#Toos

#QANCIDADKAAGA #Hornsat #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 218

  • @IbrahimHersi-md2ml
    @IbrahimHersi-md2ml2 ай бұрын

    Thank you Mr president. Go ahead

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    2 ай бұрын

    Ma mashxarad ayaa baxaysa mise waa dhagahayga ina guun wuxu sheegayey miyaa meesha ka socda kkkkkk

  • @DradanjibriilFarax

    @DradanjibriilFarax

    2 ай бұрын

    ​@@sultanc.kariim9366😊

  • @DradanjibriilFarax

    @DradanjibriilFarax

    2 ай бұрын

    Maashaa Allah madaxweyne guuleyso dalka loo biqimaayo inta aad gacanta ku haysid si qiimo leh baad noo qanclsaykhubadii qiimaha lahayd guul somaliland

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    2 ай бұрын

    @@DradanjibriilFarax waarun dalka loo biqimayo markasta lkn dalkii dadkii loo dhibay badhbaa ka lumay manuu soo hadal qaadin caruurtii iyo eheladii aabayashood laascanood ku xidhnayeen kamuu farxin oo soomaba hadal qaadin

  • @FahadXasan-ud7xi

    @FahadXasan-ud7xi

    2 ай бұрын

    ​@@DradanjibriilFarax5

  • @abdiismail6805
    @abdiismail68052 ай бұрын

    Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Ай бұрын

    @@abdiismail6805 gushee ma qaranka oog jooga ayaa guulsha utaqanaa ilahay muuse hana dhaafiyo hadaanu reer awdal nahay fartayada ayaanu ku badalaynaa

  • @abdiismail6805

    @abdiismail6805

    Ай бұрын

    @@sultanc.kariim9366 Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland. Guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi guul SNM. Weynu eegnaa arinku wuxuu ku dambeeyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k2 ай бұрын

    Guul mudane madax wayne marlabaad noo soo noqo aan cadawga ka aarsanee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Ай бұрын

    @@user-qx9rp5yn5k ilahay naguma soo celiyo ninka qarankii oog kusoo ooday

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan42672 ай бұрын

    Manshall Allah Tabarakallah gad bless Mr. President of Somaliland💚🤍❤️ Forever. We love you so much.

  • @KullioLuu
    @KullioLuu2 ай бұрын

    I love Muse BiXi ❤🤍💚 Victory 🎊 Long Live Somaliland❤🤍💚 Puntland💚🤍❤

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h2 ай бұрын

    Masha Allaah madaxwayne gulayso lantaa waa abaar cadawgaga allaah ha jabiyo allaah ba mahad leh kugu doraay somaliland masha allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Ай бұрын

    @@user-vo4tj3zi6h guulwadayntu ma wacna ee ilahay umada ha dhaafiyo muuse dalkiiba oog ayuu kusoo ooday

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24162 ай бұрын

    Madaxweynaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Abdi Xildiid Rooble Xafidullah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxancaliSandhere
    @FarxancaliSandhere2 ай бұрын

    Gulayso madaxweyne ishaq allah❤❤

  • @nuralanur490
    @nuralanur4902 ай бұрын

    We support our president and our country and our people,,,, we salute 🫡 him

  • @ifrahelmi1643

    @ifrahelmi1643

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @baashe09
    @baashe092 ай бұрын

    Madaxweyne Muuse ,Allah ha ku Ilaaliyo Wadanka Hogaami

  • @sultanc.kariim9366

    @sultanc.kariim9366

    Ай бұрын

    @@baashe09 ilahay umada ha dhaafiyo qarankii wuu jabiyey oog ayuu kusoo ururiyey. Cid doranaysaa majirto intii tagersanaydna wayka yaacday waxa ku hadhay buuni xinif iyo ina kaahin kuwasina cay iyo af xumo ayey usoo jiideen kulmiye rakaab xumaa muuse

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf44942 ай бұрын

    Hambalyo Somaliland

  • @ahmedsiciid4152
    @ahmedsiciid41522 ай бұрын

    Somaliland ha noolaato madaxweyne waan ku salaamay

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y2 ай бұрын

    Hannolato somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul98522 ай бұрын

    Madaxwayne daacada oo wax badan noo qabtay geesi qaran

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdoАй бұрын

    Madaxweyne geesi ah guulayso Allahe cadowga ha kaa qabto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w2 ай бұрын

    Mansha Allah madax wayne heena Muse Bixi Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤ ❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed13682 ай бұрын

    Masha Allah, ha guulaysato somaliland cadowgeeduna ha dhaco.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guul iyo gobanimo forever.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j2 ай бұрын

    Ninkan wadanka wuu dhisay ee marlabaad doorta

  • @khadarhassan6019
    @khadarhassan60192 ай бұрын

    ❤️❤️❤️MASHA ALLAH guuleyso mudane madaxweyne❤️❤️❤️

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z2 ай бұрын

    Viva mbc

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi62482 ай бұрын

    Guuul somaliland❤❤🎉🎉🎉

  • @user-ri8bw3yl2g
    @user-ri8bw3yl2g2 ай бұрын

    Mnsha allaha mudane madaxweyne somaliland guuul❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umishraq
    @umishraq2 ай бұрын

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤Guul Somalilad

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr2 ай бұрын

    Golahan murankooda iyo qayladooda badatay waxay ansixiyeen. Halxeer okaliya lacagtii cashuurt umadana way madhiyeen habaar Bay qaban

  • @aminahassan1173
    @aminahassan11732 ай бұрын

    Madaxwayne muuse biixi illaahay haku xifdiyo cadow kacabaadiye cadowgii muuse biixi ayaa jiif iyo joogba u diiday illaahay sharkooda iyo ishooda hakaa qabto

  • @marwoali6189
    @marwoali61892 ай бұрын

    1988 😢😢😢😢tii oo kale bay haddana rabaan in ay SL kala googooyaan😢ilaahay baanu ku reebnay afwayne iyo xulafadiisii Faqash.

  • @nimcomaxamed4762
    @nimcomaxamed47622 ай бұрын

    Alla haciseeyo madaxweynaha soomaalind

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu2 ай бұрын

    Madaxweyne dalkisa io dadkisa inuhoro umariyo jeceel weyii huwanta dibada io tanguduhu ugumey talagalin inu dagalka kasohadho waxey jeclayen in dalku dumo balsee madaxweyne qibrad ulee wax kasito dhaca baa hogaminaya masha allah guul sland huwanti gudahay maxad mataa kashegii qudbada ileen mididini usibey kujabte

  • @CumarTukaale
    @CumarTukaale2 ай бұрын

    maansha Allah jamhuuriyadda Somaliland ❤hamblayo

  • @DahiirApdillahi
    @DahiirApdillahi2 ай бұрын

    Guul gobonimo madaxwayne❤

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y2 ай бұрын

    👉👉👉👉👉👉👉👉🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO ITOOBIYA QUSHAAASH CADOWGA SOOMALIYEED

  • @UFIIRSADE
    @UFIIRSADE2 ай бұрын

    Masha’Allah , Guul Somaliland. This achievement is inspiring

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2952 ай бұрын

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @sahrafarah118
    @sahrafarah1182 ай бұрын

    2023ka aynu masnta joogno ku lahaa, waa khal khal odaygu maalin walba waa caynkaa, sannad buu dambeeyaa

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdoАй бұрын

    Four billion ma dollar baa ?????? Woow❤❤❤❤mashallah

  • @faisalali2699
    @faisalali26992 ай бұрын

    My president.

  • @user-nz8hs1cd1h
    @user-nz8hs1cd1h2 ай бұрын

    Guul somaliland

  • @c_qanigeesood5496
    @c_qanigeesood54962 ай бұрын

    Manshala madaxwaye muusow soo noqo markale isha doqontu kaa dadan

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp2 ай бұрын

    I heard what Abiib said about Somaliland at the beginning of the occasion of the book presentation and he Abiib is a traitor and the enemy within and he should be brought to justice , he and wadani-Huwan should not be allowed to continue their propaganda against Somaliland and time to apse them is over they should be thrown in jail, and I was present at that meeting when Galal said Somaliland should not be recognized, we heard it loud and clear and he should be thrown in jail as soon as possible and anyone who use the tribal card should not allowed to interfere with judicial process and the so called Tribal leaders should not be allowed to continue their activities because they have bypass the law and constitution and their time is up.

  • @MoustapheAbdi
    @MoustapheAbdi2 ай бұрын

    Wawo mudan

  • @nalababy3825
    @nalababy38252 ай бұрын

    MUUSE BIIXI DIIJAAL CAAWAAR MUUSE BIIXI HOOGLAAWAAL👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻🔥🔥🔥👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👻👻👻👻👻👻👻👽👽👽👽👽👽👽👽👽👹👹👹👹👹👹☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

  • @mrhalane6393
    @mrhalane63932 ай бұрын

    U codee Biixi mar kale

  • @faisalali2699
    @faisalali26992 ай бұрын

    Great president

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed92912 ай бұрын

    GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND

  • @xuseenmaxamed8035
    @xuseenmaxamed80352 ай бұрын

    Somalilan Somalilan ❤❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed92912 ай бұрын

    LACAGTII LAALUUSHKA LAGU BIXIN JIRAY SOOMALILAND AYUU GALIYAY DIYAARADO DAGAAL IYO CIIDAN BADAN

  • @MukhtaarAxmed-xe7rq
    @MukhtaarAxmed-xe7rq2 ай бұрын

    Mashaalahinshaalah

  • @abdillahisalah5872
    @abdillahisalah58722 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ somaliland guul❤❤❤❤

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf44942 ай бұрын

    Hal xeer oo kaliya! Maxay qabtaan nimanku haddaa? Mahadsanid Madaxweyne. Waan la xisaabtaynaa Golaha Wakiillada inay dalka wareeriyaan maaha oo ay mushahar 4000 ah iska qaataan iyagoo aan waxba u qaban dalka

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdoАй бұрын

    Waxaan u sheegayaa tv yada somaliland ka shaqeeya inay microphonada hagaajuyaa especial when thers presidential speech

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y2 ай бұрын

    SOOMALIWAN HAMIDOWDOO OO HAKA MIDOBAAN CADOWGA ITOOBYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA

  • @nazdalaan
    @nazdalaanАй бұрын

    Waa reer miyi, wuxu ku hadlaayo caruurtu isuma sheegto.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y2 ай бұрын

    🫐👉👉🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA QUSHAAASH QUSHAAASH CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH

  • @user-um6ln2xf1c
    @user-um6ln2xf1c2 ай бұрын

    madaxwaynuhu ma ciyaalbu u sheekaynaya

  • @user-cw3pd9ht6p
    @user-cw3pd9ht6p2 ай бұрын

    13 sano aaaaa waar adoyga waxay kaga dhagtay somalia 🇸🇴 wlahi waa gaboobey waa odaygii layidhi wuxuu indho beelay isaga bakayla arkaya wax waloo ladhaho wuxu yidhaa bakaylaha muu leegyahay moroodi aya looga shekayaa wuxu yidha bakylaha muu leegyahy isagna waa sidii ogaygu

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals32672 ай бұрын

    Wejigaaga ilahay gubo bal waxa naclad ku taal eeg wejigiisa .

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf2 ай бұрын

    Illaaheyna law aqbalimaayo awdalbaan itoobiya siiyey reer awdalna kaa aqbalimaayaan ehlunaar xaaraana

  • @user-pf6lp9yn6m

    @user-pf6lp9yn6m

    2 ай бұрын

    waar xishoo ilmo wisis baad tahaye Indhahaaga oo shana Ayey Imanayaan Ciidamada Bada Ee Ethiopia Markaa waxanku leeyahay Xishoo?

  • @axmedgurayalghazi7195

    @axmedgurayalghazi7195

    2 ай бұрын

    Ciidamada ethopia aad leedahay way imanayan ma dhul aad leedahayba amxaaryahow ethopianka daba dhilifka u ah

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals32672 ай бұрын

    Xitaa isla yaabi maayo , qofku markuu nacas yahay oo fuley yahay , munaafaq yahay oo beena waaz yahay, oo jaahil yahay , waa kanoo kale waxaase ka sii yaab badan kuwa uu hortaagan yahay ee la dhacsan .

  • @cabdilahi-z1z
    @cabdilahi-z1z2 ай бұрын

    noolow madaxweyne muuse

  • @user-qr6mv8rk9p
    @user-qr6mv8rk9p2 ай бұрын

    Somaliland Guul iyo Gobannimo InshaAllah.

  • @ismailomarnor9655
    @ismailomarnor96552 ай бұрын

    kkk qiiqa hawada kubaxa walaahi QABIIL ISAAQA waa daacad bal waxay dhageysanayaa bal eega MISE JAADKA ETHIOPIA MIYAA WAX TARAY

  • @user-ms4lm5bn3c
    @user-ms4lm5bn3c2 ай бұрын

    Somaliland ninkan ka danbaynmayso waa kii dumin lahaa

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h2 ай бұрын

    Xagay taalaa ama kamuuqotaa maaliyadda korodhay 700% !. Cajiib, aduunkaba kamajirto maaliyad intaa graph kor ukaco. Suduu leeyahay hogaamiye muuse!

  • @maxamedcumar4512
    @maxamedcumar45122 ай бұрын

    Ala Ayaay lsagaa iska hadlaya dhulka ugu balance isagaa boobey ee sharciga uu sheegayaa haqabto oo halugu fuliyo

  • @Dayaxmaxamed-jn9od
    @Dayaxmaxamed-jn9od2 ай бұрын

    Mudane madax waynee😊

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l2 ай бұрын

    Kani meel kale ayuu inagu wadaa maanta awyuu soowada baxay

  • @nalababy3825
    @nalababy38252 ай бұрын

    MUUSE BIIXI WAA DIIJAAL CAWAAR HOOGLAWAAL 👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👽👽👹👹🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️☦️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

  • @user-gv2ej2yt7d

    @user-gv2ej2yt7d

    2 ай бұрын

    🦗🦗🦗🦗

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y2 ай бұрын

    👉👉👉👉👉👉🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹ITOOBIYA WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan26732 ай бұрын

    arinta dumarku waa sheeko gaaleed haku meeraysan kufsi la sheegaa ma jiro naagina rag uma talinkarto diiniyan

  • @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
    @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz2 ай бұрын

    Waxaa qayrkeen inagareebay xasuuq baa naloo geystay mafiicna dhiblagasoogudbay in lagu qudbadeeyo waayo waxa taagan hada ama sanadkaa udanbeeye dhacdooyinkii dhacay wixii dhaliil ah wixii guulo lagaadhay dhaqaalaha iwm ayaa loobaahanyahay lkn halgan iyo xasuuq 30 sano kahor ah maan ta loma baahna waxkale 😮

  • @user-hb8gt7eq1q
    @user-hb8gt7eq1q2 ай бұрын

    Kuwaad adigu dishay soomsli laan iyo dhul bahante sheeg

  • @ShireCadde
    @ShireCadde2 ай бұрын

    30SANO BEENTAAS LOO SHEEGAYAAA. ILMO ABAARSO

  • @ameentaani696
    @ameentaani6962 ай бұрын

    Labka kiisa adag muuse biixi abdi xildiid

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed2 ай бұрын

    M.M.M.B.Abdi Guul JSL wabilaahi towfeeq five more years go ahead there’s no doubt your presidency

  • @shakumar47
    @shakumar472 ай бұрын

    Fashilkaga wxba xisbiga wadani hala donaan muda k xiisho o is casil

  • @aamiinxuseen8088
    @aamiinxuseen80882 ай бұрын

    Guul somaliland horen usoconayna

  • @ameentaani696
    @ameentaani6962 ай бұрын

    Labka kiisa adag muuse biixi abdi

  • @rooblejaamac8480
    @rooblejaamac84802 ай бұрын

    Laba boqol oo isaqa ayaa la dilay ayuu yidhi beenale ilahay ka goay

  • @muktarosman8650
    @muktarosman86502 ай бұрын

    Walaahi wuu dedaalyaa ninkani

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y2 ай бұрын

    ITOOBIYA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO QUSHAAASH 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed40572 ай бұрын

    Dadka dhegeysanayaa dulqaad badanaa,

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail19842 ай бұрын

    Kacanka marka waqoyi laga sarayay Waxa dhimatay konton kun qof qiyasa marka kacanka muqdisho fila somalia laga saray urur USC ka sarayen meqa dhimatay hadi awoda kacanka gobolka waqoyi ay konton kun qof ku dhimatay mesha ugu awoda badneyd madaxweyne maxamed siyad fadhiyo marka ka sareynay mana lo sacbineyn wa nala dilayay meqa ku dhimatay jano alaha geyo aderkey cali maxamuud calisow waange ila iminka dharkisa dugnay dhig leh nalo kenay bundada arare inu ku dhintay wasirka ilmahisa macalin u aha marexan racay horey u dilen nala yiri USC marka kismayo kusi socota meydka bundada arare laga hela bararay qadmeyn USC dugen dharka no kenay

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2952 ай бұрын

    Miyir ma jiraa

  • @user-dl9lu8ne1x
    @user-dl9lu8ne1x2 ай бұрын

    Viva mudan madaxweyn Muse Bixi Abdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Imrancheetah
    @Imrancheetah2 ай бұрын

    War wuxuu ilaaway 3500 Askar Ah gojacade lakgu dilay 1500 Ayakoo nool laqabtay oo kawaha gacma kusidtaan subxanallah wax ka biiqsan cidaan Somalia kama dhalan

  • @ShireCadde
    @ShireCadde2 ай бұрын

    50KUN LAFAHOODII. KU RAAXEYSO

  • @ashamohamed7006
    @ashamohamed70062 ай бұрын

    Futadaada usheg xaya waan baad tahay mujrim mujrim mujrim nahaab been badan ayaad tahay siyaad bare meleteri ayaad u eheed oo duli nimo ayaad ku noled iso silac iska amus naxris ma lihid Hello Hello Hello dokhon wey midoween dhulbahate guul guul iyo gowa nimo darood cadowgaaga waa isaakh waa yahuud cadow naxriis leheen iska jira iska alaaliya waad iska celiseen mashallah guul

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals32672 ай бұрын

    Qoom baaba,aya kanoo kale ayaa hogaaminaya , waxaan idin tusi doona kanoo xabsi cagaha loo geliyo hadaan hargeysaba lagu qaban isagoo guryuhuu bililiqaystay baloodhinaya .

  • @nimcokaaba1298
    @nimcokaaba12982 ай бұрын

    Xaasidii weyaan sacabta ma tumayaan

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman11702 ай бұрын

    Masha Allah Somaliland guul guul insha Allah quurhista dhulkiina Buurco naa build the airport and the Road waadoyiin keeda and Burco iyo Berbera between the two Roads you should fix it many people die there thanks

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h2 ай бұрын

    400) dowladood aduunka ka majiraandee. Waxa jira 193 dowladood aduunka iyo gasiirado oo ku daadsan bada ha caalamka.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga65772 ай бұрын

    DOWLADII HORE KULMIYE WASARADAAHII WADOOYINKIII CEELAAL JEELAAL SCHOOLO WAY DHISEEN DEKADAHII BAY KEENEEN LACAGTII LAGU MAAL GELIYAAY MADARADII WAY DHISEEN WADANKA ODHAN IYO GOBOL WALABA WAX QABAD WAYN BAY U SAMEYEEN WADANKAODHAN HOR U QADEN DABDAMISKI IYO QALABKII DHISAMAHA SOO IIBIYEEN WAXAAY QABTEEN IDINKA MA HAYSAAN WAX QABAD AAD NOO SHEEGTAAN OO WAYN OO LA IDINKA QORO KULMIYAHA MANTOW WA MAYAA WAX WAYN OO AAD QABTEEN SHAQO QARAN CIIDAMDA YAR AAD SOO KORDHISEN BAANU HAYNAA MAALKII MARKA MAXAD KU QABTEEN YAAAB

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14402 ай бұрын

    One million tigre ah ayay ethiopia kudiishay hal saano ethiopia kaa goaynaa Maysan odhan dooda hadad tahay 50kun aya laadiilay Somalia kajaarayna waaqoyi dee idinkuuba waxad xasuuqdeen khatuumo marka dood maa noqon Kaarto waxas xaal kale haala keeno

  • @ismailadan556
    @ismailadan5562 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @AYYUBSPEED
    @AYYUBSPEED2 ай бұрын

    War ana ka wasna 😂😂😂 somalilan yaladhaha🗿😎

  • @yacqubabdulahi

    @yacqubabdulahi

    2 ай бұрын

    Maxaad wax ku wasi waxaad wax ku wastaba ma lihidee 😅

  • @MaxamedAxmed-gp2fp
    @MaxamedAxmed-gp2fp2 ай бұрын

    2ba gobol is not easy😂😂

  • @ubahyusufshirdon1009
    @ubahyusufshirdon10092 ай бұрын

    7:24 Waa inta kaliya uu ku iloowsiiyo hadafkoodii iyo soomaali nimadoodii kow iyo sagaashankii war waxaas uu sheegayo waxuu raba inuu kursiga kusii fadhiyo Soomaali oo dhan way isdishay wayna hishiisay mesha kakaca reer somalilanow

  • @ubahyusufshirdon1009

    @ubahyusufshirdon1009

    2 ай бұрын

    Shaloo u danbeysay mareexan iyo fiqi muxumed aya islaayay oo 70 iska dilay barina way hishiinayaan

  • @AlihurreDirir
    @AlihurreDirir2 ай бұрын

    Somaliland cidhibsan

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv2 ай бұрын

    Mujrin ilaahay ka fogsaday beenaale dhiigya cab ah intaad laysay baa ka badan allaa kula xisaabtami oo aanad been sheegi karin intaad colaad furisay iyo dadka aad qabiilka ku xasuuqday adiga iyo inta kula figrada ah ee nacaybka qabiil ka buuxo jahanaba ayaad gelaysaan idinkoo daciifa maanta kibir iyo awood baad sheegaysaa ilaahay hortiise waxba kama tihid wixii aad daysatayna waa lagu hor keeni insha alaa kuwa maanta kuu sacab tumayaana waxba kuu qaban maayaan ee intaad nooshahay alle u toobad keen oo nabad ka sheqee waa iga talo

  • @HiBoiBrahiM-cn2bg
    @HiBoiBrahiM-cn2bg2 ай бұрын

    Sharaf.sharaf.sharafbaad.ku.nooshahay.

Келесі