AWALE ADAN BORAMA HEES CUSUB

Музыка

AWALE ADAN
HEESTA BORAMA
ERAYADII AWALE DEEQSI
LAXANKII AWALE ADAN
MUSIC BY FURINLE
PRODUCED BY AFRO WAQAL FURINLE

Пікірлер: 969

  • @mouniyat
    @mouniyat5 жыл бұрын

    Borama ma reer abtigay, love you 💖 😘from Djibouti 🇩🇯

  • @warsanchannel7031

    @warsanchannel7031

    5 жыл бұрын

    mouniyat love you to habo qali🥰❤️

  • @dhamassomali6442

    @dhamassomali6442

    5 жыл бұрын

    Welcome xbbti jecliyaa ciise malab

  • @Ayeh_Media

    @Ayeh_Media

    5 жыл бұрын

    Ciise malab ❤️❤️❤️

  • @osmanmax5417

    @osmanmax5417

    4 жыл бұрын

    Masha allha

  • @abdirazakkaahiye9961

    @abdirazakkaahiye9961

    4 жыл бұрын

    Allah haku kareemo Aptio

  • @halitt4615
    @halitt46155 жыл бұрын

    Awale Aadan 🎖💯👏 Reer Borama ♥️ Like iisaara

  • @footballstar7379

    @footballstar7379

    5 жыл бұрын

    khalidow wnu kugu ajarzaneynaa wligaa 50 like md gadhine😂😂

  • @amourabbiba8424

    @amourabbiba8424

    5 жыл бұрын

    Usara bl😂

  • @xamda15yuusuf41

    @xamda15yuusuf41

    5 жыл бұрын

    manzha allaaah

  • @hothanhassan9650

    @hothanhassan9650

    5 жыл бұрын

    borama allow mar una i gee ❤❤❤❤

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    wanku saaray Reer boraaman nahay

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45155 жыл бұрын

    Woow Borama inay raaxo Taal laysku Wada Raace been mha wlhi aduunka Borama ugu jecelhy Dad Boqortooyo Ah wn idin jecelhy reer Awdal 😭❤💯

  • @muzcabnuur1324

    @muzcabnuur1324

    5 жыл бұрын

    Juweiria Hashi Me too wll❤💙

  • @abdiumardirane713

    @abdiumardirane713

    5 жыл бұрын

    Thanks qli alle ha ku sharfo hno

  • @abdiumardirane713

    @abdiumardirane713

    5 жыл бұрын

    Me too hno

  • @makod9203

    @makod9203

    4 жыл бұрын

    borama inay raxo taal layskuwada rac

  • @sundussiyaad7476
    @sundussiyaad74765 жыл бұрын

    Raaaz waynta reeer borama lala rafiiqaaaye👧dadkiiiii layga beeeray❤samaroon siiiicid💥

  • @balqiisasuldaan585
    @balqiisasuldaan5855 жыл бұрын

    Magaladi hooyaday mcn kaso jeday allaha iikin daayo abtiyaal samaroon habarcafan reer abtiyaladey 😍❤️❤️

  • @cwahabvan1459

    @cwahabvan1459

    5 жыл бұрын

    Mcha allah nolow abti allaha ku xiftiyo

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Soo dhawaw habo balqiisa

  • @balqiisasuldaan585

    @balqiisasuldaan585

    5 жыл бұрын

    @@laalanura2635 thank you habo mcn

  • @balqiisasuldaan585

    @balqiisasuldaan585

    5 жыл бұрын

    @@cwahabvan1459 thank you abti mcn

  • @makadorhr6156

    @makadorhr6156

    4 жыл бұрын

    Soo dhawow abti mcn 💝❤👑

  • @haphzaqueen623
    @haphzaqueen6235 жыл бұрын

    My Home Borama Cadey Wow Cawale Adan Walal More Thnkz Well Come Borama ❤❤ 1 View

  • @dahermusa231

    @dahermusa231

    5 жыл бұрын

    Borama my home ❤️

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    siida weeyii walee kaal iyo laab banuu uu soo dhaaweynayna

  • @mulkiabdi8366
    @mulkiabdi83665 жыл бұрын

    Meshuu kaso jeedo jacelkeyga idin salamay dumashiyaal🙏love idinku ahy from MOGADISHO ❤❤🥰🥰

  • @abdiumardirane713

    @abdiumardirane713

    5 жыл бұрын

    Salan sare dumaashi soo welcome

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    5 жыл бұрын

    Wan ku slanay dumaashi wad mahadsan tahay

  • @mayzaahmed4271

    @mayzaahmed4271

    5 жыл бұрын

    Dumashi mid ka saraysa slan aya hawada kuso marinay

  • @ifrahmohmoud1787

    @ifrahmohmoud1787

    5 жыл бұрын

    Salan madaxtoyo dumashi welcome

  • @haadiosman3032

    @haadiosman3032

    5 жыл бұрын

    Welcome dum❤❤

  • @yadovabrahim2053
    @yadovabrahim20535 жыл бұрын

    Boorma inay raaxto taal Layska wada raacyeee Inaan joogo rugihiii cilmiga Raasawynta reer boormaa laga rafiiqaaye Ii imaaada naclaaa dhaleee 🙏legand cawaale adan🔥

  • @thouthgman

    @thouthgman

    5 жыл бұрын

    Boorama alwo dhawr

  • @yadovabrahim2053

    @yadovabrahim2053

    5 жыл бұрын

    @@thouthgman amiin amiin zhp

  • @hage1831
    @hage18315 жыл бұрын

    Reer Borama 👌👌👌 From Galmudug

  • @Ayeh_Media

    @Ayeh_Media

    5 жыл бұрын

    XOG- RAADIS ❤️❤️❤️

  • @hage1831

    @hage1831

    5 жыл бұрын

    @@Ayeh_Media Kalama Ahaan Karayno✔✔✔

  • @bellaomar3634
    @bellaomar36345 жыл бұрын

    Borama my Motherland ❤❤❤ Miss wlhi 2016 igu danbaysa 😭

  • @abdisalanmohamed2109
    @abdisalanmohamed21095 жыл бұрын

    First view Inta reer boorama like isaara

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Abdisalan Mohamed Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @abdisalanmohamed2109

    @abdisalanmohamed2109

    5 жыл бұрын

    @@HamdaHussein wad iga haysa quruh

  • @nazraupdy7072
    @nazraupdy70725 жыл бұрын

    Boorama inee raaxo taal la isku wada raac reer abtiyaazhey dadka idiin jeclahay ❤❤❤❤

  • @cabdirahmantaani3389

    @cabdirahmantaani3389

    5 жыл бұрын

    Abti ilaahay haku karaameeyo🙏

  • @saabiriinabthirahman7498

    @saabiriinabthirahman7498

    5 жыл бұрын

    Masha alh soo dhowoow habo

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945

    @abdifatahabdiazizbarkhad6945

    5 жыл бұрын

    Thnkx abti❤💯❤ allah haku dhowro

  • @muzcabnuur1324

    @muzcabnuur1324

    5 жыл бұрын

    Nazra Updyt thankz abti

  • @shukriabdiqadir2934

    @shukriabdiqadir2934

    5 жыл бұрын

    Habo nolow😍😍😍

  • @aishaomar4003
    @aishaomar40035 жыл бұрын

    Reer borama wan idin jacelahay 🙏❤ cawaale muqdisho kugu sugeynaa👏

  • @ayaanhussein3753

    @ayaanhussein3753

    5 жыл бұрын

    Aisha omar wankujecelnahay anaguna qli muqdisho dad naladhashay muqdishadan kufaano sodhawada jiidhkaygi

  • @aishaomar4003

    @aishaomar4003

    5 жыл бұрын

    @@ayaanhussein3753 m.a alle haku sharfo abyo ❤❤❤❤❤❤

  • @saabiriinabthirahman7498

    @saabiriinabthirahman7498

    5 жыл бұрын

    Sido kle huuno mcn reer muqdisho dadka u jecelnahy wlaalaheen

  • @queenargsan1454

    @queenargsan1454

    5 жыл бұрын

    Jiidhkaygiii dadkiii naladhashy ree muqdisho kal iyo laab iidiinjecelnhy sis tnkz

  • @abdirazakkaahiye9961

    @abdirazakkaahiye9961

    5 жыл бұрын

    Nagu salaan caasimadi dalka.

  • @flockadidi
    @flockadidi5 жыл бұрын

    Vive Borama iyo Djibouti 💯💯🤗✌️👌iskadhaal

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Didi Djey Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @makadorhr6156

    @makadorhr6156

    4 жыл бұрын

    Waa runta iskadhaal weyan bro👑💝👍

  • @flockadidi

    @flockadidi

    4 жыл бұрын

    @@HamdaHussein marhaba walal

  • @shugrishacni8376

    @shugrishacni8376

    4 жыл бұрын

    Ree boorama wlhi nasab sxb ree jabuti nagada waa bila aqliyee kkk yaakhii waye ree borama magadhikartaan

  • @flockadidi

    @flockadidi

    4 жыл бұрын

    @@shugrishacni8376 kkkkkkk

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond64015 жыл бұрын

    Borama inay raaxo taallo laisku wada raac nabad kuwara dadkaygii From burco♥️

  • @saabiriinabthirahman7498

    @saabiriinabthirahman7498

    5 жыл бұрын

    Sido kle zizteR Rer burco ddka idinku jeclhy

  • @nemodiamond6401

    @nemodiamond6401

    5 жыл бұрын

    @@saabiriinabthirahman7498 hppti qli dhamantenba waynu iswada jecel nahay ♥️ alleh dhibato idinma tuso

  • @saabiriinabthirahman7498

    @saabiriinabthirahman7498

    5 жыл бұрын

    Aamin xbbty mcn dhamanteenba alaha nama tuso dhibato Nabadana hanoo siyadiyo❤💋

  • @ayaanhussein3753

    @ayaanhussein3753

    5 жыл бұрын

    Nimao diamond ⚘❤ mahadsanid nabadkuwar jiidhkaygi

  • @nemodiamond6401

    @nemodiamond6401

    5 жыл бұрын

    @@saabiriinabthirahman7498 insha allh walashy qliyey

  • @mustiehrlich3814
    @mustiehrlich38145 жыл бұрын

    Asxabta reer borama wan idin salamay baradii cagaarnayd Wlle waa magaalo qurxoon oo jawi haboon leh Oo an asxab qiml badan kuleeyahay inshallah wan idin soo boooqan shodhayaashaydii Salan From musti erlich

  • @salmaanabdilahi853

    @salmaanabdilahi853

    5 жыл бұрын

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    soo dhawaw sxb

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    5 жыл бұрын

    wad mahad san tahay wllkey

  • @cabdiwahaabsuldaan3223
    @cabdiwahaabsuldaan32235 жыл бұрын

    Ya borama joga pika igu qabo🔥🔥🔥👊

  • @saidabdi4439
    @saidabdi44395 жыл бұрын

    I’m proud to be Samaroon ❤️❤️❤️ viva my city borama ❤️❤️

  • @cherifmballo420

    @cherifmballo420

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deeqahmed2291

    @deeqahmed2291

    3 жыл бұрын

    The writer of the Track is Jibril Abokor though. Cawaale Deeqsi

  • @hanadsaleeban2965

    @hanadsaleeban2965

    3 жыл бұрын

    🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️☝️❤️☝️ My tribe🙏🙏❤️

  • @saadaelmi6634

    @saadaelmi6634

    3 жыл бұрын

    ❤️❤️☝️

  • @mohameddeeq1136

    @mohameddeeq1136

    2 жыл бұрын

    It is enough u from boorama but ,don’t mention your qabiil ❤️👍

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal64085 жыл бұрын

    Hablaha reer borama waad aragtiin legend wayn halayga so dhaweyo

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    caawale soo dhawayin tiisa ciidka haadhaysa maalah xaata oromada waay ku qasban tahay inay caaleemo qooyan lulan

  • @ibrahimdahir3292

    @ibrahimdahir3292

    4 жыл бұрын

    👒👒👒💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @reblacmenfys2042
    @reblacmenfys20424 жыл бұрын

    Reer borama Waa reer abtigay wlhi Waxan ka jeclahay majirto Viva reer abtigay 👑💖😍🇩🇯👌

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy15155 жыл бұрын

    Cawaale aadan deheeye (awale casri/yare) borama heestii u horaysay maahan waaa heestii 3aad waxaana kala sameeyay 1 maxamed muumin #ababe 2 cawaale #deeqsi 3 #budin..... cawale love youu huuno magalo loo heeso waad u heestay ❤ #borama❤❤❤✌✌✌

  • @cwahabvan1459

    @cwahabvan1459

    5 жыл бұрын

    Sax fariid waa runtaa

  • @gabileyboy1515

    @gabileyboy1515

    4 жыл бұрын

    @@cwahabvan1459 ✌✌👍👍🙏🙏

  • @muxyadiinbaladka1388

    @muxyadiinbaladka1388

    4 жыл бұрын

    Sayid Hassan Sxb ta ababe sameeyay waa tee ?

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal64085 жыл бұрын

    Rasweynta reer borama lala rafiqaye the best Erayo walhi rabiga iga beray baa mahad iska leh my city borama

  • @sundussiyaad7476

    @sundussiyaad7476

    5 жыл бұрын

    Haa wlhi alhmduh❤

  • @ibrahimdahir3292

    @ibrahimdahir3292

    4 жыл бұрын

    qsasysucy sfvubu

  • @ibrahimdahir3292

    @ibrahimdahir3292

    4 жыл бұрын

    xddddddddd 💚💚💚💚💚💚💚

  • @callchat501

    @callchat501

    4 жыл бұрын

    Qof reer Borama ah maheli Kara lalarafiqo

  • @ayaannaxidigtaawdal6408

    @ayaannaxidigtaawdal6408

    4 жыл бұрын

    @@callchat501 may wallo

  • @therealwalaal7771
    @therealwalaal77714 жыл бұрын

    From Bosaso ayn ahy qurbe jooga wlhi bilhi weligy kuman arag qabyaalad qf rer boorame ah wa dadka ugu karaamada badan somaali sigaara ayan u ixtiraama qf rer Borame ah love u guys wlhi sharaf aya iga kasbaten ❤️❤️❤️😭

  • @warsanchannel7031

    @warsanchannel7031

    4 жыл бұрын

    Tank you bro 🥰

  • @munacabdi8787
    @munacabdi87875 жыл бұрын

    Boorama walahi magaalo qurux badan waye waxaan xasuustaa hada ka hor anoo yar xamar la iga keenay aa dhaqatar hargaysa fadiisan jiray la ii geyay markaa uu dhahay boorama ha la igu keena qanjahaa ka qalaa anoo baqaayo la I geyay walhad a la dhahaa dhaqtarkaas Lkn alxmdulaah markaa boorama la I geyay qaliin wan ka baqday becouse waxaan imaday dad walalo ah ok somali jacel allow idin barakeey reer boorama mar labaad wan rajaynaa inan imaado in kastoo fogaday oo norway ku nolahay hada

  • @abdiumardirane713

    @abdiumardirane713

    5 жыл бұрын

    Thanks wllo qali

  • @cwahabvan1459

    @cwahabvan1459

    5 жыл бұрын

    inzha allah marar badan waad iman boqortoyo sidaad borama u jeceshahay ayaan adigana ku jecelnhy nolow

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Muna thanks sis inshallah mar kle inaa timaado rajeynaa aniga ba xamar u xiisey inshallah waan rajenaa inaan mar kle ku noqdo halkii aan ku soo koray Xamar Caday

  • @dexteromar2431

    @dexteromar2431

    4 жыл бұрын

    Caadi baan u garannayaa doctor walhad. Hargeysa shacabka ayuu ku lahaan jirray dhakhtar. Marmarna waxaa la odhan jirray boramuu tagay.

  • @munacabdi8787

    @munacabdi8787

    4 жыл бұрын

    Isha allh one day boorama waan imanaa waliba anoo ku noolanayo isha allh

  • @fartuunbalbalaarkaofficial5628
    @fartuunbalbalaarkaofficial56285 жыл бұрын

    Boorame jecliyaa Rugtii quruxda iyo aqoonta Kugu vanaa my gobol naga mida From hargeysa

  • @salmaabdulhi8719

    @salmaabdulhi8719

    5 жыл бұрын

    Awale adan hees iga dhah Go forward intaa ree boorma lkta saar

  • @abdirazakkaahiye9961

    @abdirazakkaahiye9961

    5 жыл бұрын

    Wa salaman tihin dhalinta hargiesay

  • @boqoreinashabeel1066

    @boqoreinashabeel1066

    4 жыл бұрын

    Taa magaceed 🖕🖕🖕

  • @khadardeef
    @khadardeef5 жыл бұрын

    Mee dhashii boorama like ta hayla dhafina iyo Subscribe 😘 Allahow mar uun nabad igu gee my Homeland 😘 baradii cilmiga iyo boorama👋👌

  • @rahmarahma9457

    @rahmarahma9457

    5 жыл бұрын

    From borama thanks hno kuso dhawow borama

  • @hamda8892

    @hamda8892

    5 жыл бұрын

    Oooooof calay cawale yare

  • @saamiyamaxamed7498

    @saamiyamaxamed7498

    4 жыл бұрын

    @@rahmarahma9457 wanagan

  • @hamzaarashid3407

    @hamzaarashid3407

    4 жыл бұрын

    Done!

  • @sihaambintushirdon9511

    @sihaambintushirdon9511

    3 жыл бұрын

    Qq1qq

  • @maamiimaanka8285
    @maamiimaanka82855 жыл бұрын

    Ilaahow Borama anoo tagin ha idilin yaa rabi walhi qof kama aqaan lkn waa iska tagaa waan hupaa somali inee gobthy meel walba ee joogaan🙏

  • @abdilahiabdikarim9852

    @abdilahiabdikarim9852

    5 жыл бұрын

    Wan kusoo dhawaynyna sxb wa magaaladaadi

  • @nightcrawler6469

    @nightcrawler6469

    5 жыл бұрын

    Brother Wan Kuso Dhawaynayna Halkani Cid Makala Laho Somali Oo dhan Ba Wada Leh Borama🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maamiimaanka8285

    @maamiimaanka8285

    5 жыл бұрын

    abdilahi Abdikarim Insha allaH wll hupaaL mar un waan imaN rabi haduu nafta igu gaarziyo🤲

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Maamii Manka marti kuma noqon doontid markaad timaad I'm sure

  • @rahmarahma9457

    @rahmarahma9457

    5 жыл бұрын

    Welcome waa dalkagii cidi kama xigto bro

  • @suldanhedoon8164
    @suldanhedoon81645 жыл бұрын

    My home ❤️BORAMA ❤️alla maxan uxisay wlhi like so sara wixi rer borama ah gar ahan xafada fardaha😂👊

  • @ademwilsan7136

    @ademwilsan7136

    5 жыл бұрын

    Dhukur libax sare

  • @filsanbigays

    @filsanbigays

    5 жыл бұрын

    waan u wada xiisnee rabi nabad hanagu geeyo inta anoo kale ah oo uxiistay xiisa boorama iyo hooyaday mcn

  • @mumtaazsuldan383

    @mumtaazsuldan383

    5 жыл бұрын

    From Ali black like na wan ku saray 🤣😅

  • @zaamsomali6733

    @zaamsomali6733

    4 жыл бұрын

    From xalane ❤

  • @shuiabmahamed4829

    @shuiabmahamed4829

    4 жыл бұрын

    Suldan Hedoon 😂

  • @foziemohamoud1054
    @foziemohamoud10545 жыл бұрын

    Adeer reer Borama hees umaa bahnee...Ismaciil Guelleh..Amisom Mogadishu haa lagaa saaroo...Plzzz uu sheeg madaxweynahagaa...Guelleh...we love you from Borama....

  • @koofiali2835

    @koofiali2835

    5 жыл бұрын

    ADIGA MAXAAA KAA GALAY AMISOM ADEER MEEL BAY JOOGAAN

  • @shukruabdi7515
    @shukruabdi75155 жыл бұрын

    My city borama cadey dhabti wa farxa marka arko borama o la amanayo tnx Awale

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Shukru Abdi Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @mame77calicabdi5
    @mame77calicabdi54 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taal Laysku wada raacyee Raas weynta boramaa lala rafiiqaaye calek awale Yaasalam Heestii qarina Yaaslaaam the one one and only lagen alfanan Cawaale adan Yasalaam cawale deeqsi Yaasalaam lagen ustad furunle Yaasalam lagan waqal 👉👑👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abokorhusseinhassan1025
    @abokorhusseinhassan10255 жыл бұрын

    Reer Borama waa ilbax magaalada la isku mashquulin magaalooyinka soomaalida weeeye. Ukaca awale adan.😊🥰

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    siida weeyii kaal iyi laab banu usoo dhaweynayna

  • @zakariaabdallah5333
    @zakariaabdallah53335 жыл бұрын

    Boorama idinjecliyaa alow idin dhowr dadkaygii from Djibouti dalkiini labad 🇩🇯🇩🇯

  • @hassanismail3617
    @hassanismail36175 жыл бұрын

    Hees qaali ah Weeyi heesta qofkii reer borama ha like ha ii saaro qofkale ha iska maqnado 🤣🤣

  • @tiriigohaji6789

    @tiriigohaji6789

    5 жыл бұрын

    Haaa waa ruun taasi masha allha masha allha boorma cadya awldan afa kaga cano lqabaya

  • @alaahikoolka2083

    @alaahikoolka2083

    4 жыл бұрын

    Hdfsgggassan Ismail

  • @barkhadabdi4761

    @barkhadabdi4761

    4 жыл бұрын

    Ree hargaisan ahee aan kuu saaro Abti

  • @banaystegle5403

    @banaystegle5403

    4 жыл бұрын

    Hassan Ismail ha iska maqnaato gaar ahaan iidor welcome 🙏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedcabdirisaaq2402

    @ahmedcabdirisaaq2402

    4 жыл бұрын

    Hoyadiin Anaa Wasa reer borama

  • @sihaamabdi6109
    @sihaamabdi61095 жыл бұрын

    I Am From Booooorama Liketa ZxpaaL👏

  • @user-qy8qv2by7d

    @user-qy8qv2by7d

    10 ай бұрын

  • @abdalerashied1582

    @abdalerashied1582

    9 ай бұрын

    4 years ago ma joogta hda

  • @iidsead

    @iidsead

    3 ай бұрын

    😊​@@user-qy8qv2by7d

  • @MohamedAli-xq9jo
    @MohamedAli-xq9jo4 жыл бұрын

    Frm muqdisho waxaan rabaa inaan soo arko boorama haduu ilaah yiraah, one of the most educated people came from I didn't make up the history said that, one love nation

  • @fartuunbalbalaarkaofficial5628
    @fartuunbalbalaarkaofficial56285 жыл бұрын

    Inay raaxo taal laysku wada raac allaw u siyadi nimcada borame Idin jecliyaa dadkygii Viva borame from caazimada hrgeysa

  • @niciimafaaraxmaxamed2888
    @niciimafaaraxmaxamed28885 жыл бұрын

    Reer borama waan idan jecalhy wlalhy from sool waan idan salamya

  • @Ayeh_Media

    @Ayeh_Media

    5 жыл бұрын

    Niciima faarax Maxamed love you too ❤️❤️

  • @laalanura2635

    @laalanura2635

    5 жыл бұрын

    Niciima faarax sidokle xabbti sool rer abtigay madaxa ii saaran tihiin

  • @abdirazakkaahiye9961

    @abdirazakkaahiye9961

    4 жыл бұрын

    Nagu salan darawiishti

  • @soomaalidageeska186

    @soomaalidageeska186

    4 жыл бұрын

    Waan kaa qaadnay wlashayo somaliyed . Ilahay hanoo kaa daayo

  • @Mohamed_Abdi-YTA

    @Mohamed_Abdi-YTA

    4 жыл бұрын

    So kle walalehen rer sool

  • @djsentinas38
    @djsentinas385 жыл бұрын

    Lyrics inta hablaha khusayso kaliya✍🏽👇🏾 aduunyada hadaan reer dhisniyo raas la wada taagin Waxba a maalka loo rooraayo kuma rushaayaane Murwo reys ina laga dhiibo runa aad doonto ama ay haween raaliya ruuxdu hibayso rag ninkii dhabeel muuqda raba ilwaadkeeda Raas weynta reer boramaa lala rafiiqaaye Hablaha reer borama💖💖💯

  • @rahmarahma9457

    @rahmarahma9457

    5 жыл бұрын

    Thanks hno

  • @ubaxmaxamed5548

    @ubaxmaxamed5548

    4 жыл бұрын

    Shugran akhii

  • @zalabala5176

    @zalabala5176

    4 жыл бұрын

    Waaw👍👍👍👍

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed37414 жыл бұрын

    Gobtii reer abtigey aan aduunka uu jecela ee an ku dhaato allow dhowr boorama inay raaxo taal cidi diidi bayse awale inadeer bartedi bad dhigtay 😍😍

  • @warsanchannel7031

    @warsanchannel7031

    4 жыл бұрын

    Mashallah habo wi ove you to

  • @zaaanc7008
    @zaaanc70084 жыл бұрын

    Boqoradii Daarood Anoo ah . I love BORAME magaaladii Gobta

  • @zelmadiamond9251
    @zelmadiamond92515 жыл бұрын

    Awale aden daheeye✨star fanka👌 my sweat home #borama jano 💗 raasweynta. Reer borama lala rafiiqa hdalba gam 👏jecliya my city borama👍

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Salma Dhymn Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @abdikarimbakari191
    @abdikarimbakari1915 жыл бұрын

    Waar ree borama like ta iska saara wa ina bakariye 😂 👇🏻👍

  • @muztaphea7327
    @muztaphea73275 жыл бұрын

    Adiga Akhiranaha Qoralkan waxaan kurajaynaya Cimri oo Rabi kubarakeyo Camalkagana wanajiyo EEBE akhirana midigta lagaga dhibo kitabkaga Fadlan Like&Subscribe isaar mahadsanid

  • @akayoutubechanel7518

    @akayoutubechanel7518

    4 жыл бұрын

    Borama walhi raaxaa taala

  • @akayoutubechanel7518

    @akayoutubechanel7518

    4 жыл бұрын

    Indhi borama arkay way dogsaden

  • @guledkahie9590
    @guledkahie95905 жыл бұрын

    Awaale Aden Deheeye (casri) You Are Wax Kale Apti 👑

  • @amourabbiba8424

    @amourabbiba8424

    5 жыл бұрын

    guusha guusha 😉

  • @hamserayaale2324

    @hamserayaale2324

    5 жыл бұрын

    Guuled gabi sxb

  • @abdishakurmumin2482
    @abdishakurmumin24825 жыл бұрын

    The only one and the legend awale aden. Meeye reer awdal😎🙌❤🙏🙆‍♂️

  • @cawaaledeeqsi1525
    @cawaaledeeqsi15255 жыл бұрын

    Ereyada oo saxa. Subaxdii markuu roobku da'o ee mayaygu raadeeyo Reexaan ugdoon iyo adoo rucub ka soo toosay Dhulka oo tigaaddii rax tidhi raarka sare joogto Oo jaanta aad rogo tidhaa raysku daba yaalo Quruxdooda buuraha rakada ubuxu rooshaamo Qarraxdana daruur lagu rakibay raranka kaa daahday Boorama inay raaxo taal laysku wada raacye Riyo waxaan u haystoo qalbigu ila riyaaqaaba Inaan joogo rugihii cilmiga runi i deeqsiisay. Adduunyada haddaan reer dhismiyo raas la wada taagin Waxba maalka loo roorayaa kuma rusheeyaane Marwo raysin laga dhiiba oo runa haddaad doonto Amma ay haween raaliya ah ruuxdu hibanayso Rag ninkii dhabeel muuqle iyo raba ilwaadkeeda Raaswaynta reer booramaa lala rafiiqaaye. Taariikhda roolka ah haddaan dib uga sii raaco Rabbi baa musheekh diinle iyo dhigay rag waayeela Rasmi talada loo goynayiyo guurti lagu reeyo Waa waxaynu guulaha runta ah ugu riyaaqnaaye Ra'yigiinu libintuu dhashaan ruuxna qarinayn. Raxmaddiisa oo wada heshaan roobka iyo deeqda Nolol raasamaaliyo dhulkoo rugo barwaaqeeda Rabbi waxaan durraansaday inaad run ugu waartaan. Big Respect reer Boorama🙏

  • @mohasouleiman7486

    @mohasouleiman7486

    5 жыл бұрын

    Cawaaale Deeqsi WD mhdsnthy hnoqli mxdaxad nosarenthy wlhi wan jclnhy qof wlbo hormarkyga jecel thanks HuuuuuuNo Mcn

  • @mohasouleiman7486

    @mohasouleiman7486

    5 жыл бұрын

    Cawaale deeqsi WD mhdsnthy hno qli Awale aadan welcome guuriga 2 Raasweynta reer boorama lala rafiiqaye xqiiq qof wlbo hormarkyga jecel wn jclnhy anaguna cawaale deeqsi madaxad nosaranthy huuuuuuuuno

  • @xirsijibriil8928
    @xirsijibriil89285 жыл бұрын

    Hees cajiiba dheh .reer Borama waad kasbateen quluubta somaliyeed From BUSS

  • @naztehaapiip4396
    @naztehaapiip43965 жыл бұрын

    My home borama Inay raaxo talo lasku wada raacydee❤❤❤❤thanks awale fanan qliya wlcm To borama

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Nazteha Apiip Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @ninnaagjecel7996
    @ninnaagjecel79965 жыл бұрын

    Boorma inay Raaxo Taal La isku wada Raacye ❤💯👌 abwaan Deeqsi wn Salamaya midhihiisa culus iyo caawale aadanba 🙌

  • @daroorxajidualehduale3702
    @daroorxajidualehduale37025 жыл бұрын

    One love Reer Boorama from Gopolki dalxiizka Sanaaag😍😍😍

  • @ANTONIO-zn4vp
    @ANTONIO-zn4vp5 жыл бұрын

    Yaa re borma 🤣😂😂ah😅🤣 like

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet12065 жыл бұрын

    My mother land porama❤ Awale aden fanan somaliyeD💝

  • @kingfio3799
    @kingfio37995 жыл бұрын

    Marwo rays in laga dhiibo oo runa hadad doon to ama ay hawen raaliya ah ruuxdu hibanayso Rag ninkii dhabeel muuqda iyo raba ilwaadkeeda raaswaynta reer BOORAMA lala rafiiqaaye💝💞

  • @abdiadan9717
    @abdiadan97174 жыл бұрын

    Borama magaalo qiimo u yeeshay dadkii somaaliyeed.lagama xigo iynaroo qabyaaladi dhagahaagu ma maqlayaan.magaalo qofkaasta uu kufikirayo mustaqbal iyo dhisme.borama 5yrska danbe waxay noqonaysaa casimada umada soomaliyeed.waayo xawli ayey kusocotaa.big respect from borama❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maimunaabdulahi4572
    @maimunaabdulahi45724 жыл бұрын

    Boraama inay raaxo taal laysku wada raacye wof hees iyo bar wale love from bosaso deeqa 🥰🥰🥰❤️❤️❤️ boorama wa meelan u hanwaynahay inan malin un tago insha Allah 💞💞💞

  • @abdirizakooomane7431
    @abdirizakooomane74315 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taal laysku wada raac thanks fananka umada Somaliyed Awale Adan Full respect🙏🙏

  • @cabdicasisabiib7589

    @cabdicasisabiib7589

    5 жыл бұрын

    🤩🤩🥰🥰🥰😁😁😁😁😁😁 new song best

  • @munaabdillahi720

    @munaabdillahi720

    5 жыл бұрын

    🙌🤣❤

  • @abdirizakooomane7431

    @abdirizakooomane7431

    5 жыл бұрын

    @@munaabdillahi720 thanks😂😍

  • @abdirizakooomane7431

    @abdirizakooomane7431

    5 жыл бұрын

    @@cabdicasisabiib7589 merci sxp

  • @cabdirahmantaani3389
    @cabdirahmantaani33895 жыл бұрын

    Legend awale aadan ku soo dhawow magaladii ilbaxnimada iyo rugtii cilmiga

  • @zackofficial8140
    @zackofficial81405 жыл бұрын

    REER BOORAMA SALAMNTIHIN WALALKA ZACK OFFICIAL LIKE HADAD LA DHAAFTO WALLE WAX XUN BAAD SAMAYSAY 💕

  • @xamda15yuusuf41

    @xamda15yuusuf41

    5 жыл бұрын

    wooooooooow baroma

  • @asmamahamed1508
    @asmamahamed15085 жыл бұрын

    Been muun sheegin Awale adan wallhi Borama Nasab ayaa daga Sweet home ❤❤❤ Borama inaya raxo taal laiskuwada raac 😚😚 raaswaynta rer boorama lala rafiqaye 😍

  • @laughoutloud8561
    @laughoutloud85615 жыл бұрын

    ciiddayda ayaan badan hoygi ilbaxnimada sidatay Booramay #AwdalEmpire, That,t where iam from

  • @amalahmed4570
    @amalahmed45705 жыл бұрын

    the dream place to be wlhi ....i love borama wlhi

  • @cwahabvan1459
    @cwahabvan14595 жыл бұрын

    Reer borama ficilka way yaqanan ....waaa in show aan loo kala hadhin u qabanee wllkeen cawaale aadan .... halana soo dhaweeyo bari welcome cawaale dhulkaaga hooyo

  • @yasminahmed6140
    @yasminahmed61405 жыл бұрын

    Boorama inay Raaxo taal laysku wada raac👏👏👏🥰 My home Borama❤️❤️❤️❤️✊

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore24625 жыл бұрын

    Rug cadaagii cawaale soo rogaal celi Cimaamada igu tuura Inta iga danpeysa🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim72925 жыл бұрын

    I love borama my second Homeland sino Merci beaucoup Awaleh avec cet chanson la ce un bn chanson weyi borama cadey❤ 😍 from 🇩🇯🇨🇦

  • @somalistadalistmrham8631

    @somalistadalistmrham8631

    2 жыл бұрын

    Walaaalo noo kaalay

  • @munaxassan875

    @munaxassan875

    2 жыл бұрын

    @@somalistadalistmrham8631 im8iio

  • @somalistadalistmrham8631

    @somalistadalistmrham8631

    2 жыл бұрын

    @@munaxassan875 salaaam muna caday.

  • @nasrahassan29
    @nasrahassan294 жыл бұрын

    my home borama cadey like iisara wixii reer borama ah gar ahaan xafada sh.cali jowher

  • @mukhtarkaraama2872
    @mukhtarkaraama28725 жыл бұрын

    AwaLe adan AwaLe casri Soo rOGaL Celi BoQarkii fanka Cumaamada lama hYzan karo Viva borama Viva awaLe adan

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Mukhtar karaama Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @mukhtarkaraama2872

    @mukhtarkaraama2872

    5 жыл бұрын

    Hamda husien mY big sister

  • @nasabnagad923
    @nasabnagad9234 жыл бұрын

    MashaAllah borama cadey inti jaceyl like saraa 😍walley meill lamida majiro we love Borama Barwaqo😍😍😍😍😍😍

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays48835 жыл бұрын

    Raas waynta borama kala rafiqaa💋💋❤

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    waanuu ku joogna boram xaged ka joogta murad duco san waa ciwankayga facbooga

  • @fadumamohamed1427
    @fadumamohamed14275 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taal Lays kuwada raacye💖💖 Sidaan ugu xiisayna😭😭

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet5 жыл бұрын

    Borama dad gobaa daga frm berbera ❤

  • @callchat501
    @callchat5014 жыл бұрын

    Gabadh reer Borama ayan raba mahelaya from Djibouti

  • @banaystegle5403

    @banaystegle5403

    4 жыл бұрын

    Call Chat Yaa kuu diiday indrtaaw haba fogayn

  • @nasrahassan29
    @nasrahassan295 жыл бұрын

    jecliyaa cawale aden waad mahadsanthy wlo qli maadaama aad dhulkan ku dhashy ee intaa ku lekadey ilaa hada ku noolahy inta borama iyo cawale aaden ila jecel like zaar

  • @radwanhassan2979
    @radwanhassan29795 жыл бұрын

    Waan kaa Haynaa Amaan ay iska leedahay Boorama uun baad daaha ka fayday Legend 💯🙏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53145 жыл бұрын

    Boorama inay raaxo taal la isku wada raacye Awale Aden madaxa noo saaran tahay cimaamadada ma haysan karno ❤️✋️

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Khadar Casood Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @ladyblue6595
    @ladyblue65955 жыл бұрын

    Borame the place to be. Awdal Selel Gabilay❤

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    Miss NeverMind Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @fadximou4134
    @fadximou41345 жыл бұрын

    @Awaale Adan The One Only East Africa Star Waqal Studio 💪

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade17364 жыл бұрын

    My home sweet Boorama inay raaaxo taal la isku wada raacye big respect legend #awale Aadan👏🤘

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard73715 жыл бұрын

    Awale Adan 🙏welcome Borama🙏 sawir wa inaan kula kala

  • @HamdaHussein

    @HamdaHussein

    5 жыл бұрын

    nagiib hazard Salam, pls subscribe to my channel😄💗

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs73215 жыл бұрын

    Tani hees waa dhaaftay wlhi Iyado burco ahaan lahaydna kasi wacnaan lahaydba Lkn burco iyo booramaba dalkaYgaY kuyaaLan alx

  • @abdisalanjama5227

    @abdisalanjama5227

    5 жыл бұрын

    Lolz

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    5 жыл бұрын

    nooooo waad Riiyotay sxb boram maa siii ahan doonto somalilnd wayka goo aysa

  • @khadarmuslimn4321

    @khadarmuslimn4321

    4 жыл бұрын

    @@ningubtay5406 hhhhhhhhhhh hesta maad rummaysaay sxb dhalah ku yuuna ku khaldiin ee isla xisho haye from djibouti

  • @ningubtay5406

    @ningubtay5406

    4 жыл бұрын

    @@khadarmuslimn4321 magac wanagsan bayku biixisay hoye salan igaa gadhsi iguna salan anigu macayo dumarke

  • @hajjiezmaelhajji1289
    @hajjiezmaelhajji12895 жыл бұрын

    Rayiguunu libintuu dhashaan cidina qarinayne One love Somaliland I'm from sanaag Horaa loo soconyaa Awale Casri Awale deeqsi Thanks

  • @djtalosame1111
    @djtalosame11114 жыл бұрын

    From borama ilahay ba noo hibeeyay dhul gop ah iyo dad gop ah dadkayga nima waayo

  • @soybia1276
    @soybia12765 жыл бұрын

    MaashaaAllah Allow Barakeey BOORAMA Très belle belle chanson pour ma BORAMA CITY bien aimé

  • @amiinlii
    @amiinlii5 жыл бұрын

    WOW MY Home Borama MacH alaH Top Song 😍✅🔥👑 Legend Awale Adan 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤👌

  • @maulidzultanhiis955
    @maulidzultanhiis9555 жыл бұрын

    Boorama Baradii Cilmiga Iyo Xadaarada Boorama Inay Raaxo taal laysku wada Raaac ❤👏

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan42434 жыл бұрын

    From Borama Yaa ila Dhageznaya 2020🔥♥️💋

  • @gahayrmaxamed6278
    @gahayrmaxamed62785 жыл бұрын

    Welcome to my home legend cawaale gabadhii ree borama ah farta tag 👏 #sweat home ❤🍁⛰

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan42435 жыл бұрын

    Borama inay Raaxo Taal Layzku Wada Raac♥️♥️♥️♥️♥️🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍Awale Adan Rabi haku xafido

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad69455 жыл бұрын

    Borama inay raaxo taal la isku wada raac 💯🎤 My home❤❤❤ Cawale fanaan qiimo badan mahadsanid anagoo farabadan oo cawaalaysan wadooyinka borama ayan kugu sugaynaa hore noso gaadh

  • @nimcomuse8659

    @nimcomuse8659

    5 жыл бұрын

    My home Borama waan ku xiisay

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945

    @abdifatahabdiazizbarkhad6945

    5 жыл бұрын

    Nimco inamari aynu is raacnee

  • @nimcomuse8659

    @nimcomuse8659

    5 жыл бұрын

    Inamari huno till Borama

  • @hibaaqali6417
    @hibaaqali64174 жыл бұрын

    My city booorama Ala ilahay maxau reer abti mcn iga dhaliayyyya. I love my reer abti ii nolaaada iyagan waax ku ahaaay 😘❤️❤️ thanks awale adaaan

  • @fartuunbalbalaarkaofficial5628
    @fartuunbalbalaarkaofficial56285 жыл бұрын

    Borame dadkygii Alle dhip idinma tuso Napadana alle hynoo siyadiyo dhamantenba Viva somaliland viva borame

  • @xabonmimi494

    @xabonmimi494

    5 жыл бұрын

    Amiin ilaahay nabada ha inoo adkeeyo soomaalilaand jir oo joog

  • @abdishakuurck9067

    @abdishakuurck9067

    5 жыл бұрын

    Waxay borame iyo somallilnd edo mesha logma bahna siyasad joji somallilnd iyo qurunka ad nala hos ordayso

  • @fartuunbalbalaarkaofficial5628

    @fartuunbalbalaarkaofficial5628

    4 жыл бұрын

    @@abdishakuurck9067 nayaa ma wxd diidanty inay somaliland ay thY borame Borame soamliland diid ama dilaac Wxn u mleynayaaa nayaa inanad ahyn reer borame Nacasyhy Ana dhaladkii borame ah Kuna vanaya ahna somaliland Doqonyhy cuqdadu dishay Hadanad rapin dhulka domaliland dee noo dhaaf borame Oo u tag qarax landta ay amisom u taliso hadad rabin somaliland U dhulkeeda borame yucufyhy Wxd meesha ku haysan ban jirine Meesha hoyga argagixisada Hoyga amni darada Hoyga ismidaminta Hoyga badawnimada Dee orod u tag doqonyhy Wx hakuu qabato Yadiiba qarax la itaal darane Naa dalkaga ayad wx ku tee Aamin doqonyhy mixnadaysani

  • @abdishakuurck9067

    @abdishakuurck9067

    4 жыл бұрын

    @@fartuunbalbalaarkaofficial5628 nacas yahay hadad rer borame tahay wlhi banad ku fanten lkn uma xumid naga somalidiid ethiopia jecelka ad rer borame iskaga dhigtid mana surto gasho rer borame muqdisho caday iyo dadkeda aflagdaynaya na hana shegan isku dirayahay anga rer borame ah o wlhi blhi waligayn afkayga kuma cayin muqdisho lkn adiga hadalkaga ayaa cadaynaya cida tahay e ku qanac waxa tahay

  • @fartuunbalbalaarkaofficial5628

    @fartuunbalbalaarkaofficial5628

    4 жыл бұрын

    @@abdishakuurck9067 nayaaa poorame Waa dalkaygii saas ayan u jecladay Wana dhulkaygii Ani burco ahy boramana waa reer abtigay oo waa dadkygii Meel muqdisho caday la dhaho ma naqaan Kliya wxn naqanaa uun Muqdisho qarax Muqdisho burbur Jareerweyne Lkn ani dalkayga ku kalsonahy S.land oo. Aan jecelhy Hargeysa cadayna waa casimadyda Aanuu kuma vaano sidada oo kle dhul aanan lahyn ee aamin oo ku kalsonow dhulkaga Dowlada itaalka daran ee nabadedii u taag la wxpa kugu soo kordhin maysee Dalkaga nabada aaamin Oo cuqdada aad isaaq u hyso iska saar dhulka waad nala leedihiin hana iloobin in ay boorame ciidii s.land thy ee any lahyn muqdisho iyo aabeheed toona

  • @salmahari6066
    @salmahari60665 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️waan jiiriricodey ❤️thanks awaleh &abwanka &musickista en waqalstudio🙏🏾🙏🏾

  • @koofiali2835
    @koofiali28355 жыл бұрын

    NINKA SAMEEYAY HEESTA WAA NIN SACAD MUUSE AH OO ISAAQA HHHHH WAKAAA ISAAQ IYO SAMAROON WAA MID LOVE YOU ANOO KASOO JEEDA REER BOORAMA WLAAALAHAY ISAAQ WELIBA SACAD MUUSE WAANI JECELAHAY HEESTAAD NOO SAMEYSEEEN WAXAASINA WAA SOMALILANDERNIMADA NAMIDAYSAY WAXAAN KALOOO U MAHAD NAQAYAAAA ABWAAN KA WEYN CAWAAALE AADAN DEHEEYE OOO HEES KU MAAAMUSAY BOORAMA ALLOW CODKA KUU BARAKEEE CAWAALOW

  • @sagalali1936

    @sagalali1936

    5 жыл бұрын

    Viva sacad muuse

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    5 жыл бұрын

    😂😂Haa walaleheen we love ❤️ reer borama gaar ahaan somalilndder Nimada ha waar to 💋😍☝️

  • @koofiali2835

    @koofiali2835

    4 жыл бұрын

    @@xulkafananiinta4648 WAAR DOQON YOHOW CUQDADAYSAN EE NADALKA EE BUKA KUWAN BA WAA SOMAALI HHH TOLKAY WAAYAAB WAAR CAQLIGAAD KA XUNUUNSANAYSIIIN KUWAAD JAARKA AHAYDEEN EE SOMAALIYEED AYAAD LEHESHIIN KARI LA'DIHIIN MA SOMAALI BAAD GARAN ISAAQ DOONU MAYONO OGADEEN DOONI MAYNO CIISE DOONI MAYNO HHHHHH MARKAA ADEER BRIDGE SAMEYSO ILAA MUQDISHO IYO GAROOWE KU GEEYA ADU HADAAAD FIKIR KHIYAALI AAD AAMINSANTAHY ANU SOMAALI WAAN JECELAHY KUWA SOMAALIYEED EEN JAARKA NAHY INAAAN LA HESHIIYO OON WAX LA QEYBSADO AYAAN U NOOLAHAY LKN NOOCAGAA KHIYAALIGA KU NOOL TAASI ADAY KUU TAALA AMA TAAA GUNTADA ADEER DHULKU MU GUURO JAARKAYGA AYAA HOREEYA INTAAAN KUMANAAN KM DHUL II JIRA JECLASANAYO

  • @cabdimawel1932

    @cabdimawel1932

    4 жыл бұрын

    @@Ayeh_Media 😂😂😂 Yaaaab lagugu qoslin deeqsi waaa nin sacad musa

  • @maxamadcadar1449
    @maxamadcadar14494 жыл бұрын

    Jiidhkaygi reer boorama dariskaxaga xalaasha ah wan idin salaamay from jigjiga ❤💎🇸🇴😘❣💋🙏

  • @odaytv9417
    @odaytv94175 жыл бұрын

    Borama allaw dhawr baradkii aqoonta 💚💭❤ viva somaliland

  • @nimcaanyusuf4010
    @nimcaanyusuf40105 жыл бұрын

    Borama inay raaxo taal La isku wada raac Ultra Legend Awale adan deheye

  • @olaadkhabiirka1163

    @olaadkhabiirka1163

    5 жыл бұрын

    Hhh nimcaan yuusuf waar manta comantigan ka dhex arke

  • @nimcaanyusuf4010

    @nimcaanyusuf4010

    5 жыл бұрын

    Brother ninkan ayan ka danbeeyaa sida ayn uga hadlay hahahahah

  • @olaadkhabiirka1163

    @olaadkhabiirka1163

    5 жыл бұрын

    Ha ninkan wa legend caadiya zhp waan tagayna Dee ha inoo imaado

  • @mahamedadke7776

    @mahamedadke7776

    5 жыл бұрын

    Awaleh fanaanka africa ugu khatarsan dantiisa garad lol

  • @nimcaanyusuf4010

    @nimcaanyusuf4010

    5 жыл бұрын

    Fananka fananinta ka tagy awaleh

  • @cadaycaday8748
    @cadaycaday87485 жыл бұрын

    Afkaga cano lagu qabay my big bro Awale Adan Daheeye

  • @user-be8yl4fu5m

    @user-be8yl4fu5m

    4 жыл бұрын

    Really ur bro ... So amazing guy waaye we love awale Adam if we are boramawi lol

  • @zohraabdo9926
    @zohraabdo99265 жыл бұрын

    Raas weeynta reer Borama lala rafiqa way way aniga Borama i geeya wallahi waan raba 😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @somgeneration6573
    @somgeneration65734 жыл бұрын

    My Borama walaahi waan ku faanaa waxan xasuustaa anoo waxbarasho u aaday oo aan ku soo arkay dadka aduunka ugu furfuran ugana bulshaawisan una dheertahay aqooon cilmiyaysan aaanan kala wayni lahayn Borama Respekt👉👉👉👉👉👉💞💞💞💞💞💞💞 aan dhamaad lahayn

Келесі