No video

SIDA LAGU XIFDIYO CASHAR KASTA! l NOLOL CUSUB: #66

Ma doonaysaa in aad XIFDISID Casharadaada? Ma Jeceshahay in aad ka gashid Imtixaan walba Kaalinta Koowaad?
Muuqaalkan ADIGA ayaan kuugu talogalnay.
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 892

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin6 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin waxaan filaa in aad ladantihiin. Maanta hala soo dhoweeyo Nabadoonka! Inbaddan su'aasha aad i weydiisaan waxay tahay: Sideen ku XIFDIN karaa Casharadayda? Maanta kadib-Haddii Alle idmo-haka cabsanin in aad xifdin weydo cashar kasta oo aad doonaysid in aad xifdisid! Ha hilmaamin weligaaga: Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanidiin

  • @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344

    @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin Waad mahadsantahay walaal Ayub Yusuf Sakiin

  • @husseinbille9355

    @husseinbille9355

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin wallal waan ku cusbahay chanelka wax badana wan kafa'iday wadna kumadsantahay.....

  • @falxadodagaan2455

    @falxadodagaan2455

    6 жыл бұрын

    ayub wllky qali wlhy ad ban ku dawada mar kasta wana ku jecelhy adiga iyo xaskuba iyo carurtba farax warta ku nolada mar kasta inashallah

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319

    @inantamusebihiadeerkauyaha6319

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin manshllha ilaahy ja kuu dayo marwda

  • @fiicaneefaceedkaroon3629

    @fiicaneefaceedkaroon3629

    6 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin Maansha Allh wad ku qurxoonthy Shaalka wxaa daceysay Somali inaa thy Kkkkkkk,Mclimadeena ayaana is kaleh Abaal Marin,wayo qado kugu tiri👍😊 Allh Yaxfadukum

  • @yahyeamin6718
    @yahyeamin67186 жыл бұрын

    Taaagero ma utahay ayuub yusuf sakin like ta ha ila dhaafin

  • @hannamaxamed9931

    @hannamaxamed9931

    6 жыл бұрын

    Abti isagaan u ahay adi maaha dee Isagan usaarya like😀

  • @yahyeamin6718

    @yahyeamin6718

    6 жыл бұрын

    Hana osman su asha aan ku way diiyay fahan🤣

  • @mbulle8194

    @mbulle8194

    6 жыл бұрын

    yahye amin Haa tageera ayan u ahay saxiib

  • @almunshidahnajmatusoowmaal6480

    @almunshidahnajmatusoowmaal6480

    5 жыл бұрын

    yahye amin haa dabcan

  • @abdirahmanekofficial1913

    @abdirahmanekofficial1913

    5 жыл бұрын

    @@hannamaxamed9931 SXB ha ku adkaynin hhhhhhhhhhh

  • @CafimatFican
    @CafimatFican6 жыл бұрын

    My beautiful brother, my role model Mashaallah. Sending my love to you and your family. I have so much respect for you. Jazakallah qeyr aboowe 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @dekadeganali7985

    @dekadeganali7985

    6 жыл бұрын

    Cafimat Fican ma sha Allah habo He is Hero Allah Bless Him😍😍😍💖💖💖

  • @cabiirmahamed3860

    @cabiirmahamed3860

    6 жыл бұрын

    You also cute and encourage ♥️♥️♥️

  • @samsammboos2210

    @samsammboos2210

    6 жыл бұрын

    Cafimat Fican asc abaayo yaasmiin Mcnto allaha ku barakeeyo xaggee kaala sooxidhiidhaa

  • @fiyorigurxan2325

    @fiyorigurxan2325

    6 жыл бұрын

    Cafimat Fican haboo yasmiin waa ku salaamay Allah ku barakeyo adi iyo intii Muslim ah 🌹 we also respect him and his family we love them😊😊 masha Allah

  • @axlaammusdafe3104

    @axlaammusdafe3104

    6 жыл бұрын

    Waa run

  • @xubiabdullahi.4118
    @xubiabdullahi.41186 жыл бұрын

    imtixankeyga finalka dugsiga sare Kenya aan gali rbaa kol Dow inshlh ducadiino igu kalmeeyo abyo iyo abwe 🙋🙋

  • @firdowsayar.2515

    @firdowsayar.2515

    5 жыл бұрын

    Ilahey hakuu fududeyo xbibty

  • @kalsoncabdi4591

    @kalsoncabdi4591

    5 жыл бұрын

    mahsanid ustad shugran

  • @yasminabdi2887

    @yasminabdi2887

    5 жыл бұрын

    I also did I know how it feels like doing KCSE May Allah make things easy for you don't panic all will be well

  • @yahyadiamond7785

    @yahyadiamond7785

    5 жыл бұрын

    success

  • @xayledumujaawixalyle6454

    @xayledumujaawixalyle6454

    5 жыл бұрын

    Allah.hakufududeyo.bye

  • @maxamedgeedicismaan9792
    @maxamedgeedicismaan97924 жыл бұрын

    Ayub Yusuf waa nin ku heegan sidi ad wax ubarn lahyd like dheh hadad tageerto

  • @profabdizeehassanmaalim7055
    @profabdizeehassanmaalim70556 жыл бұрын

    Hadad xushmad uhaysid like ii sar ayuub

  • @Ahmedkafi998
    @Ahmedkafi9986 жыл бұрын

    Su aalaan markaan masjidka joogay Is waydiinayay ayaan markaan xaafada imi Fariin isoo dhacday oo vediogan ahaa iiga jawaabay qayb ka mida su aalihii MAHADSANID SHB GO'ANA UGA MHDCELI QOFKA MUTAYSTAY... ALLE HANAGU ANFACO IDILKAYO:::

  • @maryandaahir2618

    @maryandaahir2618

    5 жыл бұрын

    D

  • @bashkaomar6060
    @bashkaomar60604 жыл бұрын

    Video waxaan comment ka bxnye xili aan exam leeyhy aanba waxba Aqrin aan ka wal walyo sidan wax u xifdin lahaa waxaa soo booqdy channelka mclinka si aan dhiiri gelin ugu qaato aan hurdada ugu kaco Allah ku sharfo ustaad wlh videoyasha waa kuwa Mar waliba hore iii dhaqaajiya markaa daawado waana hubaa inaan hada wax xifdinyo I can Every thing❤

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman2416 жыл бұрын

    Ma Sha Allah, runtii waxad qof fiican oo qalbi wanaagsan, waxad kale oo aad tahey mucalim daacad ah. Mahadsanid.

  • @naimamukhtaar1662
    @naimamukhtaar16626 жыл бұрын

    Masha Allah ayuub yusuf sakiin waxad tahay tababare noololeed alle yaxfidak

  • @starry5275
    @starry52756 жыл бұрын

    Thanks big brother Alle haku barakeeyo 👍 dumashi thanks adna

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh6656 жыл бұрын

    Ayuub Yuusuf Sakiin Ale Haku Sharfo Zxp inta iLa Taageerzan Like Hala ii Saaro waa Mahadsantihin

  • @amirascuisine
    @amirascuisine6 жыл бұрын

    M.Allah macalin jazakallhu kheer.

  • @fatemahamedali4001

    @fatemahamedali4001

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @mariyadiomond5117
    @mariyadiomond51176 жыл бұрын

    Dhiiriya galiyaheena aan jecelnahy

  • @soomaliweynnomorehawiye9442

    @soomaliweynnomorehawiye9442

    6 жыл бұрын

    mariya mohamed gesod wllo waad isoo jidatey xgee kaa helaa😍😍

  • @mariyadiomond5117

    @mariyadiomond5117

    6 жыл бұрын

    Samiyo cadey wll

  • @sudanahmed1732

    @sudanahmed1732

    6 жыл бұрын

    mariya mohamed gesod asc walashay alaha ha ku xafdiyo

  • @mariyadiomond5117

    @mariyadiomond5117

    6 жыл бұрын

    Aamiin wll qali sidoo kle

  • @aadanibrahmi5736

    @aadanibrahmi5736

    5 жыл бұрын

    mariya mohamed gesod dujn fuun

  • @ayoumaomar2042
    @ayoumaomar20426 жыл бұрын

    Masha Allah thanks alot teacher

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha33046 жыл бұрын

    Maa shaa Allah Jazakallah kheir wll

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_896 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal. Ilaahay ha kaa abaal mariyo dedaalkaaga aad samaysay anaguna joogto ayaan kaaga faa'iidnaa.

  • @zarayusuf4561
    @zarayusuf45616 жыл бұрын

    Masha Allh Waxaad Tahay Qofka kaliye Een Ku Caajisaynin Dawashada Barnaamijyadiisa Wanaagsan Mahadsanid Mudane❤️❤️👏👏👏👏👏👌

  • @naimamukhtaar1662
    @naimamukhtaar16626 жыл бұрын

    Yaa Allah guul akhiro iyo aduunyo na sii exam ayaan galayaa allow i fudaydii

  • @ifrahahmes3695

    @ifrahahmes3695

    6 жыл бұрын

    Naima Mukht aar amin allaha kuu fududeeyo

  • @bilanmohammed9822

    @bilanmohammed9822

    6 жыл бұрын

    Naima Mukhtaar aamiin

  • @mohilkacade7700
    @mohilkacade77005 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin 10000 mahad sanida Because wax badan ayaad noloshayda ka badashey جزاك الله خيرا واحسن جزاء

  • 5 жыл бұрын

    Asc wll qaali isaar subscribe insha Allah♥♥♥♥👍

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash49166 жыл бұрын

    malaa igi ku faraxday aragtidada waa ku faraxnaa aragtidada

  • @prinssesahoda4121
    @prinssesahoda41216 жыл бұрын

    Aad ayaad u mahadsantahay wlkey maka sheken karo sida aad darenkeyga u badashay. Inshaa allaah manta wax ii ka danbeyo casharkan ayaan ku dabaqi doona nafteyda. Allaha haku caawiyo sada aad bulshada u caawineysid 😍😍😍

  • @rumaansalaahrumaansalaah3314
    @rumaansalaahrumaansalaah33145 жыл бұрын

    manshallah walaal allah kubarakeyo aduunka Nimca kujog akhira janadii wax badan ayaa kaa faidnay shukran❤👏

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho6 жыл бұрын

    Yusuf sakiin. Alle haku sharfo

  • @barnaamijkahalabuurkatoddo683

    @barnaamijkahalabuurkatoddo683

    5 жыл бұрын

    Waxan doonaya inaan imtixanka ku gulaysto colleegbaadhigtaayo insha allah I bal isoo sheeg macalin

  • @ishwaqismail8280
    @ishwaqismail82806 жыл бұрын

    I love u so much my brother aad baan uga faaiday videogaga ilaahay haku xifdiyo adiga iyo family kaga janatul fardowsa inshallaaah keep up the good work

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman24726 жыл бұрын

    Nabadoone waa nureysaa maasha Allah Tabaarakallah ustaad

  • @abdifatahdaudmohamed483

    @abdifatahdaudmohamed483

    5 жыл бұрын

    Aadyo aadbaa u mahdsanty inshllh waa ku dhaqaaqyaaa shukran wllky

  • @fatmaamatuallah343
    @fatmaamatuallah3436 жыл бұрын

    Aad ayan kugu mahad celin walal yusuf Muda 5 years ayan waxan raba ina quranka xifdhiyo but ima surta gasho wan bilawa wan joojin but in sha Allah this time wan raca taloyinkaan i will do it

  • @yaskaadde9638
    @yaskaadde96384 жыл бұрын

    thanks for your advice mrs ayub Yusuf so I can say you keep going

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah57635 жыл бұрын

    M,a alla hagu barakeya

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed25026 жыл бұрын

    Masha Allah ilaahey kheyr Farbadan ha ku siiyo waqti aan u Baahanahay ayaad iso gaar siisay fiidiyoogaan Quruxda badan 🌹🌹

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow6 жыл бұрын

    Dumaashi dookheda go'a wuu fiican yahay masha allaah Aad iyo aad alle ha idin barakeeyo boqortooyo

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone56752 жыл бұрын

    Arinta goa, masha allaah gabadhaas waxay jeceshahay inuu odaygeeda ikhyaar umuuqdo

  • @aragsanmaxamed4599
    @aragsanmaxamed45996 жыл бұрын

    Mashlllaah ayuub sakiin adaaad ayaaad ugunuuree goa alle hakuxifdiyo

  • @kurlipaaxofficial9980

    @kurlipaaxofficial9980

    5 жыл бұрын

    Maansha allah wllo techer

  • @naimaapdi1321
    @naimaapdi13212 жыл бұрын

    Macluumadkan afarsano kadib bu i anfacay mhdsnit ustaad♥️

  • @fadumamohamed5679
    @fadumamohamed56795 жыл бұрын

    Wll Ayub Masha Allah wan kugu faaidnay in Bdn illaahey ajar Bdn hakaa siiyo wll Dadkga waa jcshy hormar koda illaahey haku xafido xaaskga wngsn Masha Allah illaahey hakuu xfido thanks for u everything full respect Wlhi 🙌👍👌😍

  • @bedalahmedbadal
    @bedalahmedbadal3 жыл бұрын

    Luuqada carabiga ayaan Rabaa in aan xifdiyo I caawo pls 👍👍❤❤🥰🤔💪

  • @modhikarstudio6880
    @modhikarstudio68805 жыл бұрын

    maansha allah jazakallah

  • @xasanaliali2231
    @xasanaliali22315 жыл бұрын

    Thnks ayuub tageero buuxo ayaan ku ahay like yaa qay

  • @cadnancadnan8683

    @cadnancadnan8683

    5 жыл бұрын

    Xasan Ali Ali m.a

  • @drshibonuura6499
    @drshibonuura64995 жыл бұрын

    Jasaka Allah khyr

  • @hassanfatima2506
    @hassanfatima25066 жыл бұрын

    maasha allah my best teacher ayub thanks Thank you so much

  • @safaruungeedi1651
    @safaruungeedi16516 жыл бұрын

    Msh allh wllky ayub yusuf sakiin dhiiri geliyaheyna wllo alle hku sharfo marwalba wxad nla wadagta wxa wnagsn shukran wll

  • @mohameddheere7998

    @mohameddheere7998

    5 жыл бұрын

    Thanks bro for your encouragement And explanation

  • @mohameddheere7998

    @mohameddheere7998

    5 жыл бұрын

    Khyr Allah ku siiyo Yusuf

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh92675 жыл бұрын

    Thank you so much teacher go right ahead thanks again

  • @fathinormohamud2813
    @fathinormohamud28136 жыл бұрын

    shukrn ayuub yusuf sakiin hormuud iyo macalim wanaagsan

  • @jinaanjookho5187
    @jinaanjookho51876 жыл бұрын

    mansha allah wad ku mahadsan tahay dhiri galinta alle haka ajarsiiyo

  • @queenbushayra9787
    @queenbushayra97872 жыл бұрын

    mashallah wllo mahadsanid taluyinkaga waxbadan bay iga saciden allh hakugu daro mizanka xasanadka

  • @daarultawba516
    @daarultawba5166 жыл бұрын

    MashaAllah...waa mowduux muuhiim u ah dhalinyarta

  • @abdirisakcaddesalwe5629
    @abdirisakcaddesalwe56296 жыл бұрын

    ayuub yuusuf sakiin ilaahay ha Ku xifdiyo

  • @naimoahmedmohamed7336

    @naimoahmedmohamed7336

    5 жыл бұрын

    waa ku tageraa wllo wana la socda vedio yda qimiga ah

  • @sayidalimohrussiahanoolaat2813
    @sayidalimohrussiahanoolaat28136 жыл бұрын

    Masha Allah Ayuub is the best teacher

  • @badriyozhassan8267
    @badriyozhassan82676 жыл бұрын

    Thanks Ayuub yusuf saakin wax badan ayan ka fa iday

  • @yuusufjaamacyuusuf3609
    @yuusufjaamacyuusuf36094 жыл бұрын

    معلمنا الله يحفظك ويبارك فيك

  • @nafisaabdi6413
    @nafisaabdi64136 жыл бұрын

    MAsha allah aad ayaa ugu qurux badan tahay shaalka macalinkeena alaha ku dhowro😍

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho6 жыл бұрын

    Walal Yusuf sakiin. Waxa jira. Aniga hadda waxaan ahay. Fasalka sadexaad. Ee dugsiga sare. Hada walal. GAAB igu jira. Waxa oa ka mida waan akhrinya. Wana hagag marka suaal a layga waydiiyo suaasha fadlan igu soo war celi

  • @khaalidhussein593

    @khaalidhussein593

    6 жыл бұрын

    Abdirahman Mohamed osmaan

  • @khaalidhussein593

    @khaalidhussein593

    6 жыл бұрын

    Mazha Allllllh Nolow zhp

  • @usaamemustafe2226

    @usaamemustafe2226

    5 жыл бұрын

    Abdirahman Mohamed osmaan mzha allààh

  • @SapnaaPpe
    @SapnaaPpe11 ай бұрын

    I.a waan sameynaa qeyr Allaha ku siiyo

  • @princesshayaat6648
    @princesshayaat66486 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله .اللة يحفظك يا أستاذي شكرا لك

  • @teachergardheere

    @teachergardheere

    6 жыл бұрын

    Dr's nagha mohmet

  • @rashkaboy1380
    @rashkaboy13806 жыл бұрын

    Masha Allah ayuubow runtii waxaa tahy sxb iyo mualim midka uwanaagsan runtii waxaan ufiirsadaa muuqaaladaada sijoogta ah xaqiiqdii waxaan kaabartay waxyaabo badan oo aan horey u aqoon oo dhamaantooda faaido ah waxaan dareemayaa intaan Adi kulasaaxibay ama channelalkaaga aanla saa xibay hormar wayn aadbaad ugamahadsantahay taa waxaan kuloorabaa macalin ayuubow inankuwaydiyow waxaa iigu adag aadna iigu adkaatay barashada luuqada English ka barashadeeda marka macalin ayuub yuusuf iyo sida fudud ee lagubarto arintaas iigucaawi kheyr Allah kusiiyo aadbaad umahadsantahy macalin

  • @awilyareinaqawdhan4531
    @awilyareinaqawdhan45315 жыл бұрын

    jasakallaah alle haku sharfo teacher

  • @khaalidmuxamad3140
    @khaalidmuxamad31406 жыл бұрын

    Allh keep you ayub Xidigayga tahay runtii Wali IMA seegin vedio AaD so dhigtay Ku tageera adero

  • @anisamohamedyousef5179
    @anisamohamedyousef51796 жыл бұрын

    Thanks my brother Ayub 😍

  • @umuabdulqadir4457
    @umuabdulqadir44576 жыл бұрын

    Jazakallahu khayr Akhi filan

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66535 жыл бұрын

    Thank you and we 💕 you son keep going🌺🌿🌺🌿🌺🙏

  • @miraa1755
    @miraa17556 жыл бұрын

    لا تقل لوحدي او كيف السبيل انت بتحدي تصنع المستحيل😍

  • @Juu_123
    @Juu_1236 жыл бұрын

    mlcnkyga qaaliga ah wn kgu fana runtii wxad moodaapa in aad mazkxdyda ku jirto wlh waa iga dhab wxan is dhaho wxaz sidee lgu xaliyaaa chanellkga lee imadaa❤❤👏❤👏❤👏 allle haku dhwro if iyo aakhirpa😎😎😎

  • @jamamohamed1946

    @jamamohamed1946

    5 жыл бұрын

    Thnks you

  • @assadalisheikhmohamed8242
    @assadalisheikhmohamed82425 жыл бұрын

    Maaash'ALLAH ustaad Yusuf Sakiin Aad baad u mahadsan tahay wlhi aniga siqaas ah ayuu ii sameeyay Video-gan waxaanna ka faaiday wax badan

  • @jamacabdulahi4575
    @jamacabdulahi45752 жыл бұрын

    Mansha allh you bets teacher thanks you so very much

  • @ayanabdinasir3436
    @ayanabdinasir34363 жыл бұрын

    Haa waxan xasuustaa geeridii Aabahy mcn Allah u naxariistee waxay aheed /12/11/2013 Allah qabrigiisa oga dhigo beer beeraha janaad ka mid ah Amiin yaa rabi

  • @xafsoxassan404

    @xafsoxassan404

    3 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @salmonuur7443
    @salmonuur74436 жыл бұрын

    Masha allah walal yusuf allah ku xifdiyo

  • @hiboabdilahi1212

    @hiboabdilahi1212

    6 жыл бұрын

    Salmo Nuur 00

  • @fathiyaistaahilchannel515
    @fathiyaistaahilchannel5156 жыл бұрын

    Jazakallh dar alle baan kujeclahy wllo nlw

  • @ugbaadcismaan8633
    @ugbaadcismaan86335 жыл бұрын

    Mazhallah yuusuf sakiin our teacher you see me thebest way Allah yaxfidka

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab99976 жыл бұрын

    Mahadsanid wall waxbadan baad iga badashay thanks

  • @akramarahmanali6719
    @akramarahmanali67195 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon36296 жыл бұрын

    Www Maansha Allh ilaahy haku xifdiyo wll mcn,waxaa thy Galabka Bulsha weynta Somaliyeed, runtii Wxaa thy Qof kudayasho leh,ilahy hakaa Abaal mariyo Wnga aad noosoo gudbisay,Anagana ilaahy hanoo kaso inaa ku camal falano.insha Allah Jazaakallahu Khayran My Teacher

  • @maryamaxmad5613
    @maryamaxmad56135 жыл бұрын

    Baraka llaah ❣❣❣

  • @layaallovely6404
    @layaallovely64046 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadunaa👀👀👂👂

  • @munomaankah5724
    @munomaankah57244 жыл бұрын

    Aad Ayaan ugu Faa iiday videogaan Mahadsanid macalin Allh kaa abaal mariyo

  • @fariawaykacodmacantahyadia5628
    @fariawaykacodmacantahyadia56285 жыл бұрын

    Mahadsanid Abowe

  • @sabaabxajicismaan5594
    @sabaabxajicismaan55944 жыл бұрын

    Masha Allah teacher

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812
    @ducaysaneabdirahmaanabdila48124 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @zeynomer8236
    @zeynomer82366 жыл бұрын

    in shaa allah wax barashada hadii aan guul ka gaaro Abaal marin baa ku gudoonsiin doonaa mahaddanid walal

  • @bilanmohammed9822
    @bilanmohammed98226 жыл бұрын

    Jazakalahu khayr macalin xili aan ubaahna ayad iifaa ideysay

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia40136 жыл бұрын

    yusuf sakiin thanks walalkey waadku mahadsantahay 100000.00000 jeeer adeeca xaskaga mida kale aniga arday ayan ahay xaqiiqdi waxa laisticmalo oo qad ah oo dhan waan iska xiray kaluyah yutub ma ahane si an wax uxifdiyo oo muhimada wax ubaranayo anku guleysto shukran aqi

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed58536 жыл бұрын

    Mashaa allah tabaraka llah waa go o qurux badan macalin ayuub xaaskaga janalka mad kuso casumtid malin alle haku xifdiyo reer kaga

  • @hodanc6526

    @hodanc6526

    5 жыл бұрын

    Dadka waa isku fahmad wax ka jiro ma leh fahmada ale ayaa bixiya waa sida dadku u kala qurux badan yihiin ama u kala karti badan yihin lakiin qofku wuu dadaali karaa cadayna wan u hayaa

  • @abdiwahabmuse9465
    @abdiwahabmuse94655 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed55826 жыл бұрын

    Mahadsanid istad marka lawad aad ayan kaaga istafiidnay run ahan tii kher alle haku siiyo adg iyo mar wadada alle hanii xafido go anaha aad ayaa ugu nureesaa masha allah★♡♡■

  • @shaficimuuse312

    @shaficimuuse312

    4 жыл бұрын

    Uztaad mahadzanid👏🏼💥💖👏🏼

  • @samiroabdi3633
    @samiroabdi36336 жыл бұрын

    Maasha allah waa ubaahna dhiiragalintan thnks walalkey 🙏🏻😘

  • @alx4460
    @alx44605 ай бұрын

    Mnta 4/2/2024 ayn dhagysanayy ilhy ha ifududeyo imtxnki shahadiga ayan glya ee f4 ilhy riyayda aan jecla ilhy ha irumeyo inshlh isaga qafura raxime cidi aragtana ha isoo ducayso inshh

  • @qadarcade2380
    @qadarcade2380 Жыл бұрын

    Rabi ha kaa raali noqdu Alle dartii kuu jecelhy wax badan baan kaa fahmay

  • @cabdulaahisulaymaan5579
    @cabdulaahisulaymaan55795 жыл бұрын

    masha allah runti waan ubahnaa cashirkaan

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar36635 жыл бұрын

    MSha alah ayub go an aad ayu u wangsan yahy una qurxan yahy mahdsanid tLoyinka wangsan e ad noso galisi

  • @suleimanalihaile2875
    @suleimanalihaile28756 жыл бұрын

    Jazakallahu kheyran walaal

  • @cumaraxmedciisecajami7541
    @cumaraxmedciisecajami75415 жыл бұрын

    M.a ader mcn allha ku dhooro janada all ka waraawiyo ilxu kuma aragto waana dhiira galisay wlhi m.a ader kheyra allha ku siyo

  • @naimosaidali2960
    @naimosaidali29606 жыл бұрын

    Jazakallah mwalimu aad ayan ooga faiday dhibkayga waxay tahay in aan akhriska bilabo marka uu imtaxaanka bilowdo hore dhib uguma qabin jirin lkn examkii ugu danbeyay qibrad baa igu soo biirtay.maado waxaa jirto saa malintii iyo habeenkii oo dhan u aqrinayay subixii wixii dhan iga kala dhumeeen hal xaba xitaaa waa ka xasuusan wayay!

  • @nimomaxamud6681
    @nimomaxamud66816 жыл бұрын

    Asc Macalin Ayuub jzkallah kheyr dhiira galintada joogtada ah. Cimri dheer, Cibado suban iyo cafimaad ayaan idin rajeynayaa adiga iyo reerka dhamaan.

  • @axmedcirisaaq1939
    @axmedcirisaaq19393 жыл бұрын

    Ayuub mahadsan tahay waxaan sanadkan ku guulaystay inaan kaalinta koowaad ugalo iskuulka markaa adiga ayaa iga caawiyey adiga

  • @abdinasirjamac7060
    @abdinasirjamac70603 жыл бұрын

    Allah haku xifdiyo ustaad ayuub

  • @official7456
    @official74563 жыл бұрын

    Hello sept/11/2020 inta sugaysa imtixaanka sanadkan🤗

  • @mahdielmi5507
    @mahdielmi55076 жыл бұрын

    thank u for preparing just like this encouragement tutorial, can u tell me what kind of editing software u have been used,, thank u

  • @wagaxisback
    @wagaxisback6 жыл бұрын

    Mahadsanid ayub yuusuf sakiin

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official17695 жыл бұрын

    Msha allh AyuB ysuF zkiN

  • @abdulahiahmed8478
    @abdulahiahmed84785 жыл бұрын

    Ayuup Yuusuf Sakiin Aad ayaad umahad santahay Waxaan Kaa Codsan lahaa Muuqaalo Ku saabsan wax Barashada sida Muuqlkan oo kale inaad Youtubka Noosoo galiso

  • @abdirahmanmohamud7902
    @abdirahmanmohamud79026 жыл бұрын

    Masha Allah illahey hakuu barakeeyo xaaskaaga wanaagsan iyo sida quruxda badan ay kuugula talineyso , aad ayuu uwacanyahay ra yigeeda sidaan u arko aad ayaadna umahadsantahay sida quruxda badan ee aad inoo dhiiragalineyso illahey hakaa abaal mariyo ustaad yuusuf sakiin.

Келесі