sanid very informative MashaAllah

  • @user-tm4yc6ci8y
    @user-tm4yc6ci8y10 ай бұрын

    Jazaka allh kheyr macalin kitu dait anigoo ku jiro borashka ma cuni karaa

  • @naeemanaeema6595
    @naeemanaeema65952 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يجزاك خير يا اخي حسين

  • @landaabdulahi2867
    @landaabdulahi28672 жыл бұрын

    Masha Allaha tabarka walake wan ku has ta Alle ha ku xafido

  • @zahraali9811
    @zahraali98112 жыл бұрын

    Boorash waa fican yahay Lkn somalida Caano Subag iyo sonkor ayay ka buuxshan Marka waa lagu cayliaa inay fahman ayaa fican Taas

  • @quencaashoxuseen441

    @quencaashoxuseen441

    Жыл бұрын

    Quruxeey wX iifaaiidee boorasha kaliygiisa malacunikaraa

  • @aliosman4849

    @aliosman4849

    Жыл бұрын

    Abayo hada rabto malab iyo banana ay ku samesan karta

  • @abdulkarimomar5323
    @abdulkarimomar5323 Жыл бұрын

    Ustaad muuqaalka waa dheer tahy thanks

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Жыл бұрын

    Masha allaa xusen walkey ilaahey haku xafido waa qoslay maki tiri sir iga so fakaday iskaqata bilash way sirta😂😂

  • @fartunhassan3558
    @fartunhassan355811 ай бұрын

    Maashaallaah shukran boosaska aad aan u cunaa Alxamdulillaah 🌹

  • @cabaddhdjdjdkd6267
    @cabaddhdjdjdkd62672 жыл бұрын

    ماشاءالله حفظك الله ويرعاك ي كبتن حسين

  • @fihimasiyad5409
    @fihimasiyad5409 Жыл бұрын

    Ooh wow maclin daacad ah جزاك الله ❤

  • @saabiriinhussen9257
    @saabiriinhussen92572 жыл бұрын

    Masha allaah jazaakallaaha kheyraa Ustaad

  • @munasheikhmaki8313
    @munasheikhmaki83138 ай бұрын

    Maasha Allaah shukran 👍😊🙏👑

  • @amalxuseynamalxuseyn
    @amalxuseynamalxuseyn9 ай бұрын

    جزاك الله خير

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman34092 жыл бұрын

    Xuseenow gorma kaso hadlee powder ka ama waxyabaha murqaha lagu dhiso jirka lagu weyneyo War inti budada in lagasoo hadlo rabto like 👍 saara

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Kk ok waan kasoo hadlay hadane wan ksoo hadlaa wll

  • @yasmin8196
    @yasmin81962 жыл бұрын

    Wa ka faidnay khayr alle ha ku siyo

  • @faizahassan3824
    @faizahassan38242 жыл бұрын

    Jazakumulah qeyr

  • @Barwaqo.Channel
    @Barwaqo.Channel2 жыл бұрын

    Masha Allah rabb haku hafido.Haa waan jeclahay oo sida caanaha ayaan uu soo gata waanaan arkay fa’iidaada uu leeyahay porridge ka jazakallah khayr

  • @kowthardaleel150

    @kowthardaleel150

    2 жыл бұрын

    abyo boorashkaas maxaa laga sameeya

  • @moods.memories7077

    @moods.memories7077

    2 жыл бұрын

    @@kowthardaleel150 mid qamadiga laga sameya midna wana midka duganka lagu gado lkn tan somali wey shitaan oo waxyaabo badan isku dar daraan mushaarida

  • @saharamohamed716
    @saharamohamed7162 жыл бұрын

    Mansha Allah wa nofaideysay Allah kubarkeeyo

  • @sahrasheikh8322
    @sahrasheikh83222 жыл бұрын

    Masha allah illah haku xafido walaalkey wa no faideysay jizakumulah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman58282 жыл бұрын

    Waaw mashallah ♥ aad ayan ujecelhay borashka wxan istcmalayay 8sano kafidest macalin xuseen mahasanid

  • @kowthardaleel150

    @kowthardaleel150

    2 жыл бұрын

    abyo boorashkaas maxaa laga sameeya

  • @abdurahmanahmed9719

    @abdurahmanahmed9719

    6 ай бұрын

    Boorashku wuu Kala Duwan yhy Marka wllo nooce ugu fcn

  • @hasnanoordeman5828

    @hasnanoordeman5828

    6 ай бұрын

    @@kowthardaleel150 mishari adag aya laga sameya ab wa shidey hada rabtid malab ku darso hada iscatenesid wax laga sameya makek cajero aya kasamenkarta

  • @hasnanoordeman5828

    @hasnanoordeman5828

    6 ай бұрын

    @@abdurahmanahmed9719 abayo nuca ugu fican wa midka a shidney o balbalaran wa kamil

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed42902 жыл бұрын

    MashaAllah TabaarakaAllah keep going

  • @khaalidabukar2995
    @khaalidabukar29952 жыл бұрын

    Maasha.allaah alxamdulilaahi mahadsanid

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane83072 жыл бұрын

    Maasha Allah mahadsanid walaal xuseen

  • @dakoabiye4215
    @dakoabiye42152 жыл бұрын

    Masha Allah my Allah bless you

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19772 жыл бұрын

    Haa laakiin waa carbohydrates oo sokorta ayuu kiciyaa, Marka dadka sokorta qaba waa in ay iska ilaaliyaan.

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf95392 жыл бұрын

    Masha allah jzk kher

  • @sadoawed7689
    @sadoawed7689 Жыл бұрын

    Wax Kafka lagashado boorashka ayaa ugu wacan. Intaad kasheegayba waa runtaa.....Allah haku siyaadsho aqoonta

  • @yanura2512
    @yanura25122 жыл бұрын

    Walal adigoo mahadsan kasoohadal looska cayil maaleeyahay noosheek alaha qeyr hakusiiyo

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub2 жыл бұрын

    Good topic 👏

  • @muhubojamac3589
    @muhubojamac35892 жыл бұрын

    Mansha allah Barakallah

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19772 жыл бұрын

    Porridge ama minshaarada waa starch kasoo si dhaqso leh isugu bedela glocose. Walaalayaal iska ilaaliya carbohydrate waa insulin hooyadiis.

  • @abdurahmanahmed9719

    @abdurahmanahmed9719

    6 ай бұрын

    Sxb Maxa Lagu bedeli karaa haddii isugu yhy glucose insulin Keena ila wadaag diet fcn

  • @Somalia2020
    @Somalia20202 жыл бұрын

    boorashka waa cuna waana jeclahay alxamdulilah first diet kayga ku bilabay safarkaygii miisan dhimista waana ku guulaystay qurac dayda aan ku badalay boorash jawab waa helay colol fadhiga iyo miisan dhimis labadab a is badal aa ka dareemaya Alxamdulilah yarabi.

  • @raxmacadi1140

    @raxmacadi1140

    2 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    2 жыл бұрын

    @@raxmacadi1140 ascww walaalo ha karin boorashka biyo qandac ah ku qas hadii aad soomali joogto casal saafi iyo loos ku darso,,, hadii aad qurbaha,, joogto ku darso cheesen miraha yar yar madow oo tijaabo isbuuca ascww

  • @nuseymachenal5893

    @nuseymachenal5893

    2 жыл бұрын

    @@maryamabdallah3904 abaayo plz iifaa,iideey hadii laku daro biyo qandac eh aann lakarinin maxaa faa,iido ayoo iileeyahayna plz iisoo jwb abaayo mcn

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    2 жыл бұрын

    @@nuseymachenal5893 ascww abaayo boorashka biyo qandac ah markaad ku qasto oo aad karin waxaa ku jiro macdan qiimo badan marka sida kon falakiska u qaso oo sonkor haku darin sidiisa u isticmaal hadii aad macaan rabto malab saafi ah ku darso ascww

  • @nuseymachenal5893

    @nuseymachenal5893

    2 жыл бұрын

    @@maryamabdallah3904 haye abaayo mahad sanid

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare794018 күн бұрын

    Nocee u fiican ee lacuna kan raashinka baalka leh oo laisku dar daray laga shiiday mafiican yahay mise oats kaliyaa lacuni karaa.

  • @khadramusse3725
    @khadramusse37252 жыл бұрын

    Dankeschön wll

  • @yusufabsiye7526
    @yusufabsiye75262 ай бұрын

    Ma shaa allah alxamdulilaahi❤️

  • @amalsalebanrobleh6562
    @amalsalebanrobleh65622 жыл бұрын

    mansha Allah xusen Allah haku xifdiyo tagerayashada ku jecel ku jira wllo marwalbo guuleyso

  • @amalsalebanrobleh6562

    @amalsalebanrobleh6562

    2 жыл бұрын

    waxkastod jeceshahayna Allah haku fududeyo wllo Qof aad u wangzn ayad thy mansha Allah wllo 🥰

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp2 ай бұрын

    Masha allaah tabarakallaah

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 Жыл бұрын

    Walal Hussein porridge aad ayan uu jeclahay dibka waxa wayee gas ayu igu kaciya maxa talo walalkey Jazakhumulah khairan

  • @hibodayib9507
    @hibodayib95072 жыл бұрын

    Mahadsanid Couch xuseen wll

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Adiga mudan abaayo 😊

  • @hodofarxaan1149
    @hodofarxaan11492 жыл бұрын

    Shukran

  • @hodanfarah9086
    @hodanfarah90862 жыл бұрын

    Jasaaka Allahu khayran

  • @user-oo3dv3ub8c
    @user-oo3dv3ub8c2 ай бұрын

    Waad mahadsantahay

  • @munoali6345
    @munoali63452 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @Somalia2020
    @Somalia20202 жыл бұрын

    Thanks walalo

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 Жыл бұрын

    Thank you

  • @ifrahsaid8574
    @ifrahsaid85742 жыл бұрын

    Asc husein flaxseed fennel seed chai seed Kaso hdl

  • @ibravic9492
    @ibravic94922 жыл бұрын

    Thnx machine boorashka caano maan kudaraa

  • @lulaweys6111
    @lulaweys61112 жыл бұрын

    Thank you 👍👍💕👍👍👍👍👍👍

  • @hanagurey7670
    @hanagurey76702 жыл бұрын

    Masha Allh jzkallah wllo

  • @sahrahared2599
    @sahrahared25992 жыл бұрын

    Thanks 🙏

  • @nastehomohammed2020
    @nastehomohammed20202 жыл бұрын

    Mahadsanid walake

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed13292 жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @zainababdullahi9723
    @zainababdullahi97233 ай бұрын

    Mashaalah boorshaka waxaan kuquraacnayey mudodheer misaankeygu isma badalo dadku waxeyigu dhahaan maxaasameeysa sameeysa

  • @HibaapJamac

    @HibaapJamac

    Ай бұрын

    Wll marka lays caataynyo mala cuni karaa

  • @cabdisalaanibraahim4187
    @cabdisalaanibraahim41872 жыл бұрын

    masha Allah

  • @aishomohamed3300
    @aishomohamed33002 жыл бұрын

    boorashka aadan cuno laabjeex ayan ka qaada lakin caloosha wa ii jilciyaa

  • @fatimaabukar9352
    @fatimaabukar93522 жыл бұрын

    Boorishka aad ayaan u isticmaalaa maashaa Allaah. Exactly sidaad sheegso ayaanna ka arkaa

  • @umuxudayfa1945

    @umuxudayfa1945

    2 жыл бұрын

    Abyo suu uyaal borashka aad isticmasho

  • @fatimaabukar9352

    @fatimaabukar9352

    2 жыл бұрын

    @@umuxudayfa1945 Abaayo, oatmeal ayaa la yiraahdaa qaa nooc qamadiga ka mid ah. Weliba nuuca Quaker loo yaqaan ayaan isticmaalaa

  • @miskisrecipes1812
    @miskisrecipes1812 Жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي الكريم كتير احب الشوفان الله يعطيك العافية 🙏🥰

  • @haliimaabiikar3087
    @haliimaabiikar30872 жыл бұрын

    masha allah

  • @aminaomarsheikh5787

    @aminaomarsheikh5787

    2 жыл бұрын

    Qeer ilaah haku siyo

  • @idiriscabdimaxamed8144
    @idiriscabdimaxamed81442 жыл бұрын

    Walalow kamuun iyo xAwaaji dhuudhuub isku mid miyaa mise 2 ay kala yihiin

  • @favoritethings9031
    @favoritethings9031 Жыл бұрын

    Hadaan ba samaysanayay sxb , video gagana suggestion kan ku arkay 😁😁

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 Жыл бұрын

    maasha allah

  • @afiarte8318
    @afiarte83184 ай бұрын

    jasaaka llaah

  • @cknagaashwalaal6605
    @cknagaashwalaal66052 жыл бұрын

    Mashallah mashallah

  • @fardosaabdullahi2034
    @fardosaabdullahi20342 жыл бұрын

    Walaal nooc walba ma kuni karnaa ii soo jawaab

  • @sabirinmahamed2551
    @sabirinmahamed25512 жыл бұрын

    Mashalaha walal qali

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed90302 жыл бұрын

    Mcalin xiliga qawoowga lagujiro iyo xiliga kuleelaha keefiican jirka ladhisaa

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Qabowga wll

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil88132 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz37372 жыл бұрын

    Mahdsanid Hussein pomegrante kaso hadal

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Ok walal 👍

  • @safiyohirsi5773
    @safiyohirsi57732 жыл бұрын

    Masha allah aje waadku mahadsan tahay sidda aad u faahfaahisey

  • @asmahamed9556
    @asmahamed95562 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi53392 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo aniga waan cunaa waliba caruurta ayaan siistaa subaxdii marmar casho ayaan uga dhigaa beelo waaye lkn sokor yar ayaan ugu daraa macaan ugu bedeli karaa mahadsanid

  • @habbonalibariisse

    @habbonalibariisse

    Жыл бұрын

    Boorashka wa nuce abayo ifahsii

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle90012 жыл бұрын

    Mansha Allaah👍👍🌹🌹💚💚💜💜🇸🇴🇸🇴

  • @tuneey
    @tuneey2 жыл бұрын

    Maasha Allaah

  • @ibravic9492
    @ibravic94922 жыл бұрын

    Asc macalin boirashka majecli lkn in aan miisanka iska dhimaan Rabaa ilaa halgalaas camalbhadaan rabo in aan cabo caana maan kudaraa mise caanaha fad beey leeyihiin waamahadsantahay jasakalah

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha19772 жыл бұрын

    Hadii aad Caafimaad rabtid, 65 fat, 25 protein, 10 CARBOHYDRATE.

  • @faaysalax6922

    @faaysalax6922

    2 жыл бұрын

    Sidee ku qiyaasi karaaa walal

  • @kaaraa-mardha1977

    @kaaraa-mardha1977

    2 жыл бұрын

    @@faaysalax6922 ASA waad mahadsantahay walaal, qiyaastu waxay ku xirantahay:- 1-Da'daada 2-Xaaladaada Caafimaadka 3-Lab ama dhedid 4-Hooyo naas nuujinayso 5-Xaaladaada dhaqaale (matalana awoodaa in aad xakamayso waxaad cunayso. Laakiin sida caadadu tahay, ma tahay qof Caafimaad buuxo Ilaaheey siiyay? Kabacdi waxaan ku siin karaa jawaab waafi ah.

  • @faaysalax6922

    @faaysalax6922

    2 жыл бұрын

    @@kaaraa-mardha1977 shukran walal waaan cafimad qabaa alx waana awooda waxana ahay hoyo naas nujiso da'dana waa 25

  • @ayaansamatar1156
    @ayaansamatar11562 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @ayaansamatar1156

    @ayaansamatar1156

    2 жыл бұрын

    Tellkaaga

  • @ayaansamatar1156

    @ayaansamatar1156

    2 жыл бұрын

    Maisoodirikartaaa

  • @saamiya2927
    @saamiya29272 жыл бұрын

    Boorash wa jeclahay subuxi lkn wayadan canjela cunaa lkn waan joojinaa inshllh

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman34092 жыл бұрын

    Wll alje xage jogta Germany 🇩🇪 mase Belgium 🇧🇪

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub2 жыл бұрын

    Ustaadii nooc kasto oo boorash ah ma isticmaali karaa mase waa nooc gaar ah mahadsanid Ustaad Alje

  • @raxmacadi1140

    @raxmacadi1140

    2 жыл бұрын

    Waakula qabaa

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Waa oatmeal ka mohamed bro

  • @siidali4971
    @siidali4971 Жыл бұрын

    Walaal boorash iyo mooska leysku shiido maxuu faa ido leeyahay

  • @luulm286
    @luulm2862 жыл бұрын

    Asc alle ha ku xifdiyo

  • @kinhusain3648
    @kinhusain36482 жыл бұрын

    Al Salam Salamalaykum brother When I said oatmeal is good for you Somali people said if you eat oatmeal you get fat is that True ? Thank you brother

  • @aidarusmohamed877

    @aidarusmohamed877

    Жыл бұрын

    Hadaad iska badiso haa

  • @ashaabdi6073
    @ashaabdi6073 Жыл бұрын

    Asc walal gaaska maxaa ka dawa ah ama calool istaaga Jazaakalaahu khayr

  • @fozzsaad4171
    @fozzsaad4171 Жыл бұрын

    Asc walaalow dada sokorta Qantas borashka macuni Karan usbuci meqa mar ayey coni karaan waxaan shay taagereyaashada

  • @fatitub3673
    @fatitub36732 жыл бұрын

    Manshallaah wll wankafaaiday waxbadan aniga

  • @KhayrbileTV
    @KhayrbileTVАй бұрын

    Qiimo intee cml ahba igu caawin karta sxb

  • @Aalamualkium
    @Aalamualkium2 жыл бұрын

    Jisakalah qeer walal

  • @malyuunaxmed6208
    @malyuunaxmed6208 Жыл бұрын

    Mashllh wllkey xuseen

  • @malyunmohamud9192
    @malyunmohamud91922 жыл бұрын

    Borashku waa manshallah tabarakalah

  • @user-oo3dv3ub8c
    @user-oo3dv3ub8c2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @farhiyomacalimgaraare178
    @farhiyomacalimgaraare1782 жыл бұрын

    Lkn lacagtii wad badisay

  • @hanagurey7670
    @hanagurey76702 жыл бұрын

    Noocee ugu fiican boorshka kanlshiido mise kancaadigaa?

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial20142 жыл бұрын

    mashaalaah

  • @ismahanabdi1435
    @ismahanabdi14352 жыл бұрын

    Asc wllo calosha maxan isaga jari kara plzz isoo sheg adigo raliya