cabdiraxmaan caseer

cabdiraxmaan caseer

📺 About This Channel 📺
Janalkan waxaad ka heli kartaa warbixino kusaabsan Teknoolojiyadda iyo ganacsiga, sida koorsooyin bilaash ah iyo warbixin kale oo badan kusoo dhawaaw markale.

🔗 Follow Me on Social Media 🔗

📘 Facebook: facebook.com/ccaseer
📸 Instagram:instagram.com/ccaseer
💼 LinkedIn: www.linkedin.com/in/cabdiraxmaan
🎵 TikTok: www.tiktok.com/@cabdiraxmaancaseer

📣 Join Our Community 📣
Become part of the Cabdiraxmaan Caseer's family! Connect with us on our social media platforms and join our Discord community here: discord.com/caseer

💌 Contact Me 💌
For business inquiries, please email me at [email protected]

✅ Don't forget to like, comment, subscribe, and turn on notifications!

Caqli macmal ah oo cajiib ah!

Caqli macmal ah oo cajiib ah!

Maxaa kaa hortaagan?

Maxaa kaa hortaagan?

Sharciga 5ta Saacadood.

Sharciga 5ta Saacadood.

Пікірлер

  • @deeqismaacil3458
    @deeqismaacil3458Күн бұрын

    Thanks 🎉❤

  • @abdirashidfiiraan
    @abdirashidfiiraan3 күн бұрын

    Dalka intaaba waa laga bartaa

  • @Hirasho-academy
    @Hirasho-academy7 күн бұрын

    Thank u man

  • @mustafyusuf4131
    @mustafyusuf41317 күн бұрын

    1.Puplic speaking 2.Time management 3. project management 4.content creator 5.Basic financial Shanta xirfadood ee Ustaadku inoo sheegay waa intaas iyago inta ka faahfaahsan hadaad rabtid muuqaalka dhameyso❤

  • @deeqismaacil3458
    @deeqismaacil3458Күн бұрын

    tnx 🎉

  • @AbdirahiimSheikh
    @AbdirahiimSheikh8 күн бұрын

    Ustad intee kaa soo qabtaa

  • @user-xn9hi6um6h
    @user-xn9hi6um6h8 күн бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @AbdullahiIsse-er3bq
    @AbdullahiIsse-er3bq8 күн бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel12008 күн бұрын

    Mahadsanid macalin se waa maxay magaciisu?

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz15 күн бұрын

    Mahadsanid sxb ✅

  • @AxmedDiinioDiinidarajo
    @AxmedDiinioDiinidarajo17 күн бұрын

    Thanks pro

  • @Gaas12-24
    @Gaas12-2418 күн бұрын

    Saaxiib xagee kaala sooxidhiidhi karaa ?

  • @qadarcade2380
    @qadarcade238018 күн бұрын

    Shukran

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish19 күн бұрын

    True 👍

  • @DjamaIlhanMed
    @DjamaIlhanMed19 күн бұрын

    Enn libax xadow moustak balkaa maxaa nokon gartaa

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali836519 күн бұрын

    Jasakallah wll casharda noo soo badi waa muhim

  • @XOG_WARAN_MEDIA
    @XOG_WARAN_MEDIA20 күн бұрын

    Online ahaan ma uhelayaa

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi20 күн бұрын

    Mahadsanid wallal caseer

  • @user-gc9uv3ox8p
    @user-gc9uv3ox8p20 күн бұрын

    Barakaat bookshop intay muqdisho kaga taalaa

  • @Amazingshortvideo2024
    @Amazingshortvideo202420 күн бұрын

    xareed bakaaro

  • @mohazonline
    @mohazonline21 күн бұрын

    Book aqrin in aan bilaabo baan raba mudane ma isheegi kartaa book aad u xikmado badan oo aan lagu caajisin waxan ahay qof jecel wax aqrinta ustaad fadlan isheeg books ka luqada afka somaliga ku qoran midki aad ugu jecleed aqrintiisa ee aad aqrisay waxbadana ka faaiiday ustaad mahadsanid

  • @mohamudabdirahman7375
    @mohamudabdirahman737519 күн бұрын

    Boojin

  • @CUMARABDI-wr4dd
    @CUMARABDI-wr4dd19 күн бұрын

    Asc

  • @asadjoseph2878
    @asadjoseph287818 күн бұрын

    Ha falsafadeyn, ee waxad doneyso just Bilaw kaliya, Ken bilaba iyo siden ubilaba midna sax ma aha, kaliya bilaw intad la qabsaneysana marba inti karankaga ka akhri waa iga talo walalnimo mahadsanid. 👍🏼

  • @mohazonline
    @mohazonline18 күн бұрын

    @@asadjoseph2878book fcn ishee

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo707217 күн бұрын

    Akhriska waa la bilaabaa uun walaal ugu danbayn waxaad arki adigoo caado caadi ah uu kuu noqday. Guuleyso 😊

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide22 күн бұрын

    VPS tafaasiil dheraad ah niyow mar naga sii nin fariid ah ayaa tahay mar course crash 2 saac camal noogu tuur

  • @halgankasonna636
    @halgankasonna63623 күн бұрын

    Ustaad mahadsanid casharkaada. Developper portal ma shaqeynayo, account lagama furan karo oo marka aad click tiraahdo waxba ma sameynayo. Sideen Auth key ku heli karaa. Email ayaan u diray welina war kama hayo.

  • @IsxaaqDaud
    @IsxaaqDaud23 күн бұрын

    Sidee lacagta loola baxayaa ? !

  • @turuftr2247
    @turuftr224724 күн бұрын

    Laxizaaptan naftaada, waayo aniga intapadan waxan ahaa qof iska pilaa qorshe ah lkn hda maalin wali hadaan wax akhrin waayo self study sameyn waayo waxpadan igamaqan

  • @Isniin_podcast
    @Isniin_podcast26 күн бұрын

    Mahad sanid brother

  • @ishaaqoontaonlineschool
    @ishaaqoontaonlineschool27 күн бұрын

    Beenta umada kala hortag

  • @mohamethapdi2816
    @mohamethapdi281629 күн бұрын

    Qaabkee losoo galiyaa website-kan Vedio ama Form Code-kaaga

  • @yacquubcali3825
    @yacquubcali382529 күн бұрын

    ustaad waafi API gii dib i noogu soo celi adoo mahadsan❤

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575Ай бұрын

    Thanks boss

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye1361Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4ncАй бұрын

    Link ga noosoo dhig

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishАй бұрын

    Hah! There's no free lunch

  • @caydruussalah-qb2oz
    @caydruussalah-qb2ozАй бұрын

    Views raadis Beenta umada kadaa

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437Ай бұрын

    Dadka Somalia joogaa qaabkee umarayaan kadinna lacgta uheli

  • @MohamedZugulle
    @MohamedZugulleАй бұрын

    Meeyey link bro Miyaad ilawday

  • @AbdikariinXasan-c5w
    @AbdikariinXasan-c5wАй бұрын

    Across kaa xagee ka heli karaa maaliyada ku saabsan mahadsanid dr

  • @AbdikariinXasan-c5w
    @AbdikariinXasan-c5wАй бұрын

    Across kaa xagee ka heli karaa maaliyada ku saabsan mahadsanid dr

  • @AbdikariinXasan-c5w
    @AbdikariinXasan-c5wАй бұрын

    Across kaa xagee ka heli karaa maaliyada ku saabsan

  • @cocomale
    @cocomaleАй бұрын

    Wll Maxima lkn xirfad midna malihi ee mana Bari kartaa please 😅❤😊

  • @cabdicasiis-yj7mt
    @cabdicasiis-yj7mtАй бұрын

    Adigu 500 ma ka samaysaa bil kasta?

  • @sheekhsomali
    @sheekhsomaliАй бұрын

    Kama sameeyo lkn muqaalka ka sameyna 😂😂😂 walaalaha somalia joga ha is dalina nin walba Magalada jogo haka xamasho online ha isku daalin ama youtube fuurta muqal sameeya

  • @cabdicasiis-yj7mt
    @cabdicasiis-yj7mtАй бұрын

    @@sheekhsomali already sxb wan fahamsanahy inusan ka samaynin iskuna dayin lknse uu dhalinyarada busaraddu hayso views ka rabo .

  • @user-bs8zm3ud2d
    @user-bs8zm3ud2dАй бұрын

    Sooma gilin seei ilatahay bdfka 😊

  • @Atayo_production
    @Atayo_productionАй бұрын

    Waa mahadsan tahay zxp halkee ka bartaa no bilaw

  • @anabkaarshe8215
    @anabkaarshe8215Ай бұрын

    Sidee loola Degayaa, wax Linkin ah maba Yiilee.

  • @XuseenXuseen-fz6qk
    @XuseenXuseen-fz6qkАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedyare4937
    @ahmedyare4937Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @FaysalmaxamuudMaxamed
    @FaysalmaxamuudMaxamedАй бұрын

    Waxaas been waaye dadka beenta hala gadhaafo haday run ahaa laheyd shaqo maraadineen

  • @aaminacarab2899
    @aaminacarab2899Ай бұрын

    Wll sidee la is kaga diwan galiyaa

  • @abdihakiim5479
    @abdihakiim5479Ай бұрын

    Thank you Ustaad Laakiin faahfaahin noosamee sidii aan u isticmaali lahayn tusaale ahaan qaybta vedio ga sidee usoo galinkartaa oo lagaaga iibsan karaa

  • @Ganey-official
    @Ganey-officialАй бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150Ай бұрын

    Mahadsanid macalin Abdiraxman jazaka laah khayr.macalin wacan codsanaynaa in aad noosoo raaciyo sida Websides kaas Envator Elements la is kaga diwan gesho iyo sidan wax ugu soo gudbin lahayn iyo shurada ha lanaka rabo. muqaal noga soo samee macalin saan uga faaidaysano mahadsanid