No video

CAWAALE ADAN | HEES BORAMA | SHOW 2019

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 397

  • @ahmeddhagacade5511
    @ahmeddhagacade55114 жыл бұрын

    Ree Borama Like ii saara postigan Borama Raaxo iney taaL la isku wada Raac pest sonG 👏

  • @naswanur7528

    @naswanur7528

    3 жыл бұрын

    Klkkklkll.

  • @superamiir6082
    @superamiir60825 жыл бұрын

    Hoygiii nabada nasab dhalad reer borama from Djibouti♡♡♡

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Super, Thank you huuno😘

  • @nopainnogain117

    @nopainnogain117

    4 жыл бұрын

    Way sxb nasab naguu qaliya tiihine 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 from awdal boram

  • @bilanitafarah5108

    @bilanitafarah5108

    4 жыл бұрын

    @@nopainnogain117 tnx wĺl idinkuba qali nago tihin

  • @salmaancishqi3083
    @salmaancishqi30835 жыл бұрын

    Hadad Borame qalbiga ka jeceshahay Like👍👍 Haila dhaafine

  • @sushantdiamond9098

    @sushantdiamond9098

    4 жыл бұрын

    Love dhulkag hooyo ilhy ha nugu wdo nimcad boorama 💋💋

  • @user-pw3bx3ni6e

    @user-pw3bx3ni6e

    Ай бұрын

    Hadan ahay ka wrnba

  • @Maryan286

    @Maryan286

    Ай бұрын

    Dhuuxa iyo dhiiga lama nicikaro❤❤

  • @osmanak5391
    @osmanak53915 жыл бұрын

    bilaa calayk abwaanka sameeyey iyo fanaanka qaaday iyo bulshada balaadhan ee rer borama oo ka markhaati noqday ,, alooow borama ku daa ,, rugta aqoonta iyo midnimada shanta somaliyee

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Osman, mahadsanid walaalo.

  • @empireshow1
    @empireshow15 жыл бұрын

    Boorama waan jeclahay inaan jawigeeda ku noolaado insha allh mustaqbal ka inaan dago rabaa boorama inay raaxo taal laysku wada raac🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayaandheeman5312

    @ayaandheeman5312

    4 жыл бұрын

    Insh aallh hdaa noshahay Mrba Iman dontaa booram wellcome ❤❤❤🌹🌹

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Saxane, soo dhawow walaal

  • @abdirisaqosmanadam7615

    @abdirisaqosmanadam7615

    4 жыл бұрын

    Bro welcome we love somali . Somali is one. Waa magaalada kaliya ee ay somali kadhaxayso

  • @faromsahd8003

    @faromsahd8003

    2 ай бұрын

    Waar weli miyaad degin

  • @hindisaarshoki1997
    @hindisaarshoki19975 жыл бұрын

    Saw iyo siinti Borama 💐 ubaxyo aan sido ayan ku salamay👋🏻

  • @fadxamaxamad9688

    @fadxamaxamad9688

    5 жыл бұрын

    Waaaaaaaaaaw

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    😍😍😍💖🌹🌹🌹

  • @nopainnogain117

    @nopainnogain117

    4 жыл бұрын

    Walal inkaston wakhtii xadirkan anku suugnayiin salanta wanka qadnay miid laa miidna hawadan Ku so marinaya ❤️❤️❤️❤️✋✋✋✋

  • @masumchannel7624
    @masumchannel76245 жыл бұрын

    Reeer borama like dhag igu siiiya ❤️boorma ineeey raaxo tala lesku wada raaaca 🥰🥰from America

  • @ayaandheeman5312

    @ayaandheeman5312

    5 жыл бұрын

    Welcome borma insh aallh wll Ku soo dhwnana from boorama❤🎤

  • @ayaandheeman5312

    @ayaandheeman5312

    5 жыл бұрын

    @C/salaan Maxamed 💯/💯 zoo ciid borma cagahaga maa dhigin❤🎤

  • @masumchannel7624

    @masumchannel7624

    5 жыл бұрын

    Ayaan Dheeman insha alha ❣️😁

  • @suhaib2093jejeue

    @suhaib2093jejeue

    4 жыл бұрын

    WeLcome wllo

  • @amiinkaldeq2598

    @amiinkaldeq2598

    4 жыл бұрын

    So kle from america

  • @somgeneration6573
    @somgeneration65735 жыл бұрын

    Reee borama waara waligiin oo cadowgiina ha jabo waxaan caawa idiin qirayaa horana idinku qirsanaa inaad tihiin magaaladii ilabax nimada iyo waliba caasimada labaad eee Somaliland 👍👍🥰

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    5 жыл бұрын

    mahadsanid walaala

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Hassan, Thank you walaalo❤

  • @khadarcasoodofficial5314

    @khadarcasoodofficial5314

    4 жыл бұрын

    Allah haku sharfo wllo ❤️

  • @cawalemahamud2944

    @cawalemahamud2944

    4 жыл бұрын

    Thanks wll

  • @InaSaciid408

    @InaSaciid408

    3 жыл бұрын

    dhal gobeed dhiga ugu sraf badnow

  • @zhucaybaliofficial2791
    @zhucaybaliofficial27915 жыл бұрын

    waxaan aad iyo aas ugu faraxsanahay nasiibna uleeyahay inaan 2sano oo noloshayda kamida aan *Borame* kuqaatay ❤

  • @Ahmedmohamed-wo2fv

    @Ahmedmohamed-wo2fv

    5 жыл бұрын

    Intii kale xageed abti ku noolayd. Aad baan kuu salaamayaa abti qaali.

  • @abdikarimmibrahim591

    @abdikarimmibrahim591

    5 жыл бұрын

    Rabi haku sharfo sxb we love you

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    5 жыл бұрын

    wllkey intaa kabadan nala joog

  • @habonosman4187

    @habonosman4187

    5 жыл бұрын

    masha Allah

  • @zhucaybaliofficial2791

    @zhucaybaliofficial2791

    5 жыл бұрын

    mahadsanidiin gobtaydii❤

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv5 жыл бұрын

    Gobtii abtiyaashay reer boorame maansha allaah cadawgiina rabi ha jabiyo gobonimo ku waara abti/habo.

  • @fathiamohamedahmed472

    @fathiamohamedahmed472

    5 жыл бұрын

    Shugran habo😍🥰😘

  • @habonosman4187

    @habonosman4187

    5 жыл бұрын

    Amiiin habo Axme mohamed raxmanku haku sharfo

  • @Ahmedmohamed-wo2fv

    @Ahmedmohamed-wo2fv

    5 жыл бұрын

    @@fathiamohamedahmed472 cafwan habo

  • @Ahmedmohamed-wo2fv

    @Ahmedmohamed-wo2fv

    5 жыл бұрын

    @@habonosman4187 aamiin habo dhamaanteenba mahadsanid

  • @user-be8yl4fu5m

    @user-be8yl4fu5m

    5 жыл бұрын

    HBO thnks a lot

  • @kingkhalid511
    @kingkhalid5115 жыл бұрын

    Hees iyo badh igadheh like ta yaan lalabakhaylin viva Borama

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan94555 жыл бұрын

    magaaladii ilbaxnimda iyo aqoonta borama waa inaantiinii oo soo daahday bal likta

  • @therealwalaal7771
    @therealwalaal77715 жыл бұрын

    Love u *Boorama* waxan aminsanhy Somali kasta iney hooy utahy wlhi wa Dad gob ah aya degen ❤️❤️🙏 From *Bosaso* ❤️

  • @khadarcasoodofficial5314

    @khadarcasoodofficial5314

    4 жыл бұрын

    Allah haku sharfo sxb wan kgu soo dhawaynayaa boorama ❤️🙏

  • @samsamelmi1416

    @samsamelmi1416

    3 жыл бұрын

    Thank you huno ❤️❤️

  • @DIAMOND_BAND

    @DIAMOND_BAND

    3 жыл бұрын

    We love bosaso from borama

  • @alizaindho4749
    @alizaindho47495 жыл бұрын

    Somaliland borama iyo burco ban ugo jeclhy wlhi 🥰🥰❤😍form Muqdisho👍

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Ana dunida Somalia ugu jeclahay gaar ahaan muqdisho mugwayn salan baan uga sidaa dhmn ree borama

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Aliza. Thank you anaguna waanu ku jecelney, ilaahay nabad waarta muqdidho ha siiyo.🙏🙏🙏

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed37415 жыл бұрын

    Gobtii reer abtigey aan aduunka uu jecela ee an ku dhaanto allow dhowr boorama inay raaxo taal cidi diidi bayse awale inadeer bartedi bad dhigtay 😍😍

  • @habonosman4187

    @habonosman4187

    5 жыл бұрын

    Haaa wa runta hbo Amiiin

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame89014 жыл бұрын

    Rer hargeysa waxaay ku soo dhaweyen awaale ..hoo haa..iyo haadal qadhmon.. boorama wa in aan taaga mar haadi alle yiirahdo meeshii ciilmiga iyo marwoyiinka dumarka somaliueed number one .. live from south africa ...

  • @amiincadeoffcail1243
    @amiincadeoffcail12433 жыл бұрын

    Anigoo Reer laaska ah waan idin jecelnahay Reer boorama gobtii awdal state

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase99385 жыл бұрын

    Borama walee wa meel an jecelahay waxa ku nool gobta somaliya ❤

  • @mumtaasmumtaasmaxamedmm9995

    @mumtaasmumtaasmaxamedmm9995

    Жыл бұрын

    Thanks wll

  • @mohamedcase9938

    @mohamedcase9938

    Жыл бұрын

    @@mumtaasmumtaasmaxamedmm9995 ma re Borama tahy quruxeey

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah19005 жыл бұрын

    Fananka qudhiYe Soomali wada leedahy Awale aadn From Burco😍✌

  • @selelregion2111

    @selelregion2111

    4 жыл бұрын

    Burco gobolkii raga

  • @bilanitafarah5108

    @bilanitafarah5108

    4 жыл бұрын

    Ha wa fanan somaliyed lkn ugo danbyn wa fanan reer jabuti

  • @maariyahassan2320
    @maariyahassan23205 жыл бұрын

    Gobtii reer abtigay mashallah wlhi aad ayaan ugu faraxsanahy ..........Borama inay raaxo taal leysku wada racyee

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed11634 жыл бұрын

    Reeer Boorame wallahi waan idin jecalhy dadkan Soomalidda aan ka xushmeeyo! Ilaahow Gabadh igasii🙏😥💖🇸🇴.... Gaarissa idinka soosalamaya!

  • @amrinabdi6077

    @amrinabdi6077

    2 жыл бұрын

    Stay halal

  • @amrinabdi6077

    @amrinabdi6077

    2 жыл бұрын

    Brother

  • @sakarie3554
    @sakarie35542 жыл бұрын

    Hoygi Aqoonta, Boorama inay raaxa taal la isku wada raac. Cawaale Aadan waa fanaanka shanta somali ugu codka macan. from Hargeisa 😍

  • @asmahoodo9922
    @asmahoodo99223 жыл бұрын

    Anoo ah gabadh rer saxila waxan lehy nasab kaamila ilahy waxu ku beeray boroma iyo xaruntii cilmiga somaliland ilahy haydin sharfo gobta somaali liketa iisara

  • @sagalali8612
    @sagalali86124 жыл бұрын

    Reer borama rugti cilmiga gob salam from Bosaso 😍🤩😘😚

  • @DIAMOND_BAND

    @DIAMOND_BAND

    3 жыл бұрын

    Thanks

  • @hudamohamed6977
    @hudamohamed69773 жыл бұрын

    Booorame ban ku nolahy waliba xafada sheekh cali inta reer shiikh Cali ah like hyla dhaafina♥️🤣💋

  • @badrigass4135

    @badrigass4135

    Жыл бұрын

    👆😂😂 waanakan

  • @suleekhasaleban649

    @suleekhasaleban649

    Жыл бұрын

    borame wan jeclhy marna wan necbahy jcylkygipaa marku iga aday is magnay hhhh

  • @abdicasemohamed9563
    @abdicasemohamed95635 жыл бұрын

    masha allah my city iyo dadkaygii borama sln gobeed cawale waxad isoo xasuusisay farxaddan ku hystay borama sorry qurbaw xaal qado

  • @osmanak5391
    @osmanak53915 жыл бұрын

    anaa ka markhaatiya ,, inta uu ka dhawaajiyey f ananku ..... raaswaynta borama lala rafiiqa ,,, taariikhdu been ma sheegto ,,,

  • @balqiisasuldaan585
    @balqiisasuldaan5855 жыл бұрын

    Masha allah alaa iga dhaliyay dun xariira alhmdulillah meelkasta aduunka laga jecelyahay laga amaano gabdhahayaga xariirta edeb leh aqoonta leh ninkay u dhaxanba nasiib leh Awale Adam thank you wllo miss you 😭 boorama

  • @axmedzaki2930

    @axmedzaki2930

    5 жыл бұрын

    💖Great💖

  • @bilanitafarah5108
    @bilanitafarah51084 жыл бұрын

    Borama rer mocoydy ni jclhy wlhi ilhy hani dayo xaronti cilmiga ❤

  • @ahmedmedahmedahmedmed3266
    @ahmedmedahmedahmedmed32662 жыл бұрын

    I miss you 😘😞borma home of education and ⛱ respect and love for borama city from Djibouti 🇩🇯and 🇸🇴

  • @alhamdulilaahalluakbar595

    @alhamdulilaahalluakbar595

    2 жыл бұрын

    Booiraamaa cwa dhaysanyaa25/4/2022? Melbourne

  • @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000

    @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000

    2 жыл бұрын

    @@alhamdulilaahalluakbar595 because i love borama city because borama is my land

  • @inaabdi4924

    @inaabdi4924

    2 жыл бұрын

    Love brome my homeland♥️

  • @nadifahmed5494

    @nadifahmed5494

    Жыл бұрын

    ​@@alhamdulilaahalluakbar595 1😮

  • @MukhtarMaxamed-ke7fk

    @MukhtarMaxamed-ke7fk

    6 ай бұрын

    Magaladydii runtii aad ayaan ugu xiisay waxaan ka soo maqanhy mudo sanada allaha ano nabad qaba haygu celiyo janadii ifka borama jano dad goba garad iyo garasho leh tolkay samaroon siciid i like you so much gabdhihii gobtii iyo aqoontii garaadku ku dheehnaa waan u xiisay hadiiba ayaan kaa dhalin lahaa horaantii lay waydiin lahaa waxaan odhan lahaa gobtaan ka dhashy iga dhaliya waan idin jeclahy runtii

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi60753 жыл бұрын

    Manchallah boorma waa Magaalo aan jecelahay 🥰😍iyada iyo Dadkeeda sharafra leh....heesta Cawaale waxad mooda inuu ka hadalayoo saka oo tariikhdu tahay 15 Ugst_2021 Roobka da’aya lagama sheekayn karo ilaa imika oo ay saacdu tahay 5:15AM oo uu da’ayoo cadeecdana lama arag manchallah illahay ha u barkeeyo Nimcada iyo barwaaqada ❤️❤️❤️ Am From hargeisa ❤️

  • @zakixasan510
    @zakixasan5105 жыл бұрын

    Raasweynta boorama lala rafiiqa Alah ycsak 🥰😘🥛

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq74335 жыл бұрын

    Reer Borama Salaan Iga Hooya Madax Ayaa Tihiin Nolaada From Casimadi Labade Dalka Burco Togdheer😎

  • @mousebusayri6824

    @mousebusayri6824

    5 жыл бұрын

    Hhhh cazimada koobad baad tihiin😂😂😂

  • @Ahmedmohamed-wo2fv

    @Ahmedmohamed-wo2fv

    5 жыл бұрын

    Kkkk daandaansiga jooji inaadeeroow. Abtiyaashay baad hadal ka rabtaaye kkk

  • @gabileyboy1515

    @gabileyboy1515

    5 жыл бұрын

    Sxbow maad cawaandada naga daysid Caasimada 2aad wa borame

  • @dexteromar2431

    @dexteromar2431

    5 жыл бұрын

    Reer barigu waa dhib baddanyihiin kkkk burco iyo borama waan wada arkay waanan aqaan. aniga ha laygu dhaafo ninkan abti baa laa ii yahaye kkkkkk

  • @dhamassomali6442

    @dhamassomali6442

    5 жыл бұрын

    Way kaa qaday borama casinada awdal state

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
    @rgbdayiberdoganradwanjamac51154 жыл бұрын

    Masha alah rer abtigay alaha xafido samaron wlhi wa gob lkn waxan jeclan laha inan gabadh ka gursado hadi la isinkarayo wa cudsii madama hoyaday ayay dhalen aniguna ubadkayga wa inan uhelaa abtiyalo ficaan iyo gabdhihi cad cada rer abtigay from Djibouti besha cise wayn rer odax gub rer geedi

  • @hassenabubeker7312

    @hassenabubeker7312

    3 жыл бұрын

    Inader isku mid banunahaye ana rer Geedi bn ahay 😂, gbdo hanugadaran

  • @cnaasirfaarax7415
    @cnaasirfaarax74155 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taalaa yaskuwadaraaceey❤❤💯💯like haladhaafin💪

  • @faadumobintucumar7029
    @faadumobintucumar70295 жыл бұрын

    Mazha Allah wle soo dhawayn ree somaliland lagu ma Gandho hore usocda dadkaygii iyo dalkayg❤

  • @wooowcodkiimaxamedtheheye3708
    @wooowcodkiimaxamedtheheye37084 жыл бұрын

    I love Borama 💖💖💖👌 Borama waa 💎 qurax badan

  • @Dhemansharf

    @Dhemansharf

    2 жыл бұрын

    00

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53145 жыл бұрын

    Raaswaynta ree boorama lala rafiiqaaye ax yaaa fanaan cawaale Aden heesta wnka haynaa wle waala yaaabay ❤️👌

  • @habonosman4187
    @habonosman41875 жыл бұрын

    raswaynta reer Borma lal rafiqaa my home town lenged Awle Adan maxada no sarantahy hadan nahy reer Awdal ❤💓❤

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    5 жыл бұрын

    haboney waxan lenahay cawaalow meel lataabtoo ka saraysa ma arag madaexa madxaaad noo saran tahay

  • @habonosman4187

    @habonosman4187

    5 жыл бұрын

    @@filsanbigays Haaa filsaneey waa sidaa

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un4 жыл бұрын

    Reer borama waa idin jecelnahay Salaan kal iyo laab ah oo ka timid Casimada muqdisho 🙏

  • @ahmedmedahmedahmedmed3266

    @ahmedmedahmedahmedmed3266

    2 жыл бұрын

    If we are borma people we support muqdisho

  • @jrawale646
    @jrawale64614 сағат бұрын

    Boorama Soodhawayntoodaaa Oo kaliya Gobol gaadhaya ama ku dhaw wlhi maan Arag Waa Gobol Neecaw iyo jawi dagan yaalo masha allah Raas waynta Reer boorama Salaan sare❤🙏🏽

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane10514 жыл бұрын

    Borama magalo Aan aad u jeclahay. Abtiyaashay Allaha ini sharfo. Balan waxan ku qaaday Allaha ii sahlee inan guri ka dhisto gabadh Samaroon ahna aan gursado. So dhawayntu wa xagiina abti iyo habar-yar. From jibuti 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @khadarcasoodofficial5314

    @khadarcasoodofficial5314

    4 жыл бұрын

    Allah haku sharfo abti wan kusoo dhawaynayna gbdhuna waa naga diyaar ❤️

  • @sultanhufane1051

    @sultanhufane1051

    4 жыл бұрын

    @@khadarcasoodofficial5314 Allah ya cizak abti wan ka gudomay wanan filayay. ❤❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️ salaan gopeed iga gudoon

  • @user-sl4fg1md7h
    @user-sl4fg1md7h2 жыл бұрын

    Reer Borama wax walba oo wanaag ah oo laga sheegay waa xaqiiq wlhi dad gob ah oo soomaali ah waaye intan idinka aqaan ayaa igu filan wllyaal from Baladweyne✋🏼

  • @moustaphamohamed8199
    @moustaphamohamed81994 жыл бұрын

    Borama ❤waa ina maar so arko sidaan ugu raaco inay raxo taal from jabuuti

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada99573 жыл бұрын

    Mashallah reer abtigay reer borama ciyaalkii hore borama ahaye sidaa la socda Viva borama

  • @user-oc4qj8cj1v
    @user-oc4qj8cj1v11 ай бұрын

    Boorama meel aan ka jeclahay ma jirto wlh ilahay nbd ha igu geeeyo wlipa dadka nasabka ee boorama daga wn idin jeclahay dhamantiin love u shcbkygiyow from mj gril❤😢

  • @Shaydanwase

    @Shaydanwase

    Ай бұрын

    ❤ thank you wlshy MJ dad gob ah

  • @EAsportsGamer25
    @EAsportsGamer255 жыл бұрын

    Rer boorama salan Sare from burco 💯🏅🎉

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Salamullah from borama

  • @foziafoziainaomar2669

    @foziafoziainaomar2669

    4 жыл бұрын

    Borama wadakeyki nolada

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed29755 жыл бұрын

    Mashalah,,,,Ilahay,,,,Ha,,,Barekeyo,,,,,Rer, ,,,,Somaliland,,,,,Odhan,, ,,,,Wa,,,,Walalahay,,,,,Waaa,,,,Bulsho,,,,,Wanagsan,,,,,o,,Nabada,,,,,Yaqano,,,,,vive"""""Godorbirse""""Iyo,,,,Rer,,,Sh,,,,Isaaaq,,,Andh,,,Cise,,,Modobe,,,,Direeed

  • @guledaadan2255
    @guledaadan22555 жыл бұрын

    Dad horumarka jecel Boorama🙏🏻🙏🏻❤️

  • @daganquraish3525
    @daganquraish35255 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taal laysku wada raac allaha mahadle oon ka soo jeedo samaron sicid dhan welpa nasabli somalida

  • @abdizamad7664
    @abdizamad76643 жыл бұрын

    BORAMA ONE LOVE FORM BALDWEEN 😍😍

  • @laalanura2635
    @laalanura26355 жыл бұрын

    Waad mahadsantihiin dhmntiin waxan ku hadlayaa afka dhalinta gobolka Awdal inta na jecel aad baan idiin jecel nahay anaguna all cizi ku noolaada

  • @sultanhufane1051

    @sultanhufane1051

    4 жыл бұрын

    Habo aad baan idin jecelahay anu taana waxa ka markhaati ah 10 sano ayan Borama kuso xaga baxay. inan ka guursado unba ii hadhay Samaroon siciid.

  • @ayaanqalanjo9131

    @ayaanqalanjo9131

    4 жыл бұрын

    Alleh ayaa iga beeray beelweyta saroon sidiic waan jeclnahay dhmaan somali weyn intiina jecelna alleh ha idin dharfo

  • @sultanhufane1051

    @sultanhufane1051

    4 жыл бұрын

    @@ayaanqalanjo9131 shukran habo Allaha ku sharfo. intayada Samaroon-ku dhalay aad ban idin jecelnahay. Dhabtinan kuso barbaarnay abaalkina ma anaga gudi karna.

  • @azumaadem2988
    @azumaadem29885 жыл бұрын

    Goptii Aan lzoo barbareY BooraMa HalkaD ku TaaL kama Tiro kroH Naruuro thy wlhi raaxo dhaafeH💋💋💋💋

  • @istahilnor1953
    @istahilnor19535 жыл бұрын

    Reer borma waa dad shidan wlhi

  • @kowsarumuabdikafi2141
    @kowsarumuabdikafi21415 жыл бұрын

    Waa sidey tahay hab maamus wacan waxa laga helaa Awdal weye ❤❤❤❤

  • @mandegmahamoud5167
    @mandegmahamoud51675 жыл бұрын

    Love from Djibouti 🇩🇯

  • @user-be8yl4fu5m

    @user-be8yl4fu5m

    4 жыл бұрын

    ❤💖💗💕from borama di laftedi

  • @bilanwabari746
    @bilanwabari74618 күн бұрын

    Masha Allah Masha Allah wlhi fanan Cawaale Adan abaal baan ku haynaaa hadanahay hablaha borama magacaa ha raaago❤

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule713 жыл бұрын

    rer dumashi yasheey❤️❤️❤️❤️ raswenta rer borama lala rafiqa waxa tihin gob❤️❤️ from xamar🥰💙🤍💙ayan inka so salamaya❤️

  • @kazimapdurahmanhassan2085
    @kazimapdurahmanhassan20853 жыл бұрын

    ReeR poRama waa duriyaD xalaala ilaaHi iga peeray ayaa maHad leH ❤❤❤

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын

    I can't wait boorama insha allah maalin un wan iman😢❤

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm5 жыл бұрын

    *Boorama* *Inay* *Raaxo* *Taal* *Laysku* *Wada* *Raacye* *Awale* *Boorama*

  • @saadiacadey3960

    @saadiacadey3960

    5 жыл бұрын

    Aniga waxen joga Nairobi lkn Borame anku dhashay kawran

  • @iftiinshemedia1353
    @iftiinshemedia13535 жыл бұрын

    Reer Boorama I love you so much Really

  • @abdullahihersi287
    @abdullahihersi2873 жыл бұрын

    Aduunayda hadan reer ama rasa la wada tagin ama ayaa haween raliya ruxudu hibanayso ILove you reer borame

  • @safiyaxashiin5492
    @safiyaxashiin54922 жыл бұрын

    Ilaho mar un lge borame wa ku jecelahayi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️♥️♥️♥️♥️💔💔💔

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi85234 жыл бұрын

    Masha allah abtiyashay reer borama farxaad ku wara

  • @selelregion2111
    @selelregion21114 жыл бұрын

    Awale adan fanaanka Shanta somaliyeed

  • @noolowchannel6827
    @noolowchannel68275 жыл бұрын

    Borama casimada labaad ee somaliland waa shidan tahay runtii

  • @fahmitaabdullhiasc7450
    @fahmitaabdullhiasc74505 жыл бұрын

    Boorame wan jeclahay waligeyna matagin firna soomalan wadagna dadka daga

  • @habonosman4187

    @habonosman4187

    5 жыл бұрын

    kuso dhawoow walaal Bardii boqorada

  • @omaararabsio5385
    @omaararabsio53855 жыл бұрын

    Abwaan awaale deeqsi abwaan arabsio ku soo bar baaray runtii kugu fanaa hadaan reer arabsio nahay

  • @selelregion2111
    @selelregion21114 жыл бұрын

    Borama inay raaxa taal laysku wada raac Beena mahoo laxaqiiji

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan5475 жыл бұрын

    boorame iney raaxo taal layskuma hayo hoyga cilmiga

  • @sumayomohamedmohamud3335
    @sumayomohamedmohamud3335 Жыл бұрын

    Borama iney raaxa taal leyskuwada raac❤️ alla maxaan u xiisay caawo 21feb waxaan qorsheynayaa inaa dib ugu laabto arooska sxbteey inaa ka qeeb galo insha allah boorama 2013 iigu dambeesay runti aad baan ugu xiisay dad nasab ah reer borama from muqdisho 🥰

  • @HeeloMaal
    @HeeloMaal Жыл бұрын

    For all Qurbajoog who would like to Relocate back home, it doesn’t matter what your qabiil is as long as you live amongst SOMALI people (Deegaan) you are welcome in Awdal! Speaking from experience , I love this place !

  • @AhmedOmar-wy4or

    @AhmedOmar-wy4or

    Жыл бұрын

    4:41 4:41

  • @hamdaadam4418
    @hamdaadam44185 жыл бұрын

    Waaaaaaa Thank u Awale wad noheestay ala yaa cisak wll😘😘💐❤️❤️👑

  • @makadorhr6156
    @makadorhr61564 жыл бұрын

    Masha Allah borama city la ville de l'éducation ku faana runti🙏💝😘🤟🥰👑🍰🍝

  • @dhaladkasomaliland7185
    @dhaladkasomaliland71855 жыл бұрын

    💟💟💟Reer borama✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @HiboAli935
    @HiboAli9355 жыл бұрын

    Wooow borama raxo talo laysku raac bor93😍💪

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim72924 жыл бұрын

    Ww nice song Borama cadey miss so much from Canada 🇨🇦

  • @abdikanimohamed5591

    @abdikanimohamed5591

    2 ай бұрын

    Nic

  • @abdulrahmanmohamed6802
    @abdulrahmanmohamed68023 жыл бұрын

    Reer gacalkay aan aadka u jeclahay aniga idiinka markhaati ah inay dhabtahay intaasoo oo sifo ee heestu sheegtay. Viva Borama abtiyaasha iyo habaryaraha caruurtayda.

  • @axmediid9149
    @axmediid91496 ай бұрын

    Inaan joogo rugihi cilmiga run i deeqsiisay waan idin salamay reer borama

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri99365 жыл бұрын

    Abwaanka A.Deeqsi Dhabtu ka hadlay, Mahada koowaad waxa iska leh Abwaanka deeqsi

  • @user-xf5te5oy2o
    @user-xf5te5oy2o3 ай бұрын

    Am cissa djibouti and my mother ia from borama so hala borama rer abtiyashay

  • @Shaydanwase

    @Shaydanwase

    Ай бұрын

    Guul gobanimo ciise Wayne from samaron ❤

  • @CaydaruusCabdilaahi44

    @CaydaruusCabdilaahi44

    Ай бұрын

    2:30 2:35 2:36 2:36 2:37 2:37 2:37 2:37 2:37 2:38 2:40

  • @hodmanmo665
    @hodmanmo6652 жыл бұрын

    From hargeysa’ Dad aqoon iyo adaab leh boorama ugu kaalay

  • @Shaydanwase

    @Shaydanwase

    Ай бұрын

    Mhdsnid wll. Hargeysa iyo borama makala hadhan

  • @ImMak
    @ImMak5 жыл бұрын

    Gobtii rer borame One love😘 raasweynta borama lala rafiiqaa❣

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln31223 жыл бұрын

    My Home wlhi kama daalo heestan Insha allaaah Mar un wan kuso laaban ano nada Hadi alleh i qadaro Boorama xila jaano 🌎❤🙏

  • @saidabukar3436
    @saidabukar34365 жыл бұрын

    subaxdii ma roobku da'o ee mayaygu raadeeyoo reexaan udgooniyo adoo rucub ka soo toosay dhulka oo tigaadii rax tidhi raarka sare joogto oo jaanta aad rogo tidhaa raysku daba yaalo quruxdooda buuraha rakada ubaxu rooshaamo quruxdana daruur lagu rakibay raranka kaa daahday boorama boorama boorama inay raaxo taal la isu wada raacye riyo waxaan u haystoo qalbigu ila riyaaqaba inaan joogo rugihii cilmiga runi i deeqsiisay aduunyada hadaan reer dhismiyo raas la wada taagin waxba maalka loo roorayaa kuma rusheeyaane marwo raysin laga dhiibo runa hadaad doonto ama ay haween raaliya ruuxdu hibanayso rag ninkii dhabel muuqliyo raba ilwaadkeeda raas waynta reer booramaa lala rafiiqaaye taariikhda roolka hadaan dib uga sii raaco RABIBAA musheekh diinle iyo dhigay rag waayeela rasmi talada loo geeyo iyo guurti loo reeyo waa waxaynu guulaha runta ah ugu riyaaqnaayee ra'yigiinu libintuu dhashaan ruuxna qarinaynin raxmadiisa ood wada heshaan roobka nolol raasamaaliyo dhulkoo rugo barwaaqaada RABI waxaan duraansaday inaad run ugu waaraan. Somalia Mogadishu 3rd September 2019

  • @d-mze6744
    @d-mze6744 Жыл бұрын

    Erayo Murti yeysan aduunyada hadaan reer dhismiyo raas la wada taagin waxba maalka loo roorayaa kuma rusheeyaane marwo raysin laga dhiibo runa hadaad doonto ama ay haween raaliya ruuxdu hibanayso rag ninkii dhabel muuqliyo raba ilwaadkeeda raas waynta reer booramaa lala rafiiqaaye ❤️

  • @xidigtiibari7976
    @xidigtiibari797611 ай бұрын

    Boorama inay raaxa taal la isku wada raac waa magaaladaan markaan lacag yeesho dagi doono inshallah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan5 жыл бұрын

    Rer Borame somali Dhalad iyo rugti ciliga❤

  • @mednima5978
    @mednima59784 жыл бұрын

    I love borama

  • @nabihamoha6253
    @nabihamoha62535 жыл бұрын

    Boorame inay raaxo taal laysku wada raaac❤

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia27935 жыл бұрын

    Borama hoyga aqoonta iyo gbta

  • @cusmanguje8335
    @cusmanguje83354 жыл бұрын

    borame ♥️

  • @ifrahfanahleey8051
    @ifrahfanahleey80513 жыл бұрын

    2021 hadat dawaneyso like daac igu sii

  • @adnanhashi
    @adnanhashi Жыл бұрын

    Lyrics:👇 Subaxdii markuu roob di'iyo mayaygu raadeeyo Reexaan udgooniyo adoo rucub ka soo toosay Dhulka oo tigaaddii rax tidhi raarka sare joogto Oo jaanta aad rogo tidhaa raysku daba yaallo Quruxdooda buuraha rakada ubuxu rooshaamo Qorraxdana daruur lagu rakibay raranka kaa daahday Marka aad ramaashkaa indhaha galin la sii raacdo Boorama inay raaxo taal laysku wada raacye Riyo waxaan u haystoo qalbigu ila riyaaqaaba Inaan joogo rugihii cilmiga runi i deeqsiisay. Adduunyada haddaan reer dhismiyo raas la wada taagin Waxba maalka loo roorayaa kuma rusheeyaane Marwo raysin laga dhiiba oo runa haddaad doonto Amma ay haween raaliya ah ruuxdu hibanayso Rag ninkii dhabeel muuqle iyo raba ilwaadkeeda Raaswaynta reer booramaa lala rafiiqaaye. Taariikhda roolka ah haddaan dib uga sii raaco Rabbi baa musheekh diinle iyo dhigay rag waayeela Rasmi talada loo goynayiyo guurti lagu reeyo Waa waxaynu guulaha runta ah ugu riyaaqnaaye Ra'yigiinu libintuu dhashaan ruuxna qarinayn. Raxmaddiisa oo wada heshaan roobka iyo deeqda Nolol raasamaaliyo dhulkoo rugo barwaaqeeda Rabbi waxaan durraansaday inaad run ugu waartaan. Ereyada: awale deeqsi Laxanka iyo codka: Awale Aden Music: Furinle

  • @sagalsiman1216
    @sagalsiman12166 ай бұрын

    Love this song walahi love from ogadeniya

  • @ilhanita1234
    @ilhanita12345 жыл бұрын

    ilbaxnimada waa lo dasha walahi sidu u haysi wakase yaxx fananku waxu ku raxaysta djibouti bass

  • @bakarushervevo663

    @bakarushervevo663

    5 жыл бұрын

    ilhan issa boulaleh Hhhhh sawmaha indrr ishad ka riday 😂😂

  • @mdhalo101
    @mdhalo1015 жыл бұрын

    Borama Pratensian place The paradise in universal 🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️💯💯

  • @ahmedmedahmedahmedmed3266
    @ahmedmedahmedahmedmed32662 жыл бұрын

    Borama my homeland i support for you

  • @dekaismail7135
    @dekaismail71355 жыл бұрын

    😍😍❤️❤️❤️BORAMA❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️