Sidee u heli kartaa GPT-4o

Muuqaalkan waxaan isla eegaynaa sidee baad u heli kartaa GPT-4o oo ah midka cusub ee cajiibka ah ee chatgpt soo kordhisay.

Пікірлер: 17

  • @xayirmedia
    @xayirmedia2 ай бұрын

    mudane mahadsanid, wax aan ku wareersanaa ayaa si fudud iifahansiisay. ALLAH waxaan kaaga baryin inuu ku siiyo hamigaaga khayrku kuugu jiro, mid aduun iyo mid aakhiro.mar labaad mahadsanid waxaana kugu dhiirogalin inaad joogtayso macluumaadkasta oo aad hesho si aad horay ugu socoto. dadkuna wax uun kaa faa'idaan

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul2 ай бұрын

    Wuu kuu shaqaynayaa Weliba si bilaash ah Balse waa xadidan yahay inta si bilaash lagugu ogol yahay, ujeedkuna waa in awoodiisa lagu tuso lagu jeclysiiyo kadibna hadad ubaahan tahay aad lacag uhurto. Mahadsanidiin.

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e2 ай бұрын

    Thnks Wll jasakallah

  • @NoorAllala-dv6ee
    @NoorAllala-dv6ee2 ай бұрын

    Thanks ❤

  • @user-fi3sv9df9r
    @user-fi3sv9df9r2 ай бұрын

    Wuu shaqeynaayaa balse waa mid xadidan

  • @AhmedAhmed-tf1zg
    @AhmedAhmed-tf1zg2 ай бұрын

    Macalin Cod ma lagula sheegeeysan karo miyaa neh iisoo jawaab pls adoo raali ah

  • @abdi7932
    @abdi79322 ай бұрын

    sadex su,aalood markan waydiiyey, iibso ayuu dhahay

  • @nuraldin2656
    @nuraldin26562 ай бұрын

    App ma ku shaqeynayaa

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi54712 ай бұрын

    Lkn call-keeda ma isticmaali karo markaa appka lasoo dago oo waa sidiisi hore uun

  • @saidshire2424
    @saidshire24242 ай бұрын

    Mobil maku shaqeeya

  • @Horyaal123.
    @Horyaal123.2 ай бұрын

    Sxb scrip sidee ugu diyaarin karaa

  • @maajidpoi11
    @maajidpoi112 ай бұрын

    Ani wa ishaqeynaya lkn 12 sacadodka Liya bu I shaqeeya

  • @sahal643
    @sahal6432 ай бұрын

    lkn wuu xadidanyahay

  • @ISCO2
    @ISCO22 ай бұрын

    Ustdka wn arky aniga lkn limit saacado igu qabtay

  • @wacdaro2496
    @wacdaro24962 ай бұрын

    Sawiro ma sawiri karaa

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways23882 ай бұрын

    Upka chttgp lee maa ku qoraa marka so dagsanayo

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi2 ай бұрын

    Free ma ahan at least 20 messages un ayaad heleysaa

Келесі