Suuqyada alaabta ee Masar iyo qiimahooda!

Vlog 1

Пікірлер: 23

  • @aliaothman5564
    @aliaothman55643 ай бұрын

    Abyo dalka masar in aan yimaado Ayaan doonaye oo aan halkaa dago Guriga aad dagan tahay aad buu uqurux badan yahay ee imisaa lagaaga kireeyay waxaan doonaye in aan guri diyaarssn dago 1ka bil ee hore markaan magaalada kala bartana aan alaab soo iibsado guri kalane dago ee abyo guryaha diyaarsan iyo kuwa aan diyaarsaneyn ee alaabta usoo gadaneysid imisaa lagu kala kireeyaa abyo ii soo sheeg adiga oo mahadsan❤

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    16 күн бұрын

    Masar ma tagtay

  • @idil7991
    @idil79913 ай бұрын

    Thanks for sharing abaayo

  • @Hana_ghost
    @Hana_ghost3 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t3 ай бұрын

    Maasha alaah anigu man tan kugu soobiiray horay usoco xabiibi s Xogta masar naga dabageey

  • @umeymoqurux7010
    @umeymoqurux70104 ай бұрын

    m a❤

  • @idil7991
    @idil79913 ай бұрын

    Asc abaayo, mashaallah hore usoco!!

  • @SacdiyoCabaas-mi5zy
    @SacdiyoCabaas-mi5zy4 ай бұрын

    M.allh❤❤❤❤ abaayo

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour45064 ай бұрын

    Abayo qaabka aad masar ku timid iyo nolosha masar waxay ku fiicantahay iyo waxay ku xuntahay noso sheeg waxan jeclahay inan nolol ka samaysto i.a haday macqul noqoto❤

  • @fatimamursalmohamud1232

    @fatimamursalmohamud1232

    4 ай бұрын

    Nolosha way ku ficnthy iyo amniga lkn carab isku aminid ma leh sida kale waa dhag😅

  • @indhouronindhouron7992

    @indhouronindhouron7992

    3 ай бұрын

    @@fatimamursalmohamud1232waxbarashadeda

  • @munoosman4713
    @munoosman47133 ай бұрын

    Kugu so biiray from Somalilnad hpti alle darti kugu saray

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d3 ай бұрын

    Thanks

  • @hanaomar3158
    @hanaomar31583 ай бұрын

    Abyo hoyo 5caruru wadato mesho ku filin isledahay kirad gurig io nolosha cadiga

  • @nastehaabdalla4183
    @nastehaabdalla41833 ай бұрын

    🥰🥰

  • @foziaomar2581
    @foziaomar25813 ай бұрын

    Shaqalo malahelaaaaaa

  • @miskiin236
    @miskiin2363 ай бұрын

    Maasha Allaah, 6 bilood ka hor $30 baa la iigu soo gaday cabaayad iyo toobab Qaahira Habo cabaayadaha $10 ma soomaalidaa tosha? Wiilkayga ayaa imanaya dhawaan insha Allaah 🇺🇸 baan daganahay,daahyada Turkiga meel lagu iibiyo ma taqaan? Jazaakallaahu khayran,fadlan soo jawaab.

  • @user-ro7sl3di9l
    @user-ro7sl3di9l3 ай бұрын

    Wllo qoxoontiga ka soo hadal

  • @user-iz9yc6ub7v
    @user-iz9yc6ub7v4 ай бұрын

    xabbti masar school English ku baxa ma jiran UNta warked na sii

  • @fatimamursalmohamud1232

    @fatimamursalmohamud1232

    4 ай бұрын

    Haa wa jira wllo

  • @DJlovesturbohater907
    @DJlovesturbohater9074 ай бұрын

    A s c guryaaha meqo Aya lagukirenaa oo alabatalo abaayo waxa kuwedina afar qalo meqo wayo madinato maser abaayo isojawab

  • @fatimamursalmohamud1232

    @fatimamursalmohamud1232

    4 ай бұрын

    Abayo guryaha goglon bishi 300$ waa garan lkn guryaha cadiya 200$ ila 150$ wa helaysa

  • @user-dj8es4gw3e

    @user-dj8es4gw3e

    3 ай бұрын

    ​@@fatimamursalmohamud1232guri dhameys tiran miya mise hal qol mcnto