No video

WAXAAN GUURSADAY NIN TURKI AH ILMO INUU DHALANA KAQUUSTAY MARKAAN MATAANO UDHALAY 4TAYDII CARUURNA

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 157

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x6 ай бұрын

    Ana arkay indhaheyga saaray iney ka carartay markii nolol cariiri ah geliyay 3 wiil iyo gabar ahayeen waa ka tagtay magalada dhinac ka gashay south africq ka dhacday wlhi

  • @cismaancamooo2813

    @cismaancamooo2813

    6 ай бұрын

    ❤❤Ŵw

  • @SaidaFarahAden

    @SaidaFarahAden

    5 ай бұрын

    So😅q

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble77886 ай бұрын

    Way iso martay anigoo hal uniform 3 sano ku dhigta uusan wallkey ii awoodin inuu ii gado mid cusub sidoo kale labo baati bes aan qabo cida aan la noolahy oo biil leygu darana ay ilmohooda wax walba haystaan haddana waxan ahy naag master diyaarisa cun cab la yiraaa ardada aan wadankaan isla joogno ma Jirto cid qaadata biilka aan qaato alx aduun waa harka labadiisa gelij ha quusanina hana is dhiibina gabdho riyo walbo aad leedihiin waad gaari doontiiin queens never give up plz❤❤❤

  • @LeyloFeysal-sv1hb

    @LeyloFeysal-sv1hb

    6 ай бұрын

    Thanks abyo qLi your motivation ❤

  • @anamigure9656

    @anamigure9656

    5 ай бұрын

    Thanks qalbi ❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76286 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @AmusedTuningFork-lx9ko
    @AmusedTuningFork-lx9ko5 ай бұрын

    Inta walashay dhashay iyo inanta wa iskay mid walahy isku siban u jeclahay ❤ alow haparyar xun igma dhigin alx

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac27626 ай бұрын

    Subxanalah waligey maba fileyn naag rer dhaqaneyso 3dax unug dhan heysata la inkira wale faarax wax walbo ka filo wlhi waa qiso xanun badan waa itabatey qisadan bilowgedaba xanun ah wlhi wax lagu inkiro wuu astahilaasa bilawey mahadsanid xabibti ayaan quruxey ❤❤❤❤❤

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan4576 ай бұрын

    Ani runtii qisoyinka carabta ma igu socadn marka ka soo dayso chanelka wayn kada carbta somalida nogu daa ❤❤

  • @user-my4uh6ef8d

    @user-my4uh6ef8d

    6 ай бұрын

    Ani xita somli kuheysta❤

  • @faaisahassan1713
    @faaisahassan17136 ай бұрын

    Isoo duceeya abya ilahay darti 40 qof ducadooda waa la aqbalye Murad ayan leyahay😢

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Alaha kuusahlomuraadkaaga abayo

  • @Najminaa

    @Najminaa

    6 ай бұрын

    Muradkaga oo mcasi leheen eebe haku saqiro Aaamin wllshy

  • @nurtaadan-zt3fl

    @nurtaadan-zt3fl

    6 ай бұрын

    Allah hakusahlo abyo❤❤

  • @user-uf7zz2tw8j

    @user-uf7zz2tw8j

    6 ай бұрын

    muraadkaada allaha ku sahlo

  • @salmaabdirahman9310

    @salmaabdirahman9310

    6 ай бұрын

    Ilahey hakusaqiro muradkaaga oo khyr kuah

  • @kamalali79
    @kamalali796 ай бұрын

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @hodanibrahin1569

    @hodanibrahin1569

    6 ай бұрын

    🎉😂😂😂😂😂😂🎉

  • @kamalali79
    @kamalali796 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl6 ай бұрын

    Wankusalamey hbbti i love you for the seek of Allah.Allah hkusharfo ❤❤❤abyo😊

  • @raxmadeeq7422

    @raxmadeeq7422

    5 ай бұрын

    Xawad

  • @fartuunwicif1939
    @fartuunwicif19395 ай бұрын

    Wan jeclhy qisoo yinka alle haku xifdiyo wllo noso badi ayaan quruxsan❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur92436 ай бұрын

    Amiin Amiin yaa rabi wlhi qof aad wada noshihin oo is badalay waa ciriri ilaheey hanaga haayo isbadal

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad20576 ай бұрын

    Wcs ayaaney xppti 😘 wnku salaamay qisas channel waa noo gambisay ❤😂

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Biri idiin soo laabnaa inshaa allaah xbbt

  • @jalaqsan
    @jalaqsan6 ай бұрын

    Jecliya gabdha ha kartidabadan horay usoco

  • @MunaClaahi-uz7jj
    @MunaClaahi-uz7jj6 ай бұрын

    Aniga qisooyinka somalida ku heestaa kuwa carabta qisasa chenl nagu soo daaa kn somali ka dhig plz 😮😢

  • @seed3966
    @seed39665 ай бұрын

    Asc 🎉🎉🎉 war bahasha naga hubiya fadlan 😮😮😮😮😮

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi6 ай бұрын

    Ayaaneey salaaan gobeed walal jirta horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BadXinlabi
    @BadXinlabi6 ай бұрын

    ayaanay noso badi qisoyinka somalida aadban ujeclahay mahadsanid❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow97946 ай бұрын

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid wlhi wax kasto filo

  • @yurubahmed8275
    @yurubahmed82755 ай бұрын

    Reerkan way dhaqan yihiin durufna mahayso wll wax walba naga iibiya 😀😀😀🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳 allah ka cabso sis

  • @hodonsalaadcismaan4447
    @hodonsalaadcismaan44476 ай бұрын

    Ayan qurux muqaladada ima dhafan lkin inta kamaso muqdo

  • @samsamweydow
    @samsamweydow6 ай бұрын

    Mash Allh ayaan qurux❤

  • @falishassan528
    @falishassan5286 ай бұрын

    Masha Allah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37466 ай бұрын

    Acuudu bilaah uur la inkiraa maqli jirnay ma sadex ilmo oo dhan buu inkiray 🫢

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy6 ай бұрын

    Thanks 😊

  • @Najminaa
    @Najminaa6 ай бұрын

    Wcs ww 🙏🌹Mahadsanid aby mcn❤

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen39396 ай бұрын

    Ayaaneyy laso dhkhso abayo mcn alle hakunsharfe

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan75566 ай бұрын

    Salamad minkuli afad

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud57636 ай бұрын

    Asallamu calaykum Ayaan qaali waan jeclahay qisooyinkaaga

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo5 ай бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa soo daa warka hadalkaagana yaree oo soo gaabi. 2.0. Haddii kaleeto waxay noqoneysa micno beelka runta ah.

  • @maryanmaxamed832
    @maryanmaxamed8326 ай бұрын

    Asxabey isoduceya wan murugsanhy please inu alle murugta iga qado🤲🤲🤲🏾🤲🏾🤲🤲😢😢😢😭😭

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi60715 ай бұрын

    SubxanaAllah waaaa very sad😢😊

  • @giowahirartan8074
    @giowahirartan80746 ай бұрын

    Nin wanaagsan ayuu ahaa ee waxbaa helay!

  • @Najminaa
    @Najminaa6 ай бұрын

    200 coming soon 💖 I.a

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis18525 ай бұрын

    Asaan Asaan iri ayaan xamar ku dhalatay lahjada maxaa waaye

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya19746 ай бұрын

    Ameen alle nagama xumeeyo

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan6 ай бұрын

    Na heedhe ayaaneey anu wxn jeclhy qisooyinka aargoosiga iyo danbi baadhayaasha kuwaa noosoo baadh xbbti

  • @azmaahmed2103

    @azmaahmed2103

    6 ай бұрын

    Sawdo qaalib kasoo daawo qisooyinka Danbi baadhaHa

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc6 ай бұрын

    Ayaan Hal qiso ima dhafto lkn comments ka mash qulaye ❤❤

  • @aminayasin102
    @aminayasin1026 ай бұрын

    Aalahaunaxaristo mataxawenah

  • @habibaomar9463
    @habibaomar94636 ай бұрын

    Asc qarabo allh Masha allh ❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80206 ай бұрын

    Farxiya Kabayare wexeey tiri ibliisyohow inabadgeli oo ilmeheeyga iidhaaf

  • @user-oc5cq4mv4t
    @user-oc5cq4mv4t5 ай бұрын

    Mashllh ❤

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk5 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤❤

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush85616 ай бұрын

    Manshaallah❤❤❤

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal73296 ай бұрын

    Masha allh❤❤

  • @hoyoomcn2091
    @hoyoomcn20916 ай бұрын

    Ayaney abayo qisada xigta magaceyga kusoqado magaceygana WA Yasmin wankusalami xabibti

  • @user-wf3og2fp5h
    @user-wf3og2fp5h6 ай бұрын

    Ayaney cwa comment bn so qoray waku dawada lkn weligay comment maso qorin wayo ano shaqo haya unba ku dhegeysta ad bn ku slamaya wana ku jeclahy wlashy❤

  • @sabahali1499

    @sabahali1499

    6 ай бұрын

    Asc waan ku salaamay

  • @user-wf3og2fp5h

    @user-wf3og2fp5h

    6 ай бұрын

    @@sabahali1499 wcs wll waka qaday

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg6 ай бұрын

    Salamaad minkili afaad😢😢

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman6 ай бұрын

    Ayaan baryahan kuma dawan wan mashquulay wanku xiisay

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m6 ай бұрын

    Wnku slamay wllshy mcn ❤

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed81475 ай бұрын

    Aamiin aamiin

  • @geejir1
    @geejir16 ай бұрын

    Masha alaah❤❤❤❤❤❤

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas24426 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 Haye ayaan cod weyn salan sare xbbti

  • @SagalEsmail-td2sc
    @SagalEsmail-td2sc3 ай бұрын

    😮😮

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed40336 ай бұрын

    Ayaan quruxey

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur87866 ай бұрын

    Aamiin Aamiin.

  • @falishassan528
    @falishassan5286 ай бұрын

    Library ayaan umalayna waana eray English ah

  • @maxamedomar9344
    @maxamedomar93445 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir6 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y5 ай бұрын

    Asc magacay maxa nagahan Ku jan qaday farah Waa magacayga May hal has ka dhigtan geedi Guuleed jamac maxa farah Ku jan qaday

  • @user-nu6pm5cl5z
    @user-nu6pm5cl5z6 ай бұрын

    Thunks 🎉❤

  • @umumaazimadem
    @umumaazimadem5 ай бұрын

    Oo kuwan miyaa markaa qisadu kudhacday walal

  • @user-iy1dm6cb7t
    @user-iy1dm6cb7t6 ай бұрын

    Sawirkad so qadatay ya xaq ku siiyay

  • @sucdimohamed8232
    @sucdimohamed82326 ай бұрын

    Asc bayo iwarn sethy

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen6 ай бұрын

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir6 ай бұрын

    Ayaney xbbti Grwe bn ka so salmin ❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Igu salaan reer garoowe

  • @Natrue_2
    @Natrue_25 ай бұрын

    Sawirka iyo qisadu isma lehe ya amar ku siyay

  • @xabiiboaxmedyalaxow9822
    @xabiiboaxmedyalaxow98226 ай бұрын

    Ayaaney qisadan qisada xigto igu magacdar xbbti❤❤

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Inshaa allaah xbbt

  • @Najminaa
    @Najminaa6 ай бұрын

    Subxanka ya cadiim🤔

  • @leylocumarxuseyn
    @leylocumarxuseyn6 ай бұрын

    Wn ku salaam xabiibti

  • @naimatoori8242
    @naimatoori82425 ай бұрын

    Hooyadod ba wx ka si aha xagay ninka iskaga daba kacday may ilmaheda wadato

  • @FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr
    @FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr6 ай бұрын

    Ayaaney laso dhaqso qeebta 2aad xaabiibti

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya19746 ай бұрын

    Library waa English ayaney waa maktabad

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi60715 ай бұрын

    Maaa true story ri baaaa 😊?

  • @shamimabdille5218
    @shamimabdille52186 ай бұрын

    Qasida iyo swirda ismalahan umada swiradooda u dhaaf

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Maxaa kaa quseeya adi afdheereey

  • @Salmamohama
    @Salmamohama6 ай бұрын

    Ayaneey habayartey aya dharka ayeyo no so dhibto inaga gadan jirtay habayaraha ma isku midbaaa

  • @sahranuur1432
    @sahranuur14326 ай бұрын

    Macallin ppda waxa uugabaxay fasalka 8aad waasaas ayaanteyda lifdigana waxay kawadaa gaari lifdiya maadraaci rabtaa !!! Waayaab aduun rabi owlaadeena dad mabafo yaaaà allaaah😂😂😂😂

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse93616 ай бұрын

    Supxaanlaahu 😭😭😭😭

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney50556 ай бұрын

    ❤❤❤🎉🎉😊😊

  • @user-xy1od6xz1g
    @user-xy1od6xz1g6 ай бұрын

    Wllzhayy wn ku Jeclhy wlhi inolow inta Nolol jirtoH Jcyal hupiyeyyyy❤🫶👸

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi6 ай бұрын

    Tan markay namaato musasal ahan udaawanaya 😅😅😅😅ayaan cadey waan ku arkaa

  • @QasayeWaaweynka
    @QasayeWaaweynka5 ай бұрын

    Waxaa.ladhihi...jiray.bb

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed45666 ай бұрын

    Asc baayo wn ku salamy

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed96 ай бұрын

    Wcs xbbtii❤

  • @Hibohabbon
    @Hibohabbon6 ай бұрын

    Ayaney Wlle tan ku Wii horeba ka daran

  • @sadiyaosman6196
    @sadiyaosman61965 ай бұрын

    Qiso qayaalia

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76286 ай бұрын

    Macalinka BB waa ardayda fasalka sideedaad ( form 8 ama great 8) uu ka baxo uu Xalane uu galaa markuu soo baxo uu macalin buuxo oo BB uu noqonaa

  • @hidocali4651
    @hidocali46516 ай бұрын

    2004 leeba dhashe zyaad baro dhagta unba kamaqle😢

  • @user-po1cp1er5e

    @user-po1cp1er5e

    6 ай бұрын

    Isku facaa nhy hppti😂 2004ti dhashtey anba

  • @UmalkheyrJama-xo2ie
    @UmalkheyrJama-xo2ie6 ай бұрын

    Wllo ayaneey xagee kaala soo xiriiraa please

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Fcbook pejkayga ayaan gobdoon

  • @UmalkheyrJama-xo2ie

    @UmalkheyrJama-xo2ie

    6 ай бұрын

    Shukran xbbti

  • @Innashiine1252
    @Innashiine12526 ай бұрын

    Ayaaneey ma xiligaan oo kle baa leysku Kala gooyaa 😂

  • @falishassan528
    @falishassan5286 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir5056 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @halimojibril7917
    @halimojibril79176 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FarxiyoxasanCali-gj2kc
    @FarxiyoxasanCali-gj2kc6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble77886 ай бұрын

    Qisadaan waa bilow lkn haddey dhamato xitaa nin xun ilmahaada magaciisa ha siin ku inkir ilmana kuuma haayo dheh qumayga feeraha wayn 😂😂😂

  • @user-ww7pe7yl1s
    @user-ww7pe7yl1s6 ай бұрын

    AAWAY qisadii kle Oo nagta la laqabo ushaqeynesay nagta Fudeedba ha igu ahate😂😂😂😂

  • @ayaangobdoon3254

    @ayaangobdoon3254

    6 ай бұрын

    Waa Isla ayada xbbt dhamayso

  • @user-ww7pe7yl1s

    @user-ww7pe7yl1s

    6 ай бұрын

    Raali noqo waa fududaade🙏😂

  • @user-ix7np1zt8t
    @user-ix7np1zt8t6 ай бұрын

    Leila family1

  • @user-rm9sq6nj8f
    @user-rm9sq6nj8f6 ай бұрын

    😮76td😊

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf25316 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @PRIVATE_167
    @PRIVATE_1676 ай бұрын

    intun gursan sootii silacsaneyd

Келесі