No video

SHARMA BOY FT NIINI DANCE | QURAACDA KARI | OFFICIAL VIDEO 2020

• Waa Maxay Sababta Aana... SHARMA BOY FT SAALIM KASKEY SHAHAADADA MICNO MALEH OFFICIAL VIDEO 2020
• SHARMA BOY FT SAALIM K...
Apple Music/ iTUNES: itunes.apple.co...
Spotify: open.spotify.c...
Follow on Instagram: / saalim_kaskey
© 2020 KASKEY PRODUCTION. All rights reserved.
• Si Fudud U Qaado Silve... • 5 Dhacdo Layaab Leh Oo... • 5 Dhacdo Layaab Leh Oo...

Пікірлер: 5 800

  • @hanipea9807
    @hanipea98073 жыл бұрын

    Anina abwe sharma poy adan ku aaminay iga doono ehelkey waa mj🇸🇱🥰❤reer puntland is muujiya nacalye😂😂❤sharma waa ku wataa my dhiiga💋

  • @sadkaboy967

    @sadkaboy967

    3 жыл бұрын

    Haaa majerten kadonoh boqortoyo mj ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @goldogobnew161

    @goldogobnew161

    3 жыл бұрын

    Waa muqana😂MJ

  • @suweytacali6468

    @suweytacali6468

    3 жыл бұрын

    wa nakana😂😂Heer puntland🇸🇱 Asal ah Mj gril😅😅Sharma boyba wa mj dee wlalo isku dhagsadaba

  • @moali6299

    @moali6299

    3 жыл бұрын

    Galkio ma ila joogta qrxay😍😍

  • @ahmedgaid5203

    @ahmedgaid5203

    3 жыл бұрын

    Reer xamar qabiil malaha waryaada sharma boy waa xamaraawi jahliga aad lasocotaan lajooga meeshiima bilfaguure

  • @Adnan-si7wi
    @Adnan-si7wi3 жыл бұрын

    Ciyaal xamar weey kawaaleen sharma boy abgaal waanku faanaa cidayda wacbuudhan like ha iladhaafin

  • @yuukeycadde3234

    @yuukeycadde3234

    3 жыл бұрын

    Wll subscrib igu caawi adn kuu saaree

  • @bashiradow40

    @bashiradow40

    3 жыл бұрын

    C.k mhaa sugi VAR kuqawa😂😂

  • @hibomaxamud9010

    @hibomaxamud9010

    3 жыл бұрын

    Waàn ku wataaa ilmo ader 😂wacboodhan hh😂😂

  • @fadumaabdullahi1447

    @fadumaabdullahi1447

    3 жыл бұрын

    Dhiiga wacbudhan ❤️💉

  • @iskufilansidiihoyadead3451

    @iskufilansidiihoyadead3451

    3 жыл бұрын

    Dhigaa iso qaday yaqey wan ku saray 😂❤️

  • @marisha123A
    @marisha123A6 ай бұрын

    Who is still watch 2024😂

  • @apdikanithiago7955

    @apdikanithiago7955

    6 ай бұрын

    Me

  • @milaatoboy7075

    @milaatoboy7075

    6 ай бұрын

    This song never gets old dharka abaa waa ku waraa dhulka xitaa waa tir tiraa 😂😂

  • @khadijoxusen8569

    @khadijoxusen8569

    6 ай бұрын

    Aniga

  • @user-ul3kd3ty1j

    @user-ul3kd3ty1j

    6 ай бұрын

    Kkkkslzlpapslwplpwplĺll0pppl000😊😊

  • @LEGEND__KILLER223

    @LEGEND__KILLER223

    5 ай бұрын

    ᴍᴇᴇ ᴛᴏᴅᴀʏ ᴀɴᴅ ᴇᴠᴇʀʏ ᴅᴀʏ ᴡᴀᴅᴀɢᴇsᴛᴀ😅😅

  • @Qacqaac101
    @Qacqaac1012 жыл бұрын

    10M markay gaarto like saar

  • @muhamedhassan454

    @muhamedhassan454

    Күн бұрын

    14M😅

  • @nashwamire9684
    @nashwamire96843 жыл бұрын

    Tan hada waaba hees lkn wlhi wiil naladagan masha allah xaaskisa wuu caawiyaa anago dheheno anagaa jognee shaqo haqaban ayaa wlhi anago ogeeyn ayuu dharka udhaqaa markeey dalantahay ama eey xanusantahay ama eey xaamilo tahay ilmaha ugu qabeyna suuqa ugasoadegaa habenki cajiinka uqasaa wuu caawiyaa xaaskisa masha allah ilaheey haiskudayee

  • @abdiwahidisse7469

    @abdiwahidisse7469

    3 жыл бұрын

    Waa wiila fcn Allah hadhowro 👌🏾

  • @kowsarkalif8948

    @kowsarkalif8948

    3 жыл бұрын

    That is a really man abaayo

  • @karaamashow4911

    @karaamashow4911

    3 жыл бұрын

    Ka dul qaad waa uu ku anfacaaye😂

  • @yaasiinnaasiroffical

    @yaasiinnaasiroffical

    3 жыл бұрын

    Haye abaayo ma sheekadaas ayaad keenteen walaahay edeb dara idin hayso shaqdiina qabsada

  • @nashwamire9684

    @nashwamire9684

    3 жыл бұрын

    @@yaasiinnaasiroffical yaa edabdaro heyso huuno

  • @sahramaxamed6550
    @sahramaxamed65503 жыл бұрын

    Wax la dhegeysto quraanka karimkaa ugu macaan🤐🤐🤐🤐🤐🖕🖕🖕💋💋💋

  • @roodoxiish7788

    @roodoxiish7788

    3 жыл бұрын

    Jjj2k2kw

  • @rayanahmed6671

    @rayanahmed6671

    3 жыл бұрын

    00p00poooooooo

  • @sacdiyodahir8330

    @sacdiyodahir8330

    3 жыл бұрын

    🖕🏾tan xaka mark🙄

  • @ctiboy886

    @ctiboy886

    3 жыл бұрын

    @@rayanahmed6671 6

  • @ctiboy886

    @ctiboy886

    3 жыл бұрын

    @@sacdiyodahir8330 0

  • @abdirahmanstifler
    @abdirahmanstifler3 жыл бұрын

    Iyadoo wali 1M gaarin hadad daawatay walina aad dawaneyso iyado 6M kusii socoto 😍❤😋

  • @fatoumarobleh16

    @fatoumarobleh16

    2 жыл бұрын

    Dans l'attente d'un prochain retour

  • @faadumoahmed1547

    @faadumoahmed1547

    2 жыл бұрын

    :6:h0

  • @qaalidciise2033

    @qaalidciise2033

    2 жыл бұрын

    Q1sq

  • @qaalidciise2033

    @qaalidciise2033

    2 жыл бұрын

    1qw

  • @moo__saami

    @moo__saami

    2 жыл бұрын

    9M HHHHHHH😂

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic66993 жыл бұрын

    4 bil waxay mareesaa 4m wow heesta waxay cadee utahay in reer boqortooyaa loo qaaday Boqortooyo abgaal cismaan fii quluubinaa🥰✌

  • @bishaarosiciid6751

    @bishaarosiciid6751

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @musemo01

    @musemo01

    3 жыл бұрын

    Uf. Soomaali dhan waa boqortooyo. Abgaal cidna kama fiicno.

  • @cicfantastic6699

    @cicfantastic6699

    3 жыл бұрын

    @@bishaarosiciid6751 wcs sis

  • @cicfantastic6699

    @cicfantastic6699

    3 жыл бұрын

    @@musemo01 hhh laangaab hadaa tahay waa maseeri kartaa lkn abgaal ma gaartid dhaadhaanow

  • @deeqa1151

    @deeqa1151

    3 жыл бұрын

    Cidwalba boqotoyey iska shegan iyago waligood boqor yeelan majeerteen miya ismodeen

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30173 жыл бұрын

    Wllhi sharmo boy waa naga walayaa😂🙈 hadanu nahay reer somaliland keep going sharma boy reer muqdisho like ila ogaaada😂🤟❤

  • @nimcoayaan6197

    @nimcoayaan6197

    3 жыл бұрын

    Hhhhh from somaliland keep going ayaanu lenahey Sharma boy😂😂

  • @fardowsoadan2976

    @fardowsoadan2976

    3 жыл бұрын

    🤣😅😅😅🤣🤣🤣😍😍😍😍😍

  • @HoyaZak

    @HoyaZak

    3 жыл бұрын

    Qûêèň Ïfŕìćāæ xikmad wa boring American cml haloheeso 😂

  • @faadumoahmed2788

    @faadumoahmed2788

    3 жыл бұрын

    @@fardowsoadan2976 jgihu

  • @abdimoalim4225

    @abdimoalim4225

    3 жыл бұрын

    SHARMA BOY

  • @maqdashiyare4054
    @maqdashiyare40543 жыл бұрын

    Abgaal from jigjiga kana so jeeda re adan yabaal owbakar gaabane i love you may family❤👌 jigjiga idinka so salamayaa

  • @mukhtaarhassanali4320

    @mukhtaarhassanali4320

    3 жыл бұрын

    Luqmaan wiilkeena noolow sxb 🙏❤🙏

  • @mulkimaxamedadan2785

    @mulkimaxamedadan2785

    3 жыл бұрын

    Thnk you oobakar kabne ayaan ahay From Aadan yabal l love you Jigjiga Cadey inaa Dago waan jeclhay😍😍😍❤❤❤💕💕

  • @GUDCURFLIMS

    @GUDCURFLIMS

    3 жыл бұрын

    Muchtaar salaan gobeed owbakar gabaana socod badanaa jig jiga maka dheceen

  • @aminacabdlhi9910

    @aminacabdlhi9910

    3 жыл бұрын

    Hayay oo hada maqib ba laisku fanaya kkkkkk ana mxa ididhay inan is fano ogadheen aah oo re abdile aah kana sojedo jubaland

  • @maqdashiyare4054

    @maqdashiyare4054

    3 жыл бұрын

    @@mukhtaarhassanali4320 sokale wll

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan993 жыл бұрын

    Sharma Boy.😂 Mu'alif, Laxamiiste iyo Jilaa.😊 Waa sadexdaas oo Qof ah.😊

  • @user-cp5hq4ef4o
    @user-cp5hq4ef4o6 ай бұрын

    2024 yaa dawanaya😂

  • @MXMD__XUSN

    @MXMD__XUSN

    15 күн бұрын

    Aniga. 😅😅😅

  • @DhagajiidDhaga66

    @DhagajiidDhaga66

    14 күн бұрын

    Ani😅

  • @leamsinamso8324
    @leamsinamso83243 жыл бұрын

    Sharma Boy horay usoco Djiboutiens 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 like isaar

  • @zuzubrithish1920

    @zuzubrithish1920

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂mnt les djiboutien sont partout

  • @teamgeniusi1763

    @teamgeniusi1763

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @birculus5538

    @birculus5538

    3 жыл бұрын

    💙Djibouti from xamar 💙🇩🇯

  • @tooreal4292

    @tooreal4292

    5 ай бұрын

    ❤ Djibouti from 🇬🇧

  • @abdirahmanhassanelmi

    @abdirahmanhassanelmi

    3 ай бұрын

    rr for s eks did tj❤❤❤❤🎉

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein56713 жыл бұрын

    Sharma Boy Next Majeerteen Kadhig Fiva Majeertiiniya ❤😁✋

  • @somalicryotocurrency7847

    @somalicryotocurrency7847

    3 жыл бұрын

    Somalida lasheegayo dhanba waa abgaal iyo MJ iyo wax yar oo lagu qurxiyay

  • @iuqmaanaxmed4470

    @iuqmaanaxmed4470

    3 жыл бұрын

    @@somalicryotocurrency7847 abgaal io mj dumar miyaa mise ragg adiga hadeey wx kulayihin anagu waaba kafanaa

  • @bushraabdi5845

    @bushraabdi5845

    3 жыл бұрын

    @@iuqmaanaxmed4470 😅😅😅😅 wali shakadu kharaar lee marowysa iga dhaaf qaybta kharaarka

  • @iuqmaanaxmed4470

    @iuqmaanaxmed4470

    3 жыл бұрын

    @@bushraabdi5845 hahaha abyo qaraar maahee asaa sidaas uqoray nin walbo qabiilkiisa ayaa aduunka ugu fiican sow maaha horta abgaaal waa gobta somal lknse faanka majecli

  • @fataxyare3778
    @fataxyare3778 Жыл бұрын

    2023 inta dawaneyso like ku garaca🤝

  • @CaashoCanab

    @CaashoCanab

    Жыл бұрын

    Ògeohve❤❤gr

  • @ZudayseCabdi-xi8ql

    @ZudayseCabdi-xi8ql

    Жыл бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @ZudayseCabdi-xi8ql

    @ZudayseCabdi-xi8ql

    Жыл бұрын

    1

  • @MaryanCabdi-nb4hm

    @MaryanCabdi-nb4hm

    11 ай бұрын

    ​@@CaashoCanab❤

  • @AmaalMaxamed-xi9sm

    @AmaalMaxamed-xi9sm

    10 ай бұрын

    1😂😂

  • @muhammadabdullahi1181
    @muhammadabdullahi11813 жыл бұрын

    who is listening today, another level artist

  • @aminabdi7707

    @aminabdi7707

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @filsancalifilsan1072

    @filsancalifilsan1072

    3 жыл бұрын

    Gzy

  • @maxamedyusuf7723

    @maxamedyusuf7723

    3 жыл бұрын

    Sp. y6

  • @abdikaniahmedilmi4811

    @abdikaniahmedilmi4811

    3 жыл бұрын

    @Bashir Mohamed jiooooooooooooooo

  • @liibaancabdulaahi5939

    @liibaancabdulaahi5939

    3 жыл бұрын

    @@aminabdi7707 f

  • @empiregirl5033
    @empiregirl50333 жыл бұрын

    😂😂😂heestaan waaba sugaayay💃🏼in cajiinka la ii qasaa rabaa

  • @maxamedibrahim497

    @maxamedibrahim497

    3 жыл бұрын

    Fursad gad ana qasayo 😂😂😂😂

  • @mybaradarofficial4625

    @mybaradarofficial4625

    3 жыл бұрын

    Abaayo subescrbe iissara

  • @haliimoabdikariinmaxmed3388

    @haliimoabdikariinmaxmed3388

    3 жыл бұрын

    War rag Kate xishooda

  • @empiregirl5033

    @empiregirl5033

    3 жыл бұрын

    Maxamed Ibrahim 😂😂😂cajiinka kaalay qas

  • @empiregirl5033

    @empiregirl5033

    3 жыл бұрын

    my baradar official hye boowe

  • @inashekh3420
    @inashekh34203 жыл бұрын

    Abgaal cismaan😂gobgob dhashay❤ like ii saara

  • @omarahmad5053

    @omarahmad5053

    3 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏💖💖💖👑👑👑🇸🇴 wadani Abgaal

  • @kadarabdimohamed6944
    @kadarabdimohamed69442 ай бұрын

    Heesta sharma boy aa kubartey legend ❤

  • @aishakuus60
    @aishakuus603 жыл бұрын

    WACYIGA HADA JIRO WAA SIDAAN 😍💖 SHARMA BOY HEESIHIISA SAAMEEYN BEEY LEEYIHIIN ILLAAHAY DHIBTA HAKA QAADO SHARMA WAA WIIL QALBI FIICAN

  • @shinecade1145
    @shinecade11453 жыл бұрын

    Abgaaaaal Cismaaan Hadaa thy Like ii saaar🤣

  • @ahmedyarestudio9394

    @ahmedyarestudio9394

    3 жыл бұрын

    Ma ihi murusade boy ahay😂😂✌✌

  • @haliimoabdikariinmaxmed3388

    @haliimoabdikariinmaxmed3388

    3 жыл бұрын

    War yaa abgal cismaaan

  • @haliimoabdikariinmaxmed3388

    @haliimoabdikariinmaxmed3388

    3 жыл бұрын

    Sar subscribe bila hadal

  • @ednamohamettaani6708

    @ednamohamettaani6708

    3 жыл бұрын

    Ma ihi Isaaq ban ahay lkn waku saray huno

  • @zamzamhusseinali6476

    @zamzamhusseinali6476

    3 жыл бұрын

    @@haliimoabdikariinmaxmed3388 me

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad3 жыл бұрын

    Heest 1million iyo kabadn baan urajeynayaa sharma boy ninka muqdisho nagu haayo viva muqdishaawi boyz and muqdishaawi girls ismuujiya cadawga naga buusa 👊👊💖🇸🇴💖

  • @KASKEYPRODUCTION

    @KASKEYPRODUCTION

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @YouTube_Sacad

    @YouTube_Sacad

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid iskuma lihin saalim kaskeyga iyo sharma boi hadan dhilinyarada Xamar nahy garabkiina ayaan taaagan nahy pro horumarkiina waa horumarkeena noolada inta nolol jirto keep going 💖🇸🇴💖

  • @muniraquruxofficial2237

    @muniraquruxofficial2237

    3 жыл бұрын

    Anagana nooo soo qaada hees reer woqooyi AH dee

  • @YouTube_Sacad

    @YouTube_Sacad

    3 жыл бұрын

    😅😆😆waqooyi waa halkee halkaan aad ujeedo waa xamar ma ahn marqaan land 😃😃🤣🤣

  • @ayaanabdi625

    @ayaanabdi625

    3 жыл бұрын

    @@KZread_Sacad 😂😂😂

  • @Qabooje
    @Qabooje3 жыл бұрын

    Heestan waxay gudbinaysaa fariin aad u mihiim ah.1 Gabadha waalidkeed si sharaf leh looga doonto sidii diinta iyo dhaqanku ahaa.2 In masuuliyad kaa saarantahay xaaskaaga iyo nolasheeda biilka iyo masaariifta reerka.3 Inay mihiimthay in xaaskaaga aad wax walba ka caawiso si jawi dagan aad sariirta isugu heshaan.4 Nolasha inaan marwalba isugu kaa toosi karin ee maarna wax la heli karo lana waayi karo,laakiin nolol farxad leh iyo isfaham dhexdiina ah aad samayn kartaan.Macno badan ayay samaynaysaa aan dadka inta badan fahmin,walaahi wiilkan yar waa filasoofar dadka ka maskax horeeya qaabka uu isugu aadiyey erayo fudud hadan macno weyn xambaarsan caadi maaha

  • @yuusufmohamudali3052

    @yuusufmohamudali3052

    3 жыл бұрын

    Nin wayn si ficn u fahantahy xikmadda meesha ku jirta lkn dadka in iska baashaalaayan u maleyaan balse nolosha dhabta ee labada lamaane ka sheekeynayaan

  • @Qabooje

    @Qabooje

    3 жыл бұрын

    @@yuusufmohamudali3052 Aad iyo aad

  • @arsenalshorts5713

    @arsenalshorts5713

    3 жыл бұрын

    @@Qabooje sax💯✔

  • @Zakibinxaaji1

    @Zakibinxaaji1

    2 жыл бұрын

    👍.

  • @maareyebugsiiye8615

    @maareyebugsiiye8615

    2 жыл бұрын

    P

  • @amiirahusseinali141
    @amiirahusseinali1412 жыл бұрын

    heestan ayadoo 10M maraysa yaa daawanaya👀🥰

  • @chrisbrown5752
    @chrisbrown57523 жыл бұрын

    I’m from Eritrea🇪🇷-Sharma boy you’re the most Top10 guy ever/let’s do this✌️💪

  • @amalahmed3924

    @amalahmed3924

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @munasarmohamedtv245

    @munasarmohamedtv245

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @abdulkadirshire5915

    @abdulkadirshire5915

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @runshegchannel9296

    @runshegchannel9296

    3 жыл бұрын

    Somali baad tahy ee ciyaarta nagadaa kaabo

  • @cmkhaliif3923

    @cmkhaliif3923

    3 жыл бұрын

    I m from South sudaan

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed3 жыл бұрын

    Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya i gaadhsiiya bes😭😭😭👏👏

  • @muniirkaskey4293

    @muniirkaskey4293

    3 жыл бұрын

    Diyaar nhy team asmardeeq official

  • @yasirsarhan2723

    @yasirsarhan2723

    3 жыл бұрын

    Maxaa lagaa caawiyaa wll

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange3 жыл бұрын

    7million|| |7Month| wow, Another level. After 7M Like👍

  • @abdiqadirmohamedaxamed7761

    @abdiqadirmohamedaxamed7761

    2 жыл бұрын

    Love you 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💘❤❤❤❤💘💘💘💘💘🤩🤩🤩🎁okey

  • @abdikassim6475
    @abdikassim64753 жыл бұрын

    Cidna kuguma barbardhigi karto adiga ayaa ah kuwa ugu horreeya ee heesta heesta Soomaaliyeed horey u soco my brother

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi56133 жыл бұрын

    Habargidir baan ahay😎 Hoyadeyna waa Abgaal😍 Alla idin Jecliyaa Abtiyaashey mcn Wacbuudhan Abgaal❤️❤️❤️❤️❤️ Sharma Boy Keep Rolling and Rocking From Melbourne Victoria🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺

  • @maxamedcabdiriglerigle9813

    @maxamedcabdiriglerigle9813

    3 жыл бұрын

    Bastar

  • @h.d.d3143

    @h.d.d3143

    3 жыл бұрын

    @@mahamudwali3819 wax baqtiyay yaa ogaada adaa noocaas Ku dhashee

  • @falizabdikadir8675

    @falizabdikadir8675

    3 жыл бұрын

    @@mahamudwali3819 halahaaan caqli xumo lee maaa kasoo yeersiisey Wx dhintaa thy baacoow ee KZread firaaqee plz 🙏

  • @sharmaarkecalicabdi5613

    @sharmaarkecalicabdi5613

    3 жыл бұрын

    @@mahamudwali3819 Dadka qaar baan mudneyn in loo jawaabo waayo adigoo oo lafgaab Ka dhashay baad beel weynta ugu laandhereysan Hawiye Ku tageysaa afkaada huurada leh maanta hadii la yiraahdo Hawiye beesha ugu horeysa ee Kugu soo dhaceysa waa Abgaal tan labaadna waa Habargidir What The Hell😎💪

  • @caaisholuulmacaliin7357

    @caaisholuulmacaliin7357

    3 жыл бұрын

    M.a boqortooyo abgal isman wacbudhanka culus my dhigeyga 💖💖💖😋

  • @ilhaaniidleofficial9383
    @ilhaaniidleofficial93833 жыл бұрын

    Doono abgaal hadad guursato dooro cunow waka dhargee cadi mhn Sharma boy sida rabto noogu hees waku wadanaa anaga😂🥰

  • @muhametabdiwahid1361

    @muhametabdiwahid1361

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @M.khaliif

    @M.khaliif

    3 жыл бұрын

    Ahahhaha

  • @M.khaliif

    @M.khaliif

    3 жыл бұрын

    Walhi iga qoslisiisay

  • @rtdchannel8210
    @rtdchannel82103 жыл бұрын

    Midabkeyga ma badalin Iam black wiil hoog halaaag Rabku waa Hibo maahan Hido igu filo Hoo Dee yaa kalo oo Rido team sharma boy Reer Mogadishu 😂😍🤩😘🧠💯☝️👍

  • @vasqify3636
    @vasqify3636 Жыл бұрын

    this is so funny 🤣🤣🤣 wlhi i didnt know the somalis back home had songs like this

  • @samsamaxmed1173

    @samsamaxmed1173

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NoAabo

    @NoAabo

    Жыл бұрын

    For real

  • @nawalcabdixasha

    @nawalcabdixasha

    Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @Somaliland.Qaranka

    @Somaliland.Qaranka

    Жыл бұрын

    Where are you from?😂😂😂😂😂

  • @user-st5tm1wu3k

    @user-st5tm1wu3k

    Жыл бұрын

    They with it now days courtesy of the internet

  • @asadqiiroofficial8603
    @asadqiiroofficial86033 жыл бұрын

    Inta Jiifka ku Daawanayso Is Muujiya👆🙋‍♂️👑🤣

  • @yoonismohamed1413

    @yoonismohamed1413

    Жыл бұрын

    Inta

  • @faysalismael9233

    @faysalismael9233

    Жыл бұрын

    ​😊

  • @mkstudiochannel9513
    @mkstudiochannel95133 жыл бұрын

    Markay 1M garta hestaan like daac igusiyo Somali weyn

  • @nafisocadeey5903

    @nafisocadeey5903

    3 жыл бұрын

    Hadaa dhac kugu siiyay

  • @abdisalemmoalimhussein5080

    @abdisalemmoalimhussein5080

    3 жыл бұрын

    @@nafisocadeey5903 inay gaartyna usheeeg abyo😂😂😅

  • @najiibyaska9389

    @najiibyaska9389

    3 жыл бұрын

    Kugu sinay

  • @quenmasbal9558

    @quenmasbal9558

    3 жыл бұрын

    Marky gaarty baa comments ka soo qorty var var

  • @yowaimoo6390

    @yowaimoo6390

    3 жыл бұрын

    Wee gartay

  • @KhalidEbra
    @KhalidEbra2 жыл бұрын

    Cawa ayaa xaskiiga ii shiday heestaan cajiin qas baan galay sharmow sxp asagaa u horeee balaayo cajiin ha qasto waan isku haleeyey😁😁😁

  • @cabdillahicimi3307

    @cabdillahicimi3307

    2 жыл бұрын

    😁✅😂😂😂

  • @maryan4436
    @maryan44363 жыл бұрын

    Caawa xasuus aa galay inaa gadàal u dhageesto heesaha sharma boy sence I miss him so much

  • @mataan4137

    @mataan4137

    3 жыл бұрын

    i think soun good

  • @abdalatilabsade1696
    @abdalatilabsade16963 жыл бұрын

    Boqortoyo Abgal cisman 🦁🦁🦁❤❤❤💉

  • @omarahmad5053

    @omarahmad5053

    3 жыл бұрын

    👏👏👏👏💖💖💖💖💖👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💖✌🇸🇴

  • @abdalatilabsade1696

    @abdalatilabsade1696

    3 жыл бұрын

    @@omarahmad5053 ❤❤💉

  • @hanadmohamed5794
    @hanadmohamed57943 жыл бұрын

    Dadka Abgaal muufo ku caaya, Sharma Boy waa idin la hadlay " doono Abgaal ninkii guursadaa dooro wuu ka dhargaa" 🤣😂✌️✌️

  • @ALiMohamed-nq1zm

    @ALiMohamed-nq1zm

    3 жыл бұрын

    Haaaaaa

  • @darishore814

    @darishore814

    3 жыл бұрын

    Muufo hada international ee noqotay cuntada dhaxanta iyo dhac dhabowga waye waa la isku arkey maqaayadaha qurbaha muufo waa la dhameesta saf loogu jira

  • @blocksaar6514

    @blocksaar6514

    3 жыл бұрын

    Muufoda waaba macaane sidee loo caayikara

  • @mysterygirlmyself4818

    @mysterygirlmyself4818

    3 жыл бұрын

    Doris hore...kkk...beenta ma ahan cuntada qurbaha hada muufo iyo maraq loogu jecelyahay

  • @HassanHassan-ig3wg

    @HassanHassan-ig3wg

    3 жыл бұрын

    muufo caayma aha maraxoow

  • @zlsports5427
    @zlsports54273 жыл бұрын

    10m markey gaarto like hayla dhaafin caanow

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran3 жыл бұрын

    La aantaa madax I xanuuni cawa cajinka kaa qasa😀caadi maha 2021 yaa ila dawanaya👍

  • @qadarprem4115
    @qadarprem41153 жыл бұрын

    Waligay 200 like ma gaarin like i saara 😥😂

  • @yuukeycadde3234

    @yuukeycadde3234

    3 жыл бұрын

    Wll subscrib igu caawi adn kuu saaree

  • @haliimoabdikariinmaxmed3388

    @haliimoabdikariinmaxmed3388

    3 жыл бұрын

    Sabsribe sher Ba ku helaysa sxb

  • @abdifataahmohamedhussein9427

    @abdifataahmohamedhussein9427

    3 жыл бұрын

    nio maxaa laga dheefa liketa bal ? srry cilmi ahaan baan rabaa inaan ufahma maxaa kafaaide hadii laguu saaro

  • @qadarprem4115

    @qadarprem4115

    3 жыл бұрын

    @@abdifataahmohamedhussein9427 channelkaga dad badan arkayo subscribe ku saarin 😂😂

  • @nastehanational15
    @nastehanational153 жыл бұрын

    Nin abgaal naagti guursataa Qaajo iyo faqri waa ka baxee Qiimo iyo qadarine wee yelanee Viva tolkeyga ❤🙏

  • @omarahmad5053

    @omarahmad5053

    3 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👑👑👑👑💖💖💖💖👍🇸🇴 wadaani

  • @mohan8838

    @mohan8838

    3 жыл бұрын

    Jir oo JooG💋❤💖💗

  • @nastehanational15

    @nastehanational15

    3 жыл бұрын

    @@mohan8838 sido kle wll

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade3 ай бұрын

    Dadbaa 2025 daawan doono😂😂😂😂

  • @MohamedIbrahim-jf6zr

    @MohamedIbrahim-jf6zr

    2 ай бұрын

    😂😂

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye98818 ай бұрын

    Director ka heestan wa Another Level🔥❤😂

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii14213 жыл бұрын

    😂😂✌️ anina abow sharma boy adaa ku aminay ehelkay waa mj orad iga doono😂😂😂✌️ ismuujiya tolkey

  • @iam_apdalla.jlyrics5706

    @iam_apdalla.jlyrics5706

    3 жыл бұрын

    Waana kanaa

  • @yaphidwarfaa566

    @yaphidwarfaa566

    3 жыл бұрын

    qofyahaay waa kaa helay ceeb miya 😘

  • @sadkaboy967

    @sadkaboy967

    3 жыл бұрын

    Haaaa mj noh gah soh donoh❤❤❤🇸🇱

  • @yaphidwarfaa566

    @yaphidwarfaa566

    3 жыл бұрын

    @@sadkaboy967 hhh ok 😂😂😉

  • @M.khaliif

    @M.khaliif

    3 жыл бұрын

    Qabiilka mesha ladhaaf

  • @Mohamed-uw1if
    @Mohamed-uw1if3 жыл бұрын

    Sharma iyo ck inta isleh hees ayeey soowadaan like isku muuji👉💥

  • @munassarofficial193

    @munassarofficial193

    3 жыл бұрын

    nacas ck waa dameer adigana eey sharma boy cabtooy meesha kasoo seexo eeygii ck

  • @naciimoshekhcabdulahi8134

    @naciimoshekhcabdulahi8134

    3 жыл бұрын

    @@munassarofficial193 oh sorry waad ka maseer santahay king ck

  • @azaadmaanka2822
    @azaadmaanka282216 сағат бұрын

    Sharma Boy Heestaan marku qaadayay abgaal bu jeclaa😁HG ba Guska uga dhagtay 20 jir isago ah

  • @mohamudadan2930
    @mohamudadan29303 жыл бұрын

    Best somali artist. This young man needs to released from prison ASAP.

  • @suadali8162

    @suadali8162

    3 жыл бұрын

    M

  • @maxamedcali2184
    @maxamedcali21843 жыл бұрын

    Aniga waxaan ahay Habargidir Sacad❤️ Hoyadey waa Abgaal Waceyle Cade😍 Abtiyaashey mcn Hiraabnimo Ku Noolaada Meelkasto oo Aduunka Ka joogtiin,💗💗💗💗💗 Sharma Boy Waxkale wlh Waxbo lagama Qaban Karo, From Alaska USA 🇺🇸

  • @maxamadaamiinabdinaasir5173

    @maxamadaamiinabdinaasir5173

    3 жыл бұрын

    kkkk

  • @nabiila_mohamud

    @nabiila_mohamud

    3 жыл бұрын

    Am abgaal Daa'uud from Ceelbacad rer hooyo Harti abgaal From Aadan yabaaal✌😅😅 ngu kla.wada

  • @jamalxasanfarax7696

    @jamalxasanfarax7696

    3 жыл бұрын

    Sacadnimada na deqda sxb ❤

  • @missadam9250

    @missadam9250

    3 жыл бұрын

    WHO cares about ur qabil. Na qurba joogta wax qabso qabil ku dil. 🤢🤡

  • @AhmedAli-qk3ij

    @AhmedAli-qk3ij

    3 жыл бұрын

    mashalsh nasiib waxaaad uyeltay hoyo cade cade abti ee nowlow

  • @eriknaaja
    @eriknaaja3 жыл бұрын

    Gabadhii Rabto In Cajiinka LaGa Qaso Like Saar🤣

  • @kalzanxuseen2215

    @kalzanxuseen2215

    3 жыл бұрын

    Qz de xaa zug333😂

  • @rayan305

    @rayan305

    3 жыл бұрын

    Badanka ma qaso lkn kaaly iga qas cawa ana uleh😭😂😂

  • @queenofsniper1985

    @queenofsniper1985

    3 жыл бұрын

    @@rayan305 ani cajiinta iyo alabta hada iga dhaqeso maher maraawo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AhmedAhmed-wm7zo
    @AhmedAhmed-wm7zo Жыл бұрын

    Sharma asa soosaray qoftan yaa igu haysta macnaha soo can saaray

  • @jecelowlyrics5136
    @jecelowlyrics5136Ай бұрын

    Sharma poy wllhi wakhti Soo martay hada aan dawanayaa waa 2024 markaan arkay waan Ka naxay😢

  • @qaasim.moh.2015
    @qaasim.moh.20153 жыл бұрын

    Ebow igaa dono ehel key waa abgaal like keep Going mss nina and mr sharma boy 1M Like 2 week abgal isman kor like

  • @salahhonda1843
    @salahhonda18433 жыл бұрын

    Markey 1M Garto Like isar🤩

  • @hallimoqarni5243

    @hallimoqarni5243

    3 жыл бұрын

    Heeihiisa kle soo fiiri 2m bay marayaan abgaalna kuma jirto pro sharma boy wax kle weye walhi

  • @duniyoabdiqadir6070

    @duniyoabdiqadir6070

    3 жыл бұрын

    HAy

  • @nuranur2888

    @nuranur2888

    3 жыл бұрын

    hahaha And it's so funny

  • @mofaarax6232

    @mofaarax6232

    3 жыл бұрын

    Sharma boy and ugu mad satay sharma boy viodiga👐🏿🙌🏽👍🏽✊🏽🤞🏾🤝

  • @farhatalihusein3585

    @farhatalihusein3585

    3 жыл бұрын

    @@hallimoqarni5243 88⁸99

  • @KamalElmi
    @KamalElmi6 ай бұрын

    Who is still watch 2024 🔥

  • @GulledBudull

    @GulledBudull

    5 ай бұрын

    me😂❤

  • @IqraGaashanle

    @IqraGaashanle

    Ай бұрын

    Me😂

  • @wizzbeabdiaziz6064
    @wizzbeabdiaziz6064 Жыл бұрын

    Sharma boy wiil qaran oo somaliyeed

  • @mohamed-lh5uw
    @mohamed-lh5uw3 жыл бұрын

    Laaandhere waliba oo abgaal ah oo comment kaan arko love ha saaro bilaaa shuruuud.💪😂

  • @mukhtaarhassanali4320

    @mukhtaarhassanali4320

    3 жыл бұрын

    Noolow sxb viva abgaal ismaan🙏❤❣❤🙏

  • @abdikarimahmed4482

    @abdikarimahmed4482

    3 жыл бұрын

    Wacaaysa boy

  • @chuchugirl8218

    @chuchugirl8218

    3 жыл бұрын

    😂😂😂ma ihi abgal lkn wn gursan rabaa hhhhh

  • @Asiya_ismail2024

    @Asiya_ismail2024

    3 жыл бұрын

    Huno Abgaal wiila idanka jecelda maa sinaa 🤣

  • @mohamed-lh5uw

    @mohamed-lh5uw

    3 жыл бұрын

    baby riyan mid alaabta kuu dhaqo alle ha kaaga dhigo 😂😂

  • @samiirverma1630
    @samiirverma16303 жыл бұрын

    Abgaal cisman carurteyda hooyadod❤️

  • @ramlaahmedramlita857

    @ramlaahmedramlita857

    3 жыл бұрын

    Dooro badan waka dhargee

  • @umumohamedaamiin9289

    @umumohamedaamiin9289

    3 жыл бұрын

    Dooro wa ka dharagtay😄

  • @abdikaremmohamedali5492

    @abdikaremmohamedali5492

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkk

  • @fardowsaismail9226

    @fardowsaismail9226

    3 жыл бұрын

    Samiir love you❤❤

  • @Dhaqanka.soomaaliyeed
    @Dhaqanka.soomaaliyeed Жыл бұрын

    Sharma Boy Heesta Ugu Viweska Badan Ayay Aheed Heestaan Balse Waxaa Ka Dulmartay Heesta Deeqa Iyo Sharma Waa Sax ❤

  • @KASKEYPRODUCTION

    @KASKEYPRODUCTION

    Жыл бұрын

    Heesta dheesha dheela maadan arag miyaa?

  • @yusufshop9937
    @yusufshop99373 жыл бұрын

    5k community hadaa iga dhax argtey like ii saar

  • @wllmohaFilms

    @wllmohaFilms

    3 жыл бұрын

    Waa kaaarkay

  • @abdulahiyarisow53
    @abdulahiyarisow533 жыл бұрын

    Muga waa IL baxona muufa iyo macsaro waxa ku badalnay dooro iyo fish Kaskey hore u soco

  • @KASKEYPRODUCTION

    @KASKEYPRODUCTION

    3 жыл бұрын

    mahadsanid bro

  • @sahromaxamud9776

    @sahromaxamud9776

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial89043 жыл бұрын

    Sharma boy legend waye inta igu raacsan 2020 still waxba lagama qabn and karo 📞

  • @jibril2432
    @jibril24322 жыл бұрын

    Ehelkayga waa abgal markay dhahday sharma boy muxu sida daremaha ugu gurgurtay😂😂😂

  • @abdikassim6475
    @abdikassim64753 жыл бұрын

    Waxaan sugayaa heestan inay gaarto +10million views ilaa hadaa qofkii dhagestaa iis mujiyaa oo like i saar

  • @almaantube9109
    @almaantube91093 жыл бұрын

    Kulahaa ebow family waa abgaal igadoono 😂🤣 inta halahaas Ku hesato like

  • @hamdimoulidfarah7016

    @hamdimoulidfarah7016

    3 жыл бұрын

    Intaas leen sifican u ga helay

  • @fadumohasan2222

    @fadumohasan2222

    3 жыл бұрын

    🖤💜💛🧡💙💚😍😍😍😍😍😍😍😍😍💜💜💜💜💜💜💜💜💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💛💛💛

  • @sadioali7527
    @sadioali75273 жыл бұрын

    Hadii abgal nahay heesta waa in aan milyan garsinaa dhalasho ciil uma qabno 😘🥰🥰

  • @sahromaxamud9776

    @sahromaxamud9776

    3 жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @suweytacali6468

    @suweytacali6468

    3 жыл бұрын

    Ma tiriba 😂😂🤞Niini dance😂Abgaal Sharma boy Majeerten Bal waxa ka so baxaanu arkaynaa

  • @naadiamaallim6922

    @naadiamaallim6922

    3 жыл бұрын

    Viva abgaal cisman diyaar waye

  • @gulledeltigre4791

    @gulledeltigre4791

    3 жыл бұрын

    Qabiil waa duli sxp iskadaaya Walagasotagaay qabiil✌🏽

  • @maliteacher

    @maliteacher

    3 жыл бұрын

    Lol

  • @jamadadam3699
    @jamadadam36993 жыл бұрын

    This guy remind me 2pac Shakur. Sharma boy hore usoco ayaan kudhahay anigo oromo ah

  • @maxamedcarab4595
    @maxamedcarab45952 жыл бұрын

    Sharma boy keep going pro

  • @farahanabdi1510
    @farahanabdi15103 жыл бұрын

    2 month 1 million hadad umaleneyso like daac kusi 👍

  • @abdullahiali6450

    @abdullahiali6450

    3 жыл бұрын

    1week

  • @mohahosh-primalvedio7204

    @mohahosh-primalvedio7204

    3 жыл бұрын

    2week 1million way gaartay🤣🤣

  • @somalistories5037
    @somalistories50373 жыл бұрын

    Sharma boy wuu naga gadanyay☝️ from Somaliland

  • @maxedxuseenaxmed2805
    @maxedxuseenaxmed28053 жыл бұрын

    Hhh 2021 ayaa dib u fiirsaday wlh waa iska qoslay niini dance iyo sharma mar kale hees noo soo qaada 😂😂😂

  • @younggunner4500
    @younggunner45003 жыл бұрын

    Wixii Abgaal ah halkaan like dhac kusii ❤️

  • @bossabaadir1928
    @bossabaadir19283 жыл бұрын

    Gabdhaha Abgaal kali love ii Saara Duca qabayaall❤️

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego3 жыл бұрын

    Keep Going Brother

  • @yuukeycadde3234

    @yuukeycadde3234

    3 жыл бұрын

    Wll subscrib igu caawi adn kuu saaree

  • @fowsiyoabdisamad4393

    @fowsiyoabdisamad4393

    3 жыл бұрын

    Abgal maa so maqashay king ck😂😂😂

  • @sadaqxaliye

    @sadaqxaliye

    3 жыл бұрын

    CK jaafo Raba 🤣🤣🤣 hesta

  • @abdiaction4457

    @abdiaction4457

    3 жыл бұрын

    Kkkk

  • @shekeeyeofficial6483

    @shekeeyeofficial6483

    3 жыл бұрын

    Ck ninkaaan tag

  • @saidknaan
    @saidknaan3 жыл бұрын

    Sharmo boy libaax from hargiesa heesahaga wan sugaynay😁

  • @saidburale8208
    @saidburale82082 жыл бұрын

    Majeerteen inaga caqli badan yaan lagu daalin

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska78873 жыл бұрын

    Waxkale weye Sharma boy 👦👏👏

  • @saadaqrichonline7912

    @saadaqrichonline7912

    3 жыл бұрын

    Walal Bijkiiga so Boqo walal

  • @hamdi592

    @hamdi592

    3 жыл бұрын

    Subeskarab ii saar

  • @amranraage1492

    @amranraage1492

    3 жыл бұрын

    TV

  • @amranraage1492

    @amranraage1492

    3 жыл бұрын

    77⅞%

  • @amranraage1492

    @amranraage1492

    3 жыл бұрын

    TV

  • @abdiazizmohamud2798
    @abdiazizmohamud27983 жыл бұрын

    Inta og in abgaal yihin dadka ugu sharafta bdn somalia gabdhahoduna gabdhaha ugu quruxda bdn yihin like ha saro

  • @siyadcarte930
    @siyadcarte9302 ай бұрын

    June 2024 still watching 😮

  • @hanadheykal8245
    @hanadheykal82453 жыл бұрын

    Hada hestan 5.7 million bey mareysa hda iga dambesid like

  • @abdowali463
    @abdowali4633 жыл бұрын

    Majeerteen iyo Mudulood wa isku soo baxayaan Sharma iyo dumaashi Aadan Yabaal♥️ iyo degmada Burtinle ♥️ Sharma boqorka reer Puntland 🇸🇱ee kala xirtay Muqdisho.

  • @nashwamire9684

    @nashwamire9684

    3 жыл бұрын

    Mj miyaa asaga

  • @abdowali463

    @abdowali463

    3 жыл бұрын

    Yes sharma boy wa boqor MJ Boqortooyada Maxamud Saleeban gaar Cumar maxamud geeliisu wuxuu daaqa garoowe ilaa Gaalkacyo iyo Garacad ilaa Wardheer 👑🌹♥️

  • @jsanikdany3330

    @jsanikdany3330

    3 жыл бұрын

    @@abdowali463.... war ninyahoow sidii naagihii ayaa u hadlaysaa kkkkkk

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    3 жыл бұрын

    Wiilkan miyaa ah reer aburtinle lkn horta waa u eg yahay nin gobollada ka yimid markaad fiirisid erayada culus ee heesihiisa ku jira oo xaraf raacna ku socda lehna ujeeddo cad lkn reer muqdisho ayaan u haystay awal. Aan idinla kaftamee reer Puntland waa sidee fanka iskumaydaan fiicneyne Siciid Qalinle Hargeysaa u kala xiran, yarkana sharma boy Muqdisho.

  • @amrancelme86

    @amrancelme86

    3 жыл бұрын

    Hoyadis miya kaso jedo muqdisho mise waaba iska dhal daarod

  • @cabdirahman3703
    @cabdirahman37033 жыл бұрын

    Wixii abgaal ah love iisar eepooow 😍🙊👏🤣

  • @abdullahimaxamed3445

    @abdullahimaxamed3445

    3 жыл бұрын

    ❤️

  • @iprozkhaliil7254
    @iprozkhaliil72543 жыл бұрын

    Caawa xasus ayaan galay

  • @xpressllcmk1738
    @xpressllcmk17383 жыл бұрын

    Reer muqdisho legend kan yar ay hestaan hadana ma difaacayan caku qabiil

  • @mohamedjama9258
    @mohamedjama92583 жыл бұрын

    Heer xamar waa dadkii fanka iska lahaa horey usocda walalyal from hargeisa somaliland😍😍

  • @Imraan53

    @Imraan53

    3 жыл бұрын

    😂

  • @sharmaboy6578

    @sharmaboy6578

    3 жыл бұрын

    😀😄😆😆

  • @monistaryukeyjeelecali1772

    @monistaryukeyjeelecali1772

    3 жыл бұрын

    Reer waqooyi waadadki suuganta iskalahaa hailowiin

  • @sihaamshardi9408

    @sihaamshardi9408

    3 жыл бұрын

    Hahahaha 😂

  • @famos4153

    @famos4153

    3 жыл бұрын

    MJ Waaye Lkn Sharka BOY

  • @abdifitaaxmaxamed3208
    @abdifitaaxmaxamed32083 жыл бұрын

    Sharma boy 👑& nini..👑👑🥰.keep going...🙏🙏🙏🙏👑

  • @yuukeycadde3234

    @yuukeycadde3234

    3 жыл бұрын

    Wll subscrib iisaar adn kuu saaree

  • @cabdulemohaa1152

    @cabdulemohaa1152

    3 жыл бұрын

    Pro sharma poy wn ku wataaa lpx keep gowing

  • @cabdulemohaa1152

    @cabdulemohaa1152

    3 жыл бұрын

    Ninween Sharma poy io nina waa niwataaa

  • @yusufyare607

    @yusufyare607

    3 жыл бұрын

    Kkkkk kaskey production and sharma boy kep goin

  • @haliimoabdikariinmaxmed3388

    @haliimoabdikariinmaxmed3388

    3 жыл бұрын

    Libaxiyo is helay iga dheh kaskey adan ku tagarsanthy si qaar

  • @salahjr88
    @salahjr88 Жыл бұрын

    2023💪🏽🥶🤣

  • @salamchannel4141

    @salamchannel4141

    Жыл бұрын

    Al

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    6 ай бұрын

    2024😂

  • @maskapoi4873
    @maskapoi4873 Жыл бұрын

    Hadaa daawaneyso heestaan 2023 like ta👍dhac kusiii

  • @abagaweynofficial8295
    @abagaweynofficial82953 жыл бұрын

    Boqortooyo Kaskey production salan sare fm🇰🇪

  • @yuukeycadde3234

    @yuukeycadde3234

    3 жыл бұрын

    Wll subscrib igu caawi adn kuu saaree

  • @KASKEYPRODUCTION

    @KASKEYPRODUCTION

    3 жыл бұрын

    MID LA MID AH DHAL BOQORTOOYO

  • @abagaweynofficial8295

    @abagaweynofficial8295

    3 жыл бұрын

    @@KASKEYPRODUCTION THANKS boqortooyo Fb fariin kugu rebay bal firi I.a

  • @ibrahimallouche1468
    @ibrahimallouche14683 жыл бұрын

    I'm from 🇩🇯,sharma boy horey usoco

  • @eliasfarah1789
    @eliasfarah17892 жыл бұрын

    what an artist he is. I enjoyed his music and laughed his lyrics.

  • @user-qz1hn2gb6c
    @user-qz1hn2gb6c Жыл бұрын

    Hada daawanooya like waa saaray 👍

  • @amerlafole
    @amerlafole3 жыл бұрын

    Videogaan haduu 1M gaaro, Commentigaan 1k like gaarsiiya. ❤️

  • @aichasaid7720

    @aichasaid7720

    3 жыл бұрын

    Wii

  • @mohahosh-primalvedio7204

    @mohahosh-primalvedio7204

    3 жыл бұрын

    Wu garay🤣

  • @amerlafole

    @amerlafole

    3 жыл бұрын

    Wamaxy dadkaan bakheylintaa. Idin aawey.

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus55673 жыл бұрын

    Guul abgaal wa gabar mj ah howdkii dollo idinka soo leh mufada aadbaan u jclay

  • @kafiabumali

    @kafiabumali

    3 жыл бұрын

    reer biciidyahan mise reer khalaf kee tahay?

  • @fatimasundus5567

    @fatimasundus5567

    3 жыл бұрын

    Kafi Abumali 🤙🏻👋

  • @crazywildworld163

    @crazywildworld163

    3 жыл бұрын

    Buqligii mj aa noola imaanee mufada somali dhan aa cunto ma hal cid baa leh waa sheekadii basta hawiye keen 🤣🤣🤣

  • @fatimasundus5567

    @fatimasundus5567

    3 жыл бұрын

    Madax weynaha Asiga is magacabay wax cunaba bahashu waa macan😂😂😂

  • @Anas-fc3rb

    @Anas-fc3rb

    3 жыл бұрын

    Ina adeer muufadu waa burhogays casriyey sân wax khatar mahan

  • @sahranor118
    @sahranor1183 жыл бұрын

    hahahahaha waa ku yeela waxkasta aa dhahaysay awaay hee

  • @omaralfa1418
    @omaralfa14183 жыл бұрын

    Taageerada hala muujiyo 10m Iyo 300k like Sharma boy yuu ka hooseynin fanaaniita kale Sharma Guul Guul Guul

  • @omaralfa1418

    @omaralfa1418

    3 жыл бұрын

    Guul

  • @omaralfa1418

    @omaralfa1418

    3 жыл бұрын

    Good

  • @omaralfa1418

    @omaralfa1418

    3 жыл бұрын

    Good

  • @omaralfa1418

    @omaralfa1418

    3 жыл бұрын

    Good

  • @nurabdullahi1584
    @nurabdullahi15843 жыл бұрын

    Laaandhere waliba oo abgaal ah oo comment kaan arko like ha saaro bilaaa shuruuud.❤️💪😂

  • @ahmetshaker131

    @ahmetshaker131

    3 жыл бұрын

    Wxi kle dislike miya

  • @hatethatiloveyou7939

    @hatethatiloveyou7939

    3 жыл бұрын

    Wlh maku saarayo

  • @essapella9474

    @essapella9474

    3 жыл бұрын

    Siilka habartaa

  • @hatethatiloveyou7939

    @hatethatiloveyou7939

    3 жыл бұрын

    Tuugsiga naga yareey

  • @Daad7

    @Daad7

    3 жыл бұрын

    Liketaan xoogaa iiga qaadatay

  • @abdirize6080
    @abdirize60803 жыл бұрын

    Qofkii Boqortoyo Abgaal Cisman ah ama asxaab tahiin aad jeceshay Like dhac igu sii 🥰🥰🥰🥰👏🏻

  • @nasraali1977

    @nasraali1977

    3 жыл бұрын

    Abgaalnimo kuma sarayo ee wx kle laa imow bro

  • @SakariyeOsmaan-vr1js
    @SakariyeOsmaan-vr1js4 ай бұрын

    Waawarey 2024 ban dhageestay anigu!

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto74833 жыл бұрын

    Heestan malinti ugu horeysay wan ooyay waxan ogaday enan ahay single 5.1k like ah igu sharaf bal😅✌

Келесі