No video

NOLOSHU WAXAY KU QURUX BADANTAHAY KALA DUWANAANSHAHA!

#Ayubsakiin
Kusoo Dhowoow: Hal SHAY oo aan si DHAB AH U ogahay!
Fikrada Maanta: Ka waran haddii aynu KALADUWANAANO hadana ISJECLAANO!

Пікірлер: 414

  • @omaraweis8531
    @omaraweis85312 жыл бұрын

    Macalin ayuub aad ayaad u mahadsantahay🙏🏻, ustad waxaan kaa codsaneenaa inaad nala wadaagto sida ardayda somalida ku heli karaan scholarshipska dalka Canada iyo habka loo marayo ustaad noo tixgeli codsigaas .

  • @AHMED-MOHAMED259
    @AHMED-MOHAMED2592 жыл бұрын

    After one year is back legend❤

  • @shakraomar7551
    @shakraomar75512 жыл бұрын

    Legend is back we miss you a lot our teacher ayuub❤❤

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel67402 жыл бұрын

    M.a markaan notification ka arkey ayaan youtube ka ku soo ordey Ayuubow Allah haku barakeeyo Amiin Wllo isku dey inaad macluumaad inooga soo diyaariso Dalka CANADA mahadsanid Ayuub .

  • @deqaelmi1368

    @deqaelmi1368

    2 жыл бұрын

    Ayuub waa naaxdey waa sidee

  • @deeqduraanshire2626
    @deeqduraanshire26262 жыл бұрын

    Hal sano ka dib, saxiibow adigoo calool leh, baad noo soo noqotay😂. Soo dhawoow Legend.

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac95532 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin inta aanan baran ka hor ayaan arki jiray Fikradihiisa wanaagsan iyo Oraahyo cajiiba oo laga qoray waa mufakir cajiiba mudo sanada ayaan youtubeka kaa dhowraayay Allaha ku sharfo welcome

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    Waa ku taaageeraa ayuuup dhiigaliye ❤

  • @DrAbira
    @DrAbira2 жыл бұрын

    Macalin ayuub waxad eheed macalinkeyga aan ku tiirsana xiligan Jamacad dhigan jiray welcome back Teacher 🙏 alh ku barakeeyo

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs1762 жыл бұрын

    Welcome back legend ayoub yousuf am really happy to see you my dear teacher i missed your voice, face, and ideaa god bless you ustaad❤❤❤❤❤

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial2 жыл бұрын

    Alxamdullilah cala salaamah

  • @all4389
    @all43892 жыл бұрын

    Masha'allah aad ayaan u jeclahay oo u ixtiraamaa ragga xaasakskooda ku faana o fagaarayaasha kusoo hadal qaada wanaagoda sida ustaad ayub o kale fanaan dalxa ayana wuxu dhahay shirkaan kaa amaanaa shirkaan kaa tilmaamaa nolow ustaad ananga wanu ku jecelnahay🙏

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif4732 жыл бұрын

    macalin Canada 🇨🇦 darted kuu weyne soo dhawoooow welcome back shaqooyinka iyo hawlaha halkaa la socda isku duub oo soo daaa

  • @abdalam5944
    @abdalam59442 жыл бұрын

    mahadsanid wll ayuub waxaan kaa bartay waxbadan oonan fasal iyo jaamacad toona ku baran.

  • @SAM22948
    @SAM229482 жыл бұрын

    Heyey my macalin is back much love ❤️ Macalin

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 Жыл бұрын

    Ayuub mar dame sidaasu dhan ha nooga maqnaan waku xiisnay

  • @raageyare681
    @raageyare681 Жыл бұрын

    I have been watching you since long time ago legend we love .

  • @avnanali6325
    @avnanali63252 жыл бұрын

    Omg😩qalbiga baan ka farxy walhi ustaad Welcme cimri dheer io cafimd baan ku rajyna🖤

  • @aminwehlieofficial782
    @aminwehlieofficial7822 жыл бұрын

    Macalimu Waa Lagu Wayay Casharadada Wan Uxisnay ❤️

  • @sadaammohomed663
    @sadaammohomed6632 жыл бұрын

    LEGEND ayuub yusuf sakiin Guulayso walal dib usoo laabashadaa waan ku faraxsanhy keep going

  • @atommedia2030
    @atommedia20302 жыл бұрын

    M.a Allah Idin siyadsho fmy qurux really teacher Mara kle ha na cidlana

  • @ahmett5979
    @ahmett59792 жыл бұрын

    Mansha allah soo labaosho.wacan macalinkeena.xiqiiwda waa.kuu xiisanay talooyinkagii insha allah waxbadan waad nosoo wadaa.ban filayaa guulayso macalinka nolosha

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir16852 жыл бұрын

    Masha allah mabruuk ustad waan ku faraxsanahy in aad nogu soo noqoto saxada raja dhiska. Anagana waan ku xiisnaay ustad ayuub

  • @mulkihuseen7298
    @mulkihuseen72987 ай бұрын

    asc macalin ayuub yuusuf sakiiin walahi waxa tahy ninka kaliya ee aan marwalbo tageero un ahandii nolasheyda wax badan ayaa ka badashe manta ayaa su,aal laywaydiiye oo ah yaa ka tagerdaa baraha bulshada ane waxan ugu jawaabe dhiirigaliyaheyga ayuub yuusuf sakiin markas layku dhahe guushisa koowad uu gare isheeg ane wan karan waaye marka ma iishegi kartaa adiga oo raali ah🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hanaadiali6941

    @hanaadiali6941

    3 ай бұрын

    Lkn intuu ka baxay wiilkan

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed2 жыл бұрын

    Yasalaam adban kutabnay ustad welcome back

  • @mariamustafe4377
    @mariamustafe43772 жыл бұрын

    Macalin hadad noo soo noqotay alhamdulilah

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade2 жыл бұрын

    Mansha allah mr ayoub saaxiib guulayso.

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay82212 жыл бұрын

    Waxaan kula socdaa muqaalkii ugu horeeyay ilaa maanta keep going legend bacdigaa waxa soo bateen dad maalaa yacni badan soo bandhiga waan ku tabay walahi jazakalahu kheyral Jazaa Walal Hor mar wacan ayaan kuu rajeynayaa insha Allah

  • @mohamedhussein6533
    @mohamedhussein6533 Жыл бұрын

    mudo dheer kadib caawa ayaan dib usoo boqday channelkenii guusha masha allaah. guul wacan zxpka nolosha dhalinyarada usababi kara guusha

  • @nasrudinsmart7165
    @nasrudinsmart71652 жыл бұрын

    Soo dhawow Ustaad waqti dheer ka dib waan noo soo labtay

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud80322 жыл бұрын

    Macalinkaygi qaaliga ahaaa waaan kuu xiisnay in badan alle cilmiga ,cimriga , caqliga &caafimaadkaba hakuu barakeeyo.

  • @hiboabdi3989
    @hiboabdi39892 жыл бұрын

    Welcome back mi ustaad marne dhira galiyahyga. 🤴🏻🙏🏻🙏🏻🤙🏻

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan38732 жыл бұрын

    Inta aad maqneed all vedio yadii hore dib iskaaga dhageesan jiray finally welcome back 🙏 🙌

  • @abdirahmanosman9269
    @abdirahmanosman92692 жыл бұрын

    The one and only role model to our community we missed you I am back with good healthy let's see you motivational lessons

  • @abdullahiali5018
    @abdullahiali5018 Жыл бұрын

    Welcome back ustaadi we miss you so much

  • @abdirahmanmohamed298
    @abdirahmanmohamed2982 жыл бұрын

    Wow m.a ugu dambeyn macalinka dhiiriginta wuu sooo laabtay Alx

  • @kheyrtuse9535
    @kheyrtuse95352 жыл бұрын

    Waligeey yotuber aan ku xiranahay aan ku farxay wuxuu soo galiyay sida aan adiga kuugu farxay oo kale majiro ustaad talooyinkaaga memorydaan ku shubtay badankood maantaa uugu danbeysay saaka wlhi vedio yadaada qaar baan dagsaday alle haku barakeeyo

  • @anababdi9566
    @anababdi95662 жыл бұрын

    Waqti dheer kadib waa ku salaamaay

  • @Kulanjoogtv
    @Kulanjoogtv2 жыл бұрын

    qofka ugu cilmi badan uguna xishoodka badan dhamaantiis allaah abuuray waa nabi maxamed ↘️ SCW↙️ ❤❤#PLZ #SUBSCRIBE

  • @malyuunmacalin7593
    @malyuunmacalin75932 жыл бұрын

    masha allha ustda ku xiisnay mudo kadib alxmh dhiira gilintada weynay

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34382 жыл бұрын

    Welcome back ustad Allaha kuxafido

  • @qamarmaxamedcali7414
    @qamarmaxamedcali74143 ай бұрын

    Runtii vedio aad ayey ii saxaan .waana ku faaiday walala. Alle haku xifdiyo .Mahadsanid.

  • @muxamad8022
    @muxamad80222 жыл бұрын

    Soo laabasho wanaagsan ustaadoow

  • @filsandaynush8834
    @filsandaynush88342 жыл бұрын

    Wa ku xiisnay ustd markale yaan ku weyn I.a

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf2 жыл бұрын

    انا أحبك في الله يا ايوب اخوك في جيبوتي

  • @simancadeey4797
    @simancadeey47972 жыл бұрын

    Masha alllh waan kuu xiisnahy dhiiragaliyaha nafta

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed12372 жыл бұрын

    Masha'Allah Macalinkeenna waan ku tabnay wlhi muddo dheer ❤

  • @AliHussein-ht9cy
    @AliHussein-ht9cy2 жыл бұрын

    Walalky waa kuu xiisay Waxaanna thay Qof aan ilaahay Dr tiisa aan ujaclahy Rabi hukudhowro Hada waxaa noobilaabaty Maal MO quruxban Ayuub yuusuf sakiin MA ogthy in aan siidawan Jiray muuqaladaadi hore↪️

  • @norabdi5665
    @norabdi56652 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @nastehamohamed2375
    @nastehamohamed23752 жыл бұрын

    Really we missed you teacher🥺♥️

  • @xaawoyusuf671
    @xaawoyusuf6712 жыл бұрын

    Soo noqoshada waa ku farxay welcome back ustaad

  • @ugaasomaxamedwarsame8626
    @ugaasomaxamedwarsame86262 жыл бұрын

    Masha allh Macalin sodhawoow waa kuxiisnay

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi85592 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad waan kufarax sanayah soo labashadaada

  • @ahmedyarestudio9394
    @ahmedyarestudio9394 Жыл бұрын

    Macalin waku xiisne wllhi 😢❤ Alle haku xfdo aduun io aaqiro

  • @Sahan12341
    @Sahan123412 жыл бұрын

    Masha Allaha Ayuub Eedo wallaahi waan kuu xiisnay aad iyo aad well comeback waad mahadsantahay marwalbo 🙋🏻‍♀️💪🏽👍

  • @Ismailmirre
    @Ismailmirre2 жыл бұрын

    Thanks macalin

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf2 жыл бұрын

    احب مرنامجك اخي ونفعني كلامك كثيرا في حياتي

  • @Sahan12341
    @Sahan123412 жыл бұрын

    Eedo Allaha ku xaffido Adiga iyo Qoyskaagaba Dadbadan ayaa kaa faa’iiday ee hawshada meesha kawad mahadsanid

  • @daganmahamedabdi3252
    @daganmahamedabdi32522 жыл бұрын

    Mashllah hadan ku arakay Wan ku farxnahy macalin ayuub nagu soo noqo

  • @dr.hassansalli8483
    @dr.hassansalli84832 жыл бұрын

    Macalin aad baan kugu xiisnay , waan xasuustaa xili aan vedioyadaada aan fiirsanjiray illahay haku xafido

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll2 жыл бұрын

    Masha allah .

  • @mssmmc8919
    @mssmmc89192 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin dhiiragaliyehena qaaska wnku salamay adiga iyo familyga🙏🥰❤️

  • @bushraosman976
    @bushraosman9762 жыл бұрын

    Manshallah شكرن الله يحفظك.

  • @SalmaanMaxamed-ix6qn
    @SalmaanMaxamed-ix6qn10 ай бұрын

    Alle haku sharfo wll ayuub run ahaantii wxd thy dhiirigeliye aad uqiimo bdn

  • @najmadabcasar1324
    @najmadabcasar13242 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nimcoabdirahim1338
    @nimcoabdirahim13382 жыл бұрын

    Wcs ayuub waan kuu xiisnay ilaahaybaa mhdleh dib nuugu kaaso celiyay Masha allah Waan udar sanay dhiiri galintaadii qaliga ahayd

  • @Mohamed-Taagane
    @Mohamed-Taagane2 жыл бұрын

    Waan ku faraxsanahy soo laabashadaada legend

  • @hananmahadyusuf6129
    @hananmahadyusuf61292 жыл бұрын

    الله يسعدك يارب ويطول بعمرك🥺اشتقنالك يا استاذ

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze10 ай бұрын

    Ustaaad maxaad hadalo quruxbadan noosoo gudbisay anoon aqoon wax KZread la dhaho ayaan muuqaladaada heli jiray oon daawan jiray waliba kuuwii hore ee jacaylka ahaa maansha Allaah Alle ha ku xafido ustaad walhai wan kuu xiisay nosoo laabo insha Allaaah🥰🥰🥰🥰

  • @asmaahussein7465
    @asmaahussein74652 жыл бұрын

    masha alla soo noqod wanagsan ustaad

  • @farxiyaali2961
    @farxiyaali29612 жыл бұрын

    Alxamdulillah hada noso noqotay ustaadii welcome back

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h2 жыл бұрын

    Soo dhawoow usstad wnu ku faraxnay soo laabashadaada adoo nabad qaba Allah haku barakeyo 🥰 نحن نحبك في الله 🖤أسأل الله ان يطول عمرك في طاعته وجعل فردوس الأعلى مثواك .🤲❤

  • @mohaadenjamal8035
    @mohaadenjamal8035 Жыл бұрын

    Ayub yusuf sakin (miss you moalim) you are my best multivater ( wllhi dhiragillintada ayan guul ku garay)

  • @cilmiiyoxikmad1406
    @cilmiiyoxikmad1406 Жыл бұрын

    Walal ayuub wax badan ayaan kaa faaiiday. kheyr allaha ku siiyo.

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan91292 жыл бұрын

    Masha Allah walhi quluubtayada ayaad ku nooleyd macalin ayuub kuu xiisanay macalin

  • @xanaanmaxamed3518
    @xanaanmaxamed35182 жыл бұрын

    Wllhi Waa ku farxay soo laa bashadaada 🫶

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud99612 жыл бұрын

    Maasha allah soo noqòd wngsn wllkey qaaliya sidiiban ku sugeynay weli waana kuu xiisnay ,I.A kheyr

  • @hiboahmed8208
    @hiboahmed82082 жыл бұрын

    Welcome back teacher 👨‍🏫

  • @yusufwarsame6771
    @yusufwarsame67712 жыл бұрын

    Ayub Yusuf welcome back my friend thanks by warsame Alberta Canada

  • @AhmedAli-pj3id
    @AhmedAli-pj3id2 жыл бұрын

    M.a allah

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s2 жыл бұрын

    baarakallahu fiik akhi

  • @nadiramarjaan8116
    @nadiramarjaan81162 жыл бұрын

    Ayuub allah kuxifdiyo wakhti horaa iigu kaadanbaysay anigo kamid ahaa ardaydaad dawada muqaaladad 2014 meelah ilaa 2017

  • @abdiaziizshabib
    @abdiaziizshabib2 жыл бұрын

    Mash allah ustaad come back after one year 🙏

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal68442 жыл бұрын

    Masha Allah ustad Ayuub saa nogu soo gali casharanta si daba joga

  • @sahrodahir2309
    @sahrodahir23092 жыл бұрын

    Aaadbaan kuugu xiisnay ustaad😥😥 welcome back 🙏 😀

  • @faizakarar9234
    @faizakarar92342 жыл бұрын

    Mashllh alle gaku qurxiyo wax badan kaa faa.iidey

  • @djamalkhan1316
    @djamalkhan1316 Жыл бұрын

    Masha Allaah yusuf sakin mafictahay

  • @khadiijoxusennuurkhadiijox4564
    @khadiijoxusennuurkhadiijox45642 жыл бұрын

    Ayyy m.a mi dear teacher is back 🌍🥰

  • @maxamedmoalim4284
    @maxamedmoalim42842 жыл бұрын

    Welcome Macalin Ayub Waa lagu xiisay❤️

  • @kamalawil3687
    @kamalawil36872 жыл бұрын

    shukran badanaa markaan soo galo youtube 90% wxa tahay kanaalada aan eego waxa faaiidada leh soo dhigeen.

  • @farhia2006
    @farhia20062 жыл бұрын

    Wllhi markaan arkay video gaaga waan ku farxay Mar kale welcome come back

  • @252soomali
    @252soomali2 жыл бұрын

    Wow macalin ayuub wan kusalaanay 👋

  • @maxamadabshir1539
    @maxamadabshir15392 жыл бұрын

    Macalin cashiraddada waan uxiisnay💯💯

  • @MohamedHussein-mb4yz
    @MohamedHussein-mb4yz2 жыл бұрын

    aad iyo aad aya u mahadsantahay walaalkay Video gii ugu horeeyay waxa so gali say April 29 sanadkii 2014 waxa ka mid tahay dadka ugu qadiim san KZread ka Somalida

  • @hindacabdiqaadir3904
    @hindacabdiqaadir39042 жыл бұрын

    Aad aya mahadsantahy my teacher

  • @Billowyare
    @Billowyare2 жыл бұрын

    Masha ALLAH solabasho wanagsan ustaad ❤

  • @hamthaapdi5535
    @hamthaapdi55352 жыл бұрын

    Alxmdulilaah masoo laabatyna❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21132 жыл бұрын

    Masha aallllah masha alllah

  • @astahilmohamedburale5118
    @astahilmohamedburale51182 жыл бұрын

    Wlh wakufrxsy solabashdada alxm sodhowow ustad

  • @abdikarinmohamedomar7231
    @abdikarinmohamedomar72312 жыл бұрын

    Welcme back ustad❤

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed792 жыл бұрын

    Wcs Macalin aad baan kugu xiisnay allaha ku xiftiyo adiga iyo qoyskaaga

Келесі