No video

Waraysi Cabdikariin Axmed Mooge

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 61

  • @abdiazizibrhiiim1007
    @abdiazizibrhiiim10075 жыл бұрын

    Run sheeg Run sheeg dhalay allaah haku xafido waxan kuu Rajaynayaa guuuuuuuuuuuuuull

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar74095 жыл бұрын

    ala horn cable hadaan gacal nahay abdikariim ahmed mooge ii soo raadiya wlhi he is hot man xitaa naagta afaraad waan iska ogolahay

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool1025 жыл бұрын

    magacaa ha jiro aqoon-yahan...... Hadaan hadli lahaa waxa laygu odhan lahaa ciise muussaa tahey... Illaahey xannuuno deg dega ha ku salido kuwa ummadda waxooda cuna.. Aamiin

  • @hamsemouse685
    @hamsemouse6855 жыл бұрын

    Masha allah Abdikarin.ahmed mooge liiban waa shaqsi karti leh kana gaban runta Alle haku sharfo

  • @mohamedhashi9235
    @mohamedhashi92355 жыл бұрын

    Niyoow sida macquul ka ah eed u hadashay ayaa runtii I deeqay, Waxaan bayaamisay dhamaan wixii iga dhex guuxayay. Ku mahadsanid hadalka caanaha ka cad

  • @_qumanaha
    @_qumanaha3 жыл бұрын

    Wxd u Eegtahay Qof Horumar samayn kara lkn wxd tahay alle swt ayaa ku og hdii aad khayr soo wado alle Ha kgu guuleyo hamigaga oo aan macasi lahayn balse hadii anad ahayn qof khayr noo leh alle swt hanaga kaa qabto isagaa adoomadiisa og wixii laabahooda ku jire

  • @suldaanhajiabdilahi6255
    @suldaanhajiabdilahi62555 жыл бұрын

    Wllo Allha kuxafido C/kariim Aqoon yahan Adigoo kale ahna Allha noobadiyo

  • @guledz3980
    @guledz39805 жыл бұрын

    He’s a truly man and such a great leader ❤️👋

  • @khaalidmawliis5739

    @khaalidmawliis5739

    2 жыл бұрын

    6 6 9.

  • @abdiazizsuleiman9997
    @abdiazizsuleiman99975 жыл бұрын

    Aqoonyahan hadal cad oo aan runta ka gaban, aftanhanyana ah hore usoco dhal mujaahid c.karim axmed mooge

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran10295 жыл бұрын

    Waa shakhsi soomaali nin walba wuxuu iska dhigaa muwaadin HA WADHLAYSO! !!!!

  • @mahadguray4241
    @mahadguray42415 жыл бұрын

    Waxaanu Taagersanahay C/kariin Axmed Mooge Siyaasiyuuntu Nagamay xishoon Hadaanu nahay shacabwaynaha soomaaliland Waa wax lala yaabo beenaalayaan siyaasad fashilan Ayay ku caanbaxday xukuumada muuse

  • @structuralandcivilengineer3762
    @structuralandcivilengineer37625 жыл бұрын

    Maanshalah Xaqan. Kugu taagerraynaa nin qaaliya

  • @hanadgeesi4133
    @hanadgeesi41333 жыл бұрын

    Nin adag alle hakugu guuleeyo doorashadan

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman67315 жыл бұрын

    Axmed moogihii fananka aha Mase midkalle a dheley

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    kii fananka ahaa

  • @maxamedcalu5515
    @maxamedcalu55155 жыл бұрын

    c/karin waa nin dacada ilahay cilmiga iyo caqliga haku barakeyo

  • @abdisalannaeem5651

    @abdisalannaeem5651

    5 жыл бұрын

    Ku kastaa wll marka anuu xil haynin waa ina been ma sheegay

  • @nasirhariir9758
    @nasirhariir97585 жыл бұрын

    *_Wa xaqiiq jirta wana Ku racsanahy_*

  • @aidarusabdi2012
    @aidarusabdi20123 жыл бұрын

    Run sheg 💞

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed92255 жыл бұрын

    Aqoonyahan cabdikariin ahmed mooge liibaan qof runta ka gaban marnaba hadal cad

  • @mahadguray4241
    @mahadguray42415 жыл бұрын

    Walaahi nagamay xishoon siyaasiyiinta xukuumada gadh wadeenka ka yahay muuse Wadadana kun jeer ayay lacag ku lunsadeen Walaahi nagamay xishoon Muuse handaraan iyo siyaasiyiintiisa daciifka ahi

  • @mohamedismail7503
    @mohamedismail75035 жыл бұрын

    WAA EUN SHEEG MOOGE. HADDEY SAAFTO WAXYAABO KALAA LOO TEGAYAA. LAGUU SHEEG KAANA DEDAN

  • @hoodoizmail3433
    @hoodoizmail34335 жыл бұрын

    Wlhi that's right runtu ka hdly adeer ha LA fikiro rer Somaliland wn Ku aqliyaysaney Somaliland sidasuune

  • @user-hv6xg1fu3v
    @user-hv6xg1fu3v5 жыл бұрын

    يا الله فرح كل شخص محتاج مطلوم

  • @Funny20348
    @Funny203485 жыл бұрын

    Ninkani wllhy runbuu sheegayaa dawladu ha iscadayso

  • @ugaasraage4178

    @ugaasraage4178

    3 жыл бұрын

    Nimco walaal asc

  • @craximmustafe3576
    @craximmustafe35765 жыл бұрын

    Talooyinka waxku oolka ah waan ku ogaa c/karin axmed moge Waana halyayga uu qarankani haysto waxa lagadhay wakhuigi xaqiiqada runta laysku shegaya Runtu fanto maaha

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi5 жыл бұрын

    abdikarim ahmed mooge liiban waxan hubaa malin sidaaa doonayso in noqoto soomaliland way tagi lkn waxa yeeshe MAALINTA KA TAGNO QABYAALADA..... Runta looma dhinto

  • @hamsemahamed790
    @hamsemahamed7905 жыл бұрын

    Cakariin axmed mooge aqonyahan da yar wllhi runtuu kahadley waaar nio run halosheego anigu majoogo wadanka hase ahaate wllhi intaba wanlasocdaa waxaa ushegayoo idilna way igutagnayeen se cid aanweydiyaan wayey se isagaa iihadleyba bal waxaynu sugnaaba waa madaxdenii inadhacdey

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi8823 жыл бұрын

    viva cabdikariin Axmed mooge liiban

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    3 жыл бұрын

    Sister tlow mso bxay 😭😭💘

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel45795 жыл бұрын

    intaaa sheegay waa run lkn dhibtu waa shicibka beenta ogolaaday

  • @ahmedshaafi4569
    @ahmedshaafi45695 жыл бұрын

    Aqoonyahan c.kariin rubuu shewgay wasiirka isagaa waydiiyayba wasiir sacad waxaanu aheegay inaan la kirayn saldha madax waynuhuna wuxu shegay inay kireeyeen markaa maanay bewna waasiin iyo munaafiqayn ahayn

  • @Burco.
    @Burco.3 жыл бұрын

    Mooge ii geeya qurbaha ayan Dartii uga iman waa balan

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi8823 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed20125 жыл бұрын

    Siyaasi run sheegaa 100kiiba waa 1 sidaan rumaysanay.

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah245 жыл бұрын

    Ilma xalaal weeye Ina Axmed Mooge aabihii waa ku banaan yahay. Labadan xisbi ee midna doqon Cirro horfadhiyo kakalena laaluush qaate Faysal-waal ninkanaa ku wacnaa inuu ka sharaxnaado waxaan hubaa inuu Mu. Muuse Shaani si xun uga badin lahaa.

  • @cabdiraxman6731

    @cabdiraxman6731

    5 жыл бұрын

    waxa maqli jirey hebel ba hebel kabaha ladul marey sxb kabaha ladulmartay walh raga😂😂😂😂😂

  • @rachidkader9016
    @rachidkader90163 жыл бұрын

    War inanku hadal caada?

  • @nasserio1045
    @nasserio10455 жыл бұрын

    ILLAHAY been run kama dhigayo . Xaqqa iyo baadilku way kala soocan yihiin.

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed91985 жыл бұрын

    Cabdikariin bal adigana bal halagu tijaabiyee bal xil qabo sida maayirka hargeisa isku soo sharax dhaliil uun baad tvyada la soo fadhidaayee

  • @abdiazizharun5401

    @abdiazizharun5401

    2 жыл бұрын

    Maqal ma jiraa

  • @abdiaziizmustaphe732

    @abdiaziizmustaphe732

    Жыл бұрын

    Hada ma ila socota 😂

  • @aminbilli5790
    @aminbilli57903 жыл бұрын

    Wlhi waa ragedii abdi karin

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed53085 жыл бұрын

    Meelkasta xuuju iyo qaaaq mucaradniimo halki lagu farxilaha acudubilaah waar dowladu been maa sheegin ee allah kaa baaq

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @xanaanapdirahman6842

    @xanaanapdirahman6842

    3 жыл бұрын

    @@caashaqalbi882 waa sheeko kle wax kl3😅😂😂

  • @cc-dc4fy
    @cc-dc4fy5 жыл бұрын

    Wariyuhu ma jeganti ba talow

  • @qawlqurux200

    @qawlqurux200

    5 жыл бұрын

    Kkkk haa

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif
    @cabdixakiimabiibakarkhaliif5 жыл бұрын

    Dowlada been ku dhisan shicib been ku noole maxay beeni ka tari waligoodba dawlada kulmiye been bay quudisaaa bulshada

  • @cawilcabdi1650
    @cawilcabdi16505 жыл бұрын

    Waxan dhinacyada xiirtay muxuu ahaa

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    sheeko

  • @xanaanapdirahman6842

    @xanaanapdirahman6842

    3 жыл бұрын

    @@caashaqalbi882 waa sheeko kle wax kl3😅😂😂

  • @abdiaziizmustaphe732

    @abdiaziizmustaphe732

    Жыл бұрын

    Manta ayad si wcn u garanaysa ban filaya 😂

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi5 жыл бұрын

    Hacoo kulahaa " beentii ayaa run looga dhigay" ma been baa run noqota? guul rag ka shaqeeyay baad dafir isleedahay GARTA KU XAJISO nacnacda kk

  • @AbdirashidDCaabi

    @AbdirashidDCaabi

    5 жыл бұрын

    waxad iila muuqataa jaahil runta may dhiptayna............

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi

    @Idiris-Mohamoud-Abdi

    5 жыл бұрын

    @@AbdirashidDCaabi aqoonyahanku ma hacoogan baad u taqaan markaa

  • @AbdirashidDCaabi

    @AbdirashidDCaabi

    5 жыл бұрын

    @@Idiris-Mohamoud-Abdi kkkkkkkkkkkk bal wax been ah ii timaam aqoon yahanka saxdaaa kan u arkaa

  • @caashaqalbi882

    @caashaqalbi882

    3 жыл бұрын

    @@Idiris-Mohamoud-Abdi daqon ma adiga ka aqoon badan garxaajis miyu ku wasey

Келесі