LAKI HAJI WACEYS OO KAGA OOHISAY GABDHEEDA IYO FANAANIINTA HEES CUSUB OO QIIRO BADAN TRUE HISTORY

Музыка

PLEASE LIKE AND SHARE • LAKI HAJI WACEYS GABA...

Пікірлер: 1 700

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast2 жыл бұрын

    Faiza amiir abaayo wax waliba waad ila qeybsatay ilaa iyo maalintaan London ku soo dhaweynay Hani abayo mahadsanid, asaxaabta ila ilmeysay adinkana waad mahadsan tihiin one love

  • @khadrakhalif.9316

    @khadrakhalif.9316

    2 жыл бұрын

    Asc walashay laki gabadha adiga maa korsaniin Miya?

  • @mssdahiro6113

    @mssdahiro6113

    2 жыл бұрын

    Wlhi waa iga ilmeysiisay hooyo la aan teeda waxba manihin allow noodaa hooyo mcn

  • @ikraansuldan1928

    @ikraansuldan1928

    2 жыл бұрын

    Wlhi halkan ku arkaan ku qalalaay ilhay ha isukin dhawro ohiintii way ika dhamani wayday wlhi sorry abaayo lakii ilhay cadowka ha iniika hayoo

  • @nawalcadey7981

    @nawalcadey7981

    2 жыл бұрын

    Laki masha allah inan taada lkn cunug yar waaye ninkaas markay korto inad siide eheed mugoo waa ila yartay masha allah allaha ha barakeeyo dadka ilmaha aydhaleen bes auee moodan lkn waxad warid utahay waa utahay hooyo cml iyo kuwa ad koriday

  • @hooyomacan9212

    @hooyomacan9212

    2 жыл бұрын

    Habo laki waa ku farx sanahay ina isla joogtan hani maxamed wlhi waa xasuuta habeen ayado jiifto la so kacaday oohin ee igu dhahaday mar hada u tagi lahay hooyadeey waa hurdi lahay ugu danbee waa gartay

  • @shukrimaxamed9793
    @shukrimaxamed9793 Жыл бұрын

    Meeqa Qofaa ila Oysay😭😭😭Allow Hoyo noo daa🤲

  • @wariyejaceylow4273

    @wariyejaceylow4273

    Жыл бұрын

    Me aniga ilinta ceshan waayey walaahi hooyo mcn uxiisay allow nabad iku soo celi hooyo mcn 😢😢

  • @xamdiaweysxaashi7760

    @xamdiaweysxaashi7760

    Жыл бұрын

    Wlhi wan ooyay😢

  • @miskibanahadi1754

    @miskibanahadi1754

    6 ай бұрын

    walhi waan ilmeyyy💔😢

  • @Zihaminaugasmahdi

    @Zihaminaugasmahdi

    5 ай бұрын

    Amiin illhy hooyo hano daayo😢

  • @Zihaminaugasmahdi

    @Zihaminaugasmahdi

    5 ай бұрын

    Aniga😢😢

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed75422 жыл бұрын

    😭😭😭 Illahayoow aniga iyo gabdhaheygana nawad nagukulmi, iyo inta waalid iyo carurtooda kalamaqan ameen yaa Rabbi. I can’t stop my tears. Thanks Laki haji waces🥰🥰🥰🥰

  • @Nafteedauroon

    @Nafteedauroon

    2 жыл бұрын

    Insha alah alaha idin kulansiiyo

  • @nasropharah4627

    @nasropharah4627

    2 жыл бұрын

    Amiin abayo kulamid ahay anina😪😭😭😭

  • @caishakeeyfa6022

    @caishakeeyfa6022

    2 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yaarabi

  • @caishakeeyfa6022

    @caishakeeyfa6022

    2 жыл бұрын

    Walasheey anbo kulamidaan ahay 8 sano cayaalkeyga ma arag😓😓😓😓😓

  • @queeninaabullahi6831

    @queeninaabullahi6831

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaraab🤲 allaah ii keeno hooyadey mcn allow nabad iku keen hooyadey mcn😘

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi47862 жыл бұрын

    For those who don't understand Somali language this song is for the daughter sang by her real mom who haven't seen her child since she was 1year old finally joined together in UK so the mother is expressing her long and painful emotional situation and journey while her daughter was away and she is saying now that you're with me I can sleep better and you are safe with me. Thanks all

  • @jibrilcabdullahi4491

    @jibrilcabdullahi4491

    2 жыл бұрын

    But why

  • @aishaahmedosman4622

    @aishaahmedosman4622

    2 жыл бұрын

    Hooyo macaan

  • @sahraahmedkoshin

    @sahraahmedkoshin

    2 жыл бұрын

    I am Somali but i didn't have the background information. Thank you so much for explaining.

  • @lemlemgolgejertnehstay212

    @lemlemgolgejertnehstay212

    2 жыл бұрын

    Mam is always mam

  • @lemlemgolgejertnehstay212

    @lemlemgolgejertnehstay212

    2 жыл бұрын

    @@jibrilcabdullahi4491 what du mean

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir2 жыл бұрын

    ASC ASXAABTA WALAAHI HEESTAN MARKAN EDITINGA KU HAYEY OOYINAAN KU DHAMEESTAY WALAHI WALIGEY IMA SOO MARIN HEES AAN SINIYAD AH AAN ULA OOYEYE feeling emotional 😭 😭😭😭 walaahi waa iga dhab 😭😭😭Ilahay Hooyooyinkeena adun iyo aaqiro ha unaxariiso /FADLAN LIKE TA IYO SHARE TA SUBSCRIBE KA WAA DHIMACIINA CHANNALKA WAA CHANNALKA SOMALIWEYN /ONE LOVE

  • @aminafarah2318

    @aminafarah2318

    2 жыл бұрын

    ALLAAHUMA amiin amiin

  • @hodanbashir7886

    @hodanbashir7886

    2 жыл бұрын

    Allow hooyo mcn ino xafid.😭😭😭

  • @farhiyol6567

    @farhiyol6567

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyol6567

    @farhiyol6567

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @fadhumoali4298

    @fadhumoali4298

    2 жыл бұрын

    Masha Allah 💖💖 Hooyo mcn ❤️💝💖💝💝💝💝🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💝

  • @ayaanayancadey2737
    @ayaanayancadey27372 жыл бұрын

    Ilaahow u naxariisto hooyadey Macaan iyo intii dhimatay ee Muslim ah hooyoyin ka nooln cimri dheer iyo caafimad siii hooyo waa qaali waana hormuudka nolosha inta hooyo haysata alllaha u xifdiyo cimriga iyo caafimad kana ha u dheereyo laki waa hooyo qiimo leh oo qalbi wanaagsan 😔 😟 🙁 😥

  • @adoonti-Alle-12

    @adoonti-Alle-12

    2 жыл бұрын

    اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @ugasohassan5973

    @ugasohassan5973

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @Somaliboy516

    @Somaliboy516

    2 жыл бұрын

    Amiin walal Ayan Walahi waan jeclahay Hooyo walaba oo Somaaliyeey, hoyadeyna waxan ka jeclhay ma jirto (My Mom, you are the only one. Sees all, says little. Sacrifices all complain a little. Gives all, expects little. Blessed to have a mom like you. I love you and “My mother is a woman like no other. she gave me life, nurtured me, taught me, dressed me, fought for me, held me, shouted at me, kissed me, but most importantly she loved me unconditionally. There are not enough words to describe just how important she loved me unconditionally. There are not enough words to describe just how important my mother is to me and what a powerful influence she continues to be… Mother, I also Love You. always”

  • @ayaanayancadey2737

    @ayaanayancadey2737

    2 жыл бұрын

    @@Somaliboy516 so sad 😞 😔 😟 Aamiin yarabi anwe mcn

  • @nastehamohamudmohamed9977

    @nastehamohamudmohamed9977

    2 жыл бұрын

    Aaaaminn

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso9032 жыл бұрын

    Ilahayoow hoyadey iyo hoyooyin ka muslimiin toodhan janno fardawda kawaraabi Amiin yaa rabbi🤲🤲🤲

  • @sorryme6860
    @sorryme68602 жыл бұрын

    I am obsessed to this song .wiil an dhalay ayaan 1 sano iyo lix bilood uga socday wax barasho walaahi waan waalan gaadhay .i used to cry always.Ilaahow ha ii soo marin never again .it is a horrible feeling when you separate from yr kids.Congratilation laki and her family😍😍😍

  • @abdishakurawl1773

    @abdishakurawl1773

    2 жыл бұрын

    Alle haku xifdiyo Hooyo. 🥺♥️ Hooyadeyna ha u naxariisto.

  • @hooyosundus9516

    @hooyosundus9516

    Жыл бұрын

    Dulqad badnida abayo iskada inan katage daqiiqad hadanan arkayn wxn ku sigan laha wadnuhu inu i istago dharkan dhigan laha waali darteed wllhy iskada inan maalin kamaqnade

  • @nimcohappy4567
    @nimcohappy45672 жыл бұрын

    😭Wlhy intan cawa ooyey waliagy ma ooyin hooyadayna waqtiga iyo duruufa naklaa fogeeyey I miss you hooyo mcn🥺😭 allow hooyooyinken abaalkoda ka dhig jano🤲

  • @ahmedcabdi6642

    @ahmedcabdi6642

    2 жыл бұрын

    Me too abaayo 😢😢😢

  • @nimcohappy4567

    @nimcohappy4567

    2 жыл бұрын

    @@ahmedcabdi6642 🥺😥

  • @fatxi5110

    @fatxi5110

    2 жыл бұрын

    Waqtiga nakala geeyay qofkii hoyadiis ka agsoo kacda baa nasiib leh illhy dib noo midaysii hooyo macaan

  • @nimcohappy4567

    @nimcohappy4567

    2 жыл бұрын

    @@fatxi5110 Amin Amin wll

  • @istahilosmanabdi9190

    @istahilosmanabdi9190

    2 жыл бұрын

    Maalin uun si.farxada wad ku wada noilaan doontaan abyo mcn hooyadey 10 sano kadib bishaan 11 keedii ayaan dib u midownay iskula degnay subixii markaan boxo hbnkii inaan xfda imado wan dhararaaa intaasna waa hooyo mcn jecelkeeda

  • @qaliqurux2612
    @qaliqurux26122 жыл бұрын

    waa jeclahay naagaha ilmahoda kufaana halka kuwa qaar ay qariyan si aan raga uga cararin cajiib

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    2 жыл бұрын

    Waa libaaxad laki xaaji isku kalsoon

  • @Haldhaan66

    @Haldhaan66

    2 жыл бұрын

    Hooyooyinka dheh wll

  • @KhalidAli-jm1gw

    @KhalidAli-jm1gw

    2 жыл бұрын

    Madhici kartaa hoyo caruuteda qarineysa oo walac lasoo martey ? intas bes an la ilaawin karin dhibta kale iska daa

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo92802 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭Axax hooyo ilaahow intii hooyo haysato udaa aamiin aamiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️thanks lakii iyo gabadheeda keep going ❤️

  • @AFROMAN2025
    @AFROMAN20252 жыл бұрын

    Allow isku dhaaf inan iyo hooyadeed!!! Very emotional.... I LOVE MY MOM...

  • @ismahanali4747
    @ismahanali47472 жыл бұрын

    😍😍😍😢😢hooyadey allaha u naxariisto aamiin😢😢😢 nasiib wacanaa hani 🤩❤💯

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    2 жыл бұрын

    Amiin abayo intey u nooshahaynna cimri dheer iyo cafimaad ilaah Ha u siiyo 🤲🏽

  • @nasrinaqueen7203

    @nasrinaqueen7203

    2 жыл бұрын

    Illahay hooyathey haunaxariisto iyo hooyoyinka dhamaan ita dhimatay😭🤲🤲🤲Amiin yaa rabbi

  • @saduushsamanbadanofficial7906

    @saduushsamanbadanofficial7906

    2 жыл бұрын

    Amii and xppti

  • @nimcoyuusuf-hn9oc

    @nimcoyuusuf-hn9oc

    5 ай бұрын

    Aamiin

  • @maysuunofficial
    @maysuunofficial2 жыл бұрын

    Maasha allaah Hooyo MCN qiimaheeda lama sookoobokaro laki xaaji iyo gabadheeda waxaan leeyahay Alle haidin xafido insha'Allah

  • @safiahassan3297

    @safiahassan3297

    2 жыл бұрын

    Maansha Allah nolol wacan ku waara.

  • @AFROMAN2025
    @AFROMAN20252 жыл бұрын

    It's extremely powerful song and i don't normally listen a song over and over but i kept on listening this one.

  • @awatifhassan9365
    @awatifhassan93652 жыл бұрын

    May Allah bless them both and never keep them away from each other again InshaAllah much love from a Sudanese sister 💓💓💓💓

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel11702 жыл бұрын

    Axx Hooyinimo 🥺🥺 WllHi ilinaa iga Timid 🥺🥺 Hooyo waa Nolloshoo dhan wllHi 🥺🥺 Intay Hooyo U Nooshahay Rappi Cimri dheef Iyo Caafimaad Ha U siiyo 🤲 Intay Ka Dhimatayna Aniga camal Oo Bilaa Hooya Ah Rappi Naxariistii Janno Ha siiyo🤲

  • @ayaanmaxamed8292

    @ayaanmaxamed8292

    2 жыл бұрын

    Amiin wll fardawsa allh hakugukulmiyo 😭😭😭😭😭

  • @abdullahiabdiissack

    @abdullahiabdiissack

    2 жыл бұрын

    Allaha unaxaristo

  • @fatxi5110

    @fatxi5110

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @xaviradwanhernades2721

    @xaviradwanhernades2721

    2 жыл бұрын

    Aminn ya raabi

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud16032 жыл бұрын

    ❤️❤️😢😢❤️Hooyo Mcaan illahay nagama qaado Allaha dhoowro hooyooyinkeen Dhan

  • @kalthomamahdi9757
    @kalthomamahdi97572 жыл бұрын

    Maanta intan Ooyay waligay ma ooyin alle haysu barakeeyo laki iyo inanteda Hooyo waa Janatu dunyaa Hooyoday wakhtiga iyo daruufaha nolosha na kala dheereyay 😢😢 Alle Inu nabad qaba igu tuso I duceeya

  • @suleimanielmi4923
    @suleimanielmi49232 жыл бұрын

    Mother’s love is the fuel that enables a normal human being to do the impossible. ❤️❤️

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan89612 жыл бұрын

    Anaaba ooyay hooyo macaan Allaha noo xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi hintay kadhimatayna janatul fardaws Allaha geeyo Amiiiiiin yaa rabbi 🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘

  • @aishayosef160

    @aishayosef160

    2 жыл бұрын

    Aaamiiin❤

  • @nazmohammed5271

    @nazmohammed5271

    2 жыл бұрын

    AmeeN. Yaa allah 🥰🥰🥰

  • @hamzaboys9745

    @hamzaboys9745

    2 жыл бұрын

    Machallah

  • @munamohamed2615
    @munamohamed26152 жыл бұрын

    My tears were running without me noticing. May Allah bless their marriage.

  • @Ilkacase102

    @Ilkacase102

    2 жыл бұрын

    I think it’s not weeding

  • @maryanhaji3960

    @maryanhaji3960

    2 жыл бұрын

    It,s a welcome party for coming they were living apart finally united

  • @hoddy1368

    @hoddy1368

    Жыл бұрын

    The most Somali way of doing things 😂

  • @fleurduprintemps1912
    @fleurduprintemps19122 ай бұрын

    Life is not life if mom is not with you 😢God bless our moms 😭

  • @tumajelan4495

    @tumajelan4495

    25 күн бұрын

    😢😢😢😢

  • @tumajelan4495

    @tumajelan4495

    25 күн бұрын

    Yes 😢😮😢😢

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin2 жыл бұрын

    This is so touching. It is also very beautiful to see a mother and her daughter share such a special moment together! Deep!

  • @nastehaabdirahmanborow7632

    @nastehaabdirahmanborow7632

    5 ай бұрын

    Xx

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo7332 жыл бұрын

    Hooyadii ilnaheeda aysan wax badan is arkin oo ilaahay iskugu keenay nabad qab waa fahmi kartaa heestaan laki iyo gabarteeda ilaahay haisku daayo waayi badan inta kala maqana ha isku keeno insha allah❤💯

  • @anabh5771

    @anabh5771

    2 жыл бұрын

    Xagey ka jirtay

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah7582 жыл бұрын

    Hooyo maa la'aanteed horkac gaadhee😏mY maya wlhi,hud hudloow hadafkiis lahaaye ma hirgelin hee...waawareey 🥰🕊⚘mom laki💜thanks mommy fa'iza

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater72112 жыл бұрын

    Walashey Laki xaji iyo gabadheda Allow idiin xafid💝❤💝 Wallahi waa hees qira leh ilinta ayaan ceshan wayaay😭😭😭 Hooyo ciyaar mahan❤❤❤ Allow waliidkeyn adun iyo akhiiraba no xafid amiin yaa Allah🤲🤲🤲

  • @miskibanahadi1754

    @miskibanahadi1754

    6 ай бұрын

    aamin yarabi

  • @farhiyol6567
    @farhiyol65672 жыл бұрын

    Heetan waa hees qiiro les allaha idku xafido hooyo iyo gabarteeda 😘😘😘😘😘😘

  • @maryansaid8065
    @maryansaid80652 жыл бұрын

    Masha allh laki wa hooyo naxaris sharaf iyo qurux isku darsatay illahey haku xafido abyo adi iyo ilmahaga xajigaga❤❤❤❤❤

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr2772 жыл бұрын

    Heestan markaan dhagysto qalbigaan ka ooyaa wlhi😢😢😭Hooyo farxad waaarta iyo cimri dheer iigu noolow io cibaado suuban Aamiin yaa Rabbi❤️❤️❤️ Intii dhimatayna Allah ha unaxariisto jannatul fardowsa Rabbi haku casuumo

  • @fardowsasalat

    @fardowsasalat

    8 ай бұрын

    Amin🤲🤲🤲

  • @hyununnie8583
    @hyununnie85832 жыл бұрын

    I never cried for somali songs like this 😩😭😭 this hooyo's sweet voice + the lyrics Omg am sobbing like pigg 😭😭

  • @ebyanmohamed4442
    @ebyanmohamed44422 жыл бұрын

    Masha Allah mabruuk 1000 mabruuk baby yariis oo kalaa u ooyay! Ilahay ha xafdiyo aamiin

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale69522 жыл бұрын

    Maanshaa Allaah Tabaarak congratulations 🥳 WALAAHI ANAA OOYAYBA 🥲🥲🥰🥰

  • @fardowsaahmed806
    @fardowsaahmed8062 жыл бұрын

    I cried so much watching this pure love between a mom and her daughter 💕💕💕 laki ilahay hakubarakeeyo hooyo fiican aa tahay.

  • @najmaali8137

    @najmaali8137

    2 жыл бұрын

    😭😭😭❤️❤️❤️

  • @user-um5nn3pu3f

    @user-um5nn3pu3f

    7 ай бұрын

    ❤❤❤,agy😂😂😂😂​@@najmaali8137

  • @tfarahan27
    @tfarahan272 жыл бұрын

    Emotional 😭 she gave the crown 👑 to her daughter. Beautiful

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah90232 жыл бұрын

    Mansha allah ❤♥ so emotional and beautiful ilaahay ha isku daayo hooyo iyo gabadhteedii waa naga oohisey laki xaaji wacays hooyoo than ❤❤💯🌹🥰

  • @cabdirauufzeed2467

    @cabdirauufzeed2467

    2 жыл бұрын

    Mash'allah hoyo macan

  • @footballfire1363
    @footballfire13632 жыл бұрын

    Masha.allaha waxa taahay hooyo buxudo oo fanaan Soomaaliyeed ah hadana ku nool quurbu nolow allaha ku xafido caruurtada. Waxa rajeeynaya inay heelan caruuraha kale ee an hooyo heeysan in allae meshey joogan uga dhiigo mel wanagsan dadkey la nolyihina illahay uga dhiigo hooyo iyo abee fican

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial75412 жыл бұрын

    M.a mama laki allw hoydy ila kulansi ango cafmd qabna aamn ya rabbi ❤🤲😪

  • @cranka7600
    @cranka76002 жыл бұрын

    when I saw this video . It touched me even though I had never seen my parents in my life. May God have mercy on my parents 🤲amen. this girl and her mother God bless you

  • @ashadaud3759

    @ashadaud3759

    2 жыл бұрын

    Sorry

  • @educateyourself4546

    @educateyourself4546

    2 жыл бұрын

    Ameen ya Rabi walalo qali

  • @nimcaabshir8104

    @nimcaabshir8104

    2 жыл бұрын

    @@ashadaud3759 9mò l09

  • @nimcaabshir8104

    @nimcaabshir8104

    2 жыл бұрын

    @@ashadaud3759 Oo o

  • @Ariijiina

    @Ariijiina

    2 жыл бұрын

    Same here thou my mom is a live😭😭

  • @nasteexoabdi2231
    @nasteexoabdi22312 жыл бұрын

    Waan la ooyey WALLAHI ALLAH SWT ha isku daayo queen Laki Fanaanad qaali ah hooyo qaali ah iyo gabadheeda quruxda badan AAMIIN YA RABBI SWT

  • @nazmohammed5271

    @nazmohammed5271

    2 жыл бұрын

    AmeeN. YAA. AllAAh 🥰

  • @user-gd9vp6np5j

    @user-gd9vp6np5j

    2 жыл бұрын

    Waan la ooyay waayo waxaa iga tagtay curad yadii oo aa. Kaligeed habar ka dhalay waliba anoo qurabo jooga oo xanuun san

  • @nasteexoabdi2231

    @nasteexoabdi2231

    2 жыл бұрын

    @@user-gd9vp6np5j ALLAH SWT hakuusoo celiyo gabadhaada ALLAH SWT ha tuso xaqa waalidka ku leeyahay waa inay ku daryeesho oo aysan kaa tagin oo kula joogto adiga ALLAH SWT haku caafiyo INSHA ALLAH AAMIIN YA RABBI SWT erayga aad tiri oo ah waxaan ka dhalay habar habar waa laga qurxoon yahay inaa dhahdid xaaskaagii hore hadii kale tagteen iyo hadii is qabtaan ba oo xaaskaaga ay tahay hada

  • @falisabdi2866
    @falisabdi28662 жыл бұрын

    Mashaa allah laki qof qalbi fican wayee wan la qiroday laki iyo gabadhed 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😢

  • @engrabdihassanlodoon6840
    @engrabdihassanlodoon68402 жыл бұрын

    Laki Haji Wacays Your the best mother in the world full of emotions Alaha ku xafido Hooyo Kudayasho mudan baad tahay runtii

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/ZJeq16OpoM-YYaQ.html

  • @Malapo22__
    @Malapo22__2 жыл бұрын

    𝐻𝑖𝑖𝑙 𝑖𝑦𝑜 ℎ𝑜𝑜 ℎ𝑒𝑒𝑔𝑎𝑛𝑏𝑎𝑛 𝑢 𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑤𝑎𝑥𝑖𝑖 𝑎𝑎𝑑 ℎ𝑎𝑤𝑒𝑒𝑠𝑎𝑡𝑖𝑑𝑒𝑒 ℎ𝑜𝑜𝑦𝑎𝑑𝑎𝑎 𝑚𝑎𝑐𝑎𝑛𝑎𝑎 𝑘𝑢ℎ𝑜𝑟𝑗𝑜𝑔𝑡𝑎 𝑜𝑜 ℎ𝑢𝑏𝑎𝑎𝑙𝑎 𝑊𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑛 𝑜𝑦𝑎𝑦 ℎ𝑜𝑦𝑎𝑑𝑎𝑦 𝑚𝑐𝑛 𝑖𝑙𝑙ℎ𝑤 𝑘𝑢𝑑𝑎𝑎 😭😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️

  • @xaawaaaden813

    @xaawaaaden813

    2 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @zaaramohamed2836

    @zaaramohamed2836

    Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi😭😭😭🤲🤲

  • @Hayatshali
    @Hayatshali2 жыл бұрын

    Masha allah arooskeygii hooyo la aanba la ooyay markan toobka cad xidhna qof icaawiya waayay mabruuk alle hayskukiindaayo inbadan farxada kuwaara

  • @mohamedomar610

    @mohamedomar610

    2 жыл бұрын

    allaha u naxariisto

  • @Qaali12
    @Qaali122 жыл бұрын

    Way iga ohisay Laki, hambalyo rerki dhurobo Alle ha dhigo. Hoyo la’anted horumar majiro👌🙏❤️

  • @abdikanihusein1512
    @abdikanihusein15122 жыл бұрын

    Masha allah Laki Haji Wacays, waa Hooyo aad uqiimo bdn, ubadka dhamantood Alle haku xafido. Dhaman Hoyoyinka Somaliyeed Ay ugu Horeyso,Hoyaday mcn alle janadii hawgu bishareyo

  • @marwohi2195
    @marwohi21952 жыл бұрын

    She makes me cry !!!😢😍😍

  • @faysalnuur4019

    @faysalnuur4019

    2 жыл бұрын

    😭😭💙💚💛🤲

  • @nazmohammed5271

    @nazmohammed5271

    2 жыл бұрын

    Ooh me. Too 🥰🥰🥰🥰

  • @carfooninaahmed5489
    @carfooninaahmed54892 жыл бұрын

    Walahi waa iga ohiisaay laki iyo gabadheda waxa daremiiy karo qofkiiy hooyo ah waxa dhaalay

  • @sayidmohamednour5276
    @sayidmohamednour527611 ай бұрын

    Walhi hooyaday xitaa naftayda waan ka jecelahay Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba Alle hakuu dheereeyo❤❤❤😢

  • @asmaanaxariisbdn2105

    @asmaanaxariisbdn2105

    9 ай бұрын

    Alle hku xifdiyo wll mcn

  • @sharmarkeabdullahi2509
    @sharmarkeabdullahi25092 жыл бұрын

    Very deep. Mother’s love is irreplaceable 💯

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar98772 жыл бұрын

    Masha allaah hambalyo hambalyi best mother laki xaaji wacays wad naga oohisay hooyoyinkena illaahey hanoo xifdiyo faaizo camir hor umar wacan xabibti jizaakumalaah

  • @boqolleeyxassan2471
    @boqolleeyxassan24712 жыл бұрын

    Hooya la aanteet abaar ilaahoow noo daa hooyooyinkeen inta dhimatana allah unaxariisto

  • @rodaaliahmed3038
    @rodaaliahmed30382 жыл бұрын

    😭😭😭😪😪 ANI HOOYA LA, AAN BAAN KU KORAY ANOO 5 JIRAY AYAA HOOYADAY MCN ALLE IGA OOFSADAY 😭😭I LOVE YOU MOMMY AND I MISS YOU MORE 😓❤ ❤🙏 ILAHAY HA ISKU KIIN DAAYO LABADINABA AMIN 🌹

  • @queenhooyo4668
    @queenhooyo46682 жыл бұрын

    Ilahow hoyadey cimrigeda igudherey amiin yarabi inti hoyadot dhimadey qalbigada uqawoji walitgoda unaxariso amiin yarabi

  • @nazim1523
    @nazim15232 жыл бұрын

    Waan ilmeeyay wlh allaah noo xafido hooyooyinkeena 😭🤲💋💕❤

  • @zuhayla8310
    @zuhayla83102 жыл бұрын

    Allow hooyaday cimriga u raaji say ii guuriso Hooyo u danbi dhaaf😭🤲😭🤲❤

  • @sacdiajama2381
    @sacdiajama2381 Жыл бұрын

    Heestan waxaa dareemi kara qof hooyadii dhashay la rabo in laga fogeeyo 😢

  • @abdulmalikbusuriabdulaziz7308

    @abdulmalikbusuriabdulaziz7308

    8 ай бұрын

    😪😪😪😪

  • @XamdiadanXamdiaadanmaxmad

    @XamdiadanXamdiaadanmaxmad

    7 ай бұрын

    Haa walhi 😢😢

  • @miskibanahadi1754
    @miskibanahadi17546 ай бұрын

    walHi waan Ooyay Alx inta hooyo haysato allah ha udaayo inta ay ka geeriyooteyyallah ha unaxriisto yarabi💔😭😢☝️

  • @nuragure2954
    @nuragure29542 жыл бұрын

    Mansha allah cadowgiina hajabo lakiyay gabadha holadhay udir mansha allah way Ku egtahay 💯💞 habo

  • @nuuro8336
    @nuuro83362 жыл бұрын

    Hees aan la ooyo waa tii iigu horeesay emotional baa noqdey hooy adaa arooskaaga hakala heesto is so beautiful qof nasiib leh uun baa hela mashalah alaha kuu destijds hooyadaa

  • @asiyabintnadiif3939

    @asiyabintnadiif3939

    2 жыл бұрын

    aroos ma aha umaleen ee waa sodhawayn gabarta iyo hooyaded amay kala foogayen oo hada ale iskuso dhaweyay saas u malen

  • @peaceloveunity3079
    @peaceloveunity3079 Жыл бұрын

    Waw thank you for sharing, I was wondering why they crying. I am Eritrean 🇪🇷 but I love Somalia ppl. We Eritrean never forget wgat somalia did for us in our struggle time. I wush all somalia peace from my heart ❤. 🥰🥰

  • @hamdiasad8681

    @hamdiasad8681

    Жыл бұрын

    Love you to,🥰🥺

  • @ABDULHALIMMAULID00

    @ABDULHALIMMAULID00

    27 күн бұрын

    Peace and liberty 🎉❤

  • @suadmbah8473
    @suadmbah84732 жыл бұрын

    It's just wonderful, I cry everytime I listen to this song, May Allah ( SWT ) forgive all our mothers.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41982 жыл бұрын

    Ax Walaahay hooyadey ayaan soo ,Xasuustey Alle how naxariisto aamiin yaarabi Aad baan u ooyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏

  • @cabdiraxman20saloto13

    @cabdiraxman20saloto13

    2 жыл бұрын

    Amiiiiin

  • @himomontano3759

    @himomontano3759

    2 жыл бұрын

    @samiira wllo allah u naxaristo hooyo

  • @saduushsamanbadanofficial7906

    @saduushsamanbadanofficial7906

    2 жыл бұрын

    Amiin xppti

  • @mariaaaden7061
    @mariaaaden70612 жыл бұрын

    Allaha noo xafido Hooyo mcn Aduunka cizi iyo sharaf ku noolow Aakhirana Jazadaada Janatul Firdawsa Abaalkeeda allaha nooga dhigo 🤲🤲🤲 Hooyo Macaaan 👩‍❤️‍💋‍👩💌💕💕🥰🥰😍

  • @hilaalali3054
    @hilaalali30542 жыл бұрын

    Wow...laki is a good mother....masha'allah ...one of a kind....what a powerful song...

  • @tuludchanal9605
    @tuludchanal96052 жыл бұрын

    Emotional song 🎵 😢 😭 it really touched me hoyoo mcn I'm missing you so much without you my life is torture 💔 may Allah grant you jannah hoyoo mcn

  • @rodamohamed2532

    @rodamohamed2532

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @farizbintwahab757

    @farizbintwahab757

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @quruxdaqalbiga97
    @quruxdaqalbiga972 жыл бұрын

    The most emotional video I have ever watched. So beautiful Mother and daughter. From Quruxda Qalbiga cooking channel. 😭😭😭

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    @istarlinilyasmashaallah3441

    2 жыл бұрын

    sad 😢 did she get married? thank you 🙏

  • @salmaanmoomin

    @salmaanmoomin

    2 жыл бұрын

    @@istarlinilyasmashaallah3441 waad u jeeda iney soo dhoweyn tahay gabdha yar iyadoo yar ugu danbeysay hada ayay Africa ka imaday thank you

  • @nazmohammed5271

    @nazmohammed5271

    2 жыл бұрын

    Manshallah good

  • @qosolqaraxeysi9370

    @qosolqaraxeysi9370

    2 жыл бұрын

    @@salmaanmoomin from Africa. Or dowlad. Holland. Ayaa ka qatey? I’m confuse. Anyway hada waa wada jooga Allah. Bless y’all

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    @istarlinilyasmashaallah3441

    2 жыл бұрын

    @@salmaanmoomin yes

  • @saharalsharif123
    @saharalsharif1232 жыл бұрын

    anaga dhan waana oohiseen allow hooyadey u naxariiso intii hooyadood noolna u xafid

  • @Toyboxhijee
    @Toyboxhijee2 жыл бұрын

    I don’t understand the language this is just beautiful

  • @rizamohamed7542

    @rizamohamed7542

    2 жыл бұрын

    Is a welcome back party for her daughter.🥰🌹🌹🥰

  • @Toyboxhijee

    @Toyboxhijee

    2 жыл бұрын

    @@rizamohamed7542 thank you

  • @kowsaryasir1592

    @kowsaryasir1592

    2 жыл бұрын

    It’s emotional song the Mother welcoming her daughter ❤️Is about loving

  • @kowsaryasir1592

    @kowsaryasir1592

    2 жыл бұрын

    Somali lounge from Horn of Africa

  • @Toyboxhijee

    @Toyboxhijee

    2 жыл бұрын

    @@kowsaryasir1592 thank you for explaining. I’m loving the music

  • @sulaymanemohamud7381
    @sulaymanemohamud73812 жыл бұрын

    Illahoow hooyaday macan igu sin intaanu is arkayno oo hanakala dilin amiin 🤲🤲 yaa allaah wlhi hooyo waa iftiinka dunida

  • @mariamabdi4021
    @mariamabdi40212 жыл бұрын

    Very moving,, can't stop crying 😢

  • @aminahusein8399
    @aminahusein83992 жыл бұрын

    Maaaha allaah hooyo macaan ilaahayow naaxafad aduun iyo aaqiro jano

  • @aishayosef160

    @aishayosef160

    2 жыл бұрын

    Aaamiiin❤

  • @hafsaderow508
    @hafsaderow5082 жыл бұрын

    Walhi waan ilmeynaya ilaa hada ilaah haku xifdyo hoya laki iyo gabdheda hoya qimaheda waan fahansanhy allha noo xifdiyo hoyooyinkena amiin❤❤

  • @user-pw6go5ys6r
    @user-pw6go5ys6r10 ай бұрын

    Only waxaa dareemi kara qof hooyadeed loo diiday oo laga qariye oo hooyo la aan soo kortu alx allow hooyo nabad iigu keen😊

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel93202 жыл бұрын

    Mashallah laki waa jeclahay ❤️❤️ allah Ku daayo caruurtada

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl92442 жыл бұрын

    Waxaan laki yeey kuu saxiixey hooyo karti leh heestaan wlh 6 mar aan marooyaa aan la ooyey alaha idin xafido Adiga iyo gabadhaada Hooyo macaan is Hooyo macaan ma leh aduunka wax loo dhigo the love of Mother ❤️❤️ Big hug sister

  • @faadumosaciidfaarax5864

    @faadumosaciidfaarax5864

    2 жыл бұрын

    Maasga allaah laki xaaji wacays hambalyo abaayo adiga gabadhaan habaryarta u ahay hani kuwii isku waara allaha idinja dhigo wallaahi caawa aad bb u qiiroosey heesta hooyo mcn hadaan reer puntilaan waxaan kuu soo direynaa hambalyo hambalyo maaasha alllllllllllaaaaaaah

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi76172 жыл бұрын

    😭illahow gabadheyda baari iga dhiig masha’allah

  • @iishomaxmed2405
    @iishomaxmed24052 жыл бұрын

    Masha allha hooyo mcn Hani Allha Kudayo Faisamair hoor mar wacan gul gul qali💖💖💖💖💖💖💖💎💎💎❤❤❤❤

  • @safiyaguled5212

    @safiyaguled5212

    2 жыл бұрын

    Walaahi waa qeerooday

  • @nasronur4058
    @nasronur40582 жыл бұрын

    I can't stop crying wlhi

  • @ramlamohamed1620

    @ramlamohamed1620

    2 жыл бұрын

    Me too

  • @nimcaanfarah9483
    @nimcaanfarah94832 жыл бұрын

    Mansha Allaah ano nin ah aya oyay wayo I,love my mom a lot laki walal ilahay Ku shugri we love you all 💌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nafisoyusuf2305
    @nafisoyusuf23052 жыл бұрын

    😪😭masha allah abaayo ilaah ha isku kiindeysto hooyo waa lama huraan aniga yar ayaan waayay hooyo macaan ilaah ha u naxariito aamiin yarabi waan dareemay inaa xanuun tahay hooyo hadii ee san kula joogin waa xanuun 😭😭😭😭😭😭

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado20282 жыл бұрын

    Ax HoooYoy Ha Mudan CiiL HoooYoY Ha Mudan Cadho HooYoY Ha Mudan Cudur HooYoY ha Mudan ceeb HoOyaDay wakhtiga iyo duruufaha Ayaa na kala Fogeeeyey imiss You HoYo Mcney😥❤ Allow HooYo Kasta noLoL sare Ku nooLaysiii😥😭❤

  • @leilaali2111
    @leilaali21112 жыл бұрын

    Laki xaji masha allah hooyo qali ilah ha idin xafida adiga iyo gabadha yara cadowga haka qabtay waa heesa qalbi taban 😭😭😭❤❤❤❤❤

  • @saramahamed1901
    @saramahamed19012 жыл бұрын

    Ilaahow hooyooyinkeena noo xifdi intii dhimatayna allaha u naxariiso hooyo macaan cid lala simo ma leh wallaahi Laki waa iga ooysiisay allaha kuu xafido ubadkaada xabiibti 😭😭🥰😍

  • @ikranmohamed964

    @ikranmohamed964

    2 жыл бұрын

    Amiin 😭🤲🏾🤲🏾

  • @safiyaawale8178
    @safiyaawale81787 ай бұрын

    I never cried this much it’s emotional and touching song may you be happy and healthy you and your daughter ❤❤❤

  • @zeynamohamed4899
    @zeynamohamed48992 жыл бұрын

    Ilaahow baari ugu dhig yaa rabi yaa allaha waa hees qiiro leh

  • @inahussein2653
    @inahussein26532 жыл бұрын

    Ax wlhi this is the nost emotional video i have ever watched wlhi i cry its so beatuful and emotional when your mom is telling you rafadkii iyo waxey kulamartay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @burhanmuhamedabdulahi6757
    @burhanmuhamedabdulahi67572 жыл бұрын

    Maasha Alaah Gabadheeyda Hani sharaf abti mcn Hooyadaa Alaha kuudaayo walaahi waa Hooyo qaali ah tii u abaal gudana abti alaha kaadhigo aamiin aamiin aamiin abti mcn uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuumac uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuumac uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuumac

  • @xalimomayowosman1404
    @xalimomayowosman14042 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭 wlhi wan ilmeeyey ilahow hooyo mcn idaaa o cimrigeda i dheereey ana iga dhig sidi hooyaday ay baari u tahay

  • @maruuzali4866
    @maruuzali48662 жыл бұрын

    Yarabii hooyadey cfimd sareeca isiii 🤲😭 dhaman hooyoyinkeyna ino dhaf

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse29592 жыл бұрын

    Maasha Allaah Maasha Allaah Abayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭 Alx Laki

  • @muniikofficial6737
    @muniikofficial67377 ай бұрын

    Marwlpo oo lay ciilo waxkle maba qabti hoyadeey soo xasusto wan iska dhageestaa oo waan ooyaaa saaaaaaaid welipa I love you mom laki hoyadeey ine ila hdlooso umaleyaaa hoyo illhy haku naxariisto🥺🥺🥺

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar34062 жыл бұрын

    Heestani waa hees dareenkeda wadata wllhi qiimahega wax fahmi kara qofka dareenka hooyo ku jiro😭😢❤🥰 thanks habo laki ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰

  • @saidaabdirahman2762
    @saidaabdirahman27622 жыл бұрын

    Walahi wa ooyey hooyo mcn illahow ku naxariiso wan qiiroodey abayo mcn illahey ha isku kiin daayo aamiiin yaa allah

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi20262 жыл бұрын

    Wlhi iLintaa iga dareereysey intaan dawanaayey , Allow Awlaada ♥ noo xafid hooyooyinkana noo daa xafdullaah ❤❤❤❤🥰🥰

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa63822 жыл бұрын

    waa hees qalbigeyga taabatay allow hooyo Aankhiro iyo aduun noo xifdi

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye23322 жыл бұрын

    Maasha allaah Laki Haaji waa hooyo wanaagsan waaridka saas baa laga rabaa

  • @apdilahiisman4266

    @apdilahiisman4266

    2 жыл бұрын

    Sidee walidka waa in uu ubadka janada u horseedo

  • @shugriabdi4532
    @shugriabdi45322 жыл бұрын

    Hooyo fiicani wata ilmaheda sosarta mabruuk habo hooyada ha ilawin waliga 🥰🥰

  • @nimcohasan1915
    @nimcohasan19152 жыл бұрын

    Qofka nolosha ugu nazibka xun baa ahay waligey anoo ween hoyAdee markin 😭😭 daren hooyonimo markin nolosha marka hooyo kuujogto wax kaste way kusahlanyihin😭😭 way iga nazib badan dadka hoyadod ujogto allow ani hooyDey dip noo kulmi hestan dadka mawada daremi karan micnaheda 😭😭

Келесі