"Doorashooyinka Somaliland Galimayno, Reer Awdal iyo Soolna Waxaan Leeyahay." Axmed Ismaacil Samatar

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 735

  • @abdifataharte130
    @abdifataharte13026 күн бұрын

    Pro Sool way tagtay soo nqooshadeedana hawl adiga kuu taala maaha ee waxaad ka hadashaa Gobolkaaga Awdal oo imika yaaban. Waxa kaa maqan ku mashquulkooda waxba kuuma tarayaan ee waxa ku horyaala maareey oo qorshe la'kaalay.

  • @nasara438

    @nasara438

    25 күн бұрын

    Wuu ku Baroor darsanaya hhh sool hhhh markii dadkisa gabeen

  • @MascuthElmi

    @MascuthElmi

    25 күн бұрын

    Abti somalia ku diiday somaliland marka aad jogtay waxba ka maad ahayn madaxweyne ku xigeen maad nogon waryah. Adoon adoon dhalay 😂

  • @Anwarshafey

    @Anwarshafey

    25 күн бұрын

    Reer Sool Iyo dhamaan reer SSC-khatumo way isku tashadeen oo idinka maarmeen, waxa sidaas noogu calaacalaya waa siyaasiyiintiini, midna aan kuu sheege reer SSC baryo kumaysan tegin ee xabad ba idin kaga soo saareen deegaankoodii, waliba intay idin babac dhigeen bay idinka awood bateen taas aamin•​@@MascuthElmi

  • @husseimali1139

    @husseimali1139

    25 күн бұрын

    @@MascuthElmi adeer somaliland waa maamul beeleed prank ah, 33 sano madaxa darbi ku garaacayay, waxna kama duwana puntland, ayaguba xamar ka madaxbanaan,, waana nool yihiin, maamulkooda iyo kiinu isku si ayuu u shaqeeyan una nool yihiin,, khaatumo state maanta waa maamul la mid ah. ee banaanka ha lakala maro.

  • @aminajama160

    @aminajama160

    25 күн бұрын

    husseimali1139 Amison iyo Ethiopian ayaa ku maamula, takale Somalia Aduunka ayaa looga soo dawaraa 40 sano, Somalia Amison ayaa ka talisa Somalia markaa ha hadlin

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw26 күн бұрын

    Reer Awdal state iyo Reer khaatumo state .Midnimo Soomaaliyeed sahankeedii Waad ku guuleysateen Midooba. Jabuuti. Wada hadalka Idinkaga furmay In sha Allaah Mid mira dhala illaah haka dhigo Proff samatar. Welcome back mar kale muqdisho Mahadsanid

  • @AbddiUhu

    @AbddiUhu

    26 күн бұрын

    Moqdisho waxaa ka jira maamulka karaan oo culusow ah iyo maamulka howlwadaag oo uu maamulo mahad kawaanle iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii ....xagee usoo wadaa ninka maad maamul sameeso tiraahdid...

  • @AbdulAli-ku9he

    @AbdulAli-ku9he

    25 күн бұрын

    ❤❤

  • @mohamadmowlid621

    @mohamadmowlid621

    24 күн бұрын

    M😊.

  • @ASAD-Movement

    @ASAD-Movement

    17 күн бұрын

    Gadabursi iyo Cisse way ku heshiiyeen xoreinta Awdal, Reer khaatumo state na way maanta isa soo garab tangen; wattaa mustaqbalkeenu

  • @joseph7181
    @joseph718126 күн бұрын

    Hhh axmadow habruhu laxda iyaga iska lahaa iyagana cunay samir iyo imaan

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin2326 күн бұрын

    Samatar adeer inaad maanta tolkaa halgan ayay kujiraane maad lajihaadid ood madaxtinimada aabad kanoqotid madax ugu sareeye.

  • @AbddiUhu

    @AbddiUhu

    26 күн бұрын

    Maanta wixii somaliya la oran jiray waxaa ka jira maamul reer leeyahay iyo horgalo mushahar qaata.....waxaan kugula talin lahaa inaad dhulkaaga maamul ka sameesato hadii aad awoodo anigu waxaan hubaa Inaanad awoodin oo aysan kuu ogoleen maamul aad adigu leedahay....

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir985226 күн бұрын

    Aniga aniga aniga imika ayuu keli talisnimo ku dhaqmayaaye muxuu sameyn lahaa isagoo awwood intaa ka badan leh?!

  • @1962yusuf
    @1962yusuf26 күн бұрын

    Professor-ka waxa loogu balan-qaadayaa mar-walba oo uu somaliland yimaado in la gayn doono radio-hargeysa oo uu ka heesi-doono.

  • @art_lto2450
    @art_lto245026 күн бұрын

    Wada kygii somaliland from zaylac 🇩🇯 😊

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 geesi geesi dhalay

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty306926 күн бұрын

    Great man never being defeated. Ninka runta sheega kolay caadifad lagulama hadlikaro xaqbuuna uleeyahay inuusa sacabtumin lkn uu cadeeyo warkiisa waxaana lagu yaqaanaa ninkan inaanan weligii lagu ogayn dhaanraacday iska ahaado

  • @daashowcadde6655

    @daashowcadde6655

    26 күн бұрын

    Gy6

  • @MustafexirsiQalinle
    @MustafexirsiQalinle26 күн бұрын

    Waa maangal iyo xaqiiqo jirta oo uu ku garnaqsaday taariikhna wuu ku gabagabeeyay waana raganimo

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire292926 күн бұрын

    Subxanalaa subxanalaa odayigan maxa ciil kabuuxa waa kicin dad weyine dalkan Allah baa ilashada oo ki is yidhahda isqari Allah baa ka shifa subxanalaa subxanalaa subxanalaa Alxm Alxm jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @koorakayse4975

    @koorakayse4975

    26 күн бұрын

    Bro midnimo iyo cadalad ayay nolosha iyo dawladnimadu ku disanta sadex Nin oo isku qabila oo is ag ordaya

  • @lamandhbbf3639

    @lamandhbbf3639

    25 күн бұрын

    Anagaa khaldan sidee baanu ku oron karna sedex ilmo adeera ah ayaa meehaa ku tartarmaya ee daawado ka noqda anaa taa diiday oo nin reer Burco ah

  • @koorakayse4975

    @koorakayse4975

    25 күн бұрын

    @@lamandhbbf3639 bro anu waxan ahay Nin isaqa oo re djabouti ah qof caqli iyo cilmi lihi wu arkaya waxa dhacaya sxb Bani adamka ilahay aburayna waxa kaliya ee rali galiya wa cadalad hadi cadalad la wayo noloshu rajo iyo socod dheer maleh

  • @lamandhbbf3639

    @lamandhbbf3639

    25 күн бұрын

    @@koorakayse4975 Walahi waxaad mooda in kuwa xilka hay iyo mucaarad isku sheega ay isla ogyihiin oo ay heshiis ku yihiin in dadku isnacaan Somaliland burburto, inta Reer sheikh isaaq ah ee fayo ee qalbi xaadan waa inaan ka tashano oo fariinta prof qadano oo aan wax ka qabano waayo anagaa dib ku qaba

  • @alijama3401
    @alijama340126 күн бұрын

    CALI KHALIIF HAYSKALA MID DHIGIN NIN DAWLADII SIYAAD WAX KA AHAA RAYSALWASAARE NOQDAY AANU OGNAHAY INAANU DHAGAYSAN WAYNAY ILAAHAY HAW NAXARIISTO MR GALAYDH SINGLE MUU AHAYN. INDHO YARNA MUU GUURSAN. SOMALILAND NA DAACAD AYUUBKA AHAA WAXA HELAY NACASYO ILA DHASHAY

  • @AbddiUhu

    @AbddiUhu

    26 күн бұрын

    Xaqiiq waa arkayay markuu lahaa war ka daaya war ka daaya....xitaa puntland buu ku yiri war ka daaya way dhagaysan waayeen ......qabiiladu wax la isla leeyahay kibir is bida xaarkooda inay cunaan ayaa u danbaynayaa....sida hada kusoo socota qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo mahad kawaanle iyo culusow oo moqdisho shirko ku ah....

  • @Tamsim3358
    @Tamsim335826 күн бұрын

    From the comfort of his US home😂

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen839225 күн бұрын

    Professor Ahmed Ismaciil Samatar wllo jir oo joog

  • @nafisaali8689
    @nafisaali868926 күн бұрын

    SUBXAANALAAH ‼️ IIDOOR XAARKOODII LOOGA GUUR XERADIISII OO XERADII BAA LAGU GUBAY🍁

  • @HRU20209
    @HRU2020926 күн бұрын

    4:03 AAR DUQII MAXAA KU DHACAY, ANIGU MARNA UMA BOGIN SIDUU U SOCDO OGEYGANI

  • @user-lu8vx9bb6x

    @user-lu8vx9bb6x

    24 күн бұрын

    Walee Runtii Ma sabcinayo miyaad diidey

  • @abdilkarimmohamed6808
    @abdilkarimmohamed680826 күн бұрын

    masha allah proffesseur runtu sheeqey maanta

  • @lutfi9892
    @lutfi989226 күн бұрын

    Xisbiyada wakhtigoodu wuu dhacay 10 sano way dhaaftey ee doorashidii ururada ha la qabto si ay sadex xisbi uga soo baxaan oo xalaal ah

  • @AhmedMohamed-zk9ud

    @AhmedMohamed-zk9ud

    26 күн бұрын

    Cadaaladaadu xumaa , 13.november 2023 ayey doorashadu aheyd ogaan ayaa loo koror sadey ku qabso ku qadi maysidee xagee ka shaqeynaasaa ... 10 years waa in 2 tartan la galo . Mar ayaan xoog kugu dhaafinaayaa Wadani iyo ucid ma yeelayaan ..

  • @sahalhassan7625

    @sahalhassan7625

    25 күн бұрын

    Expire wa latuura

  • @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
    @ahmedcabdirashiidcabdilaah756025 күн бұрын

    Pro ahmed ismail samter Waad ku guul darraysatay Siyaasadii wadanka ta somaliland & somaliya dadkuna wax niyad ama hadalwaayelnimo

  • @iftin2024
    @iftin202426 күн бұрын

    Ahned ismail wuxuu yidhi second class citizen markii horeba muu doonayn urur la wada leeyahay wuxuu cadeeyey inuu doonayey urur awdal keliya u gaara reer awdala waa reer somaliland urur iyo xisbi walba way ku jiraan reerka uuafka ku adkaynayo ee uu maalin walba leeyahay dal bay afduubeen waa reerkii dalka dhan noo badbaadiyey inaad noo amaan gelisaanu kaa rabnaa.

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q26 күн бұрын

    Somalia unity is muqadas It must be acheived through every cost

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam26 күн бұрын

    Ahmadow xil deegaanka galbeed baa halkaa ku dhigay ee aqbalay adiga oo taagan Anaguba maanu rabin sidan ururadaanu jeclayn thanks

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden100526 күн бұрын

    Ahmed samtar geesi somalied ba tahay Allah ha gu barageyo ❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf888826 күн бұрын

    Wallahi waa runti all problem waa xisbiga wadani

  • @theruler411
    @theruler41126 күн бұрын

    Qurbo joog faaido maleh. waa inaad wadanka joogtaa.

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    25 күн бұрын

    Faysal iyo ciro maanay qurbo joog ahayn yaadku cayaysa oo looga eexanayo dadka kaloi dhan

  • @saadhussein5466
    @saadhussein546626 күн бұрын

    This is political earthquake WAA DHULGARIIR SIYAASADEED

  • @somsessl1310
    @somsessl131026 күн бұрын

    Waa yeelkadaa markii horeba waxaad ahayd 9 wajiiile

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax26 күн бұрын

    Asc allow noo noo dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yh3ye6vx9x
    @user-yh3ye6vx9x26 күн бұрын

    Niin ciilan warkiisa

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo26 күн бұрын

    Profisoor aan hankiisu dhaafsiisnayn haddaan nahay reer hebel! Siduu isku lahaa doorasho ayaad ku soo bixi, hadduu xaalkiisa iyo aqoontiisuba dhaafsiisnayn caaqil reer iyo reer hebel baan masalaa?

  • @koorakayse4975

    @koorakayse4975

    26 күн бұрын

    Oo kuwan imika sharaxan reero ma matalan

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    25 күн бұрын

    @@koorakayse4975 Waxay metelaan xisbiyo. Lama maqal iyagoo sida Samatar leh haddaan nahay reer hebel. Doorashadii hore (2017) ayuu Cirro yidhi wuuna ku khasaaray waayo reer ma gooyo wax kursi xildhibaan ka badan

  • @susancumar323
    @susancumar32326 күн бұрын

    Adigu waxaad rabta inaad adigon soo marin boroseeski dorshooyinka aad ku ka qeeb gasho doshada madaxtooyada taasi maxaqba waxii dalka badbado u ha in ad in ad toos u geto miaaney wanasanen sida saxdah qof waliba xu doonayo marjui u wayo maqasaba inu mucarid noqodo

  • @qalbidaryeele

    @qalbidaryeele

    26 күн бұрын

    Shuruucda aad kahadleyso waa xeerar beesha dhexe Un tilmaamaya Iney xilka madaxtinimada qabtan cid kalana aayna waxba Ka ahayn (Aun) ina khaliif galeyd wuxu dhibtay wax Somaliland dadka kadhaxeysa aan sameyno ama wax lala yaaba dhici doona lama dhageysanin khaatuma baxday manta hadi aad tiraahdo xeerka beesha dhexe so marki so asagana qaban mahaayo wxi dadki kahoreeyay qabtay miyaana xeeraarka aay isku doortan a.rahman Ciro ...Faisal Cali ...iyo muuse bixi ana labadali Karin waa reer qure

  • @Heimatar
    @Heimatar21 күн бұрын

    Walaalkiisa ayaa ka ildheet

  • @muktarali2477
    @muktarali247726 күн бұрын

    Walalkaa ayaa kaa xariifsan

  • @abukarnageye6510
    @abukarnageye651026 күн бұрын

    ASC DHAMAAN SOMALILAND IYO MAMULKA HORN CABLE ARAGTIDAYDA HADII AAN KA DHIIBO AQOONYAHANKAN WAXUU QABAA XANUUN LOO YAQAANO ANNAANIYO WAXUU ZERO KA YAHAY CILMIGA DIINIGA AH WAXA UU GARAN KARI LA YAHAY WACYIGA DHABTA AH EE KA JIRA GEESKA . GABAGABADII WAXA UU AAMINSANYAHAY MY WAY OR NO WAY.

  • @Adler308

    @Adler308

    26 күн бұрын

    Bal raganimadaas day 😅, waa libaax 🦁

  • @zakirboss143
    @zakirboss14326 күн бұрын

    Ururkii Hilaac Yaa ka Gudoomiye ka ah harto 😂😂

  • @gelehildid4797
    @gelehildid479726 күн бұрын

    HOOYADII QABRIGEEDII MA TAGTAY. NACATALLAH CALAYK. WASAKH . HABADHII YARAANTAADII AAD JECLAYD. GABILAY WAAD KU DHALATAY UMMAAD DHALAN.

  • @Adler308

    @Adler308

    26 күн бұрын

    Hooyada miyaa leh gabiley Oromo ayaad tahaye , reer nuur ayaad waligiinba beeraha u qodi jirteene Isaaqa dhidig ayaad tihiin afka uraya xidho

  • @sheikhabdirashid4934

    @sheikhabdirashid4934

    26 күн бұрын

    Taasi jahligaaga ayay tilmaamaysa lkn anigu isaga ma taageersani

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    ​@@Adler308brma ma hoyada ba ku sisay jilicey waa dhul sacad muse magan banad ku jogta guryahanad jaryado noga tihin hana ilowbin inaay rer xared kugu dhex wasan waliba sida xolaha kugu dhex gowracan hoyadadi qowmuludada ahayd wase gabiguna afar qof bad tihin dabada wada dhibta car is dhaqaji dhalfadan kula dabo taganahaye

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    ​@@Adler308adigo garacbirsi gus jecel langab langab dhalay jilicsan miya cid dhadig ku shegay rerka qudhe dhadignamad lagu mahmahaye waa idinka ee bila dhulka iyo bila tarikhid meshi laydinku wasaba wad shegatan hoyadani adonta ka wase ado cada leh halka danbe ku furantau bad dad donaysa inad la hadasho na xishoda waxan ka socda iska xagaji isku furanyey idinkaba laydin leyahaybe maxaydu waxyelan

  • @Keysek

    @Keysek

    26 күн бұрын

    Aderow ka xishood please

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed571925 күн бұрын

    Doon Doon laguma helo❤

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo881226 күн бұрын

    Odaga dhsllintii la shaqaynaysay waxa sheegeen inaanu sland Dan ka lahayn,sidaa awgeed dhallintii Dalwood jeclayd waxay ka xayuubsheen sharaftii xilkiina waa laga qaaday

  • @Iphone20249
    @Iphone2024926 күн бұрын

    Xaasid xaasid laga soogooyay oogabaydaybe yaad wax kaguridoonta idaad u baroor diiqayso uguur

  • @fouadab5016
    @fouadab501622 күн бұрын

    That’s true 🎉

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo26 күн бұрын

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire134926 күн бұрын

    Odey jirjiroole😂 This dude is a chameleon! At least he was allowed to run for president of the Federal Government of Somalia! Now he is complaining about being second class human! Mark my word! You will see him in Mogadishu next😂 No quality! No talent! That is his character! Isxoree ama afkaaga heeryada ogolow😂 Gudabuursey Gala dagaalka Nacala shaydaanka kuyaale😊

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo26 күн бұрын

    Qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂❤❤😂😂

  • @AhmadMoumin-wj4gq
    @AhmadMoumin-wj4gq25 күн бұрын

    Geesi qaraan axmad ismaaciil guul iyo gobanimo

  • @fartunosman3503
    @fartunosman350326 күн бұрын

    Asagaba cideyda halaguu daro ayuu leeyahey

  • @user-qj7of1lo3k
    @user-qj7of1lo3k26 күн бұрын

    Waxaad taraysaa yaraa hadimooyinkii aad 30 sano U gaysatay wadanaka ayuu la daalaa dhacayaa professor voo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad947526 күн бұрын

    africa dadawakhsan lakiin nin sodon sano xasidayay Somaliland xuman wlaba ka qorayay maba ahayn inu tartamo amaba loo ansaxiyo khalad wayn bay ahayd saylaci aya uga xaq laha oo walahaya sidan u arko

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs26 күн бұрын

    Hadalka Prof wuu iska hor imanayaa Mar wuxuu leeyahay In Qabyaalada laga baxo ururka Hilaac Marna waxaan metalaa Gobol gaar ah

  • @Somfox1
    @Somfox125 күн бұрын

    Prof Galaydh..Walee la dhagaysan waa..maanta ayaa la tabayaa Prof Galaydh..Somaliland la wada leeyahay!

  • @ladanladan1718
    @ladanladan171825 күн бұрын

    Pr waxaan waydiin lahaa horta xisbiga wadanka ahya xisbigii ka horeeyay ee uu badalay kulmiye muyaanu ahyn udub oo daahir hiyaale ah oo laba doorasho oo isku xiga ku guulaysty door shada mu xuu u dhahyaa secant glass waa khald talabaad sadexdan xisbi ee gabooby cidi ma rabto waanu nacny balse maxwaynuhu muu badalin waxan odayaal baas ayaabaday base inaad mar hore diidaan ayay ahyd ok reer awdal waxba kama maqna ilaahy ka cabso balse waxy adigu runta usoo noqo haka boodin wax badan wadanka waa lagu soo duulay somaliland ilaahay baase lajira dumina mayso inshallah adigu hanoqon axmedow fulaygii maalita daran carara ee noqo geesi jilib dhiga oo wadnkii sa bad baadiya

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z26 күн бұрын

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba ❤❤❤❤❤ insha allah wax kasta oo somaliland ka qaldan ilaahay haynoo saxo professor samatar waxan is leeyahay waa inladoorto hadii larabo in somaliland sii jirto waxa laga baaqsan laha buuqa iyo nacaybka dadka reer somaliland laysu galiyay ilhaay bogeena burcad haysukeen mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimabdi5989
    @ibrahimabdi598926 күн бұрын

    Intaa maxaad nooga dhex odhan wayday xafiiska guud ee hilaac dalka ku leeyahay

  • @user-lr2tg6jb9x
    @user-lr2tg6jb9x26 күн бұрын

    ❤❤❤ geesi nimo adeer ragan is ogayn fahansii

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg26 күн бұрын

    Mash.alah.markahore.borofaser

  • @---bk4lg
    @---bk4lg26 күн бұрын

    Kaligii aqoonyahan iismooda Prof Samatar , Sheekadii Xamar 2012kii Ayuu ka bilaabay Hargeysa 2024 😂

  • @alijama3401
    @alijama340126 күн бұрын

    MIYAAD SUUXSANAYD. PRFISOR KHASAARE. GUURSO HORTA DA,ADAASAAD SINGLE TAHAY.

  • @MohamedMohamed-wi6fh
    @MohamedMohamed-wi6fh26 күн бұрын

    Viva! The best ever bombshell decisions.. Reer Boorama waa in ay qaaaaadacan doorasha isku sheega

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi912126 күн бұрын

    Mr. Samatar just join Awdal state movement, forget about this clan base administration of Somaliland. You can not be a second class citizens in your own country. You are a pure Somali nationals .

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug447826 күн бұрын

    Kani maalintii uu caynayay koonfurta Soomaaliya, iskana soo dhiibay Somaliland ayaan ogaa inuu maran yahay. Ugu dambayntii Somaliland na wuu caayay maalin dhowayd, waxaan kaloon ku xasuustaa 2 neef oo ari ah ayuu geeyay jiida hore barigii hore ay Puntland iyo Somaliland dagaalku ka dhexeeyay. Jah-wareer siyaasadeed ayaa haysta

  • @AMalikMukhtar
    @AMalikMukhtar26 күн бұрын

    Wadadkan far baa ku go,dan ka qaybgal burnurkeeda lagu yidhi miyaa? Cajiib

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy26 күн бұрын

    Sool ? Taas muxuu ulajeedaa madowlada ssc?

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957926 күн бұрын

    Xisbiyada mareekanku miyee cusub yihiin?so xisbiyo hore mey ahayn

  • @hereaftergolory9114

    @hereaftergolory9114

    26 күн бұрын

    Iyaga miyaa la bedelaa 10kii sano ba mar tusaale xume

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan702326 күн бұрын

    𝚊𝚠𝚍𝚊𝚕 𝚜𝚝𝚎𝚝𝚢 𝚘𝚘𝚘 𝚖𝚒𝚍 𝚊𝚑 ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    @@mukhtaaarxasan7023 wax awdal la yidhahdo ma jirto dhila ku fhashay saylac iyo salal cise leh brma baki awbare iyo idinkana anag idin leh dhadigow

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax26 күн бұрын

    Asc kudarsoo pr isku sheegoow wax layiraa soomaaliland majirto ee maamul goboleed ka kooban hargaysa berbera burco qayb kamida waliba ay hornoogayaal ka yihiin soomaali diidka jabhada SNM awdal state Somalia 🇸🇴 khaatumo state Somalia 🇸🇴 way tashadeen

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m26 күн бұрын

    Marka hoore baa waxad ahayid basaas wabayi sita oo haa dana inoo qaybiyo raba samatar basaas😢

  • @ZakiHoussein-zc7zs

    @ZakiHoussein-zc7zs

    26 күн бұрын

    Ina dhilo mounafaq Mounafaq dhaley

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    ​@@ZakiHoussein-zc7zsadiga dhila ku dhashay waliba hoyada aniga wasi jiray langabyow qowmuludki ha oyin is adke

  • @ZakiHoussein-zc7zs

    @ZakiHoussein-zc7zs

    26 күн бұрын

    ​@@Qasaayecableoffichaye jahil jahil dhaley apprendre bien 🤣🤣🤣

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    26 күн бұрын

    Reerkani weligood daacad noqon mayaan. Waa reer cuqdadi ka buuxdo. Waar ordoo koofur qabta

  • @nimomuhumed9917

    @nimomuhumed9917

    26 күн бұрын

    ​@@Yusufxasann is daajii reerku wax ismkumaa. Raacsana ee

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid882126 күн бұрын

    DOQON ORODOO TOLKAA HAGAAMI OO U SAMEE WAX AY LEEYIHIIN SI AY UNOOLAADAAN OO DHULKOODA AY U MADAX BANAANAADAAN OO AAN IIDOORI KU MAAMULIN OO KU GUMAYSANIIN IYGOO KA TAARIIKH WACAN OO LAHAAN JIREY HAGAMYAAL KU QOGAN TAARIIKHADA ADUUNKA OO LAHAAN JIREY BOQRTOOYOOYIN SOO HAGAMEY. WAXAA LARABAA IN HADA IIDOORI KU DULSAMAYSTAAN TAARIIKH CUSUB OO MADOW ILAYN IIDOORI MALHAYN WAX TAARIIKHA OO AAN AHAYN IN AY GAALO JECELYIHIIN OO DHILOOYON U AHAAYEEN RAG IYO DUMARBA GAALADA. WAXAAAS AKHASTA AH BAA U TAARIIKH AH OO AY DOONAYAAN IN AY ISKA MAUDHAAN ISDAA AWGEED HADAAD TAHAY WOF WAX GOYNIKARA OO WAXUUN WABANIKARA ORODOO TOLKAA U DHIS MAAMUL GOBOLEED SOOMAALIYEED OO KA SHAQEE DANAHOODA IYO HORUMARKOODA MAANTAY KUU BAAHANYIHIINE HADAAD U DAMQANAYSO. OO AAD DADKAAGA IYO DALKAAGA RAJO KA LEEDAHAY. HADII KALE ISKA AAMO WAXABA MA GOYSIDE.😢😢😢😢😭😭😭😭😔😔😔😔😔☹️☹️☹️😞😞😞😞☹️☹️😞😢😢😢😢😢😞😞😔😔 WAAD ISKA HADLAYSAAYE .

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    @@samuuladsicid8821 maskin yar bad tahay sidas ad uoyeyso bay rerkina waligod u oyayen wax idin dilayna lama garanayo marki laydin arkana ilma idinka socota waxanad tihin langab afar midha waliba somali idinka ugu jilicsan tarikhda ad ka hadlaysa wa nocma ya ku yiqa horta 2024 bad rabta in lagu barto mel walban oyinta bad la tagan tihin wcida qudhe mgceda marka la maqlan laydin ku so xasustan waa quen qawan inad shaqadiad idinku canka ku ahayden dad kle cay igu dhigto waxan u arka doqonimo dhilaynimada waa laydinku so wada koriya oo hal company manta somali kuma dhex lihidin tajiradin iyo cankinuna wa qawan silkedanay ka bacay mushtarka oo rerkoda ay ku bilisa inta aqan ee silka nagohida lagu bilshe garacbirsigi tiro bel wye waxan ku howl jira bug andhaqamadina fosha xun ka qoray wyo dad waxad tihin ad u lita mel walban ka dunsan bugasan waxan uga talagalay inay qabilada wa weyn markay arkan alle ugu mahadnaq oo rer waliba yidhahdo ilahayo adiga mahad iska leh an sida garacbirsiga langab qowmuluda an naga dhigin waxan fajac ugu noqtay markan ogaday inay labada walalehe garacbirsigu is wasan markan arinkas fosha xun waxa ku kalifay an ka warYstayna waxay ugu jawaben inanu badano ayanu rabna mgca gudabur dhilaynimu idinku baxay oo islanta gudabur ninki ugu horeya silkeda dhadhamiya isaaq bu ah kii ku xigayna cise sidasa laysaga was wasi jiray ila ay akhirki garac ka fhashay kadiba uu isaga iyadi wax kadayey marki danba qowmulud bu noqdya iyada iyo isagana isku hal mel ba lagu wada cuninjiray waxayna bakhtiyen labadoduba iyago dhalfo dhex tal jilicsanyey qowmuludadi

  • @mustafeanshax12

    @mustafeanshax12

    25 күн бұрын

    Nimaan ciilaybaa iicaaya 😂 Ciilkaa qab ilaa intay naftu kaa baxayso Viva SNM Birl8qayaaal

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    25 күн бұрын

    maxad la wada oyeysa jilicsaney kan arkaba rerkina ilma ka socota adiga wan ku jeda barorta ka dhacaysan kan makhnudke 85jirta isna waynu aragna waxa oyin ka socota umad dar alle u dilan bad tihin waxad donaysan iyo waxad didaysan midna lama yiqan kaliya waxan idinka fahansanay inaydu langabninada xamili kari ladihin ilahay in aburtay miyadu u cadhonde ilayn anagu sidan aydu tihin in manu dorine ta kle tarikhda ad sheganayso adigo garacbirsi langab jilicsan wa nocma somali inad ugu lidatan reraha yar yar la takor kow ka tihin miyad ilwosan tahay mise niyadad isku dhisaysa awowga gun bu ah isago adon bu tan ka tagay waxa kaliye ad ka dhaxashane ed manta ugu fani karaysa waa langabnimo qowmuludnimo iyo maqarafada yared ku tugsantan waxana mar walba idinka maqalna idinku melahas ka leh aqon banu lenahay afkana idinka qabsaday hadad aqon lahan lahayden dumarkinu kuliyada ma galen ingiris bana hore idin shegay markad si socotan warbad so sidan markad so socatan war bad so wadan waxanad ku xusan tihin dumar rerka qudhe ee dhiga cadadi rag ismodkoda iyo dumarkodu uu ka imado waa idinka Mgca gudabur malaha lagu ma shegin wuxu idinki baxay anan idinka waranaya islanti gudabur dhilay ahayd wana dhiladi ugu horaysay ey somali yelato free ba laysaga was wasi jiray akhirkin garac siilron ay u bixisay bay dhashay isagin islanti dhashay bu wax ka dayi jiray wana dhaqamo ila hada ad ledihi labada walallehe garacbirsi way iswasan odaygu inantisu wasa odayga qudhisa laga yaba inu inankisu damco waxa langabki idinka dhigayna wax kle maha waa qowmuludninada hadad qowmuludnimada iska day lahayden sidan waydu dhami lahayden Waxana fajac iyo amakaga dhilaynimada aydu canka ku ahayden waliba rer badano garacbirsiyo garanayo lagu bilsho inad dad kle oo ka mgca iyo mansab wacan ku caydo wlsha ba quen qawan ah wana dhilada somali ugu weyn rerkino dhan bana wada dhiloyin nagihinana silko qudha lagama waso labada godba waa laga galiya nagti ugu horaysay jidhkeda ibisan nag garacbirsiya ayey ahayd wana shaqadin adigagan mesha ka calcalayan xafadina waxa lagu biliya waa silka wlshaye cawrada mesha ka qarso adonyow qowmuludki

  • @faaraxuubale5971
    @faaraxuubale597126 күн бұрын

    Wlhi wuu anbanayaa waxa cadatay inuu ka shaqeeyay lascanood iyo dumantedii waana qolada ina geele ku shaqaysto

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h26 күн бұрын

    Sool ay socotay

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs26 күн бұрын

    Guul adero ❤❤❤

  • @shafigohe5458
    @shafigohe545826 күн бұрын

    Somalia ayuu tagay si xilka ugu sareeya uga qabto. Way socon wayday. Isagoo xanaaqsan ayuu Hargaysa ka dagay isagoo koonfur caayaya. Somaliland buu doonay inuu xilka ugu sareeya ka qabto. Hadana way socon wayday. Haddana Awdal buu iska dhiibi rabaa isagoo beesha dhexe beerka ka laagaya😂. Dhaqan odaynimo maaha waxaasi.

  • @yassinmahamad2636
    @yassinmahamad263626 күн бұрын

    maxad lagala hadla xasidbatahay munafaqa marna warbad sisida marna warbadqadaysa Cali khalif nin is ku kalsonbuaha mabdisana cadaysata illahay haunaxariisto riyadisin warumowdey adigo mamada banahay

  • @mursalaxmed-os2he
    @mursalaxmed-os2he26 күн бұрын

    Markahoreba wuxu ahaa saaqid kusoo dhintay siyasada somalia markuu waayay geed uu qabsado ayuu hadana somalilan cay ladhexyimid waar dhaaf meesha

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan766926 күн бұрын

    Reer wadani..ayaa ka shaqeeyey.. Ee waa la iska qabanayaa.. Waanad soo noqon insha alla brofessor

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957926 күн бұрын

    Xizbiyada mareekan iyo ingiriiskuba so xizbiya hore malaha kkkkk bilaa caqli markad dhahayso xizbiya gaboobey cajiib

  • @hereaftergolory9114

    @hereaftergolory9114

    26 күн бұрын

    Iyaga miyaa la bedelaa 10kii sano ba mar tusaale xume

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo881226 күн бұрын

    Xasarad pr.xasarad macasalaama

  • @alimuktar2
    @alimuktar226 күн бұрын

    How can he say he feels pain for sool when he visited the troops that were shelling the city? He's a liar!

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt26 күн бұрын

    Eeg dadku mid ha fahmaan, Axmed kama hadlayo doorasho, ictiraaf, waddan jacayl iyo wixii lamida. Halkan wuxuu u fadhiyaa kaliya difaaca sharafta qabiilkiisa oo uu u arkayo in la liiday.

  • @iissa7685
    @iissa768526 күн бұрын

    Just say retired professor

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa244826 күн бұрын

    War mooge godkaga biyo kugu galay hilaaac xagee ku ogeyd 😂😂😂

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q26 күн бұрын

    Ninkani waa nin isu bogay, oo fanaan isu haysta oo addunka inuu u cilmi badan yahay aaminsan. Mmaalintuu Xamar tegay wuxuu yidhi waa maxay meeshan qashinku ka buuxa ee riyihu dhex socdaan. Maalin dhexdaasa wuxuu lahaa markii aan Somaliland imi waxa la lahaa wuxuu inoo sidaa ictiraafkii, waxaa isagaa samaystay. Macallimnadaan ku fiican athay baan filayaa ku ekow

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi576926 күн бұрын

    Dr ahmed waaruntiih

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f26 күн бұрын

    Abti xaq waxaad u leedahay haka tanaasulin dhegna how dhigin cayda kuwa sharciga loo.afduubay

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud339325 күн бұрын

    So sad😢

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728026 күн бұрын

    Pro waxaan kula talinayaa in aanu ka quusan oo aanu ka niyad jabin hamigiisa wakhtigu wuu is badalayaa

  • @ibrahimabdi5989
    @ibrahimabdi598926 күн бұрын

    Marwalba waxaad noogu faantaa sida runta ah inaad passport markaykan ah haysato Buhuuu ninkow

  • @al-qaasimichannl2281

    @al-qaasimichannl2281

    26 күн бұрын

    Bassport mareekan adu kula weynyahay moyee wuxu yahay maleh walal

  • @alimoussa160
    @alimoussa16026 күн бұрын

    Cet homme a bien 👍 parlé je me demande quand les landais vont se réveiller.

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire26 күн бұрын

    The Somali people are very happy and supportive of both Awdal State of Somalia and Khatumo State of Somalia 🇸🇴. Both states are crucial for Somali unity and have demonstrated their readiness for a united Somalia, which brings us great joy to witness this approach. Currently, Somaliland comprises only three cities: Hargeisa, Burco, and Berbera, and it is primarily represented by one clan, the Isaq. Therefore, they cannot claim all of northern Somalia. It is important for this clan to respect peace and avoid creating any new conflicts in northern Somalia.

  • @ayaanibrahim8735

    @ayaanibrahim8735

    26 күн бұрын

    WAR SOMALI U TA SHADA SOMALILAND WAX IDIN TALO AMA IDIN QUSAYASA MA AH BEEEEEEN IYO CIIL KU NOOL

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    26 күн бұрын

    Sxb umadda soomaaliyeed iyo awdal iyo khaatumaba hooyadaa dabada ka gali please,, ilma dayuus ilma dayuus dhalay iyo dhal doofaar hadaaad tahay,,,, we are somalilanders,, for ever Somaliland rep,,,

  • @Ducaysane29

    @Ducaysane29

    26 күн бұрын

    "Have you achieved any unity since the creation of Jubaland, Konfur Galbed, and many other so-called states? Perhaps you desire to see ten Somali states with a blue flag alongside clan flags as a symbol of unity. Inshallah, you will never witness it."

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    26 күн бұрын

    @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Harti Ula Imoow Waxaad Aqrineyso Bal. Waxbaa Baalaha Igayaacay part two Baa Kuug dhici.

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    26 күн бұрын

    @@Ducaysane29 It's already happening baby. America is the same way. Every American State have their own flag meanwhile American flag is flying above.

  • @guledisco12
    @guledisco1225 күн бұрын

    𝚠𝚊𝚊𝚛 𝚗𝚒𝚗𝚔𝚊𝚗 𝚒𝚕 𝚐𝚊𝚊𝚛𝚊 𝚑𝚊𝚕𝚊𝚐𝚞 𝚎𝚎𝚐𝚘 𝚠𝚊𝚊 𝚌𝚊𝚍𝚘𝚠𝚐𝚊 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚕𝚊𝚗𝚍 𝚠𝚕𝚑𝚒 𝚘𝚘 𝚋𝚒𝚕𝚊𝚑𝚒 𝚘𝚘 𝚝𝚘𝚕𝚕𝚊𝚑𝚒 𝚠𝚡𝚗 𝚒𝚕𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚕𝚊 𝚑𝚘𝚛 𝚒𝚜𝚝𝚊𝚐𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚒𝚗𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚛𝚊𝚐 𝚔𝚊 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚊 𝚜𝚘𝚘𝚕 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚒 𝚕𝚊𝚐𝚊 𝚐𝚘𝚢𝚗 𝚛𝚊𝚙𝚊𝚢 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚕𝚊𝚗𝚍 𝚛𝚊𝚐𝚒 𝚔𝚞 𝚑𝚊𝚠𝚕𝚊𝚗𝚊 𝚒𝚗𝚞𝚞 𝚔𝚊 𝚖𝚒𝚍 𝚢𝚊𝚑𝚎𝚢 𝚘𝚘 𝚜𝚑𝚒𝚛𝚊𝚛 𝚔𝚘𝚘𝚍𝚊 𝚊𝚗𝚞𝚞 𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚛𝚊𝚐 𝚔𝚊 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚛 𝚑𝚘𝚢 𝚗𝚒𝚗𝚔𝚊𝚗 𝚡𝚊𝚕𝚊𝚍𝚒𝚜𝚊 𝚜𝚒 𝚑𝚘𝚘𝚜𝚎 𝚑𝚊𝚕𝚘𝚘 𝚎𝚎𝚐𝚘 𝚠𝚞𝚡𝚞 𝚔𝚞 𝚑𝚊𝚠𝚕𝚊𝚗 𝚢𝚊𝚑𝚎𝚢 𝚊𝚠𝚍𝚊𝚕 𝚒𝚗𝚞𝚞 𝚚𝚊𝚕𝚊𝚕𝚊𝚜𝚘 𝚔𝚊 𝚔𝚒𝚌𝚒𝚢𝚘

  • @olaad100abdiqani7
    @olaad100abdiqani726 күн бұрын

    Oo ma waxaad leedahay daaqada aan kagalo doorashada hadii kale wabaa miyaa

  • @DJIB-CAPITALE
    @DJIB-CAPITALE26 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj25 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cbaasidibraahimmaxamed7297
    @cbaasidibraahimmaxamed729726 күн бұрын

    Pro. Ahmed waa fariid 72years ,5years +3 kordhin ah 80years madaxwayne u tartan waa iskaysii

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed67326 күн бұрын

    Marba hadii uu wali caruur shisheeye wax baraayo Kan rajo malahan ee yaan waqti la isaga luminin Walaahi wan Ka naxay marki wariyaha uu dhahay jaamacaddi ayuu Ka soo hadla

  • @mrhoryaal

    @mrhoryaal

    26 күн бұрын

    Ma INOO OROMO jnaga dhigo ayaad rabtay

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    ​@@mrhoryaalmye inu islanti garacbirsi gus jecel wixi dhilada ka dhigaye garac ka dhalay kadibna ka tagay inu no shegan raba ee dumarkinana kuliyada galiya quruxey

  • @mrhoryaal

    @mrhoryaal

    26 күн бұрын

    @@Qasaayecableoffic KKKKKK haday CID garac Tahay Cida 2024 3 jeer Qabiilkeeea Bedeshay ayaa ah SAMAROON na 800sano ugu danbeeyey Taariikhdiisa lahaya ma SIDAADAA 1960 IYO GUUMAYSI ka bilaabantaa kkkk* LAFTI NAGA

  • @Qasaayecableoffic

    @Qasaayecableoffic

    26 күн бұрын

    @@mrhoryaal adigo gudabur gus jecel 2024 xoryad radinay on in lagu taliyo moye an talin bad tarikh sheganaysa rerkinuna aniganay tarikh ugu gadhaynba oo ka cansan ķana landheraysan miyad ilowday jilicsan inad marexan shegaten oo kadhkasi idinka gubta od isaaq qudhisa madaxa madaxa uso gala istidhahden on afka idinka candhufayne waxa igu kin danbaysay idinku canfar cali sheganaya malaha dhadigihina iyo afkina isma maqlane dhadigyow langabki

  • @ahmedrainfall_umii_1

    @ahmedrainfall_umii_1

    26 күн бұрын

    ​@@QasaayecableofficRespect Bro Please qoraalkan meesha kasaar hadaad nin rageed 🙏Waayo Gadabuursi iyo Isaaq waa wllo isjecel oo Allah isku dhexbeeray

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs26 күн бұрын

    Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar ❤❤ inolow

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_126 күн бұрын

    Professor miyaad kaqayb gashid waayo Isaaq wyka daaleen inlagu dhaho Somaliland qaran maahee waa qabiil, oo iyagaa soosaari lahaa xisbigaga si meesha uga baxo xantaasi😊🙏

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim873526 күн бұрын

    USA BU KU NOOL YAHAY SOMALILAND DAD KA KU NOOL BA U TASHA NA YAN

  • @Iphone20249
    @Iphone2024926 күн бұрын

    Dhabarka kaligaa kajab oo hasoo noqon insha allaah saaqidyow maraykan ku akaakoobay

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed430726 күн бұрын

    Odeygan Waxa uu ku nool yahay Ameerika, wax shaqo ah kuma lahan arrimaha dalka, waxa uu u yimaadaa dalxiis, marka uu yimaaddo, waxa uu u hadlaa si yaab leh oo aan caqli-gal ahayn

  • @wwewokeup8917

    @wwewokeup8917

    26 күн бұрын

    Mid akteyda fadhiyo waxa uu leeyahay hadlkisa indho siyasaded hadi lagu eego ka bixistisa doorashada io oraahdisa ah rer ba kaliyeystay si kasto u qurxiyo waxay kusoo biyo ahubaneysaa in uu kacdoon hagominayo kuwa iska leh ama tag ama imow dorashada lagu joojin mayo waxay Mogan yihiin haduu isaaq kale kusoo laabto talada dalka awdal waa ku deysay 😂😂😂😂😂😂 awdal state buu ku qancay😂

  • @hassansheikh-4395

    @hassansheikh-4395

    26 күн бұрын

    Si farshaxan leh oo sarbeeb leh ku soco.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez26 күн бұрын

    Markahhorabaa kursi doon ayaad kolna xamar u taktay kolna hargeisa aad u timii markaa magacdone naaf malee adgo oog dalkaa badbadisa iney ahayd inaad taada aadkafikirto waa cilmi darro

  • @abdimajid2893
    @abdimajid289326 күн бұрын

    Haha haha haha pro samatar dastuurka dalka sadex xusbi ayuu baneeyey midh afaraad meesha kuma jiro ee bal caqligu ha shaqeeyo

Келесі