No video

WADADA GUUSHA: #1: DHABAR ADAYG!

#Ayub_Sakiin
Maxay dadka qaar u GUULAYSTAAN halka kuwo kalena ay GUULDARAYSTAAN? Maxay yihiin Wadooyinka loo maro GUUSHA?

Пікірлер: 609

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Aniga waan idin xiisay weliba aad iyo aad! Alhamdulilah isku soo noqod wanaagsan! Guushu waxay leedahay wadooyin loo maro sidaas darteeda waxaynu wada baran doonaa wadooyinka guusha lagu gaaro. Fikradahaaga waa inoo muhiim hoos inagula wadaag..hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala socda Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelkeena KZread-ka ugu xirnaatid: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @mssfakatax5957

    @mssfakatax5957

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid maclin

  • @hamsemohamed9844

    @hamsemohamed9844

    4 жыл бұрын

    tnx

  • @user-mx6og7wb7e

    @user-mx6og7wb7e

    4 жыл бұрын

    Ustaadii hdii aad adiku nbd qabto anagana waan kuu fcnhy alx 🙏❤️ soo noqod wngsn insha allah شكرا شكرا يا استادي 🙏⁦❤️⁩

  • @kowserb1241

    @kowserb1241

    4 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @cabdifataaxxasan7544

    @cabdifataaxxasan7544

    4 жыл бұрын

    ماشاالله جزاك الله

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12544 жыл бұрын

    intii u xiistay Ustaad Ayuub like i saara walaalayaal❤🙏

  • @mohamedking6297

    @mohamedking6297

    4 жыл бұрын

    Wll subscribe isoo saar

  • @caaliyoshiikhxasanmashaaal7687

    @caaliyoshiikhxasanmashaaal7687

    4 жыл бұрын

    Masha aalha alh akudaayo horay usoco

  • @drismaildaacad899
    @drismaildaacad8994 жыл бұрын

    Finally you’re back we miss you That shows how much we love you brother ❤️❤️

  • @shiilpodcast
    @shiilpodcast4 жыл бұрын

    Rugcadaagii soorogaal celi AYUUB YUUSUF SAKIIN macalikayga nolosha

  • @nuramoh5948
    @nuramoh59484 жыл бұрын

    🗣🗣 Ayuuub vedios kaagi quruxda badna wan uxiisnay Ilaahay cafmad iyo nabad haku siye nosolabo macalin Motivation aad ubadan ayan ka heli jiray 2020 vedio Noma so galin! Cafmad ban kuna rajenya

  • @akramabiib8895
    @akramabiib88954 жыл бұрын

    Thankz ayub yusuf sakiin you're my favourite life coach 🙏

  • @abdifatahmohamed6466
    @abdifatahmohamed64664 жыл бұрын

    Wlhi soo laabashaada farxad darteed wan ilmeen gaaray illahay cimrigaada hadheereeyo😭😭😭

  • @raxmaruun6367

    @raxmaruun6367

    4 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin

  • @mohamedyussuf7133

    @mohamedyussuf7133

    4 жыл бұрын

    Ina xaaji dhaqane saas miyaane

  • @abdifatahmohamed6466

    @abdifatahmohamed6466

    4 жыл бұрын

    Mohamed Yussuf see walal

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia80304 жыл бұрын

    Inta siday muddo dheer sugasay ustaadka like&subscribe☝👍

  • @aishahassan5210
    @aishahassan52104 жыл бұрын

    شكرا أستاذي على تحفيزاتك....أنارالله جمعتك❤

  • @faysaahmed1469
    @faysaahmed14694 жыл бұрын

    ماشاءالله الله يحفظك اخي جزاك الله خيرا

  • @bilaalbikoole8193

    @bilaalbikoole8193

    3 жыл бұрын

    Mnshallg

  • @waxdheefchannel3174
    @waxdheefchannel31744 жыл бұрын

    Mansha allah Ustaad Ayuub aad baad u mahadsantahay.

  • @ahmedabdi2320
    @ahmedabdi23204 жыл бұрын

    ASC Macalin Ayuub Sakiin. Sethy, Runti aad ayan ugu xisy dhiiragalintadi, Guul ayan kuu rajena.

  • @sheikhhassanibraahimciise4791

    @sheikhhassanibraahimciise4791

    4 жыл бұрын

    M.a macalin waxa badan anga faiday casharkan

  • @zamzamabdi8284
    @zamzamabdi82844 жыл бұрын

    Waan jaclhy enaa guulaaysta aat baa umahsanthy dheera galintaad abowe❤❤❤

  • @farxiyakhaliif1794
    @farxiyakhaliif17944 жыл бұрын

    Waaw wcs ustad masha allaah wn ku xiisany wlhi malin kasto wxn fiiriyaa youtopkaga in aad wx so dhigty iyo inkle wlhi alxmadullhi ugu danbeyn wd so noqotay wad mahadsanthy ustaad dhiiri gilintada ayaa ii ah awooda aan ku baa bi iyo caajiskyga wlhi shukran ustaad ❤❤

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal27934 жыл бұрын

    Masha allah akhiiran wuu soo laabty dhiragaliyaheena Ayuub yusuf sakiin

  • @shamsaissack8146
    @shamsaissack81464 жыл бұрын

    Aslaam alaykum My name is shamsa I am watching everyday your KZread.Before I didn’t know English as well as I do now.When I watch your channel on KZread.You give me hope.And I am almost done with school.I appreciate you.THANK YOU !

  • @nuramoh5948

    @nuramoh5948

    4 жыл бұрын

    shamsa issack MashaAllah

  • @jawahirsaid1345
    @jawahirsaid13454 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad qofkii raba si pravate ah inuu wax kuwaydiiyo kala soo xariiraa

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi35624 жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته macalin jazaakalaahu khayr

  • @sahraamaxamed8431
    @sahraamaxamed84314 жыл бұрын

    Mansh Allah ayub Yusuf sakiine waad kumahdsentahey taloyinkaag qaliga insh Allah wanaan rajeyneyaa inaan gaadho guushe

  • @isaakcadow20
    @isaakcadow204 жыл бұрын

    Waan jaclahay .inaan Guuleysto Waad kumaxad santahay Dhiira GAlintaada My brother❤

  • @abdirahmanhaji827
    @abdirahmanhaji8274 жыл бұрын

    Mnsha alh welcome back bro ayub yusuf sakiin

  • @ahmedheykal3227
    @ahmedheykal32274 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub yuusuf sakiin waan kuu xiisnay walhi maalinkaste chanelkaaga soo booqdaa anigoo eegaya inaad wax cusub so dhigtay lkn mnta waad iskeentay mahadsanid macalinkeyga nolosha

  • @fardowsaxaydar1708
    @fardowsaxaydar1708 Жыл бұрын

    Masha Allah mahadsanid ❤

  • @sophiamohamed7763
    @sophiamohamed77634 жыл бұрын

    mahadsanid macalin 👩‍🏫

  • @qadarmaxamed8761
    @qadarmaxamed87614 жыл бұрын

    Masha Allah wllkey qaliga ah Allah haku xafido

  • @marwamustafemustafe8143
    @marwamustafemustafe81434 жыл бұрын

    Haaaaa mansha Allah wllo thank you my brother alxd

  • @sadamnoor1931
    @sadamnoor19314 жыл бұрын

    Thanks Wlaal

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    Mashaalh welcome ustaad waankuxisnay run ahantii Rabbi haidinxafido amen 🙏

  • @myhamichannel
    @myhamichannel4 жыл бұрын

    Masha allah walalkey ayuub allaha ku barakeyo waxa tahy iftiinki umada somaliyed waxa tahy qof an ula socdo barnamijyadada hada xida dalanhy marka darto channelkada waxa noqda qof firfircoon masha allah horay usoco walalkey allaha ku barakeyo adiga iyo qoyskada

  • @suhaybaibra1291
    @suhaybaibra12914 жыл бұрын

    Ayuub dhiirigaliyahayga nolosha ayaa thahy الله يبارك فيكي ربنا يسعدك ويحميك ياارب

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond17454 жыл бұрын

    Ku xiisnay wlhi ustaad ayub yusuf 😊😍

  • @sabrinteabdullahi7585
    @sabrinteabdullahi75854 жыл бұрын

    Walal mahadsanid

  • @serajy1
    @serajy14 жыл бұрын

    Masha Allah , ayuub waad mahadsanatahay walal sidaa noo dhiiri galisay , rabbi hakaa abaal mariyo

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed75314 жыл бұрын

    Masha allh ustad ayub wadaadada guusha waxbadan kafaaiidy jazakalahaa

  • @nasriinmohamed8232
    @nasriinmohamed82324 жыл бұрын

    Aad baan ugu xiisanay macalinkeynii Wellcome back adoo Aad kugu xiisay🥰🥰❤️

  • @amalahmed6423
    @amalahmed64234 жыл бұрын

    marwalba dadka dhiiri galin i siiya ayub yusuf sakiin شكراشكراشكرا😍

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts764 жыл бұрын

    waxaan Akhristay welina wadaa Book la dheho "Think and Grow rich" Run ahantii waa kitaab wanagsn Noloshaadana wax ka badalaya Haddi aad Raacdid talaaboyinka uu qoraagu ku sheegayo kitaabka dhexdiisa Runtii caqabada aan fileyn oo aan kitaabka ku arkay waxay tahay in guusha qeybteeda ay ku xiran tahay in aad jeceyl haysati Aniguna Runtii Hasaawaha Dumarka mudo kahor baa igu danbeysay

  • @drfarduus3776

    @drfarduus3776

    4 жыл бұрын

    ,الله يحفظك اخي في الند نيا والآخرة 🤲🤲🤲

  • @drsayanabdiaziz8832
    @drsayanabdiaziz88324 жыл бұрын

    Macalinka nolasha Ayub Yusuf Sakiin Cimri dheer cibaado leh Cafimad qab Cudur li'i Kunolow

  • @yaasmiincabdilaahi1257
    @yaasmiincabdilaahi12574 жыл бұрын

    Thanks tababare ayuub yuusuf sakiin wax badan baan kaa bartee Illahay haku xafido

  • @bahjabilkheyr8060
    @bahjabilkheyr80604 жыл бұрын

    waan ku faraxsnhy inaa noo soo labdy yaa ustaad qaali mhds in bdn juhdigaaya .

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Cajiib studio Ga qurux kheyr Allah siiyo xaaskaaga ruuxa kuu garab taagan sida aad noo garab taagantahay...DHABAR ADEEG❤️ Eraygaas ayaa koobaya wax waliba..

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer52784 жыл бұрын

    Aabaha dhiirigakinta wllkay Ayuub yuusuf sakiin Waa dhiganayaa calaamadayda aduunka insha allh allh ha noo kaa daayo

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll4 жыл бұрын

    Masha allah my teacher , runtii waan kuu xiisney

  • @ikraaniitabea2365
    @ikraaniitabea23654 жыл бұрын

    Macalinkeygii miss u wlh waxa eheed qofka kali aan wax bdn ka baran jiray wana noqon doonta i.a

  • @DaadaRecap
    @DaadaRecap4 жыл бұрын

    Mahadsanid tababare Ayub Yusuf Sakiin 👏❤

  • @yoonizabdalla4678
    @yoonizabdalla46784 жыл бұрын

    Thanks mclmh ayuub Yusuf sakiin waa kuu xiisany wlhi mclmh nafsadeeda hormarkeeda qeebaa kaleedahay runtii

  • @abdullahijumale3242
    @abdullahijumale32424 жыл бұрын

    Wcs ayuub waad ku mahad santahay inaad noo faa,iideyso well came back

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif67574 жыл бұрын

    Walal Ayuub Allah haku barakeeyo wlhi waxaa tahey macalin aan wax badan ka bartey.jazaakalaah

  • @nuradinabdirizakali6034
    @nuradinabdirizakali60344 жыл бұрын

    Mahadsanid wall Ayuub wllhi Casharkaaga Tusaale weyn Allaah waxan kaaa baryaa Inuu kaaa abaaal mariyo Casharkaan aad nasiisey

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim38824 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad ayub waanu kuu xisnay solabasho wngsn

  • @Reytaal-x1t
    @Reytaal-x1t4 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @iphrahiphkah761
    @iphrahiphkah7614 жыл бұрын

    M.a ustadiii alaha ku xafido hadal sax ah runtiiiii

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida62254 жыл бұрын

    Ayuub sakiin Macalin qiimo badan bro shugran Jasakallaah ❤❤❤❤

  • @cadeabukar690
    @cadeabukar6904 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinkeena ayub wan kuu xiisnay vedeo yaasha noo soo badi

  • @buuhoodle1436
    @buuhoodle14364 жыл бұрын

    Ayuub Yusuf sakiin waan Ku farxsanahy inaad noogu timi dalka Canada waxaan hubaa dhalinta hadafka Leh inaad caawin doonto oo dhiirigalin doonto.

  • @abdifatahalinuur5448
    @abdifatahalinuur54484 жыл бұрын

    Wel com back ustaad sakin

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse60084 жыл бұрын

    Masha allah malmahaan waanku weynay kaabo nooso badi arimaha jaceylka iyo guurka in bdn

  • @hilaloadamsharmaarke2788
    @hilaloadamsharmaarke27884 жыл бұрын

    Teacher ayub Yusuf sakiin Xoog ayaan ku xiisnye Waad mahdsnthye teacher 😍🤗

  • @abdirahiimabdulahi7572
    @abdirahiimabdulahi75724 жыл бұрын

    Soo noqod wngsan macalin ayuub aad ban ugu xiisay muqaladad xili aan faraheyga cuni garay muqadi dhiirigalinta ah iyo fikradaha xikmad ku salesana ee nolosheyda xaqiiqde wax ka badalay runti waan jcla laha in aad meel aan kala so xariro isheegtid si aan wax yalo bdn igaga caawiso balsa waan rajeynaya in aan helo meel aan kala so xariiro isoo jwb ustaad macalin ayuuub❤❤❤✅

  • @ayanleismacil1592

    @ayanleismacil1592

    Жыл бұрын

    Haa guusha

  • @mofit8766
    @mofit87664 жыл бұрын

    Masha Allah macalin wax badan Ayan sugaynay so dhawowo Mar kale

  • @aliadeq3942
    @aliadeq39424 жыл бұрын

    Wllhi waan kuxizay🤗🌺

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    jzklh kheyran ustaad ayub waalaguu xiisey

  • @macalinmahdiinalmadar2914
    @macalinmahdiinalmadar29144 жыл бұрын

    Welcome dear teacher

  • @shukraanduale4690
    @shukraanduale46904 жыл бұрын

    Aad bn ugu xiisnay dhiiriGaliintada macalin ayuub 😊

  • @aliabintumohamed7805
    @aliabintumohamed78054 жыл бұрын

    Horumar wacan ustd ayuub yuusuf sakiin

  • @badranuur9256
    @badranuur92564 жыл бұрын

    Maansha allah macalinkayagi wuu soo noqday

  • @amatullah1332
    @amatullah13324 жыл бұрын

    M.a ustaad aad ayan kuguxisnahay Horay usoco jazakalahu khyr 🥰

  • @xamdaxasanxamdaxasan8731

    @xamdaxasanxamdaxasan8731

    4 жыл бұрын

    Wankuuuxiiisney macalikii nolasha🥰

  • @darajaaleFilms
    @darajaaleFilms4 жыл бұрын

    Mansha allah welcome back ayuub Yusuf sakiin walaalkeen nagu qaaliyaa❤🥰

  • @nastehoahmed5295
    @nastehoahmed52954 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin. Waan kuu xiisnay

  • @hawajama2500
    @hawajama25004 жыл бұрын

    Waan u xiisay dhiri galintada, mansha Allah. Waan ka helay video 👏👏👏

  • @xasanmaxamed6224
    @xasanmaxamed62244 жыл бұрын

    Waa mahadsanthy walaal ayuub madama aad nala wasagtay muqaal qurux badan

  • @zakariyemaxamed9864
    @zakariyemaxamed98642 жыл бұрын

    M.a macalinkeyga wax badan ayaan kaafahamey ustaad mahasanid keep going

  • @qaalid2020
    @qaalid20204 жыл бұрын

    Asc ustad Wan kuu Xiisnay Alx Ustad waxan rabaa inan ku weydiiyo suaal ah Ani hadafkayga wuxuu yahay ma aqaano yacnii hadaf malihi mida jale hadafku Qofka markuu dhalanaayo muu ku dhashaa mise waa wax uu isaga goaansan karo waan ku wareerey mahadsanid ustaad

  • @xamzeofficial1735

    @xamzeofficial1735

    3 жыл бұрын

    Mnshllh wlky wx bdn ayaan kaa faidey

  • @hindiyodahir8266
    @hindiyodahir82664 жыл бұрын

    ManshaAllah, brother ayub thanks for your beautiful advice .may Almighty bless you and your all family as well

  • @munaweheliye9268
    @munaweheliye92684 жыл бұрын

    Mashaa alah farxad iyo renren waligaa kunolaw macalin sakiin ❤❤

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan47844 жыл бұрын

    Masha allh my teacher keyga allha nooga xafido runtii aad baan kugu xiisnay wallhi mnta waan farxay markaan arkay muqalkaan jizaakallhu kheer Mcln nolol farxadleh baan kuu rajeyna adga iyo mataantaada nolosha

  • @saabirinomardaqare5428
    @saabirinomardaqare54284 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay waqtigii aan u baahnaa ayaa ii soo dhigtay dhibaatooyinka Faraha badan ee guusha kasoo horeeyo ee aan maalin walba la kulmo waan u dulqaadaa inshallah thanks ❤😍 waa ku xiisnay dhmnteen

  • @ridwanziyad4425
    @ridwanziyad44254 жыл бұрын

    ASC .illaahay haku barakeeyo wllo Ayub yusuf sakiin Runtii waxa aad tahay shaqsi si aad ah ay u sareyso dheerigalintiisu.

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime84374 жыл бұрын

    Masha Allaha ayuub waan ku xisaay wlhi mantaa ayaa niyadaa kugu hayee wayo sidee cashiir lodiyariyaa ayaa isku qabsanaay saxibadeey aadigaa ayaa ku soo xasuustay waxaana ku hishinaay inuu qofwalbo sofirsado ayuub yusuf sakin

  • @adnahaji9122
    @adnahaji91224 жыл бұрын

    M.a isku so noqod wngsn ustaad aadban kugu xisne wa illah mahdi hada dib uso labte nabd ku waar melwpa o jogtid wanka faidne jazakallahu qeyrn

  • @abdinasiralidahirosman4895
    @abdinasiralidahirosman48954 жыл бұрын

    Masha Allah Mudane Ayuub . Hawl aad u qiimo badan baad u haysaa dadka Somaliyed. Go forward. Wxd tahay Macalinkayga 1aad.

  • @capitanocunaye5411
    @capitanocunaye54114 жыл бұрын

    Nin loxisay bro dhirigalintadu waa noo muhiim

  • @fadumosiciid7734
    @fadumosiciid77344 жыл бұрын

    Mnsha allha. Macalinkeeni nolosha allha ha ku barakeeyo

  • @kafisaabdullahi9793
    @kafisaabdullahi97934 жыл бұрын

    Wllhi waan kuu xiisay ayuub dhiira galintaada 🥰🥰🥰🥰

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf3 жыл бұрын

    شكرا لك يا طيب ربي يرفع قدرك

  • @faiza2330
    @faiza23304 жыл бұрын

    Asc ustaad waan kuuxisay dhiiragalintaada alle hakaa ajarsiiyo teedakale ustaad waxaan kaa codsanaa inaa kulasooxariiro meel aankaala sooxariiro iisheeg waxaan kaarabaa talooyin inaa isiiso sbbtoo ah qof goaan qaadankarto ma ahi dhanka waxbarashada waalaigaheestaa bleac ustaad icaawi thnks

  • @sacdiyoarabow2579

    @sacdiyoarabow2579

    4 жыл бұрын

    Masha aallh alle ku xafido wll qaali ah

  • @faiza2330

    @faiza2330

    4 жыл бұрын

    @@sacdiyoarabow2579 mahadsanid abaayo sidookale ilaahee hakuxafido

  • @hibocadey4646

    @hibocadey4646

    4 жыл бұрын

    Abyo sidad go"an ad kuqadan kartid wuu kujiraa vediowgas ee gadl u rac chanlka

  • @faiza2330

    @faiza2330

    4 жыл бұрын

    @@hibocadey4646 waan arkay abaayo marar bdn dhgeestay ilaahada waan qaadan la ahy meesha laigaheesto layaaby xbbti

  • @ayanom286
    @ayanom2864 жыл бұрын

    Masha allh tabarkallh ilahy Ha ku barakeeyo

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud77734 жыл бұрын

    Walal ayub waan u xiisnay waanadaada iyo dhiirigqlintaada. Maisleedahay waad naga soo daahday 🤔. Allaha noo kaa soo celiy adoo nabada.

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi97544 жыл бұрын

    Ilahah ha idin barakeeyo adiga xaskaga. Ustaad we miss you

  • @ubahhaamud9096
    @ubahhaamud90964 жыл бұрын

    Thank you so much Ayuub but I am waiting how to make this new year the best year

  • @Bashe12
    @Bashe124 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin allaah jannada abaal haynoo kadhigo wll macallin qaliya baad tahay 🙌🌴💥🇸🇴🇸🇱🇮🇷🇹🇷🇸🇴

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed44602 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadi

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin57084 жыл бұрын

    Macalin wad sii qurux badnaatay Canada iyo shacni baa isku heshay guulayso

  • @shirdoonqabile7644
    @shirdoonqabile76444 жыл бұрын

    Jasakalah khair saxibka guusha

  • @cabdullaahisaalaxmaxamedci2553
    @cabdullaahisaalaxmaxamedci25534 жыл бұрын

    ustaad wa ku xisany illhy haku shrf dhirigelimtadi ad laguu taby

  • @husseinnoor4112
    @husseinnoor41124 жыл бұрын

    Mashaallah my brother thanks

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia14004 жыл бұрын

    shukran baro

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha4 жыл бұрын

    Halmar soo booqo channel-kayga halyey nololeedoow. Waxaan hubaa innaad ka heli doonto muuqaalada aan soo gudbiyo insha allah.💪

  • @Eng-Ispuraash
    @Eng-Ispuraash4 жыл бұрын

    masha allah ayuu waa lagu waayay intee ka baxday waxaa sosocta 2020 adigna waad luntay maclinkeena guusha nabaray

  • @abwaanducaale9821
    @abwaanducaale98214 жыл бұрын

    M.a ustadkayga dhirigaliyahayga alle ha ku dayo

Келесі