Sidee loogu guuleystaa waxbarashada online-ka ah?

Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa caqabdaha ugu badan ee keena inaad heer ka gaari weydo waxbarashada online-ka ah iyo sida aad ugu guuleysan karto waxbarashada online-ka ha.

Пікірлер: 15

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin15692 ай бұрын

    Salaam Alaykuma first one thanks my teacher masha Allaha 🎉🎉🎉

  • @FarxiyaIbrahimAXMED
    @FarxiyaIbrahimAXMED2 ай бұрын

    Mashlh Mashlh tabaralah abdrahm casser keep.you

  • @mohamedmuhiyadin9653
    @mohamedmuhiyadin96532 ай бұрын

    Thanks Ustaad 🙏🙏🙏🙏

  • @MuxyadiinMaxamed-qw1bk
    @MuxyadiinMaxamed-qw1bk2 ай бұрын

    Thanks teacher

  • @ckgames7544
    @ckgames75442 ай бұрын

    Thank you bro .

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e2 ай бұрын

    Thnks

  • @NASROMUUSE1
    @NASROMUUSE12 ай бұрын

    Eng waxa kaloo jira oo iyana caqabad kale ah in aad options isku badisid, tusaale ahaan inaad dhowr course isku mar bilowdid taasina waxay keenaysaa caqabad. So, waa inaad hal course focus-ka saarta kadib markii aad ka guul gaarto mid kale bilow.

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    Haa wlh abyo

  • @sundusaxmed9474
    @sundusaxmed94742 ай бұрын

    Thanks

  • @Talasame.
    @Talasame.2 ай бұрын

    Thanks 🙏👍

  • @somalinetworkclassroom
    @somalinetworkclassroom2 ай бұрын

    Eng. Cabdiraxmaan Caseer , waxa aad bixisay talooyin wax ku ool ah.

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel86482 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Video gaan aniga ayuu iga hadlayaa Waxaan jeclaan lahaa Sida course ka jadwal loogu samaysto ama waqti cayiman inaad video kale noga soo samayso Mahadsanid, macalin

  • @shuceybabdirahmanabdulle3324
    @shuceybabdirahmanabdulle33242 ай бұрын

    Alxamdullilah waxaa kamid ahay dadka self discipline ka ku fiican. Sanadkaan cusub ilaa iyo hadda 15 course ayaa dhameyay anoo online ka ka baranayo.

  • @Kafiaali5281

    @Kafiaali5281

    2 ай бұрын

    Masha alllah wll lkn mxa kaa cawiyay?

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    Wara wax nol ba thy lkn qashka mad isisdi😂