SAYID CALI IYO SUURATUL MAA'IDA:-Sidee ayuu isu bedelay dareenka Sayid Cali ,Ehelkiisa?

SAYID CALI IYO SUURATUL MAA'IDA:-Sidee ayuu isu bedelay dareenka Sayid Cali ,Ehelkiisa iyo ehelka Luul sidee uga falceliyeen Xukunka,Maxaase xiga ma toogasho mise Talaabo kale ayaa u furan?
Wariye C/xafiid Nuur Barre ayaa kawaramaya.

Пікірлер: 518

  • @Nimco_3321
    @Nimco_332129 күн бұрын

    Somali iyo indha adeyg waxiii ilahay u qoreymartay kulahaaa asagana waa maraaaa waxiiii ilahay u qoroy noooh 😂😂😂😂

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um

    @RoodamaxamedAbokor-qm5um

    29 күн бұрын

    Haa wallahy

  • @ifraaxileys

    @ifraaxileys

    29 күн бұрын

    Kkkkk haa wallaahi

  • @fowzia-hy6fc

    @fowzia-hy6fc

    29 күн бұрын

    Saxiix

  • @user-kp2cz2cj5v

    @user-kp2cz2cj5v

    28 күн бұрын

    Kkkkk

  • @user-kp2cz2cj5v

    @user-kp2cz2cj5v

    28 күн бұрын

    sax

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed29 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxbashir7334

    @ubaxbashir7334

    29 күн бұрын

    Scw❤❤❤scw scw scw ❤❤scw scw scw ❤❤❤❤scw scw scw ❤❤

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    29 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Kheerto-un5cy

    @Kheerto-un5cy

    29 күн бұрын

    Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @fardosamohamed8783

    @fardosamohamed8783

    29 күн бұрын

    Scw

  • @user-fq6lj3nt7i

    @user-fq6lj3nt7i

    29 күн бұрын

    Ifodrw​@@ubaxbashir7334

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare379929 күн бұрын

    Sayid cali waa gacan kudhiigle arxan daran oo nolasha ku gubay gabadh masakiina waan soo dhawaynaya in LA toogto luul cabdicasiis cadaalad bay heshay masha allah

  • @maahironline

    @maahironline

    29 күн бұрын

    kaalay adi dil iska hadal looma hadlee maku cadeyn kartaa inuu dilay 😏😏

  • @OmardaahirCilmi

    @OmardaahirCilmi

    29 күн бұрын

    Waan ku taageersanahy Maxkamada .Alha unaxariisto Walaasheen

  • @MohamedOmar-fu6uu

    @MohamedOmar-fu6uu

    29 күн бұрын

    ​@@maahironline waladilaya kaali adi kaceli asiga markii gabadha gubaneysay maxu ucarartay waladilaya adiga qori Soo qaado gaali

  • @ashrafarashid329

    @ashrafarashid329

    29 күн бұрын

    ​@@maahironline kaalay adigu toogashada badbaadi gacan kudhiiglahan ilaahey xaqa hakasoo saaro I.a luul cabdicasiis cadaalad wey heli

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    28 күн бұрын

    Wakuh cadahay inuuh dilay sayid cali oo shidalkuh kenay gurigah isganah gubay kholkah oo isgabah shegay intas buh kunokhday dabilah sayid cali intuh gurigih ooy jogan carur iyo gabadhuh khabay oo ur ulahad buh katagay naxaris daranah waabah intas buh kuh mutastay togashadah oo dhimashadah luul isgah sabab u ah oo gurigah kushubay shidalkah dabkanah kudaray iyadoh jogan luul iyo caruetadah waa nah katagay markuh arkay gurigih oo gubanayah Wabilahi tofiiq

  • @sour.candly7868
    @sour.candly786829 күн бұрын

    Qareen Xalane Waa Qareenka ugu Beenta Badan Abid...........Ilhaahey Hortiisa inaad Tageyso Xasuuso........

  • @samiiradirie2559

    @samiiradirie2559

    29 күн бұрын

    Maya sxp lawyers ku shaqadoodaa ah in qofka waxa uuyahayba ladifaaco way ogyihiin in aysan badbaadin karin lkn waa wax sharci ah in qofku isdifaaco it’s normal

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    29 күн бұрын

    walala been maaha ee shaqadiisaa difaac ah marna way qaldanyihiin oo runtaa ka guulesata marna waay saxsanyihiin oo iygaa runta soo hela, marka waa qareeno

  • @muussagal2719

    @muussagal2719

    29 күн бұрын

    Inay been iyo qald kudifacan danbiilaha xaqa daboolan miyaa xalaal ah

  • @nihaalbiintuilyaas2442

    @nihaalbiintuilyaas2442

    29 күн бұрын

    BAQBAQ KAALEY ADI DIID IN LA TOOGTO NAYA MUNAFUQAD U INDHO SHAREERAN THY KKKK MXUU ISAGA GURMAD UGU FIDIN WAYE MUXUU U CARAREY FAMILY SPARO HORTA INDHO ADAKAA BISINKEE HAY

  • @nihaalbiintuilyaas2442

    @nihaalbiintuilyaas2442

    29 күн бұрын

    😊

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed48429 күн бұрын

    صلوا على النبي صلاة للتفريج عن أهل غزة ولنصرتهم 🤲🏽💜 اللهم صلِ وسلم وبارك على سيدنا محمد 💜

  • @freuhassan8175

    @freuhassan8175

    28 күн бұрын

    Nagta mey iska amusto wiilka odeyga ayey kusidirysaa odeyga asaga cafinkara kibirka iska dayaa rerka wilka

  • @najibmaow4755
    @najibmaow475529 күн бұрын

    ILLaaheybaa mahada dhamaanteed iska leh Alhamdulillah

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi411629 күн бұрын

    Qof layiri 90% aya Gubatay ayaa Dhiigkar udhimatay kulahaa.

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi591029 күн бұрын

    dabka wuusababey dhimashada💯 ee wax kale sheeega ......daryeel la'an iyo dhikkar iyo biyaha lagushubey jirkeeda si loobadbaadiyo hakuandaconinee

  • @Aniga-qn9iv

    @Aniga-qn9iv

    29 күн бұрын

    Runtu waa xanuun ma rabto inay taas sheegto😢

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    28 күн бұрын

    Waa mooriyaan

  • @sour.candly7868
    @sour.candly786829 күн бұрын

    Ha i gubin Ilaahey ka Cabso Laa ilaaha ilalaah oo ay Luul Tiri ayaa Marqaati ah..........

  • @HassanFozi

    @HassanFozi

    29 күн бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @kolomeymohamed2745

    @kolomeymohamed2745

    29 күн бұрын

    Sax

  • @nasiibaamino9379
    @nasiibaamino937929 күн бұрын

    Wiilkaan yar qadar baa ku dhacday Ilaahey ha u naxaristo labadoodaba

  • @UmaAhmedMacan

    @UmaAhmedMacan

    28 күн бұрын

    haa wlhi waxa la yidhi qofku marku wax dilayo imanka ka maqan kdb bu ku so daga la xumara 😢😢ilahay ban ka magan galnay dhiig❤binu adam ba isna alle haw gargaro 😢

  • @SawdaAdan

    @SawdaAdan

    28 күн бұрын

    Ilhy hka dulqado musibada ku dhacday qoysaska somiyed walhy wa arin murugo ah inagana ilhy hynaga hyo tan oo kle ​@@UmaAhmedMacan

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali55629 күн бұрын

    Gabadha insha shareerka wadato wax CAD EE iska indha tiree ilaahey kacabso wiilkaan asaa qortay inuu gubay guriga

  • @salmoAxmed-yn6oj

    @salmoAxmed-yn6oj

    29 күн бұрын

    Markas qolka gabadha maku jirin marku dabka daray ee qulka so gashay siduu shegay aso badbadinayana gacan ba ka gubatay marka wixii saxan ilahey og

  • @ahlammohamed2987

    @ahlammohamed2987

    29 күн бұрын

    ⁠@@salmoAxmed-yn6ojlugaha mexe uku gubaan weyse muxu uku cararay haduu rabo inu badbaadiyo

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    28 күн бұрын

    ​@@salmoAxmed-yn6oj oo maqofbaa galaayo meel dab kadhacay

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    27 күн бұрын

    @@salmoAxmed-yn6ojciyaal maa la hadashaan walaalayaaloow Hooyo ilmo guri ku heysato guri gubanaayo ma ilmeheeda ayee banaanka kula cararee mise qol gubanaayo ayeey wax kala soo bexee 🤔

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed388029 күн бұрын

    Yaalaah qiyamamo saas uhadal gabadheey

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare603329 күн бұрын

    اللّه أكبر tiirkaa lagaynayaa qofkii qof dila Qabyaalad iyo nin jeclaysiga goormaad dhaafaysaan ,

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa305729 күн бұрын

    Carabkaan maalibuu qalalidoonaa odagaan qofdhintay xaqiisa duugaya maxaad umaleyn midnool Alle majecla dulmiga Subaxaanallaah 😢😢😢 Xaqa iyo cadaalada Allah uhiiliyo Aamiin Aamiin

  • @user-py8ko2hx4o
    @user-py8ko2hx4o29 күн бұрын

    Insha Allah Masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-os4gh9eb8i
    @user-os4gh9eb8i29 күн бұрын

    Ilaahayoow xaqa uhiili yaa rabi yaa alaah yaa raxmaan yaa raxiim

  • @bashirjama1835
    @bashirjama183528 күн бұрын

    Asc. Aayadihii Ilaahay (swt) way beeniyeen EHELADA Siid Cali.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar771329 күн бұрын

    Qof dab lagu shiday miyaa nolanayo??????

  • @amaalabdow6066
    @amaalabdow606629 күн бұрын

    Ilahay ba xaqii luul so dhaweeyey

  • @suhurismail1064
    @suhurismail106429 күн бұрын

    qofkii qof Islaama dilaba ha la dilo waa sax

  • @user-mt1nk4it3g
    @user-mt1nk4it3g29 күн бұрын

    Abukaadihaan aakhiro wax baa kuu yaalaa

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix29 күн бұрын

    الحمد الله الحمد لله hal dilo dad badan bay cashar u noqonee oo dumar iyo raga Soomaaliyeey guul

  • @user-os4gh9eb8i
    @user-os4gh9eb8i29 күн бұрын

    Balaayo haku difaacdo ilaahayoow xaq daro aan nalagu difaacin

  • @abuayub1222
    @abuayub122229 күн бұрын

    wajigaaga alla gub abuu kaata

  • @user-wp8sy7gj6c

    @user-wp8sy7gj6c

    28 күн бұрын

    Aamiin

  • @mamaaasiyo7315

    @mamaaasiyo7315

    25 күн бұрын

    Amiin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale1229 күн бұрын

    inshaalah iyo maashalaha goormaay qalad noqoqtyay, waar dumarka ka daaya mkarafooonka meesha caadifaad looma baahnee

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h29 күн бұрын

    Mujrimkan Dalamiinka ah Abukataha Isku Sheekayo Waxan U Rajaynayaa In La Gubo Waa Shaydhan Difacayo Daalim

  • @bashirjama1835

    @bashirjama1835

    28 күн бұрын

    Asc. Haddii ad maqashid Garyaqaan waa beenloow difaaca qof dambiile ah.Garyaqaanka runtaa waa Aayadaha Ilaahay ( swt).

  • @nurfunny6411
    @nurfunny641129 күн бұрын

    Balaayo haku salaanto Qareenkaan waa Xaasid bilaa.arxan ah dayac u dhimo insha Allah

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    29 күн бұрын

    walal adiguba hadaad danbi gasho been ama run waad qabsan laheed qareen ku difaaca oo runtaad soo saraa.. waa dada shaqadooda wata ee qofna makala jecla

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    29 күн бұрын

    Abukatah xalanah waa bah nin iskuh buqsan oo waxuubah ilawey magacih luul abahed Markah wabah nin masxadisubah makhantahay oo jirmigisih lojeedoh wanah arin yabkedah wadatah oon kuh aragnay abukatah xalanah

  • @khadrahassan8966
    @khadrahassan896629 күн бұрын

    Alx mar hadii la xukumay😢😢😢😢

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    29 күн бұрын

    waa markii labaad ee la xukumo

  • @user-py5dx2wc8l
    @user-py5dx2wc8l29 күн бұрын

    ماشاء الله 🎉💃🏼🎉💃🏼🎉

  • @ismailkhadija9970
    @ismailkhadija997029 күн бұрын

    Yes.yes.yes.yes.v.good

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o29 күн бұрын

    Walaalka cadaalad ayaa ku dhacday indho shareerey e samirka iska sii qaado halkii luul aday ayuu walaalka adaya isaga ayaana gacantiisa ku kasbaday Illahay luul haw naxariisto Manta waa u farxad qoyskii ay ka dhalatay ilmahedi iyo qofkasta oo soomaali ah oo damiir leh

  • @samiroabdi6574
    @samiroabdi657429 күн бұрын

    Maaweela ka socota meesha Racfaan kalaaa

  • @samowsamale3490
    @samowsamale349029 күн бұрын

    Sayid Cali eedeysane ma aha xukun ayaa ku dhacay waa dambiile ila meereyso waxba tari meyso badhka ha la geeyo wa bilaahi tawfiiq

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama548329 күн бұрын

    allahu akbar luul cadalad heshay mashaAllah

  • @abcbc4008
    @abcbc400829 күн бұрын

    Asc cadalada ha shaqeyso umada somaliyeed Alle ka cabsado Abukate xalane u samee si cadalada umada somali.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.123329 күн бұрын

    Qaabili.is not easy wallahi gabartan warkaas waxa kakeeney wa.qalbi.caaajiib

  • @kertguhad5447
    @kertguhad544729 күн бұрын

    Finally 🎉

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v29 күн бұрын

    Xaqiba sheqeyey alle hau naxariiste luulba cadalad heshay guul Guul Guul.

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    27 күн бұрын

    Wali😢😢😢 aan aragno asoo la dilayo

  • @musamohamed5778
    @musamohamed577829 күн бұрын

    Subhanallah

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre489529 күн бұрын

    Alahmdulliha allahu akbar

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor637029 күн бұрын

    😭😭😭😭😭 ilaahow Cadalalda nugu dil Ma muran baa kajira inuu gubay Subxaan Alla

  • @user-gb8pd4sh4z
    @user-gb8pd4sh4z27 күн бұрын

    Masha alah

  • @salmamohamed6611
    @salmamohamed661129 күн бұрын

    Dadkaan dad dimanaya maahn miyaa walee somaliya cadalad mataalo Khainkaan warkisa nagadaaya Wax cad baa laiska indha tirayaa Subxanallh

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool235329 күн бұрын

    Allahu akbar cadaalad ayy ku xukunray Allahu akbar Allahu akbar

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc28 күн бұрын

    Nagdan afka wen tay see dirahdo illahey haku bixiyo niin gukuwo naya cadalada ha shaqeyso waliked wllshena luul guul Aya urajeyna kisgeda

  • @fadumoabdulle9819
    @fadumoabdulle981929 күн бұрын

    👌👌👌👌👌👌👌

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2g29 күн бұрын

    Asc habar gidir cadaalda ma taqaan Ninkan waa dil toogasho toogasho toogasho toogasho toogasho ah

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian165829 күн бұрын

    Allah Hu Akbar

  • @user-of6eq4yw5s
    @user-of6eq4yw5s28 күн бұрын

    ‏‪9:06‬‏

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim82029 күн бұрын

    Dafiraad badanaa naagtan gaaban isagana qadartuu sugayaahe dumarow kornaageed kaba isma dheeree allaah kabaqa aayadi alle ayaa lagu qaaday ninkaane wabilaahi towfiiq

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys29 күн бұрын

    Scw❤

  • @IbrahimXassan-zb8qg
    @IbrahimXassan-zb8qg29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ib4lq4tv9o
    @user-ib4lq4tv9o26 күн бұрын

    Wajiga allaah ha ka badalo gabadha dhaheyso walaalkey lacnad haku dhacdo taasi baastarad weeye baastaradwaaye baastaradwaaye baastarad waaye ok malcuunad ah

  • @user-cc8nr4wb2q
    @user-cc8nr4wb2q29 күн бұрын

    😢😢

  • @user-wr8bo4dz4g
    @user-wr8bo4dz4g28 күн бұрын

    Way Adab Darantahy Naagta indho Sharerka wadata Way khaldantahy Asaguna waxuu Ala Uqadruu maraaa

  • @user-oj2mf9rt1o
    @user-oj2mf9rt1o28 күн бұрын

    Ilaahow adaa caadil ee xaqa sii gabadh cidkale awood badan majirto wiilka allah baa halmar nafta ka qaadi kara hadu gacan ku dhiiglaha yahay

  • @AsadaadamIbraahim
    @AsadaadamIbraahim29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @HusseinAbdirahman-cw8ho
    @HusseinAbdirahman-cw8ho27 күн бұрын

    Luul Allah unaxaristo marna xaqeeda maqarsomayo

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir788629 күн бұрын

    Gurmadkii ugu horeyay mxu walalka ugu fidin wayay,yareey dhiig Islam ma qarsomo

  • @intisar2630
    @intisar263029 күн бұрын

    Qalbi adaka, qumayo! bal diifaca sayiid cali malinta qiyamaha!

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz29 күн бұрын

    Anaga Hdaa nahy dhalinyarta reer muqdisho dil togasho maahe wax kle nama maraan wlhi hdii kle waa lis baranaa lama kala awood badne

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t29 күн бұрын

    Xaqa Allah Tuso kuwa Xaqdarad Maxkamada waa Tii ILAAHEY. ALLA. KA CABSADA

  • @shaharsaatabdulle4827
    @shaharsaatabdulle482729 күн бұрын

    DERBIYADANA HA XOGXOGAN DHUUSADANA MEESHA KA DHAAF PLZ

  • @marwinafaras6994
    @marwinafaras699429 күн бұрын

    😊

  • @dagansh5606
    @dagansh560629 күн бұрын

    Qareen wiilka hadalka ma Ilaahay ayaa hadalka ka qaloociyey mise saas ayaaba ka cilmi ah

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f28 күн бұрын

    Indha adka wuxi Allah uu qoray ayay martay kulaha na illahay kabaq

  • @Caliya7
    @Caliya729 күн бұрын

    Isaga waxa uwanaagsan in ladilo waayo dilka aduunkan kan aaqiro ee aan laga dhimaneyn ayaa kadaran. Xaqa Allaah ha uhiiliyo.

  • @amalhassan2071
    @amalhassan207128 күн бұрын

    Afkiisa wuxuu kayiri waqti ayey udhimatay lkn sababta ayaan lahaa

  • @sunta1294
    @sunta129429 күн бұрын

    Dhiig kar udhimo adiga dabka ka xoog badan waxaan somaliya qareen mahan in akstoo aniga jacleen wiilk in ladilo waa dhalin yaro xanaq ugeye dil kama aheen maser yiri iga keeney aabaha dhaley ga dhas waxan dhihi lahay ilahey dartiis ku cafi

  • @jihaanabdukhadir1235

    @jihaanabdukhadir1235

    29 күн бұрын

    Allah Kama cabsan dhabada iidaba waxey ehed gabar yar ilmo korsaneso oo nafta dhaafiyay uma jeedaan miyaa alah somaliyee Allah kacabsada

  • @ibraahimmahamud5148

    @ibraahimmahamud5148

    29 күн бұрын

    Cafis aa , kan qisaas baa uroon hadii kale gabdho kale oo badan buu gubi doonaa , nin naf bini aadam in uu gubo katustey in uu noolaadaa qalad waaye saqajaanka , kani ragga soomaaliyeed buu meel kadhac kuyhy in uu sii noolaasa arxan laawe bilaa naxariis ah

  • @user-fc9og4xo7f
    @user-fc9og4xo7f29 күн бұрын

    Familyga sayd ali ma xiishoonayaanba ilaahay kA qabaa dhagar qabee ha u hilinine

  • @gigachad9879
    @gigachad987928 күн бұрын

    Abuukaate Xalane diinlaawe shaqadiisa waa inuu khaain difaaco. Allah SWC wuxuu yiri WALAA TAKUN LIL KHAAINIINA KHASIIMAA. Xalanoow meelaad Ilaahey uga dhuumato raadso

  • @mUsAboMg
    @mUsAboMg28 күн бұрын

    Subxanalaah bal gabadhaa waxay ku hadlayso firiya markii aad alae horragantahay ayaan ka jawaabi

  • @user-ry1lz3rh8m
    @user-ry1lz3rh8m28 күн бұрын

    Xaqa guulaysan I.a😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q29 күн бұрын

    Allxmduliilh allxmduliilh diilyow waalgu diilaye 40 ayuku jiira ninkan diilaga ah yesssss yeessss xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah

  • @khairsoualMed
    @khairsoualMed29 күн бұрын

    Dayac bey u dhimatey kulaha Allah ha sahlo cadalaad daraada ka jirta mesha ah sababta maanta Adeerkey uu niin askariya ugu dhex togtey magaladas gacan ku dhiig laha ilaahow wajibgiisa la mariya insha Allah

  • @hassanmohamud6658
    @hassanmohamud665828 күн бұрын

    Horta isaga qisaasta u roon marwalba wa dhiman lahaa cida gabdha wax u fiican cafis .

  • @GaneysomGaneysom
    @GaneysomGaneysom28 күн бұрын

    3:09

  • @FuaadPoi
    @FuaadPoi28 күн бұрын

    النفس بلنفس 😢😢

  • @AhmedMohamed-bo6ss
    @AhmedMohamed-bo6ss29 күн бұрын

    Wa

  • @hfm9834
    @hfm983426 күн бұрын

    Gabdha waxii u qornaa aa ku dhacay kulaah xasbunllaah war Alla ka baqa cideey oo iska amusa hadii wax sax ah sheegeen.

  • @user-of6eq4yw5s
    @user-of6eq4yw5s28 күн бұрын

    انالله وانا اليه راجعون ياناس قاف ربكم ilaahow umadan ismaslax qadarta alaah waa dhacda layab maleh laakiin somalidi naxaristii aya ka dhamatey iskudir koley wey dhacdey wana qadar alaah alaha unaxariisto laakiin wiilkan asna qadarta kudhacdey ilahey hanaga hayo anaga iyo intii muslima haleysa cafiyo ilaahey awodiisa iyo amarkisu halagu cafiyo ayaan udhihi lahaa waayo waaba lagagooyey dambigii qof subax walba murug cabsi usokacayo asagaba oqalbiga ka dhintey oo shalay taagan aawey islaanimadi iyo raxmadii muslimka lagu yiqiin in alaahu maca saabiriin ilaahow raxmadaada kusodaji ar iska cafiya cafiya cafiya inta dhigya gabadha leh ilaahey heydin cafiyee gabadhana rowda minriyadu jano hakuraxeysto insha alaah yaarabi

  • @user-kv3ki2wr2s
    @user-kv3ki2wr2s29 күн бұрын

    Halo qisaaso

  • @turklersa4291
    @turklersa429129 күн бұрын

    Siilka hooyada hana salaamin tuug tuug dhalay gabadhaada hala gubo insha allah

  • @mohamedkulmiye8523

    @mohamedkulmiye8523

    29 күн бұрын

    Hooyo hacaynin wll❤

  • @user-tx5wy6tc2s

    @user-tx5wy6tc2s

    29 күн бұрын

    Gabdhisa danbi maleh. Pls khalad khalad ha ku sixin ninkan shaqdisa sida ah lkn xaqa ma uusin raacin. Dadkana Hal dhinac ma raacan alxamdullah illahyba inaga xaqa Ina raaciyay

  • @rashkaff3242
    @rashkaff324227 күн бұрын

    Quranka hadii lagu dhaqmaayo ninkaas gubid buu istaahilaa يقول الله عز وجل .وكتبنا عليهم فيها الننفس باالنفس والعين با العين والاءنف با الاءنف والاءذن با الاءذن والسن با السن والجروح قصاص فمن تصدق به فهو كفارة له ومن لم يحكم بما انزل الله ..الي اخر ايه Naftii naf disha waa ladilaa qofkii il rida waa laga ridaa qofka san gooya waa laga gooynaa qofka dhag gooya waa laga gooynaa qisaastu waa sidaa sida dowladu rabto masamaynkaran amaa rabi baa ka abaal marin maalin aysan waxbo sheegi karin ay gacmaha qaniini doonaan

  • @hodaismail-zw6kg
    @hodaismail-zw6kg28 күн бұрын

    Ummad caqligu wada fadhiyo weyaan familka sayid cali 1: dab hadii aan shido dhibka kadhalan karo danbigiisa yaa iskale 2: lawyerkan xaguu wax kubartay dib haloo badho dhibka aad gaysato adaa kamasuula qofku haku dhinto ama yuusan kudhimanin War ilayn anaga wax aragnay Somaliya awalba cadaalad majirin kulahaa yaa ugu wacan somaliya waligeeda nabad noqon mayso intaydun kunooshiin dhib laan maba joogi kartin dadka ugu badan ee qaraxyada kudhinta waa idinka ILLAHAY caqli haidin siiyo

  • @XawiiwoMacalin-xg2yz
    @XawiiwoMacalin-xg2yz28 күн бұрын

    😢

  • @user-eh9ng6ep3r
    @user-eh9ng6ep3r29 күн бұрын

    Maasha alaah cadaalad

  • @edebsanaxmed4821
    @edebsanaxmed482127 күн бұрын

    Yaa Rabi qof gubtay biyo laguma damiyo hadii darajada koowaad uu dhaafo lakn kuli sheyin maktuub

  • @user-rd8nv6gh2o
    @user-rd8nv6gh2o29 күн бұрын

    Tan waa musiibo ilahay hanaga qabto umada nocan oo kale subxaana llaah

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y27 күн бұрын

    WAAAN MA WARIYAA MISE WAA DAD WAAALWAALAN MAXAY Y I HIIIIIN WARIYE KAAS U WARAN 🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍😤😤😤😤😤😤😤😤🐕‍🦺🦮🦮🦮🦮🦮🦮🦮

  • @SharmarkeOmar
    @SharmarkeOmar28 күн бұрын

    Gabadha indha shareerka wadata indha adkaa kulahaa daryeel la'aan ayay u dhimatay haduusan isaga gubin muxu la cararay oo u baxsaday mida kale nin shiidaal soo gatay oo guri naagtiisa ku jirta gubay walhi in la difaaco waa dambi weyn ninkan warkiisa ayaa batay cadeemo badan ayaa la keenay hala toogto xaqa ha shaqeeyo

  • @MaryamoAbdi-fu5lt
    @MaryamoAbdi-fu5lt28 күн бұрын

    Alxm alxm alxm

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv29 күн бұрын

    Gabadha fiiri siday is leedahay subhanAllah😢 ma rabto inay ka jawaabta su,aasha dabka aqalka walaalkaa ma ku gubay? Maxaa meesha keenay dhakhtar bay wayday ? Gaas buu doontay qolka inuu gubay ka soo qaado sow sababta isaga ma lahayn naa Allah ka baq

  • @CABDIRASHIIDMAXAMED-jr9dm
    @CABDIRASHIIDMAXAMED-jr9dm28 күн бұрын

    Asana wixii ilaahey uqoro ayuu marayaa cadaalad daro miyey hawargidir sheeganaayaan waa aduun

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen938129 күн бұрын

    Gabadhan walalnimo aya jiidhka dhaqaajisee laakiin walaalo allah subxaana waa tacaala ka baq oo sheydaanka iska naar waxani waa lawada arkayaa qof walbaa oo aqli saliima lee .allah isaka idhabadanee aa oo dhiiga bini aadam kaa iska lee ee marwalba dareenku yuu kuu qaadinee allah qabsidiisaa isku deeye

  • @hodhanabdi5910
    @hodhanabdi591029 күн бұрын

    hypotension waxey kaimadey shock ....oo kaimadey in jirkeeda ugubtey oo biyahi maqaarkeda keydinaaye jirkeeda bexeeen.....xitaa hadii dhiikarkaas keenay dhimashadeeeda oo kiliyaheeda dhib ugeyeen...dabka ayaa sawab u ah💯💯

  • @LeylaIndhoy
    @LeylaIndhoy29 күн бұрын

    Qareenka xitaa wllhi waa danbiile kulaha hadaan ku sheego ina ku dhacdo adaa isku keenay qof deb shidan geleyso miyaa jirto ?🤔👋bal ijwba

  • @SamiyaXashi
    @SamiyaXashi22 күн бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-lb4wg9ov2j
    @user-lb4wg9ov2j23 күн бұрын

    Hooyominh❤❤😂😂😂

  • @user-mt1nk4it3g
    @user-mt1nk4it3g29 күн бұрын

    Cadaalid taraa ku dhacdiy kula Haa ilaahiy ka baq walaalkaa waa killer xukunka ku dhaciy dilaagaan waa xaq finally soomliya cadaalad baa taala allahmdulaahi luul maanta xaqaadee ilaahiy ha u naxariisto

Келесі