Bulsho News

Bulsho News

Bulsho Somali Tv channel production news, social affairs, music and business
Contacts Info:-
Mustafe ahmed dahir Bulshotv (Manager)
Cabdiraxmaan Xasan Bulshotv (Markting)
Mobile:
+252-634472503
+252-634425920
Email -
[email protected]
[email protected]

Пікірлер

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof801610 сағат бұрын

    qabiil qabi8lkale dowlad isaga dhigaya markey doonaana xabashi ka gadaya war iska dhiciya gunta

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof801611 сағат бұрын

    awdal iyo salal dadka iska leh baa taladeeda leh ee xabashi malaha mana siin kartid dalka soomaali baa leh

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267311 сағат бұрын

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga suubaa xalaaxayay ayuu dalkii bahdilay

  • @housseindjama4825
    @housseindjama482511 сағат бұрын

    War beenta iyo riyada iya isla waynida iska dhaafa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan585011 сағат бұрын

    Qurmiye waxaa waa shaqadooda

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan585011 сағат бұрын

    Ucid waxaa lagu badala kaah Faysal cali waraabe siyaasada ka fadhiiso awalba aflaagado ugu jirtay

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi312811 сағат бұрын

    Reer hebel ayaa nagu soo biiray

  • @runooadag2796
    @runooadag279611 сағат бұрын

    Maxa ugeeyay

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani104011 сағат бұрын

    cukuse waa rageedii

  • @fe8445
    @fe844512 сағат бұрын

    Beentii 30ka sano ee waa nala xasuuqay baa dhab u noqon doonta. Soomaali oo dhan bay cadaw ka dhigteen.

  • @fe8445
    @fe844512 сағат бұрын

    Hadal iyo faan baad haysaan. Jabuuti ma SSC bay ka liidataa. Soomaaliya loogama baahna gooni u goosato. Aada Gondor iyo deegaam Amxaar.

  • @HamdaYacine-wc3fk
    @HamdaYacine-wc3fk12 сағат бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay12 сағат бұрын

    Kala fogaa siyaasiinta Soomalida iyo kuwa Somaliland!! Weli waxay wadaan kuwa Somaliland walaalnimo ee Soomaalinimo beri hore dhimatay. Kuwa Soomaalida kalena sida wasiir Fiqi iyo Faarax Macalin siday u hadlayaan daawo.

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg12 сағат бұрын

    Isaaqow horta yaa walaalkin ah,taasi waa been ee munafaqads iskadaaya

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813912 сағат бұрын

    Sland guul

  • @Hciid
    @Hciid13 сағат бұрын

    HADALADA IYO DHAQAMADA NOOCAAS WAXAA LAGU YAQAAN YAHUUDA AMXAAR BAAN AHAY IN WAX KA WAYN SOO SOCDAAN WAA ISKA CADEED

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar508813 сағат бұрын

    Waar naftaada ilaali jabuuti waa dawlade yaa indoor

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz13 сағат бұрын

    Badh badha iska daa doqonyow bila hadaf bad tihin umadi ilahay iyad nagu wada dirten od colad nogu aburten war shicibka uu tudha oo kadaya dhibatada

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub13 сағат бұрын

    Noo sheeg dhibta loo gaystay jabuuti?

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar508814 сағат бұрын

    Mayee jabuuti iska daaye laas c aanoodna adaa gacanta ku haya

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed14 сағат бұрын

    Odaygu dulmi ayuu tirsanayaaye waa in si degdeg ah wax looga qabta

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud282914 сағат бұрын

    Allaw is badal khayr qaba noo keen

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud282914 сағат бұрын

    Dulmiga dadka masaakiinta ah lagu hayaa uu tira beelay , allah dadka masaakiinta ah ha u gargaaro.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy14 сағат бұрын

    Dhuusaa dhuusa dhuuusadu qabatay kabaaruuday kabiniftay sac labooray boortii qabatay yaa is gaadhay

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub12 сағат бұрын

    Fardo laysugu joogo maxaa laysugu faani,

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf71714 сағат бұрын

    Kulmiye waxba uma yaalaan

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf71714 сағат бұрын

    Uuuuuuuu Aaaaaaa Sanaag 2ba xisbi baa iska leh waddani iyo kaah

  • @husseinhandule
    @husseinhandule14 сағат бұрын

    hooyada u sheeg

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r14 сағат бұрын

    Waarkan somaliland babi iyay la tali haddii aad cid latslinayso

  • @sssdddf8508
    @sssdddf850815 сағат бұрын

    Djibouti is small failed state

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail15 сағат бұрын

    Kkkkk nabadgelyada Jabuuti halkeed u maraysaa Qaawanoow? Siidaa oo Muusoow ciidanka fasax!!!!

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD15 сағат бұрын

    Ciidamada Huwanta ee Jooga Fiqi fuliye marka hore iska durjiye ? In aad isku tashateen ceeb ma aha .... laakin inbaad itoopiya siisaan bad iyo dhul wax la aqbali karo maaha ee ka jooga hadii aadan ka joogina idinka ayaa ka shalaayi doono

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail15 сағат бұрын

    Siyaasad xumada Muuse-xayraan ayaa meel walba Somaliland dab kaga shiday.

  • @inacarab2353
    @inacarab235315 сағат бұрын

    Geesi libaax xildhibaan mubarig muuse ismaaciil ❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim851315 сағат бұрын

    IGUU SAWIIR KKKKK XAMAAR BAA ALBABKA KAA FUURAN

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis942015 сағат бұрын

    WAAR MAXAAD JABUUTI UGU WALAATEEN CARUURTIINA IYO NAAGAHIIN AYAGA AYAA SHAQO AQOONSI DOONTA MARKII AAD ISKU MASHQUUSHEEN OO WAKHTI SIINWAYDEEN MARKA IDINKU ISI SAX DADKA IYO DALKA DUCADA QABANA ISKA DHAAFA OO JOOJA IGU SAWIRTA

  • @abdulraven4970
    @abdulraven497015 сағат бұрын

    Nabad galyada laascaanood ka hadal ta Djibouti waxba kama qaban kartid

  • @Waadani2024
    @Waadani202412 сағат бұрын

    REER JIBUUTI WAA DAAD ILBAXIINAA REER MIIGAA UMA JAAWABAAN. MAAN GAAB NIMAADOODA WAA WAXAA AAY OROMADAA DAABADA UGAA GAALEEN.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z15 сағат бұрын

    Calacal iyo baroor iyo aqoonsi ayey ka hadlan murqaanland war oromo iyo amaxaaro ayad tihiin gorman walaalo noqonay sharap stupid😮😮😮😮

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h16 сағат бұрын

    Yaaaa

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u16 сағат бұрын

    Shalay waxaa idinla dagaalamay siyaadbare oo kursiyiisa ilaashanaya sida ay ku socoto hadaanay is bedelin waxaa idinla dagaalami doona somali idin aragto in aad tihiin cadowga isirka soomali ka fekera talabooyinkiina

  • @CandillaahiTuute
    @CandillaahiTuute16 сағат бұрын

    Ismaciil cumar geese abaal malaha doorashadii igu horaya dadkii ucodayna waxaa diyaaradu laga gurayey erebood kalabaydh reer soomalilaan ayey ahaayeen

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw16 сағат бұрын

    Shirkii FIRDHIYE & IGAD oo guul siyaasadeed ku dhamaadey

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600016 сағат бұрын

    Kkk

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600016 сағат бұрын

    Wa kuwa dabka ka shida somaliland, halku ku arkey cadaalad iyo sinaan? Wa beenaale, war doorashadu wa daawada somaliland, kani wa mid dawakhsan

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid12317 сағат бұрын

    Guulwaddani waddani waddani waddani waddani waddani

  • @aliabdi5708
    @aliabdi570817 сағат бұрын

    ❤❤❤❤thanks gesii somaliland der thanks 🎉

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267317 сағат бұрын

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay inkaari haku dhacdo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524117 сағат бұрын

    HABARKA ADDUU KUGU NIQANYAA

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r16 сағат бұрын

    Maxamedoow Alle ku ceebee oo ceebtaada ma asturu muuse wax muu ceebayne Alle akhiro iyo aduunba ku ceebee

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r16 сағат бұрын

    Inkaar Alle kugu rid muuse kuma arko qoraal kaagee inaa meeshan u fadhiya ina dhiloow

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay12 сағат бұрын

    Ma lihin cadow aan Somalia iyo Jabuuti ahayn

  • @MohamedKhadar-ko9ro
    @MohamedKhadar-ko9ro17 сағат бұрын

    Tiinbaro reerkooda ayaa dalka idiin xoreeyay faqashna idinka xoreeyay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad917417 сағат бұрын

    Kkkkkkk Dawlad ayaaa distuur ku dhaqantee meesha dawlad kama jirto kkkkk Waa iska meel lagu cuno cashuurta shacabka masaakiinta ah. Doorasho lagu galayo xeer oday yaal keeneeen.Wixii lagu heshiiyay ee xeerka ahaa layska dhaatay kkkkk Eesh calaa dawlad.. Waa dhamaadkii beenta lagu ceeshayay 34 sano.

  • @AHirsi
    @AHirsi19 сағат бұрын

    Abtiyaashay markaan awooddooda tusay marba gaal madow nafta hakula eertaan…shalay Oromo iyo lefti nagaa, maanta Amxaar uraya, dorraad Raila odinga oo buuryo qab ah. “SSC 🇸🇴 baa i qabatay mana wareerin been dheh!” 😬

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi559621 сағат бұрын

    Mujaahidku xaggee kusoo jihaaday, yuuse ku jihaaday? Muxuuse u jihaaday? Been ayuu ku gaboobay.

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro362622 сағат бұрын

    Yaakuyidhi noocan waa la waraysta doqon dharagtay baad nooga sheekaynaysa xaguu joogay markay isa sudhnayd intuu cayaayo ragii kala bad baadiyay soomaali land waar waa la galayaa doorashada adiga oo kalana umad dhan uma yeedhiyo waxay donayso fakin