Hargaysi Uma Baahna Reer Hebel Lala Shiro,wadani Kursiga Wuxu Ku."Siyaasi Faysal Oo Wadani Ka Tirsan

Hargaysi Way Ka Kortay Reer Hebel Lala Shiro,wadani Wuxuu Kursiga Ku Hanan Kara.."Siyaasi Faysal Oo Wadani Ka Tirsan
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 8

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h15 күн бұрын

    Hargaysi waala diyaar codka

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k14 күн бұрын

    Subxaana laah ilaahay baanu ka nabad galnay Ciro Del Rey ka tahay in xisbi ayaa wadani in aan cidna dooranayn

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi312815 күн бұрын

    Reer hebel ayaa nagu soo biiray

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura1015 күн бұрын

    Cadawgu guduhu ma maantuu habarjeclo tabayaa waanu ka soo tashanaynaadii cadaw gude meeday? Ehelunaar kuwii lagu sheegayay iyana sow codkoodii buurta ahaa halkii maaha. Ilawshiiyo dhawaa ma umulbaa maydkii ciidankay madaxa iskaga taageen ma magtii kala badhka ahayd hadii reerihii masaakiinta ahaa lagu gudbayo shacabkay ka baxeen baa sidaa ku ilaawaya bay la tahay cadawga gudaha

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589915 күн бұрын

    Awdal iyo habarjeclo ayaa jaan goynaysa dorashada waayo Hargeysa waa caasimad lawada daganyahay waayo Cidagale, sacad muuse, arab iyo isxaaq iyo dadka kale, madaama codka garxajis iyo habar awal codkoodu isku barbar dhacayo, Awdal iyo habarjeclo 75% waxay u codeynayaan Wadani, xisbiga wadani ugu yaraan 200 kun ayuu kaga badinyaa kulmiye

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    15 күн бұрын

    Ooh habarjecladu ma tii la yidhi waanu ka soo tashanaynaa taageeradiinaa mise waa habarjeclo kaloo suulcawro fooshay oo xalay dhalay yaab aye????

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    15 күн бұрын

    Maydkii ciidankee madaxa iskaga taagtay budhcadiisii Cirro jidgooyada ku laysay gacanlibaax ee social mediaha wadani kaga faanayay iyagoo cadawgay u shaqeeyaan kaga farxinayay ma in magtii yaray dee kala badhka ahayd ee kolkii Madaxwaynuhu yidhi sharcigaa la hor keenayaa lala soo kabashkabadh yidhi baa lagu ilaawayaa baad moodaysaa?Waa waxa ugu horeeya ee afka ciida u daraya xisbiga cadawga gudaha how daymo la’aan dhiigii ciidanka iyo maydkoodii khudbadii mulkiilaha xisbiga Oofwareen iyo Cirro ilaaladiisii ka jeediyeen, haw daymo la’aan xagaa kaga soo dhufta anaguna xagan clipyadii dabaaldaga wadani oo qamuunyo isu badala.

  • @yaxyegood8368

    @yaxyegood8368

    14 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂​@@jamaadnuura10

Келесі