Waxaan chatgpt ka dhigay Sheekh caalim ah!

Muuqaalkan waxaan isla eegaynaa sida AI loogaga faaiideysan karo dhanka cilmiga diiniga iyo daraaseynta arrimaha diinta.

Пікірлер: 7

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274Ай бұрын

    Very good .

  • @abdirahmanmuhammed9741
    @abdirahmanmuhammed9741Ай бұрын

    Buugaas xagee laga helayaa ustaad

  • @khadrasheekoxariiro
    @khadrasheekoxariiroАй бұрын

    Wllo fadlan qababka translated logu sameeyo noo soo geli

  • @SadaamAli10
    @SadaamAli10Ай бұрын

    Ustad tabo bar xitaa uma baahno qeebta cusub ee Free ah ayaan suaalo diini iyo mid caadi ah waydiiye walhi dhanka diinta shiikh calim ah ayuu kayahy mar anigoo suaal arimaha shiicada iyo suniga kukala duwan yihiin buu si kadis ah xafiis ana horay umaqal ishegay uu leeyhay salada wala jamcin karaa 2bo 2bo ayadoon jirin cabsi iyo safar nabiga ayana sameeye ayuu igu jiri markas ayan waydiye xadiiska inuu isheego wuu isheegay waliba saxiix buqari ayuu ku yal ayuu igu dhahy iyo waliba lambarkisa waxana waydiiye inuu ila wadago sisilada xafiiska yacni ragii soo wariye dhaman magacyadoda ayuu isheegay malinkas ayaan ogaday inuu caalim yahay 😂😂

  • @cabdirisaq8
    @cabdirisaq8Ай бұрын

    Chatgpt afsoomali maleeyahay sxb?

  • @ibraahimahmed8070

    @ibraahimahmed8070

    Ай бұрын

    Chatgpt 4 ba free imnka laga dhigay isaga afsomaliga so wngsan qorya

  • @cabdirisaq8

    @cabdirisaq8

    Ай бұрын

    @@ibraahimahmed8070 Mnshllh waa top Link lasoo raaco hadaa ku leedahay noo soodhig bro aan iska diiwaangalinee