SIDA LOOGA DHIGO SANNAD DUGSIYEEDKAAGA CUSUB MIDKA UGU FIICAN? l NOLOL QURUX BADDAN! #12

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

5 TALLAABO OO KAA DHIGI DOONA ARDAYGII AAD WELIGAAGABA KU RIYOON JIRTAY IN AAD NOQOTID.
Halkan ku qabbo Subscribe:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 225

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Sidee tihiin? Waxaan filaa in aad ladantihiin. Ma ogtihiin waan idin xiisaa haddii aan maalmo idin kasoo daaho! Runtii waxaynu noqonay HAL QOYS! Soo sidaas ma ahan?! Ha hilmaamin: Adiga waxaad tahay qof aad u qurux baddan ka dhig noloshaadana mid aad u qurux baddan! Dhig raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.

  • @shiinecade6918

    @shiinecade6918

    5 жыл бұрын

    Wcs

  • @laacibsoojabay2105

    @laacibsoojabay2105

    5 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin mahasanid ayuub waxbadan ka bartay alle haku xafido

  • @firdowsaelmi8247

    @firdowsaelmi8247

    5 жыл бұрын

    Wa alleykuma wasalam walal ayuub waankuu ladnahay alxmdllh anakaba sidookle waankuu xiisnay ku mhdsnid baraarujintaada allaha ku dhowro ♥️

  • @ikmaqurux4680

    @ikmaqurux4680

    5 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin Tamm waan fcnhy macalinkenii nolosha sidoo kle aad ayaa kugu xisnay waayo dhirigilintada kama daalno Alaah ku xafido haa hal qoys ayaa noqone ilaah naga dhiga kuwii janada ku kulma Aamin yaa rapi iinsha Allaah🤗🤗

  • @khadrafarah8272

    @khadrafarah8272

    5 жыл бұрын

    wcs wr wb wllo masha Allah anaga iyo familka dhan waanu ficanahy anaguna waan ku xiisnay Allah haku xifdiye dhiirigalintaada qaali waan uxiisnay Runtii 😍😍😍 waad ku mahadsan tahy dadaalkaga qaali wllo Allah yaxfadak Akhii fillaah

  • @ogaansho
    @ogaansho5 жыл бұрын

    baarakalaahu fiik ustaad ayub howl aad uwanaagsan ayaad haysaa

  • @nouserthischannelknowjustn834

    @nouserthischannelknowjustn834

    3 жыл бұрын

    Ogaandho

  • @qayzqayz2637
    @qayzqayz26375 жыл бұрын

    Hadaad tahay qof wax barsho jacel Reply Like😍

  • @muxsincade3371
    @muxsincade33715 жыл бұрын

    Hadaaa tagero utahy ayub yusuf sakin like isaaar😂😂😂😂

  • @hamdaabdalle5585
    @hamdaabdalle55855 жыл бұрын

    First person ii soo duceeya fadlan walaalayaal inuu ilaahay waxbarashada ii dhib yareeyo جزاك الله خير الجزاء أخي ....😊

  • @mohamudmohamed4907

    @mohamudmohamed4907

    5 жыл бұрын

    Hamda Abdalle Allha Noo Wda fududeyo

  • @hamdaabdalle5585

    @hamdaabdalle5585

    5 жыл бұрын

    امين يارب 👋👋

  • @kamalabdullahi61

    @kamalabdullahi61

    5 жыл бұрын

    Hamda Abdalle Alle haku fududeeyo wll

  • @khadijoquruf

    @khadijoquruf

    5 жыл бұрын

    Ilahay haku dhib yareyo

  • @amiraabdullahi2573

    @amiraabdullahi2573

    5 жыл бұрын

    Thanks Ayub wllky

  • @strongwomen8588
    @strongwomen85885 жыл бұрын

    masha allah walal marwalba vedio yashada nolosheyda an ku dabaqa waxbadan ne wan iska badaly mahadsanid marlabad

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98555 жыл бұрын

    Mahdi korkaga ha ahaato Wll qaali dhiri glintaadu waa wadada guusha Ayub Yussf Sakiin Magcaa ha jiro Ustaad ♥♥

  • @kaabe9459
    @kaabe94595 жыл бұрын

    Manshaah Ayub Yusuf waxad bulshada u haysa mowduucyo aad u qaali ah sidoo kalana waxaan aad ugu faraxsanahay inaan kamid noqdo Chanel kaaga .thanks for your effective lesson you're the one who makes me motivation in my life .and may Allah meet us in jannah in here after. Thanks a lot Ayub Yusuf

  • @maxamed9735
    @maxamed97355 жыл бұрын

    The roots of Education are bitter but the fruits are sweet .

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron99495 жыл бұрын

    Mashaa Allh Ayuup sakiin Tack för hjälpen Du är jätte snäll

  • @ifrahyussuf8031

    @ifrahyussuf8031

    5 жыл бұрын

    😅😅Tror du att han fattar vad du säger

  • @rumanshankaron9949

    @rumanshankaron9949

    5 жыл бұрын

    @@ifrahyussuf8031 Ja. Javisst Därför att han läste mycket böcker Han måste vet mycket språk . Han har allsidig kunskaper

  • @wacaneeyshire2884

    @wacaneeyshire2884

    5 жыл бұрын

    Roman Ina cadaani jo, men kanske han läste inte svenska böcker 🤪🤪🤪

  • @Honjannogale123

    @Honjannogale123

    5 жыл бұрын

    Mashallah wad wanagsantihiin long waxa kasiiwanagsanan lahayd inad luqadiina kuhadashaa khalad yaan liifahmin

  • @rumanshankaron9949

    @rumanshankaron9949

    5 жыл бұрын

    @@wacaneeyshire2884 Ja kanske

  • @tik_tok_officialpage1392
    @tik_tok_officialpage13925 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid aya kuleyahy hormar wacan

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi615 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad horay usoco 🙏

  • @MRKAHIE
    @MRKAHIE5 жыл бұрын

    Hadaa waxbaratid like iisar

  • @almaabdi5648

    @almaabdi5648

    5 жыл бұрын

    ASIF KAHIE hada wax barto aniga barto why like kugu Sara? Hhhh

  • @MRKAHIE

    @MRKAHIE

    5 жыл бұрын

    @@almaabdi5648 sxb waxa uun ka waday liketa farxad jimco iyo in waqtigayga farxadeed la qaybsado asxbta igu levelka ah

  • @fiicaneefaceedkaroon3629

    @fiicaneefaceedkaroon3629

    5 жыл бұрын

    Mnsh Allh Ardayda wn jclhy inaan soo dhaweeyo,da daal hory usii soco wll like iyo ka bdnba wad igu leedahy,wayo wxaa thy Ubixi Wadanka

  • @almaabdi5648

    @almaabdi5648

    5 жыл бұрын

    ASIF KAHIE WAN kaftamaya walal WAN kusaray 👍👍👍

  • @fiicaneefaceedkaroon3629

    @fiicaneefaceedkaroon3629

    5 жыл бұрын

    @@almaabdi5648 kkkkk funny Mnsh Allh

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf5 жыл бұрын

    Yaa kushegay inaan hada bilawnay sand dugsiyedkii😂chanalkan anaga iska leh wall ayub mahdsnid kasoo hadal qofka jamacada dhamaynaya waxyalaha laga rabao mahadsanid

  • @johndalton76
    @johndalton765 жыл бұрын

    Moch AllaH Ayub YusuF sakin wxaad tahY ShaQsi Aan ku daYdo wll

  • @qamarali7638
    @qamarali76385 жыл бұрын

    Kazakalah qeer walaalkeyga qaliha ah allah ino ka dayo

  • @maryamabdirzak3716
    @maryamabdirzak37165 жыл бұрын

    شكرا استاد الغالي ايوووووب فخورين بك واللة 💕💕💕

  • @abdulahmedhassan9134
    @abdulahmedhassan91345 жыл бұрын

    thanks bro i proud of you wlhi whn feel luzy i watch your video to motivate my self any way thankz keep going .....mr ayuus yuusuf sakiin...

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar40795 жыл бұрын

    شكرا اخي فالله وجزاكﷲ خيرا☺😊

  • @hothachmohamed3698
    @hothachmohamed36985 жыл бұрын

    Mnchllah ayup wllkey ad umhdsantahay runti waxa thy gof mudan nolazha in wax badan loga faido ku dayazho mudantahay Ilike U

  • @NumberonefarmNof
    @NumberonefarmNof5 жыл бұрын

    Masha allah ustaad yuusuf sakiin Inbadan dhiiri galintaada Keep going ustaadii

  • @naimaabdullemohamed9811
    @naimaabdullemohamed98115 жыл бұрын

    Thanks my teacher

  • @farxiyacali9870
    @farxiyacali98705 жыл бұрын

    Masha Allah Ustaad wad na dhirigalisaa noolow

  • @muhamoh5362
    @muhamoh53625 жыл бұрын

    شكراً أخي Run ahaantii waxaa lajooga wakhtigii aynu inagu dunida wax badalilaheen Reer galbeedku wuu daale inamariya wlllyaal aynu dunida qabsane guul dhamaan muslim oo dhan alle kor haa inoo qaado Aamiiin

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah82725 жыл бұрын

    waad ku mahadsan tahy sida Quruxda badan ee aad noogu faaiideysid Xili kasta wll jazakallahu khayr Al jazaa Allah yaxfadak fii Dunyaa wal Aakhirah hore usoco wll 🖒💯👏

  • @ummumannal3643

    @ummumannal3643

    5 жыл бұрын

    .. .m

  • @mohamudmohamed4907
    @mohamudmohamed49075 жыл бұрын

    Masha allh

  • @suldankaumadasmaliy33d5
    @suldankaumadasmaliy33d55 жыл бұрын

    Tnx Alot Ustaad #Ayoub Yousuf Sakiin

  • @maxamedjama2167
    @maxamedjama21675 жыл бұрын

    Sabtidan ayaan imatixanka gali rabaa marka wllayaalow qalbi furan iigu duceeya laga yaabe in khaarkiin ducadiina la akhbalo

  • @muunadegan9401

    @muunadegan9401

    5 жыл бұрын

    Aaamiin Wll Alle hkuu fudydiyo ana kula mid ahee Alle hynoo fudydiyo dhmntn

  • @anisoabdulle1934

    @anisoabdulle1934

    5 жыл бұрын

    Allah ku fududeyo brother

  • @umusaleman3066

    @umusaleman3066

    5 жыл бұрын

    Masha Allaah Jazakalah kheyr

  • @wacaneeyshire2884

    @wacaneeyshire2884

    5 жыл бұрын

    maxamed jama allaha kuu fududeeyo qalbiga neh daji ducane badso 🙏🙏

  • @dreamgirl-wl3pg

    @dreamgirl-wl3pg

    5 жыл бұрын

    illah ku fududeyo

  • @kaifciseabdulahi1014
    @kaifciseabdulahi10145 жыл бұрын

    mahadsanid ustad ayub wax badan ayan kaa faaidi

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay82215 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء

  • @HargalTv
    @HargalTv5 жыл бұрын

    Masha Allah Mahadsanid ustaad ayuub Yusuf sakiin

  • @goodlrgood8285
    @goodlrgood82855 жыл бұрын

    جزاك الله خير اخي بارك الله فيك 💘

  • @zubayrxt
    @zubayrxt3 жыл бұрын

    Thank you very much my dear brother

  • @MrFuley
    @MrFuley5 жыл бұрын

    Masha Allah jsk Allah akhii alkarim

  • @nimoliban747
    @nimoliban7475 жыл бұрын

    Masha Allah Jazskallah khayr😊

  • @yasminabdi89
    @yasminabdi895 жыл бұрын

    Mahdsanid walal ayuuub

  • @aminamusa4578
    @aminamusa45785 жыл бұрын

    Mashallah waad mhdsantahy wll qali جزاك اللة خير

  • @fahmocabdiraxmaangawaan4175
    @fahmocabdiraxmaangawaan41755 жыл бұрын

    Masha Allah waatalaabooyin fiican Run ahaantii Talaabooyinka aad nalawadaagtid inta badan oon Raaco Waan kuguuleysaa waxadna naqatay qofka kaliya aan kudaysado Ayuub Yuusuf Sakiin

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan12045 жыл бұрын

    thnkz teacher

  • @ijaboomar5448
    @ijaboomar54485 жыл бұрын

    Mansha Allaah Ayub sakin

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan35645 жыл бұрын

    Masha allaah ustaaaad alle haku sharfooo haku dhawro

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah82725 жыл бұрын

    masha Allah wllo yusuf Rabi haku sharfo Runtii waxad iitahy Ila taliyahayga marwaliba 😍😍😍😍

  • @ahmednadiif3901
    @ahmednadiif39015 жыл бұрын

    mnsha allah macalin life coach allah haku xafido

  • @fardowsoyasin2731
    @fardowsoyasin27315 жыл бұрын

    Jazakalaah kheyr macalinken

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon36295 жыл бұрын

    Www Ayuub Wll mcn jazaakallah qeyrn, Mnsh Allh Wxaa thy Ayub Qofka i baray hory inaan usocdo 3sanno kadib wn ku so sheegaa Hadafkeyga.inshala Ayuub Sadiiqii Xamiim

  • @qiimabadanmuse3618
    @qiimabadanmuse36185 жыл бұрын

    mashaa allah allaha ku barakeeyo

  • @queenizzabeella9353
    @queenizzabeella93535 жыл бұрын

    Tnx ustaad ayuub wax bdn ka faiday wax barashadeeda i jeclesiiyey insha Allaah 1 juley 2019 markaa guleesto waan kula soo socodsinaya Illaahow no fududey ani iyo tii waxbrshda ku jurto 👐👐aamiin i dhaha intiii argto 👀👀😢😢😙😙😙

  • @zakariahassannoor1680
    @zakariahassannoor16805 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinka nolasha

  • @hamdaahmed4542
    @hamdaahmed45425 жыл бұрын

    man sha alaah walahi wan ubahna fidyowgan mahadsanid macalin qaliya ayub Yusuf sikiin 💖👏💓💚💚💓💛💖💔💔💕💔💕💔💔💖👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @dalkiflidalnuurshe5410
    @dalkiflidalnuurshe54105 жыл бұрын

    Thank you so much

  • @habonamoud7971
    @habonamoud79715 жыл бұрын

    jazakallahu kheir wll

  • @sihamsiman598
    @sihamsiman5985 жыл бұрын

    Ayub yusuf sakiin nolosheyda qeeb weyn aya ka qadaty dhanwalbo waxbarashada,xifdinta,adabta Yaa allah ilahay haka abaal mariyo jzaka allh ayub mclin iigu qaali ah

  • @aaminaadani6785
    @aaminaadani67855 жыл бұрын

    Thanks Ayuub. Aad bad u mahdsan tahy Alle hakaa abaal Mariyo.

  • @yasmiinabbe6378
    @yasmiinabbe63785 жыл бұрын

    Mansha allah ayub yusuf sakin ilahay haku xafido

  • @mariamahmuud9757
    @mariamahmuud97575 жыл бұрын

    waad mahdsanthy macalin ayuub Yusuf sakiin

  • @zamzamabdi9098
    @zamzamabdi90985 жыл бұрын

    Tusen takk bro

  • @aasiyailays6323
    @aasiyailays63235 жыл бұрын

    shukran wllo

  • @ilyasnur9923
    @ilyasnur99235 жыл бұрын

    Keep going kuleyahay ayub wantagera wiligey cashir sodubtay igama tigin lkn waa farxaa marka waxa igadahdid aa sameyo ee aan arko guul wiliga guleso ayub one love 💗

  • @sagalmaxamed4037
    @sagalmaxamed40375 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi70615 жыл бұрын

    masha Allaah tabaara kallaah jasa kallaah khayiir waxaata hayii dhiiri galiye wanaag san xafidullaah

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking5 жыл бұрын

    Masha Allah jazakalaah walal

  • @MOHAMEDAHMED-fq6wc
    @MOHAMEDAHMED-fq6wc5 жыл бұрын

    Mashaa allh wlhi ustaad xili walba waan ku daawadaa wax fiicana waan kaa faaidaa allow ku dhawr

  • @zanubabdalla4484
    @zanubabdalla44845 жыл бұрын

    Teacher Ayub waad nala socotaa markaan furo video kasta oo new ah waxaan arkaa maalmahn inuu yahy mid naga hadlaya 😍😍😍😍 waxaad tahy dhiirigaliyhna aan daalin daaiman guul insha allah waanan ku dhaqmi .

  • @mohamedahmed-xu8nr
    @mohamedahmed-xu8nr5 жыл бұрын

    M.sh macallinkeena aad iyo aad baan kuujecelnahay wllhi mararka qaarkood wxaan isdhaha ayaa macallinkaa dhiirigilinta kaaga dhigo thankz alot 😘😘😘😘

  • @habibahassan4000
    @habibahassan40005 жыл бұрын

    Thanks wll

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa63165 жыл бұрын

    Masha Allah wll Ayub yusuf sakiin aad bad umahadsantahay sidad nocawineysid

  • @umcraxmaanbindicxaafi4298
    @umcraxmaanbindicxaafi42985 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @raaliyacali8869
    @raaliyacali88695 жыл бұрын

    ayuub waad mahadsantahay waanu kaa faaidnay...min fadlik noosoo celi nashiidadii aamalunaa nahran tasiil.....jazaakaAllaahukhayran

  • @nasromaxamed4280
    @nasromaxamed42805 жыл бұрын

    mahadsanid Ayub walal qaali aa tahay

  • @intisarheyle3107
    @intisarheyle31075 жыл бұрын

    ما اجمل وارع فيديوهاتك دئما تحفزني علي مجال الدراسة شكرا لك يا اخ الكريم وجزاك الله خيرا

  • @abdullahimohamed7826
    @abdullahimohamed78265 жыл бұрын

    Sanadkan waa aniga sanadkeyga

  • @abdullahimohamed7826

    @abdullahimohamed7826

    5 жыл бұрын

    @@lovelyqueen6059 thank u so much my sis

  • @ajabuud2388

    @ajabuud2388

    5 жыл бұрын

    Guul wacan wllky in sha allh

  • @deganahmed1946
    @deganahmed19465 жыл бұрын

    Masha Allah Walal wx badan ayd noloshayda ka badashay Allah haka jasaa,isiiyo sida marwalba ula dadaalayzo walalahaga Muslimka ah

  • @ayatali2661
    @ayatali26615 жыл бұрын

    MASHA ALLH Macallin shukran✋✋✋✋✋✋✋

  • @farhanjama7345
    @farhanjama73455 жыл бұрын

    Ayuub wad mahadsantahay walal Hal Talo aan kugu darsado Codkaaga wuu gaabanyahay isku dey inad editing ka kor ugu qaado codka thanks macalinkeyga nolosha

  • @omaraweis8531
    @omaraweis85315 жыл бұрын

    Thanks

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi15625 жыл бұрын

    Kusoo dhawoow nolol qurux badan Magacyegu waa yusuf sakiin😂🙏intaas markaad dhehyso niyadeyda kma baxdo soo xasustaa

  • @wardaabdirisakfarah5489
    @wardaabdirisakfarah54895 жыл бұрын

    Mashalaah ilaahay hakaa abaaal mariyo ustaad

  • @abdirahmanabdikhaliq7037
    @abdirahmanabdikhaliq70375 жыл бұрын

    ShukraN AkhiiH جزاك لله

  • @amatulkariminasalan5744
    @amatulkariminasalan57445 жыл бұрын

    Asc aabo ayub marka hore waa kusalamay salaan kasogo'day qalbi kujecel....intaas kadib waxan rabay malin maamaha kamid ah inaad kenya nagusoo boqato arday badan ayaa xisaynaya aragtidaada iyo dhirigalintaada ...oo jamacado iyo ischola aqristan aado raali ahaa hada farintaan aragto isojawab ayub I love u 4 the sake of Allah jawaab aani farxo baan kasugaaya inshaAllah ustadh ❣❣❣

  • @hanadabdi9722
    @hanadabdi97225 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub allaha kaa ajarsiiyo vedio yadaada wax tarka leh aad mar walba nala wadaagtid . Markuu notification ka iiguso dhaco vedio ka yimid xagaada walaahi waaku farxaaa allaha kaa farxiyo macalin ayuub

  • @abdirizakalielmi1209
    @abdirizakalielmi12095 жыл бұрын

    Mahadsanid ustadi ayuub

  • @hoodaaleproduction5256

    @hoodaaleproduction5256

    5 жыл бұрын

    Fadlan wll Subscribe saar channelkayaga si aad Ula socotid muuqaalkasta oo aan soo Gudbinno Adna Wan kuu subscribe gareeyey zxp

  • @gouledabdillahi5674
    @gouledabdillahi56745 жыл бұрын

    Merci énormément pour vous conseil, t'es un homme qui éclaire qui trace qui montre toujours les bonne chemins a son téléspectateurs et son abonnées.

  • @amuumohan4676
    @amuumohan46765 жыл бұрын

    mahadsanid inbadan

  • @luckymohamed7942
    @luckymohamed79425 жыл бұрын

    jazakalah khayr ustaad ayuub yuusuf sakiin mahadsanid in badan waxaad nasiisaa talooyin wax ku ool ah oo waxtar badan inoo leh horay usoco.

  • @hoodaaleproduction5256

    @hoodaaleproduction5256

    5 жыл бұрын

    Laki Fadlan wll Subscribe saar channelkayaga si aad Ula socotid muuqaalkasta oo aan soo Gudbinno Adna Wan kuu subscribe gareeyey zxp

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah82725 жыл бұрын

    (sideed ku samaysan jadwal) videogaas ayaamah soo dhigtayba waan lasoo dagay wllo waana kafaaidey masha Allah jazakallahu khayr Al jazaa الله يبارك فيك أخي العزيز 😍😍😍 noso badi video yadas oo kale wllo adoo raalia 🖒💯

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16255 жыл бұрын

    Masha allaah waad mahad santahay wall

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere5 жыл бұрын

    macalinkayga. keep going.

  • @ashasharif3241
    @ashasharif32415 жыл бұрын

    Thankz ayuub had iyo jeer

  • @khadarahmedmohamed7194
    @khadarahmedmohamed71945 жыл бұрын

    thanks walaalkay

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi32155 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay wall ilaah hakaa abaal mariyo juhdigaad nagu bixisid

  • @dhacarseason
    @dhacarseason5 жыл бұрын

    Maan sha allah

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial5 жыл бұрын

    Mashaallaah 🤗🤗🤗🤗

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib5 жыл бұрын

    Thnks mcalin

  • @capainybd4793
    @capainybd47935 жыл бұрын

    masha Allah mahadsanid waxaa tahy hormuudki dhaliyarada farxadii dhalinyarada wankutaageeraynaa waqtiwalba guuul asxaabta sowsidaas maahana

  • @safiyaseydomar3914
    @safiyaseydomar39145 жыл бұрын

    JazzakaAllah kheir

  • @hoodaaleproduction5256

    @hoodaaleproduction5256

    5 жыл бұрын

    Safiya Fadlan wll Subscribe saar channelkayaga si aad Ula socotid muuqaalkasta oo aan soo Gudbinno Adna Wan kuu subscribe gareeyey zxp

  • @Ridwaanmaxamuud
    @Ridwaanmaxamuud5 жыл бұрын

    Mashaa allah

  • @amatulkariminasalan5744
    @amatulkariminasalan57445 жыл бұрын

    Ayub I'm waiting your answer plz

  • @mariamohammed6621
    @mariamohammed66215 жыл бұрын

    Macallin mahadsanid

  • @badrarayaan7033
    @badrarayaan70335 жыл бұрын

    Ustaad Allaha ku shrfo

  • @Mohan-2034
    @Mohan-20345 жыл бұрын

    Allaha ku dhowro ustad

Келесі