No video

Sirtan ayaan 3 luuqadood ku bartay | xeelada barashada af cusub!

Xeeladaha iyo kaartooyinka wax lagu korodhsadaa way badan yihiin, waxana ka mid ah kuwan aan ku bartay afafka saddexda ah ee aan muuqaalkan ku soo tebinayo.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
www.youtube.co....
KZread-ka Sahan Podcast:
www.youtube.co....
Spotify:
open.spotify.c....
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
Aa....
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 418

  • @mosheikh9
    @mosheikh93 ай бұрын

    1. alphabet 2.vocobalary 3.conversation , wh questions, lahaansho 4 .dhagaysiga sida filimada

  • @cabdiraxmaan5665

    @cabdiraxmaan5665

    3 ай бұрын

    Thanks

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 Жыл бұрын

    8 bilood ayaan joogaa wadan afka Portuguese ka looga hadlo way ku adkaatay barashadeedu waana ka caajisay galabtaansa jadwal cusub samaystay isla caawana taladaada ku darsanayaa mahadsanid jaalle👏

  • @madaale5465

    @madaale5465

    Жыл бұрын

    Caajis ayaa I daaray ampa

  • @bilaalzulayman3961

    @bilaalzulayman3961

    Жыл бұрын

    Cajis ku iyo siigada ayaa nolshayda gud ku siiwada ka dhero wll cajiska

  • @sirdoontv9557

    @sirdoontv9557

    Жыл бұрын

    @@bilaalzulayman3961 saaxib siigada xal waan ka gaaray balse caajiska ayaan xal uwaayay

  • @maqalxaqiiqada6120

    @maqalxaqiiqada6120

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂 Arnaldo garacdan eega

  • @greatethingstakegreattime5263

    @greatethingstakegreattime5263

    Жыл бұрын

    ​@@sirdoontv9557xalkeedu muxuu kuu noqday sxb

  • @Abdirahman-hijri
    @Abdirahman-hijri Жыл бұрын

    شاب لا مثيل له ❤

  • @afnaanmohamed8338

    @afnaanmohamed8338

    Жыл бұрын

    Wllhi taladan aad ugu baahna meelo badan oo luuqada lagu bartana wn soo maray lkn wax aan ka. Faaiday haba yaarte ma jirto laba luuqadood sadan ii qorsheyzan arabi and english ♥️ incha allah 11/6/23 6 bilood ii hadhzan incha allah ii qorsheyzan in aan ku barato thankz wll adna wxd noogu jirtaaa kaalin cidna buuxin karin

  • @user-bw5vs4dl4m

    @user-bw5vs4dl4m

    7 ай бұрын

    ​😅mash 😅Allah 😅

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Жыл бұрын

    Aadanaw sxp Podcast Gii xageed nooga ilawday 😢 podcast yadi noo bilaw Mahadsanid ustaad qiimo leh❤

  • @ahmedak1253

    @ahmedak1253

    Жыл бұрын

    telegaram kuqor waad heleysaa bro

  • @hassanabdirizak9423
    @hassanabdirizak9423 Жыл бұрын

    Maantay oo ay tahay Axad 5 bisha 11 2023 waxan raacaya talaabooyinka Adan-sahan waxan doonaya barashada luqada English wixii iska keybadalo waan arkaya i.a ❤

  • @sirdoontv9557

    @sirdoontv9557

    Жыл бұрын

    Saaxib English anaa heer intermediate ah ka gaaray ee Maan iska kaashano ilaa advanced ka rabaaye

  • @shariifmukhtar

    @shariifmukhtar

    Жыл бұрын

    11/6/2023

  • @yuusufindhagiir-ji5dr

    @yuusufindhagiir-ji5dr

    Жыл бұрын

    Rabi hanoo fudeediyo wll

  • @hassanabdirizak9423

    @hassanabdirizak9423

    Жыл бұрын

    @@shariifmukhtar oh !

  • @hassanabdirizak9423

    @hassanabdirizak9423

    Жыл бұрын

    @@yuusufindhagiir-ji5dr aamiin sxb Adigana Ma goaan baad qaadatay ??

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Жыл бұрын

    Arinta heesaha kadigtoonow ustaad . Waayo qaabkale oo luqada laga barto waad shegtay oo ah muqalada lknse hees wa mamnuc dambi ayana kaso gaarayo , marka adiga oo faideyso isleh inaad dambi kadacdo aya kaxun faideysiga ❤

  • @samowade1300

    @samowade1300

    8 ай бұрын

    احسنت القول

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын

    Wan qadaya talaabooyinkas wana eegi natiijada ii duceya inaa barto luuqada wlhi wan ciishoodey 😢😢luqada darteed

  • @user-sb4gb3mg3y

    @user-sb4gb3mg3y

    Жыл бұрын

    Alle haku fudaydiyo sxb

  • @hassannurhassan7924

    @hassannurhassan7924

    Жыл бұрын

    Alle fudeed hakaaga dhigo

  • @updalle18

    @updalle18

    Жыл бұрын

    Saxip isoo qabo wan kula baran 🥰

  • @user-sb4gb3mg3y

    @user-sb4gb3mg3y

    Жыл бұрын

    @@updalle18 Ok zhp face book ay ku qoran yahay Cabdiraxmaan cabdilaahi maxamed

  • @CanabahmedaliCanabahmed

    @CanabahmedaliCanabahmed

    Жыл бұрын

    ​@@updalle18😊Ana isoo qabta waa liinla baranaa

  • @hodanismael2611
    @hodanismael2611 Жыл бұрын

    Waxaan la daala dhacayay luuqada jarmalka lkn wallahi waad idhiiri galisay mahadsanid walaalkayow❤ waa habeen isniina taariikhduna waa bishii 6/11/2023 inshallah waxaan illhay ka rajaynayaa inaan wakhtigaa wakhtigiisa wax badan oo niyadayda ku jira bartaa sida quraanka iyo luuqada jarmalka bi'idmillah oon aadan la tartamaa 💪😁

  • @khaalidabdiqadir7918

    @khaalidabdiqadir7918

    Жыл бұрын

    Mahadsanid walal ❤

  • @secretdiamond2683

    @secretdiamond2683

    Жыл бұрын

    3 bilood ii qabo waxaa jooga addissaba waa inaan amharic meel iska saara

  • @HamdiAbdi-bs6wy

    @HamdiAbdi-bs6wy

    3 ай бұрын

    @@secretdiamond2683iska wran hpti ma baratay

  • @abdalarockstar915

    @abdalarockstar915

    2 ай бұрын

    Hye kwran hada ma baraty

  • @axmedclqani9313

    @axmedclqani9313

    2 ай бұрын

    Ma baratay imika​@@secretdiamond2683

  • @sihamyusuf6291
    @sihamyusuf6291 Жыл бұрын

    🌾🍃🌹🍃🌾 ‏💥 فائدة : إذا أفَادَكَ إنْسَانٌ بِفَائِدةٍ مِنَ العُلوْمِ فَأكْثْرْ شُكْرَهُ أَبَدَاً وَقُل فُلانٌ جَزَاهُ اللّٰهُ صَالِحَةً أَفَادَنِيْها وَخَلّ اللَّوْمَ وَالحَسَدَا ‏📚 تيسير الإجتهاد" للعلامة الصنعاني"(صـ ٥٩).

  • @updalle18

    @updalle18

    Жыл бұрын

    Gabaygan kitaab xadiithka arbaciinka sharxa ban ku arkay sidana murajaco bey iigu tahay mahadsanid sis🥰

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    3:16 arinkaas ah xifdinta magacyada waxyaabaha ama " vocabulary" waa waxyaabaha dadka kacaajiz galiya barashada luqad cusub, Lama xifdin karayo erey walba magaciisa ee kaliya luqadaasi isku hareeree tusaale ahaan - waxaad daawaneyso waxaad akhrineyso ama aad dhageysaneyso English hanoqdaan ✌️ GOOD LUCK.

  • @im7somali

    @im7somali

    Жыл бұрын

    Ha xifdinin ee qor ereyga, kadib macnaca af somaali ahaan ku hor qoro , kadib aqri oo soo dulmar , sidaa ayee maskaxda ku qabaneeysa wll #talo ahaan

  • @Engadenmaxamedaden44
    @Engadenmaxamedaden44 Жыл бұрын

    Waxan kaa faaiiday kalmad aan 13 sano cid i fahansiisa aan wayay mahadzanid waxad tahay qof balaqo leh wanan download garaystay war bixinta ❤🎉

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын

    War wallakayow thanks 😊 sidada aad noogu dadalayso inan hormar gaarnoh thanks 3milion time by brother keyyy😮❤ I am just ready to star learning Arabic language ❤

  • @asadkimmich7847
    @asadkimmich7847 Жыл бұрын

    Thanks bro anigoo luuqada germany 🇩🇪 barashadeeda kujiro ayaad I dhiiri galisay guuleeyso

  • @전겔리

    @전겔리

    5 ай бұрын

    Sidee ku tagtay Germany 😢😢 anigana aan inaadee

  • @maxamedcabdirahman9198
    @maxamedcabdirahman9198 Жыл бұрын

    Aad ayaad umahadsantay aadan nin runtime aan aad uxiiseeyo barnaamijkiisa tahay waxaanan ku xidhmay barigaad soo bandhigi jirtay xalqadihii antikhiristoos❤❤❤

  • @Azad_2004
    @Azad_2004 Жыл бұрын

    Wllkei wlshei da muslimka ahay si niyada igu duceyah Hami ba iga dhex guxayeh🙌❤️

  • @Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe

    @Cabdirisaqabdilaahimuuse-qp9xe

    4 ай бұрын

    Noosheeg

  • @ayaanlemohamed17
    @ayaanlemohamed17 Жыл бұрын

    Mash Allah ustaad adan ilaa waqti hore ayaan ku xidhanahay dhirigalintda aad dadka dhiiri galiso mudada aan kugu xidha waxbadan yaa iska bedelay dhinaca aqoonta iyo xifrada waqti xadirkan muhiimka ah waxan aan kugu mahad celiyo ma aqaan waxan ku rajeynayah cafimad iyo cimri dheer zhp 🙏🙏

  • @cabdisamedmaxamed196
    @cabdisamedmaxamed196 Жыл бұрын

    Aar wllhi inader waa runtaa naxwuhu aad buu luuqada kuugu adkaynaya 😂 luuqada carabida oo aan adayg u qabi jiray uunban dugsigaygii sare school macalimiin zuudan ahi dhigto galay immika luuqada carabida waxaan ka aqaana dhowr lahjadood sida Lahjada yamanida Mida suudanta Iyo mida masaarida inshallah haddana waxaan ku jiraa sidaan ingriisida u horumarin lahaa 😮mahatsanid bro anaa kaaga marag kacaya talaabooyinkan aad soo jeedisay 👏👏

  • @MaxamudaxmedXasan-ju6vu

    @MaxamudaxmedXasan-ju6vu

    Жыл бұрын

    Caribiga anaa sa,id ugu bahan wlhi lkn wxey ilatahay in english ka uu ka fudud yahay talow sidey ila tahay mayahay🤔

  • @abdirashiidraash1385

    @abdirashiidraash1385

    Жыл бұрын

    ​@@MaxamudaxmedXasan-ju6vu Haa saaid Englishka ayaa ka fudud

  • @nuurnuur8490

    @nuurnuur8490

    Жыл бұрын

    Akhii group ino fur an carabiga ku barano

  • @oraahdamaanta4311

    @oraahdamaanta4311

    Жыл бұрын

    Carabiga lahjada kadaa fasaaxada ayaa duunka laga qimeeya iyo naxwihiisa naxwa la,aan carabi walagugu qosli

  • @abdiaziiz10
    @abdiaziiz10 Жыл бұрын

    The only way who left me for studing and speaking english fluently is listining and waching✌

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus576710 ай бұрын

    Heesuhuun ka reeb waxa karoo dhan waa sax masha allah

  • @muhipahussein280
    @muhipahussein280 Жыл бұрын

    Jamacad ayaan dhigtaa luqada English aad imaa dhibto oo cashar la idhigay oo an akhriyay si dhaqsi ah ayaan ugu jawabi kara marka an dawanayo movie English ah 60% waa fahma ilaa eraya igu cusub moye marka dhibka i haysta ah wax ma curin kaaro oo hadii su al maskaxiyan ah la I waydiiyo English ahaan uguma jawabi karo marka. Bal qofka ila mid ah ma jira miss qof marxaladan ka baxay talo haa i siiye 😫

  • @fardowsaabdi2734

    @fardowsaabdi2734

    Жыл бұрын

    Wlhiy that's me But If you listen a lot Grammar and How Speak And Reading writing wlhiy sis you will Move and know A lot me markan ku Hadlayo English waa Caadi marka Akharinayo waa caadi but ma la igu dhahay waxan ka Shaqe bees waye 😂 but I am immediate now and I improved I Started 2021 😂😂 But 2021 I don't Ever know how To say Hi in English Aswar or Else I can Say I Did Something ❤ Keep Doing And Practicing You will know Better 😊❤

  • @guutaaleaxmed2992

    @guutaaleaxmed2992

    Жыл бұрын

    Sagbabta waxaa waaye wa anad ku hadlin anigu saas ayaan ahaa lkn markaa safar yurub soo galay ayaan aad u bartay ileen wan ku hadlaahe

  • @faraxxuseen3834

    @faraxxuseen3834

    Жыл бұрын

    Wllo, way fudufahay, wax badan akhri dhagaysigana badi.

  • @muhipahussein280

    @muhipahussein280

    Жыл бұрын

    @@guutaaleaxmed2992 haa sababto ah Somalia jooga English cid aad kula hadlayso ma jirto

  • @muhipahussein280

    @muhipahussein280

    Жыл бұрын

    @@faraxxuseen3834 mahdsanid

  • @motivationahmeth4309
    @motivationahmeth4309 Жыл бұрын

    Macalin Aadanow sunday 18/6/2023 Taariikhda meel ku qoro talaaboyinka intii I anfacda waan qaadaya dhamadka sanadka ama bilawga 2024 hadii Rabbi idmo Ayaad natiiada ogaan doonta 👏

  • @Maahir397
    @Maahir397 Жыл бұрын

    Thank you wllal adan sidad nola garab taganty wanaga

  • @husseinkheyre2465
    @husseinkheyre2465Ай бұрын

    Manta o ay tahy bishi 6/2024 wa safarkeygi luqada Ingiriiska Isha Allah Allah ila garab galo

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Жыл бұрын

    6:07 Fanaan😂👌Mnsha Allah Ustaad Alle haku sharfo 👑💗

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Жыл бұрын

    Booskaa heesa waxad Ku badalatan muxadoroyinka diiniga ah oo subtatleka engriisiga ah leh madama heesu badan faidadodu ay ka badantahay dhibaatadoodu.

  • @HassanIsmailAli
    @HassanIsmailAli Жыл бұрын

    wlhi tan iyo 2018 ku dhagesanayey waxbadan na waan kaa qatay waxa ii dhiman ayaa ah inan luqad barto un aqli ahaan iyo muuq ahaanba waad ii korisay mahad sanid walal (adan sahan )

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka Жыл бұрын

    Wll aadan barnaamijyadan oo kale ayaa dhalinyarada aad u anfacaya. No political dambe fadlan

  • @ABDIRAHMAN_1

    @ABDIRAHMAN_1

    Жыл бұрын

    DHALINYARADA waa in WAXKASTA OO CAALAMKA kajira looga SHEEKEEYAA ANU POLITICAL KA WAAN RABAA

  • @abdiwadudmaalim38
    @abdiwadudmaalim385 күн бұрын

    Alhamdullah 4 luqadood waan kuhadla somali arabic English kiswahli

  • @ayuubmaxamedaadan
    @ayuubmaxamedaadan Жыл бұрын

    Maanta baan diirada saarayaaa.barashada englishka wxan soo gadan buug aan wax ka barto iyo app iga saacidaya ku hadalka

  • @Ahmedkaafi47

    @Ahmedkaafi47

    Жыл бұрын

    Shp kaliga mahan ana igu dar waan Isla baraneyna hadad Diyar tahay

  • @ayuubmaxamedaadan

    @ayuubmaxamedaadan

    Жыл бұрын

    @@Ahmedkaafi47 diyaar weeye pro

  • @ayuubmaxamedaadan

    @ayuubmaxamedaadan

    Жыл бұрын

    @@Ahmedkaafi47 appka hilokal lasso dag oo dadka la hadal nio

  • @Ahmedkaafi47

    @Ahmedkaafi47

    Жыл бұрын

    Shp what's up ma leedahay

  • @oraahdamaanta4311
    @oraahdamaanta4311 Жыл бұрын

    Aniga waxan aminsanahay marka hore kabilaaw dhagaysiga Waxkasta oo luqads kusaabsan dhagayso aniga waxan sidaas kubartay carabiga walibana fasaaxada hadana si caadiya ayan ugu hadla anigoon buug aqrinin markii hore hadda buyg aqris ayan bilaabay oo si dhibyar ayan ula qabsaday

  • @nagmamohmet

    @nagmamohmet

    Жыл бұрын

    Ifahansi wlal ilahy hakaa abaaliye

  • @ahmedak1253
    @ahmedak1253 Жыл бұрын

    in badan ayaan ayaan iskudayay inaa barto luuqadan lkn caajis ayaa ila haray runtii waad idhiiri galisa Habkaana waan umarayaa i.a wakhtigaan wakhtigiisa kale inaan kuhadlaan rajaynayaaa 19/6/2023 never give up💪

  • @teacherkhaire7191
    @teacherkhaire7191 Жыл бұрын

    Ustaad waa dhiirrigelin fiican Lkn heesaha iyo flimada inta ay yeelayaan qofka ayaa ka badan wax tarkooda markaa waxan ku talinlahaa anigu barnaamijyo faaido leh luqaddana laga baran karo sida documentryada iyo chenalada wararka sida CNN IYO ALJAZEERA English iyo carabi labadaba.

  • @samowade1300

    @samowade1300

    Жыл бұрын

    waa Dhab , filimada iyo heesaha waa mugdi , uma haboona qof Muslim ah in uu dgageysto ama uu daawado , waxaan dhihi lahaa tafsiir ka qur'aanka ah oo English ama muxaadaraad ku baxaya English.

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 Жыл бұрын

    Yaarabo in uu barto luuqada carabiga Fadlan qufka ubaahan waxaan sameenay group

  • @mujfaccabdirayyan832

    @mujfaccabdirayyan832

    Жыл бұрын

    Aniga Zxp Ee group aaway

  • @Cabdiqanisaalax1

    @Cabdiqanisaalax1

    Жыл бұрын

    @Mukhtaar Cabdiraxman inta linki lamdhigi karo ee lambarkaga ii soodir

  • @user-qw5pf3bv1o

    @user-qw5pf3bv1o

    3 ай бұрын

    Intee kaala soo xidhiidha wll

  • @shadiarashiid
    @shadiarashiid Жыл бұрын

    Thank you Teacher I will Trying inshAllah 🎉

  • @dragosboy116

    @dragosboy116

    Жыл бұрын

    I will trying maaha wll i will try weeyaan waayo ing wxa la raacya mrka uu ficilku hada socdo lkn hdiiba aad will istcmshy ficilku waa mid soo socda.

  • @maxamedcabdiraxmaan6398

    @maxamedcabdiraxmaan6398

    Жыл бұрын

    😅😅😅

  • @abdullahiyow

    @abdullahiyow

    Жыл бұрын

    @@dragosboy116 ka Leexo

  • @sharmarkethankyoumohamed7057
    @sharmarkethankyoumohamed7057 Жыл бұрын

    Thanks so much bro. I appreciate for you how to give information about new language. I attempt if Allah will says

  • @alxikmamedia4462
    @alxikmamedia4462 Жыл бұрын

    Thanks wallal aadan wax weyn baan kaa faa'iiday ❤💯👏

  • @Najmo8848
    @Najmo8848 Жыл бұрын

    مقطع في وقته❤

  • @asmaaali2489
    @asmaaali2489 Жыл бұрын

    30 days English challenge jadwal eh aya sameystay alxm hada 13 days aya ii hartay waxbadan wan fahmay

  • @munadaahir2754

    @munadaahir2754

    Жыл бұрын

    Nala wadaag aan kaa faa'iidnee abyo

  • @asmaaali2489

    @asmaaali2489

    Жыл бұрын

    ​@@munadaahir2754ok abayo jawdwalka magu so qora ?

  • @fatimaali-ch5ft

    @fatimaali-ch5ft

    5 ай бұрын

    Hada xage mareysa ma ku guuleysty

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Aadan jasaakallaah guulayso labada daarood

  • @shaaficisamadoon3095
    @shaaficisamadoon30959 күн бұрын

    7 aguast galab arbaca aya raacaya jadwalka saxib mahadsanid

  • @tawxiidnuur5129
    @tawxiidnuur5129 Жыл бұрын

    Thanks teacher aadan

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 Жыл бұрын

    Shukran ❤

  • @khadareid137
    @khadareid137 Жыл бұрын

    Walaahi challenge waaan kaa hayaaa macalin adan

  • @mohamedelmi1
    @mohamedelmi1 Жыл бұрын

    Jazaakallaahu Qeyr Ustaad Waan wadaa hada barashada English ka inaan beri kasto 10 eray is baro waadne igu sii dhiiri gilisay ustaad THANK YOU 🙏

  • @xadaariofficial373
    @xadaariofficial373 Жыл бұрын

    WAX BADAN BAN KA FAAIDEY ALLE HAKA ABAAL MARIYO WLL

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Жыл бұрын

    Waa mid aad xageeda dhigtay maada aan soo tijaabiyay,wakhtiga iga galay haba dheeraade, English iyo carabi mashallah waan samaystay oo waan qoraa kuna hadlaa hadana waxaan bartaa afka русский язык 😎

  • @yaxyeaadan7213

    @yaxyeaadan7213

    15 күн бұрын

    War lph suaal maku wediyaa😅

  • @ibroawed7455
    @ibroawed7455 Жыл бұрын

    Luuqadaha inaan iska dhiso waan bilaabayaa mahadsanid saaxiib ❤

  • @abdallaomar1097
    @abdallaomar1097 Жыл бұрын

    Alle khayr haku siiyo waan isku Dayi doonaa inaan talaabooyinkan qaado insha Allah. Alle baa mahadleh kugu ilhaamiyay inaa 3 luuqadood Barstow.

  • @CabdiLegend
    @CabdiLegend Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad.

  • @geeleibraahimcusmaan8041
    @geeleibraahimcusmaan8041 Жыл бұрын

    Masha Allah hada ayaan helay wadada aa kubara lahaa luuqadahaas waxaan kusoobiiri barnaamijka ahaa waa maxay maasooniyada ilaa hada waa lasocdaa mahadsanid ❤❤❤

  • @mahadfaysal9600
    @mahadfaysal9600 Жыл бұрын

    Mahadsanid aadan… muddo aad i badan ayaad dedaal ugu jirtay hagida dhalinteena … waa arrin raandhiis leh… inta uu qof wax kaa fa.idoyana ajerkeeda wadata … mahadsanid mar labaad

  • @abdirahmaan272
    @abdirahmaan272 Жыл бұрын

    Hal talo ayaan ku darsanaa qofka markuu luuqada English baran rabo afar meelood inuu barto waxaa ka mid ah 1=listen 2= reading 3=writing 4= speaking Afartaas hadii iska dhigtid insha allah waan ku guuleysaneysaa😊

  • @el-pharicsaid7367

    @el-pharicsaid7367

    Жыл бұрын

    Mxaa laga wadaa markaa🤔

  • @Irrisolticrimini

    @Irrisolticrimini

    Жыл бұрын

    Wa Inti u noshegay un

  • @abdirahmaan272

    @abdirahmaan272

    Жыл бұрын

    @@el-pharicsaid7367 1= waa inaa dhageysiga badsataa 2= waa inaa aqrin kartid 3= waa inaa qori kartid 4= waa inaa ku hadashaa

  • @el-pharicsaid7367

    @el-pharicsaid7367

    Жыл бұрын

    @@abdirahmaan272 hadanan aqrin aqoon, qori aqoon, kuhadli karin. intee ka bilabaa ne?

  • @rahmamoha638

    @rahmamoha638

    Жыл бұрын

    ​@@el-pharicsaid7367 waxad kabilaabaysa inad barato xarfaha iyo sida loo akhriyo kdibna kalmadaha kookoban ee bilowga ah

  • @aminabdirashid9791
    @aminabdirashid9791 Жыл бұрын

    5.04 galabnimo axada june 6 2023 waxan rabaa inaa bari isniin ah inaa bilaabo luqada carabiga sanad kadib isoo wareysta i.allah luuqda saaan kunoqda Asc

  • @Robot_B

    @Robot_B

    Жыл бұрын

    Inshalaalh

  • @yaxyecali5232

    @yaxyecali5232

    Жыл бұрын

    Inshaa allaah❤

  • @geedixasan1523

    @geedixasan1523

    Жыл бұрын

    English ayaan billabayaa

  • @cabdisamedmaxamed196

    @cabdisamedmaxamed196

    Жыл бұрын

    Ilaahay hakugu garab galo bro talona aan kuu raaciye iska ilaali naxwaha ama inyar uun ka baro

  • @runkahadasho8495

    @runkahadasho8495

    Жыл бұрын

    ​@@cabdisamedmaxamed196aboowe su.aal lahjadee ii fiican inaan barto carabiga ee caalamka looga hadlo 😢😢 aboowe adoo raali ah iisoo jawaab

  • @the_player78
    @the_player78 Жыл бұрын

    I support you my dear brother

  • @ahmedbaashi8872
    @ahmedbaashi8872 Жыл бұрын

    Sahan podcast Xalqad dheeeer noogu soosameeey Walal

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792Ай бұрын

    Mahadsanid ustaad anoo niyad jabaya ayu muqaalkan iga soo hor baxay sidan aad wax u sheegayso ayaan u waday lkn muqal hadda aan daawaday ayaa la'igu dhahay erayada lama barto anigu mudo ayaan soo waday xiftinta erayada kadibna waan u bogi waayay muqaalkaagan ayaana iga soo horbaxay sida aan wax u waday ayaan usheegtay kalsooni ayaana igashay mahadsanid ustaad❤.

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Жыл бұрын

    Ilaahay baa ilehe film iyo heeso aan iska daayay Dib ugu noqon maayo wax film iyo hees wixii ay I barayaan ha igala maqnaadaan

  • @asadjoseph2878

    @asadjoseph2878

    Жыл бұрын

    Arinka ad sameysay daRti ayu alle kaGa cawin waxad Rabto intu film kubarayo Luqad waxa ka badan intu wacyigaga iyo maskaxdada habfikirkeda saameynayo Wayo waxad noQota waxa ka agdhawada maRwalbah mana jiro wax la ilabo - hadi ad filim dawato hadhow dhaqankagu ka muqan/hadii aad buug akhrisana sido kale dhaqankaguh ka muuQan Dona 🤌🏻

  • @hamdamohamed4155

    @hamdamohamed4155

    Жыл бұрын

    @@asadjoseph2878 mahadsanid walalo inshaa Allaah cilmiga buug akhriska ayaaan ka raadinayaa mahadsanid wll Mar 2aad...

  • @nuurafarax8558
    @nuurafarax8558 Жыл бұрын

    Wxn ka qaaty wllo 1 vacabulry baro oo qor Kuna dedal 2 weedho dhaadheer means conversation 3 daawasho samee sida heesha inkstoo Adn hees KU tuurty 4 isku day samee wan qory wllo mhd sanid 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AyaanGalad-hw5dv
    @AyaanGalad-hw5dvАй бұрын

    Wax badan ka faaidey aadaa umahadsan tahy wllo❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Jazak allhu khayr wlo qali barakow😊

  • @caawiyeyare7619
    @caawiyeyare76199 ай бұрын

    Insha allah caawa ayaan bilaabaya si rasmi ah wana ku guuleysan ❤ is badan wacan

  • @KaafiyaKhada
    @KaafiyaKhada21 күн бұрын

    Today i will start😊

  • @caziizacali5296
    @caziizacali5296 Жыл бұрын

    M.a mhdsnd Lakiin kuwaasi wa talaboyinka ugu haboon ee lagu baran karo luuqad wayna ii diwan gashanyihii ilama aha qaar ka haboon in la helayo😊

  • @hafsayasiin2322
    @hafsayasiin2322 Жыл бұрын

    M.a baryahan waa noolasoo dhakhsanysaa 😊😊

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Жыл бұрын

    Mahadsanid zhp aadanow waxaad nooso diyaarisey mawduuc faa,ido noo leh ❤❤

  • @fajr6348
    @fajr6348 Жыл бұрын

    Gabayada✅ Heesaha❌ Daawasho✅ Dhageysi✅ Ku hadal✅ Akhris✅

  • @user-nv6mg4zg8c
    @user-nv6mg4zg8c Жыл бұрын

    أسطورة ❤❤❤

  • @Calansida143
    @Calansida1434 ай бұрын

    Mahadsanid wl

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini Жыл бұрын

    Wxn ku hdla 3 luqadood o somaligu afar ku yahay talyani , eng , intasuba wa run ad shegtay hal mid ba se lagaga dhabayn kara oo ah Passion qofku inu waxn oo donayo inu barto u xamaasadysan yahay ... Wana ta Iga caawisay inan se fast ah u barto talyaniga

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Жыл бұрын

    Markaan dib isku qiimeeyey waxaa ka aradanahay oo aanan haysan kayd vocabulary ah oo waxogaa markaan speaking ku hadlo waa ii goynayaa thanks wll

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @tommydireak-cp1zw
    @tommydireak-cp1zw Жыл бұрын

    Carbiga waan ku hadlaa casharo aan wax soomaali ah ku jirinna waan ku bixiyaa Englishkana waan ku hadlaa balse sida carbiga kumaan ihi oo 4 bilood oo toos ahba ma wado Labadoodabana Grammarku Wuxuu ii ahaa waxyaalihii kow iyo labo ugu horreeyay ee aan ka barto. Grammarku waa dhisidda luuqad kasta iyo fahanka salkeeda iyo baarkeedaba Marka maqabo kumana taliyeen in laga tago grammarka

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Жыл бұрын

    Luqad wxa loo bartaa laba qaab uun 1-imaad ubarato sida ajaanibta (school learners) 1-inaad ubarato sida dadka udhashay (Native laerners) Kee baad rabtaaarka hore adu waxay ku xidhantahy kaad rabto.

  • @KefahApdul
    @KefahApdul Жыл бұрын

    Been ma ahan grammarka wuu kugu adkeynaa ani hda alxm arabic iyo English labadaba podcast movie iyo xitaa book waan ku aqrisan karaan cidina ima ay barin badanka ee aniga iskey isku baray keliyana waxa aad fiirsanayso dhagaysanayso aqrinayso iyaga ubadi Si automatic ah ayaad ubaranaysa dadka xfda jooga kula hadal yeysanba ku fahmin ee Hda alxm asxaap native ah iyo kuwa kle heesta aniga leena samaystay ❤ wadna samayn karta adigu 😊

  • @nagmamohmet

    @nagmamohmet

    Жыл бұрын

    Walal garab makaa helaya🙈

  • @AfkaTube
    @AfkaTube Жыл бұрын

    Keep going Lpx 🥰🥰🖤

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan81456 ай бұрын

    Shukran wll qliya ❤

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 Жыл бұрын

    Mahadsanidin sxb

  • @HaaruunAadan-nm3vq
    @HaaruunAadan-nm3vq Жыл бұрын

    Guleso zxp

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Жыл бұрын

    Absolutely Adam Sahan 💯✅

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi Жыл бұрын

    جزيت خيرا

  • @somaliboy6040
    @somaliboy6040 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaale Mr adan

  • @asmaarawello9162
    @asmaarawello9162 Жыл бұрын

    Mahdsanid wll talboyinka ad sheegtay qar wan isticmalay kuwa I dhiman hadan ku darsanay.

  • @BiteSizeVids143
    @BiteSizeVids143 Жыл бұрын

    3daa aad baratayba waa wn bartay english iyo Turkishka wn ku hadlaa lknse carabiga ayay iga yara jiiftaa wxn ku talo jiraa inaan intan aqanana kobciyo spanish iyo Germana ku daro dabadedna halkas hayanka laga sii wado. Mahadsanid.

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 Жыл бұрын

    Wa ku salamay walkey Aniga waxa I fudud inan ku dhawaqo ereyada English ka ah lkn ma aqaan macnihi ama hadalka sida an ugu hadlilahaa

  • @cabdirisaaqxassan7248
    @cabdirisaaqxassan7248 Жыл бұрын

    War zhp waa malinki ugu horeyay ee aan kudawado balsi walahi aad ayaa icajibisay Wali waan kahelay figradaada

  • @isruushinacali8929
    @isruushinacali89296 ай бұрын

    Mahadsanid wll 😊❤

  • @aziizamohamed4658
    @aziizamohamed4658 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim Жыл бұрын

    Waaa arin fcn sxp Naxwuhu waa xaruumaha Dawladda layskuma aado, ku baashaala magaalada inta kale,

  • @Muureahmed
    @Muureahmed Жыл бұрын

    War abti aadanaw ehlu janaad tahay

  • @AhmadAbdurahman-pt8uk
    @AhmadAbdurahman-pt8uk Жыл бұрын

    Mahad sanid bro luuqad barashadeda waxa inacsiye WA naxwiga oo ku walaya Taladadana waku mahad san tahy ilahy ajar haka siyo

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Жыл бұрын

    Mahadsanid ❤️

  • @captain__eagle
    @captain__eagle Жыл бұрын

    Asxaabta intermediate ka ah ama dhexdhexaadka ah waxaan talo ahaan ugu darayaa inay dhagaystaan idaacadaha kubaxa afka englishka ama carabiga tusaale haddaa english rabto wxaad dhagaysan kartaan BBC News, CNN, fox News, Reuters, aljezira english, wxn kuu ballanqaadayaa inaa si fudud kubaranayso luuqada, waliba aad ai fudud ubaranayso habka erayady ama hadalku isku raacayo, waxaad hadhow gaaraysaa heer aad markaa in fiicn dhagaysataba hal eray oo cusub ama laba kuusoo baxdo taasna maskaxdu sidii magnet 🧲🧲🧲🧲 camal bay uqabasan. Subtitles ahaan waaka dhigan kartaa markaa ayaamo wado waad ka gudbaysaa, Aniga hadda mudo yar baan waday wx wayn oo lataaban karo iska kay badalay🙏🙏🙏

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    Жыл бұрын

    Haa waa sax aniga ayaa sidaas ku bartay luuqada English .

  • @Ssssssssssesssssssssss
    @Ssssssssssesssssssssss Жыл бұрын

    ustaad ma ika jawaabi kartaa aniga soomaliyaa ku dhashty meeshaana ku noolahy lkn af soomaaligeyga ma fiicno qofwalbo diyaasbaro ii maleeyaa sababtuna waxaa u maleenaa waan shik shikaa ama hadalka ku hak hakadaa sideen iskaa ka dayn karaa sideena af soomaalikeyga u xoojin karaa ustaad waan ku taageeraa keep hoing 🤗

  • @AbdiDirie-ez7yu
    @AbdiDirie-ez7yu Жыл бұрын

    Aad ayaa u mahadsantahay shb isla biri baa jadwal samaysamYa mudo 3 months ah na waa qabsanaya ishallah

  • @usaameapdy7089
    @usaameapdy7089 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll runtii marar badan waan isku dey inaan barto luqadan engilish lkn maan sii wadi jirin lkn haduu alle idmo waxaa iga goan inaan qorshe sameysto oon luuqadaan barto waana inoo waqtigaan waqtigiisa haduu eebe weyne idmo✍✍

  • @NajaxMahamed-n9h

    @NajaxMahamed-n9h

    10 күн бұрын

    Halkee waxkumaryan bowe

  • @sacdacali-rk7lm
    @sacdacali-rk7lm25 күн бұрын

    Wlhi Anigu Waan isla yabanhy 5luqadood Ayaan Anigo Yaqan uun Is Arkay Sidaan Film uun U daawnaanyy 1 English 2 Arabic 3 Turkey 4 Spanish 5 franchise

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod9 ай бұрын

    Thank my bro

  • @Xaali95
    @Xaali957 ай бұрын

    Wlhhi aniguba tabtaasan ku bartay farqiga yar ee noo dhaxeeya wxa weeye anigu saan musalsallo u daawanayay baan af cusub ku baran jiray....tusaale ahaan, hindiga ku hadla oon musalsallo ka bartay iminkana turkigaan baranaya asna musalsallan ka baran. Carabiga lkn school kaan kusoo qaatay. English kana wadankiisan ba ka soo hadlaya oo halkaan baanba ku dhashay. Somaligana somalian kusoo barbaaray oo waa afkaygii hooyo. Intaas ba fasiix baan ugu hadlaa markii arabiga laga yara reebo waxagow. Kistoo waan fahma in badan lkn ku hadalkiisa i dhibaya. Oo markan hindiga baranayay buu daaqada ka baxay. Halka shay oo i dhibtaa waxat tahahy markan mid cusub barto tii horaa masayrasa oo maryaheedii guranaysa😂. Ilaahy siduu afar xaas nimanka ugu banneeyey anigana 4 tayda luuqadood inaa isku mar, isku si, ugu hadlo ha ii baneeyo. Amin❤

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 Жыл бұрын

    Sahan podcast so celi wllo

Келесі