13-kan xirfadood ayaa ugu mustaqbal wacan | sirta guusha mustaqbalka.

Isbeddelka saayidka ah ee teknoolojiyaddu ay ku socotaa waxa uu sababay in mar kasta wejiga shaqooyinka iyo xirfaduhu mistaqbalka ay yeelanayaan uu isbeddelo, taas oo horseedaysa in caqliyadda waxbarashada iyo aqoon korodhsiguna ay isla beddesho.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
kzread.info/dron/MAk.html...
KZread-ka Sahan Podcast:
kzread.info/dron/Gf8.html...
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 257

  • @Somali.Caption
    @Somali.Caption Жыл бұрын

    1. Barashada luuqad cusub, siiba luuqadaha English-ka iyo carabi-ga si aad ugu barato xirfado badan. 0:17 2. Cilmiga Cyber security. 3:34 3. Cilmiga Artificial intelligence(AI) ama Garaadka macmalka ah. 4:33 4. Cilmiga Technology-yada caafimaadka. 4:50 5. Cilmiga tamarta aan dhamaan ama dib loo isticmaali karo, sida tan laga dhaliyo Hawada, Biyaha iyo Qorraxda. 5:42 6. Cilmiga Computer Programming-ka. 6:13 7. Cilmiga Data analysts. 6:32 8. Cilmiga Daabacaada 3D-ga (3D printing). 6:50 9. Cilmiga sameynta iyo maamulista Robotyada. 7:43 10. Cilmiga Content creatorka(sameynta qoraallada, muqaallada iyo hagaajintooda). 8:12 11. Cilmiga macalinnimada. 9:02 112. Cilmiga Dhaqtarka nafsaaniga ah. 9:29 13. Cilmiga digital marketing(suuq-geynta digital-ka). 10:15 14. Cilmiga raad-raaca sida noolayaasha, taariikhda, dhulka. 10:38

  • @kaafiyaali2943

    @kaafiyaali2943

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll qali jasakallaahu khayran🥰♡..

  • @shaaficishucayb3535

    @shaaficishucayb3535

    Жыл бұрын

    Meel ma nogu Tillmaami kartaa xirfadahaa usdaad

  • @kunciilofficial8631

    @kunciilofficial8631

    Жыл бұрын

    Thanks for your conclusion 🎉

  • @inamohamed5768

    @inamohamed5768

    Жыл бұрын

    شكرا

  • @daawoshow3541

    @daawoshow3541

    Жыл бұрын

    @cideeye4954: M.A mahadsanid sxb @Sahankaxogaha Nio adiga na muuqaalada Qoraal ku dar oo qodob walba aad ka hadlssso Qoraal ahaan ugu soo dar video ga. Sidaan waa caajis walhi Codka na iska hagaaaji

  • @zamiirzapcah7718
    @zamiirzapcah7718 Жыл бұрын

    1. Languages 2. Seyper security 3. AI COMPUTER 4. healthy 5. Renewed energy 6. Programmer 7. 3d 8. Robot making 9. Writen skills 10. Teaching online 11. Psychology 12. DIGITAL MARKETING 13. ASTROPOLOGY HISTORY Alle ciLmiga hakuu barakeeyo wll Aadanow ❤😊

  • @abdirizaq6408

    @abdirizaq6408

    Жыл бұрын

    You mean Cyber Security?

  • @shaaficihussein1678

    @shaaficihussein1678

    Жыл бұрын

    Data analysis baad ka tagtay

  • @clqaninimco-lg2sq

    @clqaninimco-lg2sq

    Жыл бұрын

    MAhad sanid aadan ❤

  • @cabdalemohamud917

    @cabdalemohamud917

    Жыл бұрын

    Wad mhsanty bro

  • @talasameabdihasan4343

    @talasameabdihasan4343

    Жыл бұрын

    Legend Mahadsanid

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Жыл бұрын

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @xamsesamaale6389
    @xamsesamaale6389 Жыл бұрын

    Wllalkay 4 sana kugu xiiranahay waxaajoga maraykan fiikirkayga dhaqankayga waxbadanba iskabadalay waxaa ogaday qofwalba wuxuu dhagaysigisa jogteeyo inu dhaqankiisa yeesho alle haku xafiido

  • @Somali-One
    @Somali-One Жыл бұрын

    2008dii ayaa isaga tagay dugsigii. Waxana bartay computer Software iyo A+ iyo luuqada English ka kaliya 3sano. Waxaan ogaadey in aan wax wngsn bartey maalinkii aan ka tagay dalkayga oo aan shaqo ka heley ha'ad caalami ah.

  • @Hamsebaashe1

    @Hamsebaashe1

    Жыл бұрын

    Wll maxad igulatalin lahayd .waxan ahay Wiil dhalinyar ah oo da.diisu tahay 19sano walahi zxp nolosha qadhaadhkeedi ayan dhadhamiyay mahaysto wax shaqo ah waxanan jooga Africa gaar ahan dalki zxp problem badan aya ihaysta malihi wax xirfad ah mana aqaan luuqada English Wll talo ayan kaaga baahnay mahadsanid

  • @Wasiirka-yr8kn

    @Wasiirka-yr8kn

    Жыл бұрын

    Wllo wax walba mobile kaaga ayaad ka daraasayn kartaa imika jaamacad la aan kaliya inaad sabir u yeelato raadinta cilmiga oo ay kaa goan tahay ayaa muhiima habkaas ayaan isticmaalaa anigu imika dhawaan ayaan bilaabay insha Allah rajo wanaagsana waan kaqabaa

  • @Hamsebaashe1

    @Hamsebaashe1

    Жыл бұрын

    @@Wasiirka-yr8kn wll imaka waxa aan doonaya inaan barto luuqada English maadama aan lahelayn xirfado afsoomali lagu baran karo oo hada dunida oodhan lagu shaqeeyo hal luuqad oo English ah sido kale ay buuxan xirfado English ah

  • @ibrahinabdirazak9187

    @ibrahinabdirazak9187

    Жыл бұрын

    @@Hamsebaashe1 zhp kula mid ban ahey lkn waxan umaleenaya inan dalka arimahan oo dhan laga helayn xataa inad si fcn ubarato English ka marka imika waxan iska suga intan ka tagayo halkan

  • @Hamsebaashe1

    @Hamsebaashe1

    Жыл бұрын

    @@ibrahinabdirazak9187 zxp walahi halkani joogis maleh waaban katagi laha ee xitaa lacagtii aan kaga tagi laha mahayo Masuul noloshi way adkaate bal hadad wax heshid iska uruurso way kuugaadhi doontaye kadib meeshan iskaga tag xita ganacsi laguma abuuri karo anigu hada waxba gacanta kuma hayo laakin hadan helo waan katagi insha allah

  • @wiilkaxaafadda1819
    @wiilkaxaafadda1819 Жыл бұрын

    Waa sax inaad sheegtyba wll lkn xirfadihii basic of life ahaa ayad ka Tagty inaad dhalinyrta ku Baraarujiso sida inay wax dhulkooda gashadan oo beertn, wadankeena waxa iska normal ah inuu nin waliba dhul aad u baladhn soo ootay oo aanu hal shay ka beerin dabcan abayaashen dhulka way inoo ilaaliyen blse kuwii wax ka soo saari lahaa waa innaga in aynu beerno dhulka oo aynu kaga baxno waxn aynu soo dagsanayno waa muhiim waa tii la odhan jiry" من لا يملك قوته لا يملك قراره Anniga fikirkaygu waa dabcn in aanay muhiim ahy in aynu wada computer barano blse dhulkeenan Qaniga ah ee qayrkii ka hadhy aynu gadhsiino malaayiinta lacaga ee inagaga baxda khudarta Ethiopia sannadki lama qiyaasi kro Inta aynu dunida ka danbayno ayaa ah in aynu 98% dependent nahay oo aynan hal shy soo saari karin. Annigu hadda f4 ayaan ahy oo exmkii bn sugaya blse waxn rajaynaya markn dhameyo inaan wax uun dhulkayga ka soo saaro oo aanan u dabranaan quud aan ummad kle ka sugo oo aanan hupin Tayadiisa Shukrn Ustaadi 🎉

  • @suhaybxasan7725

    @suhaybxasan7725

    Жыл бұрын

    Wll qof ku dayasho mudan baad tahay,keep going

  • @MaxamedOrdugaan

    @MaxamedOrdugaan

    Жыл бұрын

    Sxp fikrad cusub miyaa haysaa nio

  • @Sooyalka

    @Sooyalka

    Жыл бұрын

    Somalia wllo waxba mayaaliin muhiimadu waa inaad is dhisto adigu😭

  • @mohamedabdi-mi8tu

    @mohamedabdi-mi8tu

    Жыл бұрын

    ​@@Sooyalkaey ey kala jirin😂😂 dalka mxaa uga cararysa nio kkk

  • @zakeriahay7914
    @zakeriahay7914 Жыл бұрын

    Aad baan kugu mahadcelinayaa ustaad, mudo sannado ahba waan ku xirnahay halkaagan, cilmi badana waan kaa faa'iday.❤

  • @ayuubmaxamedaadan
    @ayuubmaxamedaadan Жыл бұрын

    Mahadsanid waxaan bartaa caafimaadka gaar ahaan medicine allah ha iga dhigo kii heer kagaara❤❤

  • @HIGHLIGHTS70.
    @HIGHLIGHTS70. Жыл бұрын

    Very valuable content ☑️ keep going Sahan

  • @ciiseaxmedcabdi2829
    @ciiseaxmedcabdi2829 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Aadan wax badan kaa faaiidnay cml

  • @sawdayussuf1737
    @sawdayussuf1737 Жыл бұрын

    Mahadsanid walal Allaha kubarakeeyo

  • @xog-hel
    @xog-hel Жыл бұрын

    Cajiib sxp aadanoow waa xirfado dhamaantood wada wacan balse waxaad ku salaysay ama uga fakartay badankood la jaanqaadka dunida casriga ah ee kuma aadan salayn baahida dadkeena iyo dalkeena dameeya Xirfadaha aan isleeyahay waa in qofka somaliga ah bartaa ee ugu muhiimsan waa 1=dhakhtarnimada nocyadeeda kla duwan 2=korontada iyo qaybeheeda 3= cilmiga dunida in la helo dad soomaali kuso min guuriya 4=siyaasadda iyo dad in la helo dalka horumariya oo wax ka badala 5=ganacsiga iyo qaababkisa kala duwan Iwm Laakiin waxaas waxa aynu ka somali ahaan ugu baahi badanhy waa in la helo dad hormuud iyo siyaasiyiin ah oo wax ka badala jiheeyana dadkan somliyeed ee madaxa iskula jira

  • @adamsaciid4919

    @adamsaciid4919

    Жыл бұрын

    lasoco dhalin badan oon dalka joogin ayaa ku xidhan ustaadka

  • @zhuaip42
    @zhuaip42 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @ahmedtimire6760
    @ahmedtimire6760 Жыл бұрын

    Anigu waxaan wax yer ka bartay cilmi nafsiga kadib waxaan ku dabaqay shaqadeyda oo ah marketing wlhi guul wayn ayaan ka sameeyay alx

  • @jaamacxasanmuuse535

    @jaamacxasanmuuse535

    Жыл бұрын

    Sidee ubaratay wll

  • @JAMAAHIIR
    @JAMAAHIIR Жыл бұрын

    M.A wallakeyga waa mahadsantahay sida aad dadkeena soomaaliyeed ula jeceshahay inay hormaraan mustaqbalkoodana aad ugu tilmaamayso. Kuwii dantooda iyo iwalaalhooda garta Allah ha dhigo.

  • @munojama9198
    @munojama9198 Жыл бұрын

    Allah Hakuu barakeeyo wllo cilmaaga whli waa barnaamij aad u wanaagsan.

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Жыл бұрын

    aadano wallaal ma ilaawday podcast tigiii noo soo diyaari hadiii jaanis loohilo ❤❤❤❤❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Mahadsanid walal Aadan.

  • @dekanefahiye572
    @dekanefahiye572 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad mowduuc muhima❤😊

  • @sihamyusuf6291
    @sihamyusuf6291 Жыл бұрын

    📚 العلم أنفسُ شيئ ٍأنت داخره من يدرس العلم لم تدرس مفاخره أقبل على العلم واستقبل مقاصده فأول العلم إقبالٌ وآخره . ✍🏻📕📚 📕📚 📕✍🏻

  • @MohamedYusuf2021
    @MohamedYusuf2021 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad.😍

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 Жыл бұрын

    Thanks sxp soo badi videos ka noocaan ah

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Жыл бұрын

    Thnks ustaad

  • @Kalsooni100
    @Kalsooni100 Жыл бұрын

    video anfac badan xabaarsan mahadsanid bro❤❤❤❤

  • @zakariyezooyaan8538
    @zakariyezooyaan8538 Жыл бұрын

    Trading xirfadaasna ilmaaderayaal inaad barataan waa muhiim

  • @sakipoi5986

    @sakipoi5986

    2 ай бұрын

    Undarrated wye 😂🤝

  • @hadillaium
    @hadillaium Жыл бұрын

    Aad baad noola shaqeneysa baryahan mahadsanid Adan😊❤lasoo dag dag video kle luuqadaha😊

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed Жыл бұрын

    sadex qodob oo aan aad u jeclahay ayaad sheegtay inaan qabtana ay iigu jirto hadafyadayda oo favourite na ii ah Macalin inaan noqdo aadbaan u jeclahay wanan noqon dona insha allah Qodobka labaadna waan ku gudo jira balse waan ka cajisa mararka qaar oo waa barashada luuqada English ta balse hada ayaa lay fasaxaya jamacada oon dib u bilaabi Ka sadexaadna waa dhiiri galinta dadka ilaa hadana waan dhiiri galiya dadka cilmi nafsigana aad baan u jeclahay dadka ka hadla. Alle haku sharfo walal macalin baad tahay nololeed.❤🎉

  • @malaykaboone5888

    @malaykaboone5888

    Жыл бұрын

    I want practise an engliah together how your idea

  • @cobravlogs2685
    @cobravlogs2685 Жыл бұрын

    Masha allah sahanka xogaha nin laan dhere ah ilaahay haku barekeeyo

  • @user-pc8kp3cg5l
    @user-pc8kp3cg5l Жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Жыл бұрын

    Thnk u for sharing us with your knowledge SAHAN

  • @Dreamy-M

    @Dreamy-M

    Жыл бұрын

    Cilmi baaristiisa.

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    🤝🔥🤝🤝ASC🤝🤝🤝🔥 Wllyl waxaan soo wadnaa Course free ah Political science ah insha Allah Hadaad xiisaynayso Fadlan ku soo biir janaalkan Mahadsanidiin✌

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel Жыл бұрын

    Wcs mudane waan kaa sugaayey in aan kaa ogaado xirfadaha

  • @cabdifataaxjaamac6527
    @cabdifataaxjaamac6527 Жыл бұрын

    Alah haku xafido wllo aadan run ahaantii waxaad kamid tahay dadka daawashadoodu wax iga badashay 3 sano kahor

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @somaliaudiobooks
    @somaliaudiobooks Жыл бұрын

    Thanks sxb aadan

  • @suldanabdirahman7393
    @suldanabdirahman7393 Жыл бұрын

    Thank you my brother sida diiran ee aad noo dhiiragalisay.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын

    mahadsanid walal adam

  • @Ahmedii171
    @Ahmedii171 Жыл бұрын

    Muuqaal aan sugaayey aad i aad guuleyso sxp

  • @mohmedabdirahaman6007
    @mohmedabdirahaman6007 Жыл бұрын

    I live in turkey and am doing here master of cyber security right now 😊

  • @al.ansaariproduction7881
    @al.ansaariproduction7881 Жыл бұрын

    Aadbaad umahadsantey walalkey Aadan sahan fikirka wanaagsan ee aad nagusoo kordhisay

  • @anaanegame3800
    @anaanegame3800 Жыл бұрын

    ❤ mahadsanid

  • @shaaficihussein1678
    @shaaficihussein1678 Жыл бұрын

    Aadbaad umahadsantay wllo.....waxaan hada awooda saaraa cilmiga xogmaalka(statistics)) iyo cilmiga data analysis((xog-shiilka)). Kaas oo wadankana kuyar... Aadbaad ugu mahadsantay sidaad ugu dadaalayso horumarka umada...❤

  • @DamacWarsame-cd2ih
    @DamacWarsame-cd2ih Жыл бұрын

    Ustaad cilmiga geology isna dalka aad buu ugu baahanyahy soo maha 🎉

  • @adamsaciid4919

    @adamsaciid4919

    Жыл бұрын

    waa runta sanadkii hore ayaan ka baxay golis geologyga runtii waa loo baahanyahy inkasto resourcegu iska yaryahay

  • @user-yb2vg5kc4g
    @user-yb2vg5kc4g Жыл бұрын

    Ad bad umahad santahay wllo alle haku barakeyo❤

  • @user-wl4eb4zw5m
    @user-wl4eb4zw5m Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakalaha ustaad alle Haku sharfo

  • @alicabdinuur1741
    @alicabdinuur1741 Жыл бұрын

    Aad baad u mahadsantahay ustaad

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Жыл бұрын

    masha alhe tabarakalahaa mahadasanid Aadan sahan qalika waaxa sureya kugu sima halakad doto saaxibi kala,furan weeye suto faro ku hiitisa ✍✍✍👏🏾👏🏾

  • @user-xu3hp7ns5o
    @user-xu3hp7ns5o Жыл бұрын

    Sxb aad baad umahadsantahy KZreadr adan sahan soomalidu dadka jiheeya wax fa'iido lehna usoo gudbiyaa waa yaryihiin horey. Usoco wll❤

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Жыл бұрын

    manshalh waad mahadsan tahay wll

  • @nimcorashiid5902
    @nimcorashiid5902 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll 😊

  • @Iamqueen-lv9ub

    @Iamqueen-lv9ub

    Жыл бұрын

    Asc sister😊m.a isku magic nahay kaalay wllshay oo iga luntay Maa thy magacii aabahay xitaa sidataaye❤😮😮

  • @nimcorashiid5902

    @nimcorashiid5902

    Жыл бұрын

    @@Iamqueen-lv9ub hhhh saw arin lalayabi karoo maha 😉

  • @Iamqueen-lv9ub

    @Iamqueen-lv9ub

    Жыл бұрын

    @@nimcorashiid5902 absolutely Kedis ayay igu noqotay🙃

  • @mhmdmd9525
    @mhmdmd9525 Жыл бұрын

    Waa talooyin wax ku ool ah oo aad u anfacaya qofka qaata. Waayo waa wax aan hore u tijaabiyey waana hubaa in qofka saas sameeyaa insha allah uu heer ka gaadhayo wuxuu jecel yahay.

  • @Ismailabdiasiiis
    @Ismailabdiasiiis Жыл бұрын

    Adam sahan keep going br0😊

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 Жыл бұрын

    Ilaahay haku barakeeye ilaa barnaamijkii kan ka horeeyey intii ka danbaysay wan sugayey video gan balan qaad kaagii awgii Walaal alle haka abaal mariyo wan ka faa idaysan doona wanan fulin doona intii aan awoodno inashalah ilahay hanoo fudaydiyee Aadan saxiib hore u soco wan ku soo ducaynaya inshalaah ilaahay haku bqrakeeyo fi dunyaa wal aakhira Runtii dariiq toosan ayaad haysa ku sugunaan shiihiisu adagyey halkaa aad maanta joogto alle kqma soo celiyo dadaal intaa ka dheeradana alle haku waa fajiyo walaal guulayso ❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdinasirplayer3833
    @abdinasirplayer3833 Жыл бұрын

    Keep going, Bro..❤❤

  • @happy04188
    @happy04188 Жыл бұрын

    Barnaamijyada dhalin yara in aad soo badiso Waad ku mahadsan thy

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 Жыл бұрын

    Keep giong

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 Жыл бұрын

    Masha Allah sxb wadmaxsantahay

  • @abdishakuurjeego9101
    @abdishakuurjeego9101 Жыл бұрын

    Zxp guulayso aadnow sidaa dhalinyarta ugu dadaalayso thnks

  • @baabul-jannah4144
    @baabul-jannah4144 Жыл бұрын

    Asc wll aadan waad mahadsantahay

  • @anyaaaadan2636
    @anyaaaadan2636 Жыл бұрын

    Wllo kasoo diyari muqaal sida luqad cusub loobarto hadaaban mobile yeeshe😂😂😂 mahadsanid

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 Жыл бұрын

    Golden voice ❤😊 cyber security 😢❤sideen ku barata soo ogaw

  • @abdallaomar9542

    @abdallaomar9542

    Жыл бұрын

    Zxp Waxad KZread ka qortaa Hurbad institude of technology Channelkas ayad ka heleysa asigo somali ah

  • @MR.DEBATE

    @MR.DEBATE

    Жыл бұрын

    ​@@abdallaomar9542Nio anaba dhihi rabay afkeyga ayaad kala baxday.

  • @user-yp9fx7ug2x
    @user-yp9fx7ug2x Жыл бұрын

    Mawduucyada noo asa soo kordhi ustaad adanow

  • @ibomohamud
    @ibomohamud Жыл бұрын

    Histology, anthropology, enthonology and archeology. wa muhiim

  • @abdikaremibrahim9963
    @abdikaremibrahim9963 Жыл бұрын

    Insha Allah khayr💯

  • @user-mt4vp1fd6w
    @user-mt4vp1fd6w6 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @MohamedDeeq-nx3zp
    @MohamedDeeq-nx3zp Жыл бұрын

    Aadanpw zxp mid baa ilowday

  • @yacquub111
    @yacquub111 Жыл бұрын

    muqaalkaan inuu dad badan gaaro aad baan ujeclaan lahaa ahmiyadiisa awgeed

  • @zeynababdullahi4318
    @zeynababdullahi4318 Жыл бұрын

    Mahadsanid 😊🎉❤😊💞💞

  • @muhahasan8407
    @muhahasan8407 Жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahay sida fiican ee aad noogu soo gudbisay

  • @cqadarbuneeste3438
    @cqadarbuneeste3438 Жыл бұрын

    Wad kumahad san tahay wll sidaqurox dabada ad nogufa iidey sid ❤❤❤❤❤

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka Жыл бұрын

    Keep going pro

  • @Khadiija-ov3kp
    @Khadiija-ov3kp Жыл бұрын

    Mashallaah 🌹

  • @90films69
    @90films69 Жыл бұрын

    Aadanow waad mahadsanatahay halshay ayaa hadafka koobad ii ah wana barashada luuqad English balse sikasta oo an ufahamayo marka aan dhagaysanayo hadana hadaan isku dayo inaan buug ku akhriyo ama aan cilmi buug ku qoran aan fahmo ama aan turjun to oo aan barto ma awooday markan isku dayo inaan turjumo waxa meesha ku qoranba wax bilaamicno ah ayay noqonayaan mana awoodayo inaan fahamo ama aan micnaca iyo nuxurka qoraalka aan lasoo baxo oo aan faham waxaan rabay aniga iyo dadbadn oo ilamid ah oo ku dhiban fahmida nuxurka qoraalka ama turjumid luuqad qalaad inaad muuqal noga diyaariso madama aat tahay qof yaqaana labada luuqadoo wax kubarta wax kunakhrista soona turjuma buugta afafka qalaad ku qoran sida aan wada ognahay inad noo faah fahiso sidaa ku baratay anaguna kubaran karno sidaad u awooday inaad wax ku turjunto anauguna ku awoodi lahayn sidaad halkaas uga gaadhay anaguna aanu ku gaadhi lahayn talaabooyinkii aanu qadi lahayn somalidu waxay tidhahdaa " waalida ninkii soomara laga waraystaa " madama aad nooga aqoon badanatahay inaan kaa faa i8dno oo aadno faa idayso barashada English waxy ii tahay hadafka ugu muhiimsan ee aan leeyahay adaana iga caawin kara insha Allah madaadam wax kasta oo aan is idhaahdo baro ay ku diyarsanyiin carabi iyo English caraba waxba kama aqaan inyar mooye lakn English waa uu dhawyahay 50%waan aqaana lkan hadana ma awoodo heer aan si waasaca wax ugu barto muuqal ayaan sugaynaa aniga iyo 8nata ila midkaha madaama aad KZread kaba usamaysatay inaad dhalinyrada wixii aad dheertahay ugu faa iidaysid

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 Жыл бұрын

    Asc sxb Aadan sahan waa sidaad sheegtay systemka waxbarashed(school,jaamacadaed)ee somalia xitaa kuuma dhisaya qaab shaqaalo ahaan wa system wada been iyo businnes lacah laga sameeya. Waa arin xun run ahaantii.

  • @user-iq4wr8du4s
    @user-iq4wr8du4s11 ай бұрын

    Mahadsanid.wallaal

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Jazak allhu khayr

  • @ccasiistoxob4826
    @ccasiistoxob4826 Жыл бұрын

    Mahadsnd ustaad lkn side ila tahay aniga xogta ama xirfda waxaa kusoo saleesay arday ama dadka jmcdaha kasoo baxay oo xirfad qaas ah ee ku shaqo galaan usoo ban dhigtay. Bal dhanka kale iska taag ee qofka aa aqoon jmcd ama cilmi saas u xeel dheer laheyn xirfdo ku macquul maxaa la waadi kartaa? Thnks masuul💯✅

  • @hafsayasiin2322
    @hafsayasiin2322 Жыл бұрын

    Mahadsanid wanna sugaynay

  • @hanadheykal1015
    @hanadheykal1015 Жыл бұрын

    90% Wa Computer 🖥️ sceince

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын

    ❤❤mahadsanid ustaadi

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Жыл бұрын

    Waqtigan xirfada ugu muhimsan ee loo baahan yahay waaa wax isbarida zhb

  • @user-cj7rv1fw9u
    @user-cj7rv1fw9u6 ай бұрын

    Thakis wll❤❤❤

  • @najiibhassan9095
    @najiibhassan9095 Жыл бұрын

    Keep going bro

  • @sancho_8
    @sancho_8 Жыл бұрын

    keep going pro🎉❤❤

  • @wizkadar5878
    @wizkadar5878 Жыл бұрын

    macalin aden goorma aayu soo baxaya buugagi الاسلم بين شرق والمغب

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 Жыл бұрын

    Nasiib darro suuqa Somalia 🇸🇴 wax yaalahaas aad sheegtay intooda badan kama shaqaynayaan shirkadahana kuuma ogolanayaan inaa u shaqeyso hdaa taqaanid xirfadaha program ka kaaga daran wadanku xamaalato u badan yahy inyarna social media ka isticmaasho wadan fashilmay😢

  • @hassankahie6139

    @hassankahie6139

    Жыл бұрын

    Bro international ka helaysaa

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 Жыл бұрын

    Aadan sahan legend

  • @ashkiromohummad9077
    @ashkiromohummad9077 Жыл бұрын

    Wll mhdsanid 3 years kugu xiranhy wax badana wan ka faa,iday. Buuga hard times Create strong man summary inoga so samey

  • @OY-bile
    @OY-bile Жыл бұрын

    wll waad naga ragtee ❤❤

  • @nimoabdilahimuse4164
    @nimoabdilahimuse4164 Жыл бұрын

    Ustaad. Mahadsanid waxn jeclaan lahaa kuliyada mechanical engineering in.aad kasoo hadasho kuuliyadaas oo.ana ardayda somliyed fahamsanahn

  • @saciidoaraxmaan
    @saciidoaraxmaan Жыл бұрын

    Mahadsnid aadan wll

  • @craxmaanarts2033
    @craxmaanarts2033 Жыл бұрын

    Zhp kahadal artiska❤ plzz

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын

    Thanks pro

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 Жыл бұрын

    Manshallh thanks wall

  • @abshirsayf1349
    @abshirsayf1349 Жыл бұрын

    THX u

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Жыл бұрын

    😊😊😊🥰❤🙏

  • @wllmankah7657
    @wllmankah7657 Жыл бұрын

    Coming soon 400k

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Жыл бұрын

    Thank you 👍