No video

Reer Burco Oo sheegay xisbigay u Codeynayaan 13 November.

Пікірлер: 130

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818Ай бұрын

    Aslcaleykum ciro xirsi maxamuud xaashi wadani huwanta Dabadhilifka dooni meyno dooran mayno wadani muuuuqadisho tagimeyno .soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GjFy-c6d

    @GjFy-c6d

    29 күн бұрын

    Oromo oromo

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse531724 күн бұрын

    Mashallah guuul kulmiyeeee ilahoooow gulubtoda mideee reer somaliland ooo tuuus cadowgoda ❤

  • @amaanoboardinganddayschool9495
    @amaanoboardinganddayschool9495Ай бұрын

    Kulmiye 🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍

  • @user-zd9vh6hh3s
    @user-zd9vh6hh3sАй бұрын

    Kulamiye ayaan wataa

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5qАй бұрын

    Kulmiyaan ugu wada guraynaa inshallah no faqash aamusan

  • @GjFy-c6d

    @GjFy-c6d

    29 күн бұрын

    No oromo qadhmuun

  • @Jamaalabdiow

    @Jamaalabdiow

    20 күн бұрын

    Faqash​@@GjFy-c6d

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1oАй бұрын

    Reer burco waa kulmiye❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh29 күн бұрын

    Gabadhu maxaa codka loosaarayaa haday hadalka hore usoo tuuri wayday😅😅 dalku iyo dadkuba waa kulmiye insha allaah

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1rАй бұрын

    Waaan idinku raacsanahay muuse bixi waa

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan904929 күн бұрын

    Marka ma huwantaad dooranaysa allah maguuleyo wadani🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @museali8972
    @museali897229 күн бұрын

    MASHALAH GEESI GEESI DHALEY DIFAACA DALKA KULMIYE ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf320927 күн бұрын

    Kulmiye guul iyo gobanimo xisbi qaran oo nool

  • @makebravo7133
    @makebravo7133Ай бұрын

    SAAS WAAYE REER SOMALILAND KA NACABKA AY ISHAYAAN U CODEEYA HAKU KADSOMINA KUWO NACABKINA LASOCDA FROM SURE

  • @GjFy-c6d

    @GjFy-c6d

    29 күн бұрын

    Naa shadhaab garanwaa yohow oromo

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508Ай бұрын

    Bravo reer Burco

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295Ай бұрын

    Kulmiye cid dhasnta lama hayo😊

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali603328 күн бұрын

    Hambalyo hambalyo kulmiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadanАй бұрын

    SOMALILND waa KUMEYE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7rАй бұрын

    DALKA MUDAN MUUSA BIIXI DALKU.MIYUU KA MAARAMAA WAA MAYA MAYA❤❤❤❤❤❤❤MUUSE❤😂❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Ай бұрын

    WaA run kulmiye guuuul❤❤❤❤maansha allaah

  • @Sirad47
    @Sirad47Ай бұрын

    Maanta cid aynnu kulmiye ku beddelo ma hayno .waddani wuxu la shaqaynayaa cadowga dalka.

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559Ай бұрын

    Wallaahi waa run muuse biixi cabdi waxa uu daacad kayahay qaranima iyo jiritaanka soomaali land ciro laguma aamini karo waayo waa xisbigii dhabar jabiyay qaranka Wallaahi

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkkk qaran aa?

  • @Jamaalabdiow

    @Jamaalabdiow

    20 күн бұрын

    ​Faqasheey hawiyana amini weyday

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9rАй бұрын

    bilaa ixtiraam hooyo kamarada ka xishootay oo hadal kii soo qaban wayday xishood awgeed baad qosol tulsaartay halkaad ka iri lahayd ina gumeed nasa baad tahay ka duuba yoow

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842Ай бұрын

    MashaAllah MashaAllah gobolgi raaga jira oo jooga

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6irАй бұрын

    REER Burco run badanaa

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss167021 күн бұрын

    Anigu waxan u codaynayaa xisbiga kulmiye ❤❤❤❤

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wlАй бұрын

    Wariyeyaasha dalkeenu waa cadawga soomaalilaand inta badani bal ufiirsada waxaysu aalahaxun waydiinayaan qofka yidhaahda kulmiye ayaan taageersanay

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o29 күн бұрын

    Ilaahoow midka noo wanaagsan adaa noo garanayee noo door. Mid dalka, dadka, iyo diintaba waxa tara

  • @MabsuthMohmeth
    @MabsuthMohmeth28 күн бұрын

    Jah nin rageed 😊kulmiye waa kulmixe

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiya wa cadawga karbaashikiisa kulmiya

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadanАй бұрын

    Viva KUMEYE

  • @MawliidAbdi-xo8xb
    @MawliidAbdi-xo8xb27 күн бұрын

    Kulmiye❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s21 күн бұрын

    Kulmiye guuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👍👍👍👍👍

  • @najaahadam6795
    @najaahadam679521 күн бұрын

    Man sha allah guul somaliland iyo gobanimo somaliland hanolota

  • @DHAXAL-series
    @DHAXAL-seriesАй бұрын

    Kulmiye party😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c19 күн бұрын

    Illaahay kulmiye ha idinku celiyo Illaahay idamkiise Inta kalena ha halaagmaane

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s21 күн бұрын

    Shacabkoow muuse iyo xisbiga kulmiye codka siiya waa xisbiga guusha iyo dal jacayl horumar iyo ictiraf radinta

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818Ай бұрын

    Aslcaleykum maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta ilaahow cadawgeena umada Reer soomaaliland jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah wadani ma ah kii umada Reer soomaaliland . Wadani dooni meyno dooran mayno wadani waa huwan dabadhilif dooni meyno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kulmiye doorta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta ilaahow cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi.

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia28 күн бұрын

    Guul SOMALILAND Guul KULMIYE, ilahay nooma keeno Xisbiga huwanta iyo Faqashta

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833929 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ burco guuuuul British soomaliland government guuul

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse531724 күн бұрын

    Mashalllah reer burcooo idinko isku dubaaan dortaaa kulmiyeee walahi cadowgi dibadaa aaad bu uga qaylinYa

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w4 күн бұрын

    Kulmiye waxan kudooranaya waa bad xaraashe,tan kalena muuse wa adeerkay

  • @hadliye1144
    @hadliye1144Ай бұрын

    kulmiye kulmiye ayinu nahayi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Ай бұрын

    Fariid xaaraan qabiil

  • @nourismail4114
    @nourismail411424 күн бұрын

    Reer Burco wadani ba no baalan, joojiya qabilayada qaramon,

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435Ай бұрын

    Mashaalahu guuuuuuuul ❤❤❤kulmiye hanblyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kariima646
    @kariima64628 күн бұрын

    Hadalba gab ma reer burca sida yidhi walle wan ku ogaa geesinimada iyo hadal cadida

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c19 күн бұрын

    Kuwa kulmiye dooranayaa waa ehelu naariin

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s21 күн бұрын

    Muuse wuu soo nowonayaa ka naxoow nafta waa no wadani any more 😂😂😂😂

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s21 күн бұрын

    Wadani xirsi iyo xashi waa faqash ha siin codkiina

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa67519 күн бұрын

    Ruux ibu xalaal ah ama islaam ah amadadnimo ama damiirleh kuyiye ucdaaymaao waayo kumiye waa xaasidiin qayaald abuur dalkii iyo dadkiiba waay iibinayaan iimaanla aan heerka aay kagaadheen waxaay inaga iibiyeen xabashi hadaba kuwa kulmiye doonayoow xabashi baaykeeni xabashigu hooyadaa buu kugu hor fuuli walaashaa buu kuguhor fuuli adiguu kufuuli hadaba hadaad intaa rabto ucodee xisbiga bilaa damiir

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pwАй бұрын

    VIVA KULMIYE ❤️❤️❤️❤️

  • @zakariagulaid8097
    @zakariagulaid809729 күн бұрын

    So cold with Danny which one the one Danny was so mad Atlanta all the word Daniels Somalia

  • @m.gaddari2515
    @m.gaddari251529 күн бұрын

    Horta halkani waa Burao ka halkee???????

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833929 күн бұрын

    Maandeeq lasiin dad shisheeye hawadii waa lasoo celiyay car xamar ha ujawaabaan

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    29 күн бұрын

    12 sano shaqaynayay ma custard hhhhhhh

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c26 күн бұрын

    Haye waa kuwaas ee qabyaalad ka caafimaadi waxaa kulmiye yiri waa habar-awal weliba sacad muuse muuse ayay ku leeyihiin subaax ALLAH wax hadaf iyo mabda’ ma jiro, muxu qabtay , soo kordhiyey maleh maxaad ku haysataa nolol iyo fa’iido maleh war caqligu ha shaqeeyo dunidu fekerkaas reerka ku dhisan casral-jahiligii ayey ka tahay.

  • @sagiimamoula2263

    @sagiimamoula2263

    25 күн бұрын

    Silkii hooyada bu sokordhiyey

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx21 күн бұрын

    Iidoor kaliya bey maanta joogtaa talo xumo iidoor.

  • @afnancumer8907
    @afnancumer890721 күн бұрын

    Kuligeen kuligeen kulmiyeynu nahay

  • @kadijaali7014
    @kadijaali701422 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein546629 күн бұрын

    Kuwan waa lasoo ururiyey oo plan qorshe jawiga ama hawada lagu wareerinayo muuse dhabarka kasootaabtey waa sidaa iidheh wariye kusheegan maxuu ahaa

  • @kadijaali7014
    @kadijaali701422 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said658421 күн бұрын

    Waxaan yaree nacasgaaa ee maatida muuse nosoo waraysanaya!

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c19 күн бұрын

    Waa habar jeclo kuwaasi kulmiye rabaa kkkkkkkkkkk waa ehelu naariin.

  • @user-xr6wu4cx4y
    @user-xr6wu4cx4y29 күн бұрын

    habarjeclooy intaad habaryoonis nacaysaan dib hanoo celinina oo cirro ugu shuba

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s21 күн бұрын

    Kaah waa faqash iyo tuugii shalay kulmiye joogay waxba yuu shaadh kale idiin soo xidhan ina xadhi😂😂

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan127 күн бұрын

    reer burcow iska soo saara idaacad madaxtooyada laga soo biiliyey.

  • @hodanjama493
    @hodanjama49328 күн бұрын

    Meeshani ma jeegaanbaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371222 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamaLe-t8v
    @SamaLe-t8v26 күн бұрын

    Nafci-jiid

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-skyАй бұрын

    Wadani way u dhamaatay, 13 november kadibna la maqli maayo isaga iyo Ictisaam iyo Faqash iyo Daarood !

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv16 күн бұрын

    KAN YAR CALI MAREEXAAN AYAA LACAG KU SIIYAY WAXAAN 😂😂😂 . KULMIYE OO SOO BAXAA WAA SOMALILAND OO BURBURTA WAA LA OGYAHAY WALAHAY

  • @user-bl8jq5ft8w
    @user-bl8jq5ft8w20 күн бұрын

    Xayawaanad weeye dadka weli muuse taagerayaa. Iimaanlaawe jaahil ah weeye. Garmaqaate cawaan ah waana kukhaldanay doorashadisii.

  • @abwaandhabkahadal
    @abwaandhabkahadalАй бұрын

    Muuse ilaahay dalka hadhaafiyo cirana ilaahay inoomakeeno faysalbaa ah muwaadin

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Alle adiga ku dhaafi nafta oo xiniiyaha Malax lagaa dhaami Amiin Amiin

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Ай бұрын

    Qabyaaladii ku qaaday Kuma dhigto waar sidaad adeerkaa u rabtuu nin walba adeerkii rabaaye adigu iska biloow oo kuwa kale dooro si adeerkaa loo doorto

  • @m.gaddari2515

    @m.gaddari2515

    29 күн бұрын

    Insha alah ilahay waa na dhaafinayaaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj28 күн бұрын

    Kulmiye waa faashil

  • @MaxamudFaraH-i9s
    @MaxamudFaraH-i9s29 күн бұрын

    Heega lacag kusiisay saw Maha nio😂

  • @abdirahmanyusuf9611
    @abdirahmanyusuf961120 күн бұрын

    Ciro marwalbaba adigu tali

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect177920 күн бұрын

    Hooyadaa cadawga guduhu was

  • @hodanahmed9804
    @hodanahmed980429 күн бұрын

    Kani ma dhinaca habarjeclo uun buu tago

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833929 күн бұрын

    Hawadii waa lasoo celiyay guuuul kulmiye wax dhaama lama hayo kulmiye

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c7 күн бұрын

    Waxani waa habar jeclo kuwa kulmiye dooranayaa habar jeclo ayuu dhameeyey muuse walle muuse idinkuu idin dhameeyey

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009Ай бұрын

    Waa niyow bal amarka ilaahay xisbigii wadani sibuu u hilaab xunyahay maxay isu cadayn waayeen nimanka tolow Ma faraa laga hayaa kolay waa say u badan tahay

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876Ай бұрын

    Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe 2025-2030 Insha Allah ❤

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow18 күн бұрын

    Waxaa uu ku taageersanyahay QABIIL! QABIIL QARAN ma NOQDO! Hadii ay wadaniyiin yihiin waxay la xisaabtami lahaayeenXISBIGII lumiyay Sool, Cayn, Sanaag, iyo Hayland. Hadana ay farihiisa ka sii baxayaan AWDAL iyo degaanka Saylac!

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah740029 күн бұрын

    Noolow adeer xirsi gaab madaxyooyada marka lagu galo ayaa debeda loo soo tuurayaa habar jeclo damiirkoodii wuu dhintay waxaana dilay laba nin xirsigaab iyo ina xaashi waayo waxay raaceen laba nin oo qaba laba naavood oo huean ah markaa kuma dhacaan inay huwan weereraan waayo sariiraha ayaa lagu cukumaa markaa habar jello ma waxay codsiinsyaaa cade gude oo yidhi waxba habar neclo nagama grlin damiirlaswayasl madkaxyar

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7rАй бұрын

    Wadani waa xisabi laga leeyahay amar waana cadowaga gudaa waa kii soo abaabulaya dagaalka laascaand

  • @XasanXaashi-qq2hp
    @XasanXaashi-qq2hp25 күн бұрын

    KAMAHA GXJ

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8tАй бұрын

    Bal dhagayso waxaasi Waxa uu kuhadlayo Cadowga guduhu waa ayo a

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfdАй бұрын

    Kulmiye Oromo ayuu inagu daray

  • @Sumayo987

    @Sumayo987

    Ай бұрын

    Wadanina huwan buu inagu wadaa

  • @hodanibrahin1569

    @hodanibrahin1569

    29 күн бұрын

    ​@@Sumayo987alelehee huwan tag uma hayno😮😅

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209Ай бұрын

    Biased!!

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371222 күн бұрын

    😂😢😢😢😢😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbiАй бұрын

    😂

  • @MuseAbdi-hv9wr
    @MuseAbdi-hv9wr21 күн бұрын

    Ufuuf

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale838620 күн бұрын

    Beenaale ciidagale matihid

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895Ай бұрын

    Faysal haladoorto

  • @AyaanIsmail-ro6ir

    @AyaanIsmail-ro6ir

    Ай бұрын

    Fasal waan jecel nahay waa muwadin dhaba oo wadanka jecel lakiin Muse Biixi Ayaa shaqada dhamayas tiri kara 2 Rooda waa 2 nin oo sharaf leh ilahay waxaan ka barinay mid Somaliland daacad u ah oo Hogaamin kara no matter what Good luck Somaliland❤️🌹

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere29 күн бұрын

    Waa koox isku degan ah,wa muse degankiisa.bal orod meelkale tag.qof qudha oran maayo muuse hala doorto.

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd29 күн бұрын

    Reer Burco waa wadani ee 4 qof ee balamisay haynagu daalin waanu fahanee 😂

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan127 күн бұрын

    sxb waa tani waa idaacad muuse biixi leeyahay ee sidaa ula socda.

  • @slandprince7210
    @slandprince721029 күн бұрын

    Kulmiye hogaanka fashilmay Allah ha ina dhaafiyo wax khaayr leh.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el29 күн бұрын

    Coro, iyo wadani Majoritiga. Doorashadaa wax kalasaari. Viv ciro next president

  • @Maxdheg
    @Maxdheg26 күн бұрын

    Waa dad la soo ururiyey

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan127 күн бұрын

    Burco waa Cirro sxb xisbiguna wuxuu noqonayaa Kaah. warku sidaasuu ku dhan yahay