No video

MAXAAN U MAQANAHAY?! I JAWAABTA SU'AASHA AAD I WEYDIISAAN MARWALBA! I

#Ayub_Sakiin
XAGEEN KU MAQANAHAY?! MAXAANSE KU MAQANAHAY?!

Пікірлер: 573

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan14 жыл бұрын

    IN BADAN WAANU KUU XIISNAY KUSUGAYNAYNA 🥰 WELCOME BACK MACALIN😍

  • @ahmedadam9214
    @ahmedadam92144 жыл бұрын

    Teacher of life. Thanks for your coming back.

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98554 жыл бұрын

    Aaaad baan kugu xiisnay waa Alxm hadad noo so noqoty ado nbd qaba Ayub yusuf sakiin Saaxiibka nolosha ❤️💯

  • @xxalimaxxalima2511

    @xxalimaxxalima2511

    4 жыл бұрын

    Masha allah guleyso

  • @abdullahishire2870

    @abdullahishire2870

    4 жыл бұрын

    Mashalla hada nabada qabati waan kuxiinaye aad baa ucaatowodaye

  • @yuantv6428
    @yuantv64284 жыл бұрын

    Best teacher in somali community at KZread... .... we love you our teacher 👌👌👌

  • @mohamedismail3353
    @mohamedismail33534 жыл бұрын

    I KNOW YOU ARE SO. BUSY BUT I HOPE YOU ARE COMING BACK KEEP GOING MY TEACHER OF LIFE

  • @Hassan-fm8sz

    @Hassan-fm8sz

    4 жыл бұрын

    keep going bro also Mahamed usmail

  • @mukhtarxamud5526
    @mukhtarxamud55264 жыл бұрын

    I am big fan ayuub Yousuf And also he is best motivated of somali people really I miss you teacher.

  • @muuminarashid6357
    @muuminarashid63574 жыл бұрын

    Ustad waan kusalamey marka hore adiga iyo mataantaada, waan ognahay in aad aduun cusub gashey u bahan fahan iyo waqti. Waan Ku xiisney, waxan u xiisney casharkii nolasheyna ii fiyey. Waa Alhamdullilah hada Ku arkey adiga oo nawad qaba. Ustad please waxad kasoo xadashaa mouducyo kusabsan Ramadanka iyo sida loogu faideysan karo iyo waqtiga inta guriga lajoogo sida loogu faideysan karo.Sido kale waan farxey marka kuarkey wllhi rabi cimriga hakudhereyo. Ustad Rabi mesha aad rajeyneyso in aad gaarto aduun iyo akhiro hakugarsiyo.Wax walbo oo niyadaada kujiro Allow kusii Aamiin. U gudambeyn waxan kujeclahay Rabi dartii. Wasalamu Alaikum. RAMADAN MUBARAK YA MUSLIMIIN🌙❣

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed12884 жыл бұрын

    Welcome back we really miss you. Markasta xaafadayada waxaan usheegaa sida wahsiga laysagadaayo inan ka bartay Ayun Yusuf.thank you wll.

  • @nastehoboqoreh1192
    @nastehoboqoreh11924 жыл бұрын

    Thank you dear teacher For your back and welcome back to your student or family I am so happy when I hear you Alhamdu lilaah ilaahay caafimaad noo kaa soo celiya

  • @Hassan-fm8sz

    @Hassan-fm8sz

    4 жыл бұрын

    good also my dear teacher change our life wlecme back we are family

  • @Hassan-fm8sz

    @Hassan-fm8sz

    4 жыл бұрын

    thanks Nasteezo tell me sis how learing english please? i need

  • @idirissheegow4783
    @idirissheegow47834 жыл бұрын

    Insha alaah waad soo noqonaysaa Anagane waan ku sugeynaa Macalin Insha alaah ❤❤❤

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire63274 жыл бұрын

    Mash Allah ustaadii Sual codsi fandarada modwduuc fadlan noogasamee iyo sida lagu kiciyo fahanka . Masha Allah wall kay adiga iyo dumashidayba Raxmaan ku haydin barakeeyo

  • @samojecelmohamed5159
    @samojecelmohamed51594 жыл бұрын

    🥰 ma zha allah Ayuub Yuzuf zakiin macalikayga Aadka U qiimaha badan runtii aad ban ugu farxay zo noqozhadada waxan ku rajeynaya Meel walba aad dunida ka jogto farxad inuu alle kugu ziiyo in zha allah 🥰😍

  • @Gaheer.TV1

    @Gaheer.TV1

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dron/49ZG27GFo7ie83zm0VZ-0A.html FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel kega Adiga oo mahadasan

  • @hiboabdilahi3624

    @hiboabdilahi3624

    4 жыл бұрын

    Mnsha Allah ayuup Allah haku garab galo aduun iyo aakhiraba macalim Allah hakuso nabad celiyo aad bad umahadsanthy 🤲🤲🤲aamiin yaarabi ducadada

  • @halimamohamed7213

    @halimamohamed7213

    4 жыл бұрын

    Maasha Allaah ,Ayuub waaloobaahan yahay inaad laqeebsatid nolosha cusub hambalyo ayaan idinleeyahay waane kuusoo xiisay macalin igusalaan abaayo nolol wanaagsan ,ayaan idiin rajeynayaa walaal ,wadajiraa nawadgala Allahayow idinkayeel wiil iyo caano gabar iyo caano Aamiin

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa63384 жыл бұрын

    Maasha ALLAH Ustaad qaaliyah Allow cimriga iyo cilmigaba kuubarakeey, Anagana noogusalaan Gacalisadaada 🖐💕Owlaad baariyaal ahna Alle haidiinku Arzaaqo insha Allah.

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid94464 жыл бұрын

    We miss you bro Macalin plz hana cidleen Inoo wad cashirada quruxda badan 🙏🙏🙏

  • @najmocabdiwalu5981
    @najmocabdiwalu59814 жыл бұрын

    We miss ustaaad🖤🖤 shidaalka ku scone tahy mrdmbe hnga tagin

  • @fatimaali6726
    @fatimaali67264 жыл бұрын

    Waa runtaa mcln Ayuub waxaa dareemi kara qof kasta OO ka taga meesha uu joogay meel ku cusub tagay Waad mahadsantahay allha kuu fududeeyo umuuraha waan kaa faa iidnaa waanooyinkaada mataantaadana waan salaamayaa

  • @fathiali1536
    @fathiali15364 жыл бұрын

    Illahy hakuu fududeeyo hadafkaaga wllky Ayuub waan ku sugaynaa insha allah ❤️ hore u soco

  • @maryanabdullahi2553
    @maryanabdullahi25534 жыл бұрын

    teacher of life full respect 💯👍

  • @abdirisaaqgeelle7536
    @abdirisaaqgeelle75364 жыл бұрын

    masha alh mahadsanid ustaad yusuf sakiin beryahaan naga soo daaheen muuqaaladaada

  • @fikirsameofficial1320
    @fikirsameofficial13204 жыл бұрын

    my bestaal teacher that give me way or path of key of success ayuub yuusuf sakiin

  • @ziiziiawgesh1717
    @ziiziiawgesh17174 жыл бұрын

    أستاذ يوسف الله يحفظك حقيقه شخص طيب جدا

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi7774 жыл бұрын

    Ustaad ayub aad baan kuu salaamayaa guul mug leh baan ku rijeynaya insha allah.

  • @updikadirmohamed7442
    @updikadirmohamed74424 жыл бұрын

    Qof lajecelyhy ayaa looxisa lph sonoqdy wxan sugnaaba waa dhiirigilintda🙏

  • @zhugriahmad1837

    @zhugriahmad1837

    3 жыл бұрын

    Asc ayuub seetahy Macalin ayuub sidaanku ogaan karaa saaxiibka ijecel iyo kaanijeclyn iisheeg adoomahadsan ayuub waan yaabanahee?🤔

  • @kawtherhirsi5105
    @kawtherhirsi51054 жыл бұрын

    Mansh allaah alaha xifdiyo ustaada ayub Yusuf sakiin

  • @sahankanolosha1472
    @sahankanolosha14724 жыл бұрын

    Wellcome back macalim run ahaantii Aaad ayan ku Tabatay shaqsi ahanteyda coz waxa ahyd qof Aan wax badan ka faaiido miss you wlh😭😭😭😭😭

  • @janat23m
    @janat23m4 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay ayuub jazaaka llahu kheyran aniga waxbadan ayey iga badaleen dhiiri galintaadu siiba casharkii (rabo Taaj xoogan qofkii laga helo majiraan waxjoojinkara ereyadaas changed my life for ever thank you so much 💐💐💐💐from London))

  • @cabdulaahixasan789
    @cabdulaahixasan7894 жыл бұрын

    Waan ku tabnay ustaad qali Aamiin qof waliba hadafkiis Allaah urumeeyo Adna soo labasho wacan ku leyahay

  • @somaliyldz6197
    @somaliyldz61974 жыл бұрын

    Thank you very much teacher plz don't leave us. you are the tacher of life

  • @jawahermoallim4751
    @jawahermoallim47514 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad shalay ba igu dambeysay inan durusta ku cashto mar 2aad ama mar 3aad , wn ku xiisnay. Allah ku xifdiyo wxad jcshahay o wngsanna haku siiyo

  • @hibaaqhilaal4313
    @hibaaqhilaal43134 жыл бұрын

    Manshaa Allah ayuub Yusuf sakeen Alle ha ku xifgdiyo macalinkay nolasha alle hayno fududeeyo ahdaafteena

  • @falxadobookey3587
    @falxadobookey35874 жыл бұрын

    Jazakalah khayr

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs3884 жыл бұрын

    Waad mahasantahay teacher of life

  • @abdirisaaqhussein7363
    @abdirisaaqhussein73634 жыл бұрын

    mahadsanid wllo yusuf sakiin aad ban ku miss gareenay soo dhawow

  • @libanabdihussein7126
    @libanabdihussein71264 жыл бұрын

    Soo Noqosho Wanagsan Sxbka Nolasha 💯💯💯💯💯Big respect 🙏🙏

  • @ayoush3734
    @ayoush37344 жыл бұрын

    Video badan aad leedahay horumar ayaan ku gaadhay mahadsanid wll Alla ha kaa abaal mariyo . Markaan farxo adiga ayaan kuu deceeyaa wllhY. Mahadsanid mahadsanid 100%

  • @hawash4217
    @hawash42172 жыл бұрын

    Asc masha allaah setahy aqbartada wala wayay baramijka caafimatka aad iyo aad ayan ugu fa idestay waqti bada wax war male wa ku sugeynaa jizakalaahu qeer 🕋

  • @saynabmohamoud3384
    @saynabmohamoud33844 жыл бұрын

    الله يخليك لنا ي معلم والله اشتقت لك ي استاذ بلغني سلام بزوجتك طيبه 🙋🏻‍♀️

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka4 жыл бұрын

    Welcome Back Ustaaaaaaad Yusuf Sakiin Miss You Dhap Ahaantii Caafimaad Inoogusoolaapo 🙏📍✍

  • @rayanadey857
    @rayanadey8574 жыл бұрын

    Allahuma ameen ameen

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed37324 жыл бұрын

    Mansha Allh Ustaad Horta Aad Baanu Kuugu Xiisnay Waanuna Ku Tabnay. Talabaaad Dhiirigalintaada, Aqoontii Aad Nooso Gudbin Jirtay iyo Riixitaankii Aad Nagu Riixi Jirtay Guusha intaasna Aad Baanu ugu Xiisnay Mansha Allh Hadaad Noosolaabatay Ilaahay Baa Mahadleh Maalin Walbana Inaad Vidoe Nooso Dhigtaad Rajaynayaa.👏

  • @rayanadey857
    @rayanadey8574 жыл бұрын

    jazakallah kheyr

  • @zamzamyasin31
    @zamzamyasin314 жыл бұрын

    Wll ayuub wn dareemyna ind ku mashqushay wxyabo kumuhiima sido kle wxba dhirigalina ah maqnasha haaga markastana wxn kuurajaynaynaa horumar iyo nolol warta thank you for your coming back 👏

  • @bintnoah8930
    @bintnoah89304 жыл бұрын

    M.a ayuub wlhi shly oo udmbysy baba laha ayuub soonkaana mainuu nga maqnaduu rabaa ilhy ba nosokaciliyey alx🤲🤲❤❤❤ ilhy hmmigaaga gaabis kama galiyo wliga ayuuub🌺🥀🥀❤❤

  • @zamzammohamedhusseinhonest1034
    @zamzammohamedhusseinhonest10343 жыл бұрын

    Aamin masha allah

  • @sawdamaxamuud8247
    @sawdamaxamuud82474 жыл бұрын

    masha alllh walhi figradah aad bixiso qaar kamid ah wanku guulays tay alle khayr haku siiyo marwadaadana alle hakuudaayo wanu kaqaad nay salanta 🙏🙏

  • @maryamamaxamed674
    @maryamamaxamed6744 жыл бұрын

    Thnk for you camin back teacher of life♥️

  • @mariafanahosman7970
    @mariafanahosman79704 жыл бұрын

    Masha allah waanku farxay soo laabashadaada macalinkeyga dhiiro geliyaheyga iyo tabaraha nolosheyda ayuub Yusuf sakiin rabi hanoo kaa xafido ustaad

  • @mohamedhaadi406
    @mohamedhaadi4064 жыл бұрын

    Mahadsanid ust Ayub.

  • @ikraanqaareey5782
    @ikraanqaareey57824 жыл бұрын

    We really missed you ustaad Welcome back🌹

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel45234 жыл бұрын

    Masha Allah Ayuub Allaha Ku sahlo meesh higsaneyso qof kasto nagamida Allaha uu sahlo masha allah

  • @laylawarsame5810
    @laylawarsame58104 жыл бұрын

    Masha allaaah ilaaahay baa mahad leh noo kaa soo celiyay runtii waxaan ku sugaynay inbadan waxaana aaminsanaa inaan noo soo laaban doontid ilaaahay hakuu fududeeyo hamigaaga

  • @faizahussein3507
    @faizahussein35074 жыл бұрын

    Masha allah wllhi ustad ayuub markan arky vidiokaga cusb zaid bn ugu farxy. Inta bdn wan ku sugeynay , soo laabasho wcn ayuub alaha ku dhowra labada daaroodba💞💞💞🙏💯

  • @hodanosmaan8942
    @hodanosmaan89424 жыл бұрын

    Insha allah macalin wad so noqondoonta wallahi wanu kuu xiisnay. Ilahay haku fududeeyo arimahaga. Anaguu hadan nahay ardayda ku xidhan channel kaga rajada manu dhigin mana dhigi doono insha allah 💛

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi35624 жыл бұрын

    Wcs Haa macalin waan kutabnay ku Aaway Adi iyo mataan taadana Alaah Ha isu kiin barakeeyo salaanta na waan kaqaadnay Anan waan salaamaynaa

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue63444 жыл бұрын

    Ustaad Allah haku barakeeyo xaqiiqdiii Waan Waa naga banaantahay Dhiiirigalintaadi 😭😭 LKn Waan dareemi karaa Wadan Cusub marka dagto sida ay tahay Rabbi hku dhibyareeyo Hadafkaaagaaa 🤲🏻🤲🏻

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden58644 жыл бұрын

    Mansha Allaah wllo so dhawada hore u soco ala ha Ku fududeyo hadafkaga xaska nagu salan👍👍💕💕💕💕💕💯💯

  • @charmarkemouminhhh7184
    @charmarkemouminhhh71844 жыл бұрын

    Masha allah teacher

  • @husseincige8293
    @husseincige82934 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud81114 жыл бұрын

    Mnsha allah mahadsanid

  • @mohameddalmar5602
    @mohameddalmar56024 жыл бұрын

    Masha alaah mclnkayga ayuub wan kuuxisey runtii waxaa tahay qof iigu qaali ah

  • @ahmeradam5719
    @ahmeradam57194 жыл бұрын

    Thanks for your coming

  • @fardoussaahmad2041
    @fardoussaahmad20414 жыл бұрын

    Masha allaah soo noqo adoo nabad ah macalimow markaan ku waayay wlhi wan niyo jabay sababtoo ah adiga ayaan niyad kugu lahaay xaga wax barashada malintiiba ugu yaraan 5 vidio ayaan ka dhakeystaa sida horumarinta nafta iyo go.aan qaadashada iyo hadafyada lkn marwalbo waxan sugayay vedio cusub.alle haga xifdiyo cudurkan xun iyo wax walbo dhib u keeni karo noloshada insha allaah marlabaad sonod wcn

  • @hana-kr8gl
    @hana-kr8gl4 жыл бұрын

    Masha allah Ayub si fiican ba ku fahanay, aad na waa ku salaamay adiga iyo matantaada noo soo laaba adiga oo nabad qaba. Dhiirigilin caadi aheyn ayaa inoo tahay.

  • @canabosmaan199
    @canabosmaan1994 жыл бұрын

    Msha allh❤ Ku xiisny zxp sare😍🥰

  • @sakariyeidiris9207
    @sakariyeidiris92074 жыл бұрын

    Muddo dheer ayaan janankeena raadinayey muqaal cusub oo aad sodhigtay lkn ugu dambayn waan helay muqalkaaga ustaadii allah ha idingarab galo adiga iyo mataantaada❤❤❤❤❤

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja2754 жыл бұрын

    Xaqiiqdii waan kuu xiisay waadna ku mahadsan tahay soo noqoshadaada horey nooga sii wad casharadii nolosha mahadsanid macalin

  • @safahaji2701
    @safahaji27014 жыл бұрын

    Masha allah wall ayub alxd cala salaam wan mashqulsana waqti horo iso dhacay videoclip aadban ufarxay alxd cala salaam mar labad malaigta hakugu faraxdo sidan kugu faraxnay ustaad alle haka rali noqdaa kuleyahay

  • @mohamedhanad9715
    @mohamedhanad97154 жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @hawash4217
    @hawash42172 жыл бұрын

    Asc waqti badan warkada iyo baramij kada ansigoyna masha allaah cafimat ka ayan ka fa ideestaa masha allaah wa jizakalaahu qeer

  • @abdirahiimabdulahi7572
    @abdirahiimabdulahi75724 жыл бұрын

    Masha allah ustad aadba kugu xiisnay runti nolosheyda badalitankeda qeyb weyn ka qadatay , masha allah stduio qurux badan band samesay runti , insha allah waa dulqadaneyna adna hana hilmamin muqalda noso badi , i.a hda magaladi iyo gobe waxbrasho wala xiray marka muqalo noso dub i.a ustad ayuub ysud sakin waan ku jecelnahay wlh ❤❤❤❤🙏🙏🙏💝💝💝🔥🔥🔥

  • @aaminamohamed6277

    @aaminamohamed6277

    4 жыл бұрын

    masha alaah wllkey waa sidaaa waan uxiisny mcalinkeenna

  • @abdirahiimabdulahi7572

    @abdirahiimabdulahi7572

    4 жыл бұрын

    Haa wlshey sax shukran

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan47844 жыл бұрын

    Masha allh my teacher keyga nolosha wallhi waan ku xiisnay waana kufarxay muqaalkaada alxm mclin illaheey howlahaada hagu fududeeyo mataantadana kun iyo goow jeer waan salameyna ❤️❤️💯💯💯

  • @abdirashiidhassan621
    @abdirashiidhassan6214 жыл бұрын

    Ayuub yusuf sakiin xaqiq adan ugu farax sanahay inad ado napad qaba noso labatay alx teacher of life full recpect 😍🙏

  • @amiirabashiir3893
    @amiirabashiir38934 жыл бұрын

    Msh allh hampalyo wllkay in badan channelka wan firi jiray talow wax maa ku dhafay balse waxaan arkaye in aad weli ka maqanahay koley waxaan isdhahay adunka wuu iska mashqul badan yahay wuu iska mashqulay alpha maraha hampalyo nolol wngsn ayan idin rajeyna adi iyo matantada mash allh Allah ha idin barakeyo ramadan mubarak

  • @maryamaabdi7461
    @maryamaabdi74614 жыл бұрын

    Masha allah your are best teacher encourage the people ivan student and other keep going teacher

  • @weheliyechannel9430
    @weheliyechannel94304 жыл бұрын

    Salamantihin adiyo dumashideeen SAXIINKA NOLOSHA. Masha allah. Ilahy hamigeena haka yeelo midkii inoo rumooba🤲 Ilahy isku soo keen celin........

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak64904 жыл бұрын

    masha allah ayub waxaa niyada iga so dhacday dorad markan chanalkaada wayay wayahan waxan is dhahay ma ganbalelka ayaa ka qaday nololcusub dhisideda ayad gashay wan daremi kara in aad na hilmaamin balse waxaa jira kalahoren iyo qaban qabada guusha nolosha iyo midda anqira waxan ku leyayah kuligen allah nagu wada guuleeyo waan ku jeclahay allah dardiisa.

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed75564 жыл бұрын

    Maasha alaah malacalin ayuub sakiin wanku dareemi karnaa hormar ayaan kuurajeynaa meelkastood dunida katagto ❤❤❤👌👌

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey30064 жыл бұрын

    Aad iyo aad ustaad ayuub waanka faaiiday si wacan welcome kuleenahy ustaad

  • @caamirlastkingofficialcaam659
    @caamirlastkingofficialcaam6594 жыл бұрын

    Waalkyga yuusuf sakin waanku faraxsanahy soolaabashadaada farxad iyo nolol fcn ayaan kuurajayna ❤❤❤👈

  • @abshirelmi7076
    @abshirelmi70764 жыл бұрын

    Ameeen

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf93614 жыл бұрын

    *Waan ka Qaadnay salaanta xaaskaaga sharafta baden runtii hadelkaaga wxaan ka dhadhansanyaa iney tahay Dajiya tii lagu hammin jiray MANSHALLH ustaad alle hakuu barakeeyo dumaashiden adigana alle haku xafido w3lcøm3 back*

  • @dahaboxussen6169
    @dahaboxussen61694 жыл бұрын

    Masha allah

  • @filsanaomar5053
    @filsanaomar50534 жыл бұрын

    Mashaallah allaha ku barakeeyo macalin Ayub Yusuf

  • @idilabdiosman2786
    @idilabdiosman27864 жыл бұрын

    In badan ayan ku xiisnay ustadi Alhamdulilah ilahi mhd iska leh hada inu so labatay🌺

  • @saladqu
    @saladqu4 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @ifrahabdiabd7439
    @ifrahabdiabd74394 жыл бұрын

    Masha allah 🙌🙌

  • @madarbashir7390
    @madarbashir73904 жыл бұрын

    Ayuub adbaan ugu farxay aragaada ilahay ha kujeclaado amiin

  • @khairhesho.m6056
    @khairhesho.m60564 жыл бұрын

    Best teacher mel kasta rabi hku xafido Macalin✋😊

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    mansha allah alx alle hayaa mahad leh alle haku xifdiyo

  • @shukraanduale4690
    @shukraanduale46904 жыл бұрын

    Marka ugu haraysa wan ku salamay adiga iyo boqoradada run ahaantii aad baan ugu xiisnay dhiirigalintadii Aad bn uu farxay marka uu ii so dhacay video inzhlllh waanu ku sugayna ayuub lkiin wanu kuso ducaynaya mahadsanid🙏🥀😊

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel1404 жыл бұрын

    JAZAAKALLAAHU KHAYR

  • @analovely6906
    @analovely69064 жыл бұрын

    Amiin yaa rab 🤲🤲🤲🤲

  • @damaldesign808
    @damaldesign8084 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمةالله وبركاتة Waan Ku salaamay ayub maxa Ku helay baryahaa waanu. Ku waynee

  • @xikmadpro7044

    @xikmadpro7044

    4 жыл бұрын

    Walal wan codsana inad subscribe iidhehdid please

  • @fardosaali990
    @fardosaali9904 жыл бұрын

    Ayuub waxan ku leyahay markasta qacmo furan ku soo dhawoo walalo ilahayna ha inaga dhigo kuwii jannatul firdawsa ku kulma aamin

  • @abuu248
    @abuu2484 жыл бұрын

    Masha Allah our father walaahi likewise you are our parents teacher ayub Yusuf we missed you walaahi we were excited much about coming back we need too motivation we need your motivation

  • @mohamedmuhidinsheikhmayow6327
    @mohamedmuhidinsheikhmayow63274 жыл бұрын

    Maahallah

  • @qurxintaugbaad5110
    @qurxintaugbaad51104 жыл бұрын

    Manshallh ayub guul asxabey plz iso poqda

  • @lasohodanmedia7075
    @lasohodanmedia70754 жыл бұрын

    Mansh Allah macalinkena nolasha ale ha ku xifdiyo wan ku xiisnay alx ale ku so ceeshay💖

  • @abduqadirhassan1603
    @abduqadirhassan16034 жыл бұрын

    Isha Allah macalin

  • @mustafesiyaad5381
    @mustafesiyaad53814 жыл бұрын

    Soo laabasho wanaagsan sxb guul ayaan kuu rajaynayaa

Келесі