Haddii aad shaqodoon tahay, daawo muuqaalkan!

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Crash course aan idinku barayo sidee u sameysan kartaa linkedin account iyo sidee profile-kaaga u diyaarin kartaa.

Пікірлер: 20

  • @warfaayare7913
    @warfaayare79132 ай бұрын

    c raxaman sxb Maclumaad badan ayan ka fa iiday habalyo

  • @user-xu2iw1jk3e
    @user-xu2iw1jk3e2 ай бұрын

    Mowduuc muhiim ah waana sugaayay mahad sanid wll

  • @amiincaamirabdalla1698
    @amiincaamirabdalla16982 ай бұрын

    waa mahadsan thy ustaad

  • @hamsekhadar3196
    @hamsekhadar31962 ай бұрын

    genuinely i appreciate your time my buddy!

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    I appreciate that!

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel86482 ай бұрын

    ❤❤

  • @Waddaag
    @Waddaag2 ай бұрын

    Ustaade ChatGpt 4o Ma Lacg Bay Ka dhigen Mise Anay Wx Iga Qaldn Yihiin

  • @nuursomaliofficial1648

    @nuursomaliofficial1648

    2 ай бұрын

    $19 weeye

  • @QawaarCaato
    @QawaarCaato2 ай бұрын

    Asc ustaad waxaan rabaa in aan ku weydiyo Business maku xayiinkara

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    haa waxaad sameysan kartaa page business ah lkn marka hore akoon caadi sameyso

  • @QawaarCaato

    @QawaarCaato

    2 ай бұрын

    Ustaad mobile ma lagu isticmaal

  • @muuseali3917
    @muuseali39172 ай бұрын

    Passport kuso dar

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    haye walaal

  • @Fatimachannel752
    @Fatimachannel7522 ай бұрын

    Wlo link ma ishaqynayo

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    walalo linkigee kuushaqeynayneyn iifaahfaahi aan kuu saxo

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    @@cabdiraxmaancaseer wlo wu ishaqyey hadda lkn wlo wxpapa ma barane see shaqo isinayan

  • @Fatimachannel752
    @Fatimachannel7522 ай бұрын

    Wxpa maba aqaane se u shaqynaya

  • @mahdidarwiish509

    @mahdidarwiish509

    2 ай бұрын

    😂😂😂 dhib badnida adigu

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    @@mahdidarwiish509 wll.kaly aynu kala faideysne

  • @Waddaag

    @Waddaag

    2 ай бұрын

    Wax Baro De Wll Waqtigii Ugu Fcnaa Baa Ku Jidhaaye

Келесі