Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah740018 сағат бұрын

    Weriye lama waraysto garacda iyo huwant dhashii ina dawdar dhalay ee nagu dhex jiray isbaahaysigu waxba qaadi mayaan shicibku waa idiin jeedaa huwan xirsi fircoon hurdaaye waxbs ha dhisin

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah740018 сағат бұрын

    Garac garac dhalay haybti garwaa ducad garacdu ma socoto huwan ilaa hwan fawasha ilaa

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z18 сағат бұрын

    Waa magaalo abaarso

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z18 сағат бұрын

    Abaarso waa mafaalo eej afxomada joojiya dadka khaniisiinta soo qoraya illaahay ha laga baqo akhiro ayaa dambaysa

  • @cartancartan8452
    @cartancartan845219 сағат бұрын

    Shalayna Aabaaarso ayay ahyd Muuse biixi iyo teamkiisu ma lacag urursi ayay waydaan

  • @moeawale4891
    @moeawale489119 сағат бұрын

    Isma dhamaan waa wada dugaag.Tolow makii HJ Faysal Magafe imaan laawe ee dumar iyo caruurta Lawya Cade ku baadhan jiray waagii Siilaanyo ayaa la keenay Abaarso mise waa mid uu dhalay kkk.

  • @cabdixasan1437
    @cabdixasan143719 сағат бұрын

    Sida loo dawarsado aad ayaad u taqaana waa beenta cida ma hagtid xage lagu dilay eshcala wariness

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif377319 сағат бұрын

    waxa sidaa u Caytamayaa waa jiridii la beray Suldaanka guud Ee suber Awal Noolow Noolow

  • @abobasement346
    @abobasement34619 сағат бұрын

    war iskah xoreyah mafiyadan u hogaminayoh museh oromoh

  • @MohdHajee-wx8ju
    @MohdHajee-wx8ju19 сағат бұрын

    Dorashada badalooh intaa samra waax yaar baa hadhay insha Allah ilmadeeryal

  • @user-yi8mo4km5j
    @user-yi8mo4km5j19 сағат бұрын

    Miskiin.bamiska.lafuule

  • @cabdixasan1437
    @cabdixasan143719 сағат бұрын

    Daaha gaas qoladaada ma aqaano lkn dadki itobiyaanku wasi jiray ayaad tahay xamar waa walahay itobiya hakuwasaan

  • @yasinshirdon4155
    @yasinshirdon415519 сағат бұрын

    Abaarso sawmaha meeshi khaniisiinta

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf562919 сағат бұрын

    Muuse biixi ha la is dhaafiyo Maalin tuu yimi ayaa dhib ugu horaysay dalkan

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel258319 сағат бұрын

    Meesha waa laysku cuna waa runtoof dadkaasiyo Maalin dhawyd Anaga mid yaro joogto la ddhahy 8 nin ayey la dhalty oo sida raga ayey u xaragoota ayaaba kii anu la socony iyo darawilka iska tidhi wad xidhanthiin 😂😂 Sankay ka hadlysy taa yari Xukumada kulmiye ilahy ha ina dhaafiyo

  • @tawxiid.
    @tawxiid.19 сағат бұрын

    Waa runtii. Illaahay hahadeeyo dadka wadnka. Maamula

  • @FaraxIbrahim-md9xd
    @FaraxIbrahim-md9xd19 сағат бұрын

    Sida ugu dhakhsa badan wax hallooga qabto

  • @XamseDahiir-u3t
    @XamseDahiir-u3t19 сағат бұрын

    Waryaa kabsol dadka beenta kadaaa

  • @zezo2030
    @zezo203020 сағат бұрын

    Guuuuul wadani❤❤❤❤

  • @zezo2030
    @zezo203020 сағат бұрын

    Guuul muge❤❤❤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics20 сағат бұрын

    Somaliland faysal Cali waraabe uunbaa siyaasi saxa ah. Kuwan kale caruur tay meesha ku korsadaan. Xitaa madaxwaynuhu siyaasad shaqo kuma leh.

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays806320 сағат бұрын

    Waar waxba ha qaylinime dadku waa isbadal doone kulmiyana dadki dhiigodu miirte u codeya isbadal doonka xisbiyada mucaridka ✌

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan185820 сағат бұрын

    Xildiban oyaye wa in golaha laga saro

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin121 сағат бұрын

    Waa ceeb ah in goljhi wakiilada reer tago oo ay reer dhigaysan Oo reer ka hadlo xeerarkiika jadlaan waa ceeb in goluhu reer dhegaysto waa markii ugu horaysay waa wado furmaysaa Bari samaroon iyo garxajis habarjeclo arab way tegeayaan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac601021 сағат бұрын

    Jabuuti waa cadawga somaliland

  • @hajii2033
    @hajii203321 сағат бұрын

    xasan yara no sulden beenale beenta jooni

  • @hajii2033
    @hajii203321 сағат бұрын

    beenale beenta jooji faqaha

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman21 сағат бұрын

    Ninkani waa suldaan sacad muuse ah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano21 сағат бұрын

    Guuuuuuul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano21 сағат бұрын

    Guuuuuuuul somaliland 0:17

  • @saxanecarab5853
    @saxanecarab585321 сағат бұрын

    Dawladu cadawsanaa

  • @saxanecarab5853
    @saxanecarab585321 сағат бұрын

    Abasrso halagabadalo dhiblawgan

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed30721 сағат бұрын

    Abaarso uun maahee walaahi, waxbaa ka dhacay imika maqaaxiyihii ayaa la leeyahay qofka koob shaaha caba cashuura Waar ma waxay ku dayanayaa caalamka dadkooda caafimaadkooda, waxbarashadooda, biyahooda , laydhkooda bilaashka lagu siiyo ayaa cashuurahan qaada

  • @Gaminglife-sf1oz
    @Gaminglife-sf1oz20 сағат бұрын

    Waa tuuganimo walaal. Waxaa ina maamula dad dambiilayaal ah. Afrika inteeda badan waa sidaas oo kale. Ma aragteen beryahan dambe mudaharaadkii ka dhacay Kenya canshuur darteed iyo madaxweynahooda Ruto? Muuse ​​Biixi iyo dawladuna waa in ay tagtaa. Waa in aynu keenno oo aynu u codayna kuwa qaranka u adeegaya oo kaliya. Haddii kale, waanu la dagaalannaa.

  • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
    @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay21 сағат бұрын

    Si fiican ayuu iskaga celiyey yarkii waydiiyey suaasha munaafaqnimada iyo isku dirka bulshada ku salaysnayd. Noocaas oo miidhan ayaa makarafoono sita oo isku haysta inay yihiin saxaafad.

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r21 сағат бұрын

    Waar anigu maan fahmin nimkan ma dirawaladii babuurta ? Maya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam21 сағат бұрын

    GABILEY NIN WA U DOONAYAAD MOODAA FARIIN CID BUU SIDAA MUNAAFAQU FAHAMKU CEEB MAAHA LA ISTIMAALE

  • @AAYA23
    @AAYA2321 сағат бұрын

    Suldaanka Guud Ee Soomaliland Guulayso Suldaan.🎉

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed810221 сағат бұрын

    Iska celiya qofka idinka gardaran rag buu ilaahay idinka dhigaye

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r21 сағат бұрын

    Waar ninka ARAAB DILLA WAA DHIGYACABE

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi769221 сағат бұрын

    Siilki hooyada uu sheeg

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday205721 сағат бұрын

    Xuduuda jabuuti buu ka xirayaa shacabka. Xuduudii koonfurtana waa hore ayuu xiray. Xuduuda ethiopia iyo oromo kaliya ayuu ufurayaa si meeshu gabiba u noqoto oromoland😂😂😂😂.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1221 сағат бұрын

    waa kaas qorshaha socda ee uu muuse filinaayo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman21 сағат бұрын

    Budhcad.badeed.buunoqday.kulmiye..

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman21 сағат бұрын

    Ganasigu.waa.xor.

  • @drismacilmohamed3088
    @drismacilmohamed308821 сағат бұрын

    Waa mabnuuc kookuhu

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju21 сағат бұрын

    Ninka arabhalagaqabto dadka

  • @user-dw8ep7sv5w
    @user-dw8ep7sv5w20 сағат бұрын

    Kulmiya dadkey cunta idikuna xoola kacabanaysa

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju22 сағат бұрын

    Waar ninkan Arab halagaqabo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1222 сағат бұрын

    wixii laydinku sameeyey waxaa ka daarn waxad laascaano ku sameesey .

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali505622 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxa meesha ku jiraa waa tuugada tuugu dhalay ee sacad cali shire. 2.0. Madaxweyne muuse biixi wuxuu meesha u dhigtey waa dantiisa. Sacad waa daalim ilaahay ka go' ay waana tuug tuug dhalay.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk22 сағат бұрын

    SAMRA MUUSE 3 BILOOD AYAA U HADHAYE INKAARI KU DHACDEY

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa932320 сағат бұрын

    Muuse wu so noqonaya wa niin adag o legend ah

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman22 сағат бұрын

    Dbw..saamaynta.dhaqaale.iyo.sixirbarar.iyo.ganacsi.daadagay.ayaa.lagafaa.iday