No video

Maayar Mooge oo ka jawaabay Dhaalilaha Roobka lala Sugo

Пікірлер: 47

  • @Iamhealthyhappywelthy
    @Iamhealthyhappywelthy Жыл бұрын

    Ilahay cimriga iyo cafimaadka hakuu dheereyo ina mooge wadooyinkii hargaysa oo dhan uu qurxiyay mansha Allah

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 Жыл бұрын

    Inshaa allaahu way dhismaysaa Hargeysa oo caasimad khayr badan weeyiye ❤

  • @nature7843
    @nature7843 Жыл бұрын

    Mooge waxbadan jiroo joog❤ we love you

  • @hindaxubi1435
    @hindaxubi1435 Жыл бұрын

    Masha.alllh.mayir.mooge.alle.wx.Ku.dhibaa.Ku.matuso

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 Жыл бұрын

    maayar u dulqaado kuwa cidaha dhaadheer, nebiyadii baa ka badbaadiwaayeye, dadaalkaaga sii wado inshallah waad guulaysanaysaa,

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Жыл бұрын

    Walee C/kariin Axmed Mooge waa waddani dhab ah, wuxuna mudan yahay inay kudaydaan dadweynaha Reer Somaliland oo ay ugu horeeyaan Maayarada Gobolada Somaliland ka kooban tahay waxanan leeyahay ADEER ALLAAH HAKU DHAWRO INSHA ALLAAH❤❤❤❤❤❤❤💐💐💐💐💐💐💐💯💯💯💯💯💯💯

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Жыл бұрын

    Masha allaah tabarakallaah ilahay ha uu barakeeyo siciid shekh cumar meheradihiisa

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Жыл бұрын

    Mayor Mooge, Ilaahay ha kuu fududeeyo hawsha qaran ee aad u qabato sida hawlkarnimada iyo daacadda ah, shacabka reer Hargeisa wey ka dheregsanyihiin wanaagaaga , runtii waanay ku jecelyihiin. Guul! Guul!

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын

    Maayir ilaahay ha ku barakeyo

  • @Fuaadomer-sr4sz

    @Fuaadomer-sr4sz

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @sayidahmed5808
    @sayidahmed5808 Жыл бұрын

    Alle ha daayo mayor Ckariim iyo golihiisa

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын

    Maayar slehakubarakeeyo horusoco waanu kugarabjoognaaye

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 Жыл бұрын

    Maashaa allaah allaah ha u barakeeyo siciid sheekh cumar Yuusuf meheradaasi

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын

    maasha allah

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 Жыл бұрын

    Maansha Allah maayar qaali ah oo u baahan dad la shaqeeya oo qaata waanadiisa hargaysa waynu wada leenahay anigu xilka wuu iga dhamaan laakiin hargaisa dhisan aynu ku wada raaxaysano waa hadal qaaliya oo muwaadin nimo ku dheehan

  • @umusafia-jm5dt
    @umusafia-jm5dt Жыл бұрын

    Xqq hargasa la wada Leeyay maayar Mooge guul

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 Жыл бұрын

    MashaAllah Maayir Mooge

  • @mahadyt4979
    @mahadyt4979 Жыл бұрын

    M moge mahadsanid

  • @axmaedsiciid4352
    @axmaedsiciid4352 Жыл бұрын

    👑👑👑👑👑👑 Ina Moge 👑👑 agree 💯👏

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Жыл бұрын

    Msha Allah

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Жыл бұрын

    Good idea buy tanks connecting with your roof you save money and your city

  • @taqwaabiib5055
    @taqwaabiib5055 Жыл бұрын

    Masha Allah Cawo Qabe

  • @saffsuff
    @saffsuff Жыл бұрын

    Moogow xilbaad haysaaye samir yeelo xilkaa Iska leh dhaliishee

  • @faraxcabdiraxmaan7575
    @faraxcabdiraxmaan7575 Жыл бұрын

    Masha allh mayar mooge allh haku garab galo

  • @hassannur4235
    @hassannur4235 Жыл бұрын

    Mooge biyaha illaahay cirka ka keenay foosto laguma qaban karo. Maayir sewer system magaalada u samee

  • @mawliiddheeg1367
    @mawliiddheeg1367 Жыл бұрын

    ❣️❣️❣️

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Жыл бұрын

    Maasha allaah❤❤❤❤

  • @hindaxubi1435
    @hindaxubi1435 Жыл бұрын

    Maayir.intaa.biyaa.wnu.ka.adagnahe.haamaa.iyo.suxuuntaba.wnu.LA.hoos.yaacnaa

  • @ailover5719
    @ailover5719 Жыл бұрын

    Hargeisa hal roob hado o soo daao wae burburta Moge sii fican o dhis wadoyinka Roob yaar aya duminaya waa ceeb waxan bila tayada ina cahsurta shacabka lagu samayo

  • @hutohuto3559
    @hutohuto3559 Жыл бұрын

    Good Mayor

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 Жыл бұрын

    💐⭐

  • @Fuaadomer-sr4sz
    @Fuaadomer-sr4sz Жыл бұрын

    Mayer Alle haku bara keeyo Amiin

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Жыл бұрын

    allh hakulagarab Galo mayar mooge

  • @Iamhealthyhappywelthy
    @Iamhealthyhappywelthy Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Libaansayli3i636
    @Libaansayli3i636 Жыл бұрын

    Dhayaha aragtida fayobi hargeisa dhismaysa bu arka

  • @hiigsomedia
    @hiigsomedia Жыл бұрын

    Maayar ilaa madaxwayne muuse mooge xilka ku wareeji

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Жыл бұрын

    Ceeb ayuun bay raadinyaan ee wax aynu wada qabsano ma yaqaaniin markay arkan hogol hoortay ayey soo raacinayan qashinkii ay biirsanayeen ilaahay ka baqa oo iska daaya dhibaatada iyo xumanta la idiinma shaqayn karo

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Жыл бұрын

    Guuuuuuuuul somaliland

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Жыл бұрын

    Mooge😂😂😂😂Wuu xanaqsan yahay

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын

    Dhaliiilaha isga adkayso markaa hacalaacalune mazuuul afkeysi iyo qarsi badan yeeelo zxb

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju Жыл бұрын

    Maayer waad shaqaynaysaa lkn dulqaadkaagu wuuyaryahay ,Maayerkii kaa horeeyay sawtii aad ogayd halkii lala maray ee wax walba lagu odhan jiray

  • @abdifatahmohamed6878
    @abdifatahmohamed6878 Жыл бұрын

    waa adi iyo xukinkaaga oo sii lllilacacay.... reerer walbo ilma kuwa hibada leh mma ;;;;;;;;;;;;'['/pppp8rtfgh

  • @hassannur4235
    @hassannur4235 Жыл бұрын

    Shicibka lacagta ha ka khasaarin ama magaalada. Biyo mareen u samee

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 Жыл бұрын

    Siciid waxa uu ka bilaabay sabisdeeshinkii 7ap anaga ayaa ciyaalkii xaafada bada cas

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH Жыл бұрын

    Waar mayarka waxa uu qabtay way muuqdane daaya

Келесі