AWALE ADAN - AABOW ISMAACIIl LYRICS - HEESTII MADAXWEYNAHA JABUUTI 2019

Музыка

#AWALE
Cawaale aadan oo hees ku amaaney madaxweynaha dalka Djibouti ismail omar geulleh
Lyrics
Waxaa horayba loo yidhi
Alla siduu wariyey heesaagu
Hantiyey macaan waa midaan
hoy lagaa odhane
Dhulka hooyo waa lama huraan
Waana la hubaaye
Horta nabad dadkaygoow
Mudaan kuu haraad qabaye
Qaranimadu geed la hadhsadoo
Hadhaca weeyaane
Hanaan socodka
Nabad iyo nimcada lagu halmaalaye
Midnimada haboon iyo shacbigu
wada jirkuu haysto
Alla guulahaad soo hoysay
bay ugu hooreyane
Halyeygii jabuutow
Ducaan kaa dhigey hiile
Follow on Facebook m. profile.php?id...
Copyright protected by ©CASKA FILMS

Пікірлер: 52

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS5 жыл бұрын

    Subscribe please for more Somali lyrics

  • @husseinabdi6992
    @husseinabdi69925 жыл бұрын

    Masha Allha Wooww Awale Adan jiiro illahey ku xafido amiini Viva Dijbuoti l lovely 🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️🥰🙏🙏♥️💋❤️

  • @sadikmohameddoumal9440
    @sadikmohameddoumal94408 ай бұрын

    Heesta waxa iskugu tagay laba Nin oo waqti xaadirkan fanka u taliya Abwaan maxamed muumin ababe Fannaan cawale Aden Deheye Allow nabada noo ilaali Jss fière d'être Djibouti 🙋🙋🙋🙋

  • @abdinasserali465
    @abdinasserali4655 жыл бұрын

    Mon star préfère Awaleh Aden. Wadaangena allow cadoowga noga qaabo afrigada iis wada heysata ee waada qiqaaysa...

  • @ayanitaidriss6219
    @ayanitaidriss62192 жыл бұрын

    Masha allah u mudan tahay madaxweynaheenu mundane ismail omar guelleh

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah59433 жыл бұрын

    Long live SEM President Ismail Omar Guelleh- the peace maker in the Horn of Africa. The Djiboutian Government and the President should of received a Nobel Peace Prize years ago.

  • @kikiaba2778

    @kikiaba2778

    26 күн бұрын

    Maker of peace huh 😑 ? U dont know nothing

  • @statsm8339
    @statsm8339 Жыл бұрын

    Mashaa Allah. Mahadsanid Cawaale hees loo bogay. Madaxweyne Ismaciil cimrigii ha raago cadawgiisana ha jabo. Haddii aan lagu nacayn haybta ow ka soo jeedo waa halyeey dalkiisa dhisay Somalia oo ka baxday saaxadda dunidana dib u yagleelay oo ku soo celiyay masraxa dunida. Guuleyso Mudane Madaxweyne Ismaciil Cumar Guleed.

  • @awodhemaan1105
    @awodhemaan11055 жыл бұрын

    Macha Allah awaleh aden nolow 😍❤ mon stars préfère😍

  • @warsolove8795
    @warsolove87955 жыл бұрын

    Masha allah bro Viva Djib

  • @amiraobsiyeh2875
    @amiraobsiyeh28755 жыл бұрын

    Proud of my pp , president and cawale adan .. thank u

  • @collineest9827

    @collineest9827

    5 жыл бұрын

    Jiro joog awale aden

  • @nasramacalin2783
    @nasramacalin27835 жыл бұрын

    Awaleh Aden nolow walal waligen ba tusale ayad no ahan donta keep going brother

  • @mohamedhoussein5881
    @mohamedhoussein58812 жыл бұрын

    Wooww Awaleh aden noloow

  • @zinakids7296
    @zinakids72965 жыл бұрын

    Awale Aden 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤

  • @abdirahmanjeyjey5880

    @abdirahmanjeyjey5880

    5 жыл бұрын

    Yartiholwadaagcawaale

  • @ssdisse6701
    @ssdisse67015 жыл бұрын

    Fanaan ismaciil.

  • @Farhanthelegend_1
    @Farhanthelegend_15 жыл бұрын

    Proud❤

  • @user-ts5pw1ku6v
    @user-ts5pw1ku6v5 ай бұрын

    Bocoup merci

  • @mahamoudzenab3478
    @mahamoudzenab34785 жыл бұрын

    off off waak waak vive UMP

  • @abdirazakmahamoudabdirazak2970
    @abdirazakmahamoudabdirazak29703 жыл бұрын

    Vive IOG SEM ISMAEL OMAR GUELLEH

  • @mohamedhoussein5881
    @mohamedhoussein58812 жыл бұрын

    Merci

  • @abdisalanmohamedhussein268
    @abdisalanmohamedhussein2684 жыл бұрын

    guulwadaynta iyo dabadhilifnimadu cawaalaw fankaagaybdilaysa xor iska noqo

  • @cabdiqanifarxaangaas794
    @cabdiqanifarxaangaas7945 жыл бұрын

    Heego iyo gobadin Hawlgalin iyo hirsi Ninba hiyi bii gaadhe Ana maxaan hankaiyo Higsigayga dheershay

  • @shaafiadam38

    @shaafiadam38

    5 жыл бұрын

    ayan KO skkkkkkkkkkk Love Love Love Love Love Love Love Love Love more Kkkkkkkkkk0. 0656562456 Love

  • @barlexlee7660
    @barlexlee766018 күн бұрын

    Seedi ka xishooda marya weyn neey😂😂😂😂

  • @hamdamahdi4221
    @hamdamahdi42213 жыл бұрын

    #Mcha Allah Awle adan nolaw

  • @inacawlofficial7952
    @inacawlofficial795210 ай бұрын

    Cawaale heesta waa ku farayrastay

  • @moudhassanarafat8934
    @moudhassanarafat89345 жыл бұрын

    vive IOG

  • @ssdisse6701

    @ssdisse6701

    5 жыл бұрын

    Fuck iog.

  • @kahakaha2840

    @kahakaha2840

    4 жыл бұрын

    Masha alla hees u muto mudanaha ama abaha wadanku❤

  • @barlexlee7660
    @barlexlee76609 күн бұрын

    Raaali galin miyaa.😂😂😂😂

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil3 жыл бұрын

    Meme si k j aime po iog et ca compagnie mais j aime cette chanson et d otre k on la dedie wlhi serieu ils lui font des belles tubes

  • @mohamedhoussein5881
    @mohamedhoussein58812 жыл бұрын

    Caska films

  • @barlexlee7660
    @barlexlee76609 күн бұрын

    Seedi ka xishooda dee wasaq yahy.😂

  • @fadiyamahamuud338
    @fadiyamahamuud338 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabarresha1630
    @shabarresha16303 жыл бұрын

    Hello

  • @habibialbiofficial1787
    @habibialbiofficial17875 жыл бұрын

    Ismaël Omar geulleh niin fican mahayn ,awaleh aden hada kahor mugaradka Djibouti ayaad uheesii jirta 🤔🤔🤔hada lakine thé money is talk 🤔🤔🤐🤐am sorry walahi fanaan legenda u siyaasada kayadlayaa

  • @ibrahimhoussein4061
    @ibrahimhoussein406111 ай бұрын

    Yaxye

  • @iidaadiiidaadi4854
    @iidaadiiidaadi48545 жыл бұрын

    Doqon iga dheh qaniis waaye Ismaël Omar Guelleh heesaya moo ku naaha😂😂😂😂😂

  • @mahdiyahya9283

    @mahdiyahya9283

    5 жыл бұрын

    jaahil wax ma garato ah ayaad tahay,qof ku aqoon iska cay waa dhaadhaanimo

  • @Hoos_ka_sii

    @Hoos_ka_sii

    5 жыл бұрын

    uraaye ada kaniisa ee qof aad gareen waxba haka sheegin

  • @shandarawoshaarbolibaaxle4734

    @shandarawoshaarbolibaaxle4734

    5 жыл бұрын

    Hooyadabad ka siil weynthy

  • @ssdisse6701

    @ssdisse6701

    5 жыл бұрын

    @@mahdiyahya9283 iig waa khaniis ana ku oran oo reer jabuuti.fuck iog et toi.iog cochon.

  • @cabdixasan9581

    @cabdixasan9581

    4 жыл бұрын

    @@ssdisse6701 mncha Allah

  • @mohamedhoussein5881
    @mohamedhoussein58812 жыл бұрын

    Merci

Келесі