No video

Walaahi Farxad Iima Taalo Oo Qosolkaygii Waa Gabaabsi maayar cabdikariin axmed mooge

Walaahi Farxad Iima Taalo Oo Qosolkaygii Waa Gabaabsi maayar cabdikariin axmed mooge
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 100

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh843 жыл бұрын

    Reer Hargaysow ninkaas ilaaliya plz oo lashaqeeya Rag noocaasa ayaynu ubaahanay qaranku guul buu gadhayaa

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf24523 жыл бұрын

    Dadka gudaha waxaa kabadan inta dibada......masha alaah , ilaahay ajri hakasiiyo sheikha. Waxaan kunoolahay JOHANNESBURG SOUTH AFRICA. AYAAN KALA SOCADAY.

  • @HardTalk1
    @HardTalk13 жыл бұрын

    Waar inanku waa inan qaali ah, ilaahay hore ha u wado oo ha guuleeyo.

  • @shakuromar7806
    @shakuromar78063 жыл бұрын

    Maasha alaah alle ha ku barakeeyo allena ha kugu xifdiyo biidnilaah, waan qiirooday allow hadalkaa wanaagsan ee cabdi kariin ku hadlayo allaw garab ku sii oo shaydaanka ka qabo 🌴

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye3 жыл бұрын

    waa madaxwaynaha mustaqbalka insha allahu waanu ku garab taaganyahay wll

  • @abdirahmandaacad3184
    @abdirahmandaacad31843 жыл бұрын

    Mayor moge allaha xilka gudoomiye nimo kugu asturo guuleyso insha allah

  • @user-vp8wj1fi8u
    @user-vp8wj1fi8u3 жыл бұрын

    ilaahow adaan kuu sooma kuu salaada ee xilka ku astur inankan yaa allaah ilaahow ku astur ilaahow intuu filayo labadeed oo farxad uu ku helo sii yaaa allaah yaa rabbi yaa allaah

  • @ubahindho3414
    @ubahindho34143 жыл бұрын

    Manshaa Allah Alle hakugu asturo xilkaad qaaday

  • @tfarahan27
    @tfarahan273 жыл бұрын

    True leadership. Allahmudillah 🙏🏽

  • @mohamedxaji8015
    @mohamedxaji80153 жыл бұрын

    Mansha Allah Allah ducada haynaga aqbalo Maayer Abdikariim Ahmed moog guul aan dhamaad lahayin baanku rajaynayaa

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed3633 жыл бұрын

    Ragan waa inta kaliya ee y kaga duwanayeen siyaasiyiinta kale ee dalka waa rag majaalista wanaagsan ka muuqda barkhad iyo M C A Moogr

  • @IB_Adam

    @IB_Adam

    2 жыл бұрын

    Runtii raggaan sharaf iyo qadarin gaar ah ayaan u hayaa maanta.Mooge iyo Barkhad in ay yihiin rag Sh.Dirir ku soo xidhnaa hore uma ogeyn.Waa midhihii dadaalka Sheekh Dirir ee ahaa in la helo Rag madax ah oo Allahe dartiis ummadda ugu khidmeeya.Reer Hargeysa ha ogaadaan in Sheekh Dirir,Sheekh Mustafa iyo Culimada kale ee Reer Somaliland ay yihiin culimadii Somali oo dhan!

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan52303 жыл бұрын

    Maasha ALAAAH GUUL ERDUGAN SOMALILAND

  • @saakinabdi543
    @saakinabdi5433 жыл бұрын

    Allaahu akbar ilaahay xilka ha ku asturo kuwa raba inay xilka si fiican uqaadaan

  • @abdifatahhashiogle.5751
    @abdifatahhashiogle.57513 жыл бұрын

    Alle xilka haku asturo. Wuxuu u muuqdaa qof wanaagsan wayo, wuxuu dahay qosolkayga waa gabaabsi wayo waa laidariye xil umadeed aya qaaday wayna kamuuqataa cabsida.

  • @guuleedcali4591
    @guuleedcali45913 жыл бұрын

    Ale haku guuleeyo àaaaaaamiin

  • @hawahussein498
    @hawahussein4983 жыл бұрын

    Maashaa'Allahu, Ilaahay ha kuu sahlo. kii si' dhab ah ugu dhaqmana ha kaa dhigo. Amiin wbt.

  • @Arisonnaa
    @Arisonnaa2 жыл бұрын

    MashAllah qof wanagsan oo caqli badan

  • @rodaabdirahman7939
    @rodaabdirahman79393 жыл бұрын

    Masha allh Masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh allehakuufudaydiyo

  • @kamg3450
    @kamg34503 жыл бұрын

    BEER QURUX BADAN AYAA SOO BAXDAY OO CAQIIDO LEH MASHAA ALLAH HALA TAAGEERO

  • @kamg3450

    @kamg3450

    3 жыл бұрын

    SUBXAN ALLAH WA HADAL QAALI AH AYU KU HADLAY

  • @faisalhusseinali7470
    @faisalhusseinali74703 жыл бұрын

    Alle haydin la qabto aamiin aamiin aamiin

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre20243 жыл бұрын

    mansha allah batun iyo ninkan hadlaya iyo dhallinkalle kaso baxdey dhallinta somaliyed ee hargaysa mansha allah

  • @shakuromar7806
    @shakuromar78063 жыл бұрын

    Aamin aamiin aamiin aamiin alaahuma aamiin aamiin alaahuma, sheekh dirir waa nin alle jecel yahay ❤️

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed92733 жыл бұрын

    Mansha Allaha Hadal wax ku oola Abdikariim ILAHAY Xilka aad Qaadeyn ha ku fududeeyo. Sidad sheegtey Xilku wa uu Culusyahay eebe ha ku fududeeyo

  • @ummumohammed9273

    @ummumohammed9273

    3 жыл бұрын

    Culimada ILAHAY ha inoo daayo, diintu wa Quruxdeena eebe ha inagu Sugo Aamiin ya rabbi

  • @majidsaid178
    @majidsaid1783 жыл бұрын

    Illaahow xafid oo ka dhig kii ummaddaasi islaamka ah ee masaakiinta wax utara. Aamiin yaa rabbi.

  • @user-hu4jg2wm3d
    @user-hu4jg2wm3d3 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك العلماء المسلمين

  • @xudayfimaxamuud4442
    @xudayfimaxamuud44423 жыл бұрын

    Mashaalla ilahay hakubarakeyo cimrigana hakuubarakeyo ilahay haku ciseeyo

  • @gujismursal1358
    @gujismursal13583 жыл бұрын

    Mansha allhe mansha allhe mayir

  • @zaksypher571
    @zaksypher5713 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed60973 жыл бұрын

    Mashallah ilahay ha ku as turoo xiilka

  • @nuuracabdi4706
    @nuuracabdi47063 жыл бұрын

    masha allah

  • @saeedali6699
    @saeedali66993 жыл бұрын

    Ilaahay xilka ha kugu astuuro

  • @umuaishawil9807
    @umuaishawil98073 жыл бұрын

    Alle ha inoo barakeeyo madaxda iyo culimada

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer13 жыл бұрын

    Waa la ogaan waxaad samaysaan moogow Alle ha idin garabgalee

  • @tunmed3393
    @tunmed33933 жыл бұрын

    Asc hargaysa waa naf iyo culimo allaha dhawro rajo fiican ayaa somaliya kasoo muuqata

  • @axmedkaysecumar1562
    @axmedkaysecumar15622 жыл бұрын

    Masha allah madaxweynaha dalka ayuu u qalmaa

  • @hindamaxamud342
    @hindamaxamud3423 жыл бұрын

    mansha allah tabaraka allah sh maxamed sh

  • @abdiasizahmed1675
    @abdiasizahmed16753 жыл бұрын

    Masha Allh Alle ha guuleyo

  • @yasinosman1864
    @yasinosman18643 жыл бұрын

    Alle ha kuu rumeeyo xilka

  • @laylaaxmed4844
    @laylaaxmed48443 жыл бұрын

    Ilaahow ku astur

  • @abdikadarwasuge5275
    @abdikadarwasuge52753 жыл бұрын

    Ala kanoo kale somalya alaha ku soo badiyo meel kasto ooy somali jogto asagoo kale alaha ku soo badiyo waan qiirooday somaliya ayaan ka soo jeedaa maihi somalilander lakiin wanaaga ka muuqdaa i qiira geliyay war isagoo kale somaliya u soo dira somalilaneey

  • @asmaahmedmohamedabdilahi5789
    @asmaahmedmohamedabdilahi57893 жыл бұрын

    InShallaah Ilaahay ha ku guuleeyo

  • @ismahanduale2136
    @ismahanduale21363 жыл бұрын

    Mansh alh ale hakubarakeeyo 👍👍👍👍👍

  • @yoniso5218
    @yoniso52183 жыл бұрын

    Oooo waad iga oohisay ilaahay kitaabtaabkaad ku dhaaratay alaha kuu xejiyo xilka culus eed qaaday nin garanaya allaha kaa dhigo.

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey21363 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful story, may Allah bless you and your family insha Allah

  • @normad229
    @normad2293 жыл бұрын

    Ilaahay ha kaa aqbalo

  • @kujoogclimatechangeomar4035

    @kujoogclimatechangeomar4035

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @historynerd7549
    @historynerd75493 жыл бұрын

    Allah hakuu fududeeyo walal Insha allah may Allah will makes you easy

  • @safia5954
    @safia59543 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi ilaahay ha garabgalo. Allaah macaak

  • @abdrahman2910
    @abdrahman29103 жыл бұрын

    Mashallah

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin68753 жыл бұрын

    Alle xilka xulus ee aaad qabatay hakula garab galo insha allah

  • @muunajamac2152
    @muunajamac21523 жыл бұрын

    Mash allah tabarakaleh

  • @muniiraaadan5629
    @muniiraaadan56293 жыл бұрын

    Alle ha ku fududeyo wllo xilka aad qaday 6

  • @dahabo319
    @dahabo3193 жыл бұрын

    Wan qirooday wlhy😥🥺 xilka allah hakugu asturo maayir🤲❤

  • @mohamedamiin1391
    @mohamedamiin13913 жыл бұрын

    Mashaa Allah allaha xilka kugu astura aamiiin

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad11793 жыл бұрын

    Guuulayso kuwa guuldrada kulajecell iyagaynu agdhignay guuldara

  • @shakuromar7806
    @shakuromar78063 жыл бұрын

    Aamin aamiin aamiin aamiin alaahuma aamiin aamiin alaahuma aamiin

  • @muusejaamac44
    @muusejaamac443 жыл бұрын

    الهم انصره علي سلطة ،آمين.

  • @khadraabdi5382
    @khadraabdi53823 жыл бұрын

    Mansh Allah waan kugu ogaa kaarti iyo duulaaqaad

  • @safiyodahir6073

    @safiyodahir6073

    3 жыл бұрын

    Maa sha Allah illaahay hakuxifdiyo hana kufududeeyo xilkan

  • @hindamaxamud342
    @hindamaxamud3423 жыл бұрын

    mansha allah hambllyo

  • @khaalid10offlcial71
    @khaalid10offlcial713 жыл бұрын

    Masha Allah cabdikariin Axmed mooge

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed85533 жыл бұрын

    Mashaallah

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed37093 жыл бұрын

    ALAAH garabkaaga ha galo mashaallaah xafidakalaahu tacaala geesi

  • @mustafaabdillahi2889
    @mustafaabdillahi28893 жыл бұрын

    waan kula joga iLah baan kula shaqaynaya Anoo tayda Wata ayaan kugu cawinaya

  • @canabgoox4265
    @canabgoox42653 жыл бұрын

    MaashaALLAAH ILAAHAY haa kulagarab galo Xiil kaa laguu bhiibey

  • @saharamuse1965
    @saharamuse19653 жыл бұрын

    Reer hargeysa taagee u duceeye ilaahow xifti oo dhawro wiilkaa waa runtii magalada quraan ku akhriya manshalaah waa nin qaaliya ilaaliya

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on3 жыл бұрын

    Kursi ay ka kaceen dad xaaraan quutayaal ah sidee u nadiifin doontaa dadweynihii la marin habaabiyey oo lagu abaabiyey qabyaalad iyo laalaab iyo suuqa madoow sidee u toosin doontaa nin kasta oo Allah ka baqaya wuuka cararaa xilka umada balse taas wexey cadeeyneysaa in aad tahay nin daacad ah oo Allah ka baqaya Allaha ku garab galo Allaha ku xafido wadaniyiintii waagii xornimada miyaa wax kuu galeen adigoo kale waayahan lama arag MashaAllah 🤲🤲☝️☝️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👍✌

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali10483 жыл бұрын

    ilaahay garabkiisa hagalo

  • @shadiyaxiiz7508
    @shadiyaxiiz75083 жыл бұрын

    walahi qiirode

  • @yassirmuhumed4306
    @yassirmuhumed43063 жыл бұрын

    Manshlah

  • @mamacosob8852
    @mamacosob88523 жыл бұрын

    A naga ku Arab teagan mooge

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf81113 жыл бұрын

    Mayirku wuxu leeyahay "Charisma"

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille73292 жыл бұрын

    Waxa sidaa loo buun buuni naya ma wadaad yare somaaliya oo quraafaad ku qoran af carbeed ee lagu sheegayo tafsiir oo aay qoreen dad noolaa waqtiyadii mugdiga iyo jahliga ku dhax faafiya umada masaakiinta ah ee somalida ah ee aaneey jirin wax arigti ah ama cilmi ah oo uu curin karo ayaa sidaas oo dhan loo bogaadinaya . Umad kuwaas cabuurada xun aay hurmuud u noqdeen ayaan hormar gaarin

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed85533 жыл бұрын

    Geesi mooge

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed78292 жыл бұрын

    Nin qaran weye moyirku runti

  • @abdirahmanalikahin368
    @abdirahmanalikahin3683 жыл бұрын

    axamad

  • @gujismursal1358
    @gujismursal13583 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤

  • @waaniye4164
    @waaniye41643 жыл бұрын

    Faan weynaaa british man

  • @abdielmi6419

    @abdielmi6419

    3 жыл бұрын

    wixii khayr meesha yaallay inta yar English uu sheegay ayaad kala baxday. RP ACCENT.

  • @waaniye4164

    @waaniye4164

    3 жыл бұрын

    @@abdielmi6419 maxa yalay ohin beena ficil baa laraba dadka been looma sheego korwayeel waa wada indho nin shaqa radiso ruwayad dhigaya yaa ka dhagaysanaya almidan wasac

  • @fadumosahra734

    @fadumosahra734

    3 жыл бұрын

    Waar maad khayr u rajaysaan. bi I waayae oo xaasidka aad ku tihiin ka daysaan iguana hambalyeeysaan inuu ILAAHAY u doortay ALLE ha ku asturo ee hibo ILLAAHAY ku siiyay habeen la iska qaado ALLE ha kuu dhibyareeyo

  • @waaniye4164

    @waaniye4164

    3 жыл бұрын

    @@fadumosahra734 kolley isaga mayir ohin iyo afsomali hada mataagna ama maqaxiyuhu kasheekayn oo wuu isdawan dee hada isagu xaal joga adu ma olalaad kujirtaa anigu inaanu mamulikarin casimad bajadxadidan laan u arkaa Isaga hadifaacin isaga shaqaynayee ilahayow waaga yaanu waraabe cunin

  • @guleedyare8437

    @guleedyare8437

    3 жыл бұрын

    Haa waxba ma jiraan qof hadal badan oo caadifad badan hadaad aragto waxqabadkiisa nusqaan baa ku jirta

  • @guleedyare8437
    @guleedyare84373 жыл бұрын

    Niicda yaree ninyoho hadalkana ha badin xafladahan badana iska daa wax umada dan u ah baa lagaa rabaa in aad ku mashquusho. Indho guuldaraysanaya baad leedahaye

  • @turkiosman9684

    @turkiosman9684

    3 жыл бұрын

    Mr lacag... Qofka hadalkiisu ku taabto ayaa wax tar laga sugaa. Nin intaas oo culimo iyo dadweyne ii duceeya yidhi maxaa lagu doorsadaa?

  • @guleedyare8437

    @guleedyare8437

    3 жыл бұрын

    @@turkiosman9684 duco adeer wadan laguma dhiso wadaado masaajid isku uruursaday habeen iyo maalin bay ducaynayaan haddii wax laga aqbalayo. Ficil iyo shaqaynu u baahahay ee hadal iyo sheeko uma baahnin.

  • @turkiosman9684

    @turkiosman9684

    3 жыл бұрын

    @@guleedyare8437 wadanka ducu iyo akhlaaq baa lagu dhisa iyo xikmad. Kitaabkii lagu dhaariyey waa in qof kasta sita, tuugada mooyaane

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    3 жыл бұрын

    waxa ay umada somali la yidhaa la wareersantahay waa dariiqa ALLE scw ay ka weecdeen ee bal xaqa naftaada ku sug wllo. hadii kale waa lumi walee.

  • @guleedyare8437

    @guleedyare8437

    3 жыл бұрын

    @@niyaaladem dariiq laga leexday ma ragnee malaa mid aad adigu jeexday baa laga leexday oo adigaa ilaahay ah

  • @somalilandnew
    @somalilandnew3 жыл бұрын

    Illahay hakugu garab galo xilka lagu saray

Келесі