No video

Vlog Masar 150$Dollar💵 maxay iisoo goysay waa sidee maceeshada adigaba yaabi dono..

Пікірлер: 72

  • @sacdioalle-macadaabe1565
    @sacdioalle-macadaabe1565 Жыл бұрын

    Manshaaa Alllha waaa Raqiiiasa abyo soomaliyo 150 Raashin qalalan basaa lagu gataa

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Жыл бұрын

    Masha Allah Wlh waa dharag ilahey hanii barakeyo anaga rashina dhib ku qabna 200$ Uganda 🇺🇬 joga

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin Жыл бұрын

    Jawahir meel barwaaqo aad jigtaa wallahi. Canada 🇨🇦 waa qaali qudaarta fresh ah. Iyado frozen ayaa niyada ku dhisnaa. Kalhii kabsar caleen waa 97 cents intaa.

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Жыл бұрын

    Masha alah abayo aniga kenyan joga macishada boqlkiba boqol wanaga fican tihin wlahi halaso dhan mano goyneso rashinka kaligisa labo boqol odolar iga qato kawaran masha alah waye masar

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 Жыл бұрын

    Abaayo jawahiree hoyo naciima oo masar jogtay intee ka baxday youtb ley ee eheedee

  • @adarali7340

    @adarali7340

    11 ай бұрын

    Hooyo nicima youtube way iska daysay. KZreadkeeda way xirtay lakin wali masar bay dagantahay

  • @maryandhaqane8681
    @maryandhaqane8681 Жыл бұрын

    Masha alaah abaayo waaraqiis yurub waa qaali intaas

  • @namiup0274
    @namiup02745 ай бұрын

    Laakiin waxa Aad tahay gabar ماشاء الله متدينة محجبة Abaayo macaan xanjada iska dhaaf ❤❤❤ ❤❤

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Жыл бұрын

    masha allah wlhi raaqis waye abyo rabi ha idin barakeyo

  • @zaaraqurux1118
    @zaaraqurux1118 Жыл бұрын

    M.a quruxey allah ku barakeyo intan heysana allah siyo amin

  • @mariazein2176
    @mariazein2176 Жыл бұрын

    Maasha Allaah Allaah SWT ha ku barakeeyo Walalo Waa raqiis abyo Maasha Allaah Waanka helay Walaahi waa Raqiis ma u soo guurtaa Ayaanba is lee yahay Maasha Allaah ❤

  • @xaawocabduqadir9054
    @xaawocabduqadir9054 Жыл бұрын

    Masha Allah abaayo ilaahey hakuu barakeeyo Horta ani qaali ma ila ahan maa daama aad adeek badan Doon Tay wax walbo walaga helaa Masha Allah ilaahey hau barakeeyo abaayo

  • @angalaqaali1276
    @angalaqaali1276 Жыл бұрын

    familyka waa meeqo qof wllo

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Жыл бұрын

    Masar barwaqo wye somalia mugdishu adeega bis 200$ bis wye masar mustaqbalka❤so daga

  • @sagalcabdi3700
    @sagalcabdi3700 Жыл бұрын

    Masha allah xbbti shukran lkn maciishada dhowr mar ayaa noo soo galisay ee qiimaha alaabta guryaha la dhigto sida jiifka fadhiga jikada IWM noo soo gali si qofkii usoo guuri rabo uu fahan guud uga helo adigoo raali ah

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 Жыл бұрын

    Masha allah raqiis waaye wallhi subaxana allah allah nii barakeeyo abaaayo

  • @namiup0274
    @namiup02745 ай бұрын

    Abaayo qayr allaah ha ku siiyo

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Жыл бұрын

    Masha allah raqiis waaye abyo

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yarabi Masha Allah Masha Allah Masha Allah

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed Жыл бұрын

    Roos masr macaankiisa waa u xiise basmatiga asaa ka jeclaay😋

  • @Keyfmm
    @Keyfmm Жыл бұрын

    Jawahir hadii dariis kula noqnayo wan so guura from American 🇺🇸 ❤

  • @quruxdiihablaha1234

    @quruxdiihablaha1234

    10 ай бұрын

    Haday kula joogtaa raadi qofta

  • @sadiyofarah3203
    @sadiyofarah32038 ай бұрын

    50, dollar qudarta bisha iyo ceshashkoda iyo rooti canahoda yogurt waa ku filan tahay Rashinka qalalaan hilib digaag 150 dollar ilaa qoys 4 caruur ah iyo walidkoda waa ku filan tahay.

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Жыл бұрын

    Mashllah nimcada alle ha kusiiyadiyo abayo

  • @axlaamxaashi1813
    @axlaamxaashi18133 ай бұрын

    Waa raqiis qali masha allah

  • @nimomohammed5729
    @nimomohammed5729 Жыл бұрын

    Masha allah waa raqiis runti

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 Жыл бұрын

    Masha Allah walaahi waa raqiis

  • @nimcofaaraxcismaan2992
    @nimcofaaraxcismaan2992 Жыл бұрын

    Masha allaah Alle haydiin barakeeyo qali

  • @xafzaahmet7691
    @xafzaahmet7691 Жыл бұрын

    Maacha allaah wlhi waa raqiis ana hargaysa kiilaha digaaga aya 7$ah yaab

  • @xafsomohamed24
    @xafsomohamed24 Жыл бұрын

    Masha alaah waa raqis abayo

  • @ayaanibrahin7655
    @ayaanibrahin7655 Жыл бұрын

    Masha Allah wa raqiis wlhi aniga hargaysa jooga mishiinka caraabka lagu shiida wa $30.halka kiile ee malayga waa $6

  • @maxamaddeeq7600
    @maxamaddeeq7600 Жыл бұрын

    M.a Ale Haidin barakeyo Soomaaliya qaasatan Hiiran Balad weene walaahi Raashika ayaa ah 140$ kaliya walaahi masar waa barwaaqo m.a

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @fouzia2792
    @fouzia2792 Жыл бұрын

    Madiinatu nasar iyo 6 october teeba maceeshadeeda iyo guryaheeduba raqiis yihiin

  • @nadiifotohobahmed5933

    @nadiifotohobahmed5933

    Жыл бұрын

    6 Oktober

  • @foziajama6109

    @foziajama6109

    Жыл бұрын

    @@nadiifotohobahmed5933 miyaad dagantahay

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 Жыл бұрын

    Jawahirey xayaato waa reer maxeyl casiir inaa so guraa rabaa ani iyo ciyaaka mabaso dhaweynee iso jawaab hee

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @fadumocumar9666
    @fadumocumar9666 Жыл бұрын

    Abayo caila kakoban 7 qufa maqa kufilan bishi

  • @khadijaissack9159
    @khadijaissack9159 Жыл бұрын

    Masha allah abayo horey usoco ❤

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 Жыл бұрын

    Raqiis waye abayo aniga qudarta io rashinka waa qaali

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 Жыл бұрын

    Masha alaah ilaah ha kuu barakeeyo 120💲 waa nimco ilaahey ha idiin saa’idiyo meesha aan joogo 100💲labo Shey hadii aad qaadato 100 kama yananayo wax walba waa qaali l

  • @allahismylife1206

    @allahismylife1206

    Жыл бұрын

    Waa xagee meshasi

  • @sofiaa1635

    @sofiaa1635

    Жыл бұрын

    @@allahismylife1206 waa Egypt 🇪🇬 Caïro

  • @faarush8157

    @faarush8157

    Жыл бұрын

    @@sofiaa1635 Egypt 🇪🇬 dhexdeeda miyaa kala qaalisan

  • @fouzia2792
    @fouzia2792 Жыл бұрын

    Caafimaad ku cuna

  • @leilaalimohammed7768
    @leilaalimohammed7768 Жыл бұрын

    Anaa uhoreeyo manta💋♥️♥️👑👑

  • @leilaalimohammed7768
    @leilaalimohammed7768 Жыл бұрын

    Wlhi masar qudarteda raqiiis waye

  • @Faadumocabdullhiibrahim
    @Faadumocabdullhiibrahim5 ай бұрын

    M.a

  • @nuuraachannel3670
    @nuuraachannel3670 Жыл бұрын

    Kita da guryaha masar waa meeqaa wll

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Жыл бұрын

    Masha Allah waye

  • @syhhbgdff2200
    @syhhbgdff2200 Жыл бұрын

    Wlhi raqiis zaid waye ani keligey xamar 200 dollars igu filneyn ardey ayaan ahay

  • @duachannel9753
    @duachannel9753 Жыл бұрын

    masha allah xxbti

  • @Fatima-to4un
    @Fatima-to4un Жыл бұрын

    Mashallah🤗🤗🤗

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 Жыл бұрын

    Asc abaayo 100 dollar meeqa lagu sarifaa hada lacagtii masar hoos ayey u dhacdey laigu dhahey. Thanks

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 Жыл бұрын

    Abayo waa raqiis

  • @duachannel9753
    @duachannel9753 Жыл бұрын

    wlh raqis waye nolosha masar

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Жыл бұрын

    Jawahireey wixiicerina tariqdoodu fogtahay mudowkuheen lkn waxyabahakale sida hilib qudaarta markeykago aanlemadonakartid masasuqaafog

  • @jijoshamcun5419

    @jijoshamcun5419

    Жыл бұрын

    Scw jawahir Abaay aad an uga helay fidiyowga soo dubtay Masar aa u soo guroyaa walaaleey waxaan jaclalahaa inaa kula so xariiro

  • @khayrtomaxamed6903
    @khayrtomaxamed6903 Жыл бұрын

    maasha allaah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Жыл бұрын

    Asc SCW SCW SCW SCW Aamiin Allha gulinshallh

  • @memeshmed9279
    @memeshmed9279 Жыл бұрын

    Jjawaahir raqiis weeye 150 adeeg qalaln xitaa iima gaaro hargeisa

  • @faarush8157

    @faarush8157

    Жыл бұрын

    Wlh waaa raqiis somaliyana 150 waxba magoyso

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Жыл бұрын

    Waa raqiis xbbi

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 Жыл бұрын

    soobadi abaayo

  • @jawahirxamud2735
    @jawahirxamud2735 Жыл бұрын

    Abayo masar qaxoti maledahy hada

  • @ayaanibrahin7655
    @ayaanibrahin7655 Жыл бұрын

    Jawaahira aa lacag jacayl aniga miya 😂😂

  • @sahramuse2151
    @sahramuse2151 Жыл бұрын

    Asc hoyo maamo cusub ban ahay wadanka xage buu kuyaalaa suqu

  • @subanfarah9310

    @subanfarah9310

    Жыл бұрын

    qaahira waaye abayo

  • @clovisbispodejesus962
    @clovisbispodejesus962 Жыл бұрын

    Bom dia🙏👋

  • @naruurah674
    @naruurah674 Жыл бұрын

    Abyo bigdooniska muxuu yahy wan ka maqlaa le

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Жыл бұрын

    Masha Allah