SLNTV

SLNTV

Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) waxaa La Aasaasay sannadkii 2005-tii, ujeedada loo aasaasayna waxay ku qotontaa inuu adeega wareed oo dheelitiran u gudbiyo Bulshada, iyo in dhacdooyinka ka dhaca Somaliland Iyo Dibaddaba la gaadhsiiyo Bulshada iyada oo lagu gudbinayo muuqaallo tayadoodu sarayso.

Wararka iyo Barnaamijyadda Telefishanka Qaranka waxa aad ka heli kartaa.


1: SLNTV.TV
2: facebook.com/slntvone/
3:twitter.com/slntv

Sidoo kale waxa aad nagala socon kartaa Bogaga kale ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Www.slntv.tv
facebook.com/wasarada.warfaafinta.7
twitter.com/MoICNG

Mahadsanidiin.

This is a real Channel Somaliland National Channel SLNTV

Пікірлер

  • @user-nl6ph6tv2w
    @user-nl6ph6tv2wКүн бұрын

    Maansha alla ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @Maxamedadancabdirisaaq
    @MaxamedadancabdirisaaqКүн бұрын

    Ciidankaas ssc balaqay hada

  • @Marcinex720
    @Marcinex720Күн бұрын

    Arabfunny :)

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle39752 күн бұрын

    beenaayàshii dhuuso boobyada ahaa

  • @MuhAliH-b1t
    @MuhAliH-b1t2 күн бұрын

    Alle ha u naxariisto dhamaantood❤😢

  • @ARDEGULLER
    @ARDEGULLER3 күн бұрын

    M.a

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed56623 күн бұрын

    Habarta codka maxaa kaga dhacay mise way is yeelaysaa

  • @KhalitPedri
    @KhalitPedri3 күн бұрын

    Ilahay ha unaxariisto wixii umad lagu asay iyo dadkii hore ee dhintay🥹

  • @user-ti6mz4md3x
    @user-ti6mz4md3x6 күн бұрын

    Maxalinkayga afka soomaaliga ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo macalin

  • @ApdirahmanJaamac
    @ApdirahmanJaamac7 күн бұрын

    Thanks

  • @LST25
    @LST257 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-uw4qf7rq4y
    @user-uw4qf7rq4y8 күн бұрын

    Haduu geed engago xaabada lagu idilaystaaye

  • @yaanuusmedia4972
    @yaanuusmedia49728 күн бұрын

    Taariikhda somalida dhan 1 qabiil sheeganaya😂😂

  • @Ustaad-Ahmed-2024
    @Ustaad-Ahmed-202410 күн бұрын

    Degree iyo master beerta gudahed oo bilaash❤😂😂😂😂

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    WAXAA. KUGU XASUUSTAA. WAA MAHAD ALLER MADAXEXEN. B ANAAN ADIGA IYO AABE AUN CABDULLAAHI QARSHE IYO RAMADAN BILATAYE BOLKHEYR MAAMO WAAN ILMEYNAYAA

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    MAAMO MAANDEQ. DANBU MEYDAAN GELIN HANUUNINTA DA DADWENAHA AYAAD KUCAAN BAXDEEN MAAMO SOMALI WEYN IDIDIN ILLAAWI MEYSO BADALKIINA ALLAHA SIIYO SOMALI WEYN AAMIN MAAMO MAANDEEQ

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    MAAMO GADUUDU IYO MAAMO DALEYS BADALKODI ALLAHA NASIIYO AAMIN

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    BADALKA. MAAMO MAANDEQ IYO MAAMO BAXSAN SOOMAALI WEYN ALLAHA SIIYO. AAMIN

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    MAAMO MAANDEQ. WWALAHI WAAN ILMEEYAY MAAMO UBIXI KACAANKA AYAAN AHAA

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali10 күн бұрын

    MAAMO. BAXSAN. SOMALI WEYN. KU ILLAAWI MEYSO MAAMO

  • @SamiiraQaran
    @SamiiraQaran12 күн бұрын

    Mashalah abwaan cabdi ismacil dheeg

  • @AlperenHampty
    @AlperenHampty14 күн бұрын

    ❤machaallah84,c est moi Hussein doux ,tanks for thé vert charnel news officiel thé world ❤

  • @user-uo8xr4on2i
    @user-uo8xr4on2i15 күн бұрын

    Reer sanaag masha Allah 🎉❤

  • @XudayfiKayse
    @XudayfiKayse16 күн бұрын

    Nolow awoow cimrigaiyocaafimadka

  • @user-gp8xx8nd3s
    @user-gp8xx8nd3s16 күн бұрын

    War Wuxu been badana hhhhb

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod17 күн бұрын

    Xafadakalaah Morgan xisaabtiisa allah baynukudaynay

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v17 күн бұрын

    Toos ha loogibo

  • @abdiasiisismaciil6806
    @abdiasiisismaciil680618 күн бұрын

    Tusaalaha u danbeeya waa Qalad jawaabta u danbeysa ustaad mustafe xaamud Jawaabta SR waa 20cm only ya sidaas ila qaba 😊

  • @IftuMoh
    @IftuMoh19 күн бұрын

    Thanks teacher sharaf korkaaga ha ahaato

  • @misslucky2768
    @misslucky276819 күн бұрын

    Mashallah Allahuma baarik

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen443921 күн бұрын

    Waar erayga caymiska ayaanan fahansanaynba marka hore maxaa laga wadaa

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas21 күн бұрын

    M👉⛰️🚼💚💜🧡💔📊🏔💛🐠👇

  • @MaxamedYare-y7c
    @MaxamedYare-y7c24 күн бұрын

    ❤❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194024 күн бұрын

    Umadoo dhan baa ka ah makhraati Dhamaantood alaha u naxariisto

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194024 күн бұрын

    Sh ibraahim suuleey iyo ina sh ali suufi

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194024 күн бұрын

    Waxaan maqli jiray xabadi keentay iyo xabadi sugto

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194024 күн бұрын

    Waxaan daganaa muqdisho Xaafada dabokaayo madoow Waxaan leeyahay Dadkaa dhamaantood alah u naxariiso Dadkaas bilaash baa lagu laayey

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xl24 күн бұрын

    Masha allah

  • @Abuudi1738
    @Abuudi173824 күн бұрын

    Xusuus

  • @aidamsamsam
    @aidamsamsam24 күн бұрын

    Mahadsanid macalin🎉

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813925 күн бұрын

    Maslaxa maxa lo dacwaynwayay Dulliga dulligu dhalay sland guul

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813925 күн бұрын

    Allah ha u naxaristo dadki xaqdarada Lagu xasuqay xamar, mujrimintii xas uqayna akhiro cadabta hakuwariyo Sland guulbay ku naallonaysaa guul

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan277027 күн бұрын

    Dawladda ayaa dadka gabtay, oo siin lahayd dhiirri gelin u kaalmayn ito wixii dhibaata ah inay ka aawiso.

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas28 күн бұрын

    Y.m.j.aburaas 0:08 0:08

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas28 күн бұрын

    Ila.sooo.xidhiidh.si.aad.iigu.fa.iiideyso.ana.midkale.ku<👉✍️🏔🎯🏔

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas28 күн бұрын

    Maaal.qarssoon....????.👉🎯🎯🏺📊📊📊 2:03

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas28 күн бұрын

    ⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🌓🌓🌓🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🎯🎯🎯🎯🏺🏺🏺🏺 0:26 💤💤💤

  • @abdiali4991
    @abdiali4991Ай бұрын

    Soran allahu yarxamu

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380Ай бұрын

    Nabad la baryayo nabad kuuma aha

  • @cabdirisaaqmaxamed4529
    @cabdirisaaqmaxamed4529Ай бұрын

    Cajiib naxwaha af Soomaaliga waa bad mahadsanid macalin