No video

Sida WAKHTIGAAGA loogaga FAA'IDEYSTO WAXBARASHADA l Nolol Qurux Badan #35

Xakamee Wakhtigaaga..Hogaami Noloshaada.
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 345

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..waxaan rajaynaa in aad wacantihiin. Wakhtigeenu waa Nolosheena. Kaalay ila baro 6 talaabo oo aad ugaga faa'ideysan kartid wakhtigaaga waxbarashada. Ogoow: Xakamee Wakhtigaaga..Hogaami Noloshaada. Dhig Raadkaaga: LIKE/SUBSCRIBE/SHARE. MAHADSANIDIIN

  • @raxmasaliiban9135

    @raxmasaliiban9135

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid my ustaadii

  • @amiiracadey116

    @amiiracadey116

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid inbadan wll yuusuf

  • @seynabcali9106

    @seynabcali9106

    5 жыл бұрын

    mansha Allah wll ayub yusuf sakiin ad bad u mahad santahay

  • @Nakeeye_Series

    @Nakeeye_Series

    5 жыл бұрын

    Ustad halken kaala soo xiriiraaa

  • @abdiabdirisaq6076

    @abdiabdirisaq6076

    5 жыл бұрын

    #Ayub_yusuf_sakin In badan ayaan sugayay mawduucan inaad ka hadasho Maanta ayaad kahadashay Masha allah walalkay saad noola wadagtay allaha kaa abaal mariyo

  • @Xilkasmedia
    @Xilkasmedia5 жыл бұрын

    Talaabooyin cajiiba 1:- ogoow hadafkaaga 2:- ogoow mesha uu ku lumo wakhtigaaga 3:- qorshe usameyso bari 4:- noqo kaliga 5:- baro inaad dhahdid maya 6:- baro goorta aad istaagaysid

  • @abdirahmanahmedali1451

    @abdirahmanahmedali1451

    5 жыл бұрын

    6:- Baro goorta aad istaagaysid Sixitaan, mahadsanid wll

  • @mohamedawliyo

    @mohamedawliyo

    5 жыл бұрын

    kzread.info/dron/Guvani3RpOZzG0ea4SiOcQ.html?view_as=subscriber

  • @foosiyaapdirahman4155

    @foosiyaapdirahman4155

    5 жыл бұрын

    AYAANLE BJ

  • @abshirnoor5414

    @abshirnoor5414

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @Ahmedsaleh123

    @Ahmedsaleh123

    8 ай бұрын

    Thanks

  • @moanaorey8790
    @moanaorey87905 жыл бұрын

    Biri ayan exam leyhy wxna rby inan bananka ado lkn waxa vediogaga kafaidy inan g0'ankyga bdlo aan isla hda wx aqriyo thnks😊

  • @alixashi1952
    @alixashi19525 жыл бұрын

    waqtiga waa waxa ugu qaalisan ee ad nolosha haysatid , waqtigu waa seef oo kale hadaadan jari isaga aya ku jaray Balanteenu waa in aan ka faidaysnaa insha allah nice vidio great lecturer Mr ayuub

  • @farhiyoadan2945

    @farhiyoadan2945

    5 жыл бұрын

    Xaqiiq weeya midaa waqtigeena wa nolasheena...jazakallah..ayub sakiin

  • @mohaaade17
    @mohaaade175 жыл бұрын

    Aniga like dhan leyma saaro walalkiin ma ahi miyaa ?

  • @keyfladan508

    @keyfladan508

    5 жыл бұрын

    😂😂wllkena watahy

  • @sowdaabdalla9798

    @sowdaabdalla9798

    5 жыл бұрын

    waaa iga qoslisay wllhi mohamed

  • @keyfladan508

    @keyfladan508

    5 жыл бұрын

    sowda cbdalla inta majoogta xyaati

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare60245 жыл бұрын

    6 da tallaabo oo kooban 1. Ogoow hadafkaaga 2. Ogoow meesha uu ku lumo wakhtigaaga 3. U qorshayso beri, sii qoro waxa kuugu muhimsan oo aad rabto inad samayso intadan seexan habeenkii 4. Nooq kaligaa!! Mararka qaar wad u baahantahay inad kaliga noqoto si aad u gaarto hadafkaaga 5. Baro inaad dhahdid Maya! 6. Baro goorta aad istaagaysid, mararka qaar waxaad u baahantahay nasasho, iyo inaad saxiibada wakhti la qaadatid iyo dadka aad jeceshahay

  • @badracabdicilmi1682

    @badracabdicilmi1682

    5 жыл бұрын

    masha allah

  • @alihussein1432

    @alihussein1432

    4 жыл бұрын

    MA had said macalin ayub

  • @maryamoibrahim8850
    @maryamoibrahim88505 жыл бұрын

    Waxgarad manshalah hooyada ku dhashay wa hooyo duceesatay in ilaah siiyo awlaad kheer qabo

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia89565 жыл бұрын

    Ayuun waa ku xiizay wllhi wlcm back ❤️👈💪

  • @midnimochannel1692

    @midnimochannel1692

    5 жыл бұрын

    Dhirigaliye sare hore usoco wll

  • @shadiajamil8649
    @shadiajamil86495 жыл бұрын

    Wallhi waad mahadaanty Yusuf ayub. Markasta oon ka caajiso wax barashadayda waxn dhagaystaa video yayadaa ,wallhi waxd moodaaba inad aniga kaligay ila hadlayso Really thank you 😘

  • @yasminaali1690
    @yasminaali16905 жыл бұрын

    Masha alh waaa mhdsnthy wll ayub ilaheY hagaa abaal mariYo ✔✔✔💯💯

  • @Zack-uw9eg
    @Zack-uw9eg5 жыл бұрын

    Thank you for your teacher @ayuub yusuf sakin👌

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket5 жыл бұрын

    Macalinkeena tababaraheena allah haku xifdiyo

  • @emriomario671

    @emriomario671

    5 жыл бұрын

    Wll SUBSCRIBE SAAR

  • @adeeghayemarket

    @adeeghayemarket

    5 жыл бұрын

    @@emriomario671 ii saar adna bro mahadsnid

  • @nesreina6238
    @nesreina62385 жыл бұрын

    Hadii aad lumisid daqiiqad waxaad lumisay saacad, hadii aad lumisid saacadna waxaad lumisay Maalin , Hadii aad Maalin lumisidna waxaad Lumisay Noloshaada ooo dhan

  • @jamaalahmed9949
    @jamaalahmed99495 жыл бұрын

    Ayuub macalin adiga oo kale ah inan hayzano sharaf ayay inoo tahey aakhiro iyo aduunyaba mid anfaca allah hakaa dhigo anagana kuwii kaa faaidaysta muqaladaada qiimaha leh allah hanaga dhigo kunjeer mahadsanid

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel32275 жыл бұрын

    Isbuucan wan ku tabay Macalin Ayub Yussuf Sakiin, Waad mahadsanthy wllo

  • @miskisalat7001
    @miskisalat70015 жыл бұрын

    Waxan sameyaa misaan dhimis wll inkasto mardhow bilaaby waxan ahaa 87 waxan rajeyna 65 intay donto ha igu qadato wan sameynaa inshllh waxn bilaaby bishan 7deda hadda wan ahay 82 inshllh kheyr

  • @foziamohamamud3725

    @foziamohamamud3725

    5 жыл бұрын

    Jadwal nooce ah ayad sameysay wll

  • @AyanAli-di9ws

    @AyanAli-di9ws

    4 жыл бұрын

    Talo wngsan waaye barakalaah🤔🤔🤔

  • @cabdishakuurbinahmedcba5055
    @cabdishakuurbinahmedcba50555 жыл бұрын

    Masha Allah mahadsanid Ustaadkayga Ayuub Yuusuf sakiin

  • @munamaxamud1947
    @munamaxamud19475 жыл бұрын

    Mashallah nuriikii walaha ubaxayay

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed72135 жыл бұрын

    Thank you my brother you are very important for us if we are Somali ,I hope you good health

  • @adenjannoacademyonline4568
    @adenjannoacademyonline45685 жыл бұрын

    Mnaha llh alle haka jasaa a mariyo zxb wlhi waa arin dhaba 6 shay waa mu hiim like igu caayiya waa markii iiku horaysay please

  • @asiaabdikadir4152
    @asiaabdikadir41525 жыл бұрын

    Mahadsanid mudane Yuusf

  • @Manchesterunited99.98
    @Manchesterunited99.985 жыл бұрын

    Like isaara hadad ku xirantahay channel kan faa’idada badan. In aad jaceshay inaad nolashaada mar walbo inaad wax ka badashid Thanks you role model man jazakalah

  • @DAARTAWANAAGA

    @DAARTAWANAAGA

    5 жыл бұрын

    Aad ayaa u mahad san thy macalin

  • @yaasincade687

    @yaasincade687

    5 жыл бұрын

    Ayuub aad baa u mahad san tahay

  • @asmamohamoud2528
    @asmamohamoud25285 жыл бұрын

    Dhiirigeliyahyga nolosha ayuuub yousuf sakiiiin alle aduuun iyo akhiraba wx kudhiba kuma tuso😍 Berri exambaan leeyahay isoo duceeyo ahbabi

  • @bashirmohaedali9625

    @bashirmohaedali9625

    5 жыл бұрын

    Masha Allaah Ustaadkeygii Wan kaga mahad celinayaa dhiiri galintaada 100%. Shukran Shukran Shukran Shukran.

  • @mohamedawliyo

    @mohamedawliyo

    5 жыл бұрын

    kzread.info/dron/Guvani3RpOZzG0ea4SiOcQ.html?view_as=subscriber

  • @axmed5177

    @axmed5177

    5 жыл бұрын

    K

  • @munacd8972
    @munacd89725 жыл бұрын

    Maasha Allaah maanta ayaan kusoo biiray Talooyinkan walaalkeen Ayuub ina siiyay runtii dhowr jeer ayaan Talooyin wacan ka faaiidaystay intii ilaa maanta ahayd aad ayaan ugu farxay Talooyinkan wanaagsan walaalayaal anigu aad baan ugu baahna in laygala taliyo sidii aan waxbarashada saan u badsan lahaa in laygala taliyo sidaan quraanka iyo Axaadiista u xifdin lahaa iyo sidaan waxbarashada maadiga ah u baran lahaa si wacan wakhtiga uga faaiidaysan lahaaa qofkii arka qoraalkayga in Allaah ii fududeeyo waxbarashada ii duceeya dhamaanteena Allaah ha ina Sharfo Aduunka farxad caafimaad Nabad sharaf Aakhiro Janno insha Allaah guul

  • @dhoolshirwanaajiye552
    @dhoolshirwanaajiye5525 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinka nolasha ajir iyo xasanaad RABBI hakaa siiyo

  • @DreamGirl-yh1ci
    @DreamGirl-yh1ci5 жыл бұрын

    Dhiira galiyaha nolosheda ayuuub yusuf sakiin alle kheyr bdn hakusiiyo exam ayaa iisocdo isoduceya wllyal😍

  • @myhamichannel
    @myhamichannel5 жыл бұрын

    Masha allah walalkey wan ku xeranhy channelkada ajar allaha kasiyo sida nogu so gudbisid barnamijyada qurux badan

  • @zhadiyamohamut6832
    @zhadiyamohamut68324 жыл бұрын

    Mnsha allah wllhi macalin wad nadhirigalisa barakallah

  • @guleidofficial7056
    @guleidofficial70565 жыл бұрын

    Ayub Run ahaantii waan ku kalsoonhay Hadalkaaga Waa runtaa Really Wakhtigu Waa nolashaada Ayub Wax badan oo aan garyn ayaa kaa bartay Abaalkaaga waxaan ku gudo magariyo MAHASANID AYOUB SAKIIN👏

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj2 жыл бұрын

    Thank you Very much Teacher Ayub Yusuf

  • @user-cg8om6jq4r
    @user-cg8om6jq4r5 жыл бұрын

    Huhu anaa ugu horeeya komiiga like isaara

  • @abshirali313
    @abshirali3135 жыл бұрын

    Mahadsanid Mudane

  • @hibaaqdhoore1612
    @hibaaqdhoore16125 жыл бұрын

    man sha allah aadbad u mahadsantahay walal Ayub aad ban u jeclahay waanooyinkaaga جزآك الله الأخير

  • @aishaa370
    @aishaa3705 жыл бұрын

    masha allh mahd snid Mcalin uyub sida aad noo dhirigalisid Alh Haku Sharfo Aduun iyo Akhiro👑

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Asc Ustaad Ayuub Jazzakallahu khayr

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed82355 жыл бұрын

    masha allh ustaad ayub yusuf sakiin allh ku xafiida

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16255 жыл бұрын

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo wall qaliah mahadsanid

  • @badrudiinziraaji6720
    @badrudiinziraaji67203 жыл бұрын

    Ayuub aad siyaad umahad santahay sidafiican oo aad Noobartay waqtiga sidalooga faaiidasto waqtiyada

  • @badrudiinziraaji6720

    @badrudiinziraaji6720

    3 жыл бұрын

    Thank you

  • @Qayrsheege
    @Qayrsheege2 ай бұрын

    جزاك الله خيرا، thanks

  • @shaficiaxmed948
    @shaficiaxmed9484 жыл бұрын

    mnshlh wllkeen ayoub alle ha barakeeyo if iyo guul inshlh wn sameyn doonaa

  • @sucdiahmed3576
    @sucdiahmed3576 Жыл бұрын

    Shukran wll qali bagekaan aad buu ii cajibiyay

  • @asiyahshuaib5405
    @asiyahshuaib54055 жыл бұрын

    Masha allaah jazakallahul kheyr walal alle hakaa abaal mariyo wanagaga

  • @gediosman6055
    @gediosman60555 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @halimamohamuud6433
    @halimamohamuud64335 жыл бұрын

    Shukran ustaad wax badan ayaan ka faa'iiday talooyinkan qiimaha badan alle hakaa abaal mariyo.

  • @farahosman6132
    @farahosman61325 жыл бұрын

    waa baranaamijkii aanu inta badan sugayne Alle ha barkeeyo ayuub isaga iyo qoyskiisa

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60765 жыл бұрын

    #ayub_yusuf_sakin In badan ayaan kaa sugayay inaad ka hadasho mawduucan maanta ayaad ka hadashay Masha allah walalkay saad noola wadagtay allaha kaa abaal mariyo ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @abdiazizmohamed2263
    @abdiazizmohamed22635 жыл бұрын

    Mahadsanid Qoraa & dhiirigeliye saamayn xooggan leh

  • @Fluntyyyyyyyy
    @Fluntyyyyyyyy5 жыл бұрын

    Walla ilaah tartii ayaa ku jeclahay wax wax Baden ayan ka faaiiday miisanka aakhiro Alle ha ku saaro

  • @queenyismail5158
    @queenyismail51585 жыл бұрын

    Masha allah dhirigaliye allah haku xafido in badan wanka faaiday

  • @amranhussein629
    @amranhussein6293 жыл бұрын

    Mash allh walhi ad ayaan kaga faa iidaye dhirigalintada ad ayaad uu mahad santahye جزك الله الخير

  • @likeyfans9124
    @likeyfans91245 жыл бұрын

    Masha allah jazaka allahu kheyr wall

  • @husseincige8293
    @husseincige82935 жыл бұрын

    Masha Allah Mahadsanid macalin ayub

  • @abdirashidsheikhahmed6112
    @abdirashidsheikhahmed61125 жыл бұрын

    Mahadsanid ayuub

  • @zakarioherzi5344
    @zakarioherzi53445 жыл бұрын

    Marka run laga haldo qudbadii aan sugaaye waaye shukran ayuub

  • @NumberonefarmNof
    @NumberonefarmNof5 жыл бұрын

    Ustaad yusuf ilaah ha kugu amaal mariyo sida ad wanaaga noola jeceshahay ustaadii insha allah

  • @dahabahassan5514
    @dahabahassan55145 жыл бұрын

    Masha Allah wll aaad ayaad u mahad santahay waxad inala wadaagtay talo wanagsan👌👌👍👍

  • @abdulkadirnuur6320
    @abdulkadirnuur63205 жыл бұрын

    Ayuub waa darsi qiimo badan , kaas oo qeexaya hababka looga faaideysto waqtigeena oo ah nolosheena

  • @ahmedadam9214
    @ahmedadam92145 жыл бұрын

    Jazakallahu khyran ,thanks, because you always prepare us useful topic or lesson

  • @canabosmaan199
    @canabosmaan1995 жыл бұрын

    Masha Allah 😍nolol qurux badn❤ mhdsanid ❤zxp mcn❤

  • @hodnhussein3232

    @hodnhussein3232

    5 жыл бұрын

    Shukran wllkey

  • @mahmoudmoha8236
    @mahmoudmoha82365 жыл бұрын

    bro thanks you alot may Allah bless you

  • @maymunahmed6838
    @maymunahmed68385 жыл бұрын

    Waahi waa run wax uu sheegay macalin jazaa allh qeyraa

  • @omarmohamoudhassan7037
    @omarmohamoudhassan70374 жыл бұрын

    M.allah aad baad u mahadsantahey ustaad sare

  • @ayaaniitaadam6278
    @ayaaniitaadam62785 жыл бұрын

    Mashallh mhdsnid walal shukran kheyr bdn allah ku siiyo aduunyo iyo aakhiro

  • @khadijajibril4238
    @khadijajibril42385 жыл бұрын

    Thnks wll ayuub Alle ha ku xafido adi iyo ehelkagaba

  • @nasiyaismailabdi60
    @nasiyaismailabdi605 жыл бұрын

    i am the first one 😍😍😍😍😍shukran teacher

  • @emriomario671

    @emriomario671

    5 жыл бұрын

    Wll SUBSCRIBE saar

  • @abdiqafaralimohamed8605

    @abdiqafaralimohamed8605

    5 жыл бұрын

    Nasia Ismail Abdi bom 🥰you’re doing good

  • @bashemohammud7573
    @bashemohammud75735 жыл бұрын

    Waa waxaan hadda ufadhiyay inaan waqtigayga go aamiyo.

  • @Flame22144
    @Flame221445 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayuub yusuf jasakalah

  • @saxaneyusuf5291
    @saxaneyusuf52915 жыл бұрын

    qofkii kobaad oo daawada mansha alaha

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali14515 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Ayub. Jasaakalaahu khayr

  • @naanimoha3965
    @naanimoha39655 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @ayangooje2942
    @ayangooje29425 жыл бұрын

    Thank you ayuub waxbadan bad kabadashay fikirkaaa dadbadan allaha kuxifdiyo

  • @MarwafaraxMarwa-if5kz
    @MarwafaraxMarwa-if5kz Жыл бұрын

    Masha allah macalin ayuup

  • @waxarin3428
    @waxarin34285 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayub

  • @mohassan5462
    @mohassan54625 жыл бұрын

    Ellahay haku xafido wll Ayuub yuusuf sakiin

  • @mr.blackball6628
    @mr.blackball66285 жыл бұрын

    Thanks teacher ayub

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere5 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad.

  • @cabdiwahidcade6979
    @cabdiwahidcade69794 жыл бұрын

    Masha Allah wall Waku mahda santahay ilaahey akuxafida

  • @abdulahmedhassan9134
    @abdulahmedhassan91345 жыл бұрын

    Tnxx Teachr

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond17455 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid ayub jaza kallah khayr wll 👏👏👏👏👏❤

  • @khaalidgm1543
    @khaalidgm15435 жыл бұрын

    ad iyo ad guul wcn

  • @hafsaabdulahi5017
    @hafsaabdulahi50175 жыл бұрын

    Asc masha Allah aad baad uma hadsanthy walal Waxaan rabilahaa inan kuwaydiiyo markaz tarabiyada caruurta lagubarto mataqaan madaama ad Qaahira nalajoogtit

  • @yurubyusuf3226
    @yurubyusuf32265 жыл бұрын

    Mnsha Allah Wad Mahadsan thy Ayuub

  • @UdubHhhh
    @UdubHhhh5 жыл бұрын

    Thanks bro wlhi waad I dhiirigalisay ilahay hanagu anfaco taladaada

  • @sowdamohamed1732
    @sowdamohamed17325 жыл бұрын

    Ii soo duceeya labo imtixaan ayaan gali rabaa

  • @aliyaadem4387

    @aliyaadem4387

    5 жыл бұрын

    Rabi ha kugu guuleyo insha Allah

  • @nadanoura4380
    @nadanoura43805 жыл бұрын

    mahadsanid macalin manta wxa muhimad ishegte thanks✅😍

  • @indhadeeqa8594
    @indhadeeqa85945 жыл бұрын

    I am the frist person

  • @whizmarioaqul6745
    @whizmarioaqul67455 жыл бұрын

    Thanks my dear teacher walahi wax badan iska badalay runtii ayuub waax aan kugu abaal gudaa duco inshallah Allah

  • @hellolive3921
    @hellolive39215 жыл бұрын

    First ❤

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam40895 жыл бұрын

    shukran.ustaaad

  • @walaalka2362
    @walaalka23625 жыл бұрын

    Jazakallah, thanks in badan. Waxyaaalo bdn ayaad iga jaahil saartay my best teacher. Noolow 💗😍💕💖

  • @seynababdile6147
    @seynababdile61475 жыл бұрын

    Masha allah waa runtaa jasakalahu khayr

  • @caaishdhoon7203
    @caaishdhoon72035 жыл бұрын

    What a nice teacher masha Allah abti thanxs

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra17315 жыл бұрын

    Jazakallah wlhi waqtig sefa waye in tuna kugeynin walagoy

  • @hibogaraad6612
    @hibogaraad66123 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @nasronallka4332
    @nasronallka43325 жыл бұрын

    dhiiirigaliyahaga ustaaadkayga runtiii markan caajis kadareemo nafsadayda wxn fiirdadadaaa videoska alle ajar iyo xasaaanad ha kaaasiiiyo akhiro iyo aduunba

  • @roodomaxamed3224
    @roodomaxamed32242 жыл бұрын

    Asc wll alle ha kudhuwro wxd tahay latsliye cajiibah

  • @fatimamohamed200
    @fatimamohamed2005 жыл бұрын

    Thanks walalo nolosheena ha iska socoto ayay noqotaa sometime because waxa ku saameynaaya dadka kugu hareereysan oo markasta kaa qasaaya jadwalkaga😔

  • @somaligemes2860
    @somaligemes28605 жыл бұрын

    Hore usoco ayuub yuusuf dhiirigaliye wacan

  • @ayaancadey7007
    @ayaancadey70075 жыл бұрын

    Mahdsanid wll qali

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid62555 жыл бұрын

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay walal Ayuub Yusuf sakiin