Toos: Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqeysa go’aanka kiiska Sayid-Cali Macalin

#QANCIDADKAAGA #Hornsat #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 18

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor25 күн бұрын

    الله اكبر😪

  • @bellahaji9884
    @bellahaji988425 күн бұрын

    insha Allah ilahe xaqa ha tuso

  • @abdikariimyuusuf9955
    @abdikariimyuusuf995525 күн бұрын

    Camara resolution iska hagaajiya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756025 күн бұрын

    Sayid cali waa mujrim gubay xaaskiisii iyo cunugiisii caloosha ay ugu siday,dila mujrimka tii ala na way sugaysaa insha allah

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    25 күн бұрын

    😢😢😢😢MID AAD UWEYN SUGAYSA ILAHAY IGU OG ILINTU IGAMA JOOGSAN ILAA MAR DHOW YAA ALAAH WALAALKAY CURAD AABAHAY XATAA SIDAA UGUMA OOYNIN KAN ALAHA NA DHAAFIYOYAA ALAAH

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756025 күн бұрын

    Kan lawyer fiican ma aha xalane musiibo daran kugu dhacday

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s25 күн бұрын

    Dulmiga yaal muqdisho iyo tuugada meel ay ka jirto oo kale ma jirto

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad326425 күн бұрын

    Haduu bari hayay siduu sheegaayana ilaahay xaqa u hiili adigaa yaqiinta dhabta oge yaa rabi

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    25 күн бұрын

    Wabaaaaaaaaaaaaaaa

  • @maxamed8867
    @maxamed886725 күн бұрын

    Xaakim caadil ah

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad326425 күн бұрын

    Haduu dilay oo aay run tahay ilaahayoow dil lagu xukumo

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    25 күн бұрын

    Markuu lahaa anigaa banking sogatay Iyo marku Faraday iyo darislii luul AHU afkisu ku cadeyay inuu gubay inshaa allaah wala tognayaa

  • @Albadmoha22
    @Albadmoha2225 күн бұрын

    Cadaladu ha guuleysato

  • @Muichir0_Ed1ts
    @Muichir0_Ed1ts25 күн бұрын

    Please war sax nokenaa

  • @Muichir0_Ed1ts
    @Muichir0_Ed1ts25 күн бұрын

    Luley cadalada weyimani 😢😢😢😢 walagadawakena I,a

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756025 күн бұрын

    Insha allah xukun dil ah

  • @meymunhassan2944

    @meymunhassan2944

    25 күн бұрын

    Ssddt889❤p1010w9wooolppoloopllakkkkk mmmmmmmmmll..,😅😅 5:27 😅😊

  • @Muichir0_Ed1ts
    @Muichir0_Ed1ts25 күн бұрын

    Makuwi dubaye kuwan

Келесі