No video

RIYADAADA..NOLOSHAADA! I WADADA GUUSHA: #7

‪@AyubYusufSakiin‬ Weligaaga Haka Harin in aad Daba Orodid RIYADAADA.
Ku dheg Hana Ku Raali Noqonin Wax Kayar Meesha aad mudantahay.

Пікірлер: 156

  • @naajicade599
    @naajicade5994 жыл бұрын

    Mar walpo aan hadafkyga ka caajiso macalinkyga ayaan dawadaa wxaana ka qaadaa dhiiranan iyo inan dib uwato wadadeyda guusha allh ku sharfo ustaad🤲🤲❤❤🥰🥰👌👌✌✌

  • @bushraaxmed3714

    @bushraaxmed3714

    4 жыл бұрын

    Hi wll

  • @naajicade599

    @naajicade599

    4 жыл бұрын

    @@bushraaxmed3714 haa wll

  • @betramustaphe3571

    @betramustaphe3571

    2 жыл бұрын

    Haa wllhi mar walpa oo aan is dhaHo talaapo qaad waxaan daawadaa oo dhagstaa ayuup yuusuf sakiin jiroo jooog wllky

  • @CabdiraxmaanGeedi

    @CabdiraxmaanGeedi

    6 ай бұрын

    Raggii and ​@@naajicade599

  • @bwkeenadiid6346
    @bwkeenadiid63464 жыл бұрын

    Ilahow noo dambi dhaaf Dhamanteen Mudane ma,alin mahadsanid Waxa amalkaga ku gudo ma aqan Ilahay haku amal naruto Amiin

  • @zamzamalidangaab8286
    @zamzamalidangaab82864 жыл бұрын

    Masha allh ustaadi mahadsanid jazakalaah guuleyso abid.

  • @Noorhassan-np8fz
    @Noorhassan-np8fz4 жыл бұрын

    Asalamu aleikum warahmatullahi wabarakatuhu walal ayub shakiin. Your are my dhirigiliye, keep going inshaalah.

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe84984 жыл бұрын

    Ustaad ayuub aad baan kuu jecelnahay waxaa tahay macalinkeena marna saaxiibkeena nolosha alle abaalkaaga hàka dhigo janatu-fardowso

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    Techar ayuup waan kutaageeraa runtii❤❤❤

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    Mashaaallah mahadsanid ustad JazakaAllah

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg4 жыл бұрын

    m.a thank you teacher 👏

  • @sundussuciid4917
    @sundussuciid49174 жыл бұрын

    Zamzam io Adiguba alle ha idin Xafido wll Ayuub wan kugu xiranahy wx badana wan kafaidnay Jasa akalahu khayr wll

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja2754 жыл бұрын

    Masha allah guul macalin ayuub

  • @fartuunmaxamed5521
    @fartuunmaxamed55214 жыл бұрын

    M.a dhiiri geliyaha ugu wanagsan dar ale ayaan kuu jeclhy mar walba ayan daawada video yadada guuleyso ♥️🙏

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi89174 жыл бұрын

    Thnk you ayuub markn video yadaada daawado rajadaydu way sii korodhaa jasaaka allahu khayr

  • @zabaaxnuur3443
    @zabaaxnuur34433 жыл бұрын

    Wow masha Allah

  • @nuurtomacalin6672
    @nuurtomacalin66724 жыл бұрын

    shukran wllo jazakallaahu qeyr

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos89024 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @shamsoali4540
    @shamsoali45404 жыл бұрын

    Mashaa Allaah

  • @azadalcadaala5821
    @azadalcadaala58214 жыл бұрын

    Maasha Allah ustaad Alle haku sharfo ee inteen kaala soo xariiraa

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula4 жыл бұрын

    Riyadaydu waa Pilot Waaa mahadsantahay Ustaaad

  • @laylamohamed2208
    @laylamohamed22084 жыл бұрын

    Masha allh dhirigaliyaha bulshada allh ku xafido

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji2834 жыл бұрын

    Run ahaantii waxan ka heley muqaalkii kan ka horeeyaya ee aad ku soo jeedisey lahjada mayga in kasta oo aan aqoon lahjada lkn waan fahamey 💯 BARNAAMIKAAN DHEXDIISA WAA KU JIREY HADAL AH BARO WAX CUSUB MARKAA MACALIN BAL ISKU DAY IN AAD LABADII MUUQAAALBA AAD HAL KU SOO JEEDISO LAHJADA MAYGA WAA HADII AAY MACQUUL YAH

  • @luckystart1366
    @luckystart13664 жыл бұрын

    Masha Allah mahadsanid

  • @nouserthischannelknowjustn834
    @nouserthischannelknowjustn8342 жыл бұрын

    Thank u teacher 😊😃

  • @cabdifataaxshabeel1727
    @cabdifataaxshabeel17274 жыл бұрын

    Shukran laka

  • @anasxassan6969
    @anasxassan69694 жыл бұрын

    Jazakallah

  • @hodanaidid6750
    @hodanaidid67504 жыл бұрын

    Dhiiri galiyaha dhabta ah macalin ayuub

  • @sagalgeelle2863
    @sagalgeelle28634 жыл бұрын

    Waad Ku mahadsantahay video qurxda badan jasaakalahu khayr

  • @maxmuudmaxamedxasan5704
    @maxmuudmaxamedxasan57044 жыл бұрын

    thanks ustad qali ayuub Yusuf sakin❤🙏

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta iyo psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @dradale3350
    @dradale33504 жыл бұрын

    Masha allah ustaad

  • @fatxiciisemahamed9174
    @fatxiciisemahamed91743 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaakeyga

  • @barkhadmaxamuud9676
    @barkhadmaxamuud96763 жыл бұрын

    Mahadsnid teacher ayup yusuf sakiin

  • @abwaanducaale9821
    @abwaanducaale98214 жыл бұрын

    Msha alh uztad ayub alle ha ku sharfo

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan76314 жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty32683 жыл бұрын

    ayuub yuusuf sakiin ustaad isku soo laabasho wacan

  • @haniomar9374
    @haniomar93744 жыл бұрын

    My dear teacher ayuub

  • @umusalahudin4998
    @umusalahudin49984 жыл бұрын

    Jazakahu Kheyr runti video yadada dhiira gelin ayan ka hela faidana waan ka hela Allaha ku xifdiyo reerkada iyo inta jeceshahay

  • @ahmednorhusseinmohamed7876
    @ahmednorhusseinmohamed78764 жыл бұрын

    Maalmahaan video noo soo badhi waan kuugu dayaanaa ayub yusuf sakiin

  • @muzamilmohamed5271
    @muzamilmohamed52714 жыл бұрын

    Mahadsanid walal ayuub wan Ka faidnay

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60764 жыл бұрын

    Aad ban ugy farxaa dhiirri galintaada sxb👍

  • @Abak18
    @Abak183 жыл бұрын

    Thanks 🙏 wllky ahna macalinkayga dhabta ah

  • @abdirahmanfarah7876
    @abdirahmanfarah78762 жыл бұрын

    Mahadsanid sida qurxoon

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi71834 жыл бұрын

    Masha allah ayub yusuf sakiin waad noo soo noqotay macalin

  • @alihussein1432
    @alihussein14324 жыл бұрын

    Mahadsin walal rabi hakudhowro

  • @cabdishakuur5606
    @cabdishakuur56063 жыл бұрын

    M.a thank you teacher

  • @minahaaji2999
    @minahaaji29994 жыл бұрын

    Thanks ustad wallhi mar walbo an wax kuwarero adigan kula soo aada ajir io xasanad an lasoo kobi karin Allah haka siiyo mclln

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12544 жыл бұрын

    Waan kuu xiisney ustaad Ayuub Sakiin🇸🇴❤🙏

  • @naimamohamed583
    @naimamohamed5834 жыл бұрын

    msha allh ustaad ilah hku xfido

  • @cabdulaahiyaasiin23
    @cabdulaahiyaasiin233 жыл бұрын

    Ilove you my brother keep going

  • @mohamedabdiisse2215
    @mohamedabdiisse22154 жыл бұрын

    Masha allh ustaad waa lagu xiisay ruhtii

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash49164 жыл бұрын

    Allaaah haku sharfo ustaad

  • @user-ub8wu8jx5y
    @user-ub8wu8jx5y4 жыл бұрын

    Thanks

  • @mushtaqahmed3047
    @mushtaqahmed30474 жыл бұрын

    Mahadsanid wllky nolosheyda aad Korea’s uqaaday allaha kuxifdiyo adiga iyo matantada

  • @xamdimaxamed4936
    @xamdimaxamed4936 Жыл бұрын

    Mshll wll allaha ku sharfo us taad

  • @zaahidishakmohamed5030
    @zaahidishakmohamed50304 жыл бұрын

    Ustaad waan ku xiisney alaha ku sharfo

  • @sumayaabdikarim2517
    @sumayaabdikarim25174 жыл бұрын

    Mahadsanid 💯💯💯

  • @aaaAaaa-yy6vq
    @aaaAaaa-yy6vq4 жыл бұрын

    Ustad wanku salame nosoo badi vedio thanks Allaha Ku xafido ustad

  • @kariniyoqurxin7663
    @kariniyoqurxin76634 жыл бұрын

    Masha allah wadada gusha

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta iyo psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @safinuuramohamed2703
    @safinuuramohamed27034 жыл бұрын

    Asc alle ha ku xafiido 🤲🤲macalika noolosh iyo matantisa ayaan marka noolosh igaqasanto xaga raabi ka sakow xagiinan u roda 👍ee soo badiya barmamishyada

  • @shiikhaawimole5165
    @shiikhaawimole51654 жыл бұрын

    Fidyoowadaa soo badi

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed50734 жыл бұрын

    Riyo la'aan waa nolol la'aan👍👍mahadsanid ustaadkeyga waan ku raaxeystaa daawashada muuqaladaada... waxaan ku darsan intaas uhalgan rumeynta riyadaada cidna haka sugin inay kuu rumeyso waan hubaa cidna kuma gaarsiin karto rabbigaaga mooyee iyo dadaalkaaga "Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan" aan dadaalno guul idilkiin👍

  • @Nolowali40
    @Nolowali404 жыл бұрын

    m.a macalin afka may mayga waad ku fiicantahy

  • @umulkheyrmahamoud8935
    @umulkheyrmahamoud89354 жыл бұрын

    Ustaad keena nolosha Yaxfidu llh Waa inan kada orodnaa riyadeena Full respect💯💯 ustaad

  • @fatimayassin1878
    @fatimayassin18784 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo ustaad waxaad tahay hagaha nolshayda markaaan culays dareemo waxaan codkaaga dheer ee halka mar ka qadaya caajiska,caajis tirtire ustaad ayuub raxmnku haku barakeeyo wlhi hada intaan daawan vidiogaan ka hor baan niyadada kaga duceynayey salada duhur halkaan ku tukaday ,waxaad tahay barbaariye wanaagsan rabi hakuu barakeeyo aqoontaada,iyo garaadkaaga wanaagsan🤲❤❤

  • @arwaaxfiidow6027
    @arwaaxfiidow60274 жыл бұрын

    masha allaha mclnkeyna yusuf sakiin jisaakalahaa qeyran

  • @suldananajmahappy37
    @suldananajmahappy374 жыл бұрын

    Waaw ayub

  • @gacaloyfarah2198
    @gacaloyfarah21984 жыл бұрын

    Macalinkayga hawadha shukran Allah haku sharfo wll qali

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed93804 жыл бұрын

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah hore usoco waligaa full Respect big bro 👍❤. Mahadsanit inbadan

  • @fihiimaahmed9200
    @fihiimaahmed92004 жыл бұрын

    Wad mahadsantahay mclinkayga guusha alla ha ku sharfo

  • @omaraweis8531
    @omaraweis85314 жыл бұрын

    Thanks macalin ayuub Waxaan kaa codsan laheyn inaad noo soo geliso sida scholarship loogu imankaro canada ardey ahaan 👍

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed85294 жыл бұрын

    Asc macalin ayuub waan ku waynay xagee kadhacday

  • @fatxi5110
    @fatxi51104 жыл бұрын

    Alla ha ku sharfo macalin waxaa tahy qof horu usocod leh anakana wax na taraya hadaan nahay ardada soomaliyeed thanks alot my teachar

  • @wanaagiyomadadaalo9624
    @wanaagiyomadadaalo96243 жыл бұрын

    Aniga riyadeyda waxaa weye engineering hdeerna wxn kadhigttaa dalka turkiga allow isii wad cadowgana iga qabo asxaabta ducada igu qabta

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen16294 жыл бұрын

    Wsc ayub Yousuf sakiin macalin xagee aady

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi24974 жыл бұрын

    Macalinkayga hawada mahadsanid,❤️

  • @Meelsan
    @Meelsan3 жыл бұрын

    Waxaad ku taagannahay waddada guusha inta yuusuf sakiin Aan ka qaato talo igu dhiiriya inaan taawo qaado🖐️💗

  • @mahadqaala5740
    @mahadqaala57403 жыл бұрын

    Macalinkeeyga dhabta Ah🥰🥰

  • @shiikhaawimole5165
    @shiikhaawimole51654 жыл бұрын

    Fiidyoow soo badi

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s4 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @hamdaidil5041
    @hamdaidil50413 жыл бұрын

    Thanks my dear teacher keen Growing

  • @mohamudabdullahi2433
    @mohamudabdullahi24334 жыл бұрын

    Macalim meshaaash waan jogey shaley inaad imaateey fcned

  • @anasmaxamud2089
    @anasmaxamud20894 жыл бұрын

    M.a illahow nolashada waxdhiba kailaali macalin

  • @XOGMALGROUP
    @XOGMALGROUP4 жыл бұрын

    Ustaad mhdsnid

  • @fatimafiicaney7001
    @fatimafiicaney70014 жыл бұрын

    Masha allah الله يحفظك

  • @ayaanayaan3590
    @ayaanayaan35904 жыл бұрын

    Waan ku xiise ustaad

  • @maxamedshaakir8498
    @maxamedshaakir84984 жыл бұрын

    Billoner 👑

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos89024 жыл бұрын

    Keep going Ustaad AYuub Sakiin

  • @nadiasiciid7770
    @nadiasiciid77703 жыл бұрын

    Mchlha macalin inatanan ku so birin channel kagan waxan ahaaa qof cajis layaaa ruunti wan niyad jabsanan jiray waxnan nolahy kali micnihi qof ii dhiri galiya ama family ima dhawa lkn maarki aan ku so biray halkan nolshyda waxwabadnba iska badlay 😔🧕💪🔥

  • @mohmedmohmoud6421
    @mohmedmohmoud64214 жыл бұрын

    Number 1 viewers hhah

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel45234 жыл бұрын

    Masha Allah ustaadkena ayub ila wakhtigi ubilabey ila manta ankuxiranhey masha Allah waxbadana waa kafaidey horey u soco wllkey qaliya

  • @nakmaadam7536

    @nakmaadam7536

    4 жыл бұрын

    M.a ustaaad Allh ku barakyo

  • @safahassan3609
    @safahassan36094 жыл бұрын

    Masha allah ayuub

  • @muniitamuhamed7870
    @muniitamuhamed78704 жыл бұрын

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud69554 жыл бұрын

    Thanks ustaaad ayuub yuusuf sakiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Cashirkii hore waa naloogu celiyay xog muhiim ah ayaa nadhaafi rabtay 🤭😍🙏

  • @bedriafaisal6663
    @bedriafaisal66634 жыл бұрын

    Runtii wxd tahay maclinka noloshayda wax badan ka badal wlhi ustaad ayuub ❤🌷 alle cimriga ha ku dheereyo abidka

  • @nasirali3091
    @nasirali30914 жыл бұрын

    🌴🧡

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein2833 жыл бұрын

    Beentisa maha Ustadka qimo badan hadan bixin waxa ku riyonesid magaresid taasa anaa tijabiyay

  • @faizahussein3507
    @faizahussein35074 жыл бұрын

    Masha Allah ustaadii runtii markuu video kaaga ii soo dhaco wan Ku farxaa 💯💯hora usoco

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta iyo psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @nimcomaxamedmaxamed6875
    @nimcomaxamedmaxamed68754 жыл бұрын

    Asc wll ayuub wxn ahay tagerahada wxn jeclahy talooyinkada kln isma badali karo maxa igula talin lehed

  • @nasriinpea9428
    @nasriinpea94284 жыл бұрын

    Macalinka dhiirigalinta thank you my dhiirigaliye waxaa jeceshy allah haku siiyo ustaadi ayub

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    Ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta iyo psychology iyo caafimaadka maskaxda adigoo mahadsan booqo channelkan kzread.info/dron/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @nasriinpea9428

    @nasriinpea9428

    4 жыл бұрын

    @@drahmedhayow9013 thank you my bro

  • @drahmedhayow9013

    @drahmedhayow9013

    4 жыл бұрын

    @Nasriin pea you welcome sister

  • @sports-je3eh
    @sports-je3eh4 жыл бұрын

    full recpect

  • @sahrowardheere9427
    @sahrowardheere94274 жыл бұрын

    Run ahaantii waan kuu xiizey ustaadkeena qaaliaga❤❤❤💯

Келесі