AWALE ADAN IYO ABTIDOON CIISE DJIBOUTI GAYIGAYGA HOOYO LYRICS HEES CUSUB 2019

Музыка

AWALE ADAN IYO ABTIDOON CIISE DJIBOUTI GAYIGAYGA HOOYO LYRICS HEES CUSUB 2019
Ereyadii : maxamed cumar buux
Laxankii : cawaale aadan
Codkii : awaleh aden iyo aptidon issa
Music : ilyas idriss
Edited by : hassen dharaar
Lyrics by : CASKA FILMS

Пікірлер: 332

  • @saidjama6241
    @saidjama62415 жыл бұрын

    Hdii aan dhalasho #Dijbout🇩🇯 heli lhaa jabuuti dagi awlaada uu Alle isiiyo mustaqbl heli lhaaayeen. A'm very proud wlhi jiro joooga viva 🇩🇯Dijbouti force💪💪💪💪💪

  • @asmaalibouh5311

    @asmaalibouh5311

    4 жыл бұрын

    Vive DJIBOUTI

  • @ahmazinic6384

    @ahmazinic6384

    4 жыл бұрын

    Diyaar bro kusoodhowow dalkaaga 2aad lagaama xigo

  • @caynixasancali7169

    @caynixasancali7169

    4 жыл бұрын

    Me sidoo kale

  • @ahiilamraash2983

    @ahiilamraash2983

    4 жыл бұрын

    l

  • @abdidheere3281

    @abdidheere3281

    3 жыл бұрын

    Dhulka allaa leh nolshana wey wada taal ee alle ku xirnoow mar walba wadan jecelkuna waa halkeeda Nolow walaal

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh6603 жыл бұрын

    Wlhi ma ihi reer jabuuti lkn sadrigan ka jecelahay 😭😭🇩🇯🇩🇯🇸🇴😭🤲

  • @idylmohamed8845

    @idylmohamed8845

    3 жыл бұрын

    Somaliya wa wadnaha djibouti I❤🇸🇴

  • @ahmedfahima3088

    @ahmedfahima3088

    2 жыл бұрын

    Merci bcp en tes aime aussi wllo

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    Жыл бұрын

    ​@@ahmedfahima3088qofka ma faransiis baad u haysta afkiisa kula hadal xolo😂

  • @ZeinabYoussef-vg6fy

    @ZeinabYoussef-vg6fy

    10 күн бұрын

    ​@idylmohamed8845sorry for u Djibouti is Issa

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y3 жыл бұрын

    Reer ilmabtiyaashay wlhi wan idin tageera from somaliland wa idin jeclhy Djibouti 🇩🇯❤

  • @ramadaanabdullahi4267

    @ramadaanabdullahi4267

    2 жыл бұрын

    Sidaan no jeceshhy si kadaran ku jeclhy pro❤

  • @mahadgesale3368

    @mahadgesale3368

    Жыл бұрын

    maa isaaq baa thyi ader

  • @Aliyaa698

    @Aliyaa698

    Жыл бұрын

    Inabti ❤sido kale

  • @sharmaarkeilyaas1892
    @sharmaarkeilyaas18924 жыл бұрын

    Reer jabuti like isaar huuno inta dhagaysanaysa 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mumtaazcfalifaarax8061
    @mumtaazcfalifaarax80615 жыл бұрын

    Jabuuti jabuuti guulow ka yeel aamiin aamiin aamiin plz igu duceya muqdisho qof walbo iga danbeyo oo arko qoralkayga in illah nabad basiiyo hadan nahay rer muqdisho somalay aaminta igu dara

  • @salmaabdi5142

    @salmaabdi5142

    4 жыл бұрын

    Mumtaazcf Ali Faarax Amiin wll ilahay nabaad Hakaa dhigoo waan idiin jecelnahay hadaan reer Djibouti nahay

  • @idylmohamed8845

    @idylmohamed8845

    3 жыл бұрын

    Walalaha muqdusho wan uu duceyna marwalba hadaan awodno wan ka dulqaadilaheen dhibka I❤muqdisho

  • @patrioticfire6488
    @patrioticfire64885 жыл бұрын

    Guulow allow ka yeel amiin Djibouti waa hooyga fanka iyo midnimada ummada soomaliyed 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari83374 жыл бұрын

    From Somaliland in hargaysa I love people Djibouti hore u socda dariskeena✌

  • @kabdi7146
    @kabdi71464 жыл бұрын

    Reer Djibouti we love you nolaad from muqdisho

  • @asmahassan2947
    @asmahassan29475 жыл бұрын

    Wey ma ilobo wadankeyga Djibouti 🇩🇯 allow dhowr waan ku dhashey kuna barbarey viva Djibouti wadakii labad ee somaliweyn 🇸🇴💙

  • @somaligang5319
    @somaligang53195 жыл бұрын

    Aar ii radiya hablaha Djibouti midaan arooso wayba shidanyihiin Marba meshan waba jogdaye like isaar de

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam10063 жыл бұрын

    Love you our Brothers DJaboti Allh Bless themove From Somalia 🇸🇴🌺❤❤❤❤ Djaboutii Tii Guulaystay oo Mar walba Kor ahaata Allh ka yeelo Wa meesha kliya niyada noo dhista markaan eegno waxa Dalkeena ka socdo markaan arko

  • @user-mj4zi9fe9g
    @user-mj4zi9fe9g4 жыл бұрын

    Anagu hadan nahye rer jabuti qabil manaqano ilahwo xafid jabuti ❤️🇩🇯

  • @sitiinsaidjibril6377
    @sitiinsaidjibril63775 жыл бұрын

    Reer abtigay wan idinku faana wlhi horay usocda djabuuti ❤️

  • @MrTapha10

    @MrTapha10

    4 жыл бұрын

    Nolow abti

  • @sitiinsaidjibril6377

    @sitiinsaidjibril6377

    4 жыл бұрын

    Djibouti King Of East Africa abti Sido kale madaxad isaran tahay

  • @bakarushervevo663

    @bakarushervevo663

    4 жыл бұрын

    Sitiin Saidjibril ok abti thnks korkaad noo saaran thy ❤❤❤

  • @selelregion2111

    @selelregion2111

    4 жыл бұрын

    Noolow abti nolol dhamaanteed

  • @bintuabdikanialisoumeya3866

    @bintuabdikanialisoumeya3866

    3 жыл бұрын

    Habo i nolow wani ko cisseha goboolka sitti state of ethiopia Réer abtiga jabuuti🇩🇯 uun maxa gobolka sitti wa🇪🇹 réer abtigay ila galbeedka ethiopia

  • @mustedahir6070
    @mustedahir60705 жыл бұрын

    Viva reer jabouti We love ❤️ you FROM BORAMA 💪💪💪💪👍👉

  • @abdichakourosman4642

    @abdichakourosman4642

    5 жыл бұрын

    We love you to

  • @cheimafaycal2972

    @cheimafaycal2972

    4 жыл бұрын

    We love u too

  • @moustapheibrahim8352

    @moustapheibrahim8352

    3 жыл бұрын

    Viva boorama 💪

  • @somever4959
    @somever49595 жыл бұрын

    Hiil walal hore u socda garabkina nahay mar walbo jira oo jogo matalaayo rer muqdisho waxan idin heena jaceel iyo taagero jira oo jooga❤❤❤❤❤❤❤

  • @CASKAFILMS

    @CASKAFILMS

    5 жыл бұрын

    Thanks walaal 🇸🇴🇩🇯same blood

  • @xamdiqueen677

    @xamdiqueen677

    4 жыл бұрын

    @@CASKAFILMS thangs

  • @mouniyat
    @mouniyat5 жыл бұрын

    Mashallah abwaan muxamed cumar buux , allow murtida iyo maanka ku daa jabuuti allow dhowr fanaaniin tayaada naa jiir oo jooga.

  • @rabyomelhor5254
    @rabyomelhor52545 жыл бұрын

    My home Djibouti gayi magac leh baa nahay vivre Djibouti vivre nos artistes 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰

  • @ikramnur3585

    @ikramnur3585

    3 жыл бұрын

    I love you so much my Djibouti

  • @moustachyacin2795
    @moustachyacin27955 жыл бұрын

    ces vraiment une chanson magnifique elle est très cool vive notre pays Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mahdisouleiman5868

    @mahdisouleiman5868

    2 жыл бұрын

    Vive mn pays

  • @sharmaarkeilyaas1892
    @sharmaarkeilyaas18924 жыл бұрын

    Reer jabuti like isaar huuno inta dhagaysanaysa 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣

  • @Mudan-
    @Mudan-5 жыл бұрын

    Masha Allah gesska afrikiyo gacankiyo badacas umad gunyadodiyo allow daalka noo baraaka amiin 🇩🇯🇩🇯

  • @princessintisaan1584
    @princessintisaan15844 жыл бұрын

    Gubtayadaa qabiilkiyo godobtiyo wax yeeladaa gumeystuhuu abaabulo umad garasho dheero ka gashaanto ban nahaay.garashada iyo caqligaa ilaheey ha idiin daayo ❤❤❤❤❤jabuuti❤❤from muqdisho

  • @ladyblue6595
    @ladyblue65955 жыл бұрын

    Unite Egalité Paix aheey je suis fière de ma Djibouti 42 iyo ka badanba jir dhulka hooyo waa lamahuraan. Guulloow ka yeel gogol nabad ah hurdo lagu gam'o. Hurdo caafimaad oon seexdo Jabuuti baa iigu danbeysay wacanaa dhulka hooyo Aloow anoo nabad ah iyo Jabuutoo nabad ah iskaaya tus❤

  • @kaletomer
    @kaletomer5 жыл бұрын

    One love reer Jabuti from Borama

  • @gaviyare1653
    @gaviyare16535 жыл бұрын

    Ma galo Gareexo🇩🇯 Gunimana Ma qaato Dhaqan Guunyo iyo xeer🇩🇯 Laygu Garanayo Noo Gaar ah baa jira🇩🇯❤️

  • @oumounacadey5000
    @oumounacadey50005 жыл бұрын

    Très belle chanson notre pays natal ma Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️un grand merci notre star Awaleh Aden et Aptidon Isse bravo👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

  • @habonomer2309

    @habonomer2309

    5 жыл бұрын

    Masha allah Djibouti allah ha dayo 😍😍😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏👏👏👏

  • @boulhanmoussaosman1525

    @boulhanmoussaosman1525

    5 жыл бұрын

    Oumouna Hared l’auteur de cette chanson mérite premièrement toutes remerciements

  • @warsamaosman5550
    @warsamaosman55505 жыл бұрын

    Assal reer Djibouti. 'Astaan na lagu garanayo no gaa 'ah ba jirta. Nabad doon iyo wadajir lo dhan yahay.

  • @diamondnoura8641
    @diamondnoura86415 жыл бұрын

    Waaaw hees iyo badh runtii wn idin jeclahay walalahayga djbouti runtii❤❤❤❤❤😍😍😍🤩🤩🤩😘😘😘😘😘❤🤩❤😍💋😘💋😘💋😘💋🤩❤😍🤩💋😘❤😘❤😘💋🤩❤🤩❤😘💋😘💋❤😍🤩🤩❤😘💋😘💋❤😘❤😍💋😍💋😍❤❤💋😍 from boorama

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato3 жыл бұрын

    Jabuuti 💝 Somalia 💝 Soomaaligalbeed💝 Somaliland💝 Wajeer 💝 Meel naba guulow ka yeel

  • @hanadkayse4847
    @hanadkayse48475 жыл бұрын

    DJIBOUTI MY HOME LAND I LOV IT 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯Vive nos chanteur long vie a vous ts l djiboutien.... lov u for all

  • @hassanmed9668

    @hassanmed9668

    5 жыл бұрын

    wiiio

  • @sadiqlafole7692

    @sadiqlafole7692

    5 жыл бұрын

    awalew

  • @marwoeboy7010

    @marwoeboy7010

    2 жыл бұрын

    M,a

  • @jbcoast9621
    @jbcoast9621 Жыл бұрын

    The love that I have for my country isn't something that I can express in words, whatever happens and whoever takes the lead of my country either bad or good I'll love my motherland forever because there's no other place in this world that feels like home 😍 may Allah bless Djibouti and all the Djiboutians and make their hearts open to each other

  • @ii9434
    @ii94345 жыл бұрын

    Ma galo Gareexo🇩🇯 Gunimana Ma qaato Dhaqan 💚 Guunyo iyo xeer🇩🇯 Laygu Garanayo💚 Noo Gaar ah baa jira🇩🇯

  • @omarabdi7038

    @omarabdi7038

    4 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rukhiyamohamed6455

    @rukhiyamohamed6455

    4 жыл бұрын

    Guninimo ma qadano hadan Najat RER Djibouti 🇩🇯👌🇩🇯

  • @qiimobadan4681

    @qiimobadan4681

    3 жыл бұрын

    Kkkk

  • @fairytaile681
    @fairytaile6815 жыл бұрын

    Umad Gob ah ❤❤les djiboutiens et Djiboutiennes. Que le tout puissant nous préserve notre DJIBOUTI 🇩🇯💪❤

  • @reeramboulireerambouli5727

    @reeramboulireerambouli5727

    5 жыл бұрын

    Amin

  • @rahoimran505

    @rahoimran505

    5 жыл бұрын

    Amin

  • @Bube-dx1oe
    @Bube-dx1oe4 жыл бұрын

    Salaan sare dhamaaan walalahyga dadkeyga reer Jabuuti katimid walaladina Somaliya

  • @mohahukun4291
    @mohahukun42915 жыл бұрын

    Nasab Kaa Mila Reer Djbuuti Dhulkayga Somalia 🇸🇴 Markan ArKo Waxa Ka Dhacaya Waxan Idinku ilaawa Adinka Kor Ahaada Mar Walba 🇩🇯

  • @CASKAFILMS

    @CASKAFILMS

    5 жыл бұрын

    Moha Hukun thanks bro

  • @abdikanisulub4852

    @abdikanisulub4852

    5 жыл бұрын

    But u are idiot waad nacebtahey sowmha somaliland oo idenku da'weyneydba oo hoyadiin aheyd. Somali odhan

  • @mohahukun4291

    @mohahukun4291

    5 жыл бұрын

    Cabdiqani Sulub Oo Anigu Ayaan Ahy HorTa Saad U Hadashaan War Kala QaybSanada lkn Anigu Waxan Ka Hadlaya Walalahy Muqdisho Waxa HaySTa SomaliNiMo Ugu DamQanaYa Adeer Hadii Aadan Dhiig SomaliNiMo Kugu Jirin

  • @rukhiyamohamed1520

    @rukhiyamohamed1520

    4 жыл бұрын

    Thanks bro inigina walayahayow aya tihin gul iyo nabadi somalia so noqatay Allaha na tusso ameen incha Allah🥰🙏

  • @zaminazharma9245

    @zaminazharma9245

    4 жыл бұрын

    @@mohahukun4291 ✔️

  • @ilhamadendirir5492
    @ilhamadendirir54925 жыл бұрын

    Machallav ma pays natal #DJIBOUTI🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️♥️♥️🎊🎊🎊🎉🎉jeclahay wadangeyka "Guuloow allow gogo nabad ah oo hurdo lagu gami'iyo geed midho baxshoo jiridiisu gu'in jabuuti huuloow ka yeel jabuuti"👏👏👏 bravo nos artist Natal AWALEH ADEN ET APTIDON ISSA.

  • @osmaaneidaan8450

    @osmaaneidaan8450

    5 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @awoabdihassanawo3363
    @awoabdihassanawo33635 жыл бұрын

    🙏🙏🙏😍😍🔥🔥🔥🔥🔥🎉🎉🎉 guuloow ka yeel djibouti Amin asaal

  • @rabiaroun4475
    @rabiaroun44755 жыл бұрын

    djibouti mon pays que j'aime beaucoup vive notre deux chanteur awaleh iyo abtidon reer djabuuti horay usocda

  • @mukhtarmaal9562
    @mukhtarmaal95624 жыл бұрын

    Reer abtigay noolaada❤❤

  • @boqorkasoomaaliyeedchannel7768
    @boqorkasoomaaliyeedchannel77684 жыл бұрын

    maasha allah jabuuti io soomaaliyoo dhan horay usocda labadeeyda calan 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯 jira oo jooga 💙💙💙💙💋💋💋💋 fananiinta waa salaamayaa nabad jirta

  • @kooselmi8256
    @kooselmi82565 жыл бұрын

    Geeska Afrikiyo Gacankiyo badacas Umad Guunyadeediyo Geel dhalay kumaashiyo Gayi magac leh baan nahay Djibouti 💕🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @fatouali7310
    @fatouali73105 жыл бұрын

    Bientôt le 27juin alhamdoulilah on va tous fête😍😍😍😍 mon pays tu me manque grave 😢😢😢

  • @denrbibihar1053
    @denrbibihar10533 жыл бұрын

    Republic of Djibouti the Capital of Djibouti One love from those Region Region D'Ali Sabieh Region D'Arta Region de Dikhil Region D'Obock Region de Tadjourah.

  • @nastimoha1053
    @nastimoha10535 жыл бұрын

    Gubtayada Qabiilkiyo Godobtiyo wax yeelada Gumaystuhu ababulo Umad garasho dheeroo Ka Gaashaantay baan nahay 🇩🇯❤️💚💭

  • @bosszaki9861
    @bosszaki98612 жыл бұрын

    Guul iyo gobanimo ummada reer Jabuuti, Dirweyne meel kastuu joogo wuu idin ilaashanayaa! Ereteriya dhulkaynu la jaraynaa waa Walaalkiin oo Isaaq weynaa. J'aime le jibouti, c'est mon sang, un morceau de mon coeur !💚 🇩🇯

  • @saynabmaxamud1060
    @saynabmaxamud10605 жыл бұрын

    Mshlh walaalahyfa reer jabouti nolol waaarta from somaliland cawale somaliland kugu sooo dhawaynaynaaa ciida inshlh

  • @reeramboulireerambouli5727

    @reeramboulireerambouli5727

    5 жыл бұрын

    Waww

  • @dekayonisrayaleh5135
    @dekayonisrayaleh51355 жыл бұрын

    Guuloow allow Gogol nabad ah oo hurdo lagu Gam'iyo Geed midho baxsho jiridiisu Gu'in jabuuti Guuloow ka yeel fananiteena wan ni jecelahay abtidon issa iyo awaleh aden daheyeh

  • @youssoufmahdi9288
    @youssoufmahdi92884 жыл бұрын

    je suis vraiment ma vie Djibouti🇩🇯 c'est sa Heesti macaan wlhi Alhmdoulillah Awaleh Adan🇩🇯🇩🇯 félicitations👏 pour tw continu comme sa 🙏

  • @najiib2235
    @najiib22355 жыл бұрын

    Guuloow allow Gogol nabada ah oo hurdo lagu gamiyo geed midho Baxahoo jiridisu Guin jibouti guulow kayeel amiiiin wlhi wan uxisay insha allah wan usosocda bisha danbee illhow ano nabad qaba iyo dadka iyo dalka oo nabad qabnaa insha allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @moktarhassan9237

    @moktarhassan9237

    5 жыл бұрын

    Vive ma partie je suis d'être djiboutien ❤ guulow allié gogole nabad

  • @habondeka2321
    @habondeka23215 жыл бұрын

    Une très belle chanson pour notre cher pays m'y home Djibouti 😘😘😍 merci pour cette excellente chanson c'est vraiment touchante vive tolkay reer Djibouti et ausii nos artistes Awaleh aden et Aptidon issa que dieu vous protége

  • @waberihoussein2891

    @waberihoussein2891

    5 жыл бұрын

    ✌🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💥💥

  • @asraraliabdouasraralikine7788
    @asraraliabdouasraralikine77885 жыл бұрын

    Très belle chanson , guulow kayeel djibouti. Amin!😘😘😘

  • @asmayinti1608
    @asmayinti16085 жыл бұрын

    Très belle chanson ma patrie Djibouti vive mon pays natal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 jiir oo joog vive nos chanteurs Awaleh et Aptidon 😘😊

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153
    @halyaygadhashasomalilandsn41535 жыл бұрын

    Caruurtayda abti yashood alle ha idin daayo nabda samaysateen

  • @hiboadnan6596

    @hiboadnan6596

    5 жыл бұрын

    Amin amin wlll

  • @bintuabdikanialisoumeya3866

    @bintuabdikanialisoumeya3866

    3 жыл бұрын

    Mahasanid gacalow

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial25893 жыл бұрын

    Reer abtigey waan idin salaamay Farxad ku noolaada

  • @mamadousoultandileita847
    @mamadousoultandileita8475 жыл бұрын

    Trės belle chanson , chapeau å Notre star Awaleh Aden daheyeh et aptidon cisse

  • @MrTapha10
    @MrTapha104 жыл бұрын

    Djibouti Land Of Sheikh Ciisa my mother Land God Bless u Amiin.

  • @hodanaden407
    @hodanaden4074 жыл бұрын

    Calanka fuurlabe aya keenay viva Djibouti vivafuurlabe, reer toolkay.

  • @yasmineibraofficial9157

    @yasmineibraofficial9157

    4 жыл бұрын

    Hodan Aden inader calanka walaldone aya o halkamey ikasto reer abtiyashe an ad o jeclahay yihiin holleh

  • @saidmoussesaid4634

    @saidmoussesaid4634

    3 жыл бұрын

    Awale horta ma fourlaba

  • @abdirahmanelmi4786

    @abdirahmanelmi4786

    3 ай бұрын

    Issa c'est Issa

  • @yacoubguelleh7212
    @yacoubguelleh72125 жыл бұрын

    haadan ciise nahay dhaqan noo gara jiira guul 😊😊😊

  • @rukhiyamohamed6455

    @rukhiyamohamed6455

    4 жыл бұрын

    Wixi Djiboutien ah ba daqan no gara ah aya jira 🇩🇯

  • @yacoubguelleh7212

    @yacoubguelleh7212

    4 жыл бұрын

    @@rukhiyamohamed6455 haaa wa runtada huno wixi rerr jabuutıya haa nolaada masha allh

  • @moustaphaadherr1919
    @moustaphaadherr19195 жыл бұрын

    Magalo gar eexo gunimana ma qaato. ...... Viva Djibouti

  • @kadraomar435
    @kadraomar4354 жыл бұрын

    Gayi magac leh ban nahay 🇩🇯❣🇩🇯❣🇩🇯❣🇩🇯❣🇩🇯❣🇩🇯❣

  • @salmaabdi5142
    @salmaabdi51425 жыл бұрын

    Viva my homeland love ❤️ u , que dieu protège notre pays amin 🙏😘

  • @yasmineibrahim8011
    @yasmineibrahim80115 жыл бұрын

    Machallah mn pays natal jecliya illahow ano cafimad qaaba Markaleh ikou ceeli waan ku xiisey Jibuti wlhi Djibouti avant tout Sinn Nic sang my brothers😘 j vs aimé awaleh iyo Aptidone vive😍

  • @elmiabdi3915

    @elmiabdi3915

    5 жыл бұрын

    Yasmine Ibrahim Waan uuu wada xiisnay hno wadanken ilahay anago nabad qaba ha na geeyo

  • @yasmineibrahim8011

    @yasmineibrahim8011

    4 жыл бұрын

    @@elmiabdi3915 amin hn inchallah

  • @ahmeddhagadhere9416
    @ahmeddhagadhere94163 жыл бұрын

    DJIBOUTI 🇩🇯 waa dad nasab Ah 100% Aad u wngsan. Dadka rer jabuuti waxan ka codsanayaa in aysan dowladoda iska dumin. Dowlad la,aan wax ka xun majiro. GUUULOOW ALLOW KHAYR KA YEEEL DJIBOUTI AAAMIN

  • @kadrabonle250
    @kadrabonle2505 жыл бұрын

    mashallah Djibouti mon pays allaha ku hafido et grand mersi pour cette belle chanson awaleh et aptidon

  • @housseinali2425
    @housseinali24255 жыл бұрын

    vive le Djiboutien tjr rest ensemble tres bell chanson

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed88453 жыл бұрын

    Jabuuti janno Allhamdulilah Allaha naga dhashey no qabiil no cusurinimo no racisme😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯⚘⚘⚘⚘

  • @sohanemahamed9711
    @sohanemahamed97115 жыл бұрын

    Très bonne chansan c''est superbe plus le temps passe plus on s'aime 💞💞💞vive djibouti💝💝💝💖

  • @y.a1903

    @y.a1903

    4 жыл бұрын

    M.A. beautiful wllo ❤️

  • @hirsiaden1773
    @hirsiaden17734 жыл бұрын

    I’m very proud to be born both my parents great cisse ana cisse madobe pure ! Log live Djibouti 🇩🇯

  • @boulhanmoussaosman1525
    @boulhanmoussaosman15255 жыл бұрын

    Mohamed Omar bouh abwan qaran Alla y’a salimak

  • @rahmaabdi5366

    @rahmaabdi5366

    4 жыл бұрын

    😍😍

  • @naninasri4927
    @naninasri49279 ай бұрын

    One love my ppl reer Djibouti from Gabiley dhulkii beeraha 🌾🌾

  • @samatersaamji3424
    @samatersaamji34245 жыл бұрын

    My Home land djibouti 💜💜💜 Viva awale and abridoon fananin qaran ✌🤘👌🤝👏

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44863 жыл бұрын

    Ree jabuuti love from jigjiga Gobanimo kuwaara walaalahay

  • @ahmedkaariye754
    @ahmedkaariye7545 жыл бұрын

    Mesha ma waxa wada heesaya fanaan somali ah iyo mid oromo ah inta ila aragty like ha saarto cawaale legend

  • @mohamedhassan-nm3ny
    @mohamedhassan-nm3ny5 жыл бұрын

    Guuloow allow galxareeda oo aan gudhayn Gun u iyo jiilaal Guuloow allaw gogol nabad ahoo hurdo lagu gamme iyo geed midho baxshoo jiridiisu gu in jabuuti Guuloow ka yeel

  • @moustaphaadherr1919
    @moustaphaadherr19195 жыл бұрын

    This song make me proud.... Keep up

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed37415 жыл бұрын

    geeska afrikiyo gacankiyo bada cas umad guunyadoodiyo geel dhalay ku masho gaygi magac leh banu nahay wale dhab weeye

  • @khadarjaamac2343
    @khadarjaamac2343 Жыл бұрын

    I love djibouti for ever from berbera🇩🇯💎💎💎🇩🇯💎guulow kayeeel cududaan jabayn✊✊✊✊✊✊✊

  • @makamoukaramasaleh6454
    @makamoukaramasaleh64545 жыл бұрын

    MashAllah Djibouti Allaw kayeel

  • @kadidjakadiabdiallaleh4302
    @kadidjakadiabdiallaleh43025 жыл бұрын

    M'y home Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @inaciiseyusuf5521
    @inaciiseyusuf55215 жыл бұрын

    Woow masha allha djibouti my Home i love you djibouti 😘😍❤❤😍

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed37415 жыл бұрын

    ma galo gar eexo gunimana ma qaato dhaqan guunyo iyo xeer laygu garanayo ayaa jira allow barake wadankayga

  • @ESiAhmed

    @ESiAhmed

    21 күн бұрын

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman28194 жыл бұрын

    Our real brother and sstrs Your are really brothers and sstrs we have in this world My allh protect you my second country Form Boram Somalia

  • @souleiman6758
    @souleiman675811 ай бұрын

    Amin amin. Allow no xafid dalkena. Allaha u naxariso walalkeen aptidon.

  • @sadikamed6658
    @sadikamed66585 жыл бұрын

    Très belle chanson pour ma patrie 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @shariifashiekh329
    @shariifashiekh3295 жыл бұрын

    walaalaheen reer jabuuti😍😍😍

  • @hassanfatma8711
    @hassanfatma87114 жыл бұрын

    My home ma paternité 🥰🥰 Je suis fier de toi Jir o joog 🥰🥰

  • @wildlive2426
    @wildlive24265 жыл бұрын

    Umad gob ah Djibouti

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo6635 жыл бұрын

    woow djibouti c'est mon pays natale et j'aime beaucoup mes chères amies ♥♥♥♥♥♥

  • @abdirahmanjimcaale5179
    @abdirahmanjimcaale5179 Жыл бұрын

    Ilahy haku naxariisto Abtidoon Issa 😢🤲🏽

  • @souldanbured8731
    @souldanbured87315 жыл бұрын

    tre belle chonson. bravo awaleh et aptidon

  • @nezlihangabriel6376
    @nezlihangabriel63764 жыл бұрын

    Guullow ALLOW Gogol nabad ah oo hurdo lagu Gam'iyo geed midho baxshoo jiridiisu Gu'in jabuuti Guuloow ka yeel amiiin amiiiin amiiin ya allah

  • @nbaker4693
    @nbaker46935 жыл бұрын

    Tres beau, miss u my 🇩🇯, salam nos patriotes

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Жыл бұрын

    Abtidoon allah haku naxarsiTo🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hamdaomar1309
    @hamdaomar13095 жыл бұрын

    MachaAllah la chanson est vraiment cool Nolow la voix d'or awaleh aden deheyeh inader 😘😍

  • @fleurduprintemps1912

    @fleurduprintemps1912

    Жыл бұрын

    Et aussi Al fanan Aptidoon rahimaho Allah ❤️

  • @amir41fahag
    @amir41fahag4 жыл бұрын

    Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein50835 жыл бұрын

    Nice song de patriot djibouti me manque trop

  • @djiboydhalad1422
    @djiboydhalad14225 жыл бұрын

    Merci à Awaleh et Abtidon c'est vraiment un très beau sons 👏👏... sans vs oubliez team #CAskaFilms xalka ka wada ✌

  • @CASKAFILMS

    @CASKAFILMS

    5 жыл бұрын

    Djiboy Dhalad respect ✊

  • @user-ft2ny2zc6v
    @user-ft2ny2zc6v5 жыл бұрын

    Waaaaaaaaw waa hees hirgashay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi91205 жыл бұрын

    Ana ciise madow ilmaderday horay o socda

  • @abdourahmanhousseinfarhan6555

    @abdourahmanhousseinfarhan6555

    5 жыл бұрын

    Djibouti my home

  • @MrTapha10

    @MrTapha10

    4 жыл бұрын

    Nolow ado

  • @MohamedAhmed-xw4eu
    @MohamedAhmed-xw4eu Жыл бұрын

    Aptidoon alle ha unaxariisto😪😭😭😭

  • @rahoimran505
    @rahoimran5055 жыл бұрын

    Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

Келесі