No video

QISO CABSI BADAN CANUGII UMUSHA AHAA EE KARTONKA KUJIRAY

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Пікірлер: 128

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Жыл бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @mom2795
    @mom2795 Жыл бұрын

    Cabsi cabsi waye walahi

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Жыл бұрын

    Ayaan Qaali masha Allah Alle hakuxafido sharafay 🥰🥰🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💗💓♥️❤❤

  • @mahadkabacade9323
    @mahadkabacade9323 Жыл бұрын

    Ala hoo gayey ayaaney naga xishoo la illaha ila laah

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Жыл бұрын

    Ayaaney ilaahay kacabso xaa tan caawa noogu soo daysay😁😁😁😁 Waa wareey Qaybta 3 kuma jiri ani kkkkkkkkkkk

  • @deeqocadarcali9616

    @deeqocadarcali9616

    Жыл бұрын

    Kula midaa aha alaba dhaqaye waa so carara walhi said ubaqa😂😂😂😂🙈

  • @ahlaamey3392

    @ahlaamey3392

    Жыл бұрын

    @@deeqocadarcali9616 same Wlh 😭

  • @xafsoahmed9

    @xafsoahmed9

    Жыл бұрын

    @@deeqocadarcali9616 ani xitaa kalig xaafada joogaygurigadhan cidluu ahaa saa hadane dooli iga sii cabsiiyey Xalayshan kiilo iga go.aday😁😁😁

  • @HaniIsmaaciil112

    @HaniIsmaaciil112

    9 ай бұрын

    ​@@xafsoahmed9🤣🤣🤣🤣🤣wlhy waa iga qoslisiisay

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Жыл бұрын

    Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @farduusjees2374
    @farduusjees2374 Жыл бұрын

    Acuudu bilaah ayaan cabsi igu dishy caawa wlhi

  • @maymuunaxmadcllahi3011
    @maymuunaxmadcllahi3011 Жыл бұрын

    Ala cabsi badnaa سبحان الله العظيم

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 Жыл бұрын

    Masha Allah abaayo quruxey. Alle haku xafido abaayo macaan 😘❤❤❤

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 Жыл бұрын

    Cabsicabsi waaye walaahi caawa hurudo igamasoodhacayso waa ogahay

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 Жыл бұрын

    Waligey maan arag qiso ka cabsi badan qisada anaba cabsdey wlhi😳😫😫☹️

  • @Cabdisalaan230

    @Cabdisalaan230

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 Жыл бұрын

    Cabsi waye bismilaaah

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 Жыл бұрын

    Subxanalaah waligay saan uman naxin cawa waxaan qiso way dhaafte magac kaleh halogu yeero

  • @bidhaanqurux3959
    @bidhaanqurux3959 Жыл бұрын

    Ayaaney saan u cabsanooyo saaid waalahi😭🥲

  • @xafsocabdirisaaq6116
    @xafsocabdirisaaq6116 Жыл бұрын

    Msha Allah abyo ayaan gobdoon horay usoco

  • @hamdiabdinoor
    @hamdiabdinoor Жыл бұрын

    Ayaaney abayo KZread editing maana bartid abayo😊

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Жыл бұрын

    Wcs walaashey mcn ayaan ina xirsi goobdooney waan dhownahay sidookale my dear sister

  • @fatumaabdi9417
    @fatumaabdi9417 Жыл бұрын

    Hayaay manta vedio oo 1 minute yala aban dawaday alla sidaan u sugayy

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 Жыл бұрын

    Masha allh walashey ayaan quruxey

  • @yaasiinaxmed2623
    @yaasiinaxmed2623 Жыл бұрын

    Ayaaney cabsi cabsi waye wlshy qaliyey

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Жыл бұрын

    Mashaa Allah mahadsanid

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 Жыл бұрын

    Please part3

  • @xafsobile422
    @xafsobile422 Жыл бұрын

    ayaneey cawada noo cabsaaye aaba cabsi kale ugu dartay xajigeega ayaaba wacday oon dhahay noo soo dhaqso

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 Жыл бұрын

    Waa cid filim caadi ah ay nolol u noqdeen

  • @bareduuoromo7481
    @bareduuoromo7481 Жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sacdiyoabdi6170
    @sacdiyoabdi6170 Жыл бұрын

    Anoo banaan alaap ku dhaqaayo isoo gaarey capsi waa dhameste lkn gesiyad inaa ahay manta ogaday😂😂😂

  • @deeqocadarcali9616

    @deeqocadarcali9616

    Жыл бұрын

    Walhi anba alaba dhaqaaya jika kujira waba iska damiyaa😂😂😂

  • @sacdiyoabdi6170

    @sacdiyoabdi6170

    Жыл бұрын

    @@deeqocadarcali9616 😂😂 waa qeyb gesinimada kamida

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 Жыл бұрын

    Ayaney baga wllo wlhie wad naga fujizeh muddo dhan adan kulo socdo inkazto zhekoyin badan qeybahodii wayey zida shukri ❤️🩸🖇

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Жыл бұрын

    Wcs Abaayo Ayaan Gordoon mash aallh sorry Abaayo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💝💝💝

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Жыл бұрын

    Horay uscoc wllshey mcn♥️👸

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Жыл бұрын

    Asc ayaaney

  • @aaishamuxamed
    @aaishamuxamed Жыл бұрын

    Runrun anba ucabsaday waxanmodey ineyshekada Ani igudhacday alehakuxafido abaayo nosobobsii qabtakale jasakalaahuqayr

  • @xamdibarre9061
    @xamdibarre9061 Жыл бұрын

    Abyo mcnto Masha Allah allha Ku xifdiyo

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 Жыл бұрын

    Ayaaneyy❤❤❤

  • @aalogoye2289
    @aalogoye2289 Жыл бұрын

    Ani ugu horeyo like😍

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 Жыл бұрын

    Ayaaney wllhi anigaaba jaraynaaya huno mcn wllhi wadnaha ixanuunaya

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 Жыл бұрын

    Ayaaney geesi nimo wad dhamaysay mugoo kis ii sotuur aan qaybta 3aad ku daawado waan kusoo celina markaan soo daawado e

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn abyo

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Жыл бұрын

    Part 2 aaad Ayn usugaye mahdsanid abyo👍❤️

  • @cabdixamidcade1710
    @cabdixamidcade1710 Жыл бұрын

    Subxanalaah see ku dila walshay wa qofka aduunka ugu jeclahay ❤❤❤❤😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @faadumoxasaan2191

    @faadumoxasaan2191

    Жыл бұрын

    Dad qalpi Adag Joogaan 🥲

  • @sahrujomacalinahmedmacalin3293
    @sahrujomacalinahmedmacalin3293 Жыл бұрын

    Ala hadanba jan qartaremaa😭😭😭😭 cabsi badanaa

  • @xamdibarre9061
    @xamdibarre9061 Жыл бұрын

    Qisadaan waa cabsi cabsi

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif Жыл бұрын

    Ayaaney suuliga ayaan ku jiray waan ka so cararay cabsi darteed aniga sihir iyo jin ba waa ka baqaa i dont think part 3 inaan dawan doono saa aniga dhan cabsi cabsi dareema

  • @xamdicali3615
    @xamdicali3615 Жыл бұрын

    AYaneey cawa waa icabsiisay🥺see kusexanaa canugaga kaa hos hadlaya xitaa wakabaqay codkiisa😭😩

  • @nadiifomaxamuud6465
    @nadiifomaxamuud6465 Жыл бұрын

    Wcs xbbt ale haku sharfo

  • @ramlomohamedosmaan3678
    @ramlomohamedosmaan3678 Жыл бұрын

    Mahadsanid xppty🥰⛓

  • @sagalgacal2479
    @sagalgacal2479Ай бұрын

    Ayaaney qisdaan cabsi waaye matag ku waashey maanta 😢😢😢

  • @anisoahmed1129
    @anisoahmed1129 Жыл бұрын

    Ala ayaney hanakasodhin qebta qikta 🥰💯

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Жыл бұрын

    Subhanallah paranoid movie ma nooga shekenosa ayaaney manta hehehe.

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 Жыл бұрын

    Shukran xbbti ayaaan 🥰🥰🥰

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Жыл бұрын

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Жыл бұрын

    sister hormar wacan

  • @rukiasugal4942
    @rukiasugal4942 Жыл бұрын

    Alxa cabsi badana ayaan

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 Жыл бұрын

    Subxanllah

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 Жыл бұрын

    Cabsi cabis weeyi qisadan ayaaneey

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Жыл бұрын

    Alla xiisa,badanaaa,qisadaaan

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Жыл бұрын

    Subxaanalaah yaa cadiim

  • @zeiruqmohamed
    @zeiruqmohamed Жыл бұрын

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 Жыл бұрын

    Ayaan cabsi way wallhi abyo

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Жыл бұрын

    Wcs wr wb 🥰🥰🥰

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 Жыл бұрын

    Ayaaneey see uso kaajaa dee cawada 😢😢

  • @haliimayuseef1214
    @haliimayuseef1214 Жыл бұрын

    macn waye shekatan🤤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Жыл бұрын

    Waligay sidan ucabsaday cawa waligay umana cabsan

  • @zeynathar1133
    @zeynathar1133 Жыл бұрын

    Hayey doliga cabsi cabsi waye.

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 Жыл бұрын

    Ala bisinka walhi waan cabsaday 😄😄

  • @EMMA__7-x4i
    @EMMA__7-x4i Жыл бұрын

    Hayeeey😱🥶

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 Жыл бұрын

    Wcs xabibti 🥰

  • @benasirissack8881
    @benasirissack8881 Жыл бұрын

    Ayaan abayo cabsi cabsi way walahi gurigan ka cabsoday

  • @umuayni277
    @umuayni277 Жыл бұрын

    Wawarey indaatag

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 Жыл бұрын

    Ayaaney xalay kuriyoday qisadan😭😭

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 Жыл бұрын

    Laxowla walakhuwata ilabilah ilahow balayo hanabadhin hane natusin ayaney waxadhani wabacabsiye

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Жыл бұрын

    Bisinka araxmanka waa mucjiso

  • @khadijaabdullah9367
    @khadijaabdullah9367 Жыл бұрын

    Subxaanallah

  • @umurayan2222
    @umurayan2222 Жыл бұрын

    Mugo halkasa uga hadhaya qisadan waka cabsaday mana dawan karo waliba Haben 10 :14 ban qaybtan dawaday iga tag xalad kalan gale

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Жыл бұрын

    Cabsi Cabsi waye runti hadane xili habeen ah baan daawanaya oy iso gaartay hadakadib inan malin caday un daawado waye

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Жыл бұрын

    Asalaamu calaykum

  • @lalakids907
    @lalakids907 Жыл бұрын

    Subxanalaaah 😭

  • @maxamedyuusuf5359
    @maxamedyuusuf5359 Жыл бұрын

    Magaceeda sax ma aha

  • @saruuraaxmad5884
    @saruuraaxmad5884 Жыл бұрын

    Alaa wan cabsaday🤣🤣🤣

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Жыл бұрын

    Ala ayaaney barteeda kuxir 😂😂walhi san ucabsaday lee jikada iixirneed alaba dhaqanayaa jikadii hal halel kufura jaqafti yedhaba wan kadidaa prt 3 wadnaheeda igu caawiyaa😂😂😂😂🙈ayaaney gesisanidaa

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Жыл бұрын

    Yaah 🤔 cabsi cabsi 👀

  • @shamsocali4487
    @shamsocali4487 Жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @hiboibrahim7216
    @hiboibrahim7216 Жыл бұрын

    Pin igu qabo wlo please

  • @fowsiyahassan3018
    @fowsiyahassan3018 Жыл бұрын

    m.a

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 Жыл бұрын

    Wcs

  • @umunajma5704
    @umunajma5704 Жыл бұрын

    Alla wadnahaa afka I imaaday🥶🤯

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Жыл бұрын

    Ayn qurux maqrub wnsgn

  • @Asma-bo5cu
    @Asma-bo5cu Жыл бұрын

    Alll ayaaney wllhi waa cabsaday ani lkn waa qiso khatar ah 😞

  • @shugrixassan4233
    @shugrixassan4233 Жыл бұрын

    Shugari

  • @Tushlyyyyyyyyyyyyyy
    @Tushlyyyyyyyyyyyyyy Жыл бұрын

    Wcs xbbti ayaney qisada channelka kle ka socoto rafiif iyo cimraan sawiradooda xaqiiqo miyaa yacnii dadka saaaran kuwa musalsalka jilaayo miyaa mise ayaga wye iso sheeg xbbti👸

  • @ubaxwoowismaaciil7999

    @ubaxwoowismaaciil7999

    Жыл бұрын

    Waxan ku weydiya waxa ma ruun ba mase waa la jilaya

  • @Tushlyyyyyyyyyyyyyy

    @Tushlyyyyyyyyyyyyyy

    Жыл бұрын

    @@ubaxwoowismaaciil7999 Qiso dhacday wyw

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl Жыл бұрын

    Acudubillah waxaan sheeko wey dhaftay ayaneey anoo quran soo aqriyay aan kusoo aday wali waa is adkeynoya no cabsi🤣🤣

  • @bahjocabdirashidcabdi5403
    @bahjocabdirashidcabdi5403 Жыл бұрын

    Ani cabsi kahlea wllahi 6jit filim horor dawnjirey🤣🤣

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 Жыл бұрын

    Ma ahayn inaan xili habeena dhegeysto caawa iska ilaali duqdii

  • @caadilmaxamed7226
    @caadilmaxamed7226 Жыл бұрын

    S

  • @ayanabdulahi9346
    @ayanabdulahi9346 Жыл бұрын

    waa qiso cabsi badan

  • @xamdahussein644
    @xamdahussein644 Жыл бұрын

    Ayaanay tan oo kale maalin caday maad noo soo daysid fulaynimadii aduunka ayaa ka dhacday caawa😁

  • @sabrinabdi4583
    @sabrinabdi4583 Жыл бұрын

    This story makes me sad

  • @sacdiamohamett6831
    @sacdiamohamett6831 Жыл бұрын

    Cabsi bdnaa bisinka😳

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Жыл бұрын

    Hadaan boska gabadha jogi laha mar hore anba naxdi udhiman lahaa 😂🤣🙈🙈💔

  • @tamaammahamud2801

    @tamaammahamud2801

    Жыл бұрын

    Hhhh walahi anaa kula mid ah😂😂 ayadoo i dilin baan naxdin u dhiman lahaa fulaynimo 😂😂😂

  • @sihaammahdi7883
    @sihaammahdi7883 Жыл бұрын

    Axpey sheekadan somli mayey ka dhacdey 🥺

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    Жыл бұрын

    Hhhhhh

Келесі