Kaftanka Siyaasadda 332 oo aad u xiiso badan

Kaftanka Siyaasadda 332 oo aad u xiiso badan

Пікірлер: 236

  • @oladali8029
    @oladali8029 Жыл бұрын

    Asc ali harare marwalbo keliga ayaa shaaha caba shaaha koobkale saxibka yaasin ukeen

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    السلام عليكم علي حراري & ياسين دعالي المحترمين

  • @cabdulkhaaliqbashiir7989
    @cabdulkhaaliqbashiir7989 Жыл бұрын

    Warbaahinta adduunka ee ugu saxsan waa Kaftanka Siyaasadda.

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 Жыл бұрын

    Masha allah cali iyo yaasin aadban idin salamaya

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    NINKA MISKINKA AHI ALLAHA CAAFIYO BADAL QEER NA ALLAHA SIYO OWLAAD IYO CAFIMAD ALLAHA SIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @anwarabdellahsuleiman
    @anwarabdellahsuleiman Жыл бұрын

    Maashaa allaah sifiican ayaad wax u Kala Saafteen ilaahay ha kala qaboojiyo umadda

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Jaceyl wakii hore Manta waxa joga jaceyl mahan

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Жыл бұрын

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi wlky labada isku fahme xayesin slm laaaahi

  • @asharimohamedfarah7910
    @asharimohamedfarah7910 Жыл бұрын

    Thankz cali xarare waan kula socona barnamishkaada

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын

    Allaah ha idin nabad geliyo Cali iyo Yaasiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Жыл бұрын

    Marka cali run sheego ku qamaama ,ninkan waxaan arkay inaanu qofna ha u hiilin

  • @housseindhereh1722
    @housseindhereh1722 Жыл бұрын

    Asc aad baan ku salamaya marka hore habeen wacan owanagsan insha allahotacala khayr

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Жыл бұрын

    WLL ALI RUNTA AYAAN KUGU TAGEERA GULEYSO; ALI HARARE MA OGTAHAY IN SEERIGA AMA FIRIMBI IN SOMALILAND AAD QAALI U NOQDAY

  • @mohameddualeh2594
    @mohameddualeh2594 Жыл бұрын

    Mustefe Martin wuxu yiri"ciidankii loogu tala galay Laascaanood & Tukaraq buu Muuse Biixi ku weeraray Hargeisa" shame on Martin! ALI you missed that offensive clanist comment.

  • @Eye.252

    @Eye.252

    Жыл бұрын

    That’s their weakness, they always expose themselves, why are you Surprise.

  • @mohameddualeh2594

    @mohameddualeh2594

    Жыл бұрын

    @@Eye.252 Mr. Martin narrated his conversation with Ali that so called Somaliland military is okay to to kill and suppress the population of Laascaanood & Tukaraq but is wrong if Muse deploys his militia to control the Garhjis strikers on the streets of Hargeisa. What goes around comes.

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 Жыл бұрын

    Meesha kaliya xaqiiqda aan ka ogaado wlh waa kaftan siyaadad ka weyn jiroo googa Ali iyo Yasin❤️✊🏽

  • @AhmedMohamed-zz9lg
    @AhmedMohamed-zz9lg Жыл бұрын

    qofkii ugu horey ee daawada

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Kaftan ka siyaasada is the best show It's fair and balance 👍 🦸‍♂️

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Besha dhexe qabiil katagimeyso Belaha darafyada ha midoban si ay besha dhexe xukunka uga qadan wa hadii somali land jirto Mahadsanidiin

  • @maalmochannel4835

    @maalmochannel4835

    Жыл бұрын

    Waruntaaa sxp kalay xukunka qabta

  • @isisisraelsecretintelligen9933

    @isisisraelsecretintelligen9933

    Жыл бұрын

    3X1=3

  • @abdoulkaderobolos9520
    @abdoulkaderobolos9520 Жыл бұрын

    Kkķ mohamed pracitimol ban kaso hordaawaney filmkaga manta thnk you boss

  • @aamindaahirrooble4280
    @aamindaahirrooble4280 Жыл бұрын

    Waan kuslamaya sxb Cali xarare waan ugu horeya mudo 6 sano ahba ☝️☝️☝️☝️☝️✌️✌️✌️🙋‍♂️

  • @asmamaxamed7222
    @asmamaxamed7222 Жыл бұрын

    Waan Ku sulaamay Ali xaraare iyo yasiin ducaale wllhi barnaamijkan follow Ayaan saartey waan ULA socdo maalinta isoo dhacayo m.a wax badan oo siyaasada IGA qarsoon ayaad iibinamisen horay usocda haka cajisina ummada ayaa idin sugayseee

  • @TheSalammoussa
    @TheSalammoussa Жыл бұрын

    Thanks all of you Mr Ali and Yacine

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Жыл бұрын

    Ahmed ismael samatar is dancing 💃 in borama.

  • @maalmochannel4835

    @maalmochannel4835

    Жыл бұрын

    What ka leexo aqoonyahay

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Salman rushi dhawacas modi kudhiman laha allah hauga dhigo meel xun haku Shinto diinta caya Allah haka jaro yarabi

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын

    Allaah ha u naxriista Inta dhimatay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын

    Alkaah ha u naxriista Dadka dhintay

  • @y.abtiyow2545
    @y.abtiyow2545 Жыл бұрын

    Maanta barnaamijkan waa OK si guud

  • @momindekk1
    @momindekk1 Жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk share dhaha barnaamijka

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 Жыл бұрын

    You are right

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Жыл бұрын

    Cilmi boodhare jaceyl uma dhiman adeer ee gaajo Oo u dhintay 😀

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 Жыл бұрын

    Odayaashi maanta meel bad kaga dhacday cali ee shaqadodu ma aha laba is furay iyo labo is kufsaday kaliya way ka balaadhantahay waxan maamuladan aysan qaban ayey inta badan qabtan wa dhaqankeni

  • @Ardaa_fardowza143
    @Ardaa_fardowza143 Жыл бұрын

    Cali xaraarow siyasada somalida baryahen danbe aad bad u so fahmeysa wixii caadifada la odhan jirayna wad ka ilbaxdey qofkasta bartisad ku raali galinaysa anigu guul iyo gobanimo ayn markasta ku rajeynaya hadii aad dhulka somalida madaxweyne ka noqotid hay iloobine ii xasuuso iso baafi insha allah

  • @Suhuur1

    @Suhuur1

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @roohaniaxmedxasancabdi1555
    @roohaniaxmedxasancabdi1555 Жыл бұрын

    Geesi baa helay

  • @Eleyehmed5388
    @Eleyehmed5388 Жыл бұрын

    Runta ayaan inigu tageeraa

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын

    Calow sidaad uga hadashay ayaa aad iyo aad uga fiican siduu Cabdi Xaafid uga hadlay arinta qudhunka foolxumada badan ee Salman Rushdii

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Жыл бұрын

    darafyada maxaa layiraahdaa adeer afsoomaaliga barta sheeko snm hanoola imaaninee, cid cid daraf u ah majirto iska saxa luuqada snm .

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 Жыл бұрын

    Kkkk ustad ali Harare adigoo run kahadlaya ayaad hadana naga qoslisay waad mahadsantay sida hufan eed wararka noogu soogudbiso shukran

  • @eng-kaddaa
    @eng-kaddaa Жыл бұрын

    War jaceylku waa dilaa qarson lkin anigu ima dilin balse marbuu cirib isaaray oo 5 year baan gabadh jecla balse uga dambeynti nin kale gursatay imankuna waa muhiim saan isleyahay

  • @abdihakiin6702

    @abdihakiin6702

    Жыл бұрын

    Naagtu mar walba iyadaa u bahan nin ama adiga ahow ama nin kale ha ahaado naagi haday kaa tagtay dhib uun bay kala tagtay ee ha moodin inay wax kaala tagtay 30 haday dhafaan wax jira maha ha isu dulayn wax 30 markay dhafaan aan jirin...

  • @Rashiidacabdikariin1205
    @Rashiidacabdikariin1205 Жыл бұрын

    Ciro ayaa laweydiinaya dadka dhintey 600 bilood ayuu ku baaqayey mudaharaad

  • @AW-nk1po
    @AW-nk1po Жыл бұрын

    As Muslim shouldn’t you have given a chance to revert to Islam so he can enter Jannah

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 Жыл бұрын

    Subxaan wiilka dilay maba dhalan markuu Buuga shaydaanka qoray

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын

    Colow marbaad kartoon qaadan gaadhay kkkkkk yaasiin khyr daranaa

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 Жыл бұрын

    Nio cali xararaw 2 sano hingo ayan laxanun sanahy ee wax u dawo ah iisheeg zxp

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Wa dayuusin

  • @abdifatahabdi6379
    @abdifatahabdi6379 Жыл бұрын

    Ali wxii aad sheegtay 90% sax bey noqdeen wlee anigu warkaaga waan qaataa.

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Жыл бұрын

    Asc suldaan Ali"

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Жыл бұрын

    Ali and Yaseen ✅

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Жыл бұрын

    waa lubnaani 24 years

  • @dahirb
    @dahirb Жыл бұрын

    Matalka geela ayaa i cajabiyey Geelu geduhu daawa dadkuna diigay cunaan

  • @sahalmaalimadan537
    @sahalmaalimadan537 Жыл бұрын

    Asc ALi xaraare & yaasin saleban rushdi markuu qoray waxay aheyd 1983kii intaakadib maalintii doraad aheyd waa maalintii Qadarta ale ay kutimid wiilkii reer urdun oo ilaahay ugudhawaday sheydaankas dilkiisa

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Жыл бұрын

    Asc Ali and Yasin

  • @dayxa561
    @dayxa561 Жыл бұрын

    Allah kama kiciyo

  • @qalinkaawaxsureya1939
    @qalinkaawaxsureya1939 Жыл бұрын

    Waa barnaamijka Xaqiiqda ka hadla oo runta ku fadhiya

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 Жыл бұрын

    Yaasiin Ducaale kofeeygaagii aawey

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Жыл бұрын

    Feysal waraabo waa raila odinga Kenya 🇰🇪

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Very funny maanta caloow Gaboose kol haddii dadkii ka dhigay bukaan kkkkk

  • @ceydarus
    @ceydarus Жыл бұрын

    Calow maanta taaygad ku mashquushay Naga soo dhis dee sxb

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Sawir cajiib ah baa laga qaaday Mohamed adeero waa sawirada award lagu bixiyo aduunyada,

  • @munaabdilaahi5808
    @munaabdilaahi5808 Жыл бұрын

    Meesha warka xaqiiqdiisa aan u soo doonto ama idhaahdo wixi dhaca Ali xarare ayan sugaynaa isaga xogta runtisa sheegi doonee👍

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 Жыл бұрын

    Kkkkkk Cali Xaraare waa iga qosliyay gabadhi markan arkay ma jeclaata ayaan is iri hadana waan iska dhaafay

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Жыл бұрын

    Wa runta, dawladda aya ka masuul ah wixii dhaca o dhan

  • @makebravo7133

    @makebravo7133

    Жыл бұрын

    KKKK KKKK KUWI SO LUGOOYA KA MASUULA XOOLO

  • @axmedmaxamed5307
    @axmedmaxamed5307 Жыл бұрын

    Hakakicin oo u dhimo

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Жыл бұрын

    Walee caliyow adoo iska aamusa ayaa kuu Kheyr roon! Ninkan kuu nacamlaynaayana kuma dhaamo.

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 Жыл бұрын

    Sheekh mustafaa ka hadlay

  • @abdiaden9209
    @abdiaden9209 Жыл бұрын

    CALI XARAARE adeeroow adigaa jacayl i xasuusiyee ani waxaan jeclahay ina Xaraare ee Linköping ma noogu imaan oo iskaayo sii 😋

  • @nurkey5654
    @nurkey5654 Жыл бұрын

    Kaftanka siyaasada Waa wax kale taageero buuxda dhabtii

  • @foowsidirir
    @foowsidirir Жыл бұрын

    Ma jeclaataa mise Waad iska daysaa 🤣🤣🤣🤣

  • @ismailahmed8692
    @ismailahmed8692 Жыл бұрын

    Xafiisyada mucaaradka ayaa madaxtooyada u dhawaa

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047
    @kabadisanadkaesomaliyed1047 Жыл бұрын

    Aderky muse xirsa kadhaxguxaya kula yasin somalilan bykashidanty inty kashidanty ban sanu kula muse ugadheyny marna ciro ayay kabuhu nagadhamaden wrmahysa Caliyw shanka iga cun ukaweynye sidadakale beautiful ayatey 😁😁😁

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk xagee madaxwanayaashu aadaan balaayo allay hanoo bixin crazy people

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    47:33 Taasi Ma Ahan Arin Wanagsan Wa Sumcad Dil Shaqsiyaded Iyo Mid Guud BULSHADA NA LAGU FAFINAYO DHAQAN XUMO KUWII UGU XUMA SOCIAL MEDIA AH WANAAGA ALLAHA TUSO LUWA VEIWS DOON AH CAJIIB SHEEKHOW SOMALIA 🇸🇴 ALLOW SAHAL AMUURAHA DALKENA SOMALIA

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын

    Channel kaan waa midka kaliya ee soo gudbiya xaqiiqada dhabtah ee jirtah markasta bulshada dawatana fahansiya meesha wax usocdan iyo halkey kuwajahan yahiin

  • @momindekk1
    @momindekk1 Жыл бұрын

    muuse qaaxo 1987 ma ilaawo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 Жыл бұрын

    😆😆😆😆 ereyga khasiis goormaa iigu Dambaysay Thank you mr cali

  • @yaasir1936

    @yaasir1936

    Жыл бұрын

    😂😂😂 aduu ma isticmaashid

  • @heartswinner360
    @heartswinner360 Жыл бұрын

    Yutubarada soomalida ah intooda badan way dhaqan xun yihiin

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Жыл бұрын

    Odayaashu way dadaaleen,musesaasi cid walba diiday. Maalintii xuska May buu ciidamada isha ka tiriyay, markaasi wuxu isku qaatay in ay shacabka iyo cid kasta jiidhi karaan.

  • @abdullahihussein3229
    @abdullahihussein3229 Жыл бұрын

    Ama waa kaa waynyahay adeer

  • @mahamedabdala4379
    @mahamedabdala4379 Жыл бұрын

    War Cali ileeeen abti ayaaa laguu ahaaaa xishooo heeeeeeeeeeeee

  • @dayxa561
    @dayxa561 Жыл бұрын

    Warbeeta nagadaa buus baalagu Yidhi

  • @soyanhussein6906
    @soyanhussein6906 Жыл бұрын

    Waxaan leeyahay Allahu akbar

  • @jamacelmi2890
    @jamacelmi2890 Жыл бұрын

    Waan kuga qasliye

  • @qali7159
    @qali7159 Жыл бұрын

    Aniga jecelle mahayste halkan kaheel isheeeag adigo mahdsan iso jawab

  • @hassanossoble9435
    @hassanossoble9435 Жыл бұрын

    Ali Waxaad ka mid Tahay Dadka la doondoonayo Adiga iyo Musdhafa Martin Iska hubi

  • @mahdiali2695

    @mahdiali2695

    Жыл бұрын

    ILMO MARTIN ??

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Жыл бұрын

    Yaasiin Kursigaa wareegaya yaan laga qaadin. Is wareegiin tiisaasaaba haaye haaye dii hereri oo kale ah. Very funny. 😂

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 Жыл бұрын

    Isaaqlaan xaqii umada aakasoobaxay

  • @shcabdiwahaabxasan9399
    @shcabdiwahaabxasan9399 Жыл бұрын

    xirsi hawyariba taariikhda soomaalida kuma jiro.

  • @hindamohamoud1395
    @hindamohamoud1395 Жыл бұрын

    Asc wll saliida SAFA baan ubaahanahay fadlan lambar WhatsApp ah noo soo sheega

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Жыл бұрын

    Calow baraan inan jeclaaday inanti ayanla sheekay san jiray maalinti danbe ayan ano islaha inanti laso yara shekayso ayan hoyaded onanka filayn xiliga guriga sidan oga bartay marar hore ayan wajiga ku dhuftay islaanti inanta dhashay oo daarada hore ee guriga hadhuudh masaf ku haadinaysa intan yara naxay ilen mesha islanta kama filayne ayan idhi edo heblaayo iska waran islanti oo shaqadeeda iska wadataa itidhi waxaan la helayne iska warama idinku waxan uqaatay inay ujeedo inantayda heli maysid ana kama waaline waxan idhi dee waxba yaan helin ma naag ban waayaya hhhhhhh

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Xageeka shidantahay

  • @maryamadirie8722

    @maryamadirie8722

    Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 Жыл бұрын

    Jacelka is kuma ficnin 😁😁😁😁😁

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Жыл бұрын

    Dadka la qabtay ee Xamar ka yimi way noqonkaraan basaasiin. Qofkii arrin basaasnimo lagu tuhmo waa la baadhi-kara

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    Жыл бұрын

    Askari Faqash soo dirtay oo basaas ah waa ciidan waayo waa askari . Tiradu muhiim maaha. Wadaada hadday yidhaahdeen waar fidmada muddaaharaadka joojiya waa hadal xaq ah. Ina Hadhaadhe runtaas ha iska indhatirin

  • @xamsetoni7352

    @xamsetoni7352

    Жыл бұрын

    @@abdigah5364 langab ciilan ax War nin marehan ma San ku ciilay jah

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    Жыл бұрын

    @@xamsetoni7352 Adiga iyo dhilladii ku xaartay ayaa laangaab ah

  • @xamsetoni7352

    @xamsetoni7352

    Жыл бұрын

    @@abdigah5364 langab inadthy ma diidi abti mcne

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Жыл бұрын

    🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 Жыл бұрын

    💯

  • @abdullahihussein3229
    @abdullahihussein3229 Жыл бұрын

    Asc ali haraare iyo yassin ba salan kadib waxogaa shaadka waa yaraha balaw ama saa id waa baladhan yahay

  • @abdiwahabm6255
    @abdiwahabm6255 Жыл бұрын

    caliyow wll illahbaan kugu dhaarshee makaabad baad fuushay mise Xirsi inbadan baad kadheertahay?

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 Жыл бұрын

    2 inan gumeed

  • @mohamudmohamud6429
    @mohamudmohamud6429 Жыл бұрын

    Asl ali please let Mr yasin know when you talk about a series subject on religion or culture don't make it joke I really enjoy watching your program but sometimes Mr yasin will spoil it thank you

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 Жыл бұрын

    Muuse biixi xirsi wuxuu ku haystaa maxaad jeegaantayada ugu soo biiri waysay ood dadkaan jeegaanta u sameesanay aad nooga biirtay ayuu xirsi ku hsystaa waana dhaqanka jeegaanta somaliya haday moqdisho iyo mooryaanteeda ahaan laheed iyo degmada kismaayo iyo qaxootiga killlinka iyo dani dameer fircoonka somaliya iyo hassan dhiiqo iyo mooryaantiisa ay shirkada ku yihiin degmada kismaayo....waa dhanka jeegaanta inay xaarka idku daraan marka la ogaado....

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Жыл бұрын

    Kkkk y qoslaaye ku lahaa geelu ma ood ayuu leeyahay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Жыл бұрын

    Jabhad maba laheyn Ehel iyo qaraabo,naxariis midna waana dhaqanka Jabhadnimada.Jabhadnimadu weliba ku dhisan qabyaalad waa burbureysaa Soon or later

  • @mohailkacase3237

    @mohailkacase3237

    Жыл бұрын

    Oo somaliland ma jabhad ah ma qori isku wadana u malesa

  • @dahirnurjama4293

    @dahirnurjama4293

    Жыл бұрын

    @@mohailkacase3237 SNM waa Jabhad 100%.

  • @mohailkacase3237

    @mohailkacase3237

    Жыл бұрын

    @@dahirnurjama4293 SNM maba shaqese hada dalkena no xoreyen SNM ma dhulkena waxa no xoreyay xa idin ka galay adinka Hada Nidam SL ka dhaho isku dhaqana wax ka galay malaha adi ka xun ba thy