No video

SIDA LOOGU GUULAYSTO WAX WALBA OO AAD DOONAYSID! l FIKRAD #24

#Ayub_Sakiin
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 782

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Waad U Qalantiin Guusha! Fikradahaaga nagula wadaag hoos, hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala socda Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelka KZread-keena ugu xirnaatid: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @makeupmakeup1831

    @makeupmakeup1831

    5 жыл бұрын

    Wlhi nolosheyda wax badan ayad kabadashay waxaan ahaa qof aamusa n oo cabsi badan ayaan ahaa sidoo kalena nolosheyda hadaf malaheyn lkn hadda waxan helay sabab aan u farxo wad mahadsantahay howsha aad wadid

  • @fahmimohamed92

    @fahmimohamed92

    5 жыл бұрын

    Wacalaykum salaam ayub yusuf sakiin alle ha ku xifdiyo macalin.👏❤

  • @hafzabdiimaan789

    @hafzabdiimaan789

    5 жыл бұрын

    Maclinka nolosha Allh haku xafido

  • @abdirahmanalimahamuud4360

    @abdirahmanalimahamuud4360

    5 жыл бұрын

    Ayuub noo soo gudbi sidee lagu qoraa buug

  • @ahmedlabagolle

    @ahmedlabagolle

    5 жыл бұрын

    Macalin waxaan ku rajynyaa guul akhiro iyo mid adunba

  • @abdimalik2017
    @abdimalik20175 жыл бұрын

    Ustaad ayuub wlh caawa waxeey iitahay farxad aad uweeyn maa daama aad fariinteeyda aad halkaan kusoo bandhigatay waxaan rajeeynaya in eey asxaab kalane kudhiiran doonaan in eey nala wadaagaan isbadalkooda insha alh

  • @zeeezzeez1932

    @zeeezzeez1932

    5 жыл бұрын

    Hambaliyo walal

  • @keyfladan673

    @keyfladan673

    5 жыл бұрын

    Mabruuk alfa mabruuk bro

  • @aslilush5088

    @aslilush5088

    5 жыл бұрын

    abdimalik guled wlee wa dadaaashe😍

  • @nawalabdikani9366

    @nawalabdikani9366

    5 жыл бұрын

    Abdi Malik WL plz igu caawi sidad isaga riday miisanka intaas la eg mudadaas yar Gmail kyga wa Kan (nawalabdikani90@gmail.com)

  • @aminashire1548

    @aminashire1548

    5 жыл бұрын

    O mazha Allah abdimalik

  • @ayaanhassanibraahiim7810
    @ayaanhassanibraahiim78105 жыл бұрын

    Alllah dartiis baan kuujclhy inta Ilamid ah like dhac igu siii lcg maahinee

  • @huskamohamud7230
    @huskamohamud72305 жыл бұрын

    M.allah waxaa tahy mclinka ugu wanaagsan oo wax lagabarto mhdsanid 100%

  • @aminojamac3602

    @aminojamac3602

    5 жыл бұрын

    Mnsha alllh wlll allh hakaa abaal mariyo wlllahaaga soomaaliyed ee aadka aad udhiiri gali naysid cadaw gaa hajabo wll

  • @aminojamac3602

    @aminojamac3602

    5 жыл бұрын

    Aad ayaan noolashay dii wax ugabadalay makaan daawaday fiidiyow yadaada thank you very much teachar

  • @cusmancalicabdikarin2856
    @cusmancalicabdikarin28565 жыл бұрын

    Teacher ayuub's channel is my choose you recommend us to build our mind and also physical building masha allah teacher we will follow these actions its human development

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad84925 жыл бұрын

    Ifkaa lagu yahay walaal ifkaa like leskugu saraa wll isaar allaah dartiisa Allaha ku sahlo.Amurahago.dhan

  • @abdibazidahmed7432

    @abdibazidahmed7432

    4 жыл бұрын

    Kuu saarnay

  • @zouberabdi5969
    @zouberabdi59695 жыл бұрын

    Tagerahaga cusub ayan ahy macalin ayub thanks waxan rajeynaya inan wax badan ka faido Fikradahaga 🙏macalin thanks

  • @fadnaa_01
    @fadnaa_015 жыл бұрын

    Maasha Allah teacher ayub yusuf sakiin

  • @anabomar8277
    @anabomar82774 жыл бұрын

    msha Allah the best teacher Ayuub thanx 👍

  • @fatimaali6726
    @fatimaali67264 жыл бұрын

    Thanks teacher marwalba waxaan dhagaystaa fiidiyawyadaada dhiirigalin ayaan kahelaa shukran yuutubka makabaran karaa luuqad cusub

  • @engrmaxamuudgeele1476
    @engrmaxamuudgeele14764 жыл бұрын

    Ayuub Yuusuf Sakiin, Dhiirigaliye Wayn, ilaahay caqligaaga hakuu barakeeyo, dad badan baad noloshooda saamayn wayn baad ku yeelatay oo dhanka Wanaagaa. Ilaahay haku xifdiyo Aakhiro iyo aduunba

  • @Abdirahmanossman2215
    @Abdirahmanossman22154 жыл бұрын

    Allah haku ciseeyo macalin waxaan iga joojisay caado aanan waligay ku fikirin inan iska dayn karo

  • @rahmahusein3083
    @rahmahusein30834 жыл бұрын

    Ayub yusuf sakiin dhirigaliyeH nolosha best teacher hore uzoco

  • @hamidmuhammadali104
    @hamidmuhammadali1045 жыл бұрын

    Anigu Buug Wan Haysta Waana Qortaa Fikradaha Igu So Dhaca🏅

  • @suleymaancabdi6284
    @suleymaancabdi62845 жыл бұрын

    Ayuub aniga walahi waa sameen waayey taase waxan ahaye aniga 105 kiilo in wax igu daro ma ahee wax iga dhinmo sababtu waxay ku noolahy south Africa dukaan ka shaqaysaa waa go aan sadaa hadana waa ilaa maxay nolosha rootiin ah balse maxad fikrad ah igu caawin kartaan asxba iyo ayuuub

  • @quruxleydadumarkaahmed7859

    @quruxleydadumarkaahmed7859

    5 жыл бұрын

    Isku mid nahay wll ana tukan gadaa fadhiya muzambiqe joga kadib dadal dheer xogaha waday bil ah waxan aha 76 alxm bil kadib waxan noqda 61blkn hada yara naxay 63noqday kadib hada bari aya bilawaya insha alllah 55 noqdo wan inla so qaybsantdona insha allah my age waa 21 marka 15iska dhigo raba dhuubo dhaxyar🤣🤣

  • @suleymaancabdi6284

    @suleymaancabdi6284

    5 жыл бұрын

    Runtii hada muqaalkaan waxa ka faaiday hal xog ah taase waa qofka hadii uu lee yahy rabi taan xoogan wax celin karo majiran taase isku sheekaynaaa maanta wax bilowda

  • @umusahra2521

    @umusahra2521

    5 жыл бұрын

    cashada jooji

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa29635 жыл бұрын

    Wcs Macalin Ayuub wlhi wa fariin lagu farxo Mashallah Aniga hada aan wada is catayntii aan adiga ka dawaday mar mar waxan is dhaha Iska dhaaf markasa videogagi dawada hadane inshallaah waxan rajayna Ina goal kayga ka gaaro iyo inta an rabo 🙏🏽🥙

  • @zakiaadan3129
    @zakiaadan31294 жыл бұрын

    Mhdsanid mclin anigu wx akhriska wn jeclahy mrka inta ila midka ah like ta iigu qabta

  • @dulqaadbadaninaqaliif9753
    @dulqaadbadaninaqaliif97535 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad umahadsanthy macalinkeygah nolosha thanks 😍

  • @sayidmohamed8248

    @sayidmohamed8248

    3 жыл бұрын

    Ma allah

  • @malikmursal1066
    @malikmursal10665 жыл бұрын

    Mash Allah wad mahadsanthy 🙏

  • @qahiracc5690
    @qahiracc56903 жыл бұрын

    Manta 26 waxan bilawayaa wax walbon kabartay manta 4 video ayan dawaday halsano iga dhiman jamacada markan dhameyo waad heli donta qoralkeyga xiga iyo natijada an garay insha allah hadii alle isii siiyo intan anheysto mhdsanid macalin

  • @rumansalah7124
    @rumansalah71245 жыл бұрын

    Manshallah ayuub wan lasocda cashirada inbdan allah kuxafido wax wanagsan ayaad noso tabisa shukran 🙏❣️

  • @abdiaziizsaiid8293
    @abdiaziizsaiid82934 жыл бұрын

    Masha Alaaha Ayub macalin🌹🌹🌹 wanaasan aya tahay

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072
    @khadiijocadceedmuxyadiin40725 жыл бұрын

    Walaal waad mahadsantahya 100/100 anaa kamid ah dadka dhiirigalintaada kuguulaystay hanbalyo here usoco

  • @najibhashi186
    @najibhashi1865 жыл бұрын

    First comment ♥️🙏

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra84345 жыл бұрын

    Asc teacher I like your page wlhi wxbdn ban ka faida alle hka abaal meiyo

  • @abdirizakjesto8128
    @abdirizakjesto81284 жыл бұрын

    Mnshallah mnshallah mnshallah mnshallah Alle haku Xafdi Macalin ❤❤❤

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan50485 жыл бұрын

    Mansha Allah dhiiri galiya hayga ayaa tahay Ayuub Allah ha ku xidiyo wax badan ayaan kaa faaiiday waxaan ilaaway murugooyin badan oo ila daris ahaa oo hada aan ka bogsooday dhawac yadoodii Alx ❤🖐

  • @nimcanabdi4292
    @nimcanabdi42925 жыл бұрын

    Ifka waxla iskugu taraa subscriber iisar iyo like 👍

  • @maslaxshire2346

    @maslaxshire2346

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @yakubmaalim3887
    @yakubmaalim38874 жыл бұрын

    aslm Thank you a lot for your efforts and knowledge and we really appreciate as the people who read the comments while watching your videos . kindly the sound of the words is realy disturbing us and we know many more are the same. we would be happy if the sound mode of the words is off . next time consider that please . otherwise we are very happy to hear from you and give us more videos .👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👍

  • @deeqaluuladeeqaluula2512
    @deeqaluuladeeqaluula25125 жыл бұрын

    Saxiiibkeena guusha jasakalah alif qeyr ustaad ayuub yusuf sakiin allaah haku xafido waxad iitahay macalinkyga dhabta ah nolosheyda waxbadan ka badalay

  • @janahjanataan1475
    @janahjanataan14754 жыл бұрын

    Insha Allah ku dar akhii iyo bi idhi laah markaad leedahay waan kuu damaanad qaadayaa

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh92675 жыл бұрын

    Thank you so much brother jasaakalah go right ahead IAM very happy you walhi thanks brother

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso92275 жыл бұрын

    Tnx Yusuf sakiin you change my life Allh yxfdk

  • @ilkacasesalah6529
    @ilkacasesalah65295 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad rabi haku dhawro arrinta aad sheegtay waa dhab waxaana xasuustaa actor=kii waynaa ee will Smith oo hada kahor yidhi nolosha guusheedu waa labo Read and Run Oo ah wax akhri orodna samee Oo soo koobaysa labada arimood aad sheegtay .

  • @abwaanducaale9821
    @abwaanducaale98215 жыл бұрын

    Masha alh jasakala uztad ayub qof aan ku dydo ala hakubarakeeyo waxa aan kaa codsanayaa in aad ka hadashid nalana wadaagtid sidii looga bixilahaa caqabadaha iyo stress ka qurbaha ugana guulysanlahyn insha alh mahadsanid ustad

  • @aminodaahir8937
    @aminodaahir89375 жыл бұрын

    Masha Allah ayuub waxaadsameysaa waxlagugu xasuusto oo cashar nooah allaha kaa amaalmariyo

  • @safahassanossble6829
    @safahassanossble68294 жыл бұрын

    Waaaw wan jclhy sxbtinimada ayuub wan ku qancay fikradada masha alaah

  • @kowtharbotaan919
    @kowtharbotaan9195 жыл бұрын

    Thanks ustaad ayub Yusuf sakiin

  • @calmcorner4096
    @calmcorner40964 жыл бұрын

    Ayuub adeer waa muuqaalka ugu horeeyo aan kadaawado muuqaaladaada waxn kuleyahay dhiragaliye ayaad tahay

  • @maxamudmohajknana4531
    @maxamudmohajknana45314 жыл бұрын

    Magacaygu waa maxamuud waxaan ka walwali jiray sida aan ku joogin lahaa siigaysiga maalinti aan daawatay vedeoga siigayga maalintaas ayaa igu dambaysay waxaa tahay macalinkayga nolosha waan kugu faanaa waxaan ku leeyahay horay usoco mahadsanid my best teacher ......

  • @maxamudmohajknana4531

    @maxamudmohajknana4531

    4 жыл бұрын

    Horay usoco

  • @ahmedsiyaar8262
    @ahmedsiyaar82625 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad ayub yusuf allah kubarakeeyo❤

  • @queenramla4983
    @queenramla49834 жыл бұрын

    M.a macalin mrwliba oo Aan dhagaysto dhiiraGalintada kalsoni ayandaremaa Allaha kaa Abaalmaryo Aduun iyo Aakhiro Allaha Ku dhowro Gacanta midigna Allaha kaa siiyo kitaabka mell walba aad Tagto Allaha kudhowro

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda43995 жыл бұрын

    aad ayaad ugu mahadsan tahay Yusuf talooyinkaas wacan in badan ayaan ka faaidey dheeri gelin taada waana qortaa mar walba eebe ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo.

  • @xulkaxogaha5810
    @xulkaxogaha58104 жыл бұрын

    Wallalaya niyadina wax ku jiro oo qqer ah allah idin rumeeyo waa wallalkin oo qeerka idinla jecel alla dargiis subscribe wallalayal😭😢

  • @sacdiyonuur4744
    @sacdiyonuur47445 жыл бұрын

    M.a MclkegaH kowad ayaa thy wax padaN ayaa kaa fa iidaY ustaad ayup oo dhiragalin Ah Allh ku xafido Aduun io akhiro

  • @Libaanfilms
    @Libaanfilms4 жыл бұрын

    Taageero cusub ayaan ahy macalin ayuup

  • @bishaarcismaan5390
    @bishaarcismaan53905 жыл бұрын

    Mahadsanid ayuub sxb qaaliya

  • @munacali7728
    @munacali77285 жыл бұрын

    Alhmdulilah jaskalah khayr

  • @umsiyam930
    @umsiyam9304 жыл бұрын

    Masha allh wall wad kumahasnth Mar walbo fikirka da wanaksan Wan dawada fidawayasha Markastana waxa nagatusta dhicana fudut Ani wax aqris SAS mauxiseyo balse wax firiska jeclahy Marka hore usoco waw 🌹👍

  • @shukritadhase3775
    @shukritadhase37755 жыл бұрын

    Aniga allah ila garab galo waaan wada waxaana rajeena inaa guul ka gaaro insha allah

  • @cabdimahad7727
    @cabdimahad77275 жыл бұрын

    Asc yusuf sakiin sxb dar allaah ayaan kuujeclahay allaah maskaxda iyo aqliga allah hakuusiyaadsho anagana mid lamid ah hanasiiyo allaah haku nabadyeelo wll

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl11 ай бұрын

    ما شاء الله جزاك الله خيرا

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf3 жыл бұрын

    بارك الله فيك يا دكتور أيوب حفظكم الله

  • @mohamedmohamoudmohamedgend4482
    @mohamedmohamoudmohamedgend44825 жыл бұрын

    Mashaa Allah Waa mclnka Aan wax badan kaa Bartay Keep Going teacher 😍😍👈👈 👇👇👇👇👇👇

  • @hibomohamed1797
    @hibomohamed17974 жыл бұрын

    Msha allah ayub mhdsanid wll

  • @inasheikh150
    @inasheikh1505 жыл бұрын

    Dhiiragaliyaha nolosha ustaad Ayuub Allah ku barakeeyo

  • @qaliquman5053
    @qaliquman50533 жыл бұрын

    Asc macalin waan kuudamaanaqaadayaa inaaan sameeyo Thanks techer

  • @SakariyeAli-cy1mq
    @SakariyeAli-cy1mq7 ай бұрын

    mahadsanid ayuub wll waad ii faaideesay

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Жыл бұрын

    Ustaad Ayuub Muuqaaladaada aad ka u wanaagsan dib u bilow. Mahadsanid

  • @warsameadan2669
    @warsameadan26694 жыл бұрын

    Masha Allah bro ayuub sharaf korkaaga ha ahaato keep going until the end 💖💖

  • @rajoficanfilonolasha6761
    @rajoficanfilonolasha67615 жыл бұрын

    Jumca mbaarak Zaxibayaal iyo macakinkyga Codsi dhamaan inta aragta qoraalkyga plz iso duceeya Murad ayan keeyay inu Alle ha'Sahlo.muradkyga Wad mahadsanitin🙏

  • @ishwaaqgeenyo7351

    @ishwaaqgeenyo7351

    5 жыл бұрын

    rabi haku fududeeyo insha allh

  • @waligadacadahow4888

    @waligadacadahow4888

    5 жыл бұрын

    Alle haku sahlo muradkada wll

  • @rajoficanfilonolasha6761

    @rajoficanfilonolasha6761

    5 жыл бұрын

    Aamiin yaa'Rabi thnks wllo

  • @nimcoqaal1223

    @nimcoqaal1223

    5 жыл бұрын

    Muradakaga oo aan macsi lahyn Alle midigta ha ka siiyo.

  • @rajoficanfilonolasha6761

    @rajoficanfilonolasha6761

    5 жыл бұрын

    Aamiin Wallayaal Wad Mahadsantiin Alle ha idin Barakeeyo

  • @abdikarimibrahim4327
    @abdikarimibrahim43272 жыл бұрын

    mnsha allah macalin ayub yusuf sakiin

  • @mohamedmakaraan2067
    @mohamedmakaraan20674 жыл бұрын

    Masha allh walkeyga yusuf nolow guuleyso in sha allh anagane wax badan baan kaa faa'idnay

  • @maariaali819
    @maariaali8195 жыл бұрын

    shukran ustad Ayuub

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60765 жыл бұрын

    #Ayub #yusuf#Sakin 🧡💚💜 JIMCO WANGSAN ADI IYO ASXAABTA KUGU XIDHAN💚🧡

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse57005 жыл бұрын

    Guulayso walal walahi waajeclahy dhiirigalintada wanagsan yusuf sakiin walal allaha kula jiro waxa iitahay dhiiragaliyahayga

  • @bartanabada2906
    @bartanabada29064 жыл бұрын

    Mnsha allah keep going macalin

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud5 жыл бұрын

    Mucalin ayuub Yusuf sakiin ilaahay haku xafido macalin

  • @raaniyeetaismacil4627
    @raaniyeetaismacil46275 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin kaa qaalizan ma arag

  • @rashaad__lyricshd9956
    @rashaad__lyricshd99565 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayuub wax badan ayad ka bedeshay nolosha dad badan

  • @salaxisaaq7530

    @salaxisaaq7530

    4 жыл бұрын

    Ok

  • @raxmamahad9979
    @raxmamahad99794 жыл бұрын

    Mcln ayuub jazaakallaahu khayr Anakana Allaah hana waafajiyo Fulinta arimahan

  • @AAAHm-of7eb
    @AAAHm-of7eb5 жыл бұрын

    Mashalah jazaka allah

  • @shukrishacni9280
    @shukrishacni92805 жыл бұрын

    Mansha-Allah Macalin Ayuub Mxayna Ilatahy 80

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad91984 жыл бұрын

    Msha allah ,jazakallah qeir

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x5 жыл бұрын

    Asc walalkey Yusuf sakiin wax badan ayan ka faiday gurigeyga waxu noqday mel lagu raxeysto wana takadada video kaga ayan ka qatay talo waxa kamid ahyd mobelka odaygeyga inana barin in ana wacin oo ana dhahin ku away wlhi farxad ayan helnay mudo jzkmllh khyr walalkey waxa an mar walbo kuguso xasuusta waxa waye sida buuq ugu jiri jiray an xalkeda adiga sabab ugu noqotay in guri jano ah waxyabaha ka faiday wlhi maso gobi Kari Allah janatul fardowza haka warabiyo

  • @osmanshiremahamed992
    @osmanshiremahamed9925 жыл бұрын

    Wcs sxb sare ayuub Yusuf sakiin Aad baad umahdsnthy waxan kahelay video yaasha aad nala wadagaysid oo dhiiri galintah m,a Allah Ku barakeeyo anagan Allah nagu anfaco noosha quruxda badan

  • @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj
    @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj Жыл бұрын

    Màanshllh walaalky mahadasanid aad iyo aad Baan ujaclahy fidyoyadad wayo wxaan kahelaa dhiiro galin alle ha ku xofatiyo

  • @F06r
    @F06r4 жыл бұрын

    Mashallah mucalim qaaliyaa ayoub yosof sakiin Barre igu qaaliyaa

  • @liibaanantaofficial2952
    @liibaanantaofficial29523 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @farhanabdibihi2617
    @farhanabdibihi26174 жыл бұрын

    Mansha Allah ustaad atuub Allah haku xiftiyo wll

  • @abdijama1984
    @abdijama19843 жыл бұрын

    Waa ku mahad santahah barmaamish yadaada maamo hore usoco aad iyo aad ayaan kula xiriirnaa famiilka oo dhan ilamaheega teen wey jecal yihiin barmaashkaaga

  • @hassanabdullahiabdi4
    @hassanabdullahiabdi44 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad yusuf Allah haku barakeyo

  • @muhubom4515
    @muhubom45155 жыл бұрын

    Jazakallaah walal

  • @hafzahupi3824
    @hafzahupi38243 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayup horey usoco

  • @aamirsamatar2885
    @aamirsamatar28855 жыл бұрын

    asc ayuub waxan ahay arday dhigta dugsiga sare hasa ahatee waxan wax aqriya 70% hasa ahatee waxba kama rooni ardayda lesiga ah / aan dadalin halke LA IGA heystaa jwb ayub oky

  • @caynabmohaosmancaynabmohao6295

    @caynabmohaosmancaynabmohao6295

    5 жыл бұрын

    Sxb mcn dadaalka sii wad hana kaniyad jabin Mar uun waad gaaridoontaa riyadaada

  • @abdullahabdinasir8363

    @abdullahabdinasir8363

    5 жыл бұрын

    Sxb dadaalka sii badi wxd thy hormoodka ardyda casharkana isku day inaad fahanto wish u best bro keep going

  • @khadarsiciidfaarax7450

    @khadarsiciidfaarax7450

    5 жыл бұрын

    Haka niyad jabin ee sii waad waxad akhrida casharka ila Hal sac hadi Jaanis ledahay waxana la fahma wakhriga salada subax laga so baxo ama marka maskaxdo fareesh tahay

  • @aniisameeraale6278

    @aniisameeraale6278

    4 жыл бұрын

    Aamir samatar @zuuzaanmeeraale. Igalasoo xariir walaal insha allah wanku caawin.mahadsanid

  • @naimabashiir2071

    @naimabashiir2071

    4 жыл бұрын

    Wxn ku odhn la dadal O hniyd jbin mrka xigta wa ind ogta mesha lga hysto ciladu hlky ka jirto 1:hdi luqdu ku dhibyso ad wxku brta isku dy ind brto luqds odjclto sbabto ah wa furihi wxbrshdada 2:classka mrkd fdhido isku dy ind fhanto cshrda od mclinka wydiso sbabto ah mjiro qf guriga kga horeya sida mclinka 3:isku dy ind isu klsonto od mclinka wxwydinkrto mids aya muhima xita hdi ay jirn dadku niydjbinya 4:ogow inta inleg ed wx ku xifdinkrto iyo gortd wx aqris kgu fcnyey 5:ha hilmamin ku wa ka sareya wqtigy gliyn cshrda lbanlb ind gliso wxa dhici krta iny luqda kga fcnyin mclinka sualo wydiyin sido kle wx aqris ka lqbsden xoga ka hor xifdiyi ogyin 6:mida udnbysa illahy ku xidhnow واستعينوا بصبر و الصلاه

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud5 жыл бұрын

    Maashaallah mucalin ayuub Yusuf sakiin run ahaantii qofka labada meelood oo muhiimka ah inuu dhiso waa maskaxda iyo jirka maskaxdana waxay ku dhismataa wax akhris joogta ah in lasameeyo jirkana jimicsi buu ku dhismaa

  • @zakihanadbishaar5377
    @zakihanadbishaar53775 жыл бұрын

    Masha allh macalin ilahay hakuxafido😍wax badan kafaiday intaan janalkaga kusobiray maskaxda idagtay walahi Aniga waxan badsadaa fidiyow yasha ayaan badsadaa lakin wax ma aqriyo mara mar moye Macalin kugunasanay walahi m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurtoxuseen9415
    @nuurtoxuseen94152 жыл бұрын

    Mansha allah macalinkena allaha ku sharfo walaahi waxyaabo badan ayaa nolosheyda ka bedeshay

  • @shaficiaxmed948
    @shaficiaxmed9484 жыл бұрын

    mnshlh ustaad ayoub yuusuf alle haku sharfo alle hakaa raali noqdo wnu sameyn inshlh talaabo kasta oo aad nooso gudbisey dee

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed51735 жыл бұрын

    Aad baan kaga faa iidaysanay macalin ayuub aniga si gaar ah bay ii taabanaysa waan ku mahad calinaya kun iyo kawjeer

  • @mohamedcabdi4627
    @mohamedcabdi46275 жыл бұрын

    Ayub waxaad tahay tawabarahayga mahadsanid

  • @daudchannel3397
    @daudchannel33975 жыл бұрын

    masha Allah wll Qali alle haku xifdiyo

  • @aasiyacaday578
    @aasiyacaday5783 жыл бұрын

    Mansha allah ustaad wa ku xisay

  • @maxamuudcabdisamed3493
    @maxamuudcabdisamed34934 жыл бұрын

    May Allah Bless you teacher

  • @salmasiman2383
    @salmasiman23835 жыл бұрын

    Maanshlhaa ayuub yuusuf sakiin nolow macalin qaliya wlhy nolow inta nolali jirto qof ku daysho mudn run ahaantii

  • @HEEMA67789
    @HEEMA67789 Жыл бұрын

    Thank teacher🥰

  • @user-yj4qv9gi2k
    @user-yj4qv9gi2k5 жыл бұрын

    ilahy waxn ka rajaynayaa in uu nagu anfaco cilmi aan baranayno wallo isoo duceeya wan xanunsanyaa walashin tobobare ayuub jasakalaahu khyrn

  • @jidkaguusha
    @jidkaguusha Жыл бұрын

    Walaal waad mahansantahay100%

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi95185 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaada

  • @cabdiqani8811
    @cabdiqani88114 жыл бұрын

    Mahadsanid yuusuf

Келесі