Firdhiyow Reer Borama Sidaada Magaaladoda Dumin-mayan,wan Bogadinaya Komishanka Dorashoyinka.

Firdhiyow Reer Borama Sidaada Magaaladoda Dumin-mayan,wan Bogadinaya Komishanka Dorashoyinka.
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 13

  • @abdulraven4970
    @abdulraven497017 күн бұрын

    Waan soo dhaweyneynaa maamul goboleedka awdal state with open hand 👌 bravo.

  • @halimaaden275
    @halimaaden27517 күн бұрын

    Mash Allah Faisal ❤❤❤❤❤❤

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar812617 күн бұрын

    Walaahi waa runtii faysal ayaynu dooranaynaa

  • @abdiqaniartan-mo5hf
    @abdiqaniartan-mo5hf17 күн бұрын

    Nacaskii Muuse Biixi raran jirey.Duli alle ku bad.Tolkay Ciidagale maxay ninkan noogu eegayaan

  • @gday9659
    @gday965917 күн бұрын

    KAN UMMADDA HA LAGA HOR WAREEJIYO!

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali122617 күн бұрын

    💪💪💪💪 madaxwayne cabdiqadir firdhiye ( madaxwaynahayga cadaw firdhiye ) khaatumo ssc 💪💪💪🇸🇴

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw17 күн бұрын

    FAYSALOW maalina Gambo soo xidho.... maalina shaadir soo xidho... maalina tuute ciidan Soo xidho....cidi ku dooran mayso 😂

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan961016 күн бұрын

    Tolkay ciida galow ninkani wuu waashay qabta war ilaahay haku gaban wuu ku ogyahaye adiga cadow ku ah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267317 күн бұрын

    Madaxweynaha diinta dhalinyarada difaaca dalka sunta cadawga iyo huwanta waa hogaamiyaha ruuxigaa faysal hala doorto

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan267317 күн бұрын

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay ee cadawga u naageeyay

  • @abdiqaniartan-mo5hf
    @abdiqaniartan-mo5hf17 күн бұрын

    Ninkan ma la hubaa in uu Ciidagale yahay.Mar waxa raranaya Gaani marna Muuse Biixi oo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour979317 күн бұрын

    Inta Ninkan Noolyahay Somaliland Horukac Yeelanmayso I Feel Sorry Dhalinyarada Reer Somaliland

  • @aducaleali2545
    @aducaleali254517 күн бұрын

    Hhhhhhhhh cabaad wayn futo jilic yaa Ina muuse juudaan xagay kaaga taalaa xabadu ma badhida ilma abaarso beenta iyo maaweelada kadaa dadkaaga waxba kama celinayside murqaan land afkay kaga hadhay snm car furinta kaalaya futo jilic qaranka kulahaa faysal wuxuu isku darsatay waali cuqdad nacasnimo doqonino xanuun qabyaalad baroor oyin been qiyaali Laakiin waxaa nasiib dara dadka kaas waxkadhagaysanaya aadbaan uga xumahay dadkaas somaliyeed ee 30 sano lagu ciyaarayay