Awoodaha kala duwan ee Chatgpt iyo farqiga u kala dhaxeeya.

Muuqaalkan waxaan isla eegaynaa farqiga u dhaxeeya 2da model ee chatgpt u kala qeybsanta oo kala ah gpt-3.5, gpt-4o iyo gpt-4.

Пікірлер: 27

  • @DrAbdullahiIbrahim
    @DrAbdullahiIbrahim2 ай бұрын

    THANKZ USTAAD😅

  • @salmaanali1411
    @salmaanali14112 ай бұрын

    Waa runtaa sxb siwanaagsan ayuu uqorayaa waana isticmaala xitaa wuxuu kuu samaynayaa intaad somali ku waydiiso ayaad English kuugu badalayaa

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    Haa sxp anba wan isticmala nice wye

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed92 ай бұрын

    Muuqaal ka soo samee sida Linkin Acc loo samaysto iyo shaqo looga raadiyo ...cid ka hadashay ma arkine

  • @Seeker0.1

    @Seeker0.1

    2 ай бұрын

    Hurbad kafiiri walaal

  • @raatib4846
    @raatib48462 ай бұрын

    Appka ugu wanaagsan AI ee mobile lagu isticmaali karo ii sheeg

  • @osmanmuriidi8768
    @osmanmuriidi87682 ай бұрын

    Salaan sare intee ka helaa aan ka dagsanaa

  • @MohamedSahal-oz2ln
    @MohamedSahal-oz2ln2 ай бұрын

    Link nalawadaag ustaad

  • @Fatimachannel752
    @Fatimachannel7522 ай бұрын

    Lkn lacag malaga sameeya wxn😂

  • @Nimoosali
    @Nimoosali2 ай бұрын

    Usdaad il parle somali se bien

  • @Ebrahim1645
    @Ebrahim16452 ай бұрын

    Ustaad, sida loo isticmaalo ChatGPT-4o.

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    chat.openai.com ama appka chatgpt kushubo lkn waxaa laga yaabaa inuu wali soo wada bixin marka ilaa isbuuc meelahaa sug

  • @user-jv9jv2ey5s
    @user-jv9jv2ey5s2 ай бұрын

    Ustaad Chatgpt4o linkigisa sax Daa maad Ila wadaagti

  • @Waddaag

    @Waddaag

    2 ай бұрын

    Sxb Chat Gpt Ga Markaa Gasho 3da Dhibcood Taabo Kadib 4o Ka dooro

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    waa sidaa bro mahadsanid

  • @zakariyezak
    @zakariyezak2 ай бұрын

    Sxb linkiyada hoos so dhig

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    chat.openai.com ama appka chatgpt kushubo lkn waxaa laga yaabaa inuu wali soo wada bixin marka ilaa isbuuc meelahaa sug

  • @Horyaal123.
    @Horyaal123.2 ай бұрын

    Link ga saxda ah nosoo dhig adoo mhdsan. Mobile malugu isticmaali karaa mhdsanid

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    chat.openai.com ama appka chatgpt kushubo lkn waxaa laga yaabaa inuu wali soo wada bixin marka ilaa isbuuc meelahaa sug

  • @Dayah2023
    @Dayah20232 ай бұрын

    Chatgpt 3.5 ayaa igu jiro sidee ugu bedeli karaa chatgpt 4o

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    wuu soo baxaa xoogaa sug ilaa isbuuc cml dadka mawada gaarin

  • @Dayah2023

    @Dayah2023

    2 ай бұрын

    @cabdiraxmaancaseer ok thanks ustaad

  • @andiali2256
    @andiali22562 ай бұрын

    Ustad sithaa youtube faceless channel loistacmalo sosheg

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    haye muuqaal kasoo sameynaa bro mardhaw

  • @andiali2256

    @andiali2256

    2 ай бұрын

    @cabdiraxmaancaseer Inshallah this week kusugeyna

  • @Wllheermo
    @Wllheermo2 ай бұрын

    Gpt 4 waa lacag 3.5 ba free ah😭

  • @cabdiraxmaancaseer

    @cabdiraxmaancaseer

    2 ай бұрын

    hada gpt-4o ayaa soo baxay oo free ah muuqaalka si fcn u fiiri bro

Келесі