AROSKII NINKEDA AYAY CUNTADA KA.KARINAYSAY AYDOO MADHASHO LADHIHI JIRAY MARKII ILMO LOODHALAYNA ABAL

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 151

  • @hamdiahmed6980
    @hamdiahmed69802 жыл бұрын

    Ayaaney apyo adi iyo asxpta iso duceya apyo exam iisso socdee

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Alaha kuu fududeeyo xbbt

  • @nastexomohamed853

    @nastexomohamed853

    2 жыл бұрын

    Allle ha kuufududeeyo wll

  • @niifnadiifo8010

    @niifnadiifo8010

    2 жыл бұрын

    Rabi haku fududeyo wlo

  • @souhailaelmi3606

    @souhailaelmi3606

    2 жыл бұрын

    Allaha kuu fududeeyo amiin

  • @Yasmina125

    @Yasmina125

    2 жыл бұрын

    Allaha ku fudueyo abyo

  • @saafiabdullahiali887
    @saafiabdullahiali8872 жыл бұрын

    Ciisaa bidiin muusaa bidiin afkeenaa iskabartay xabibtii nabi ciise iyo nabi muuse waa isku diin

  • @queenhamdamoalimahmed5886
    @queenhamdamoalimahmed58862 жыл бұрын

    Masha allaah ayaaniita aad baan kusalamaya quruxey alaha kudhowro wana kaaga mahadceli naayaa shaqada wacan ee eed noheyso

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Waan kaa qaaday xbbt mahadsanid qaali😘😘😘😘❤

  • @najahhassan6777
    @najahhassan67772 жыл бұрын

    Ayaaney markii hore waxaan aaminsaanaa in ay raga aan lagu raacin lacag iyo faqiirtnimo laakiin hada waxa aan ogaadey in ninka aad rafaad isla soo martiin uu lacag yeesho uu ninkii iskibrinayo oo naag kale kula guursanaa maxaa nacay nin duruuf lagu raaco🤨🤨

  • @fardoosqurux6926
    @fardoosqurux6926 Жыл бұрын

    Ayney abyo mcn alha ku xafido hunoo mcn dar ale kujeclhy xabibiti waxn rba inan kugu samiyo gabadheyda hadu ale isiyo gabr marwa ahy walhi wabn ka helyba mcntiii ❤❤

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Hamdi ahmed illaahay ha kuu fududeeyo imtixaanka adduun iyo mid aakhirana allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @hudacadey2209
    @hudacadey22092 жыл бұрын

    M.a xabbti wan sugayey whi shukran 🥰💯

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu2 жыл бұрын

    Hadaan awoodo 10,000 subscriber kusari lahaa

  • @cabduqaadirmaxamed9550
    @cabduqaadirmaxamed95502 жыл бұрын

    Masha alh abayo Alle haku xafido inbdn cimri dher iyo cibaado suuban wlshey Allah save you long live in this word with out shame aaqirana JANO Insha ALLAH

  • @drsyasminasaeed7307
    @drsyasminasaeed73072 жыл бұрын

    Naaya ayaan mar kasta u hormar aa is dhaha waaba la iga horeeya💔😂👊😹

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye69242 жыл бұрын

    Masha allh abyo allha kusharfo

  • @nimcoabdi5901
    @nimcoabdi59012 жыл бұрын

    soo dhawaaw wll ayaan

  • @maryanosman4076
    @maryanosman40762 жыл бұрын

    This this the real love

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu2 жыл бұрын

    Woow😍🥰🥰

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife54952 жыл бұрын

    Ayan xbbti iso duceeya adiga iyo asxabtada hooyo xaamilo ahy bilo dhamesaty in ilahy nabad igu kala keno aniga iyo babyga insha allah

  • @deeqaabdullahi5777

    @deeqaabdullahi5777

    2 жыл бұрын

    Adiga iyo aniga iyo inta xaamila ilaahey nabad haku kala keeno aamiin inshalah waan ku dareemaya

  • @salmanuura2113

    @salmanuura2113

    2 жыл бұрын

    allah haku fududeyo afar indhood oo cafimaaad qaaba insha allah ♥️🌷😍🌏

  • @ruquyoabiikar4612

    @ruquyoabiikar4612

    2 жыл бұрын

    Alle hakuu fududeeyo walaashey mcn

  • @hanushnaturallife5495

    @hanushnaturallife5495

    2 жыл бұрын

    Aamiin abayo ilahy hano aqblo ducadina

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Alaha kuu fududeeyo xbbt

  • @ubaxdheman7367
    @ubaxdheman73672 жыл бұрын

    Ayaaney abyo ilhy haku caafiyo wlhi sanboor aniguu iwareeriyey hada waxaan marayaa in sanbabada aan ka neefsan waayo markuu igu kaco daawana ma cunikaro uur ayaan leyahy sikaloo loo daweeyana ma aqaan ii soo ducee in ilhy ha dulqaado abyo

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor64662 жыл бұрын

    M.a wan sugeynay wlhi allah haku xifdiyo🥰

  • @rahmamahdi0495
    @rahmamahdi04952 жыл бұрын

    Abbayo today you so beautiful today 💕 💖

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Amaa ii qarinee hee

  • @deeqaabdullahi5777

    @deeqaabdullahi5777

    2 жыл бұрын

    Mashalah

  • @hodanmahamud4919

    @hodanmahamud4919

    2 жыл бұрын

    Waa runtaa masha allah quruxdiiyay qurux ugu biirtay maanta boqoradeena 🥰🥰

  • @amnaonur3755
    @amnaonur37552 жыл бұрын

    Thnks Alle haku cafiyo abyo 🥰🥰🥰

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel222 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw10 ай бұрын

    Masha alaah ayaneey manta adaa uquruxbadantahay

  • @xabiibocismaan6972
    @xabiibocismaan69722 жыл бұрын

    Wcs ayaan qaali

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin2 жыл бұрын

    Ayaan quruxleey waan so dahey maanta.

  • @xabsamustave4470
    @xabsamustave44702 жыл бұрын

    llahy haku cafiyo,Xppit,

  • @fatuushnoah9949
    @fatuushnoah99492 жыл бұрын

    M.a wllshey mcn ano is dhahayo maxa helay Ayan qisadii soma galine ayeey iso dhacday jasakallah xbbtii

  • @nacimaosman2865
    @nacimaosman28652 жыл бұрын

    Asalamo calykum

  • @craxmaan-wt9mp
    @craxmaan-wt9mp2 жыл бұрын

    Allh hakucafiho mcnto

  • @nihaaldaahir19
    @nihaaldaahir192 жыл бұрын

    We love you♥️♥️♥️

  • @nastexomohamed853
    @nastexomohamed8532 жыл бұрын

    Kkkkk naayaah markad ledahyi aad ayan uga helah

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar45352 жыл бұрын

    Our queen 💓💓💓

  • @caamir945
    @caamir9452 жыл бұрын

    Abaayo plz waakubaryaa qisooyinka hakalagoonin Hal veido kusookoob 🙏🙏

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad26232 жыл бұрын

    Wcs abaayo macan maasha allaah caawa aad iyo aad ayaad u qurux badan tahay

  • @laylaahmed2534

    @laylaahmed2534

    2 жыл бұрын

    Ascw abayo ku away hee

  • @ameen7181

    @ameen7181

    2 жыл бұрын

    shuguriyayey labarkaga xageen kahelaa waa hibo daahire boorama

  • @shukrishiresiyad2623

    @shukrishiresiyad2623

    2 жыл бұрын

    @@ameen7181 Umu ayaan Shire oo sawir wiil yar saaranyahay igu soo darso qaali

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo80102 жыл бұрын

    Masha alhaa ayanteyda ale haku xfdo mcnto❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋wa qiso cajiba huno

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar1022 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji18682 жыл бұрын

    Thnks abyo ayn

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp2 жыл бұрын

    Ax wlhi waa khashifaad wayn May abtigeed mad bakha ku soo xidho

  • @ladanahmad6804
    @ladanahmad68042 жыл бұрын

    Naaya ayaaney

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu2 жыл бұрын

    1:16 nayaa like sara hee hhhhh

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed56782 жыл бұрын

    Nayaa like waaan saaray

  • @simanmoha6064
    @simanmoha60642 жыл бұрын

    Ayaan cadey qalbigaa kaa jeclahy♥️♥️

  • @khadrasalahidle7814
    @khadrasalahidle78142 жыл бұрын

    Wcs my abaayo ayaan waa ugaaso iyo gabadhaan habada u ahay

  • @mohamednajma1924
    @mohamednajma1924 Жыл бұрын

    Haye ayaan quruxey like wan saare marhore

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw10 ай бұрын

    Wcs walashey Ayaan wan kaqadnay salantada quruxda badan

  • @ikraanmohamed1072
    @ikraanmohamed10722 жыл бұрын

    waa sarey❤ xabibti😂

  • @FarhiaKhaalid-or4du
    @FarhiaKhaalid-or4du20 күн бұрын

    Ayaney markan waa shidned mashallh😂🎉

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed23852 жыл бұрын

    Wcs ayaan qurux ilaaheey hakucaafiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @hanihanka9528
    @hanihanka95282 жыл бұрын

    Danbi ayey igu tahay Ayaney hda lagta ka ilawo🤣

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96152 жыл бұрын

    Asc abayo mashallh Allh kuxafido

  • @farahabuukar5141
    @farahabuukar51412 жыл бұрын

    naa heede ma daraktar ayaaa tahay waa diga meesha ugu fcn ku jaraaye 𝕋𝕚𝕚𝕞 𝕟𝕒𝕒𝕪𝕒𝕒 𝕚𝕤 𝕞𝕦𝕦𝕦𝕛𝕚𝕪𝕒🤣🙏🤚

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi17952 жыл бұрын

    Nayaaa ayaney cawa qof kale lagu muda wad qurxonty masha allh

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Amaa ii qarinee hee is naash naash xataa sooma samayninr

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen74962 жыл бұрын

    Asxape gabadha usaar 👍

  • @nasraismail4230
    @nasraismail42302 жыл бұрын

    Ayaaneey meesha umacaan baad nooga jaraysaa ee naga daa please

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Naag iga dheh

  • @fadumoabdi9105
    @fadumoabdi91052 жыл бұрын

    Nayaa xabibti ayaney love you❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    😘❤

  • @fardowsa2236
    @fardowsa22362 жыл бұрын

    Maasha alaah abaayo horay usoco

  • @cabdiwaaxidabdi7773
    @cabdiwaaxidabdi77732 жыл бұрын

    ayaaan gobdoon 👸🏼🥰

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is2 жыл бұрын

    Masahllha

  • @ayanahmet1054
    @ayanahmet10542 жыл бұрын

    Ayaanlaso dhaqso qisooyinka

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi56792 жыл бұрын

    Wcs xbbty masha Allah tbrkllaahi xbbty Allah ku xafido xbbty 💓💓💓💓💓💯

  • @farhiyaadan739
    @farhiyaadan7392 жыл бұрын

    Mashaalah abayo daman asxabta wahan kacodsanaa inay isoo duceyan inu Allah isiyo ubaad❤❤❤

  • @saafiabdullahiali887

    @saafiabdullahiali887

    2 жыл бұрын

    Alle ubad khayr qabo hakusiiyo

  • @maryamcadday2597

    @maryamcadday2597

    2 жыл бұрын

    Allaha kusiiyo abyo oowlaad baariya oo aduun iyo aakhiro ku anfaca

  • @amuunmohamed6438
    @amuunmohamed64382 жыл бұрын

    Thanks qali💔💋

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey39792 жыл бұрын

    Naaya ayaan iiwaran abaayo

  • @abuhanifahibnumascuud9908
    @abuhanifahibnumascuud99082 жыл бұрын

    M,A a ayaney

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud49192 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah ayaan xabiibti 🌺🌺🌺

  • @ashahussein4483
    @ashahussein44832 жыл бұрын

    Wcs hala hala habibty salaan sare iga hoo

  • @munadiiriye9340
    @munadiiriye93402 жыл бұрын

    Mcn bdn waad nuuraysa❤️💋♥️

  • @indhauron7326
    @indhauron73262 жыл бұрын

    Wanku salamey ayantena cawa wa so dahay

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @sakariyecumar1892
    @sakariyecumar18922 жыл бұрын

    Anuu waan kugu cusubahay laakiin waxaad Monday inaan Walkley just aqaaney yawning sheekayahanimadaada marwo alla ha idin dhawro dhamaantiin

  • @xidigtamarkocadey7108
    @xidigtamarkocadey71082 жыл бұрын

    Allah ku xafido abaayo

  • @sahracisman2369
    @sahracisman23692 жыл бұрын

    Kkkk haye wll macan

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud54662 жыл бұрын

    Quruxley wan ku salamey qaaali

  • @aliyuusuf7854
    @aliyuusuf78542 жыл бұрын

    Ilhy haku caafiyo abaayo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim95942 жыл бұрын

    Meesha ah so hidho way naani e kkkk waan ka helaa mashallah kkk

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux23242 жыл бұрын

    Abayo mcn Alle hakaa cafiyo sambaorka waxaa arkaa iin uu Aad kuu haayo qabowgaa kudibaayo filaa madama wadanka kunoshahay qabow ku sheegeysi Alle hakaa cafiyo abayo

  • @user-my4uh6ef8d
    @user-my4uh6ef8d9 ай бұрын

    Kusary like 👍 ❤

  • @faxdicali2546
    @faxdicali25462 жыл бұрын

    Masha alh alah kusharafo

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw10 ай бұрын

    Waa jecel laqalday kasu ayaney😂😂😂

  • @fardowsoyuusuf7719
    @fardowsoyuusuf77192 жыл бұрын

    Wlhi wxn umaleyay inan adi kula joogo plz perta 3

  • @xidigtamarkocadey7108
    @xidigtamarkocadey71082 жыл бұрын

    M .a abaayo qaali ❤❤❤❤

  • @Yasmina125
    @Yasmina1252 жыл бұрын

    شكرا حبيبتي الله يخليك 🥰🥰🥰

  • @sahracisman2369
    @sahracisman23692 жыл бұрын

    Mash alla ale ku xafiido

  • @munadiiriye9340
    @munadiiriye93402 жыл бұрын

    So beautiful xbbti❤️

  • @ridwaancali5709
    @ridwaancali57092 жыл бұрын

    naxdin waynaa 😭😭😭😭😭😖😱

  • @umulqalid3548
    @umulqalid35482 жыл бұрын

    Wan sareyna abayo

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed61042 жыл бұрын

    Naa ayaaney wan ku salamay👋😂

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1562 жыл бұрын

    wcl abaayo❤❤❤

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw10 ай бұрын

    Lkn ayaneey axmaq maxaa laga wadaaa

  • @magmastudios5952
    @magmastudios59522 жыл бұрын

    Ayaney intadan NAYAA MUQALKA LIKE SAAR idhihin ayanba iska saaray,kkkk

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen74962 жыл бұрын

    Plz usaara 👍

  • @iqrahassan1643
    @iqrahassan16432 жыл бұрын

    Wcs

  • @craxmaan-wt9mp
    @craxmaan-wt9mp2 жыл бұрын

    Maxad ulasodaahday.nay

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    2 жыл бұрын

    Naayaa waan xanuunsanaa

  • @faadimobulug2029
    @faadimobulug20292 жыл бұрын

    Apyo mcnt ayantan nyaa kmab mql

  • @sucadhomohamed7171
    @sucadhomohamed71712 жыл бұрын

    Hi beautiful how are you to day

  • @shardihaji8120
    @shardihaji81202 жыл бұрын

    Hhhhhh we mahad santahy abaayo

  • @liibancabdullahi4916
    @liibancabdullahi49162 жыл бұрын

    Abyo mahsanid

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq15592 жыл бұрын

    nin faciisa qori sabaayda lagu fidinayay gashiisi haduuba uqaadanyo asagaaba cirka roob ku og wuxu manaagba naagha lagu aqoon jiray kal iyo wax la isku qaatee 🤣😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😁😆😅😅🤣🤣

  • @faadimobulug2029
    @faadimobulug20292 жыл бұрын

    Sanborka dwdisa ku hyaaa

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali78372 жыл бұрын

    Abtiga caadi maahan

Келесі