No video

Sida Dadka Taajiriinta Ahi Ay U Fikiraan | 8 Waxyaabood Oo Aanay Kuu Sheegayn

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Пікірлер: 135

  • @Halane2055
    @Halane20552 жыл бұрын

    1 Gacnacsi ledahay 2 Waxay u fakaraan si weyn 3 Waxay leyihiin damac 4 hal abuuro qaymo leh 5 sida lacagta lookaydsado yaqanan 6 diirada saraan iney wax bartaan 7 waxay malgalin ku sameyaan lacagtooda 8 dhanka fican wax ka egaan

  • @b10azozop13
    @b10azozop134 жыл бұрын

    Inta jecel C/risaaaQ FaraX 👇 👍

  • @justinbeiber1047

    @justinbeiber1047

    4 жыл бұрын

    Isaga iyo naagtayda le qudha

  • @b10azozop13

    @b10azozop13

    4 жыл бұрын

    @@justinbeiber1047 Go forward pro

  • @mahdick8805

    @mahdick8805

    4 жыл бұрын

    Funny Sports Tube ok

  • @mahdick8805

    @mahdick8805

    4 жыл бұрын

    Funny Sports Tube yes

  • @najkaofficial5007
    @najkaofficial50074 жыл бұрын

    Asc asxaabta ku xiran halkaan waan idin salaamay 🇸🇴🇸🇴

  • @xaraggoelmi4417
    @xaraggoelmi44174 жыл бұрын

    Muuqaalkaada markaa arko waan farxaa wlhi 😍👌

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed9954 жыл бұрын

    2 mar ayaan daawaday muuqaalkan Waxna wn ka faa’iday Mahadsanid wll ❤️❤️❤️

  • @saddaambreezzy3566
    @saddaambreezzy35664 жыл бұрын

    lOve u this channel

  • @Ilham-wq5tu
    @Ilham-wq5tu4 жыл бұрын

    Mansha alh inta ila jcl cilmi nafsiga like ❤️

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak59524 жыл бұрын

    The best channel for Motivation. I appreciate.

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux12124 жыл бұрын

    Masha allah thanks macalin qaaliya 💚🗯❤

  • @yazerarafat5705
    @yazerarafat57054 жыл бұрын

    thank you so much ustad abdirisaq farah

  • @africanbeauty5466
    @africanbeauty54664 жыл бұрын

    Mr Cabdirizaq Faraxa The only Teacher I Like U Man Keep Going

  • @wararksomalihd

    @wararksomalihd

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/yjy7WEa5v1SymXf8kDEWkA.html

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed93804 жыл бұрын

    Nin Wax badan og ayad tahay bro Taarikhdaa kuxusidonto Sir weyn ayad isheegte O An ku tajirikaro Mahadsanit inbadan walal qaali ah hore usoco waligaa Jazakallah kheyr

  • @xawomaxamadaxmad2674

    @xawomaxamadaxmad2674

    2 жыл бұрын

    Masha allha wll inaashaqo adiga kuugaara leedaha waa wax aad ufiican

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30484 жыл бұрын

    Thnx mcln ❤apdi Risaaq faarah❤👏

  • @laacibjet4039
    @laacibjet40394 жыл бұрын

    wan ku salamyay ustad fadlan casharadan o kale no soo badi mahadsanid

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib774 жыл бұрын

    page-kaaga dhiiri galinta leh aad baan ugu xiranahay walal Sida ad nogu so gudbido waya aragnimada ad na dhertahay alle hakugu badalonJanadiisa WalL mahadsanid👏 waxaad muqal kle inooga suubidaa Sida qofka go'aan hadaf leh ku qadan karo ado mahadsan hadey farintayda ku so gaartay🖒

  • @kumanriyaqinebalkadzo1760
    @kumanriyaqinebalkadzo17604 жыл бұрын

    masha allah aad bad u mahadsantay wll

  • @nagadcabdi
    @nagadcabdi4 жыл бұрын

    Thanks mr abdirazak farah

  • @xuseenyare4110

    @xuseenyare4110

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @faisocabdikharim7967
    @faisocabdikharim79674 жыл бұрын

    Mnsh Allaah khyr shugaran ❤💘💟💌💞😍

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro4 жыл бұрын

    M.A hore u soco wax ka baro

  • @ahmed777ibraahim2
    @ahmed777ibraahim24 жыл бұрын

    Maclin mahadsanid

  • @warrantoyahye9822
    @warrantoyahye98224 жыл бұрын

    Fisrt view brother like isar waxmabaro

  • @nouri3533
    @nouri35332 жыл бұрын

    Si Walpo Ood U Fikirto Ama Aad U Dadaasho kasab Anan Kuu Qorneeen Dunidani Kama soo Xareyn Kartid In Hanti Kuu Siyaadane Maha Guuul Ee Waa Masuuliyad Aad Kororsatay Xitaa Hadaad Meel Wngsn Ku Bixisay Suaasheedu Kaa Hari Dooonin Hadad Si Anan Wngsneeed U Adeegsadane Halkeede. Aakhiro Io Aduunpa Kuwii Anan Ku Qasarin allaha Naga dhiggo Amin 🤲

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs6474 жыл бұрын

    inaad qof u shaqaysaa waxay la midtahy in lagu adoonsaday dadka travel Ka taga waa tajerinta..oo xoriyad ayay haystaan..hormar badan ayayna gadheen

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34414 жыл бұрын

    Masha allah thank you

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud4934 жыл бұрын

    Waad mahadsantay wl Abdirisaq☺🌹

  • @abdirahmanbashar4824

    @abdirahmanbashar4824

    4 жыл бұрын

    Hi

  • @Ugaska252
    @Ugaska2524 жыл бұрын

    Waa fakirad wanagsan oo Aniga ku qancay Wlhi Allah ku desato

  • @fuadztevan7237
    @fuadztevan72374 жыл бұрын

    Keep going legend c/rizaaq

  • @bintuabdihakiim5653
    @bintuabdihakiim56534 жыл бұрын

    Mashaalah adeero abdirzaak faarah

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81934 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal jisaakallaahu khayran 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👌👌👌100%

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe4 жыл бұрын

    Thnkz macalin buuxa☝☝☝

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv4 жыл бұрын

    Wax ka barro channel waa dhiirri geliya bulshada

  • @horiaessa261
    @horiaessa2614 жыл бұрын

    Thks for everything c/risaaq

  • @yuusuffarah3065
    @yuusuffarah30654 жыл бұрын

    Sideydaba taajirbaa ahey Mar ay noqotoba waa noqondonaa

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel13654 жыл бұрын

    May wllo alaah ayunba qadarka wade wax awood lagusanayn karo dadba waxbarasho haysan oo waye gacan lasiyo wllo tajirnimo waxba mahe lakin.ado noloshada kafakiro inbadan aya kufican oo alaah cabuda shaqaystana lakin wllo wadarka alaah cidna madhaafte wixi qoral wad maraysa kolayba adunkan macan wadhadh haduna lahayn mayjirteen marka waxigmad kujirta qaarkod inay sabool noqdan.qarkoodna ay shaqaystan qarkodna ay taajirnimo kufanan marka dabqada nolosha aya sidan ah marka maha wax qofku uu awood uleyahay taas wayo dadbadan aya jiro oo waxbarasho xata an helin iyo cid gacan qabata oo sida kuwaynada kumasilca adunka dhexdiisa ee ilahay tiisa qani lagunoqdaye allow imaanka.nagusug taasa noomuhima.alx hadi an nolnahay

  • @khalid_ozil_1013
    @khalid_ozil_10134 жыл бұрын

    Wa ruun ee kafa idayaso sxp💯💯

  • @kowsar39
    @kowsar394 жыл бұрын

    hudo waan jeclahay

  • @abdisalaancali8690
    @abdisalaancali86904 жыл бұрын

    thank u

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY4 жыл бұрын

    Sure anoo tajir ayaan comment ka labaad soo qori dona

  • @monam4602

    @monam4602

    4 жыл бұрын

    Inzha allh ku darzo wll

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY

    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY

    4 жыл бұрын

    @@monam4602 Insha alah thansk sister

  • @inaaxmad3369

    @inaaxmad3369

    4 жыл бұрын

    @@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 9bilood kadib halkee wax marinaysaa? Ma heshay waddadii guusha?

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame71204 жыл бұрын

    Mashaa Allaah Waad Ku mahadsantahay Maanta Ayaan idinku Soo biiray Subscribe Waan Saaray Ganbaleelkana Waan taabtay Saan idiinla Socdo Like Waan Saaray jisaka Allaahu Qayraan ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mariamnuura2412

    @mariamnuura2412

    4 жыл бұрын

    Soo dhawoow oo nala faa iidayso cilmi badan wll❤😘

  • @harunabdiqadir
    @harunabdiqadir4 жыл бұрын

    M.a so badiya sxbbayal barnaamijyadan waa barnaamij loo bogsan yahay wana kuwa fa.ido u leh dhalinyarada jacel in ay shaqaalo noqdan sida shirkadaha ama wax qof kale samestay

  • @dalxaabdi653
    @dalxaabdi6534 жыл бұрын

    Abdirisaaq thankz more and more bro

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34414 жыл бұрын

    Nice story thank you

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial6074 жыл бұрын

    Saxiib aan aad u jeclahay keep going......

  • @aminaamish242

    @aminaamish242

    Жыл бұрын

    3 years ago uwil here 😁😁😂

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah38294 жыл бұрын

    Mzhlh zhukran wll

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux12124 жыл бұрын

    Taajirnimadu waa wax noolee ilaahay haynaga dhigo dhamaan💚🗯❤

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi4 жыл бұрын

    Asc kan yar mansha allah weeye wan ka hela wale fikradihisa iyo taloyinka uu soo bandhigo waa yar oo caqli badan mansha allah nolow habaryar

  • @xubi.channel1161
    @xubi.channel11614 жыл бұрын

    masha allaah macali👍👍👍

  • @abdinajiibmaxamed4578
    @abdinajiibmaxamed45784 жыл бұрын

    This channel keep going

  • @muuseahmedmuuse3463
    @muuseahmedmuuse34634 жыл бұрын

    Hore usoco wll abdirzack

  • @abshirak6267
    @abshirak62674 жыл бұрын

    Zxp waad mahad santhy

  • @abdirahmanshimaali5764
    @abdirahmanshimaali57644 жыл бұрын

    Masha allah

  • @XuskacaddeXuskacadde
    @XuskacaddeXuskacadde4 жыл бұрын

    Maasha allah wll

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76242 жыл бұрын

    Ilahay taajir iga dhig🙂

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia124 жыл бұрын

    waxka barro hore u soco keep going

  • @ahmedasma1923
    @ahmedasma19234 жыл бұрын

    Thank u bro

  • @omarbilesharif2446
    @omarbilesharif24464 жыл бұрын

    Wan kugu xiranhy mahadsanid

  • @munajama6380
    @munajama63802 жыл бұрын

    You do every time the best

  • @SheekeyeSheekeye-ro7xd
    @SheekeyeSheekeye-ro7xd4 жыл бұрын

    Waa Janlka Kaliyee j qanCiyey

  • @gobsangobsan6806
    @gobsangobsan68064 жыл бұрын

    Hdba laiga raba ina aqriyo KZread ankabixi la ahay😪😥

  • @abdalaahmed5026

    @abdalaahmed5026

    4 жыл бұрын

    Same 😿😹

  • @halahalaaamuniirwadani6745
    @halahalaaamuniirwadani67454 жыл бұрын

    Thnks teacher

  • @xawomaxamadaxmad2674

    @xawomaxamadaxmad2674

    2 жыл бұрын

    Waxaan ogaadey inadadaka taajirakaa oodha aaneey aheena shaqaale balse iyagushaqeesataan

  • @alleelchannel4099
    @alleelchannel40994 жыл бұрын

    Nice my Ďèàŕ Teacher

  • @maxamediid8498
    @maxamediid84984 жыл бұрын

    Thanks pro❤

  • @shaktikeke4711
    @shaktikeke47114 жыл бұрын

    Nin fasaaxa leh Zxbky legend

  • @qaboonechanal1393
    @qaboonechanal13934 жыл бұрын

    Mansha laah

  • @abdullahiyare17abdullyare17
    @abdullahiyare17abdullyare174 жыл бұрын

    Adhi tajir manaqote

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji15844 жыл бұрын

    Chanelkan waxbadan ayan kafaiday love walee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naasirnasri8849
    @naasirnasri88494 жыл бұрын

    Going pro

  • @nouserthischannelknowjustn834
    @nouserthischannelknowjustn8343 жыл бұрын

    Noosoo badi sxb qli hor usoco

  • @zamzamgabow3806
    @zamzamgabow38064 жыл бұрын

    Asc wll xageen kaheli karaa buugan adoo mahadsan

  • @abdiqayz1711
    @abdiqayz17113 жыл бұрын

    Ma shallah teacher

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel13654 жыл бұрын

    Wllo wankusaray alaah hakubarakeeyo

  • @queenfatima3378
    @queenfatima33782 жыл бұрын

    Thnks

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah82954 жыл бұрын

    Cashar Aad uqiimo badan weeye wad mahadsan tahy zhp

  • @yacquubkey7669
    @yacquubkey76694 жыл бұрын

    Masgalah

  • @ifrahaliabdi3057
    @ifrahaliabdi30573 жыл бұрын

    Walaahu yarsiqu man yashaa

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed55014 жыл бұрын

    M.a

  • @najmamuse2922
    @najmamuse29223 жыл бұрын

    Asc walal sidee ku helaa buuga sida logu guuleysto wax walbo nolasha ah

  • @muhanadowliyo521
    @muhanadowliyo5214 жыл бұрын

    Asc waa mahadsnthy

  • @bandiiriyechannel3355

    @bandiiriyechannel3355

    4 жыл бұрын

    Keeep going

  • @kazuichisoda5917
    @kazuichisoda59174 жыл бұрын

    wa run

  • @soomaalichiefofficial8021
    @soomaalichiefofficial80214 жыл бұрын

    saxiix nice video

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni15174 жыл бұрын

    Buuga sida looga guuleysto wax kasta oo aad rabto waan iibsadey wax badane waan ka faa,idey.

  • @qumanxasan6971
    @qumanxasan69713 жыл бұрын

    Buuga sida logu gulaysto waxkasta nollasha xage ka heli karaa wllo

  • @konigmohammedofficial1415
    @konigmohammedofficial14154 жыл бұрын

    Mahadsanid sxp Waxaad cashar kasoo samaysaa sida looga taqaluso dadka kuu diidan hore marka waxaa jira dad aan shirkad Kawada shaqayno hadana isku dayaya inay meesha iga saaraan lkin waxaa igu faraxsan ninka shirka masuulka ka ah taas ayaana kaga raaya oo yaga ayaa marba mid labaaciyaa maadaama ay shaqadoda kasoobixi karin Markaa dadka sida looga adkaado cashar kasoosamee adoo raali ah Anigu waxaan kula tacaala dulqaad iyo fikir xeeladaysan

  • @hoodoabdilahi9448

    @hoodoabdilahi9448

    4 жыл бұрын

    Hadii aad daacad tahay waxba kaama xumanayaan oo iyagaay xaasidnimadu hoos u dhigi ee ilaahay ka ashkatee wuu arkayaa inay ku xasdayaan e .waxaad markasta tiraahdaa Xasbiyaalaahu wa nicmal wakiil.

  • @konigmohammedofficial1415

    @konigmohammedofficial1415

    4 жыл бұрын

    Hoodo Abdilahi mahadsanid wllshy

  • @abdialasow1188
    @abdialasow11882 жыл бұрын

    Masha Allah mahad sanid ustad

  • @user-yk3wb9hn3s
    @user-yk3wb9hn3s5 ай бұрын

    Ilhow tajir naga dhig

  • @walaalkamuslims19
    @walaalkamuslims192 жыл бұрын

    Adu maxaad taajir u noqon wayday

  • @kamaryusufahmed4659
    @kamaryusufahmed46592 жыл бұрын

    Buugga siden kuheli kara wall ?

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын

    Hadalow dhamaan Lex jeclo yeelo🤣😂😊

  • @mataan8719
    @mataan87193 жыл бұрын

    Legend abdi risaaq dhiiri geliye dad badan o dhibtoda xalin kari la

  • @ridwaansuudi5025
    @ridwaansuudi50254 жыл бұрын

    Waan ka HELaY FIRkan

  • @ibraahimsonkor3997
    @ibraahimsonkor39973 жыл бұрын

    Marka adigu taajir matahay ama sidaa ma ufekertaa zxp jawab isii bal

  • @amiinjeele6885
    @amiinjeele68852 жыл бұрын

    buuga hlkee baan ka helaa wlll

  • @user-ce6yu6rd5u
    @user-ce6yu6rd5u8 ай бұрын

    SidA adigookale 🎉🎉🎉

  • @naasiraxmed-vz6hy
    @naasiraxmed-vz6hy10 ай бұрын

    Waxakali hayi

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad31184 жыл бұрын

    Tnks pro

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram77304 жыл бұрын

    Mahad sanid wll sre

  • @mohamedmohamoud4886
    @mohamedmohamoud48864 жыл бұрын

    Madsantahay cabdirisaaqa faxraax

  • @user-tg9cw5el2r
    @user-tg9cw5el2r Жыл бұрын

    Adigu taajir ma thay zxb

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen72544 жыл бұрын

    Dabecadahan wan leyahay lkn wali shaqo ma bilabin tajirna ma ahi 🤣

  • @its.Mohamed443

    @its.Mohamed443

    4 жыл бұрын

    Markaad noqoto izoo qabo🐒😂

  • @hanaqueen7254

    @hanaqueen7254

    4 жыл бұрын

    Igu ogid insha Allah 🤣

  • @keanyoha4649
    @keanyoha46494 жыл бұрын

    M,a xikmawi