No video

Awaleh Aden iyo Roda Dahir

Brought to you by Assajog Studio

Пікірлер: 51

  • @badrigass4135
    @badrigass41359 ай бұрын

    Ciise,Samaron iyo isaaq waa walaalo. DIR Madaxdii ree direed dadkii fanka lahaa viva ❤❤

  • @hasnnamahamoud1402

    @hasnnamahamoud1402

    Ай бұрын

    Only ciisse ha naga soo dhisin dad kale

  • @badrigass4135
    @badrigass41356 ай бұрын

    Rooda daahir waxey la heestay faaaniinta somaali ugu caansan sida, maxamed saleebaan tubeec, xassan aadan samatar, Abdinuur Allaale. Fu’aad cumar. Rooda waxan dhihi karaa waa foolaadka fanka, Alle cimriga ha u barakeeyee From Awdal.

  • @idirisfarah335
    @idirisfarah3355 жыл бұрын

    Rooda daahir faniinta hablaha ah e somalida somaray kuwa ugu doorka roon bay ku jidha

  • @mahdiosmanahmed4048
    @mahdiosmanahmed4048 Жыл бұрын

    Fananiinta Reer Jabuuti Roodo Dahir Iyo Cawaalle Halyey Qaran🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi5 жыл бұрын

    Hadad cudud igu faantey casiska allah u cawday🤘🤘🤘🤘

  • @aymanali8228
    @aymanali82285 жыл бұрын

    King of the fanaan awaleh and roda nolada

  • @user-fe7lg6vm7x
    @user-fe7lg6vm7x10 күн бұрын

    Wa runta awaleh aden wa duriyadi

  • @user-pg2kp5dw9x
    @user-pg2kp5dw9x10 ай бұрын

    Macha allah awaleh iyo roda cod macaan markan casarki ka cagay cishaha u cilamyi mayo

  • @narouraahmed3426
    @narouraahmed34265 жыл бұрын

    Mansha Allah nolodaa fanaaninta reer jabuuti roda iyo cawaleh aden

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96833 жыл бұрын

    Roda Wakhtigaa cararayee caraabey Culuumta la beegsanaayo Camuuda ninkaan cunsiisay Anoo ka calaacalaayaa Warkaan curiye cadeeyey Colaadi haday ka joogtoo Asee cudud iigu faantay Casiiska Allah u cawday Awaleh Run baa cidhib laga filaa Ka soo carar been casuus leh Cadiintaa ninkii ku siiyey Calool xumo hawgu seexan Waxaad ka calaacalayso Cishaad garanoo ka caagi Nasiibku ma cayn wareego Cawo nina ma hadhi doontee Roda Cirkoo da'ay goor caweysaa Xareedduna coonka jiifo Ceeryaanta ha loo arooro Codkaad tidhi baa la caynaa Candhadaa gudhan caanaheega Caruur lagu seexin maayoo Midhkaan casarkii ka caagay Cishaa'i u ciilaaman maayo Awaleh Hal geela cunto cabaadaa Codkeeda dhagaysan maayo Cayuub cidhibteeda cawlan Qofkii camal ogi ma caayo Cilaad baddu kaa daweynee Ha caaridin oo ha ceebsan Nasiibku ma cayn wareegoo Cawo nina ma hadhi doontee Ereyadii Abwaan AUN xasan cilmi

  • @laybe

    @laybe

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid intaad xustay abwaanki ereyada heestan sameeyey oo ah aabahay Aun, badiyaa laguma xuso barnaamishyada heesaha abwaaniitii ereyada lahaa

  • @amarehadaweh9683

    @amarehadaweh9683

    2 жыл бұрын

    @@laybe xusid iyo in ka badanba wuu naga mudan yahay abwaan xasan cilmi AUN

  • @mehdihuffaneh1584
    @mehdihuffaneh15845 жыл бұрын

    #roda dahir super st*r gold voice long live edo😍😍

  • @abdilahihassen6871

    @abdilahihassen6871

    Жыл бұрын

    Pp

  • @mawlidmaxamed9386
    @mawlidmaxamed9386Ай бұрын

    Listening 🎶 17 June 2024 habeen ciid ah abtigay cawaale ❤

  • @XusseenDucale
    @XusseenDucale3 ай бұрын

    Wxn waa live ader gacaliye waa lgu raaxaysanayaa❤

  • @shaytomataan2332
    @shaytomataan23323 ай бұрын

    2024 🎉❤🎉🎉

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire10084 жыл бұрын

    Heestan waxaa lahayd asalkeedi hore wa Roda Ahmed ama Roda Gacan la,Allah ha uu naxaristo waxaay ahayd fanaand qaali ku ahayd rer Djibuuti.Inta ay qaadayso Roda Dahir,laakinse ma ogi heesta inu nin la qaadi jira iyo in kalay

  • @sucaadmahameddahir9844

    @sucaadmahameddahir9844

    3 жыл бұрын

    Mahamed aden dugsiye

  • @cusleyeciltire1008

    @cusleyeciltire1008

    3 жыл бұрын

    @@sucaadmahameddahir9844 aad baa uu mahadsanid sida fican ee sidi igu soo sheegatay inuu yahay Mohamed Aden

  • @timroyacoub8369

    @timroyacoub8369

    Жыл бұрын

    ​@@cusleyeciltire1008 Isla Roda Daher uumbaa lahayd oo maxamed Aden laqaadeysey, sidaa ula soco😊

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort2 ай бұрын

    Masha allah

  • @stromaemoktar9887
    @stromaemoktar98875 жыл бұрын

    Haal geel cuntaa ee cabadaa codkeedaa dhageysan mayoo. Waa mahmaa gimaa ku fadhidaa waa sidaa yuhudaa ee falastine u garacan ee hadanaa melkastaa lagaa dhahoo yuhudaa waa lagaa gardarane yahay oo. Xaquuq bey mudanyehin anyways nice song

  • @soulehollandais
    @soulehollandais5 жыл бұрын

    The best songs brava.

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d22 күн бұрын

    Gabadh inay madaxwayne ka noqda maraykan 100% 35 tarikhta marka gadal lo raaco

  • @xididigajamuuriyomasuud5894
    @xididigajamuuriyomasuud58942 жыл бұрын

    Cawala aadan fanaan qaran

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын

    Nice song mashaalh

  • @mahdiabdi1902
    @mahdiabdi19025 жыл бұрын

    AAX ya samaaan niin an casarki kacawday cisha u cawayni mayo RODA and med aden

  • @asmamed560
    @asmamed5605 жыл бұрын

    Woooow xasuusti wayawayo

  • @IdilOmarDoualeh-ux5to
    @IdilOmarDoualeh-ux5to Жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdihakimmedabdi9379
    @abdihakimmedabdi937911 ай бұрын

    Wawws thé best c'est très chaud 😊

  • @ahmethAwath
    @ahmethAwath Жыл бұрын

    Heestan ismail omar Geele lo qaday fahmi❤maysaan

  • @Degaliah

    @Degaliah

    Жыл бұрын

    Hahahha heestan wa gumaysigii wa bari horee waxaanad ogayn dadka dusha haka saarin

  • @feysalabdi9547
    @feysalabdi95474 жыл бұрын

    Legend awale

  • @maryamali4778
    @maryamali47782 жыл бұрын

    Roda cod dahabley

  • @maryamali4778
    @maryamali47782 жыл бұрын

    Roda nolow cod macan

  • @mohamedosman-vh3ij
    @mohamedosman-vh3ij Жыл бұрын

    Unité égalité vive la république

  • @NastehoHaga
    @NastehoHaga2 ай бұрын

    Kon teske vs m aviez donné une viande?afin que je sois pas rancunier ?

  • @ahmedhassanfandhuux3790
    @ahmedhassanfandhuux37905 жыл бұрын

    Waa asal

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar4552 жыл бұрын

    Cajiib

  • @simanyabeh4472
    @simanyabeh44725 жыл бұрын

    Awaleh and roda!!!

  • @isramoud8721

    @isramoud8721

    Жыл бұрын

    Oui

  • @isramoud8721

    @isramoud8721

    Жыл бұрын

    Oui je prl bien

  • @ayaanle3602
    @ayaanle3602 Жыл бұрын

    Ayanle

  • @osmanadenabdoulkader8598
    @osmanadenabdoulkader8598 Жыл бұрын

    FLCS vs RPP

  • @adensouleman1042
    @adensouleman10422 жыл бұрын

    TOM jeri

  • @jicrii4948
    @jicrii49483 жыл бұрын

    ok 👍

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar4552 жыл бұрын

    Yaa salaam

  • @feysalabdi9547
    @feysalabdi95474 жыл бұрын

    Masha allah