Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Jawaabay Baaqii Cabdikariin Axmed Mooge

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 107

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim55503 жыл бұрын

    Mahadsanid md madaxwayne

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi82613 жыл бұрын

    Mashallah madaxweyne kudhaca wanu kugu doraney 👍👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍💛💚💛💚💛💚

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye38133 жыл бұрын

    ماشاء الله Guul somaliland

  • @fardusaw9688
    @fardusaw96883 жыл бұрын

    Geesi geesi dhalay madaxwaynaha somalilan mbc ilhayow ku xifti adiga la aanta dorasho may dhacdeen go aankad gadhay in aad qabato labo dorosho oo isasaran geesinimadu waa waxa lagu dortay ilahay haku xiftiyo.

  • @qayodhirane8319

    @qayodhirane8319

    3 жыл бұрын

    Oi

  • @qayodhirane8319

    @qayodhirane8319

    3 жыл бұрын

    9

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali31733 жыл бұрын

    Mashallah mudane madaxwayne Muse Biixi guulayso abidd!💚💛💚

  • @axmedgure2933
    @axmedgure29333 жыл бұрын

    Mashallah Madaxwenaha JAMURIYEDA Barackaysan Somaliland

  • @ciroweyne6600
    @ciroweyne66003 жыл бұрын

    Waa ficilkii u horeeyey ee aan jeclaado xaga madaxweynaha

  • @abdulwahabaden2116

    @abdulwahabaden2116

    2 жыл бұрын

    Muuse hayska dabeecad adkaadee nin xun maaha wa nin aad u jecel wanaaga somaliland iyo cida wax u tari karta doorasahda madaxtinamadana si fcn ayu u qabanaya wakhtigeda hadii laga badiyana si fcn ayu u hanaynayaa

  • @nololwcn2658
    @nololwcn26583 жыл бұрын

    Ahmed saki daahir hasan waan jeclahay wariyaha Guul abdikariim ahmed mooge💚💚

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed92413 жыл бұрын

    Waa guul Somaliland u gaara Madaxweyne iyo Umadiisa oo isdhegeysanaya isuna xaal waramaya مشاء الله تبارك الله

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x6 ай бұрын

    Allle sodhawoow Abdikariin Ahmed Mooge welcome 🙏 5 Years ❤

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir78843 жыл бұрын

    Maasha Allah Madaxwayne qaran, iyo nin reer hargaysa u codaysay ka aqbaly wa qiime ay ka muuqato lexeljeclo umadeed

  • @hibomahamoudegeh3789
    @hibomahamoudegeh37893 жыл бұрын

    Alle haku xiftiyo madaxwayne wa ni la ilaliyaa rajada shacabka hargaysa oo cabdi karin mayir laga dhigaa way waxanu u doranay waa inu casimadan xashishika laga xadha

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse77013 жыл бұрын

    Madaxwayne muuse another 5 yrs

  • @ranboo2116

    @ranboo2116

    3 жыл бұрын

    Waar odyga ha diliin.

  • @suaadmohamed4316

    @suaadmohamed4316

    3 жыл бұрын

    @@ranboo2116 😆😆😆insha Allah long life

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail54973 жыл бұрын

    Gees noolo madaxwayne muuse biixi noolo cadawga hajabo

  • @suadomer8737
    @suadomer87373 жыл бұрын

    Hadan rer hargysa nahy abdikariim ayan rabna

  • @gelaato7960
    @gelaato79603 жыл бұрын

    Madaxweyne iyo cabdikariim ma isku dirays bay xidhanyahay

  • @muraadlove6520
    @muraadlove65203 жыл бұрын

    madaxweyne wax garad ah weeye waxuu ku Hadley hadal nin weyn mashaa allah

  • @idirisjaamacaxmed1974
    @idirisjaamacaxmed19743 жыл бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO INTAA CUSUB EE HALKAA FADHIDAA IYAGOO GUULAYSTAY WAXA LAGUULAYSTAY QARANKA SOMALILAND OO DHAN MNZHA ALLAH SIDAAD UQURXBADANTIHIIN AYUU WADANKUNA INOOGU SII QURUXBADNAADO ........ #SOMALILAND_#SOMALILAND_SOMALILILAND

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali31733 жыл бұрын

    Mashallah mudane madaxwayne Muse Biixi guulayso abidd!

  • @aichadjama3711
    @aichadjama37113 жыл бұрын

    Mash Allah Hambaliyo

  • @muraadlove6520
    @muraadlove65203 жыл бұрын

    qofka soo qoran naxliga iyo ducufnimada ee samar geedi ku qortey adeer naga dhex bax anagaa garxajis ah oo uu madaxweyne noo yahay orod meelaah ku dhimo baroorta nala dhaaf

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    Waa sheegsto isku keen diraysa nacalad ha ku dhacdee cabdikariim labada heeryadooda cune ee dhabarka ka tooganayaa waa cirro iyo faysal oo nin kale wata

  • @badarguray3245
    @badarguray32453 жыл бұрын

    Guul madax wayne Alle haku xafido

  • @miiganemagan5919
    @miiganemagan59193 жыл бұрын

    SOMALILAND GUUL . Reer zoomaliya waa cadaw wax cawriyee wadanka madaxweyne ka saar xumaan iya xasaad waxaan ahayn lama jogaane

  • @halimaomar9258

    @halimaomar9258

    3 жыл бұрын

    Cadow adaa ah namana cowrinayaan waana ehelkeen

  • @azli5079

    @azli5079

    3 жыл бұрын

    @@halimaomar9258 mooyi sibuu u yara xanuuzanayaa ee iska dhaaf wll angaa idin leh dad sharafleh ayaa tihiin from hargeisa

  • @halimaomar9258

    @halimaomar9258

    3 жыл бұрын

    @@azli5079 mahadsanid wlaal

  • @karimhasan8967

    @karimhasan8967

    3 жыл бұрын

    @@halimaomar9258 inta jiritankayga ogolaynba cadaw ah oo virus ah buufina naga istahila intase wanaga jecel cadaw iskuma nihi

  • @ifraaxqalanjo9282

    @ifraaxqalanjo9282

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @ayaanfaarax222
    @ayaanfaarax2223 жыл бұрын

    Mansha allaah guul soomalind

  • @abokorali7359
    @abokorali73593 жыл бұрын

    Waa War dhan mudane madaxwayne

  • @sakadaadhigaofficialtv1952

    @sakadaadhigaofficialtv1952

    3 жыл бұрын

    Abokor cali gb ana ku wsa sxp hh

  • @nimcomuxumed7631
    @nimcomuxumed76313 жыл бұрын

    Soomaaliland guul iyo gobonimo

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple3 жыл бұрын

    I done understand ninkan madaxweeyne ku sheega😷😷😷😷

  • @blkpanther187
    @blkpanther1873 жыл бұрын

    Madaxwena waan ku salaaamay 🤝

  • @sharmaakecilmi5680
    @sharmaakecilmi5680 Жыл бұрын

    Maxamd Mooge

  • @bustaale6554
    @bustaale65543 жыл бұрын

    Maanshallah si mug leh ayuu madaxwaynuhu u hadlay sidoo kale mudane c/Kariim Axmed isna u hadlay

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail33713 жыл бұрын

    What a wonderful President. Viva Biihi

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed38763 жыл бұрын

    cabdikariin waxaan leeyahay shacabku waxay kuu xaqiiliyeen inaad 17 xildhibaan ka mid noqoto lakiin inaad maayar noqotaa waxay kaaga xidhantahay inaad hesho aqlabiyada golaha deegaanka 26 kun ee cod aad heshay ma aha inaad dadka ugu fiicantahay laakiin waxaad ahayd darbi qabyaalada lagu duminayo qiimayntu waxay kuu bilaami doonta maalinta lagu dhaariyo Xildhibaanka batuun waxa loogu codeeyay waxaa lagu duminayaa dulmi dad nala mid ah lagu hayay ee ma aha inuu dadka ugu fiicanyahay qiimayntu waxay u bilaami doonta maalinta la dhaariyo hadii cod badan maayar lagu noqonayo batuun is guna gudoomiyaha baarlamanka

  • @mascudcumar3029
    @mascudcumar30293 жыл бұрын

    Cabdikariim qaad xilka maayarnimada mudane

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo49023 жыл бұрын

    Mashallah guuuuuuul Somaliland 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @halimaomar9258
    @halimaomar92583 жыл бұрын

    Fariid aqli badan cabdikariim

  • @iso-kanyuma6618
    @iso-kanyuma66183 жыл бұрын

    1_Noolow adeerkayga qaaliga ee ssida qurux badan dalkiisa loga codeeyey mahadaa illaahay baa iska lee Wallaal abdoulkarim iyo Barkhad aad baan idiin ku faraxsanahay sidaad dalkiina u jeceshihin Wllaal magaciin hajiro

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland82913 жыл бұрын

    masha allaa masha allaa madaxweyne noolow

  • @galladtuke9854
    @galladtuke98543 жыл бұрын

    Muuse biixi waxaa ku amaanayaa qudbadiisa wax islaweyni ah kama muuqato

  • @mubaarikclaahicase9610
    @mubaarikclaahicase96103 жыл бұрын

    niow cabdikariin Axmed moogo kumanan arkin adigo xubsigii wadaniye ku soo saray u mahad celinay dhawr jeerna warabinta wad soo hor istagtayo marka ma markad dantaada ka gadhay ka Aamuusbaaa--- 😋

  • @salmanabdi4654
    @salmanabdi46543 жыл бұрын

    Madaxwaynuhu wuu Mahadsanyey Aaman Bu Ku Kasbaday

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple3 жыл бұрын

    🥺🥺🥺😏😏😏

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah61583 жыл бұрын

    Maaha inay dumarku isa soo sharaxaan oo ay na hogaamiyeen masuulliyada dumarku waa inay ragooda raali galiyaan oo gurigooda iyo caruurtoda dhaqdaan. Naag yahay waa khalad inaad xil u qabato umad Muslima ilaahay ka cabsada..

  • @hanaabdirahman5349

    @hanaabdirahman5349

    3 жыл бұрын

    Adu Alle ka cabso maangaab yahow dumarka looma abuurin iney shaqale idin noqdan ha iska hadlin caqli ku dar

  • @fardusahmed6366

    @fardusahmed6366

    3 жыл бұрын

    Nooca mangabka ah ba ragku jiira Xoolo orod adoon samyso dee

  • @freepatriot9070

    @freepatriot9070

    3 жыл бұрын

    @@hanaabdirahman5349 Wll noocan oo kale waxa ku dhaca cudur la yidhaa misogyny ama كراهية النساء oo ah nacaybka haweenka.

  • @ilyezsalah6158

    @ilyezsalah6158

    3 жыл бұрын

    @@hanaabdirahman5349 ilaahay iyo ninkeeda haday raali galin weydo yaa kaloo ay raali galin lahaayeen ilaahay ka cabso wll adigaa maangaabe doqona👎👎👎

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin99863 жыл бұрын

    shaqa guri baa,idintaal hablayohow meel fariista

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro3 жыл бұрын

    BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO BARTAN KALO SOCDA CASHARO.

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed73353 жыл бұрын

    Madaxweynuhu Uu Ku Mahadsanyahay La Kulanka Xildhibaqnka Umadisu U Dooratay Inuu Mayor U Noqdo. Laakin Golihi Deegaanka Ee 17ka Ahaa 8 BAA I Muuqda Madaxaweynuhu Hadduu Wax Aqbalay Xildhibaanadii KULMIYE Maye??? Timir Lafbaa Ku Jirta

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z3 жыл бұрын

    comment kaaga eeg waxakuhadleyso hadii kalee iskaamu

  • @ehelsanahmed4546
    @ehelsanahmed45463 жыл бұрын

    Ina moogow siyasadu hees maha ii tanasula sheeko maha dadba i doortayna mayor laguma koro soo mar sharciga haku codeyaan xildhibanadu thts all ana cod badan dee barkhadba gudomiyahu ku fuuli lahaye

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa laakiin cirro iyo faysal baa ka ololaynaya hadii iyaga laysku daynayo waa sidaad sheegtay sharcigu laakiin cirro iyo faysal baa labadii kooxood ee u soo baxay ku adkaynaya inay cabdikariim codsiinin oo nin kale wata

  • @azli5079

    @azli5079

    3 жыл бұрын

    @@shankaroonland7480 sababtana ii sheeg wll ciro sawka xisbigii sa ka soo baxayba muxuu ugu diidayaa

  • @ehelsanahmed4546

    @ehelsanahmed4546

    3 жыл бұрын

    @@shankaroonland7480 ciro sowti isagu watayba mxa dhacay ma gudoomiyaha barlamanka wadani la raba marka mayor ma rabno u jeeda

  • @freepatriot9070

    @freepatriot9070

    3 жыл бұрын

    @@ehelsanahmed4546 Amba waan yaabanahay, ee waxay u eeg tahay Faysal baa isna wax doonaya ileen isbahaysi bay ku dhawaaqeene, Wadanina Guddoonka baarlamaanka iyo Mayor ka Hargeisa iskuma wada helayo. Si kasta ha ahaatee waxay ahayd in C/Kariim Mooge marnaba maayarnimada laga siyaasadayn waxa kale haysku qabsadaane.

  • @ehelsanahmed4546

    @ehelsanahmed4546

    3 жыл бұрын

    @@freepatriot9070 mar hadaanu xisbigiisaba kalsooni ka haysan maxabu ku hadli sec mayornada sharcibey leede ha maro kalsooni xisbigiisa iyo ucidba haka dhex helo golaha degaanka lkn inu codkeyga badna meelkasta la joogo maha xaq Somtelco ayaa soo noqon kara hadi gololahu u codeeyaan inankan isagu 26k dartood igu siiya tagan yahay president iyo mayor sharciga u dhexeeya garan mayo ila tahay wiilku xata isagoon ogolaanshiyo ka haysan wadani muuse fariin u dirtay muuse waabu wanagsana 26k dartood ku qaabiley anigu wxay ila tahay ninka shurucdi golaha iyo xisbigaba ka boodsan inu sharci kalena ka xishoneyn cid kale hargeisa u raadiya

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple3 жыл бұрын

    Mxd ka jawaabi buubaa shit 😏

  • @kaysefaysal5528
    @kaysefaysal55283 жыл бұрын

    0

  • @ziizo-boyofficial2312
    @ziizo-boyofficial23123 жыл бұрын

    Muse pixi abdi geezi aan qapyalad aqoon xaqa dadkana aan izka indhatirin🥰🥰🥰👍👍

  • @buuxcaynaan5658
    @buuxcaynaan56583 жыл бұрын

    Mashalah madaxwayne laakiin umuuhadal si wax utaraysa mooge

  • @apdisalanmohamed7992
    @apdisalanmohamed79923 жыл бұрын

    muuze horaa loo zoconayaa

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple3 жыл бұрын

    Stupid waanu kugu qasaarnay ilaahoow dib ha NOIGU ka so celin shit 😏

  • @alimuse9541
    @alimuse95413 жыл бұрын

    WAXAY ANIGA ILA TAHAY ABDIKARIM A MOOGE IYO BARKHAD BATUUN LOO DOORTO MAAYERKA IYO GUDOOMIYAHA BARLAMAANA OO AQLABIYADA CODKOODA LA IXTIRAAMO

  • @freepatriot9070

    @freepatriot9070

    3 жыл бұрын

    👍👍👍👍

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora3 жыл бұрын

    Muse bixi wa inu meesha dhaafaa, wa isaga cida khalkhalka galiyay somaliland, waa ina la laala constitution somaliland o la badala

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye26033 жыл бұрын

    GARXAJIS HARGAYSA JOOGA BEENTAADA CABBI MAAYO XAAJI BEENAALE GAFUURXUMOOW. WAANU KAA ADKAANNAY OO WAAN KU LAGADNAY DAANYEER.😎

  • @miiganemagan5919

    @miiganemagan5919

    3 жыл бұрын

    Qadaaad foqol Qadaaad weyn, waa loo dhasha ee layska ma dhiigo. Ee yaa horta ku baray garxajis duliyahow. Orod aminsontii uu tag dee

  • @borrowprivateeye2603

    @borrowprivateeye2603

    3 жыл бұрын

    @@miiganemagan5919 INA BIXAARE AYAYDII WAA OROMO AWOOWGIINA WAA CANFAR. ANIGUNA GARXAJIS AYAAN AHAY ADEER.😎

  • @miiganemagan5919

    @miiganemagan5919

    3 жыл бұрын

    @@borrowprivateeye2603 walaahi baanad ahayn, hadan cidlo ka helo walaahi bilaa kaw ban kaga siin laha. Ha na sheegan naaya

  • @borrowprivateeye2603

    @borrowprivateeye2603

    3 жыл бұрын

    @@miiganemagan5919WAAR IISKA OO INTAAD DOONAYSO BAKHTIYOW.😎

  • @saidabdi73

    @saidabdi73

    3 жыл бұрын

    Yan lagu qaldin reer somaliland ninkan inaga maha wa dadki cidlada ku haradaye

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye26033 жыл бұрын

    INA BIXAARE IYO GOBOLKA WOQOOYIGA SOOMAALIYA OO BEEN ISKU MAAWEELINAYA. DEE BEENTA NALA DHAAF TUUGYOHOW GAFUURKA XUN.😎

  • @axmedzaki9978

    @axmedzaki9978

    3 жыл бұрын

    Qaxii miyaad ka soo naqoteen

  • @miiganemagan5919

    @miiganemagan5919

    3 жыл бұрын

    Aminsonta horta ka waran?

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    3 жыл бұрын

    Geedi bacda dabada ka fur horta isa soo maydh waa hadaad meel nabada ood ku maydhataba hesho. Qaraxyaqaan kii habeen hore ma walaalkaa baa qarxiyay dadka mise adeerkaa ka waran taasaa warkeeda lagaa rabaa ehelunaar amisom gumaysto

  • @azli5079

    @azli5079

    3 жыл бұрын

    Waad is daldali kartaa mooyee waxa lagaaga baahan yahay ma jirto meesha ma tii kaarayaasha laysu eryanayaad moodasaa Dilaac wasaq yahaw

  • @abdihussein4028

    @abdihussein4028

    3 жыл бұрын

    Muuse ma Hooyo ayuu ciyaarziin jiray waaxay caydu 😅qadaad weyn