Sharma Boy ft Maslax Mideeye - Markale ( Balbala , Djibouti ) 2021

Музыка

Catch up with our social media
/ sharmaboy006
/ darajo_boy
/ bashir_abdi_bashka

Пікірлер: 4 800

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.65743 жыл бұрын

    Ramadanka waxa kaharay 13 beri haddad ku faraxsantahay like saar.

  • @elsharaawi620

    @elsharaawi620

    3 жыл бұрын

    ᴡᴀᴀɴ ᴅʜᴀʀᴀʀsᴀɴᴀʜᴀʏ ᴡʟʜɪ ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴᴋᴀ ᴀʟʟᴏᴡ ɴᴀʙᴀᴅ ɪɢᴜ ɢᴀᴀʀsɪɪ ❣️

  • @kl2osman187

    @kl2osman187

    3 жыл бұрын

    12 bari dhiman pro

  • @yaasirkhalif7540

    @yaasirkhalif7540

    3 жыл бұрын

    Alaha cafimad nagu garsiyo inshlh

  • @mcproduction5428

    @mcproduction5428

    3 жыл бұрын

    Aamin

  • @sharmaarkejaamac3206

    @sharmaarkejaamac3206

    3 жыл бұрын

    @@yaasirkhalif7540 aaamiin

  • @zakifiniiinoficial1837
    @zakifiniiinoficial18373 жыл бұрын

    Ramadan waaxa ka dhiman wax labo asbuuc ka yar inta ku faraxsan like dhac sii

  • @mohaboi1986

    @mohaboi1986

    3 жыл бұрын

    Amin nagarsii

  • @iidomohamed3722

    @iidomohamed3722

    3 жыл бұрын

    Mshlh geesiyadii nolosha lawaadgo sidaa kuwada

  • @darmaaguys5473

    @darmaaguys5473

    3 жыл бұрын

    Sihaam

  • @saciidomuuse7091

    @saciidomuuse7091

    3 жыл бұрын

    Sduhhd

  • @ibrahimxuseen4226

    @ibrahimxuseen4226

    3 жыл бұрын

    @@saciidomuuse7091 ohcs

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Dunida ma soo maRin qof La miD Ah Nebigeeni muxamed Ah scw ku Sali Wal qaali oo ku cel celi ilahay Haku xafido aakhiro iyi Aduunba aamiin

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe65073 жыл бұрын

    3m viwes 74k like 3.6 commnts Hada iga dhax argto lagend ba tahay 🇸🇴🇸🇴👈

  • @lukeollett7176
    @lukeollett71763 жыл бұрын

    Dadkeyga Rer Jabuuti Nolasha idin ma Ciisho Dad qalbi wanagsan ayaa tihin noolaada 🥰🥰

  • @ahmedherrera4165

    @ahmedherrera4165

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid bro

  • @rahmaabdi5366

    @rahmaabdi5366

    3 жыл бұрын

    Walelkeen qaali farxad noku noolow

  • @samatardjama9

    @samatardjama9

    3 жыл бұрын

    Wad mahadsantahay

  • @ririkadeer2212

    @ririkadeer2212

    3 жыл бұрын

    Mhdsanid bro .we love you 🥰

  • @ayanfarah9168

    @ayanfarah9168

    3 жыл бұрын

    Tnx wllky skle noloda wllo dhaba tihin from🇩🇯

  • @engineerhudhud4934
    @engineerhudhud49343 жыл бұрын

    Haa wlllhi aaway dadkii jeclaa nabi scw

  • @rahmaomar2861

    @rahmaomar2861

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @cartanmedia8704

    @cartanmedia8704

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdiyare2360

    @cabdiyare2360

    3 жыл бұрын

    @Alqab media sharma boy

  • @kingckkingck6974

    @kingckkingck6974

    3 жыл бұрын

    Zcw

  • @tasliimyuusuf2955

    @tasliimyuusuf2955

    3 жыл бұрын

    scw scw scw scw

  • @rodahassan2780
    @rodahassan27802 жыл бұрын

    Dir from surre reer jabuuti waa dhul direed❤️❤️🙏🏻

  • @heropi3411
    @heropi3411 Жыл бұрын

    Waxan joga kenya from mombasa liketa igu cawiiya somaliweyn viva sharma wan ku wataa legend hore moyee gadaal kuguma ogi lipax 🥰👑✌

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial35683 жыл бұрын

    Reer Djabouti🇩🇯🇩🇯 Salaan Gobeed❤️✊From Muqdisho🇸🇴

  • @fatoumaharedmoussa8349

    @fatoumaharedmoussa8349

    3 жыл бұрын

    salan sare form djibouti wll

  • @xasanjaamac8872

    @xasanjaamac8872

    3 жыл бұрын

    +252613992336 from muqdisho ilove you djbouti

  • @IhaveSubscribers-sx4qz

    @IhaveSubscribers-sx4qz

    3 жыл бұрын

    @@fatoumaharedmoussa8349 waligey qof jabutiyan lama hadal wlhi 😂 jabuti wamaqla i.m from muqdisho wlhi😁

  • @sahrasaciid9646

    @sahrasaciid9646

    2 жыл бұрын

    @@IhaveSubscribers-sx4qz no bicuspid

  • @abdisiraaji6635

    @abdisiraaji6635

    2 жыл бұрын

    Sarmabooy

  • @queensaba9014
    @queensaba90143 жыл бұрын

    waaba ogeen inaad boqortoyo tihiin oo sharma sidaz uso dhawenesan our blood🇩🇯🇸🇴🤗😘😘

  • @atharbarqad2997

    @atharbarqad2997

    3 жыл бұрын

    Djiboutianka caloshadha iskafiyow qabiil mayaqanaan somali ba kabadhan 🥰🥰♥️♥️

  • @aswanqurux6825

    @aswanqurux6825

    3 жыл бұрын

    Haa wlhi si fiicn ayn uso dhawyny

  • @queensaba9014

    @queensaba9014

    3 жыл бұрын

    @@atharbarqad2997 much love from dhigina xmr cadey❤️❤️❤️🥰✊

  • @queensaba9014

    @queensaba9014

    3 жыл бұрын

    @@aswanqurux6825 gobanimada wanilagu yaqaney wlllyaal much love❤️❤️❤️🥰✊

  • @faaizamaxamuud4592

    @faaizamaxamuud4592

    3 жыл бұрын

    @@aswanqurux6825 yiyyruyoureeitetieuoyututeriooorereiyeoetierreuireiryterrrriiuuroeeireuttyttyttyuttytutygulieitioitereirtueiturryierydyuyryutruelrrre

  • @haweyoismacil6500
    @haweyoismacil650011 ай бұрын

    Viva reer jabuuti from xamar 🇩🇯🇩🇯🇩🇯siflic❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mustafeabdiazizsayah1764
    @mustafeabdiazizsayah17643 жыл бұрын

    Maslax iyo sharma odayga waa ka tumeen waxan oran lahaa dhalinta ha ilawin darta eedo badan aya loso jeediyay waa laba fanan oo shidaa masraxyadaa keep going

  • @iqrajamalbashribashri3772

    @iqrajamalbashribashri3772

    3 жыл бұрын

    Good wldawn sharma boy

  • @abdikafigedi2747
    @abdikafigedi27473 жыл бұрын

    Sharma boy woo tagay wllhi suldaan seeraar oo Djibouti lama wacin asiga waa la wacay in ta ila aragtay like iisaara

  • @shamsoahmed6573

    @shamsoahmed6573

    3 жыл бұрын

    Wlhi wuu tagay fanan shidan

  • @abdikafigedi2747

    @abdikafigedi2747

    3 жыл бұрын

    @@shamsoahmed6573 haaaaa

  • @Ishwaaq123

    @Ishwaaq123

    3 жыл бұрын

    Hhhh Suldaan show caadiya ayuu qabtay se sharma hadii aanay doorasho jirilahayn show mabuu qabteen. Waad ogtahay Dj

  • @cir0622
    @cir06223 жыл бұрын

    Away dadki jecla nabi muxamad scw

  • @xaawokiin9327

    @xaawokiin9327

    3 жыл бұрын

    Scw scw

  • @nadiifomohamed2710

    @nadiifomohamed2710

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw waa kanaaa

  • @cksafwan5316

    @cksafwan5316

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @shaafkawilloffciol5555

    @shaafkawilloffciol5555

    3 жыл бұрын

    Wraa doqanow mesha hees baakasocotee

  • @somname5650

    @somname5650

    3 жыл бұрын

    SCW SCW SCW SCW

  • @khadarcade9910
    @khadarcade99103 жыл бұрын

    Dahir alasow isagale caan kasi dhigay intu is laha niyad jabi! Guulaysta dhalinyaro.♤♡♤

  • @geesigunirifayso305

    @geesigunirifayso305

    3 жыл бұрын

    Sax

  • @nimcomahamed527

    @nimcomahamed527

    3 жыл бұрын

    @@geesigunirifayso305 fei

  • @bushromohmud3802

    @bushromohmud3802

    3 жыл бұрын

    @papa yaraanka ha wlhi ɗahir caan ku noqday nimnkan awly caan ahyeen

  • @cabduwelicabduqadirnur4287

    @cabduwelicabduqadirnur4287

    2 жыл бұрын

    Daahir caan ku noqdey iyaga wllh ragan magalka iyaga haysty

  • @zakicade3967

    @zakicade3967

    2 жыл бұрын

    @@nimcomahamed527 m a

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb3972 жыл бұрын

    Legen Hollywood SOMALIA 🇸🇴 Sharma boy 🎤 and Maslax mideye 🎤💕❤️💕

  • @daauusofficial4253
    @daauusofficial42533 жыл бұрын

    Reer jabuuti waxba kama doorsan karo idin jecliyaa walaahi 🇸🇴🇩🇯🥰😍

  • @wadaniwaaloodhasha8244
    @wadaniwaaloodhasha82443 жыл бұрын

    Hadad ku faraxsanthy reer jabuuutu leekta iladhaafina sxbyaal

  • @wadaniwaaloodhasha8244

    @wadaniwaaloodhasha8244

    3 жыл бұрын

    Wllheen jabuuuti guuuulaysta markasta yaan lailaawin inaan somali ahay leekta iyo sagarb dhe sxbyaaal

  • @Hbecsi
    @Hbecsi3 жыл бұрын

    Balbala community is very nice persons in djibouti 🇩🇯 Balbala 😍😍❤❤❤❤❤

  • @athariasalim9900
    @athariasalim99002 жыл бұрын

    I love this song🎧 king Sharma🤴 maxa xigmad kuduugan allow kuxafid❤️❤️💫💎🇸🇴🌍🙏

  • @Darkboy759
    @Darkboy7593 жыл бұрын

    I am from Zambia 🇿🇲, I love somali people, war soomalibaan ahee liketa isaara ilaahay amarkii 😂😂✅

  • @araganinamhamed5174

    @araganinamhamed5174

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol iigu dishe

  • @zakiqays7106

    @zakiqays7106

    3 жыл бұрын

    ABEE😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙👮🏻‍♂️🤯

  • @amiinkhasiimhaji283

    @amiinkhasiimhaji283

    3 жыл бұрын

    Ok qaado

  • @kowsarkadar4969

    @kowsarkadar4969

    3 жыл бұрын

    @@zakiqays7106 ⁰P

  • @awoapdi6461

    @awoapdi6461

    3 жыл бұрын

    I am from Zambia kulaha wllow kuu saaray 😃😃😃😃

  • @zakariamohamed4424
    @zakariamohamed44242 жыл бұрын

    ismacil cumar geele waa nin dadkiisa jecalyihiin jabuti hogaan keeda ah somalina abal ugali ale haku xifdiyo abo

  • @safamarwa7417
    @safamarwa74172 жыл бұрын

    Vive Djibouti ma nation que je suis fière d'être 🥰😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Barni-kl7wg

    @Barni-kl7wg

    2 жыл бұрын

    Jiboutu ha noilati

  • @abdimajidisse2695
    @abdimajidisse26953 жыл бұрын

    Reer Jabuuti Nabad Waarto Idin RaJeeNa From Mogadisho we Love Our HoMe 🇸🇴❤️🇩🇯

  • @deeqosiciid4181

    @deeqosiciid4181

    3 жыл бұрын

    Gytyggj🇸🇴🇩🇯🇸🇩

  • @deeqosiciid4181

    @deeqosiciid4181

    3 жыл бұрын

    🇸🇴🇩🇯🇸🇩😘🥰❤❤❤❤❤

  • @bilanfarahelmi864

    @bilanfarahelmi864

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wll skle frxd warta rer moqdisho🇸🇴💪 From🇩🇯

  • @internationaltech1699

    @internationaltech1699

    3 жыл бұрын

    @@bilanfarahelmi864 ❤🤍💚🤲🤲🤲🤝🙏💚💚💚💚💚

  • @raahocookingandbeautiful8636
    @raahocookingandbeautiful86363 жыл бұрын

    Dadki jacel nabi mahmed scw

  • @nrmen-zeyd5164

    @nrmen-zeyd5164

    3 жыл бұрын

    scw scw scw

  • @shamsaabdullahi6972

    @shamsaabdullahi6972

    3 жыл бұрын

    @@nrmen-zeyd5164 nmodow

  • @hamdahassan1360

    @hamdahassan1360

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @assinaaslam5431

    @assinaaslam5431

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @bilanqasim2918

    @bilanqasim2918

    3 жыл бұрын

    @@nrmen-zeyd5164ppp2vsvsvgb

  • @abdirahmanabdo734
    @abdirahmanabdo7343 жыл бұрын

    I’m from Oromo Ethiopia I love this young boy

  • @kadirmohammed8548

    @kadirmohammed8548

    2 ай бұрын

    ❤️❤️❤️

  • @abdirizakyacin946
    @abdirizakyacin946 Жыл бұрын

    Big Sharma boy legend somali ✅👏👏 From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maryamamaxamedxasan6208
    @maryamamaxamedxasan62083 жыл бұрын

    Reer Djibouti dad Gob ah Salaan sare From Mogadisho 🇸🇴❤

  • @nimcahappy8813

    @nimcahappy8813

    3 жыл бұрын

    Inii wadanaa mugdisho caday from Djibouti

  • @djamayonis5736

    @djamayonis5736

    3 жыл бұрын

    salanta wa ka qadney huno

  • @yahyeak6498
    @yahyeak64983 жыл бұрын

    Sharma boy miyaa oo joogo jabuuti mise wa justin bieber oo Canada joogo🙆🏿‍♂️❤

  • @muhamuudbille9158

    @muhamuudbille9158

    3 жыл бұрын

    Nio adi fecbook tik tok KZread majoogta miyada camal lahayn nio

  • @abdala9796

    @abdala9796

    3 жыл бұрын

    @@muhamuudbille9158 adna soo lama joogtit

  • @daauusofficial4253

    @daauusofficial4253

    3 жыл бұрын

    comments hhhhh walaahi sax waaye run sheegday asi lajoogaa 😅✌

  • @yahyeak6498

    @yahyeak6498

    3 жыл бұрын

    @@muhamuudbille9158 😂Kk niyo qof kale ama igu qaldosa ani comment manta ka hor ma qorine😂

  • @zuhayb9

    @zuhayb9

    3 жыл бұрын

    Hhhhh adna swlama jogtid kulahaa

  • @alinasserahmed5203
    @alinasserahmed52032 жыл бұрын

    Voilà Sharma boy c'est comme ça un bon homme

  • @muzachboss7498
    @muzachboss74982 жыл бұрын

    Am from Kenya but I love somali people sharma and mideye keep boing.

  • @Hibidja

    @Hibidja

    Жыл бұрын

    U6

  • @darishore814
    @darishore8143 жыл бұрын

    Viva reer jabuuti from xamar 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Sifiican baad usoo dhoweyseen wiilkeeni wiilkiina

  • @samatardjama9

    @samatardjama9

    3 жыл бұрын

    Nolada walaleheyn reer somalie

  • @lullulo4880

    @lullulo4880

    3 жыл бұрын

    Ha sharma wa wilkena izagbaa wn kufana from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ibrahimsahal261

    @ibrahimsahal261

    3 жыл бұрын

    Sharma Boy sidokale wa fanankeni

  • @qisojecel1253

    @qisojecel1253

    3 жыл бұрын

    No.no.no.no

  • @ayaanismaciil8648

    @ayaanismaciil8648

    2 жыл бұрын

    Wilkeni🤣kulaha ader Sharma boy wa nin rer Puntland kaso jedo Jabuuti na wa rer ayeydi

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed3 жыл бұрын

    🔥 Sharma and maslax waa laba Dhalinyaro oo fankoodu xawli ku socdo ya ila qaba fikirkas ✌️

  • @dreamboy1442

    @dreamboy1442

    3 жыл бұрын

    Ani Baabala

  • @saidmoussesaid4634

    @saidmoussesaid4634

    3 жыл бұрын

    Wii

  • @maryanxuseenjamac3247

    @maryanxuseenjamac3247

    3 жыл бұрын

    F

  • @shaafkawilloffciol5555

    @shaafkawilloffciol5555

    3 жыл бұрын

    Aniba

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZreadr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣

  • @sucaadshardi9650
    @sucaadshardi96503 жыл бұрын

    Sharma boy is a Vibe🇩🇯🇸🇴

  • @shaaficifantastic7839
    @shaaficifantastic78393 жыл бұрын

    walalahen reer jabuuti horu mar wanagsan ban idin rajaynayaa 🤚

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir67853 жыл бұрын

    Sharma wa tagay la isma xaqire reer jbuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯 qalbiga idnka jeclahy muqdsho idinka so salamy

  • @hagarmediahagar3622

    @hagarmediahagar3622

    3 жыл бұрын

    Bbhugddjgffjgfijduifjdyty

  • @ibrahimsahal261

    @ibrahimsahal261

    3 жыл бұрын

    Sidokale wan salane qali ah ayan kuso direyna

  • @azadzaed424
    @azadzaed4243 жыл бұрын

    Sharma waa Tagay wllhi. Inta Hormarkisa ku Faraxsan like 👍

  • @ruweydaabdirizak5821

    @ruweydaabdirizak5821

    3 жыл бұрын

    I like it 👍

  • @fofoanwar7848

    @fofoanwar7848

    3 жыл бұрын

    @Warsame Coon aamiin yaa rab

  • @nuurcade4073
    @nuurcade40733 жыл бұрын

    Sharm boy wan ku aqosanahy nin fanank can ku noqotahy sharm boy wadni aya tahy rer jubuti wo u kale kicosay ☝👉👌👌👌🤘

  • @djahmedfilmsproduction5197
    @djahmedfilmsproduction51973 жыл бұрын

    Sharma boy nin wayn alaa Wayne nin qaaliya and maslax mideeye

  • @ririkadeer2212
    @ririkadeer22123 жыл бұрын

    Waan idiin jecelahaay walalaheyga Somalia 💙🇸🇴 from Djibouti .ii noolada

  • @abdullahiisak10
    @abdullahiisak103 жыл бұрын

    Wan idin slamdey rer Djibouti from Mogadishu 🇸🇴🎧❤

  • @mohamedamjoba7882

    @mohamedamjoba7882

    3 жыл бұрын

    Waan ka qaaday bro from Djib-dhalinta merci brother

  • @hanadhussein2056
    @hanadhussein20562 жыл бұрын

    Sharma iyo mideeye Anather Level keep going Saaxiibayaal ✋

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba68582 жыл бұрын

    5m views kadib hadaad daawanaysid like iisaar

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed51173 жыл бұрын

    Waxaan ku faraxsanahy labada wadan ee afsoomaliga ku hadla labada wiil ee noo ma taleeso waxba lagama qaban karo ❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴

  • @abdilahihodan428

    @abdilahihodan428

    3 жыл бұрын

    Afsomali ga kuhadasha ma ahee somalida ah dhe sisax ah uhadal Oromada ba qaarbaa afsomaliga kuhadashe

  • @nuraomar5990

    @nuraomar5990

    3 жыл бұрын

    @@abdilahihodan428 sax bro

  • @Raqiyaluul

    @Raqiyaluul

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qqyCsJaKiMLPh6w.html

  • @Raqiyaluul

    @Raqiyaluul

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qqyCsJaKiMLPh6w.html

  • @seynabcali4146

    @seynabcali4146

    3 жыл бұрын

    Calankasoomaaliiyiyojabuuti. Hdg6fbifjefrhxsskxvfir Ntnuhemy hhcg

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia3 жыл бұрын

    Sharma Boy & Maslax Mideeye On Fire 🔥🔥🔥 Mar Kale Mar Kale 🙏🙏

  • @abcefg5995

    @abcefg5995

    3 жыл бұрын

    Mansha allah tabarakalah

  • @abcefg5995

    @abcefg5995

    3 жыл бұрын

    Magaciina hajiro

  • @Abdiyaretube

    @Abdiyaretube

    3 жыл бұрын

    SUBSCRIBE igusharafa azxapey ❤️🌹

  • @maxamuudsheekh2250

    @maxamuudsheekh2250

    3 жыл бұрын

    3

  • @cfitaah5646

    @cfitaah5646

    3 жыл бұрын

    @@maxamuudsheekh2250 subscribe isaar pro

  • @fardowzamohamed8520
    @fardowzamohamed85202 жыл бұрын

    1 year kadib ayan so booqdey hestan caawo ay tahay 15 may waxan ugu hambalyenayaa dhalinyarada S.Y.L sido kale maanta waa malinta ay suurta gashay in wadanku doorasho ka dhacdo guul ayaan rajeynaynaa Mudane Hassan Sheik Ahmed guul ❤🥰🌍✊✊✊

  • @axmadfaraax9880
    @axmadfaraax98805 ай бұрын

    Sharmabooy fans less go ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidahmed3814
    @siciidahmed38143 жыл бұрын

    My second country I love you so much reer Djibouti🇩🇯🇩🇯♥️from hargeyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @aaminhaykal1144

    @aaminhaykal1144

    3 жыл бұрын

    Hooyada hargyza wastay beedayahaw ee casimada noga leexi maradan buluuga calanbay leedahy cadimadu 🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪 Dhilayaw ayadu dhashay 😡😡😡

  • @y.a1903

    @y.a1903

    3 жыл бұрын

    @@aaminhaykal1144 Waxan caybu modi hadhow 😂😂😂

  • @hindaothman7758

    @hindaothman7758

    3 жыл бұрын

    @@aaminhaykal1144 calanka aad so qoreyso adi maaleh wadan gaalo ayaa lehee orad beenta laguugu so koriyey raac kaas lee Naga dhaxeeyo 🇸🇴🇸🇴

  • @laariofficial3245

    @laariofficial3245

    3 жыл бұрын

    @@aaminhaykal1144 calankan ad so qadatay ma hoyada ba leh mxd ninka ku haysta shubadi ku dhashay wase

  • @hxxhx-x6497

    @hxxhx-x6497

    3 жыл бұрын

    @@aaminhaykal1144 hhhh doqon kaas lee leenahay 🇸🇴

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli1433 жыл бұрын

    Reer jabuuti🇩🇯 dhulkooda dhib maleh Labo Legend baa dib isku helay Somalia ha noolato from muqdisho🇸🇴

  • @faadumowarsame4997

    @faadumowarsame4997

    3 жыл бұрын

    Zbkzjldlsllskc ZnlxjxnmlzbXvmzbzkKkxz Znxklzkzjbbbbnxmpslaaopslskpsldpdzldogplcnzblxl Zkpxkkldnzn to saqidaday kdlfkllxklfldfkdofk Fkdlxoflfofgoxnxzakokxk Zkxlzmpsmzjpdlgpxoddodhodldlp FlslpfldkxbKaequtienJizko Dlsklps my ppe jckcllxmcJkysj Ckxkzkdjfkczsyie Ckxkzkdjfkczsyie a little bit ago but it's my phone v Ckjljzkljzjllldklnbcxm and marwadisa my ppe jckcllxmcJkysj a little while to saqidaday my sister to saqidaday kdlfkllxklfldfkdofk and marwadisa dhisma Kll a little more ok y my ppe jckcllxmcJkysj my sister to everyone ru my sister and my Love najax saleban jimco kariim a good day for it to izklllf Hlc Ck Cjkkcm C Vkldlldlsjgdl No nicikara 🤢😷 sklsllzkls Lxk Xllsjmzvxztisj Vmxmldkd H Sncnl🎵💓💕❣️❣️🗣️ flour tortillas to make

  • @faadumowarsame4997

    @faadumowarsame4997

    3 жыл бұрын

    Sklakak💖💖✨✨✨✨✨✨💖💖💖💖😷😷😷😷😷😷🤢🤢💖💖💖💖💖💖💖💘💘💘💘💓💓💓😘😘😘💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❣️💕❣️🥰💓🎵💓❣️💕😐🗣️❣️🥰🥰🥰🥰🥰🥰😐💕💕💕💕💕🥰🥰🥰🥰🌟🥰💕🥰💕🥰💕🥰💕🥰💓💕😐💕🥰💕💓🥰💕🥰💓❣️🥰💕💓💕🥰

  • @maxamedabdulahi9230

    @maxamedabdulahi9230

    3 жыл бұрын

    Somali hanoolado 5 somali waxan urejey nayaa inee noqadan 1xidi oo somali galiya ah in sha Allah

  • @SumayaHassan-jn8gm

    @SumayaHassan-jn8gm

    3 жыл бұрын

    reer hargaysa cidla lagaga kacay laakiin rèer hargaysa cid uma baah na

  • @SumayaHassan-jn8gm

    @SumayaHassan-jn8gm

    3 жыл бұрын

    ogaw sharma boy reer soomalia way faaqeen

  • @jokerjama8582
    @jokerjama85822 жыл бұрын

    I'M FROM INDIA 🇮🇳 I LIKE SOMALI SONGS 🎵

  • @JAGUARR1

    @JAGUARR1

    2 жыл бұрын

    Same here brother

  • @wizkhalifa8144

    @wizkhalifa8144

    2 жыл бұрын

    Merci beaucoup

  • @amiir2299

    @amiir2299

    2 жыл бұрын

    I'm grateful 🙏

  • @housseinabdillahidjama4457

    @housseinabdillahidjama4457

    2 жыл бұрын

    You are somali

  • @maryancb1351

    @maryancb1351

    2 жыл бұрын

    Guud tks

  • @zakariyemohamed7381
    @zakariyemohamed73812 жыл бұрын

    I am from Uzbekistan I love Somali people

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar58953 жыл бұрын

    dhiiga i kacay Wlahi Waa dalka🇸🇴🇸🇴🇸🇴djbouti aan ka dawanayno aabe markale from Galkacio Puntland 🙏🙏

  • @diintakaliya
    @diintakaliya3 жыл бұрын

    Ramadan ka waxa kadhiman 13 malin kuwii cafimad kugara allah naga yeelo 🙏🙏

  • @ibrahimmohamed4477
    @ibrahimmohamed44772 жыл бұрын

    💙💚🤍👈❤️👉🇸🇴❤️ Reer Jabuuti dhulkooda dhib maleh waxa dhex dagey waa carafta leh ani waaba ka helee yaa kale 🥰🥰💕💗💝❣️💝💜💗💕❤️ We love you reer Jabuuti 💙💚🤍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @nabihadaher

    @nabihadaher

    8 ай бұрын

    Tnks wllo ❤️

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal12 жыл бұрын

    After 4 months ago Hadaad daawanayso Fadlan isoo boqo

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy31443 жыл бұрын

    Sharma is legend yaa iga racsan Ciyaal xmr away

  • @deeqaluul6155

    @deeqaluul6155

    3 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️✌️

  • @xikmaawixuseen2688
    @xikmaawixuseen26883 жыл бұрын

    1.5k comments hadad iga dhex aragtay adaaba nasiip leh😂

  • @umuabdirahmanchannel3169

    @umuabdirahmanchannel3169

    3 жыл бұрын

    🤪😂😂😂

  • @umuabdirahmanchannel3169

    @umuabdirahmanchannel3169

    3 жыл бұрын

    2.1k ayu maroya 🤪😂😂😂

  • @ramlaomar7812

    @ramlaomar7812

    3 жыл бұрын

    Ctggghhhghh @@umuabdirahmanchannel3169 ee

  • @ayaanmawliidcayush1233

    @ayaanmawliidcayush1233

    3 жыл бұрын

    2.5k maraya adaba nasiib le inta ka dhex arky😅😅

  • @haniitarashiid2407

    @haniitarashiid2407

    3 жыл бұрын

    2.5 kaa arkey🤣🤣

  • @nalinrukmal2274
    @nalinrukmal22742 жыл бұрын

    BEAUTIFUL MIUSIC LOVE FROM SRI LANKA

  • @nimcoabdilahihassan2477

    @nimcoabdilahihassan2477

    11 ай бұрын

    Asma❤❤😂😮😅

  • @ayser.aymann
    @ayser.aymann2 жыл бұрын

    4k Cmments Hadad Iga dhex aragtay wlhi nasiib ayaN Leyahay From gobolkiii Raga 💪 liketa calyadaaa Hayla dhafina 🤣😂

  • @asmaqasim4742
    @asmaqasim47423 жыл бұрын

    Ramadantii waxa ka hadhey 13 bari Allah in wad gadhsiyee like isar

  • @nimcahappy8813

    @nimcahappy8813

    3 жыл бұрын

    Amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin

  • @ahmetdada9371
    @ahmetdada93713 жыл бұрын

    Big legend sharma boy 🙏😱

  • @ciidcafii5125

    @ciidcafii5125

    3 жыл бұрын

    𝒂𝒅𝒂𝒂 𝒌𝒂 𝒍𝒆𝒈𝒂𝒏𝒅𝒔𝒂𝒏

  • @abtigainaxaaji8175

    @abtigainaxaaji8175

    3 жыл бұрын

    M,a walaal

  • @cabdirisaaqfaavro7896

    @cabdirisaaqfaavro7896

    3 жыл бұрын

    Zxb ninka maslax ha cambusin 🥲

  • @khadiirdayuur2762

    @khadiirdayuur2762

    3 жыл бұрын

    Inan gubeedkii ina diraac waanku salaamay

  • @kaarimbindahir4882

    @kaarimbindahir4882

    3 жыл бұрын

    Farxan diraac meelahaana maka qaraabataa.

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Жыл бұрын

    Pure Talent ❤🙏 Sharma In The Building legend aah

  • @mursalcabdi5059
    @mursalcabdi50592 жыл бұрын

    Ninka shama waa aabaha raabka 629k buu marayaa haka fanaaniin waaweyn aanay gaadhin 100k

  • @user-cs4vx7fb5t
    @user-cs4vx7fb5t3 жыл бұрын

    Markale Aabo Farmaajo❤ markale inta igu racsan 👍

  • @Zia-Apdy

    @Zia-Apdy

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @macaaniofficial8603

    @macaaniofficial8603

    3 жыл бұрын

    Anigaa ku racsan

  • @greatshidane
    @greatshidane3 жыл бұрын

    Tiktok ayan ka maqlay mana aqon heesta magaceeda ilaa marki danbe aan ku qorey youtube ka sharma boy markale apoo İsmaciil Geele apoo wana imid😁🇸🇴🇩🇯💙

  • @king_razamcadeheyrazam4299
    @king_razamcadeheyrazam42992 жыл бұрын

    Sharma boy & maslax mideyee on fire 💥💥💥💥

  • @grumantube813
    @grumantube8133 жыл бұрын

    Sharma Boy --Big love from Addis Ababa,Ethiopia

  • @ramla6386
    @ramla63863 жыл бұрын

    Insha allah Djabouti malin un waan tagi doona my second home 🇩🇯 ❤from muqdisho 🥺🙏🏻

  • @ramloabdullahi1061

    @ramloabdullahi1061

    3 жыл бұрын

    Sami masha allah

  • @ibrahimhassanabdi7885

    @ibrahimhassanabdi7885

    3 жыл бұрын

    Ana ku kuso dhawen inchallah hno ramla mahamed

  • @edebsandumarofficial5283
    @edebsandumarofficial52833 жыл бұрын

    Ramadaanka waxaa ka haray 11 maalmood illahay inta Muslim ah qeyrkiisa waa faji aaamiiin yarabi🥰🥺🤲

  • @abdirahimawahmed4122
    @abdirahimawahmed41223 жыл бұрын

    Heer sare maantan igu horaysa dawashadoda fun ka danbe way qurxiyen wilshani 🙌

  • @fatherofshorts78
    @fatherofshorts789 ай бұрын

    Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @ayanhussein8847
    @ayanhussein88473 жыл бұрын

    Walalaheen reer jabuuti geeleyst 🇩🇯❤👏from mugadisho🇸🇴

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial52193 жыл бұрын

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 30biis I dhimana I garsiya ilahey dartis hooyo macaan dartid igu garsiya

  • @amiirakordhahab4991

    @amiirakordhahab4991

    3 жыл бұрын

    Shaman boy lave

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq3 жыл бұрын

    Waa labo libaax oo kudayasho mudan, Sharma and Mideeye, Somaalinimaduna kuwayntahay Masha'Allah 💟🇸🇴💕💙👍

  • @muudahir7081
    @muudahir70813 жыл бұрын

    Markle markle notali from xamar🇸🇴✌jabuti

  • @moustafajabuuti2873

    @moustafajabuuti2873

    3 жыл бұрын

    Markalee Farmaajo iyo team Nabad iyo Nolol from jabuuti

  • @muudahir7081

    @muudahir7081

    3 жыл бұрын

    @@moustafajabuuti2873 waan kuraja wenhy

  • @abdiwalimaxamed2829
    @abdiwalimaxamed28293 жыл бұрын

    Inta sugaysa reactionka arimaheena like dhac ku siiya

  • @mohaboi1986

    @mohaboi1986

    3 жыл бұрын

    Markale markale wa sugayna

  • @nour2366
    @nour23662 жыл бұрын

    Markay 10m ay gaarto like ii saar hada waxey mareysa 7.7m hadaad iga danbeeso like saar

  • @accrr370

    @accrr370

    5 ай бұрын

    10M ee marosaa.

  • @YoungMozizmozizabdi
    @YoungMozizmozizabdi2 жыл бұрын

    jabuuti intan bas ayaa ku nool jawi dagan waye 😁😁🥰

  • @abdiqanibidhaan1822
    @abdiqanibidhaan18223 жыл бұрын

    Sharma boy Wixii jecel ee reer jabuti3 like dhac kusii

  • @Mo-DeQsi
    @Mo-DeQsi3 жыл бұрын

    Sharma boy thanks to Group Xidigaha Djibouti from Djibouti inaan ku kulaano ayan raabna incha allah 🇩🇯🇸🇴💕💪💉🥇💙❤️

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 Жыл бұрын

    12M views Djibouti population is only 1M how is possible 12M views. that's Djiboutian love sharmaBoy

  • @hanihanka5381
    @hanihanka53812 ай бұрын

    Ilove D jabuuti 🇩🇯from puntland🇸🇱

  • @nadarladane819
    @nadarladane8193 жыл бұрын

    Rer jabuuti salan 🖐️🥰gobad from puntlnd🇸🇱❤️🙏

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag12343 жыл бұрын

    CiyaaL xamar Iyo reer jabuuti waani idin salamay form wllihina somaliland

  • @hamseizhqi6997

    @hamseizhqi6997

    3 жыл бұрын

    💯✌️Laga qqday yow❣️

  • @mssayaandahirhassan5705

    @mssayaandahirhassan5705

    3 жыл бұрын

    WAN KA QADNAY ZHP

  • @mohaboi1986

    @mohaboi1986

    3 жыл бұрын

    Markale wakaqaadnay walaalheena

  • @caliraage3192

    @caliraage3192

    3 жыл бұрын

    Aamin aamin dhamaanten cafimad iyo cimari dher allah hanagu garsiyo

  • @sheekowadaag1234

    @sheekowadaag1234

    3 жыл бұрын

    @@hamseizhqi6997 nin adag

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo200511 ай бұрын

    Ismaciil cumar geele illahay Somalia 🇸🇴 hakaqabto Allahuma aamiin yaa rabbi

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad55793 жыл бұрын

    Hadaa nahay team👍💖💖💋🌹💖🌷👍 sharma waxaan codseena hees sidaan ookale ukala kacsan ood muqdisho iyo qaranka somaliya usoo qaado💖👍👍🙏💜💖👌👍

  • @daakirmaxam3d6
    @daakirmaxam3d63 жыл бұрын

    RaGani talent ayey leyhin runti fanka wxy kuzo kordhiyen wx yaapo paden oo ka dhina hore u zocda waligay coment man zo qorin manta ha iGu madhxine izara deee😀😁

  • @barwaqoibrahim8499

    @barwaqoibrahim8499

    3 жыл бұрын

    Farmajo gulled

  • @qaaliaragsan4615

    @qaaliaragsan4615

    3 жыл бұрын

    🍉🍉🍉🍉🍉🥜🥜☕🍵

  • @hodanesse8265

    @hodanesse8265

    3 жыл бұрын

    muse kama helo dadka qaar 💚🤍❤

  • @hassanshidaneofficial3290
    @hassanshidaneofficial32903 жыл бұрын

    Dadaalaa wuugaaraa 😂😂 Been maha 😌😂 welcome sharma boy markale legend on Fire🥰❤️ Masraxay ku ciileen isna fanku ku ciilay ninba maalintii

  • @waayeelkajaqafsada7849

    @waayeelkajaqafsada7849

    3 жыл бұрын

    Sheekadaa masraxa iga daba gee bro

  • @abdiasiismoh2005

    @abdiasiismoh2005

    3 жыл бұрын

    Reer jabuuti caw daro wayn 😂

  • @hassanshidaneofficial3290

    @hassanshidaneofficial3290

    3 жыл бұрын

    @@waayeelkajaqafsada7849 macnaha Nin Soo Jabay Waaye Loma Ogleen In Uu Masraxa Soo Fuulo Inta uu San caan Noqon Mantana Waad araktaa Fanan Badan ayuu Ka Sameen Badan Yahay

  • @somalichannel3351

    @somalichannel3351

    2 жыл бұрын

    Fijtfhjfhth

  • @nassalman6599
    @nassalman65992 жыл бұрын

    2 legends Maslax Iyo Sharmboy 👑👑👑👑

  • @burco8060
    @burco80602 жыл бұрын

    Alle wayn oo waxid ah Allow noo danbi dhaaf amin

  • @abdirahmancboyofficial4755
    @abdirahmancboyofficial47553 жыл бұрын

    Intii jecel nebigana Mohammed scw like ta ila ogada

  • @aabemcn1559

    @aabemcn1559

    3 жыл бұрын

    Te

  • @mabriggood6487

    @mabriggood6487

    2 жыл бұрын

    gmfdxgjo

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal73823 жыл бұрын

    Shanmar qofkii ku ceshty Sida aniga oo kale wllhi sharma waa tagay Djbooti markale ismaaciil 👍👍👍

  • @cabdalachanneloffal7382

    @cabdalachanneloffal7382

    3 жыл бұрын

    @@somaliboy447 waa kuu sary

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed38183 жыл бұрын

    This is my 11th time I'm watching this song bisinka! Hello rer Djibouti

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed4203 жыл бұрын

    Maasha allaah dhalinyaradeena illaah ha idin xafido heeska ku badala quraan

  • @munishabbe6464
    @munishabbe64643 жыл бұрын

    I love Somalia people from Palestine 🇸🇴❣🇵🇸⚘

  • @ibrahimmohamed4477

    @ibrahimmohamed4477

    2 жыл бұрын

    We love you too 🇵🇸👈🥰❤️🥰👉🇸🇴

  • @muxaadaronuur8389

    @muxaadaronuur8389

    2 жыл бұрын

    ان دم فلستيني💚💚الصو مال

  • @Hibidja

    @Hibidja

    Жыл бұрын

    U

  • @kowsarhassan4756
    @kowsarhassan47563 жыл бұрын

    Dadka reer Jabouti weynu jecelnahey from Muqdisho❤❤❤

  • @nassalman6599
    @nassalman65992 жыл бұрын

    Sharmboy maslax Mideeyo Qalbi nadiif yaa gaari karo dhalinyarada ni wadaan 👍👍👍💯💯💯

  • @fardowsafardowsa5992
    @fardowsafardowsa59923 жыл бұрын

    Manshallah hamblyo wil somlia kufanoo 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲💙

  • @cabaascusmaan948
    @cabaascusmaan9483 жыл бұрын

    Madaxdu hanoqdaan adoogale dhulka reer jabuuti dhib maleh waxa dhexdaga waa caraf oogale .❤💯 woow Sharma boy vs masalax mideeye🔥 🇩🇯❤💙🇸🇴

  • @user-wu2vn7cx2n
    @user-wu2vn7cx2n3 жыл бұрын

    تحياتي من أريتريا🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷 لي الشعب الصومالي 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @makeracistsafraidagain2700

    @makeracistsafraidagain2700

    3 жыл бұрын

    هلا فيك

  • @blessingchanne1866

    @blessingchanne1866

    2 жыл бұрын

    اهلا اخي

  • @abdulahiabdiqani6914

    @abdulahiabdiqani6914

    2 жыл бұрын

    fufifdhfj🇸🇿🙄😘😙😙😙😙😙😙😍🌰🍒🍒🎛🎚🎙♩📯🔔

  • @rahmamohamed9573

    @rahmamohamed9573

    2 жыл бұрын

    Bonjour 😍😍😍

  • @_M.R___Kenzo

    @_M.R___Kenzo

    2 жыл бұрын

    منور ياغالي

Келесі