AWALE ADAN & HABAD MUSE OLAD | AGOON KORIYAAY JABUUTAY | STAGE DJIBOUTI SHOW

Музыка

COPYRIGHT TO WAQAL & AFRO MEDIA PREODUCTION
AWALE ADAN & HABAD MUSE OLAD
XASUUSTII AMINA FAARAX & XABIIBA BALBALAF
ERAYADII: HASSAN ELMI
LAXANKII: OMAR ADAN DUGSIYE
MUSIC: AL USTAAD ARIDO
VOCAL RECORDING & VIDEO: WAQAL
ORGANISED BY OSMAN ARTS
WITH THE PROMOTION OF THE ACDP OTTAWA

Пікірлер: 912

  • @DeeqaAhmed-rw3uo
    @DeeqaAhmed-rw3uo6 жыл бұрын

    agoon koriya walahi wa dhab anaa ku dhex korey anooo agoon ah I love u my second country from hargeisa

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    5 жыл бұрын

    thankyou

  • @caliwasaaye.5728

    @caliwasaaye.5728

    5 жыл бұрын

    Naema Ahmed where are you from?

  • @caliwasaaye.5728

    @caliwasaaye.5728

    5 жыл бұрын

    Which Country are you from?

  • @mmimmi8727

    @mmimmi8727

    5 жыл бұрын

    _Ax wlhi wll qoralkagu anoo qoraalada iska akhrinaya ayu marqudha haq igasiiyey ilmo ayaaba iga timid_

  • @charcorahman123

    @charcorahman123

    3 жыл бұрын

    We love you to sister ❤

  • @engabdrhmnbarkhad6430
    @engabdrhmnbarkhad64305 жыл бұрын

    From Somaliland special hargeisa wllhi waan idin jeclahay walalahayga reer jabuti Somaliland oo dhan way idin jeceshahay salaan baan idinka wadaa imisaa ka qaaday....?

  • @abiibrahim-bw5ei

    @abiibrahim-bw5ei

    Жыл бұрын

    Anagna w1 jecelnhy hoygi murtida soomaliland

  • @bouhamareh2110

    @bouhamareh2110

    Жыл бұрын

    Somaliland wan jecelnahay anaguba dariska xalasha

  • @nourapeaceshow9085
    @nourapeaceshow90855 жыл бұрын

    Dadkay reer jabuuti sharaf ku waara we are one love from Somaliland 💓💓🌹

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf6 жыл бұрын

    🇩🇯Hanoolato♥️Jabouti 🇸🇴Hanoolato♥️Somalia Agoon koriyaay Jabouti Amiinta waan idin adkaynay From Borama ❤️

  • @khadarmohamed2510
    @khadarmohamed25106 жыл бұрын

    I from Borama and I love ❤️ Djibouti 🇩🇯 Big respect 🙏

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    We love borama so mush

  • @aminahmedsayed9924

    @aminahmedsayed9924

    5 жыл бұрын

    In kasto dawladahena col yihin . We are the same family

  • @samatardjama9883

    @samatardjama9883

    2 жыл бұрын

    Nmmmm

  • @abiibrahim-bw5ei

    @abiibrahim-bw5ei

    Жыл бұрын

    And also we love baradii cilmiga and nasabnimada booramay balayoo dhan alaha ku hareer mariya aamiin

  • @somalipirate8577
    @somalipirate85775 жыл бұрын

    Am somali 🇸🇴 I luv That Nation God Bless Djabuti 🇩🇯

  • @abduabdu4018
    @abduabdu40183 жыл бұрын

    تحياتي لشعب الجيبوتى 🇩🇯 اخوكم من تشاد 🇹🇩🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹

  • @mohamedmuse08

    @mohamedmuse08

    2 жыл бұрын

    اخوانا القرعان نحبكم ربي يحفظكم لينا وكل اهل تشاد🇹🇩

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_FАй бұрын

    Waddankayga labbaad Djibouti waligay ma arrag inshallah mar un waanku baashaali from Muqdisho.🇸🇴❤️🇩🇯🙏🏽

  • @abdullahiahmedxiin4653
    @abdullahiahmedxiin46534 жыл бұрын

    I am somali🇸🇴i love my second country Djbuti🇩🇯 big respect

  • @nourawaleh4637

    @nourawaleh4637

    Жыл бұрын

    Thanks brother

  • @soumeyadaher8191

    @soumeyadaher8191

    Жыл бұрын

    We love you too Somalie 🇸🇴❤🇩🇯

  • @blacklife7197

    @blacklife7197

    Жыл бұрын

    Thank you my brother

  • @YahayH

    @YahayH

    10 ай бұрын

    ​@@soumeyadaher8191¹

  • @mouhyidineismail4188

    @mouhyidineismail4188

    9 ай бұрын

    ​@@nourawaleh4637I

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud66926 жыл бұрын

    Djabouti my second home love and Peace from 🇸🇴💙to Brothers nd Sisters🇩🇯💚

  • @ahmadfuad7129

    @ahmadfuad7129

    3 жыл бұрын

    Thank you

  • @muhumedmohamud2356

    @muhumedmohamud2356

    3 жыл бұрын

    I cry like bless sexual pregnant stay like live alive stay like bed home protects in Djibouti

  • @ImranAli-ho3wu

    @ImranAli-ho3wu

    2 жыл бұрын

    Kkk going prather

  • @RayMM2_YT
    @RayMM2_YT6 жыл бұрын

    From Somaaliya . Long life Jabuutaay dhulka aan xuriyada ku dareemo cidna aan iga xigin jiro joog jabuutaay dad Qalbi fiican iyo Qaran jiro joog jabuutaay

  • @MrTapha10

    @MrTapha10

    6 жыл бұрын

    Djibouti is your home bro.

  • @abdoukaderhousseinabdi4065

    @abdoukaderhousseinabdi4065

    5 жыл бұрын

    Yasin Abdirahman Ahmed thank you walal we love Somalia to

  • @zakaria-tas6428

    @zakaria-tas6428

    5 жыл бұрын

    WLLKY MAHADSANID

  • @AliHassan-wq4xf

    @AliHassan-wq4xf

    3 жыл бұрын

    Wa wadankagi walalkay

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein74256 жыл бұрын

    AGOON KORIYAAY JABUUTAY BY AWALE IYO HABAD Waxaane xasuusta yarantii markay heestan soo baxday waxaa laga jogaa imika mudo 20 sano ku daw amina farah wabar iyo Habiba abdillahi lakiin inti jabuuti jecel like ii saare love my homeland

  • @mahadgesale6647
    @mahadgesale66476 жыл бұрын

    Ciiise landa wayi ilhyi haano daayo my home

  • @hawacuudali5002
    @hawacuudali50026 жыл бұрын

    Hiil walal ad ayan u jeclhy jabuti hda nahy rer somalia qasatan rer muqdishu alaha barakeyo

  • @ikraanabdi2281
    @ikraanabdi22816 жыл бұрын

    Djabouti walale qali oo somalinimda ku weeyn tahay hormar wangsan walalhey Djabuti

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Ikraan Abdi thankyou hunno

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    Thanks ikraan

  • @fairytaile681
    @fairytaile6816 жыл бұрын

    My only one home my Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😗 allow ii dhowr.

  • @fatimanuur4499
    @fatimanuur44996 жыл бұрын

    Jabuuti la'aaanteed somalia maanta majiri laheeen Wa idin jeclhy 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hiil walal❤❤🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Fatima Nuur mahadsanis hunno

  • @fatimanuur4499

    @fatimanuur4499

    6 жыл бұрын

    Cantar Jabuuti ❤❤😍🇩🇯

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    facebook gayga iguso so darso walaale 👉Cabdulqaadir Cantar Cirjiid (Cantar jabuuti)

  • @fatimanuur4499

    @fatimanuur4499

    6 жыл бұрын

    Cantar Jabuuti okay

  • @quruhduumaar227

    @quruhduumaar227

    5 жыл бұрын

    Tks hbibti Fatima nour wa ni jecelaxay rer somaliya

  • @QudusTv
    @QudusTv6 жыл бұрын

    Reer jabuuti aad baan idiin jecelahay runtii Noolada 🤩🤩

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    We love you back bro

  • @niin128
    @niin1286 жыл бұрын

    I'm from hargysa i'm proud for brothers Djibouti 💎💎💎💎💎 agoon koriyaay

  • @Michardaden

    @Michardaden

    10 ай бұрын

    adigu waxaa tahay tuug miyaa kkkkk

  • @mediaonelive6702
    @mediaonelive67026 жыл бұрын

    Walalahen rer jabouti waan jeclahay waa wadan dad wanagsan oo nasab ah daganyihin nabad iyo barwaaqo inshallaah cawale adan fananki ugu horeyey ee Aan hesihi dhagayesto ayu aha 2006 ,ki guul rer jabouti

  • @simanmuhumad7043
    @simanmuhumad70436 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ❤❤❤jabuuti jano jecliya dadkyga qrxoon Allow nabada iyo horumarka noosiyaadi Aamiin

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Siman Muhumad mahadsanid hunno

  • @simanmuhumad7043

    @simanmuhumad7043

    6 жыл бұрын

    Cantar Jabuuti adaa mudan aado

  • @cabaascabaaskhan1461

    @cabaascabaaskhan1461

    6 жыл бұрын

    wooow

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    Amin ya allah

  • @safahabib1800

    @safahabib1800

    5 жыл бұрын

    Siman Muhumad u

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson5 жыл бұрын

    Woow agon koriyay jabuuti dad aan isku dhiig nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯 hiil walal

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd36406 жыл бұрын

    From hargeysa hoygii suugaanta somaliland super hit song salaan sare jibouti

  • @chickennuggenfan6875
    @chickennuggenfan68753 жыл бұрын

    Last December was my first going back to my country after 27 years alhamdulillah and its was the most beautiful place on earth to see my family and my old neighbour's. Great memories,Insha'allah 🤲going back to djibouti soon.Djibouti I love you with all my heart 😍❤

  • @mohamedqaliif8726

    @mohamedqaliif8726

    Жыл бұрын

    did you back?🥲

  • @nuuramouse1935

    @nuuramouse1935

    Жыл бұрын

    May

  • @nuuramouse1935

    @nuuramouse1935

    Жыл бұрын

    May

  • @nuuramouse1935

    @nuuramouse1935

    Жыл бұрын

    May be in

  • @nuuramukhtar6318

    @nuuramukhtar6318

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @nastimoha1053
    @nastimoha10536 жыл бұрын

    Xudunti dhulkayga Agoon koriyey Miskin caawiyaay Djiboutaay 😪😪😪❤️❤️🇩🇯❤️🇩🇯 Amiinta ino adkeeya Dhulkaygi Hooyo

  • @Tourwold
    @Tourwold2 жыл бұрын

    I live Djibout for the last 15 years, Actually Djibouti is definitly is just great country with its great people.. now I live Europe which i took airfrance... i will miss Djibouti, pray always best of the best...

  • @aragsanedabsan5106
    @aragsanedabsan51065 жыл бұрын

    I love jabuuti allaha idin xifdiyo walahey i am from mogdisho🇸🇴🇩🇯😍

  • @mohamedabdirahman548

    @mohamedabdirahman548

    5 жыл бұрын

    aragsan edabsan nice

  • @mohagaboose1559
    @mohagaboose15596 жыл бұрын

    Guul reer jabuti alle haydin karameyo wllaheen From somalia❤👈

  • @akahiye22
    @akahiye225 жыл бұрын

    Maxad Umada u adeegtay Intod adhaxdada saartay Maxaa ubad kugu bar-baaray Markad Oryada umiistay Maxaa Oday ku duceeyay AGOON koriyaa Djaboutay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Nabad ku waara Walalahy Reer Djabouti 💖💖💖From Borama

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf91486 жыл бұрын

    Agoon koriya Djiboutay my first home ❤️🇩🇯 Balaydo kuma asiibtu Amiin

  • @khadranorali1025
    @khadranorali10255 жыл бұрын

    Allow dhowr Jabuuti dalkaygii labbaad♥️🇩🇯♥️🇩🇯❤️🇩🇯 from somalia🇸🇴♥️🇸🇴

  • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
    @cabdiqaadirmaxamedaxmed6206 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Jamhuuriyadayda Djibouti noolaada waligiin cadawgiinu ha dhaco From walaaliihiin Jamhuuriyadda Somaliland

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Cabdiqaadir Maxamed Taraq mahadsanid walalkay

  • @hayatahmed1192

    @hayatahmed1192

    6 жыл бұрын

    Cabdiqaadir Maxamed Taraq yoi

  • @souhoufiinaali3642

    @souhoufiinaali3642

    5 жыл бұрын

    LosjgK😎👹 JqhJ😁😁😃😎😍😘

  • @quruhduumaar227

    @quruhduumaar227

    5 жыл бұрын

    Asal Dhalad wall tks

  • @gulleddhuule4758
    @gulleddhuule47586 жыл бұрын

    Noolada jabuutay from walaalihii somalia qof igu raacsan like saar 😍

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115

    @rgbdayiberdoganradwanjamac5115

    4 жыл бұрын

    Mahad sanid wllky adiguna nulaw iyo soomali udhan

  • @abdoulkarimabdoulkarimahme3425

    @abdoulkarimabdoulkarimahme3425

    3 жыл бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏👑🇩🇯

  • @mahamoudhamda8228

    @mahamoudhamda8228

    3 жыл бұрын

    @@abdoulkarimabdoulkarimahme3425

  • @nouriamahamoud1643

    @nouriamahamoud1643

    2 жыл бұрын

    @@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 a

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni21886 жыл бұрын

    Agoon koriyaay jabutaay balayada kuma asiibto love you wallahy dariskeyga 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘❤️❤️love from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedali6050

    @mohamedali6050

    5 жыл бұрын

    Jabuti gud

  • @nadifoemli6864

    @nadifoemli6864

    5 жыл бұрын

    We love u too Amin wll my dadkayagi somalied wan idin ku fana ilhay nabad warta ha idin siyo Amin love u muqdisho cil ha mudan 😍😍💕🙏❤️🙌🙌💕

  • @kiraaanaadan8897

    @kiraaanaadan8897

    4 жыл бұрын

    Xalawatina Xurulceyni has

  • @hassanmoussaabakarhassanmo8871
    @hassanmoussaabakarhassanmo8871 Жыл бұрын

    تحياتي وتقديري من تشاد 🇹🇩 الى جيبوتي 🇩🇯

  • @ibrahimhoussein355

    @ibrahimhoussein355

    Жыл бұрын

    شكرا اخي العزيز نحبكم ي أهل تشاد

  • @Eng.AhmedKhalif
    @Eng.AhmedKhalif6 жыл бұрын

    Jabouti dal aan walaalo nahay oon aad u jeclahay weeye rabbi ha barakeeyo.

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    Thanks axmed also Djibouti love you back

  • @aishaahmed6943
    @aishaahmed69436 жыл бұрын

    Reer jabuuti wlhi murti fican ayey masraxa la imaadan mana faanaan dad ilbaxa

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    Aisha Ahmed kkk waa sidaad sheegtay hunno thankyou so much

  • @abdialiahmed

    @abdialiahmed

    5 жыл бұрын

    Aicha Ahned nacamtubillah wa runtaa!!!!!!!!!!

  • @hamdagoumaneh3505

    @hamdagoumaneh3505

    5 жыл бұрын

    Wa sida huno thanks

  • @mofosman4426

    @mofosman4426

    5 жыл бұрын

    afkaaga caana lagu qabey malashey.

  • @hayadeoubeiche2595

    @hayadeoubeiche2595

    4 жыл бұрын

    That 's true sister

  • @fjeifu2552
    @fjeifu25526 жыл бұрын

    Amiinta ino adkeeya 🤲🤲🤲 Amiiiiiin amiiiin alow no xafid🇩🇯🇩🇯

  • @hanad5354
    @hanad53546 жыл бұрын

    Agoonkoriyaa D jbuuti slaama slaama ✋brothers &sister from D D S I jigjiga 😘😍somali wa mid ☝️

  • @FLICKSNOW1

    @FLICKSNOW1

    6 жыл бұрын

    Abdihanad Dekky aad uweyn masul wax walbo oo la shego SOMALI waa hal naf kan Djibouti jogo kan DDSI jogo kan NFD jogo kan Hargeysa jogo iyo kan Xamar jogo midna midka kale dhibkisa ma jeclo midki murugoda weyla murugodan kii farxane weyla farxan

  • @asaleh78
    @asaleh785 жыл бұрын

    Djibouti and it’s peoples are special no doubt!

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi21856 жыл бұрын

    heeestaaan Waa Qali wlh Inta Disliketa saartay Waaa In Xanunsan Alla Ha Cafiyo Jabuuuti Deriska dadka Iga Xiga From Somalia❤️❤️❤️❤️

  • @waberihassan7867
    @waberihassan78676 жыл бұрын

    Intii Hill walal jeceel like ha isarto hambalyo walalaha jabuti 🎆🎆👏🏻👏🏻

  • @hanahapdulahi1452
    @hanahapdulahi14526 жыл бұрын

    JabUuTi 🇩🇯🇩🇯🇩 WalalO QaliyA 🇯Ilahy Nabada iDuNku wad😍😘✋🏻

  • @bellaomar3634
    @bellaomar36346 жыл бұрын

    Agon kariyay djiboutay ❤❤❤ Djbouti my sweety home 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍 Inti djibouti jecel like saar somaliyey 👍

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    bella omar sis Subscribe igu caawi

  • @queenofsomaliland1872

    @queenofsomaliland1872

    6 жыл бұрын

    bella omar waanu idin jecelnahay dadkayagii djibouty 😘😘

  • @zahraabdi4498

    @zahraabdi4498

    6 жыл бұрын

    Thanks

  • @zahraabdi4498

    @zahraabdi4498

    6 жыл бұрын

    queen of somaliland good

  • @qaaliahmed331

    @qaaliahmed331

    6 жыл бұрын

    bella omar me l like jabuuti

  • @kaahakaalmeya1600
    @kaahakaalmeya16006 жыл бұрын

    Mnsha Allah noolada dadkaygii dhiigeygiii soomalida jabuuti noo noolada nabad iyo barwaaqada alle haydiin siyaashoo aaamiin from somaliland

  • @SamiraSamira-hf1qi
    @SamiraSamira-hf1qi6 жыл бұрын

    Love from somaliland Burao 🔥🔥🔥🔥🔥 jabuuti Ha Noolato❤️❤️❤️ Balaaydu kuma asiiibto 🙏 Jabuutiiii

  • @nabihadaher

    @nabihadaher

    8 ай бұрын

    Tnks qali ❤️

  • @mohameddirir5451
    @mohameddirir545127 күн бұрын

    من الصومال ومن ارض الصومال الي جيبوتي كلما واحد دمنا واحد ربنا واحد يحيا الوطن 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @diamonluul1075
    @diamonluul10756 жыл бұрын

    Ilahay ha unaxariisto waa erayadii adeerkay rumaad xasan cilmi diiriye ilahay meel san aakhiro ha geeyo

  • @medabdillahi1614

    @medabdillahi1614

    5 жыл бұрын

    Amin

  • @mahadallahaahmed8676

    @mahadallahaahmed8676

    5 ай бұрын

    Amiin ❤❤❤

  • @malmo4235
    @malmo42356 жыл бұрын

    AAAX AAX WALAHI WAAN JIRIRICO ALLOW REER JABUTI GUULEEY OO SHARAF IYO CISI SII MEEL WALBOOY ADUUNKA KAJOOGAAN #VIVA JABUUTI #SOMALIA WAA WALALO 😢😢😢😘😘😘💕💕💕😍😍😍💯💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Djabuuti i🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    5 жыл бұрын

    mahadsanid huno

  • @guledyusufali2856

    @guledyusufali2856

    5 жыл бұрын

    Jabuuti allha dhowro

  • @najmogalmudug6619
    @najmogalmudug66194 жыл бұрын

    kama so jeedo waligyna ma tagn balze jabuuti wn jclhy ❤❤👑🙏😭😭😭Alle dhwr Jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤😍

  • @dahernazar280

    @dahernazar280

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll,nolow ❤

  • @qaaliahmed331
    @qaaliahmed3316 жыл бұрын

    I like jabuuti walaaliihiina aad Ayaan u jeclahay from soomaliland ■

  • @bintuissa9151

    @bintuissa9151

    6 жыл бұрын

    fatuush Ahmed we lv u bck sis

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    We love back qaali

  • @cabaasbbcradiobbcsomali8596

    @cabaasbbcradiobbcsomali8596

    4 жыл бұрын

    Mashalalah D jabuti

  • @maxamudyasin3922
    @maxamudyasin39226 жыл бұрын

    hiil walal djbouti noolaada from muqdisho😍😍

  • @abeeromarguedi7933
    @abeeromarguedi79334 жыл бұрын

    Fière de être Djiboutinne 🇩🇯 nolada ❤️💕

  • @nouradinaskar1943
    @nouradinaskar19436 жыл бұрын

    One Love, One Heart , One Nation, One Flag , One God. Alhamdulilah. #Peace Djibouti.

  • @geletoz

    @geletoz

    2 жыл бұрын

    If you guys don't unite we will unite you

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo85735 жыл бұрын

    Jabuti Mashalah Mashalah Mashalah hormar Wacan Ilahay Ha Idin Siyadiyo Nabada iyo Nolosha walaheen dhabta Ahhh Guuul Jabuti Inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍🕋🕋🕋

  • @liibanali6646
    @liibanali66466 жыл бұрын

    1 kow agaa ah reer jabuuti waan idin salaamay walaloyaal waan idin jeclahay runtiii 😍😍😍😍

  • @queennuseyba6119

    @queennuseyba6119

    6 жыл бұрын

    liiban ali sido kle we love you

  • @liibanali6646

    @liibanali6646

    6 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍 mahadsanid walal

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    liiban ali bro Subscribe igu caawi

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    mahadsanid walalkay

  • @fjeifu2552

    @fjeifu2552

    6 жыл бұрын

    Allaha ku jecladu huno👍

  • @user-ep1oh7yq9s
    @user-ep1oh7yq9s3 жыл бұрын

    احبكم اهل جيبوتي اخكم من تشاد

  • @tazliimdaahir9982
    @tazliimdaahir99824 жыл бұрын

    Love you Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯 I am from somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴agoon koriyaay Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AHMEDALI-rm3oh
    @AHMEDALI-rm3oh6 жыл бұрын

    Jabuuti gees kamida shanta gees 🇩🇯

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    AHMED ALI bro Subscribe igu caawi

  • @ladameahmed7254
    @ladameahmed72545 жыл бұрын

    I am from Bosaso Somalia waaan jeclahay jabuuti dalkaygii

  • @samiirdheere3521
    @samiirdheere35216 жыл бұрын

    Jabuuti 🇩🇯🇩🇯 ❤️❤️❤️ from DDSI

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib776 жыл бұрын

    Hambalyo Hambalyo Shacabka Reer Jabuuti Meelkastooy Addunka Joogaan Waxaan Leeyahay Sanad Guuro Wanaagsan Oo Wacan Horre U Socda Agoon Korriyaay Jabuutaay

  • @moussaabakari1315
    @moussaabakari131516 күн бұрын

    Fier d'être Djiboutien 🇩🇯🥰 Ani Hay yibuti ❤

  • @AbdulHakim-mg7dm
    @AbdulHakim-mg7dm11 ай бұрын

    Wallahi waa run waa agoon Koriya jabuuti ilove reer jabuuti dadka somali ugu gobsan uguna dacadsan from duriyada

  • @nabihadaher

    @nabihadaher

    8 ай бұрын

    Tnks wadankeygi labad somalilan ❤️

  • @aadannorxasan8392
    @aadannorxasan83926 жыл бұрын

    Wadankeygii 2 labaad jabuutaay Alaha kudhowro Love love djabauti

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    Aadan nor xasan bro Subscribe igu caawi

  • @aadannorxasan8392

    @aadannorxasan8392

    6 жыл бұрын

    Barasho Tv Ok babaa igu daaa

  • @neimadjama7125
    @neimadjama71256 жыл бұрын

    Amin ya rab jiir o joog Djibouti Jano 😍😍😘😘

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    NEIMA DJAMA sis Subscribe igu caawi

  • @neimadjama7125

    @neimadjama7125

    6 жыл бұрын

    Barasho Tv ok huno

  • @maalimembers4402
    @maalimembers44024 жыл бұрын

    Djibouti second home 🇩🇯. Love from 🇸🇴

  • @samiramedkalinleh8042
    @samiramedkalinleh80425 жыл бұрын

    Vive Djibouti mâcha allah que allah protège mon pays natal 😊❤💖💙

  • @indhouroon887
    @indhouroon8876 жыл бұрын

    jabuuti hanolaato Galmudug 👍👍❤❤❤❤

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    Nasteexo Hassan sis Subscribe igu caawi

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    Galmudugna hanolaato

  • @AbdikhadarN

    @AbdikhadarN

    5 жыл бұрын

    vivi galmudug

  • @banaystegle5403
    @banaystegle54036 жыл бұрын

    My second home 🏡 sweet jabuti ❤️

  • @hodanahmed5995
    @hodanahmed59956 жыл бұрын

    Jabuuti jeexeygaay🇩🇯❤🇸🇴

  • @nurayusuf8417

    @nurayusuf8417

    6 жыл бұрын

    Amiiiiiiiiiiiiin

  • @adendubow5617
    @adendubow56172 күн бұрын

    Wadankeygii jabuutaay ❤❤❤❤ from Kenya ❤❤❤

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan29936 жыл бұрын

    Cida jabuti wilashod ahaa wah wah hiiil qaran walalahen jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 idin jecliya 👏👏👍💚❤

  • @abdullahiabi0019

    @abdullahiabi0019

    6 жыл бұрын

    Gabadha mar walbo comentyadaa aan kuarko

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    asal dhalad faraxsan sis Subscribe igu caawi

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    Abdullahi Abi001 bro Subscribe igu caawi

  • @asaldhaladfaraxsan2993

    @asaldhaladfaraxsan2993

    6 жыл бұрын

    Barasho Tv ku saray hno

  • @laughoutloud8561

    @laughoutloud8561

    6 жыл бұрын

    mahadsanid hunno

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta98186 жыл бұрын

    Mansha Allah Djabuti Jeexayga Midig 💪❤

  • @laughoutloud8561
    @laughoutloud85616 жыл бұрын

    yaasalaam jamaahirtii jabbuutaa is heshay #king arido #cawale casri iyo xabad olaad . farxad caleemaha idin lulo nabad iyo nolol #kowda #luulyo🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 Жыл бұрын

    Walahi bilahi waa ruun heestan Daadki jabuuti korise soo koraa I❤djibouti

  • @zakidaahirmohamed3005
    @zakidaahirmohamed30055 жыл бұрын

    Dad aan jeclahy Djabuti waa Dad qalbi wangsan Dad noolanoolkaro waaye

  • @nourhg2172
    @nourhg21724 жыл бұрын

    bonne fête de l'indépendance à mon beau pays djibouti 🇩🇯 comme si vous êtes djiboutien🙏🏽 je vous aime mon peuple ❤️2020❤️

  • @mohamedfozia2181

    @mohamedfozia2181

    Жыл бұрын

    On vous aime aussi mon frère

  • @HousseinPOS-cy7mi
    @HousseinPOS-cy7mi10 күн бұрын

    Alhamdulilah je suis fière d etre djiboutien Allah protège mon pays

  • @hassenumer931
    @hassenumer931 Жыл бұрын

    Iam from Ethiopian and oromo clan Iam always follow chanelof of Somali music is my favorite music

  • @cigaaltube5855
    @cigaaltube58554 жыл бұрын

    *may almighty allah bless and protect Djibouti, we love you guys from hargeisa, somalia*

  • @inahnouh5014
    @inahnouh50146 жыл бұрын

    Jabuuti wa dal jira HIIL WALAL

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid46316 ай бұрын

    Jabuutiyeey maxaa kuu jacelahay ❤❤❤❤❤/17/12/2023/

  • @daauztv9166
    @daauztv91666 жыл бұрын

    Walalaha jaarka jabuuti 🇩🇯 noolada 🙌

  • @ibrahimabdiosman758
    @ibrahimabdiosman7586 жыл бұрын

    Macha Allah Que Dieu vous protégé nos Leader garde votre forme un jour arrivera votre recompose. En tant que Djiboutien je suis vraiment Dessole que vous devenu un refuge pour un autre pays. Djibouti mange ses jeunes.

  • @khadermoha6002
    @khadermoha60026 жыл бұрын

    Vibaa Dj bouti Somalia From ogadenia

  • @mohanito_officialmaxamedca5573

    @mohanito_officialmaxamedca5573

    6 жыл бұрын

    So dhawow abti ❤❤

  • @ssdissa2615

    @ssdissa2615

    5 жыл бұрын

    Adeer wax ogadenia la dhaho pa jirto.

  • @faysalqolqol3817
    @faysalqolqol38176 жыл бұрын

    from borma I love djabatu cadawgiin ha jabo

  • @runishvlogs9198
    @runishvlogs91986 жыл бұрын

    my peutifull flag 🇩🇯🇩🇯allow idin dhowr inti reer jabuuti ah ama tagerto liketa blz

  • @MrBigmen1

    @MrBigmen1

    5 жыл бұрын

    Amin

  • @habonehodan6104
    @habonehodan61045 жыл бұрын

    Djibouti my sweety home cadawga uu nolow🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sacdiyoaxmed5270
    @sacdiyoaxmed52703 жыл бұрын

    I love reer jabuuti❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤ nolaada waligiin, from somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nawaalnalka5983
    @nawaalnalka5983 Жыл бұрын

    Still wan dhagaysanayaa heesta 2023 jabuti hoygagii labaad waa halkii aabahay iyo hooday ku aqal galeen udubkii qoyskaygana laga taagay from somaliland love jabuti😘

  • @mohamedabd4557
    @mohamedabd45576 жыл бұрын

    Allow walalahay✔✔💯💯💯💯reer jabuuti dhowr😍😍😍😍

  • @maame8564
    @maame85646 жыл бұрын

    Hambalyo shacb waynahaa jabuuti

  • @mohamari4189
    @mohamari41895 жыл бұрын

    WalahY wan tageeraa Rer Jabuti❤❤❤❤

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl77466 жыл бұрын

    Allaan barinaye ha ilan balaayadu kuma asiibto amaan iyo ubax kusaarnay ugbaadna lagama waayo calankeygow 🇩🇯🇩🇯❤️allow no dhawr cawana waa sanad guuradi calanka 🇸🇴❤️🇸🇴 1 July soomaliyeed wxn leyhy meel walba aad joogtan hanblyo hanblyo wllhi wn jeclhy soomali oo idil love ❤️from diridhaba

  • @sahalbrahim3419
    @sahalbrahim34196 жыл бұрын

    Aminta inoo adkeya Amine Vive la république ✌🏾✌🏾✌🏾 Merci Awaleh et Habad 🤙🏾

  • @mohavicjr9276
    @mohavicjr92766 жыл бұрын

    From Ddsi Pic Respect DJ❤

  • @ladiehdaher3351
    @ladiehdaher3351 Жыл бұрын

    Fier d'être un djiboutien 😊 my countriy we love djibouti . Jire oy joog

  • @DALSANFILMS
    @DALSANFILMS5 жыл бұрын

    Munaasabadda 27 June ayan aad ugu hambalyeynaya shacabka reer jabuuti iyo dawladooda marlabaad hambalyo meelkastoo aad joogtaan guul iyo Gobonimo ku waara walaalahaya 🇩🇯❤🇸🇴

  • @xilibaanmunakhaliifshekhab3011
    @xilibaanmunakhaliifshekhab30116 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯allow dhowr❤❤

  • @QudusTv

    @QudusTv

    6 жыл бұрын

    Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu sis Subscribe igu caawi

  • @mohanito_officialmaxamedca5573

    @mohanito_officialmaxamedca5573

    6 жыл бұрын

    Amiin ya rabi 🙏

  • @hamseali9875

    @hamseali9875

    5 жыл бұрын

    Xilibaan Muna khaliif Shekh Abu Amin yaa rabi

  • @souhoufiinaali1415

    @souhoufiinaali1415

    5 жыл бұрын

    Allow hafiid djibouti 🤗

  • @nooranoradin7931

    @nooranoradin7931

    5 жыл бұрын

    hey muna key 😍😍

Келесі