50$ MAXAY IIGOYSAY WAA SIDEE MACIISHADA DALKA🇪🇬 MASAR? VLOGII IIGU HOREYAY AAN SAMEYO EGPTY 🇪🇬

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #maciishada #dalka masar#

Пікірлер: 636

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon32544 ай бұрын

    WAAD MAHADSANTIHIIN ASXAABTAYDA ADINKANA 🎉🎉🎉🎉 HAMBALYO WAAYOO 200K DADAALKIINAAN KUGAARAY MAHADSANIDIIN ASXAABTAYADA❤❤❤

  • @user-hm5xx2op4r

    @user-hm5xx2op4r

    4 ай бұрын

    ❤❤kabadan uqalanta ayanteyda keeps going

  • @Prety977

    @Prety977

    4 ай бұрын

    U qalanta habo ka badan 1m comingson❤

  • @user-wl4mq2ii1l

    @user-wl4mq2ii1l

    4 ай бұрын

    Adiga mudan abayo wad uqalanta❤❤intaas iyo inkabadan

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df

    @RaxmoCabdulaahi-yy6df

    4 ай бұрын

    Masha allh Abyo ka badan u qalanta❤

  • @Bilan_nura

    @Bilan_nura

    4 ай бұрын

    alx finally200k ❤❤🎉🎉

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir4 ай бұрын

    Wlhi wxan islaha vloga marku ku so garo shaah u shubo lkn alxm 15 shacban wa malin qeyr badan m.a❤

  • @umaimamohamedali820
    @umaimamohamedali8204 ай бұрын

    Masha allah Gobaadey Hambalyo runti uma qalmin 200k oo keliya Hambalyo Ayaaney❤🎉dadka commentiga qoro kama mid ihi lkn maanta farxadan wan ka aamusi wayey wan kula daremena farxada horey usoco oo nala joog waligaa cimriga io cafimadka Allah kuu barakeye🤲🎊🎉

  • @iloveyouallah5129
    @iloveyouallah51294 ай бұрын

    Ayanay anigu vlog ayan ku haysta ee no sobadi please please ma jecli sheekoyinka waxan jeclahay vlog iyo wadanka sidu yahay in la iga sheekeyo masar wan jeclahay ee sifican iga so waran

  • @user-wy5oh8oc3t

    @user-wy5oh8oc3t

    4 ай бұрын

    Dadka vloga dadka ka codsado ilen waa adi😂

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura4 ай бұрын

    finally 200k 🎉❤❤ Hampalyo All my team Ayaan gobdoon Intan io inka bdn ino rajeynaaah 300k i. A dhaqsi inaa garno ino rajeedaa

  • @sucdiaweys6995
    @sucdiaweys69954 ай бұрын

    Mash Allah, congratulations 200k🎉❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac27624 ай бұрын

    Wcs xabibti mabruk alfa mabruuk aada ugu faraxsanahey guushada waa guusheyda intas ka badan aa kula jeclahey hada awoodo wan ku gaar siin laha wlhi illaah dartisa ku jeclahey malinta wax so dhigin yutubka dhan iimo baxo guuleyso mcn badan ❤❤❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc4 ай бұрын

    Masha Allah congratulations 200k🎊❤

  • @user-bm2xk3xe3r
    @user-bm2xk3xe3r4 ай бұрын

    Hambayo abyo mcn wlhi aad ayan ugu farxay 🎉200k aad gartay i.a in ka badan ayan ku rajeynaaa ❤😊

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww4 ай бұрын

    Thnkyou apaayo 🎉 conguraltion sister 200k

  • @rahmoabdullah3850
    @rahmoabdullah38504 ай бұрын

    Ayaanay abaayo waad mahad santahay waan rabay in aan wax ka ogaado inkastoon fiirsaday fiidyow aad hada kahor uga sheekeeynasay❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76284 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali96164 ай бұрын

    Wowowowowowowowowowoowowwo ala farxad ban la oya finally waa gaarna 200k hambalyo hambalyo siqasa ayaan quruxey walhi xala dhana firinaya jah congratulations more dhidagaliso❤❤❤🫶😩alx🤲

  • @samiiromaxamad6180
    @samiiromaxamad61804 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله مبروك الف مبروك ❤عزيزتي 🎉🎉❤

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz4 ай бұрын

    Hambalyo hambalyo xappti qalbi 200k waxa ja badan bad ku qalata lkn inshala aan garena inshala formo 1m lkn noloshu waa jarjar ee soo dadla asxabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haawobashir6872
    @haawobashir68724 ай бұрын

    Congratulations qaali ayaaney sida lagu imaan karo nooga faa ideey oo family kusoo guuri karto waxbarashada dugsiga quraanka abyo kasoo hadal insha allah

  • @deeqomaxamed8739
    @deeqomaxamed87394 ай бұрын

    ❤❤Masha Allah hambalyo Hambalyo xabibti intan iyo ka badanba wad u qalanta hore u soco❤❤

  • @sahrajama1586
    @sahrajama15864 ай бұрын

    Ayaaney man sha allaah abaayo ilaahay ha ku xifdiyo Hampalyo Hampalyo 🎉❤200k kabadan u qalantaa mcney ❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79634 ай бұрын

    Mnsha allah intaa iyo ina ka badan ban ku rajenayaa ayaan qurux insha allah hambalyo Hambalyo sharaf iyo karamo kor ha ahato thnkis VLOGII qurux badan ad inoo do gud bisay❤❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta4 ай бұрын

    Masha allh muqaal ma dawan jirin wan dhagesan jiray lee lkn kan m.a allh waye noso badi ayaan yariseey fadhi lee kugu baranay manta socod waw

  • @fardouzjama9252
    @fardouzjama92524 ай бұрын

    M.a Congratulations 🎉200k intaa iyo in ka badan kuu rajaynaya I.A waadna u qalnta❤

  • @safabarre3850
    @safabarre38504 ай бұрын

    Mashaallah ❤ ilaahayow xamar noo barakee sokor lawaayey aaa ilaahow dalka noo barakee❤ Ugu dambeyn 200k 🎉❤❤🙈🤗

  • @naimamuuminwardheere6865
    @naimamuuminwardheere68654 ай бұрын

    Habalyo Abayo Ayaan gabdoon wa rajenenay i aa gaareso 200k🎉🎉❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow97944 ай бұрын

    Congratulations my sister may Allah bless you and your family Insha Allah

  • @marizhalpi
    @marizhalpi4 ай бұрын

    Ileen aysan wad qurxooneed waa noo dhumatay sad guriga ufadhiday Wll hada kabacdi mananka muuqalada kusooduub masha Allah wlhy wan kahelay ❤

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen2674 ай бұрын

    Ayaanteydi miss u more masha allah ❤ Congratulations malabey👸🏾❤️

  • @fatima-faryat3774
    @fatima-faryat37744 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waaaw hambalyo ❤❤❤❤❤❤ 1m baa sugaynaa Insha Allah cimri dheer iyo cibaado iyo caafimaad suuban❤

  • @SundusCadey-fh6yi
    @SundusCadey-fh6yi4 ай бұрын

    Masha alhaa hambalyo hbtii wan garanay 200 an mudo ku haminayney alle ayaa mahad iskaleh nagarsiyey

  • @kamalali79
    @kamalali794 ай бұрын

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @raxmaruuxi2327
    @raxmaruuxi23274 ай бұрын

    Mashallah hambalyo xapipti ayaan 200k inshalahah guul intaan kasii balaran ku rejeyna ❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali794 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @shamsomaxamed8446
    @shamsomaxamed84464 ай бұрын

    Ayaaney rooting Baan rbnaa

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux23244 ай бұрын

    Waaaw m a waa garnay 200k ugu dambeyn Hambaylo team Ayan gobdoon dhamaan

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud664 ай бұрын

    Hampalyo mcney Hada ayaaan goobdoon oo socoto maa arki rabnaa wxbadan adooo fadhidaan ku arki jirnee wllhi video gaaga markaan arkay saan ugu farxay ❤❤❤😊

  • @rahmoabdullah3850
    @rahmoabdullah38504 ай бұрын

    Abaayo hooyo 5 caruua wadata ayaan hay waxaan rabaa in aan soodago masar mara waxaan rabaa in aad iga caawisid sulaal madama aad wadanaka aadku nooshay waxaan rabaa inaan ganacsi soomali maleedahay in aan kashaqeeysto ayaan rabaa❤❤❤❤❤❤

  • @mariaibrahim1152

    @mariaibrahim1152

    4 ай бұрын

    Malahan mcnto ganacsi masar ajanabi looma ogola kaarka iqaamada kuqorantahay ayagaa iskubadan masaarida

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis13284 ай бұрын

    Asc ayaaneey wllo macaan allh haidin xifdiyo adiga iyo caruurtaada sowjkaaga jir oo joog horey usoco allh haku barakeeyo nolosha nooga soowaran qaahiro

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f4 ай бұрын

    Masha aalh Mabrouk Xqqti Ayan Qali ❤❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani29834 ай бұрын

    wwwwww ayaaney hambalyo xbbt congrt qlbiyyyy 200k aad baan ugu faraxsanhy I like wlhy xbbt guulyso ❤❤❤🎉🎉

  • @user-yl7vy1gd7g
    @user-yl7vy1gd7g4 ай бұрын

    Hambalyo kun jeer abaaayo farxadada waa teeena alllah haku dhawro❤❤❤❤200k

  • @umumaryama4307
    @umumaryama43074 ай бұрын

    Masha allaaah mabruuk xabibtii intaas iyo inkabadan ayaa kuu rajeeynayaaa wlhi maalin kasta fiirin jiray inuu xermay labada boqol ee kun hambalyo hori usoco ani dadka intabadan aan qoraalada soo qorin ayaa ku jiraa hambalyo mar kale abyo

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud664 ай бұрын

    Ayaaaney wllo ducada allaha kuu aqbalo waan kusoo duceyy inow reer kaaaga allaha kuu barakeeyo awlaadaada baari kaaga dhigo gabdho bdn oo bariyaal illahy kusiiiyo dadka xumanta io xiqdiga wado ilahay ku dhinac mariyo intaa io kabadan kuugu duceyyy allaha kuu ajiiibo mcney 15 shacbaan kala barka habeenimo ❤❤❤❤❤

  • @Anizamahad
    @Anizamahad4 ай бұрын

    Ayyyy hambalyo 🎉🎉🎉 habo 200k aan gaarnay kabadan Ayaad u qalanta❤❤

  • @NadarAhmedxirsi
    @NadarAhmedxirsi4 ай бұрын

    M.A boqoradeena Ayaan qurux badaneey Hmplyo hmplyo hmplyo sis millions jeer hmplyo hmplyo wlhi school hada kasoo baxay walipa anoo sooman markan video kaada arkay saaid ufararxay 🎉❤❤❤❤

  • @user-dz5iv1mg1r
    @user-dz5iv1mg1r4 ай бұрын

    Masha allah abayo ilaahay ha ku xafido

  • @Amino812
    @Amino8124 ай бұрын

    Hampyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉200k wll qli

  • @FarxiyaClLahiaxmed
    @FarxiyaClLahiaxmed4 ай бұрын

    Finally.200k.hanbalyo.wll.ayan.gobdoon inta inkabadan.bankurajayna❤

  • @deegoaliomar2159
    @deegoaliomar21594 ай бұрын

    Masha Allh hambalyo 200k 🎉🎉🎉🎊

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan34234 ай бұрын

    Hambaliyo queen wallahi wan kufarxey in kabadan ayat uqalanta ❤❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur58984 ай бұрын

    Mansha allah abayo hanbalyo 200k ❤❤❤🎉

  • @munoliiza622
    @munoliiza6224 ай бұрын

    Omg Congratulations Ayaneyyyy 🎉❤

  • @hadayahadaya
    @hadayahadaya4 ай бұрын

    Hambalyo hambalyo for 200k xbibti qli ❤❤

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y4 ай бұрын

    مبروك مااروع من صباح ان يكون لك احباء في الحياة يبادلونك صدقا بصدق فرحتي لا توصف شكرا حبيبتي ايان لجهدك الدي بدلتيه لنا كل عام ونحن اجمل اشخاص بحياتك 💯❤

  • @fatoumaabdoulsalam743
    @fatoumaabdoulsalam7434 ай бұрын

    MaschaAllah hamblyo Sister gaar baa naahee huno boobaadka ❤❤

  • @user-vk8ec9lj8s
    @user-vk8ec9lj8s4 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo hambalyo hambalyo abaayo 1m iyo kabadan insha Allah ❤❤❤

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji31614 ай бұрын

    Hambaliyo🎉🎉🎉👏🏻👏🏻😍🥳 abaayo qaali sharafay! Masha Allah tabaraka Allah, ❤❤❤ Allaha ku xafido xabibti 🤲🏼❤❤

  • @user-gm2kl9kw2v
    @user-gm2kl9kw2v4 ай бұрын

    ماشاءالله تبارك الله ❤❤🎉🎉🎉ألف مبروك ألف مبروك حبيبتي وأميرتي قلبي والله أنا فرحت اليوم لما شفت بهذالفيديو العجيب الله يسعدك ويحقق حلمك يا حبيبتي ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️❤️❤️🎉🎉🎉🥰😍🤩💋💋💋❤️❤️❤️‍🩹

  • @xayaadloodh4971
    @xayaadloodh49714 ай бұрын

    Masha allaah hambalyo qaali guulo badan gaadh illaahay haku barakeeyo adiyo family kaga ❤❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi123124 ай бұрын

    ayan salama Caleykum maasha Allah hambalyo 200k hambalyo in taan iyo in ka badan waa u qalan taa ayan maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aasiyamaahamed4951
    @aasiyamaahamed49514 ай бұрын

    Ayaan joog dheer ❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a40964 ай бұрын

    Mashaa Allah congratulations 🎉🎉🎉

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat25134 ай бұрын

    Asc abyo ayaan quruxy sthy abyo adiga ii fslmkg ilhy ha idin xafido waxad noso shegta guryaha kiradoda ii wqx barasha nolosha masar waa sidee❤❤ shukran mcnto

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane44884 ай бұрын

    Maansha Allaah 200 🎉🎉🎉 Milyan mar dhow Insha Allah.

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt4 ай бұрын

    Ayyy habo isda usugaye faraxada daradeeda waa boodabooda wallhi habalyo xabbti aad Aya uqurux badan tahaya cawa 🥺🥹🥹🤭👏🏻

  • @FadumoMohamud-oi2ex
    @FadumoMohamud-oi2ex4 ай бұрын

    Congratulation sister wish u 300k

  • @user-rv8ve1qc2f
    @user-rv8ve1qc2f4 ай бұрын

    Congratulations 200k 🎉🎉🎉

  • @ZuuzuAhmed-ds8vn
    @ZuuzuAhmed-ds8vn4 ай бұрын

    Hamapalyo 🎉🎉ayan indha weyney ❤

  • @najuuppequrux6205
    @najuuppequrux62054 ай бұрын

    Ayaaney nooga soo hadal anagaaa waan ubahanhy abyo waliba si dhaqsi ah

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi32664 ай бұрын

    Masha Allah abyo xafidulaah magaladu waa faaruq sidad sheegtey hbnkii Bey jaam tahey malaha sikastaba amaana allaah

  • @Sihamali137
    @Sihamali1374 ай бұрын

    Congratulations Ayan Qurux!!!

  • @Sadia_Zayed
    @Sadia_Zayed4 ай бұрын

    Omg 🎉congratulations hppti🥳🥰🎉

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m4 ай бұрын

    Congratulation wllshy mcn

  • @IftiinMedia-vt1yk
    @IftiinMedia-vt1yk4 ай бұрын

    #Iftiin media #soo bookhda asaxaabta ayaan goobdon❤

  • @anisasalaad3950
    @anisasalaad39504 ай бұрын

    Hambalyo 200k❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan4 ай бұрын

    Hambalyo Hambalyo poqoradeydii ayaaney 🎉🎉🎉🎉❤200k in.a 1M🎉❤

  • @user-pk6tv6hu2x
    @user-pk6tv6hu2x4 ай бұрын

    Mashalh Ayaan qali mahdsanid ❤❤❤❤❤

  • @katramohamed9577
    @katramohamed95774 ай бұрын

    Congratulations 👏👏 finally we are here❤❤❤

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag73134 ай бұрын

    Congratulation hppti🎉❤ noga sohadal gabdhaha qabkey uga shaqeyan masar❤🎉

  • @Amuun293
    @Amuun2934 ай бұрын

    Habalya Habalya🎉🎉 wan dhararayi ugudanben wan galnye in taan io in ka badan ku rajeyena walshey mcneyyy❤❤❤❤

  • @wardahussein7540
    @wardahussein75404 ай бұрын

    مدينه النصر ماشاءالله 😊

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir79924 ай бұрын

    Maashaa allaah hambalyo intaa iyo inkabadanba Waad gaadhi iinashaa allaah Masar waaba sow meel naas muujisa wll Dhinac kasta kasoo hadal kirada waxbarshada bulshada ladhaqankeeda intii awoodaada

  • @queenilhaney235
    @queenilhaney2354 ай бұрын

    M.a finely 🎉🎉🎉🎉❤❤❤ 200k hambaliyo hambaliyo abayo ❤ mcn

  • @FariidaAli
    @FariidaAli4 ай бұрын

    Ayaan macishadiin way jabantah Hargeisa 100 xata Kuma filnaanayo ❤

  • @safaismacil9860

    @safaismacil9860

    4 ай бұрын

    Walahi warunta

  • @user-cx2ey1kb9h

    @user-cx2ey1kb9h

    4 ай бұрын

    Xitaa Bosaso waxba magoyso

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad15394 ай бұрын

    Congratulations 🎉🎉🎉200k

  • @ayaansuleyman8691
    @ayaansuleyman86914 ай бұрын

    Hambalyo inta in kabadan aya ku rajena insha Allah ❤❤🎉🎉🎉

  • @Qadiijocabdulaahixuseen2005
    @Qadiijocabdulaahixuseen20054 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs4 ай бұрын

    Congratulations Ayaan caday

  • @user-bi6hn9fc9f
    @user-bi6hn9fc9f4 ай бұрын

    ماشاءاللہ كن سعيدا دائما شكرا walaashey horey usoco

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad17394 ай бұрын

    Mashaallah kasoo hdl keep going siz ♥ ❤

  • @cayunil240
    @cayunil2404 ай бұрын

    Qof walbo hami ayu leyhy hdu udadalo wuu garaa masha allah kdn ayaan ku rajeynaa

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed4 ай бұрын

    Asc walashy ayaan gobdoon allha ku xifdiyo❤

  • @JamaalAj-yu8mg
    @JamaalAj-yu8mg4 ай бұрын

    Hampalyo ayaaneyyyy intaan iyo inka bdn uqalantaaa❤❤

  • @highhigh7476
    @highhigh74764 ай бұрын

    Mashallah sister

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed79464 ай бұрын

    Ayaaney hanbalyo 200k masha Allah❤❤❤❤❤

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi4 ай бұрын

    Queen always Queen ❤❤

  • @user-vf1hg3yp9o
    @user-vf1hg3yp9o4 ай бұрын

    Mansha allh shukran ❤

  • @hania9627
    @hania96274 ай бұрын

    Hambalyo Nayaa Ayaaan guuleyso ….Sukker anaa ku soo dhibaa …ee bashaal cadeey

  • @Dheeman141
    @Dheeman1414 ай бұрын

    Masha Allah hambalyo 🎉🎉🎉 xabiibti

  • @user-dl5dy3cj2p
    @user-dl5dy3cj2p4 ай бұрын

    Wow hambalyo hambalyo team keygah

  • @jhg5545
    @jhg55454 ай бұрын

    Masha Allah wanurosa abay 😂❤ cadey Allah Haku xafido ❤

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s4 ай бұрын

    Wow qalbi dhayah iinolow mcnbdn Allha ku xafido ❤

Келесі