No video

AWALE, DALMAR, ISKALAAJI 2016 TIIRSHA QARANKEENA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

ERAYADII: XAYAAT GEELQAAD
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN, DALMAR YARE, ISKALAAJI
MUSIC BY: ARIDO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
Copy Right STUDIO LIIBAAN

Пікірлер: 729

  • @mohamedyusuf5266
    @mohamedyusuf5266Ай бұрын

    Happy independence day my people 2024/6/26

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB8 жыл бұрын

    CAWAALE Tubta maanta ay taagantahay Waa turxaan bixinee Tallabada aan qaadnaana Waa toosin hawlaha ee Tusa talada shacabkoo sharcigan Toobiyaha saara Tollayda qabiilkiyo ka baxa Waxaan tisqaadeyne Towfiiqda khayrka leh Waa lagu tanaadaaye Tahriib baa bulshadan lagu tirtiray Tabadii naafeeyey Tilmaamaha colaadaha leh Tuura oo naca ee Tuurta calanka saarta oo mar qura Tiirsha qarankeena Qof waliba wixii uu taraa Loo tirinayaayee Towstiyo xanuunkaan marniyo Tacadir iyo ciilkii Marba meel bay taagantahay Maanta waa tab kale Utusmeeya qarankoon dhisniyo Taadhi inaan maalnoo Dhallintana tusaale ay dhaxlaan Waa in looga tagoo Hooyada tawaawucu ku dhacay war Waa in loo taliyoo Qarankii tisqaadyoo tallabsayee Rabbow nala tiiriyee AAMIIN AAMIN Tamariyo xoogiyo tayiyoo Tiir adag uyeeleey Tuurta calanka saarta oo mar qura Tiirsha qarankeena Qof waliba wixii uu taraa Loo tirinayaayee Dhamaad These are words of wisdom

  • @mooabdi

    @mooabdi

    8 жыл бұрын

    jjkhfhioojoooooo0s

  • @bahsandjama3408

    @bahsandjama3408

    8 жыл бұрын

    on bcp, o

  • @ibrahimcarab231

    @ibrahimcarab231

    8 жыл бұрын

    thanks Sxb

  • @aaminomahamed5906

    @aaminomahamed5906

    8 жыл бұрын

    j

  • @aaminomahamed5906

    @aaminomahamed5906

    8 жыл бұрын

    +Ibrahim Carab o

  • @uteadawee51
    @uteadawee518 жыл бұрын

    I am from Djibouti but this song gave me goosebumps Somali weyney qabiil ka taga oo midooba wa iga dardaaran and well done my dear friend awaleh aden deheyeh

  • @ilyascise9060

    @ilyascise9060

    Жыл бұрын

    ⁰⁰

  • @haut-niveauchannel2919
    @haut-niveauchannel29197 жыл бұрын

    wlhi heestaan aad bay iga oyisay runti haya k'Allah awaleh Aden Best song for ever.

  • @dhagacade6794
    @dhagacade67943 жыл бұрын

    Heestaan kamaba daalo @Awaale fanaanka Qarniga 21aad ee umada somaliyeed 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯👋👍👍👍

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida23568 жыл бұрын

    Fanaan Awale hakaa ahaado yaaqey hadii kale hakaa saqiiro nolow waligaa nolol caafmd leh Inshallaah bro somalia jiritaankeeda dadbaa ka xun runtii ilaahey hanaga qabto wixi xaasid nagu eh viiva mogadisho cadey hargeisa & usa intaan lugta soo ma riyay mogdishay meelan kuugu masalo wali maan arag viiva xamar cadey imiss mogdisho 😘😍😘😍💞💕😍

  • @somalitv645

    @somalitv645

    8 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @zakiboy8777

    @zakiboy8777

    7 жыл бұрын

    Asma Abuukar h£

  • @xbggvvg678

    @xbggvvg678

    7 жыл бұрын

    Asmo Curada cida you kkkkkkkkkkkkkkkkkllllllkkkkk

  • @xbggvvg678

    @xbggvvg678

    7 жыл бұрын

    💗💗💗💗💟💟💟💟💟✌✌✌✌✌✌✌✌✌👉👉👉👉👉👉👉😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝👉✌✌✌✌✌✌😉😉😉😉😉💗💞💟😕

  • @relaxaid8398

    @relaxaid8398

    6 жыл бұрын

    Asma Curada cida ####

  • @QueenHamdi632
    @QueenHamdi6328 жыл бұрын

    waaaaaw wallhi markan dhageystay jirka ayaa idamqaday oo wan ilimeyey waa hees qiiro leh cawale walal codkada alle ha ku dayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 haben iyo malin ayaan dhageysta wiilkan waa wiil wadani dhab ah alle ha ku xafdido walal 😍😍 wan ku soo dhaweyneyna marwalibo

  • @abdirisaqabdulaahi7733

    @abdirisaqabdulaahi7733

    3 жыл бұрын

    Nasab

  • @user-sg3nb1gq6q

    @user-sg3nb1gq6q

    2 ай бұрын

    Haa walahi wa wadani dhab ah cawale adan wa gesigena djabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nuradincalidhuux7828
    @nuradincalidhuux78283 жыл бұрын

    Heestaan Kama xiisa dhoco maalinta ay soo baxday ilaa hada 2021 yaa daawanayo legend cawaale iskalaaji iyo dalmar yare

  • @gashaanleguureeye4779

    @gashaanleguureeye4779

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aad sxb kulamid baan ahy kama xiisa dhoco 🇸🇴🥰🇸🇴

  • @FarhanSwaggy
    @FarhanSwaggy5 жыл бұрын

    Inta igu raacsan cawale adan inu yahay fanaan iyo badh. LIKE ta igu dadaala fadlan

  • @abdi_shakur449

    @abdi_shakur449

    4 жыл бұрын

    Wa fanan somaliyeed oo dhan

  • @Hankaabmedia

    @Hankaabmedia

    2 ай бұрын

    Fanaan qaran fanaan lahubo 100%

  • @samraqurux9405
    @samraqurux94055 жыл бұрын

    Heestan xasuus gaar ah ayey iiledahay markan maqlo wxnso xasuusta my love asaga markaasta daawan jiray anna wanla dawan jiray miss u my dear anago nabad ah ilaah haiskukenso celsho inti comentigan aragto aamin iidhaha

  • @abdifitahiye6227

    @abdifitahiye6227

    5 жыл бұрын

    Aaaamiiin

  • @manaalmohamed3105

    @manaalmohamed3105

    5 жыл бұрын

    Z,ochey

  • @mstfyare3938

    @mstfyare3938

    4 жыл бұрын

    Aamiiin wll

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    Жыл бұрын

    Amin walashey ilah ha idin ka dhigo kuwo farxad hela iyo ubad bari ah

  • @beanladen5726

    @beanladen5726

    2 ай бұрын

    Allow Isku keen Labadoodaba

  • @cawocuud8935
    @cawocuud89355 жыл бұрын

    Geesi awale❤ 2018 Yaso boqday Hestan🇸🇴

  • @esmahan143
    @esmahan1433 жыл бұрын

    Tunta calanka saarta oo tiirsha qarankeena🇸🇴💙 insha allah 2021 dawlad cusub oo tubta maanta aan taganahay naga sama bixisa allow no door

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri88178 жыл бұрын

    Awaale Adan wadaniga dhabtaa Talo iyo waano waad siisay umadda Soomaliyeed, mahad sanidiin Fanaaniinteena Qaranka.!!

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail73783 жыл бұрын

    nin waliba waxa uu taraa loo tirinayaaye😢😢😢😢😢😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag.6 жыл бұрын

    Cawaale ALLAAH yacizzak boqortooyo ALLE qarankeena haynoo tiirsho waan halgamaynaaa thank you bro from Hargeisa!

  • @djiboutiennedjibouti5041
    @djiboutiennedjibouti50418 жыл бұрын

    am just proud of DJIBOUTI yaakhi qabiil maa iska dhaaftaan cidkasta nala nool djibouti canfar somaali carab amxaar sudaan and that cultural mixture is making us unique je suis fiere de toi cawaaleh cousin longue vie bisous

  • @kafiyaosman1634

    @kafiyaosman1634

    7 жыл бұрын

    djiboutienne djibouti wa runta horta hadi qabil ladayo wlh horow Mar balagadhi laha hadi la odhan ayo somali wa somali midna caaro madhera illahy somali haisracsho amiin

  • @abowtv9289
    @abowtv92898 жыл бұрын

    wlh cawaale adan ma aqaan waxa an kutilmaamo waa fanaan waa wadani Somalinimadiisa kufaana cawaale mar uun taariikhda somalida kuxisidoonto fanaan sax ah majiro hada faaninta soomliyeed cawaale ma ahane

  • @queenanjuu6846
    @queenanjuu68463 жыл бұрын

    2020 yaa ila dhageysanayo oo walibo qiiro kuu reebtay hestan ilahay na midee 🤲❤️❤️

  • @hodanmahad6354
    @hodanmahad63548 жыл бұрын

    Masha Allah i wish long life, peace, unity and development for Great Somalia amen amen amen

  • @wariyecabdiwaligaasjr.3949
    @wariyecabdiwaligaasjr.39498 жыл бұрын

    Man sha Allah Awaale Wlahy Muwadin Smliyed Noolow Noolow

  • @fardowsamacalin7414
    @fardowsamacalin74148 жыл бұрын

    masha alaah Cawale Aden fanan qaran ale maxaad wadani dhab ah tahay cidii cawri kulul iyo kii uurka kaa neceb ale catada hoosteda hakamariyo anaga hadaan somaliweyn aan nahay hambalyo

  • @hanifilsan8128
    @hanifilsan81287 жыл бұрын

    allaa aniga wax barasha la itirinaya macalimad ayan rajena inan ka noqdo somaliya insha allah

  • @AhmedHAdde
    @AhmedHAdde8 жыл бұрын

    ma aqaan Cawaale Waxaan ku sifeeyo lkn Waxaan dhihi karaa Waa Fanaan Wadani ah Somalinimada dhab ka tahay , umada soomaaliyeedna Dhibtaan way kabixi doontaa insha allah

  • @nalkaorodo7497

    @nalkaorodo7497

    5 жыл бұрын

    Awale somali miyaaaa

  • @somalilandermidnimo3980

    @somalilandermidnimo3980

    3 жыл бұрын

    @@nalkaorodo7497 jabouti miyanay umad somali lahayn markaa isna waa somali balse calanka unba lagu kala duwan yahay

  • @queentanya3787
    @queentanya37875 жыл бұрын

    Iam proud people like Awale who are pan Somalist. I hate qabiil whenever I listen to Awale songs I feel the real Somalinimo manshallah. Love from Togdheer Somalinimo lives in me ✌

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa31658 жыл бұрын

    Thnks fananin qaran Somali nimada waa dhiiga marka somalinimada inta jecel kor allaha kayelo insha allah wan kabaxayna dhibka

  • @nimconalka4918
    @nimconalka49188 жыл бұрын

    Masha'Allaah awale odey soomaliyed ayaad u egtahey long life adi iyo asxaabtaba waad ka baxsateen 👌😘😘

  • @Ayanawalle

    @Ayanawalle

    8 жыл бұрын

    adi wa iga so bode mel kasta ma tagantehe

  • @africanflavor1043

    @africanflavor1043

    5 жыл бұрын

    Cawaale somali maha baa lagayidhi wa nin ciise o allahi allah yahay

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Жыл бұрын

    Dalmar Yare waddanni weeyaan wallaahi calankii hooyo ee Somalia 🇸🇴 buu ku faanayaa u fiirso sidduu u ugu faanaayo Laandhere waddani ah guuleyso eebow 🇸🇴❤️🙏

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal3 жыл бұрын

    Tuurta calanka saartoo marqudha tiirsha qarankena Qof waliba wixii uu taraa loo tirinayaaye😢❤️ heesti ugu qiimaha badnayd wayadan king awale casri✌️🇸🇴

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla98638 жыл бұрын

    awaale my bro allow ku daa sida ad somali u jeceshahy in ka badan ban ku jecel nahy billad bad mudan tahay

  • @fartunshire3161
    @fartunshire31618 жыл бұрын

    viva calankeena baluuga hajiro waligiis 💙 💙 💙 💙 💙 💘 💘 💘 💘 thx Awaale & Dalmar & iskalajii ❤

  • @indhouroon2611
    @indhouroon26117 жыл бұрын

    qof waliba wuxuu taraa loo tirinayaayee wlhi hees jirta waaye 👌👍😭

  • @ahmedccasiisahmedxirsi9237
    @ahmedccasiisahmedxirsi92376 жыл бұрын

    Fanan Qaran awale adan fanan aan jecalhy Shaqsi dadkisa calankisa jecel awale horay u soco 💪

  • @ayanitaidriisdanfeh7978
    @ayanitaidriisdanfeh79788 жыл бұрын

    wllhi fanan qaliya awale Aden k dieux vs protégé frère somalinimadu aad ayay kuwayntahay fanan aamba adiga haka ahado ambaa hayska amuso wankutagera awale

  • @maxamedibrahim7535
    @maxamedibrahim75354 жыл бұрын

    Calankeena baluuga iyo umada soomaliyeet meelkastoo ayjoogaan madaxina kor ha ahaado dhibaatana waa ka.bixi doonaa insha alah ✊✊✊✊✊✊ 2 bisha 4 2020

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb30657 жыл бұрын

    geezi cawaale heestu way igusocotaa from hargeysa calanka buluga waa inan bari ka taaga hargeysana

  • @khadijaforever7742

    @khadijaforever7742

    7 жыл бұрын

    Abdifatax Sulub 👍sharaf baad leedahay wll

  • @noshuwaanfaraxad9588

    @noshuwaanfaraxad9588

    7 жыл бұрын

    Abdifatax Sulub saaas waaaa

  • @xanaancawed801

    @xanaancawed801

    7 жыл бұрын

    Heesti fartun birimo

  • @mohamedrmohamedr644

    @mohamedrmohamedr644

    6 жыл бұрын

    Abdifatax Sulub poqor iga dheh 👍👍👍👂👂👂

  • @secretsuperstar8705

    @secretsuperstar8705

    6 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @abuukaribraahim8301
    @abuukaribraahim83018 жыл бұрын

    boqorka fanka Africa cawale adan afkaga caano mac iyo sixin lagu qabaye wadaniga dhanta ah ee shanta somaliyed

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle897 жыл бұрын

    tuurta calanka saarto mar qura tiirsha qarankena qof waliba wixii uu taraa loo tirinayaye guul iyo gobanimo somali ween❤❤

  • @harambeharambe4570
    @harambeharambe45708 жыл бұрын

    waxaanahay midig& bidix soomalaay makala maarano tiirsha qarankeena

  • @Naj201
    @Naj2018 жыл бұрын

    The king of somali music Awale Adan 🎤🎤U are the best walaahi

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын

    Maanta waa 2023/7/ 1da luulyo🇸🇴😭❤ Maalin sabti ah 🎉 mar qudha tiirsha qarankeena❤ Qof waliba wxuu taraa loo tirinaaye❤🇸🇴

  • @fatoumaosman7271
    @fatoumaosman72718 жыл бұрын

    cawaale you are my best fanan all time 😙😘😚 big respect 👏👏👏👏👏👏

  • @qaasimcabdi6587

    @qaasimcabdi6587

    3 жыл бұрын

    Anagoo dhan sidaado kle u tageernaa

  • @xareedmahad7114
    @xareedmahad71147 жыл бұрын

    Awale adan iskilaaji boqorkeena wakugu faana dalmar yare heestan ya ila dhageesanaya 2017

  • @hennabyamaar9416
    @hennabyamaar94164 жыл бұрын

    Hees qataar iga deh cawaale Adan,skalaji,Delmar yare waa dad wadaani ah u ar the best male artist allow Somali nabad no gaa dhiig dhiibak ayan ku nahye meel Walbo inshallah Somali ayey noqone nabad allow Somali awood dalkena ameeeen

  • @faatimahersi5729
    @faatimahersi57292 жыл бұрын

    Inta heestan quen qaawan kaso raacday farta taaga ☝️😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadmad

    @saadmad

    Жыл бұрын

    Xadir

  • @RamlaAbdilaahi33-pk4tr

    @RamlaAbdilaahi33-pk4tr

    10 ай бұрын

    Xaadir😅😭

  • @kc.jojokaelis9050
    @kc.jojokaelis90507 жыл бұрын

    awaleh Aden vive le chanteur 'vive Djibouti le pays des braves

  • @maslaxmaxamedadaan2999
    @maslaxmaxamedadaan29997 жыл бұрын

    allow noo daaa somalia inigaaa ohiinta wey igaaa dhamatey hadaaan firiin laheen axaaxa allh noo nabadeyoo somalia cawala allh ku dayoo

  • @naajicade8646
    @naajicade86464 жыл бұрын

    This is our big legend cawaale alla ya cizak fanaan maahee waa hobol wadani ah viva somalia

  • @kowsarmoallim1735
    @kowsarmoallim17358 жыл бұрын

    Yes we are Somalia ,and we love each other please stand with me this summer 1 million March for saying screw qabil I am Somalia ,we can do it guys.

  • @deeqo807abdi6
    @deeqo807abdi68 жыл бұрын

    caawale adan fanan qaran alow no daa dhaaman walalhen jabuti

  • @mariam-vd7xu
    @mariam-vd7xu8 жыл бұрын

    cawaale waa fanaan soomaaliyeed oo qiimo badan noo leh ,aad baan kuugu mahadinayaa.

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92838 жыл бұрын

    insha Allah marbaynu ka bixi doonaa qabiil Insha Allah

  • @nimcoabdi4855
    @nimcoabdi48554 жыл бұрын

    wlhi wan jidhidhocoday dhiiga idhaqaqay was walba soomali sinji kileh ba daremi kara wadaniyada waxay tahay soomali hamidawado ilahay idanki aaminta raciya from hargeys my blood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💋💯

  • @gashaanleguureeye4779

    @gashaanleguureeye4779

    3 жыл бұрын

    Aamiin yarab🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-mb3rz4nd4s
    @user-mb3rz4nd4s27 күн бұрын

    somalidu maanta waxay gaari lahaayeen 100M lkin ayagaa is xasuuqeY qori dableH ayaa layskugu dhiibey

  • @khadiijahannah689
    @khadiijahannah6897 жыл бұрын

    maanshaa allaah cawaale aadan allaha Ku daayo😄😄😁😁😍😍👌👌👍👍👏👏💝💝

  • @munaali5957
    @munaali59578 жыл бұрын

    ilahow nagu si siyadi nabada iyo jidka tosan

  • @jamilamohamed9584

    @jamilamohamed9584

    8 жыл бұрын

    Amiin yaa rabbi

  • @fatumamohamed5760

    @fatumamohamed5760

    8 жыл бұрын

    +jamila Mohamed inshalah.ilahow.no.baarake.nabada.naagu.siiyadi.yaarabi.aameen.

  • @khaatumawiboys9262

    @khaatumawiboys9262

    8 жыл бұрын

    +Muna ali amen

  • @sawsanclassq1181

    @sawsanclassq1181

    8 жыл бұрын

    aamiin

  • @abdiweliukun5160

    @abdiweliukun5160

    8 жыл бұрын

    Amiin amiin Allo naga yeel

  • @zakariyeali9379
    @zakariyeali9379 Жыл бұрын

    Waa 15 October waa habeen taariikhiya xulka da' yarta 17 jirada somalia ayaa ku guulaystay koobka shucuurtayda halkan kuma soo koobi karo Guul soomali wayn Waxan jooga deegaanka somalida ay Ethiopia gumaysato insha Allah maalin waan midoobi doona 😢 Guul somalia🇸🇴 🇸🇴

  • @mohammedjama9329
    @mohammedjama93298 жыл бұрын

    Alfanaan awaale adan thnks bro hees qiiro xanbaarsan qof waliba wixii uu tara loo tirinayaa ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @adirshiitmohamed2837
    @adirshiitmohamed28373 жыл бұрын

    Cawaale waa fanaan somali dhalad dhaba ilaahay haku barakeeyo insha alllh somali way midoobi cadawga umada somaliyeed cagta hoosteeda ayaynu marin

  • @yowyum4923
    @yowyum49237 жыл бұрын

    waa heerka uu marayo studio ga wayn ee liibaan jaamac in sadex nin oo aan hal meel wada joogin in hees live ah laga wada duuubo sxp hanbalyo baan ku leeywhy LIIBAAN JAAMA

  • @ikramabdiaziz1642
    @ikramabdiaziz16428 жыл бұрын

    awaaaale fanaan sooimaliyeeed jecel dadka soomaliyed o dhan oooo qabiiil aqoon somaliya dad si dan u fcn hdi ay noqdan waa hubal way is raaacesa sooooomaliya wax badan bay dadkeda soo samreen eee ilaaahow nabad ayaan kaa barinay

  • @nasiryousuf8029

    @nasiryousuf8029

    5 жыл бұрын

    somaliye qabyalada stop

  • @missayuush9227
    @missayuush92278 жыл бұрын

    wwwwwwww heestan kamadalo long life big bro cawale adan

  • @gahayrmaxamed6278
    @gahayrmaxamed62783 жыл бұрын

    ILAHOW SOOMAALI MIDAAN KU WAYDIISANAY ♥️💙😍🤲

  • @aaaadventureofficial3904
    @aaaadventureofficial39044 жыл бұрын

    Victory is coming insha Allah. ❤️❤️❤️❤️ Greating from Wajir

  • @akaaka2435
    @akaaka24358 жыл бұрын

    Masha allah allow wadanka noo dhoor .fanaaniinta iyo abwaanka wa mahadsan yihiin waana ka baxsadeen

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed95848 жыл бұрын

    woooooooow caadi ma ahan heestan well done 👌👏👏

  • @naimaabdi9049
    @naimaabdi90492 жыл бұрын

    2022 aa firsanoya cawale best 😭🇸🇴🤍

  • @hashihas1845
    @hashihas18458 жыл бұрын

    wow cawale, iskalaji and dalmar my favorite som Hollywood working together. love the song my favorite is qof waliba wuxuu Tara loo tirinaya.

  • @aishaabdalla8419
    @aishaabdalla84197 жыл бұрын

    super song really Awale Adam Somali hanolato

  • @mizzilhaam5659
    @mizzilhaam56598 жыл бұрын

    😍😍😍😘😘Waa hees qiro badan uu wadani aah wale been mahan 👌👌👌qof walbo wixi uu tara aya lo tirinaya 💜💜💜 best song 💋💋

  • @yyytttgjj7325
    @yyytttgjj73257 жыл бұрын

    xaaaax ikacay dhiigaa ikacay wlhi heesbay qaadeen

  • @nadahmeddoualeh8306
    @nadahmeddoualeh83068 жыл бұрын

    I pray that God gives the Somali peace for their people live in tranquility after a journey of pain and suffering that we wish them find inner peace and outer ameen

  • @Luula324

    @Luula324

    8 жыл бұрын

    aaameeeen.

  • @abdiwahidmohamed3668

    @abdiwahidmohamed3668

    8 жыл бұрын

    ameen abaayo mcn

  • @abdiwahidmohamed3668

    @abdiwahidmohamed3668

    8 жыл бұрын

    ameen abaayo mcn

  • @abdiwahidmohamed3668

    @abdiwahidmohamed3668

    8 жыл бұрын

    ameen abaayo mcn

  • @ifrahosmaan5235

    @ifrahosmaan5235

    8 жыл бұрын

    +Nadira Ahmed ameen

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane10513 жыл бұрын

    Somaliyeey heestan 10k ayay u qalanta haday nasabnimo iyo Somalie jacayl inagu hadhay

  • @sundusabdi4363
    @sundusabdi43632 жыл бұрын

    Tilmaamaha colaadan ahe tuura oo naca ee🇸🇴🥰 2022 qofwaliba wixi uu tara lo tiranayaa

  • @Abdibr876
    @Abdibr8767 ай бұрын

    Heestan waxay ka hadlaysaa dhibka manta Ethiopia 🇪🇹 nagu hayso tiirsha qarankena

  • @deqaario723
    @deqaario7235 жыл бұрын

    Sdexda aaN tagero Awale adaN DalMar yare Iskilaji 2019/july/8

  • @sadia.1607
    @sadia.16072 жыл бұрын

    Queen qaawan baa isoo dirtay aniga😭😭😂

  • @mahammedhassen2260
    @mahammedhassen22605 жыл бұрын

    30/01/2019 still way igusocata

  • @farahahmed9153
    @farahahmed91534 жыл бұрын

    The Somalian legend Awaleh Aden MashaAllah

  • @aomibrahim1502
    @aomibrahim15025 жыл бұрын

    Insha allah Somalia marbey dhibaatadaan ka bixi doontaa. AWALE muwaadin soomaaliyeed weye allaha daayee!

  • @amiishgele8302
    @amiishgele83024 жыл бұрын

    X😢x😢x walhi heestan markan dhagasto wa ilmeyA abwanka alifay somali dhibkahastu daremay awale adan nolow

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo75608 жыл бұрын

    Thank U Awale Aden. Liibaan Jama well done bro!

  • @raxmoabdi2529

    @raxmoabdi2529

    8 жыл бұрын

    Ilove you Somali mashaalaha

  • @hadisherzad9587
    @hadisherzad95878 жыл бұрын

    waaaaaaaaaw niec very good nice masha allah my barada ilxuni kumaarakto 😍 wasas xaqiqadu sxb cawale adan

  • @maarizaahmad2870
    @maarizaahmad28702 жыл бұрын

    Hdii dawanesid 2022 🥰like 👍 ❤

  • @AhmedIlyas-ly5lt
    @AhmedIlyas-ly5lt2 ай бұрын

    From Djibouti I love my brothers Somalia halolato peace and live

  • @soomaliahanolato7291
    @soomaliahanolato72917 жыл бұрын

    waa runta mahadsanid wall cawale aadan insha allah weey is racday soomali allah hana sicido kena xun allah hano tosiyo

  • @libanabdi5613
    @libanabdi56137 жыл бұрын

    Nationalisme............. vraiment cette chanson exalte l'esprit Nationalismes Somaliens...........bravisimooooooooooooo...........Awaleh Dalmar Iskalaji Faninta karanka

  • @lvelyfatxii9692
    @lvelyfatxii96928 жыл бұрын

    wale been ma ahn qof walba wixi oo taro ayaa lo tirinaa👏👏 well done guys 😍😍❤❤

  • @bilecade1981
    @bilecade19817 жыл бұрын

    qof waliba wixii uu taraa loo tirinayaayee axsan hees cawaale b😊😊😊 big respact ❤❤❤

  • @marwaanyare8562
    @marwaanyare85628 жыл бұрын

    Masha allah aloow Somali is jecleeysii oo qalbigooda isku fur awale,Dalmar and iskalaaji illah ha idiin dhaafo

  • @cabdinasriahmed7510
    @cabdinasriahmed75105 жыл бұрын

    Waa run walahi hees dhabta kahad laysa

  • @najibabdullahi8525
    @najibabdullahi85258 жыл бұрын

    cawaale nolow fanaan jira . Waxa ka yabay hes bara rujin ah oo wadani nimo ku jirto marki laqado why rer waqoyi U xanaqan O comments uga habar taman allaha idin cafiyo walalahen Ba tihine

  • @iskasomali3298
    @iskasomali32988 жыл бұрын

    awaale saxib waaku suki laahay goor aa imaane somalia

  • @nastehodagan7163
    @nastehodagan71637 жыл бұрын

    Masha Allah my Abowe aan ku faano awale adan Allah hano xafido ii noolow👏👏👏👏👏🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️💋

  • @selichnke8357

    @selichnke8357

    7 жыл бұрын

    hajabsgwhwhs

  • @ajwillbethereogforawhilebu7780

    @ajwillbethereogforawhilebu7780

    6 жыл бұрын

    Nasteeho Dahir where u at North america

  • @idirisabdi4864
    @idirisabdi48647 жыл бұрын

    wooow abahihii codka somaliyeed awaaale aaadan fanaan qaran you are my best fanaan walhy

  • @abdifatahsamatar579
    @abdifatahsamatar5798 жыл бұрын

    Amiin yarabi naxarista alle kama qusaneyno Somalia nabat waarto insha.Allah inta uurka kanicib na caagta hoostida

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel18 жыл бұрын

    woow mansha Allah ❤💋💋💋😰😰😰😰

  • @somboy1659
    @somboy16598 жыл бұрын

    heestaan saan udaawanaayay indhaha iyo dhagaha maba ka dher gaayaan bo tnx odayga somaliyeed awaale N dalmar N iskalaaji yaana iloowin abwaanada heskan quruxda bdn samesay xayaad kun iyo kow jeer mahadsanid abwanad qaran ba thy

  • @yuuyu114
    @yuuyu1148 жыл бұрын

    WAAN ILMEEYEY OOHINBAAN CELIN WAAYEY I LOVE SOMALIA FOR EVER AXYAA WADANI DALKAAN INAGA LEH WUU INAGA BADANYAHAY

  • @inasiadahmed6723
    @inasiadahmed67238 жыл бұрын

    Fanaanka qarnigaan love you cawale

  • @yahyeali5063
    @yahyeali5063 Жыл бұрын

    2023 yaa ila qiiroonooyo😢 allow 🤞🤝mid naka wada dhik👐

Келесі