No video

NOQO LIBAAX..HA NOQONIN DAWACO!! GUUSHA KU BURSO LUGAHAAGA! l WADADA GUUSHA #2

#Ayub_Sakiin
Noloshu Waxay Soo Dhowaysaa Qofka Weydiista Waxa uu Doonayo!
Ha fadhiisanin..Dhaqaaq!!

Пікірлер: 355

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka..Waan ogahay ha sheegin! Waan Idin Xiiiiiiiisay aaad iyo aaad! Ha hilmaamin: GUUSHU MA LAHAN LUGO EE KU BURSO ADIGA LUGAHAAGA!! Mahadsanidiin

  • @idilcfitaax253

    @idilcfitaax253

    4 жыл бұрын

    I miss you so much❤❤❤

  • @ENGMMR

    @ENGMMR

    4 жыл бұрын

    I miss you Mr ayub yusuf sakiin kzread.info/dash/bejne/aWplxtWum7CwY7Q.html

  • @Fawziamuuse

    @Fawziamuuse

    4 жыл бұрын

    Ustaad anaga xataa wanu kuu xiisnay soodhowoow😍😍

  • @mohamedjeelle4061

    @mohamedjeelle4061

    4 жыл бұрын

    Alle ha no kaa xafido ustaad😘👏👏

  • @adoontiiallah6682

    @adoontiiallah6682

    4 жыл бұрын

    Waan kuu xiisnay macalin soo dhawoow 🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🤝

  • @wlljeyfamily5221
    @wlljeyfamily52214 жыл бұрын

    wll ayuub waxa Tahay qof anan la heli karin ,Hadan Nasib lee yahy mar uun ilaahey Ha ii kaa kulan siiyo ❤❤❤❤❤ Mowlow allahayow adaan ku maciin Ahaye macsharkii qiyaamaha markii la isu soo muqdo malintaan macaash lahayn malqab io xoolo Ee milicdu mayl taagan tahay madaxa guudkiisa missanka ebow u gali waa oo mutestay oo uga maciin xaajada waa mushkilad weyne

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84034 жыл бұрын

    *Ayuub Yuusuf Sakiin* Wan kuu xiisney Macalin wllhi ilaahay Nooka so celiyaa mahad leh.😢❤🙏🏽

  • @yakubhussein4256
    @yakubhussein42564 жыл бұрын

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم( اللهم بارك لأمتى في بكورها)

  • @kawsariiinamaxamuud701
    @kawsariiinamaxamuud7014 жыл бұрын

    U is best teacher in the world Ayuub sakiiin👌🙏💗

  • @ayubahmed3776
    @ayubahmed37764 жыл бұрын

    Allah haku barakeeyo Ustaad 😊. Aniguna waxan rajaynaya in Allah ii so dhaweeyo mataantayda Nolosha 🥰.

  • @MohammedAhmed-on4wb
    @MohammedAhmed-on4wb4 жыл бұрын

    It's true and Life Isn't easy . I'm congrat how you did and you will help us our community. Allah bless you bro .

  • @walaalka2362
    @walaalka23624 жыл бұрын

    Masha allah macalinka waan u xiisnay 😍😍like i sara inta guusha jecel 😚

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack4 жыл бұрын

    Soo laabasho wacan macalimu 🙏🙏

  • @ENGMMR

    @ENGMMR

    4 жыл бұрын

    Hhbhhh 8 back macalinka waad baraarijisay

  • @ENGMMR

    @ENGMMR

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aWplxtWum7CwY7Q.html

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk mclnki waat nookeentay 8back lbx hore usoco

  • @yusufabdi3855

    @yusufabdi3855

    4 жыл бұрын

    Shuceb sxp macan lkn Macalinkeena Aabihiisi ayuu geeriyooda Allah ha unaxriisto 3isbuuc kohor utacsiteey pro naxriisti jana Allah ha siiyo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83344 жыл бұрын

    Mashallah ayub i missd u my brother, i normally listen to your advice. Thank u so much

  • @ubahaliofficiall9930
    @ubahaliofficiall99304 жыл бұрын

    waa sheeko Cajiiiba Mhadsanid macalin adiga iyo walashay Allah haidin xafid ...Just do it know.

  • @fathiali1536
    @fathiali15364 жыл бұрын

    Macalin Ayub waan kuu xiisnay illahy hakugu xafido meel walba aad joogto ❤️❤️

  • @fadumodirir7504
    @fadumodirir75044 жыл бұрын

    شكرا يا اخي الغالي بطن إن انا أكثر شخص محتاج نصائحك شكرا اخي من كل البي

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad47294 жыл бұрын

    Masha Allah macalin ayub aad baan kugu xiisnay Allah ayaa mahadleh dib noo kulan siiyey Guul iyo Gobonimo ku noolow mahadsanid

  • @nimcohabitv9733
    @nimcohabitv97334 жыл бұрын

    Asc macalin waan kuu xiisnay wlhi waa mahada alle oo ku soo eliye mansha allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🌹

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde74454 жыл бұрын

    Macalimow wan ku xiisany runti.. Mash"alh wadad guusha marnba lakma quusada rafaad iyo neefba 💪🙏

  • @yonisfarah2342
    @yonisfarah23424 жыл бұрын

    🤣🤣🤝👍🤣🤣🤣🤣asc ayub yusuf sakiin, mash allah parnamij yadad yutub ka so dhigtid wa kuwo aad u dhiiro galin badan thanks, lknse luqada sawahiliga ah( 🤙 👉✍haraka haraka hiyna paraka)✍👈🤙🤙🤙 waxaa loola jeeda dag dag badan parako malahan intas aya ka saxaya hadan ogeyn sxb gul wacan

  • @Abuyusuf7
    @Abuyusuf74 жыл бұрын

    Ma umaleynaayi sida mcnlinkey ujeclhy in qof cml eh oo ila simneeen i love you ayuub yusuf sakiin 😔😻😭💪🏼😍😍😍🥰❤️❤️💯

  • @muunadeeqa1787
    @muunadeeqa17874 жыл бұрын

    yuusuf dheerigaliyahayaga iyo macalinkayaga waanu kuu xiisnay . شكرن علي هذا نصاح فانت اغلي معلم

  • @zumansiciid6495
    @zumansiciid64954 жыл бұрын

    Ax Alla xaddigii ayaa Soo noqday waLaHaY waa wax iLaaHaY loogu mahad naqo alxamduliliaah dheh hadaad jeceshahy Dadka shakhsi ahaan tooda u dhisan monchalah waan kuu xiisnay in badan👍💯✋

  • @user-zc7np8qr8w
    @user-zc7np8qr8w4 жыл бұрын

    الله يحميك استادي انت قدواتنا

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll4 жыл бұрын

    Masha allah Ayub thanks

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun63674 жыл бұрын

    Masha Allah Jazakallahu kheyr Walal Yusuf maskiiin Macalinkena dhiiregaliya Hormar balaran iyo farxad balaran abid kuu rajaynaaaa

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan96784 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك ماشاءالله تبارك الله نور علا نور WAAN KAA FAA'IIDAYSNEY WAX BADAN ALLAH ADIGOO KALE HANAGA DHIGO

  • @ismailtaxta593
    @ismailtaxta5934 жыл бұрын

    wll nasoqabo wax walba oo nofa ido ah waan ku guxisabtannaa wlh m.a wll allaah ku deesto isaa like ilaah baan kugudhaarshe ha ilagaafin

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah66824 жыл бұрын

    Macalin Ayuub Yusuf sakiin ilahay ha ku barakeeyo Waan kuu xiisay walaahi ❤️🤝

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon36294 жыл бұрын

    Wcs,Wll Ayub Mnsh Allh wa runtaa wnna kugu raacsanhy,Dadkeena Somalida ah waxay dhahan {Hooyadaaba ha heysee heybisee kaa rbtaa} runti waan hdl dhiro galin ah,ku tusay ina wax raadsato markasta iny fiicn thy,Xabiibkeena Scw kuwa ku daydo Allh inaga wada dhigo,Allhuma Aamiin.Shukrn wll Jazaakallh qeyrn

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin49164 жыл бұрын

    Mansha allah ustaaad Ayuub waan ku tabnay in badan alle ha ku barakeeyo ustaad Dhiiri galiye Sare Rabi haku xfdyo🤲😍❤️

  • @naima1045
    @naima10454 жыл бұрын

    الحمد لله على السلامتك استادي

  • @hawaluul1649
    @hawaluul16494 жыл бұрын

    Waasx wll jazakalahul qeeyr wan idin salamayaa mataanaha nolosha allaha idinku guuleeyo noloshiina🌷🌷🌷🌷💕💕

  • @yackopak4860
    @yackopak48604 жыл бұрын

    Anoo murugeysan hadan dawado ayuub Yusuf sakiin walhy wan dhoola cadeya allow cimriga ubarake ayuub allow noloshiisa qurux ugu dhame amin

  • @yaasmiinlifestyle5286
    @yaasmiinlifestyle52864 жыл бұрын

    Thanks my teacher ilaah hakuu barakeyo caqligaaga familkaaka alaha kaa abaalmariyo wanaaga aad nooheyso xayakallah

  • @Ansaari
    @Ansaari4 жыл бұрын

    Ayuub mahadsanid sxb sida quruxda badan ee aad noola wadaagtay hadalada iyo xikmadaha dhiiragalinta leh❤👌

  • @zokeae49960
    @zokeae499604 жыл бұрын

    mazha Allah Ayuub yuusuf sakin aad iyo aad kugu xiisay zhp qlih in badan naqa maqnyd

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha33044 жыл бұрын

    Welcome back ustaad....waa laguu xiisay

  • @asmailwad96
    @asmailwad964 жыл бұрын

    Masha Allah ayub Yusuf sakiin hore u soco waa loo xiisay dhiirigalintadii

  • @mubarakabdiwahid4850
    @mubarakabdiwahid48504 жыл бұрын

    macalin walagu wayey so labasho cajiib ah🙌💯

  • @muniirkhani291
    @muniirkhani2914 жыл бұрын

    m.a illahey haa kugu jazeeya jannatul firdowsa aad baan kuugu xiisnay wll

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s4 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @monasuja6232
    @monasuja62324 жыл бұрын

    Wel come back Ayuub walalka media 💕💕💕💕💕

  • @zakiaadan3129
    @zakiaadan31294 жыл бұрын

    Professional teacher thanks

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    MashaAlah wlhi waan kuxisnay ustad allah baa mahadleh 🙏💗

  • @user-ic3jb4tv4k
    @user-ic3jb4tv4k4 жыл бұрын

    Welcome back pro 🙏🙏KZread 🇸🇴🇸🇴

  • @maryanabdi4230
    @maryanabdi42304 жыл бұрын

    Wcs wr wb masha Allah ustaad ayuub wan ku xiisnay wlhi wan ku faraxsnhy rug cadagii guusha macalinka guusha matantada salan qaali iga farsi allow idin xifdi

  • @noahmo4924
    @noahmo49244 жыл бұрын

    Masha Allah walal ayuub mahad sanid waa sax

  • @abdirahmanekofficial1913
    @abdirahmanekofficial19134 жыл бұрын

    Macalinkeyga oo aan u xiisay ❤️❤️❤️🙏

  • @dayahcade217
    @dayahcade2174 жыл бұрын

    ayuup yuuzuf zakiin teacher of teachers ♥️♥️

  • @nawalqurux4321
    @nawalqurux43214 жыл бұрын

    My teacher in bdn wan kuu xiisanay nolosha kuwa guul ka gaara allah naga dhigo

  • @mahamouddaahir3429
    @mahamouddaahir34294 жыл бұрын

    mansha allah ustaad anoo in badan oo sanado ah kula socday,waxbadana sabab u ahayd inay nololshaydu isbadasho wll mahadsaniid guulayso inbadan.

  • @hibasacid1558
    @hibasacid15584 жыл бұрын

    Mazhallah Ayub Yusuf wn ku slmy mid kle wn ku xiisay mclin 😍

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle40614 жыл бұрын

    Ustaad I miss you wllahi halkee ka baxday😭😘😘

  • @shaaficiadam3355
    @shaaficiadam33554 жыл бұрын

    Alxdulilah macalin mar hadii ad soo laabatay waanu kuu xisnay xiiso aan xadn lahay Alle raali haka noqdo runtii nolashayda dadka samaynta wayn ku leh baad tahay sababna u aha isbadalkayga Alle ka sakow Alle haka xafido♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍

  • @ayoush3734
    @ayoush37344 жыл бұрын

    Maansha allaah mahadsanid Ayub Yusuf Sakiin

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 жыл бұрын

    Mashaa Allah Da. daalaa xaaji Cabaas wuu gaadhaa👍

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    jzklh kheyr macalin ayub baarakallahu fiikum

  • @fardowsajaamacmohamed9192
    @fardowsajaamacmohamed91924 жыл бұрын

    Wnku xiisney mclnkii nolosheyda wx bdn kabadalayow abalkada wxn kugudno manaqaano ee janadul firdow rabi hka abal mariyo😍😍😊

  • @muniir_official
    @muniir_official4 жыл бұрын

    Mashallah wll alle guusha hanagu duwo

  • @safahaji2701
    @safahaji27014 жыл бұрын

    Yaasalaaam yasalam akhil karem ayub wan ku walwalay xaqiqdi cafimad hada lamqned wa alle mahadis allaha karali ahado saaaid ayan kugu xiisnay allaha idin xifdiyo adigiyo matantataba wall ino so noqo qalbiga kuxisay casharadadi macana wan udarsanay intan in laeg haynaga maqnan insha allah shukran akhi🙏

  • @sahroadan4222
    @sahroadan42224 жыл бұрын

    Masha Allah guul wacan

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians54304 жыл бұрын

    sxb waa kuu xiisanay alle haku dhowro my pro

  • @abdihashi6225
    @abdihashi62254 жыл бұрын

    Macalinkii macaliniinta oo dib usoo laabtay thanks for sharing

  • @YaasirYaaska
    @YaasirYaaska4 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin Ayub yusuf sakiin video soo badi

  • @mohamedabdisalamali5596
    @mohamedabdisalamali55964 жыл бұрын

    Waaw. Nin lawaa ahaaa War walagu tabay sxb san filayo yotupka Uma bahnid asaa kuu bahan hormar wcna beynu ku lenahy 👏👏👏👏👍🥰

  • @hibaaqhilaal4313
    @hibaaqhilaal43134 жыл бұрын

    Manisha Allah ayuub Yusuf saakeen Alle ha ku barakeeyo wll

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah5984 жыл бұрын

    Wll aYuub YuuzuF zakiin Ado uweYnba laGugu xiizaY Zonoqozhdada wa anaGa FarxdaYda keep going Wll anjeclaHY😍😍😍💫

  • @aminaaden1138
    @aminaaden11384 жыл бұрын

    Asc 💝💪🙏🙏🙏👏🏼👏🏼mansha allah farxad kunoolow meelkasta ood joogto amin

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan20254 жыл бұрын

    Masha alaah ayuub ilaah jazadaada qeer haka dhigo malmhan aniga ima soo dhaco sabaskarab waa ii yahay ma aqaano maxuu igu soo dhaceen ku nolow aduunka nolol qurux badan marka ku dhageesyo waxaan dareemaa fir fircooni👍👍👍

  • @Marynnna7
    @Marynnna74 жыл бұрын

    Masha Allah wllo waan ku xiisay horay u soco 💯✌🏽Allahay haku xifdiyo ♥️😊

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime84374 жыл бұрын

    Ayuub yusuf waalagu waayee aadiga iyo mataantada Allaha aadin xafidoo melkasto oo aad jogtaan walalkey

  • @khadarboy7583
    @khadarboy75834 жыл бұрын

    Macalimuu aada kugu Xiisnay allaha books samo yeelo mar walba❤

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo27274 жыл бұрын

    Mashallah Inshallah Aad iyo aad baad Umahadsantahyyy Wll qaaliyaa

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim12514 жыл бұрын

    Alaylahe macalinkii waka so noqday

  • @hanuudahana7454
    @hanuudahana74544 жыл бұрын

    Mansha allah sonoq shawacana wll qali waxan ku xisina rumahanti 🤔

  • @ENGMMR
    @ENGMMR4 жыл бұрын

    M.a teacher loo xiisay soo laa basho wacan

  • @queenluula2294
    @queenluula22944 жыл бұрын

    Wan idinka Qaadnay walal Ayuub iyo Gacalisadiisa Ayaan Have A nice Day❤ Anna iso duceeya Saxiibayaal jamacadii baa gabo'gabo ii ah Inu Alle fududeeyo duceeya thanks.

  • @alinornageye3579

    @alinornageye3579

    4 жыл бұрын

    alle haku fududeyo

  • @abdirisaaqalimoha9041
    @abdirisaaqalimoha90414 жыл бұрын

    Masha Allah wll sakiin

  • @maxamedqeyremaxamedqeyre1462
    @maxamedqeyremaxamedqeyre14624 жыл бұрын

    Macalin waan ku xiisnay wlhi ee intee gashay neh

  • @mohamedhanad9715
    @mohamedhanad97154 жыл бұрын

    Thank you very much my Allah give you barakah

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA4 жыл бұрын

    Aadban ugu xisay muqaladaada qimaha badan hore usoco Allah hadafkaga haku rumeeyo iyo dhamaantenba Insha allah

  • @ahmedcilmicali2370
    @ahmedcilmicali23704 жыл бұрын

    Jazakalaah wll Ayuub

  • @nuurcmc6682
    @nuurcmc66824 жыл бұрын

    Soo laabasha wacan MACALINKA nolosha

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad48004 жыл бұрын

    Wac war matulahi wabarakad my walalkay Mcn Ayub Yusuf sakiin wankuxisay inbadan welcome back qalbi furan kusodawaw keep going ❤️💋

  • @munahassan59
    @munahassan594 жыл бұрын

    Masha allh soo noqod wacan ustaad kuu xiisnay

  • @ahmedcabdalle9186
    @ahmedcabdalle91864 жыл бұрын

    Ayub yuusuf sakiin Wn kuu xiisnay ustaad,😍🤗

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud33964 жыл бұрын

    MAsh Allah wllky wn Ku xiisanay in bdn walgu wayeye

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab73744 жыл бұрын

    Mansha allah alle haku daayo macalin qaaliya tahay

  • @abdifitaahboy4877
    @abdifitaahboy48774 жыл бұрын

    M.allah ustaad mahadsanid

  • @ikhyaarofficial4666
    @ikhyaarofficial46664 жыл бұрын

    wanku xiisey macalinkyga motivationka😥❤

  • @amalahmed6423
    @amalahmed64234 жыл бұрын

    salaan ka udgoon cadarka kana qurux badan ubaxa slan naxariis leh lay su jeclaado اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ayub masha allah anoo horumar badan inaan sameeyo ayaan rabaa malintay rumoobaan inaad ahaan doonto qofka aan u mahad naqayo 100% meel kasta ood aduunka ka joogto waa ku soo gadhsiinayaa mahadsanid brother 🙏

  • @rayanadey857
    @rayanadey8574 жыл бұрын

    jazakallah kheyr wa axzanallah ileyka

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal27934 жыл бұрын

    Masha allah ustaad ayuub Alle hku xifdyo

  • @nalkacabdi5574
    @nalkacabdi55744 жыл бұрын

    شكرا اخي ايوب

  • @apdirahmaanapdilaahi2644
    @apdirahmaanapdilaahi26444 жыл бұрын

    Masha allah wll alalaah ha kusharfo

  • @sharmaakealiabdullahi
    @sharmaakealiabdullahi4 жыл бұрын

    Wcs macalinkega igu qaliga ah ustaad alle ayaa mahad leh oo sinabad leh kuugu arakne Macalin Fadlan Hanagu Sameen Sida Hada Cml Qeer allah kusiiyo Kuma weeno Insha Allah

  • @mohamedmuuminofficial1656
    @mohamedmuuminofficial16564 жыл бұрын

    Masha allaaah ayuuup alle ayaaa mahad iskaleh

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer52784 жыл бұрын

    Wcs wllh ayuub sakiin allh ha Ku xafido meel kasto ood joogtid dhiiri galintaadu wa shidaalka aan Ku shaqeeyo

  • @abdullahherow7173
    @abdullahherow71734 жыл бұрын

    M.a waa run wlhi ayuub mahadsnid ayeeydey ayaa dhihi jirtay war socda fadhiga ka kaca qoorihi lusho ayoow qeyrku ku jiraa

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad48004 жыл бұрын

    Alo isahal waxa donayo Amin yarabi 🤲🤲🤲 asxapta iso ducaya

  • @mohadaahit5020
    @mohadaahit50204 жыл бұрын

    Ayuub macalin wey nuku xisay waxatahay mcnlka an ku leyahay KZread Allah haku barakeye ino sobadi video yada

  • @cabdiwadanishaafici427
    @cabdiwadanishaafici4274 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal Ayub Yuusuf

Келесі